AHMED ZAKI 2015 MASEER OFFICIAL VIDEO "HAATAFSTUDIO"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • HAATAFSTUDIO

КОМЕНТАРІ • 2 тис.

  • @amaadabdi9801
    @amaadabdi9801 3 роки тому +23

    Heestan wa hesta xasuus mudan 2016 mar an baadiyo tagay. Anigo waqtigas so dhameyay schoolka dugsiga sare abahey o baadiyo ku nool. Aya aday mobil samsun ah aya watay mesha intarnet malaha sido kale ateeno ama network malaha heestan waxey aheyd mid an si gooni ah u jeclahay ku darsoo waxa jeclay gabar da ahan iga weyn. O waliba markaas kala tagnay omg xasus wlhida. War like saar suuxe

  • @cabdikhaaliqahmed133
    @cabdikhaaliqahmed133 Рік тому +25

    habeen arbaco soo galeyso saacada 7:40 10/1/2023 hdii aad iga danbeyso love saar

  • @leohamse
    @leohamse Рік тому +12

    Jacayl waa baastar
    Naftana lamawada siiyo
    Galab khamis sogalayso
    My /10/2023
    Still 💔
    Ilaahay waxaanka baryayaa inuu jacayl isiiyo daacada oonku nasto
    Aaminta igu caawiya😭

  • @sadaamabdirahman51
    @sadaamabdirahman51 3 роки тому +20

    Jiilka naga danbeeya 2090 noo soo duceeya wllyaal

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 роки тому +39

    2020 yaa ila daawan 🤗⚔
    HeesTan wakhtigay soo baxday love buran ku ahaa😢

  • @maryanruun2468
    @maryanruun2468 3 роки тому +23

    Comments aqri ku daaley iga tag dheh😂waan Iska jecla waqtiga ay soo baxeysay heesta lknse wagas maseerba ma aanan aqoonin lknse hada ayaan bartay maseerku waa madax xanuun daran iyo muran joogta ah wllhi waa leysku nacaa ee ilahow inta u hayo ka kala yarey bal anigane neh qalbiga ii daji 🤲🥰

  • @mohayare8021
    @mohayare8021 Рік тому +10

    Maalin sabti ah 24.6.2023 anoo shaqo ku jiro magalada..... dalka jarmalka,anoo shaqo ku jiro ayaan xasuustay heestaan jah

  • @farxiinamoha1461
    @farxiinamoha1461 6 років тому +39

    Cidiii 2018 ila daawaty miss u heestan wlhi xasuuus cidey ku ledahy like

  • @muztapheabdi8538
    @muztapheabdi8538 3 роки тому +14

    Heestan cawa oo tariikhdu tahay 2021 3 25 wxaan usoo Aday xusuus qofkii sodayda oo kale soo boqday 2021 like isaar

  • @katerina-df3eq
    @katerina-df3eq 4 роки тому +51

    2020 heestan hadaa dhagaysanayso ado single ah ama ado wadankale jooga like isaar👍😀

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 2 роки тому +14

    Heestan mimiri telofanka intii La,galiyo Batariga telofankana warqad sigaarka lagu taakeeyo baa markuu no Darmo ka Dawan jidhnay telofanka nocaas ah zhpteyn baa lahyd sidaas ay tahayna telofan by Le,dahy baa unaqanaa oo waaba nagu gumaysataa koox baa ku dhagaysan jidhnay intaa jardiin soo fariisano galabtii xasuus 🤣🤣🤣

  • @CabdiraxiinAbuukar-l2k
    @CabdiraxiinAbuukar-l2k 9 місяців тому +17

    HESTAAN HES WYE WLHI 2024 YAA ILA DHAGESANOYO😢

  • @lamiisseries2156
    @lamiisseries2156 5 років тому +30

    Hestan wixii 2019 iyo kadib fiirsada like me yqey

  • @nimcokayseoontira7614
    @nimcokayseoontira7614 4 роки тому +34

    Dadka malinki laso dhigay 5 sanno ka hor daawaday tolow hada mobiladi ma ka jaben mise wali way isticmalan😂😂😂

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 4 роки тому +17

    Like dhac igu sii hadd 2020 dhagay sanayso🥰

  • @Kifax2020
    @Kifax2020 3 роки тому +31

    2020 ya dawanaya Corana time🤣🤣

    • @abdiqani_q10
      @abdiqani_q10 3 роки тому +1

      Carona: ma muuqayga ku dhibay 🤣

  • @nasriinelmiadem4863
    @nasriinelmiadem4863 3 роки тому +22

    2021 dawanoyaa markii iigu horeysay aan daawadana waa tahay

  • @abdiqanimohamedelmi2445
    @abdiqanimohamedelmi2445 5 років тому +18

    caawa 27/November/2018 Ayaa Ilaa 20jeer dhagaystay Fadlan Like Isaara Hadaad Erayada Ila macaansateen

  • @CIKPRO-tl2mi
    @CIKPRO-tl2mi Рік тому +14

    Wuxiinaba ana idinka soo danbeeya hadaad faaladan aqrisanyso likr hayla dhaafin😂

  • @garadagmediaproductiongara4636
    @garadagmediaproductiongara4636 5 років тому +46

    13/7/2019 .
    Bilaa calayk wa habeen aan ka guulaystay cadaw badan o aan nolosha isku haynee like* ii dhaafa

  • @ahmedzakitube2332
    @ahmedzakitube2332 9 років тому +30

    Walaalahayga aadka iigu qaaliga ah
    Rag iyo Dumar yar iyo weyn
    aad iyo aad baan idiin salaamayaa
    Quruxdiinu waa Quruxdayada
    Farxadiinu waa Farxadayada
    Aad baan idiin jeclahay

  • @nadiahazzan9098
    @nadiahazzan9098 5 років тому +26

    Ala maserku xanun badana 2019 inti dawata like igu sacida

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 5 років тому +25

    Ma miyaaradi baaa jabtoo
    Inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid 😂😂😂😂

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +20

    2021 Daawanya ....2022 Hadad daaawan doonto like ii sii saar 😭❤👍🏿

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana Місяць тому +7

    Xasuus ahaan ba uso raadiye hestan 2016 dhagysan jiray😢 20/8/2024❤ hdaa iga danbayso Like isaar 👍 15:00🤩

  • @xafsuuuppe2862
    @xafsuuuppe2862 3 роки тому +18

    2021 / 7 / 9 inta dabaneyso lik ii saraa😂😂😂

  • @ApdiHakeem
    @ApdiHakeem 4 роки тому +29

    29_01_2020. Shan sanno kahor.alle ha inno naxariisto .nabiga ku salli (scw)

  • @apdifitaahmacaane2703
    @apdifitaahmacaane2703 2 місяці тому +10

    Still I watched 2024 🎉❤

  • @haariyebulale3323
    @haariyebulale3323 4 роки тому +36

    Cida joogta jamuurida barakayiisan like
    Idhaaf good lucky

  • @omarjakarta4075
    @omarjakarta4075 3 роки тому +15

    Wlhi wan xasustaa hestan waxn dageysanayey anigoo wil skabul Alxm hada xaskeyga laba Gabar idashy Alxmdulillh.

  • @aymanbashir9286
    @aymanbashir9286 4 роки тому +29

    2O2O. Ma ila daawanysa misa kaligy Queen

    • @tiivabaana7484
      @tiivabaana7484 4 роки тому

      😭😭😭😭💚💚💚💚💕💕💕💕😭😭😭🤣🤣🤣

  • @ANTONIO-zn4vp
    @ANTONIO-zn4vp 5 років тому +19

    Ilaa 219k..hda.dawnyso.liket. Iisaar

  • @cabdirahman4633
    @cabdirahman4633 6 років тому +26

    2018 ayan dhageysnaya
    Hablihii ayaaba kadhamanla hinaso ax ax axa best song axmed saki inta iga dambeysa like ta ha ila dhaafina

    • @simaneelmi7396
      @simaneelmi7396 6 років тому

      kkkkkkkhhhhhhhhhh de la verite ell ma refuse d vznir de la mm nom ms on est différente du ceur de mande augmente le risque d'être compliqué 💟❣💕💔💓❤💘💙💚💞💗💖😅😂😭🖤❣à de mande à st coupe

  • @hathiaabthi5462
    @hathiaabthi5462 Рік тому +7

    Inta imika dhagaYysanaysa heestan 2022 11 17 🥺💯❤

  • @xanaanjamac7016
    @xanaanjamac7016 Рік тому +12

    2023 yaa dawanaya😊

  • @mursalaxmedmursalaxmed9098
    @mursalaxmedmursalaxmed9098 2 роки тому +15

    Ismujiya team 2022 malin khamisa 8 5

  • @salebansalad8922
    @salebansalad8922 4 роки тому +7

    16/10/2020 xasuus hore aanku imid barigaan heestan soo baxday jacyl maan Aqoon ba 😥

  • @Updichanel
    @Updichanel 2 роки тому +14

    Ma midigtaa kuu darnayd Anay Sas igu dhacday Xaliye Hadusan Soo bixi lahayn Xiligan Kabahaygan Ka carari laha ilhow Naag Hanoo Jabin 😂👋

  • @IsmailHassan-uc8ip
    @IsmailHassan-uc8ip Місяць тому +9

    2024 ya joga

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 роки тому +21

    2020 ya ila dawanaya guys 🙋‍♀️
    The legend Ahmed zaki 🔥❤

  • @HaatafAbdi
    @HaatafAbdi  9 років тому +19

    Cheating and Jealousy
    Jealousy can be one of the strongest emotions a person experiences. It can motivate actions provoked by anger. most recognizable form of jealousy is found in romantic relationships. While it is difficult to pinpoint the exact cause of romantic jealousy.
    In today's society, emotionally involved couples usually expect a sexually and emotionally exclusive relationship, Therefore, it is important that you and your partner communicate to one another what your boundaries are, and what you believe constitutes cheating in your personal relationship. For example, many couples define cheating as having sex outside of the relationship.
    It may take years to build a strong, trusting relationship and can only take a few moments to destroy it.
    Sometimes cheating can be accidental, rather than planned.
    When there are emotions involved, the partner being cheated on may feel cheated even more so because of the sexual and emotional infidelity. It is ultimately up to the other person involved to decide if their partner is worth the risk of possibly being cheated on again in the future.
    However, since each situation is different, it is hard to tell whether or not a person will cheat again.

    • @appreciateyourself3827
      @appreciateyourself3827 9 років тому +1

      Haataf Abdi woow well said bro,a long journey can be started with a single step,cheating and jealousy can break up a couples relationship which i could advice my bros and siz that whatever happens between couples or lovers they should be patience cause what i know is that every relationship has tests but if you are loyal we can stand against it anyway i like the song and how you videoed it what can i say fabulous

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  9 років тому

      Thank you sumaya abdi.

    • @appreciateyourself3827
      @appreciateyourself3827 9 років тому +1

      you welcome

    • @abdirahmancali9957
      @abdirahmancali9957 9 років тому

      feska

    • @AliN-nw9sz
      @AliN-nw9sz 8 років тому

      4yp99jjg
      b
      cc

  • @kingdehonest843
    @kingdehonest843 4 роки тому +22

    Hablaheena marka ay maseyrsan yihiin qurux badanaa, Allow mid ii maseyrta ii sahal oo markasta aan bar baryo. Nolosha maseyr la'aan ma nuureyso.

    • @sihaamsahl4391
      @sihaamsahl4391 4 роки тому +2

      Bisinka allah wax maseera ima geeyo😂😂mxaa ku fali mid markasta aad sasabayso sida caruurta

    • @kingdehonest843
      @kingdehonest843 4 роки тому +4

      @@sihaamsahl4391 maseerka xad dhaaf ah ma fiicno, lkn qofka kuu maseerayo waa qof ku jecel wuxuna ku darensinaya in aad agtiisa ku weyn thay.

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk 4 роки тому +1

      Waa runta...kkkkkk
      🤨 .yaa ku so wacaya sacad...waa maxay dumerka aad haysato pics...bacda madaow

    • @sihaamsahl4391
      @sihaamsahl4391 4 роки тому +1

      @@kingdehonest843 intuu maseerayo si kale oo uu agtiisa qiimahaan ku leeyay ii tuso muu garan waayay kkk yaa kuso wacy ya kuu yimi xageed qabaty ha bixin weeyi maseerku somaha

    • @KaderHussein
      @KaderHussein 4 роки тому

      Ninyhow saliid iyo baaziin intii lagugu shubin
      Naaag maseeetay naxaris maleh
      Naftada unax😂

  • @yahyemoussa4964
    @yahyemoussa4964 9 місяців тому +12

    2024 aya ila dhagaysanayaa❤❤❤

  • @abdirahmanmohamedwehlie5346
    @abdirahmanmohamedwehlie5346 4 роки тому +27

    Hada tiktiko ama status masenger kasoo raacday gacanta taag like dhac kusiii sxb mcn❤✋

    • @abwaansharmakegermany
      @abwaansharmakegermany 4 роки тому +3

      Kamaanaan soo raacine barigay soo baxday ilaa hada waanu dhagaysanaaa

    • @fardowsodajume7159
      @fardowsodajume7159 4 роки тому

      @@abwaansharmakegermany ad iyo ad xiliga masyrk lgu yurts🤪🤪🤪🤪🤪

    • @abwaansharmakegermany
      @abwaansharmakegermany 4 роки тому

      @@fardowsodajume7159 😁😂😂dumarkaa hinaasee raggu wuu la guursadaa indro

    • @fardowsodajume7159
      @fardowsodajume7159 4 роки тому

      @@abwaansharmakegermany waligiis ha ilaa gursado hdan nolol ka helayo maxa iga galay 😁😁

    • @fardowsodajume7159
      @fardowsodajume7159 4 роки тому +1

      @@abwaansharmakegermany waxan so xasustay hada ka good wiil an ad u jeclaa said naan dumark maro uga wayay aniga dhan ima arko wan fakaray rash badn o an isga darti black u Saray baan ka qaday hurtisaan la mar maray malmo ila u I cala calay shekdu ay waridka gartay wan waday marki danbe wan iska dadayy isga dhaan noloshan ka Saray

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 5 років тому +10

    Who is watching 2019☝️😍

  • @safaaabdalla5456
    @safaaabdalla5456 5 років тому +24

    2k19 igu so yaaca ilaa 2k20ga laga gaaraa qofki meshan so boqdo like ha iska si saaro

    • @mohamedomar610
      @mohamedomar610 5 років тому

      waan ku siistey maadaama aan heestan aan jeclahay

  • @heegan2295
    @heegan2295 3 роки тому +29

    2021 ban firsana ya ilamida😁😁😁🙏

  • @mfarah07
    @mfarah07 9 місяців тому +9

    Ma muqayga ku dhibay😎
    Ma midigta ku darneed.💰😆
    Intaas iga gadan😂😂
    AWABLA XALIIMO WAJI MA LAHAYN.💔

    • @W.H.Omarrr
      @W.H.Omarrr 9 місяців тому +1

      Ka daaaa😅

    • @HamzaUpdy
      @HamzaUpdy 8 місяців тому

      😂😂😂🎉

    • @naciimadamx3912
      @naciimadamx3912 8 місяців тому

      O baigana xalimo ma nagu oranjirten😢😂

    • @NimcoSakariye-dq2cw
      @NimcoSakariye-dq2cw 8 місяців тому

      Faarax always is Negative 😂

    • @dr.khyriabasheir5064
      @dr.khyriabasheir5064 5 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 mayee wan leenahay inader

  • @m.bare.maxamuud4289
    @m.bare.maxamuud4289 21 день тому +5

    Hda iga dambeyso like ii saar👍 2025😂

  • @fahadsame7961
    @fahadsame7961 4 роки тому +25

    Cawa Xaaski ba iga dudey markazan Heeskan so booqdey wapaaaaaaaaaaa 😭😭😭

  • @apdiqani2175
    @apdiqani2175 3 роки тому +29

    2021 ISMUUJIYA✋

  • @safiyadollaroffcail2747
    @safiyadollaroffcail2747 4 роки тому +17

    Ples wllo inta dawanysa 2/3/2020 like ii saar

  • @amaa3218
    @amaa3218 5 років тому +19

    Ilaahay haw naxariisto abtigay abshir ibrahim oo aha abwaankii sameeyay erayada iyo laxanka heestan ayaa ku dhintay denmark 🇩🇰 6/July/2019

  • @zupeerhuzeencuzman5456
    @zupeerhuzeencuzman5456 3 роки тому +7

    Heeatan wxay ku zo baxayzay 2020 in ay zo baxdo

  • @hiboheenahiboheena3692
    @hiboheenahiboheena3692 4 роки тому +12

    2020 axmad saki o tin uso baxday dawanoya

  • @ramlacabdi4852
    @ramlacabdi4852 4 роки тому +22

    Markasta wxaan ku Kala tagnaa masyer allow naga dhex Saar aniga io xaajigeyga😭🙏

  • @zamiraltamohamoud8889
    @zamiraltamohamoud8889 3 роки тому +7

    Inta 2021 dhagaysanaysa like saara 💌

  • @nimconalka910
    @nimconalka910 4 роки тому +19

    Inti misersan o jiif kudawaneyso😂😂 aniga Aya kaa kow aah

    • @aminyare246
      @aminyare246 4 роки тому +1

      anaa kula mida huuno

    • @nimconalka910
      @nimconalka910 4 роки тому

      @@aminyare246 sax wale Kan aniga ihayo dadka odan ukaga duganyahay🤣🤣🤣ciid Mubarak huno gacaliso

    • @hafsaahmet8912
      @hafsaahmet8912 4 роки тому +1

      Huuno inagadaaya maseerka😂ciid waye xajigaga lazo ciid izku farxa😥🥰😂🤲🤲barakooba😪🤲🥰

  • @nastehoshine1440
    @nastehoshine1440 4 роки тому +38

    Yaa ila daawanaya 2020 🥰

  • @abdifatahmohamud5057
    @abdifatahmohamud5057 5 років тому +19

    Hadii maseer la togan laha ama lagubi laha ana gubi laha lnkn wa kii xaskeygii iga wadey😄

  • @xaliimocabdixaliimocabdi511
    @xaliimocabdixaliimocabdi511 4 роки тому +14

    Kdib kadeedki carona inti dhagysnysa like ta dhac igu sii

  • @jamaalmuuse9071
    @jamaalmuuse9071 3 роки тому +12

    Heestu matkay so baxaday telefon man haysan🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @yasminhussen6930
    @yasminhussen6930 6 років тому +21

    Naag maseer hayo uma eka naag maseer haayo waxba ma cunto lkn tan shaah kule i shuwaty 🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂

    • @fadumonalka8857
      @fadumonalka8857 6 років тому

      Yasmin Hussen 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @iqroahxmed724
      @iqroahxmed724 5 років тому +1

      @@fadumonalka8857 shaha myn cabin lkn way subtay le

  • @HamdaNuur-l7n
    @HamdaNuur-l7n 8 днів тому +3

    25/9/2024 ya ila mida😅😊😅

  • @majidofficial1328
    @majidofficial1328 3 роки тому +18

    2050 Iɴᴛᴀ ᴅᴀᴀᴡᴀɴᴇʏsᴀ ʟɪᴋᴇ😄

  • @jr_sancho1339
    @jr_sancho1339 5 років тому +14

    ya ila dhagaysanayo 2019

  • @XamdaMahamed
    @XamdaMahamed 2 місяці тому +6

    Ismujiya team 2024 Malin khamisa 12:48 😅

  • @asmakayse7551
    @asmakayse7551 4 роки тому +20

    Intii masayrsan oo 2020 daawanaysa is muujiya👍👍👍🤣🤣

    • @ganeralsifeye2485
      @ganeralsifeye2485 4 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nasser-1429
      @nasser-1429 4 роки тому +1

      Aniga Ma maseerni lkn wa iska kaa siiye Like ta😍

  • @queenhafzruneyrun1611
    @queenhafzruneyrun1611 3 роки тому +9

    Wlhii hestan 2015 ayn dawan jire ano jeclkii kuwad bilawoyo alx hadana way hajigadii an jecl ilahay haidayee

  • @ayaancabdiraxmaan4974
    @ayaancabdiraxmaan4974 Рік тому +11

    Heestan 2015 Ban daawan jaray 2023 ban soo booqday

  • @fariixadagan553
    @fariixadagan553 3 роки тому +15

    Heestan markay soo baxday tell maba haysan tvgan ka dawan jiray manta unban iska jeceladay sobob la,an 😂

    • @husnofficail5150
      @husnofficail5150 3 роки тому

      Anigana haddan tiktok ka soo raacay

    • @abdulahimohamed7471
      @abdulahimohamed7471 3 роки тому

      gabar yara ahayd shukaansi iyo luuq istaagow aa laguu diidana quruxey

  • @mustaphekablalaxofficial3525
    @mustaphekablalaxofficial3525 4 роки тому +16

    2020 hadd dawanysid like ismuuji

  • @muniiraataash5036
    @muniiraataash5036 4 роки тому +18

    25/1/2020 cida iga danbaysa is muujiya

  • @khadromuuse2156
    @khadromuuse2156 Рік тому +4

    6/6/2023 habeen talaado ah kambla ugaandha hbeen taariikh ah 1:30habeenimo 😢

  • @meeraqueen1237
    @meeraqueen1237 4 роки тому +25

    Heestan yaa dawanoyo 2020

  • @MohamedDeeq5849
    @MohamedDeeq5849 2 роки тому +8

    9/8/2022 war yaa jooga?

  • @jessicatexas6778
    @jessicatexas6778 9 років тому +6

    what is going on in here? The acting scene is about being cheated on hence she finds a note in his coat so therefor I was expecting a song about being unfaithful then it says "maseeyr" which I think it means Jealous. Well damn, this song needs a title change or the acting scene needs to go because it totally threw me off. I mean c'mon she just got cheated on so how the hell is she feeling jealous? That's not jealousy. That's what I call cheating! Other than that great video!

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  9 років тому +1

      Jessica Texas thanks for the feedback! cheaters can be very jealousy sometimes.

    • @aishamohamed5164
      @aishamohamed5164 9 років тому +1

      True the title and acting don't add up,

    • @yangbwi6525
      @yangbwi6525 9 років тому

      That should tell you how much of self centerd these faarax's are, full of BS n crap as well SMH!! LOL

  • @ZakariaAbdi-vn9gi
    @ZakariaAbdi-vn9gi 3 місяці тому +6

    30/ June/ 2024 ❤😂😂

  • @MunaNuur-i2r
    @MunaNuur-i2r 8 місяців тому +2

    anigu ilaa intay cusbayd baan dawaday laakii marwalaba waa xiseeyas ilove you song❤❤❤❤❤

  • @اعتًفغ
    @اعتًفغ 4 роки тому +14

    2020 isago wax heysan jeclhy waliba aniga cawiyo nolashisa hadane 90dagaal tagan 😭😭🤟

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 4 роки тому +1

      Hadii aad caawiso ma dhib baa ku jirta waxas lama zheego Gobonimo mhn in aad zheegto✏⚔

    • @worldtoday1331
      @worldtoday1331 4 роки тому

      Ilaahay wuxuu naagaha somaliyeed ragga wax ugu dhiibi waayay waa tanoo kale. UA-cam naadinaysa. Shit

    • @KaderHussein
      @KaderHussein 4 роки тому +1

      @@gabarbarichannel9804
      Xanunka haysta darti bay iskucelinwayday sasdrted bey ereygan udhahday
      Xumaaana kamaywado
      Sidey u ahayd iyo sidu kunoqday bey aaaminiwayday ee dadka qalbiga kajabsan hakudhaga hadlina
      Walalo

    • @ilhanhaji459
      @ilhanhaji459 4 роки тому

      @@gabarbarichannel9804 iska dulqado raga waxba isma dhaman

    • @fariixadagan553
      @fariixadagan553 3 роки тому

      Ragu ma jecela inad mar walba wax sisid wayo wuu ka xishonaya oo wuxu islayabaya gabadh iyadun wax ka sugaysid waa sobobta

  • @mohamuddirie666
    @mohamuddirie666 4 роки тому +15

    Heestaan ereyo lamidaa caawe afkeyga kabaxay kadib mrkii xaalda miraha dhpta oo klaa ay iqbsatay😭😭
    Handana iyadaan dhagaha kuhaya 2020🙄😭

  • @caaliyaabdi6374
    @caaliyaabdi6374 3 роки тому +8

    2021 cida soo xasustay heestan oo dawanayas is muujiya💔

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 років тому +24

    *1999 Yaa ila daawanayo*

    • @asmafani5902
      @asmafani5902 4 роки тому +2

      Xiligaan dhashey dawnysey

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 4 роки тому

      @@asmafani5902 Haa zhp xiligas dawan jiray😂

    • @asmafani5902
      @asmafani5902 4 роки тому

      @@gabarbarichannel9804 hhhh ayeeyo hadawan hdaaa why wad wyntey🤣

    • @abdourahmanmohamed8324
      @abdourahmanmohamed8324 4 роки тому

      Sanadkas bishi 3 - 22 kegi ayaan dashey mashaaalah manta 20 jir ayaan ahaye ilahay maxadi inkasto iskabulo ahay oo canada barufku igu diley 😂😂

    • @anfachassan385
      @anfachassan385 4 роки тому

      xiligaas wan dhashaybe sxb se cml 😄😝

  • @umuumaher4351
    @umuumaher4351 5 років тому +12

    Intee 2019
    DhaMad keda
    Ila dawanezOh
    Like ha ila dhafina
    Mmmmmm

  • @aminaahmedmohamoud5425
    @aminaahmedmohamoud5425 4 роки тому +23

    2020 baan daawan👌❤👌❤👌👌❤👌

  • @CabdisamadRashid
    @CabdisamadRashid 3 роки тому +9

    Heestan yaa daawanayaa 2021

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 4 роки тому +7

    Waa markuu garoonkii aden cade international airport la haa hada Laakiin timo ayuu qubaa laakiin waa fanaan cod fiican leh

  • @hothokalgacal3520
    @hothokalgacal3520 5 років тому +11

    24/4/2019 mln arbaca🌹❤

  • @xubixaaji9748
    @xubixaaji9748 3 роки тому +12

    Dadkuba waa 2021 talow imisa iman 2030

  • @zuberali4273
    @zuberali4273 2 роки тому +2

    Wenesday 8 February 10:30 Am still watching this song Zaki legend

  • @hodanizha4262
    @hodanizha4262 3 роки тому +12

    2021 like isara

  • @siinkadheerofficiallchanne5349
    @siinkadheerofficiallchanne5349 3 роки тому +8

    Hestan ano Tuunji ku fadhiya dhagaysan jiray alla xusus

  • @maxamediismacil1202
    @maxamediismacil1202 5 років тому +18

    Yaa ila dhagaysanaya 2019

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 2 роки тому +9

    Heestan anigoo yar baan dhageysan jiray😂💔

    • @Sofia-yn6gm
      @Sofia-yn6gm 2 роки тому

      Oo hada maad weeynaty hhhhhh

  • @updullahisiyat9831
    @updullahisiyat9831 12 днів тому +3

    2025 yaa ila joogo

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +8

    who's watching in the stiil 2017:??
    ⤴⤴⤴⤴⤴⤴⤴⤴⤴
    maa muraqa kugu dhacado...
    malahaa wad maqanto jacylkaga
    kuu miraayy👏👏↔

    • @mariajamac1392
      @mariajamac1392 7 років тому +1

      Ibraahim Shakul Yare ☝

    • @mariajamac1392
      @mariajamac1392 7 років тому +4

      Ibraahim Shakul Yare ☝ calaacalka zaki ba igu socda 😁😂😂

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +4

      Maria Jamac hhhh calcalka zaki aaa mac quul mhn..??

  • @princessemilliana4727
    @princessemilliana4727 4 роки тому +19

    6/3 / 2020 yaa daawanaya 😂😂

  • @Real_Gang1
    @Real_Gang1 6 років тому +5

    Zali heztan 2016 waxkle kama dhagesan jirin hit waye bro lkn nagtn kuma rabin away idil barqad

  • @habonemoud7550
    @habonemoud7550 8 років тому +1

    woww macha allah

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 5 років тому +26

    Jacaylka in lakala masayro oo la yara kala xanaaqo uu ku macan yahy markaas ayaadbo jacyl dheeri ah sii qaadi
    Lkn intii laka masayro oo la isku xanaaqo yaana lakala tagin taasi uf weeyo awalba jacayl ma jirin hadii lagu kala tago😢😢