CABDI ZAKI FAAKAHAYSI MAAN ARAG NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Cabdi zaki
    Erayda khadar samawade
    Laxanka khadar samawade
    Music abokor khadar
    Camera amiir ahmed
    Editing deeqsi man

КОМЕНТАРІ • 665

  • @liibanabdourahman10
    @liibanabdourahman10 Рік тому +88

    "Inta Ila Facaygii
    Farxad Bay Caweeyaan
    Anna Filim La Jilay
    Baan Fiir-Fiirsadaa
    Fajac Baan La Daris Ahay"

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +198

    Qofka kastoo fariintaydan soo gaarto ilaahay cimri dheer iyo cibaado suuban ban uga baryaya
    walaal mahadsanid🙏

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +20

    Naxariis qof iifala fursad baan ku raadsha runtii heestan aadbay iitabay waa hees waqtigeedii soobaxday 🙏☺

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 Рік тому +65

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo hadhaafo iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰

  • @wacancanadian9977
    @wacancanadian9977 Рік тому +63

    Faraxad layma siin abid 😭😭😭 heestan markay soo baxday ayan wayay qofkan aduunka ugu jecla 😢 waxan is dhahay heestan ada lagugu talagalay 😭 ayada mooye moloshayda wax kale ma waheshada heesta uun dhagaysta 😭 waligay faraxd maan helin wahel maan helin ilaa aan dadkii kawada fogaday 😭 aniga iyo murugadu wan wada dhalanay runtii 🥹 nolosha geerida ayan ka jeclahay wlhi💔 qofdhintay ayan ahay lkn dadku waxay ii arkan inan noolahay 😢lkn ma nooli xitaa qalbigagu waxba kama noola 😫 qof kasto aan naxariis ka dhigta waxa uu ii noqda sunta iga ilmaysiisa😭 indhahaygii way guduuten sidan u ilmaynayay 😢waxan noqday qof kaligi socda xita an asaxab lahayn 😭 kaliya qofka arka qoralkaygan waxan ka codsanaya inad iso ducaysan 😢waxan kaliya aad igu ducaysan naxariista alle aduunka wn katagaya😭😭

    • @zuuzuuahmed6156
      @zuuzuuahmed6156 Рік тому +1

      Wllo ilahy haku boogo dhayo🥲

    • @zuuzuuahmed6156
      @zuuzuuahmed6156 Рік тому +1

      Wa ika ilmesisay

    • @faatmaqueen8962
      @faatmaqueen8962 Рік тому +1

      Abayo waaku dareemi karaaa😭 qalbiga alaha kuh qaboojiyo xabbti waaye waan soomaray xaaladaano Kala inbadan waliba😭 adna waadka baxeysaa I.allh nolol iyo farxadaa uqalntaa waadna heleysaa sabar marwalbana duceyso😭 I.allh waaku soo duceynayaa ana

    • @cayniitaismail176
      @cayniitaismail176 Рік тому

      Oh wllo waa addunyo tani i.a khayrka wuu danbeyaa

    • @wacancanadian9977
      @wacancanadian9977 Рік тому

      @@faatmaqueen8962 mcney thanks taladada qLi wn ducaysanaya inbdan mcnto😭♥️

  • @najmonalka9221
    @najmonalka9221 Рік тому +10

    Waa iska SiDaan mrkaaD Qalbiga ka hadleyso 💯😰♥️☺️

  • @garaniijo252
    @garaniijo252 Рік тому +29

    Zxbky rumad abdi zaki legend ayadtahy salansare , Thanks waqal studio 🎙️

  • @hodanahmedabdullahihaji4724
    @hodanahmedabdullahihaji4724 Рік тому +25

    inta ila facaygii faraxd by caweeyaan wlhi heestaan any igu banaa tahy waayo wax badan waan isku dayeey inaan helo Qof ifahma walina mahayo❤️‍🩹😭💔

  • @user-bo1gd6sn1z
    @user-bo1gd6sn1z 3 місяці тому +6

    Still 2024 I am listening

  • @abdulahiali6847
    @abdulahiali6847 Рік тому +8

    Wow heestu dareen iyo amakaag badanaa
    Farxad leyma siin abid qof lafiijiyaan ahay
    ruux ii furfuranoo i fahmaayo maan helin
    Inta ila faceygii farxad bey caweyaan ana flim lajilaybaan iska fiirsanoyaa
    Allow hamigeena noo fududey heestan aneyba iga hadlee
    26/feb/2023

  • @indhoqalbi7617
    @indhoqalbi7617 Рік тому +22

    Qof waliba farxada kamaqantahay illahey farxad hasiyo❤😢

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 Рік тому +12

    Wow the ultralegend Abdirahman zaki is back this song is super hit although it's a much sadness.
    Filan waagan igu dhacay faakiheysi maan arag.
    True story

  • @afnaanturkesh3333
    @afnaanturkesh3333 Рік тому +45

    Farxad layma siin abid😭qof la fiijiyaan ahay💔 Ruux ii fur-furanoo, I fahmaaya, maan Helin💔😭😭25-february-2023..💔 .. Inta ila facaygii farxad bay caweeyaan😭💔, Ana flin la jiley baan wali fiirsadaayo, fajac baan la deris ahay😭💔...Ficil aan ku diirsado laygu ma ileyn siin, weedhaha fogeyntaa waaba laygu faana😭💔💔💔Filan waagan igu Dhacay, Faakihaysi maan arag💔😭 Naxariis qof ii fala, fursad baan ku raadshaa💔💔😭😭😭

    • @anjalinajolie3500
      @anjalinajolie3500 Рік тому

      illhy qlpiga haku qabojiyo💔😭

    • @iqrayusuf2718
      @iqrayusuf2718 Рік тому

      💔💔💔🥲😢

    • @nua.h2757
      @nua.h2757 Рік тому +4

      Dad ka inta badan wey dareemaan hadana wey iska indhaha tiraan oo noolasha intii wanaag ama farxad ku siisay baa la eegaa oo naftaada lagu dhisaa inta kalana waaba laga samraa, hooyaday anoo sifiican hadal u baran bey dhimatay, aabahay na saan rabay muuna aheen, ehel kala lama soo korin, Emotions intaan meel ku tiiriyay ayaan aniga is dhisay heer qof walbo rabi lahaa inuu ii ekaadko.
      #gooni socod baan ahaa waligey gooni ku ooysa qosalna caalamka ku qaabisha. Waana balan heerkaan gaaraa rag iyo dumar gaaro la weyn doono

    • @maraahhruun1922
      @maraahhruun1922 Рік тому +1

      @@nua.h2757 m.a
      Ha lagu faano
      Wax walbo hore u qaban wesay hda qabo

    • @upditaajir9210
      @upditaajir9210 Рік тому

      Wlhi adunka wxa walibo wa alagu arkii Wlhi

  • @cabdurasaakAli9821
    @cabdurasaakAli9821 Місяць тому +2

    Allah ha inagu hanuunsho jidka toosan ee xaqa iyo wadada cibaadada❤😢

  • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
    @Mustafe_Mohamed_Cabdi Рік тому +10

    Maalin Waan Heli Qof Ifahma Qof Qiimahayga Garta Oo Dadnimo Diin Dabeecad Iyo Quruxba Leh Insha Allah🤦🏻‍♂️❤🙏

  • @miniyaascabdi4096
    @miniyaascabdi4096 Рік тому +11

    Isbuucan godahiisa wxn sobaxay laba hees oo yacni darenkeyga Ka turjumeeso wxn isdhahaa mararkaqaar show adiga ayey Ka hadlayan hesahan 🥺🥺🥺arka heskiisii igu cuslaa cashaqagii 😔 Io heskan 🥺
    ✨لا تندم علي معرفت احد فالشخص الجيد يمنحك السعادة والسي ءيمنحك التجربة✅ Haka shalaayin inaad qof barato waayo qofka wanaagsan wuxu ku siinaya farxad qofka xunna waxad ka baranysa khibrad✅

  • @shuceybcxakiin7598
    @shuceybcxakiin7598 Рік тому +4

    Heestaan muuqaal jiliin fiican bey rabtey oo dadku la cajabo, markaan shitaaba dareenka gudaha wuxuu ii sawirayaa muuqaalka heesta ay ku wacneyd heestaan wey iga soo hor baxdey shitt.
    Cabdi zaki keep moving bro waa holac tanee🔥

  • @ruweydoomar2985
    @ruweydoomar2985 Рік тому +6

    Heestan xili xaldu ijexjexday bay sobxday ilhow qalbiga ii qaboji🥺😭💔💔💔💔

  • @ugaazahmedshire91
    @ugaazahmedshire91 Рік тому +3

    Goat Apdi zaki
    Welcome back bro
    Somalidu kuma buun buuniso lkn xageyga Waxan ka tahay legend inkastoo heestan Aanan mar xaladeeda Ku jirin Wayo wan hesta Qof ifahmaya

  • @oomaar
    @oomaar Рік тому +8

    Legend kaan Anigu waan aaminsanahay

  • @wardicawale9548
    @wardicawale9548 Рік тому +3

    Ma jirto farxad waarta, iyo murugo waarta, dhammaantoodna waa nasasho marxalado cusub ah, ee u dhoola caddee kuwa ugu quruxda badan, iskana ilaali kuwa murugada leh🤏👈💫💯

  • @japoutipoi
    @japoutipoi Рік тому +18

    cabdi zaki beautifull voice ❣️🤴

  • @ibtisaamcom4974
    @ibtisaamcom4974 Рік тому +1

    3/3/2023
    Habeen jimco ah
    2:50 saq bar
    Naxariis qof ii fala fursad bn ku raadshaa
    Wn soo boqan doonaa heestan wakhti wakhtiyada ka mid ah 🤲❤🥲

  • @amaalaadan-vf3kt
    @amaalaadan-vf3kt Рік тому +5

    WllHi heesta wax mooda inaY iga hadalayso aniga 2018 ila hada jacayalka sameesto kuma guulaysto dhawacayadi hore baa ciid iidawaysa uu raadinaya 💔💔💔💔🥹🥹🥹🥺🥺 😭😭

  • @caaishamuhiyadiin2106
    @caaishamuhiyadiin2106 Рік тому +1

    Heestii ugu horaysay oo Aniga iga hadlaysa weye wlhi
    Wligy qof ifahma mahelin
    Marmarka qaar wxn is dhaha nasiib umaba lhid in aad farxad hesho

  • @XamseXaaji-tx9wr
    @XamseXaaji-tx9wr Рік тому +3

    Farxad layma siin abid qof la fijiyan ahy
    Rux ii fur furano i fahmaya man helkn.what a emotional song.

  • @anasgantaal5765
    @anasgantaal5765 Рік тому +6

    Waa hees aad uculus oo marxalad iyo murug gooni ah xanbaarsan
    Qof kastana mafahmi karo ilaa qof erayada micnahooda fahansan mooyaane 😭😭
    Qofkasta oo dhalinyaro ah oo dunidaan saaran oo noloshiisa qiso aad uculus kujirin malahan 😭😭
    Malaha sabankan aynu joogno waasabankii lagaganacsanayeey dareemada quluubta boholyowgu taag dareeyey 😭😭

  • @asmahirsimohmohamed9347
    @asmahirsimohmohamed9347 Рік тому +2

    Heestabu ima muuqato fananku gacanta uu xiranyahy baa ii muqataaa darwiishnimo 💙🦁💪

  • @xamdacabdi6205
    @xamdacabdi6205 Рік тому +4

    Alx wan ka baxay malmaHan zidaa aHaa manta waa malin an happy aad u ahAY 😊

  • @SaynabCabdi-o5d
    @SaynabCabdi-o5d Місяць тому +1

    ereyada iyo laxanka ilyaas seleebaan inankeygii❤❤

  • @bushaaroabdilahi2643
    @bushaaroabdilahi2643 Рік тому +6

    Farxad layma siin abid qof la fijiyan ahy🥺💔

  • @sahruuji123
    @sahruuji123 Рік тому +2

    🥺🥺😌😌😳🤯😳😳🤯 hooyo la'an abbe la'an iyo jacayl la'an iyo muragan dhamayn illhyow I naxriiso waxad isiisay qalbi nadifa Dulqaad iyo samir alx

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 Рік тому +2

    Ship iska Dhe Layaab Layaaab 🔥🔥💣💣✅ Alfanan Abdi Zaki Horay usoco Wll Qli Team Waqal Hit 🔥🙋‍♂️

  • @ilyasmohamed5899
    @ilyasmohamed5899 3 місяці тому +1

    Abid iloowi Maaayo Jaceylkan Kali Ku Ahaa Hesstan Mrkastoo Dhegeysto Xasuus Dheer Bey iGalisa😢 Balse Hda AlxmdulillaH Wnka Bogsaday Jaceylkii Kaliga iGu AHaa

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur Рік тому +19

    Golden voice golden tittle❤️‍🩹🕊

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 Рік тому +3

    Qof wlbe asaga ayaa farxad isi siin karo ma ahan qof kle inuu kasugo farxada 😔😔

  • @abdihakimhussein514
    @abdihakimhussein514 Рік тому +2

    Well done.
    Abdizaki great man from the great city

  • @abwaan.suudiyare
    @abwaan.suudiyare Рік тому +1

    Afnaan zaki legend cod leh weye sanadkiiba hal Hees oo top ah buu keenaa

  • @AliHassan-br8pf
    @AliHassan-br8pf Рік тому +3

    "Weedhaha fogeyntana waaba laygu fanaa".
    Heart touching song

  • @sultanayusuf21
    @sultanayusuf21 Рік тому

    Filan waaga igu dhacay
    Fakiheesi maan arag
    Naxriis qof ii fala fursad baan ku raadshaa

  • @hodanhassan9626
    @hodanhassan9626 Рік тому +6

    Heestan wIhi xalada aan ku jiro ayaay ka hadlay iyo dareen hada aan dareemayo oo ah qofkii aan jecladay oo qalbi jab ii gaystay hada wax aan sameeyo ma garanaayo ee idinku wax talo ah I siiya wll😓💔😭

    • @idiriscabdidiiriye5829
      @idiriscabdidiiriye5829 Рік тому +1

      Garab kaga ma noqda 😓😭😭🙏

    • @hanaismail9505
      @hanaismail9505 Рік тому +3

      Abyo sorry🥹macquul matHay inan wada hadalno.

    • @zuwe1228
      @zuwe1228 Рік тому +1

      Sory wlo mcn ilhy haku qaboshiyl qalpiga ilhy isku xiidhi iiskaga aya waxa kasta ku fuudedi takale waliga ha ku oyin qofka marmaya wayo hadu ku jeclhy ka muu tagan 😪😪 waan ku dareemi kara wayo waqti ayan ku jiray taad imka aad dareemaso 😪😪

    • @sultantatiko2379
      @sultantatiko2379 Рік тому +2

      Abyo Calaf wa cajip wa calemo daaad sida 🥲😘abyo garabkaga ma noqdaaa 👥😍

    • @naslid4742
      @naslid4742 Рік тому

      Iska ilwo wll

  • @hanaanmohmed4796
    @hanaanmohmed4796 Рік тому +5

    Heesteeydii Wn sugye 😢❤

  • @DhulCun-oz5tl
    @DhulCun-oz5tl 9 місяців тому +1

    Heesaha ereyada iyo laxanka nin wada Leeyahay wey ka saamayn badan yihiin heesaha Kale😢❤

  • @CrisaqIbrahim-y3v
    @CrisaqIbrahim-y3v 20 днів тому +1

    Apti keep going❤🎉❤

  • @zhakiipcazkaofficial9985
    @zhakiipcazkaofficial9985 Рік тому +2

    farxad layma siin abid qof la fiiyan ahy
    qof ifur fur noo ifahmaya man arg😢😢

  • @bigays9864
    @bigays9864 Рік тому +16

    Best somali song abdi zaki

    • @nuuraquruxhaaweentubes8107
      @nuuraquruxhaaweentubes8107 Рік тому +1

      ❤❤

    • @djzubeer2018
      @djzubeer2018 Рік тому +1

      Heestan wa qiso aniga igu sabsan wallahi oo xanuun keda le😭😭
      Heestan waxa ay soo baxaday malin tan wayy qofkaan dunida ugu jecla😭 wayo wa malin tay ii sheegtay in la soo donay oo la mehersan dono wlahi sidan noqday aluun ba og wayo qof aad jeclayd marka lugu iraa wala meher saday xanuun inte leegba kaga kulmi karta 😭💞💞😭
      wa malitan ogaday inanu jaceyl jirin wayo qof dhib iyo dheef ba soo wada qadaten hadad waydi xanuun ka xun majirto wllahi noloshu manta ayey iigu xuntay wana ku khasaray qof tan jeclaa 3sano😭😭 wana wayy lkn noloshu wa samir wana usamri dona waxa umalaynaya inay heeztani aniga iga hadlayso wallahi xaqiiqda wayo ma haysto cid dabaan farxad ka helyo wayo xanuun keedan ilaawi doonin wllahi
      xaqiida waxa ay noloshu leday mar xalafo kuwii ugu xumaa manta ku sugana😭😭😭

  • @istaahilmohamut3659
    @istaahilmohamut3659 Рік тому +4

    Naxariis qof ii fala fursadbaan ku raadsha😭👍

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan2362 Рік тому +1

    Cabdi Zaki fannaan la hubo.

  • @fuaadfarxaansamriye1238
    @fuaadfarxaansamriye1238 Рік тому +4

    Keep giong up Abdi zaki

  • @hamzeabdiawga6690
    @hamzeabdiawga6690 Рік тому +2

    Cabdi zaki hore u soco pro

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 Рік тому +1

    Fajac ban la daris ahay hees dareenkeda wadata cabdi zaki fanaan qiimo leh 🥰🙌

  • @alijooker2075
    @alijooker2075 Рік тому

    Laxanka Heestan Waaxa Laga Soo Xadey Heesti Labo Abo Wada Dhalay Iyo Ubad Walaala Ee Xudeydi Hestan Wa Hees Qiimo Leh Abdi Zaki Wa Legend❤️🙏✅

  • @Xasankaafiqoyste
    @Xasankaafiqoyste Рік тому +35

    Kusaliya nabiga scw

  • @najmaizmael
    @najmaizmael Рік тому +2

    Best song 2023
    Hestan waxad moda inay aniga iga hadlyso dareenka gudahayga ku jira😢

  • @kheyrtoh
    @kheyrtoh Рік тому +2

    Ugu danbeyn wuu SOo laabtey fanaankii Codka macanaa🤗🥺

  • @sihamabdi-fi7qr
    @sihamabdi-fi7qr Рік тому

    Abdi Zaki ku soco wll mcn hesahan nosoo badi

  • @ducaysaney-zd3ow
    @ducaysaney-zd3ow Рік тому +1

    Heesta ruunti aniga aya iquusysa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😢😢

  • @hasseyzaid6606
    @hasseyzaid6606 Рік тому +10

    Herat Touching One Abdi Zaki Legend Keep Going ♥️💓⭐

  • @armaankhadar7091
    @armaankhadar7091 Рік тому +4

    Ruux ii fur furano I fahmaayo maan helin 💔😔

  • @shariifabu-qw6vi
    @shariifabu-qw6vi Місяць тому

    Abdi zaki my song forever axyaa ereyo

  • @maxamedsheiqnur
    @maxamedsheiqnur Рік тому +3

    Wll igula sali nabiga scw scw

  • @hamsemustafe5918
    @hamsemustafe5918 Рік тому +2

    Jacaylkaan U fidhi JiraY Faaruq Baan Ka Taagnahay

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 Рік тому +4

    Music abokor khadar the one and only❤🔥

  • @abdinafacozman5663
    @abdinafacozman5663 Рік тому +3

    Abwaanku wuu qalbi hadlay marku heestaan marku Sameynayay inta ila facaygii Frxd bey caweyaan ana film la jilay baan kali fiirsadayo fajac baan la daris ahay 💔🥺

    • @Y3a1
      @Y3a1 Рік тому

      😢

  • @salmanphilipine5068
    @salmanphilipine5068 Рік тому +1

    “Naxariis qof ii fala Fursad baan ku raadsha”😢

  • @sumayosaidmaxamed-pf9br
    @sumayosaidmaxamed-pf9br Рік тому +1

    Heesta ereyadayda wxd bah modaa in aniga laygu tala galay ereyadyda si fican bah modaa in layga shekeenayo aniga bah modaa in ayadoo hees ah in an bah fananta ama abuwanka uso dhiptay 😭😭😭😭😭😭💔💔💔 fil aan ku dirsado 💔😭 layguma filnysiin wedhaha fogaynta wabh lygu fanaa 💔💔😭 runtii waa hes xasuuso badam igalisay aan soo dhafay aanah ilabyan runtiii 😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 Рік тому +1

    Music > Abokor khadar
    Abdi saki 🔥🔥🔥

  • @mohammedshakaar8410
    @mohammedshakaar8410 Рік тому +1

    Inta ila facaygii farxadbay caweeyaan !
    Anna film lajilaybaan keli fiirsadaayoo !
    Fajacbaan la deris ahay !🥺

  • @waryaaaa
    @waryaaaa Рік тому +1

    Ha jclan hees wllo

  • @amfahadmanahil7077
    @amfahadmanahil7077 Рік тому

    Laxankii ilma mooge liiban laba aabo wada dhalay oo midho cusub la galiyay waaye heestan lkn wiilka qadago top waaye codkiisa masha allah ❤

  • @SuhaybOsmaan-eg3hd
    @SuhaybOsmaan-eg3hd 3 місяці тому +1

    Dadawo ani firi wlhi manta oo kaliya ayaa laga tagaya ee maxan sameya isheeeg wlhi wax yar ayaaan isku haya wlhi ciil ayaaa iga haya😮😢

  • @cawiyaahmed3016
    @cawiyaahmed3016 Рік тому +1

    Qof fahami mayee man helina 💔💔💔💔💔😭😭😭😭

  • @ikraanqaali8067
    @ikraanqaali8067 Рік тому +1

    Ruux ifurfuran ifahmayo ima helin hes iga dheh🥺💔🫀🥰 my bro keep going 👋

  • @Maryama4545
    @Maryama4545 Рік тому +1

    Weeraha fogaynta wApa laygu faana 😢🥹💔

  • @mohametyaakhii3378
    @mohametyaakhii3378 Рік тому +3

    Inta ila facii farxad bay caweeyaan ana filin la jiliyba wali fiirsada 😢😢😢

  • @cabdifaarax432
    @cabdifaarax432 Рік тому

    Lkn Waxan Garan waayay sababta heesaha calaacalkaa Aynu Uwada Dareeno Taasi Waxay Cadaynayn U Thy inaan Dhamaanteen Qalbi jabanahay

  • @coldsun5495
    @coldsun5495 Рік тому +1

    Abwaan kadar samawade waa legend

  • @maxamedcabdi7129
    @maxamedcabdi7129 Рік тому +4

    Hda cfimad qabto alhm so qabo🤲

  • @aawwwow905
    @aawwwow905 Рік тому +1

    Naxariis qof ii fala fursad baanku raadsha inta la facagii farxad bay caweeyan fajac ayaan la daris ahay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Рік тому

    Waan dhaageesteey heestaa waa kuu waataaa oooooooooh

  • @faadumokhaliif1826
    @faadumokhaliif1826 Рік тому +1

    Farxad leyma siin Apid💔💔💔😫😫

  • @Dekomohamed58
    @Dekomohamed58 Рік тому +3

    Ilahay qabi ka madoowa qof aan ogahay fiido ma leh 😭

  • @Somali_Lyrics1
    @Somali_Lyrics1 Рік тому

    ABDI ZAKI BEST ONE
    Farxad Layma Siin Abid
    Qof Lafiijiyan Ahay
    Ruux ii Furfurano
    Ifah Maaya Maan Helin
    Waxan Ahay Fogan Arag
    Duni Fiirsaneysoo
    Jacayl kaan Ufidhi Jirey
    Faaruq Baan Ka Taagnahay
    Inta ila Facaygii
    Farxad Bey Caweeyan
    Ana Filin La Jiley Baan
    Wali Fiirsadayo
    Fajac Baan La Daris Ahay
    Ficil Aan ku Diirsado
    Layguma Fileysiin
    Weedhaha Fogaanta
    Waaba Leygu Faana
    Filan Waagan Igu Dhacay
    Faaki Haysi Maan Arag
    Naxariis Qof ii Fala
    Fursad Baan Ku Raadsha
    Wewe 🔥🔥🎤🎻🎧

  • @kinglaash8369
    @kinglaash8369 Рік тому

    Wlhi ambo weli dunidaan ku ma arag ruux si wacan ii fahma hooyo mcn mooye. Alow cimri dheer iyo cibaado suuban kusii. Love you Hooyo 💏

    • @haniumar1111
      @haniumar1111 Рік тому

      hadapad haysatid hooyada oo ku fahmaysa ha isku daalin helitaanka qofkale wll

    • @kinglaash8369
      @kinglaash8369 Рік тому

      @@haniumar1111 haye mahadsanid abayo mcn....Farxad badan kuu rajeynaa.

  • @Abdirahmaanaskar
    @Abdirahmaanaskar Рік тому +1

    Waxan ahy fogaan arag
    Duni fiirsanysoo
    Jacaylkaan ufidhi jiray faruq baan kataagnahy
    Ina la facaygiii farxadbay caweyaan
    Ana filin jajilaan firsanyaa
    Fajacbaan ahay 🧑‍💻👩‍💻👩‍💻

  • @Mustaohe_Cabdi_Official
    @Mustaohe_Cabdi_Official Рік тому +2

    Amazing song aadbay iitaabatay

  • @ismaaciilmaxamuud4696
    @ismaaciilmaxamuud4696 Рік тому +1

    Waqal w studio wax lahubo ugu i maaw 👑❤️♥️waan idin wataa

  • @mohaadde4639
    @mohaadde4639 Рік тому +1

    Waxn aHy fogaaan arg Guni fiirsanYso 🥺 heestaba hintaaaz baa iGa GaDaN😌😳🙌

  • @cabdikariinismaciil3191
    @cabdikariinismaciil3191 Рік тому +1

    Alxm alleh iga soo saray malmihi adka alxm farxad ban la darisahay😁😄

  • @Amalitobbe
    @Amalitobbe Рік тому +2

    Waaa qisadi nolosheyda wlhi bilahi talahi 😭😭😭😭😭😭😭

  • @boqoradashinnida
    @boqoradashinnida Рік тому +1

    Wlhi heestaan Waa Qiso run ah 😭😭

  • @mazlahnur6392
    @mazlahnur6392 Рік тому +2

    inta ila facaygii farxad bay caweyan Ana fili lajilayba Wali fiir sadayoo fajac baan la daris ahay💔😫🥶 24/02/2023😢

  • @taaajir7up77
    @taaajir7up77 Рік тому +2

    Wlhi xaalada heestu ka hadlayso hada ayaan ku suganay waxa dareemi kara Qof wali aan helin Qof jecel
    02/ march/ 2023
    3:55pm🥺💔

  • @caliboojo-sv4ln
    @caliboojo-sv4ln Рік тому +1

    Waan tahriibee soo tahriiba

  • @Abdullahifiigaay
    @Abdullahifiigaay Рік тому

    Abdi Zaki waa fanaan kaamil ah, Lkn Somalidu qabyaalada ka badatay

  • @Kushaano
    @Kushaano Рік тому +1

    Abwaan + Laxamiiste Khadar Samade 🙏🏾

  • @inamaxamuud4339
    @inamaxamuud4339 Рік тому +1

    Farxad layma siin abid qof la fiijiyaan ahy 🥺🥺🥺

  • @abdullahiibrahim775
    @abdullahiibrahim775 Рік тому +3

    Legend is back 💯💯💯💯👌👌👌👌

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj Рік тому +1

    Maan helin😔

  • @apthiqanihlucio
    @apthiqanihlucio Рік тому +1

    𝗥𝘂𝗡 𝗮𝗵𝗮𝗮𝗻𝗧𝗶 𝗪𝗔 𝗛𝗲𝗲𝗭 𝗠𝗶𝗶𝘇𝗮𝗡 𝗟𝗲𝗛🥺