MUNA ADAN | NAF KUU DARAN | HEES XANUUN BADAN | Official Music Video

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • NAFTAYDAAY NAF KUU DARAN
    INAAD NAADISAA WELI
    NACANIMO INAY TAHAY
    NIYADDAADA GARANSII
    ----
    HOBOLLADA DALKA & HAPPY AHMED
    ABDIASKARITUBE - MUQDISHO
    -----
    EREYADA: ABWAAN CABDISHAKUUR AXMED CABDI CAATEEYE,,
    MUSIC: BAARUUD KAAHIYE
    LAXANKA IYO CODKA: MUNA ADAN HASSAN,( MUNA KAALMEEYA )
    FARSAMADA: KABACADDE
    SOOSAARISTA: ABDIASKARITUBE
    =================
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms
    www.youtube.com/ @ABDI ASKARI TUBE
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    TikTok: / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

КОМЕНТАРІ • 86

  • @ayaanabdirahman5338
    @ayaanabdirahman5338 Рік тому +10

    Habo muna😢uma qalntid fanka illhy haka madobeyo😭

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o Рік тому +10

    Masha allah sida ay u asdurantahay wallo quruxey fanka iska daa illahay wax ka khayr badan haku sahlo

  • @qfg1798
    @qfg1798 Рік тому +10

    Nidarkii haduu go'aY
    Naxdin iguma reebine
    Adiguna nasiibkaa
    Anigana nin Raggi badan💔😭
    Rabi dacwatanaa heestuba halkaasbaY u DhimataY👋💔❤20/05/2023 habeen axad so galaYso😭😭😭😭😭

  • @MaryanSharifabdullahi-vw5us
    @MaryanSharifabdullahi-vw5us Рік тому +13

    From Gabar Asharaaf ah, Codka walaashey Muna Sharif Adan❤😢
    Nidarkii Hadduu go'ay
    naxdin iguma reebine
    Adiguna nasiibkaa
    Anigana nin ragi badan...❤😢

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Рік тому +3

    Princess istaahil way yabantahay wlhi 😢😢
    Adiguna nasiibka
    Anaga nin ragi badan

  • @bogaayeofficialtube4233
    @bogaayeofficialtube4233 Рік тому +1

    Axsan axsan axsan al abwaane al mucalimo cabdishakur axmed cabdi caateeye waa ninkan sugaantiisa ama erayadiisu miisankay iyo culayskay leeyihin iyo farshaxanimadiisa aan la tacajabo hadana waa nin qunyar socod ah oo aan inta badan fanka lagu dhex arag
    Si xushmad leh ayaan u salamaya macalinka fanaanadanina wlhi waa cajiib hore uma arag macaa laxamka iyadaa sidan arko leh

    • @cabdishakuuraxmed5483
      @cabdishakuuraxmed5483 Рік тому

      Abwaan qiimo badan walaalkay Baashe Xuseen Maxamuud (Bogaaye) cisi iyo maamuus ku waar walaalkayoow.

  • @hanaahmed8557
    @hanaahmed8557 Рік тому +1

    Muna sharif aden ni❤

  • @Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy
    @Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy Рік тому +1

    Woooooow 💯 fananad sharaf qurux edaab baayo macaan noloow wanagsan ilahay haka baryaya amiiin😢😢😢😢

  • @ubahmoahmed5620
    @ubahmoahmed5620 Рік тому +1

    Nidarki Hadu Go'ay
    Naxdin Iguma Rebine
    Adiguna Nasibka
    Anigana Nin Ragi Bdn🥺💔🥺
    Emotional Song 😫🎧

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio 10 місяців тому +1

    Inantaan abtiga u ahay maasha allaah Gx 36 baa dhalay

  • @dr.sharu027
    @dr.sharu027 Рік тому +2

    Aqlaq,qurux,qimo,wanag iyo sharaf horey usoco walal qali ........weligaaa xajib naaaw

  • @IfraaxCaliwarsame-jl6ii
    @IfraaxCaliwarsame-jl6ii Рік тому +3

    Hestan ane igahadlosa 2022 8 9 wlhi mailobo ilahow i ilowsi amin yarabi😢😢😭😭😭😢😢

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 Рік тому +2

    Naftayday. Naf ku daran iNad radisa❤

  • @najmoqaliif7736
    @najmoqaliif7736 Рік тому

    wlhi hesta sameyn bey igu le dahay codkaga allah ku barakeyo abyo❤️😢

  • @wariyejaceylow4273
    @wariyejaceylow4273 Рік тому +1

    Walaahi waan ilmeeyay xaqiiqdii

  • @fatoumadeymanlareine2331
    @fatoumadeymanlareine2331 Рік тому

    Mashalla gabad Asturaan sa pe touche wlhi inshallah kheir hbti

  • @Mohamed-M-M
    @Mohamed-M-M 10 місяців тому

    Doqonbaa gabadh ka oohiya, Hore u soco wllo turunturooyinka noloshu waa wadada guusha.

  • @canablifestyle58
    @canablifestyle58 Рік тому

    Ax qalbiga 😭😭😭qisadaan iyo mida igu dhacday wey isleeyihiin walhi

  • @faatuumoha9484
    @faatuumoha9484 Рік тому

    M.allah gabadhani Azturnaan Qurux io Codba Alle waa ugu deeqay❤❤

  • @xaragodheyman5226
    @xaragodheyman5226 Рік тому

    Heestan manta dhan radinaye 😭😭

  • @Redz63
    @Redz63 Рік тому +1

    😭😭😓😰tollow ma anigey iha hadlesa 😓😓😓😭

  • @maryamocabdi2551
    @maryamocabdi2551 Рік тому +2

    M.a gebedha cod wey heysa weyna asturan thy lkin heesaha alaha ka madoweyo wax fiican mahane

  • @kalsoonidiiluntey4526
    @kalsoonidiiluntey4526 Рік тому +4

    Alla muxuu qalbigu na ciilay 😢 😥😥😭:🥺🥺Ka badan boqolkiiba boqol
    Dhibtuu caashaqu i baday.🥺😭

    • @ismahanita4
      @ismahanita4 Рік тому

      Wlhi waligey hees uma oyin lkn tano kala igu dhacday 😭😭😭😭😭😭

    • @kalsoonidiiluntey4526
      @kalsoonidiiluntey4526 Рік тому

      @@ismahanita4 😭💔

    • @kalsoonidiiluntey4526
      @kalsoonidiiluntey4526 Рік тому +1

      @@ismahanita4 Xanunka qalbigu wax la xamilikaro maha 😥😥😭::Dadba jira ruuxdoodu nooshahay balse niyad ahaan dhintay🥺😢💔😔😒

  • @munaadan5122
    @munaadan5122 Рік тому +8

    Heestani waa hees dhab ah run beeyna u dhacday sheekada💔😰😭

  • @user-js1er7bx6t
    @user-js1er7bx6t 9 днів тому

    Qisadu miyadey kudhacday

  • @MariaMaria-cu9lu
    @MariaMaria-cu9lu Рік тому

    Masha Allah wlhi waa gabar karti iyo asturnaan isku darsatay

  • @mustafeismail8244
    @mustafeismail8244 Рік тому

    Inantaasi wlhi way dareen heestay

  • @nashadhajji915
    @nashadhajji915 10 місяців тому +1

    Heesta😢

  • @Abwaan-Abdirahman-Wadani-143.
    @Abwaan-Abdirahman-Wadani-143. Рік тому +2

    Cod Cajiib ah iyo ereyo Go,aan qaadasho leh Muna Aadan Hore usoco walaashay.

  • @hoodobilan8629
    @hoodobilan8629 Рік тому +3

    Muna sharif wllhy wa gabdh samir badan mudo aynu jar ahayn sorry wllo waxa lagugu sameeyay umad qalmayn wllhy hada aya gabdhadii weyneyd arkayay 😢😢😢

    • @munaadan5122
      @munaadan5122 Рік тому

      Dhib malahan wall, hada sheeko ismu badaleen wax kasta..

  • @ccasiissiciid8588
    @ccasiissiciid8588 Рік тому

    Wwwwww muno abayo welcome ayan ku lenahy codka mcn

  • @fadumohassan4486
    @fadumohassan4486 Рік тому +1

    Gabadhan indho wadad bayledahe maxay waxan kufashay

  • @ayaancarab4839
    @ayaancarab4839 Рік тому

    Ax way oyday gabdhu 🥺

  • @nawaalkaaba531
    @nawaalkaaba531 Рік тому

    😭😭😭caashaqu nitaaqiyo naxli Kuma Samaade that's true

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 6 місяців тому

    Heestan Waxan Ku Soo Arkay Tiktok Waa Qiiro 😭

  • @kiinabdinoor9777
    @kiinabdinoor9777 Рік тому +3

    Asturanan+cod m.a abyo mcn illah fanka hka madobeyo uma qalantid runtii gabadh dhowrsan batahy

  • @sabaxsadri4450
    @sabaxsadri4450 Рік тому

    Muna aadan fananad cod mcn qisa dhaba oxanun badan😢

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 Рік тому

    Wow cadee mahaa 👌

  • @mahattawane1170
    @mahattawane1170 Рік тому

    Wlh gabadan calosha Bay kadalii hayasa waa hes darin leh

  • @kafia252
    @kafia252 Рік тому

    Maraxaas waan aqaana dhib kaas geestay alaha yaa chicken naag u qaaday😢

  • @nuuryare7506
    @nuuryare7506 Рік тому

    Ax maxaay qalbigaga kahaday heestan😭😭😭

  • @abdiaziizali7564
    @abdiaziizali7564 Рік тому

    Gabadha asturanaan iyo qurux isku darsaty cjb

  • @maxamedali8953
    @maxamedali8953 Рік тому

    www qoftan codbaku dhamadee

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 Рік тому

    Ax ax ala gabadhu waay oydi wlhi 😢😢😢

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 Рік тому +1

    Wow Codka wa M.a Muna Adan runti Gabadhaan wa fanaan diyaarsan huno hor u soco

  • @DeeqoCalicosoble-rb7uq
    @DeeqoCalicosoble-rb7uq Рік тому

    aduunyadu wa daruus

  • @fartunali6813
    @fartunali6813 Рік тому

    Heestan wa hees dareen xambaarsan ia ruxid iyo ciyaar logumq talagalin istaahil wee fahantay ciyaarta wa joojisay

  • @xabiibocabdulahi5431
    @xabiibocabdulahi5431 Рік тому

    Hablaha muqdishe asturn

  • @engmataan1326
    @engmataan1326 Рік тому

    Woow caadi maaha

  • @user-jn6wb2pj8s
    @user-jn6wb2pj8s Рік тому

    Yaaa wuuduud❤codka

  • @user-jn6wb2pj8s
    @user-jn6wb2pj8s Рік тому

    Yaaa wudud❤d❤cd dkka

  • @sunta1294
    @sunta1294 Рік тому

    Waa hees qalbi ka hadel sorry muna aadan sis 🥰🥰🥰

  • @jawahircawale7519
    @jawahircawale7519 Рік тому

    Wow Asturnan

  • @farxiyaismail4699
    @farxiyaismail4699 4 місяці тому

    Ax yaa hees TikTok ka soo raacay😢

  • @Abdiaden827
    @Abdiaden827 Рік тому

    Heez iyo baar

  • @idiristempo6561
    @idiristempo6561 Рік тому

    Waaaaw masha alh my favourite fananad 👏👏👏🙏🏼🌷💯👌🏆 horey u soco

  • @subeerjaamacmohamud801
    @subeerjaamacmohamud801 Рік тому

    Asc waxay ilatay inantan nin xun aya helay hiyigeedii jebiyay

  • @MushtaaqCabdishakuur-jn1ny
    @MushtaaqCabdishakuur-jn1ny Рік тому +2

    Inta Tiko ku so argathy 😂

  • @tahar12
    @tahar12 Рік тому +1

    Xaga viewska kanaalkan aad buu hoos ugu dhacay

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 Рік тому +1

    Gabada maxay uso qaldan malmo kadibna ayado waxano dan turtay u qawan aya la arki duna

  • @leilanoor9617
    @leilanoor9617 Рік тому

    Quruh iyo astornan wah walibo wey udantahay walahesa balse wala astornada halkas kagahay abayo darkanah hatorin waiga cotsi

  • @izzeali5475
    @izzeali5475 Рік тому +2

    Let is see it

  • @fadumahassan6048
    @fadumahassan6048 Рік тому

    Hestaan wan sugayay mahad sanid inaad nosodayso

  • @nimcomuxumed5475
    @nimcomuxumed5475 Рік тому +1

    💔💔💘😭😭😭

  • @Degaliah
    @Degaliah Рік тому +1

    Princess istahil maxaa kaakhaldan 😂😂😂 inanata maxaa ugu camiri wayday waamaxay sidi badowda u eektee

    • @xaawokiin3852
      @xaawokiin3852 Рік тому

      Wey la qirotay ciyarta xita wa ti daysay

    • @Degaliah
      @Degaliah Рік тому

      @@xaawokiin3852 wan ogahay sister laakin intabadan marku fanaanku stage ka ku ooyo si ilbaxnimo ah ayaa lona amusiiya ciyaartana loosiwada. 😂😂😂 waxay ixasuusiay Barwaqo qalnjo baragay stage ku ooyday soday ugbaad aragsan u eegaysay hahhaa

  • @bisharoomargedi6209
    @bisharoomargedi6209 Рік тому

    Been ma aadan shegin niman rag ayaa ka badan

  • @mahamedyare818
    @mahamedyare818 Рік тому

    😭😭😭💔💔

  • @user-qg5yz4fk2z
    @user-qg5yz4fk2z Рік тому

    Ninja 😂 galangal dheraa Madagascar ka salacaayo gabadha😂

  • @lakibisad8506
    @lakibisad8506 Рік тому +1

    Xxxxxxx walahay wan illmeya

  • @az6475
    @az6475 Рік тому

    Boring song.