IDIL BARKHAD & HEES XANUUN BADAN | XAJIN MAAYO GUURKAN 2017 'QISO DHAB AH' ( OFFICIAL VIDEO 4K )

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 332

  • @asadaden
    @asadaden 7 років тому +105

    Muqaalka 10/10
    Editing 10/10
    Midaha 9/10
    Music 8/10
    Codka 10/10

  • @qalbinuuraosmaan4132
    @qalbinuuraosmaan4132 4 роки тому +22

    Waxaan soo xasuustay mar aan xabsi ku jiray mantana free ayaan ahay alxm illahygii xabsigisa iga soo saaray🤲

  • @mushtaaqqurux5311
    @mushtaaqqurux5311 3 роки тому +22

    heestan manta aan dhageysanayo wlhi si aad ah ayey ii taaabaneysa illahey faraj kheyr qaba ha iga furo kan nin ima noqonaye🤲🏻😥

  • @ShukriAbdirahmaanAfjar
    @ShukriAbdirahmaanAfjar 4 роки тому +38

    😂 Aniga wa iska jeclahay heestan xaaji Wanagsan ilahay ba isiiyay MashaAllah

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 7 років тому +17

    Queen idil cadey sister eshcala cod macan feeys shidan Atariishada reer boorama 😍😍😍😍

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 7 років тому +319

    Idil GeeesiyaD Anigu Waa Soo Dhaweenayaaa Wixiii Karbaaazha Gabadhii Ila TaageeerzaN Like 😂😂😂😂😂

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому +6

      Mustaphe Ahmed Hiirad mahadsanid wallkey cade
      Dumarka waa maskiimo aboodoodana wey liidataa marka adinka samra rabiyaa rag idiin ka dhigee

    • @mustapheahmedhirad113
      @mustapheahmedhirad113 7 років тому +4

      Asmo Curada cida Hmmmmm Lkn Deeee Idinkuna Nala Zaaayira Wlley Annnaba Waaan Idiiin Diiir Naxnaaaaye My Favorite Dumar WaaayeH😍😍😍

    • @ciyaalyooyoowalalkood423
      @ciyaalyooyoowalalkood423 7 років тому

      Mustaphe Ahmed Hiirad kkkk

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому +3

      Mustaphe Ahmed Hiirad dushaan idiin ku sidaa kulligiinbo wallkey cade
      Halmidna madaxaan saaranlahaay kan iguursado insha allaah.illeyn ciiltiri waaye baahi tiri 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😁😁😁😁😁
      Mahadsanid wallkey cade

    • @mustapheahmedhirad113
      @mustapheahmedhirad113 7 років тому +1

      Asmo Curada cida Hmmmmmmm Kal Iyo Laaaab Hmmmm Kaaaz Madaxa Eeen Eeen Aaan Izuzooo Sharexeeeee Wlley😂😂😂😂😂😂

  • @kaahanuura6261
    @kaahanuura6261 7 років тому +49

    ragu ma wada xumeee ilahw nacas iyo ninxun ban ka magan galay

  • @faizaabdirahman2391
    @faizaabdirahman2391 6 років тому +11

    Idil barkhad 💕 masha Allah ❤ abaayo macto 😍 qurux dumar Idil barkhad ❤👉 boqorda codka 💞

  • @zirmukhtarmohamed2716
    @zirmukhtarmohamed2716 7 років тому +7

    boqoraada jilka cusub inaay tahy ana ogson plz somaali mohamed naga hagaajiya oo so sheega cid la xabeeeba iidil qurux wanag
    inta idil so dhayasa likta ma laydika ibinaaa naga hagajiyaa dee
    ??

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 7 років тому +10

    abwaanada erayada leh kowsar aad iyo aad Bey u mahadsan tahay

  • @amaalqueenahmed937
    @amaalqueenahmed937 7 років тому +6

    maash Allah waxad moda heestan iney qalbi qof iney ka hadleso koley waxan leyahay ciska 😙😙😙

  • @qaliyeyabdinor948
    @qaliyeyabdinor948 6 років тому +3

    abdishakur mahdsanid walalo masha llah raga adigo kale ayaku jiro nolow huno macn

  • @muniraquruxchanel5765
    @muniraquruxchanel5765 5 років тому +6

    Waa sidaas Qaali guurka xabsi maaha nimanka Qaar wlh maxa ku baray kaa imaneyso guurka warkiisaba daaye
    Gabadha hadey guursadan caruurna Allah siiyo waxeey ula dhaqmayan sida booyaas ilma laga dhalo farxad jaceel naxariis iyo ixtiraam maleh intana Nolosha lamaanaha ayeey maceeysaa 😥😥😥😥😥😥😥

  • @queenaisha7956
    @queenaisha7956 7 років тому +11

    codka idil barqad run ahaanti dareen ayuu igaliyaa nolow mcntoh

  • @lakimohamed6098
    @lakimohamed6098 7 років тому +4

    xaranbay igatay
    xabsi inaan galoo
    xaas kuu noqdee
    xurmo hayga zugin
    😘IDil barkhad allh HAKU shrafo wllo really song

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 7 років тому +34

    Heestan gabdho badan ayay ka hadle oo la xumeyay

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому

      Abshir mohamed 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 7 років тому

      Asma curada cida jacelka sanadkaan qayaano socoto waye
      hadii aad mid ku jacel hesho ilahey bari runtii

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому +1

      Abshir mohamed wan heystaa
      Waliba markaa xanuunsado ila xanunsado asigoo dalkale iga joogo waliba
      Jaceylku waa dareen hadii lakala maqan yhy xitaa qarsoomi karin
      Wan heystaa wiil ijecel ilaahey ha iideysto

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 7 років тому

      Asma Curada Cida. wan ku faraxsanahy ina heysato
      qof ku jacel hadna ku dareemi kara wana ku hambalyeeyna
      lkin dadka isku mid ma,ahan manta hada ladantahay qofa
      dhib ku jirta iyo marka jacelka wa wax runtii layaab ah

    • @DeeQa04
      @DeeQa04 6 років тому

      Abshir mohamed
      In ani lai sameyay ayaad mooda thanks idil

  • @abdirahmanmuhumed4490
    @abdirahmanmuhumed4490 6 років тому +8

    Hadii dumarku ay ragga karbaashi lahaayeen rag badan ayaa waxqabsan lahaa oo nin ragga noqon lahaa dumar badana lama fureen 🙈🙈🙈 😈 💪💪💪

  • @abdihakimjoseph1867
    @abdihakimjoseph1867 7 років тому +21

    musican wuxuu aad ugu ekaaday heestii khadra silimoo ee xorbay noloshu kuu tahay siiba bilowga khaafiyadana waa isku xaraf

  • @hindamahad2819
    @hindamahad2819 7 років тому +13

    woooooooooow wllshy idil wan ku xisay no klay

  • @hiboibrahimabdi4085
    @hiboibrahimabdi4085 7 років тому +7

    Mzha Allh qaali dumar farxad aan dhamanyn daayin kugu deeq 😍 😍 😍 😍 😍 😍

  • @juwariyaqueen1948
    @juwariyaqueen1948 6 років тому +1

    waaaaaaa man sha Allah mar.ka.bore waxaan salaamaya fanaanada idiil mar ka xiigtanah waa.hees fiican o wanaagsan ruunti wan jeceladay heestan iyadah o hablaha way ku wayntahay ruunti ku waa ayaa sidaaso.kale aysomartay e raagow.sidaasi cadaalad mahaa e sidaasinah raaganimo mahaa wayo ninja raaganimo leg masameyo sidaan o kale

  • @fatimaabadi7516
    @fatimaabadi7516 6 років тому +7

    Idil barkhad nsb tahy aad kujeclhy kuna tageera sister

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 5 років тому +5

    Xili ay iga hadleysey baa jirtay 2016/5/17 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 markan xasuusto wan oyaaa 😢😢😢 the best songs 💔😢😢👍

  • @abdiali9010
    @abdiali9010 7 років тому +22

    Ax ax dumar wa masakiin wlhi ciil in labado ma istaahilaan doqon damac badan len fahmeen

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 роки тому +2

    Mashalaa walal macaan heestaan waa waxajira laakiin hooyooyin kama tagikarno caruuta

  • @munirhaddadi2519
    @munirhaddadi2519 7 років тому +6

    waa hees mudan inay dhegystan Dadka dhiban eee la dhibateeyay xaqiiq

  • @najiibdawlo904
    @najiibdawlo904 7 років тому +6

    waan ku taa geeraa idil barkhad long life

  • @amirajeelle4497
    @amirajeelle4497 7 років тому +29

    Wllhi xiligi layqabi jiray ban soxasustay alaa xurnimadu wacana nimankena badankod gurkoda waa xabsii iyo xaqada kasabar bal kawaran

    • @kamalmohamed3319
      @kamalmohamed3319 7 років тому +3

      Amira Jeelle walaal xabsi maxaa kadhigay. Dadka quman ee isjecel nolosha way u mcaantahay

    • @amirajeelle4497
      @amirajeelle4497 7 років тому +2

      kamal mohamed Haa marka dacad lesu yahay lee so maha marku macan leyahy jacelka marku hal dhinac yahay waa xabsii

    • @kamalmohamed3319
      @kamalmohamed3319 7 років тому +1

      Amira Jeelle aad iyo aad walaal.

    • @amirajeelle4497
      @amirajeelle4497 7 років тому +1

      kamal mohamed hade kudadal hee dumarka waa hebad rabi qofkii hela marwo wanagsan

    • @kamalmohamed3319
      @kamalmohamed3319 7 років тому +1

      Amira Jeelle sideedaba amira contectskeeda waa inaan helaa horta. Waa sidaad sheegty gacaliso wanaagsan ninki helaa waa janno

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 7 років тому +8

    always powerful. idil you are amazing. just love you.
    god bless you

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 6 років тому +6

    Qurux iyo badh, Idil barkhad🏆💟🎉

  • @salmosimon3854
    @salmosimon3854 6 років тому +10

    Heestan whi aaney ika hdlee 😭😭😭😭

  • @fazkirtube1329
    @fazkirtube1329 6 років тому +7

    I love everything about you....swagy,voice...MashaAllah n most important her passionate for the song.....mwaaah

  • @salmafaysal6139
    @salmafaysal6139 4 роки тому +3

    Yaaa dawanaya 2020 idil barkhad💋🔥

  • @sukiyusuf7103
    @sukiyusuf7103 7 років тому +25

    idil barakhad how much I love you i really love your song and your action your are the best song

  • @sacdiyosirilanka4755
    @sacdiyosirilanka4755 3 роки тому

    In uu abwaanka sameyay anigana ii sameyay kadibna uu fanaanadeena weyn Rabi ha no dayee uu igu dhiipay

  • @duniacadaan7700
    @duniacadaan7700 7 років тому +5

    Wan kahelay heeesta macn😍💝💓💋

  • @omarabdirashid5130
    @omarabdirashid5130 7 років тому +6

    quruxi gabadhaan wlhi waa kugoobatay

  • @liibaanalcadala8033
    @liibaanalcadala8033 7 років тому +21

    heestan waxay exclusive u tahay garoobada faraxyasha nagaha fura mooshin aya la idinka keenay gabdhaha u naxariista

    • @hassanmohamed-ob3tw
      @hassanmohamed-ob3tw 7 років тому +7

      Asc abyo marka hore is astur marka dambe allah ku abuurdey o quruxdan ku siyey ka cabso o maalinta qayaamo o ad so hor istaageysid walhi kuwan ku sacaba tumayo maalinta jahanamo kama bad baadinayan abyo idle alle haku so hanunsho

    • @rashidugas7049
      @rashidugas7049 7 років тому +2

      hassan mohamed waleee waxba ka dhacay

    • @sacdiyacali424
      @sacdiyacali424 7 років тому

      barbo

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 років тому

      Kkkkkkkkk runtaa ka hadashay wlhi
      Mahadsanid aboowe

    • @sabaadmaxmad3637
      @sabaadmaxmad3637 6 років тому

      Asma Curada cida
      Saax
      Haa

  • @idilbarkhadomar
    @idilbarkhadomar 5 років тому +2

    thanks a lot walkay ustaad abdi askari wall igu qaliya

  • @masudhassanali1814
    @masudhassanali1814 7 років тому +1

    waaaaw alla wacanaa muuqaalkani Idil Barkhad my fanaanada aan aadka utaageero

  • @muxiyadiinfurre7296
    @muxiyadiinfurre7296 6 років тому +2

    Mashaa allaaah marwo Idil Barkhad allaha kudhawro wad codmacanthy

  • @Waarufmedia188
    @Waarufmedia188 7 років тому +5

    masha allah boqoraad codka ruunti hamplayo

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 7 років тому +2

    Baggee uba bogay bal dee barkhad
    Billaahidey codkeeda waan u boggee
    Boqor Suldanmuuse idin yidhi.

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 5 років тому +3

    Ayyyy mansha allah Quruxbdn

  • @shugriibrahim7628
    @shugriibrahim7628 7 років тому +2

    Ishaa katuurte idil raga qaarkii wax xaas loonoqdo ma istihilaan

    • @ahmedmahfoud3471
      @ahmedmahfoud3471 3 роки тому

      Ragow gabdhaha ha la xafido oo ha la dar yeelo waa laf dhabartayna iyo waa boqorada awlaadayna waa raxadayna han taaqada ha ka ilaalino ragow
      Ducada igu so dira xaaski afraad iyaan dhisaya taarikhada waxan ka racaa wakhtigi aan aroosay xaaskayga kowaad oo ahayd bishi 10/15/2012 Alxamdulilah awlaad ilaahay iya mahad leh igu deeqay awlaad baari ah iyo xaasas wanaagsan oo i adeeca xaaska afraadna waxan aroosi 15/10/2012 IN SHA ALLAH

  • @fahimahinda1924
    @fahimahinda1924 6 років тому +6

    Walahay heestan markan dhagaysto waan iska qirooda waxaad mooda aniga inay iga hadlayso ilahow raga soomaaliyeed xagan ka mudnayn garansii 😒😒😒😒

  • @WiilkaRiyada-em8jv
    @WiilkaRiyada-em8jv Рік тому

    Legend abdi askari tube wan kusalame sxb

  • @farxiyaaadam706
    @farxiyaaadam706 6 років тому +3

    muuqaalka
    100%
    codkaH
    100%
    laxanka
    100%
    midhaha
    100%
    editing
    100%

  • @عبادي-ف6غ
    @عبادي-ف6غ 6 років тому +4

    Viva idil 👆😁caadi maaha inaba

  • @somaloahmed2727
    @somaloahmed2727 7 років тому +12

    Codka 100%
    Muqalka 100%
    Music 85%
    Miraha 75%
    Editing 100%
    Quruxda 0.7x143

  • @muunacadey2070
    @muunacadey2070 7 років тому +1

    my Apayo idil boqorada codka an kufano,in ay ani laygutalagalay hestan mamodaa

  • @shakaaldepana3033
    @shakaaldepana3033 7 років тому +5

    idil waku ogolahay ina adeereey 🙋🙋🙋

  • @fahmanur9228
    @fahmanur9228 4 роки тому +1

    Xajinmaayo gurkaan xaqeygii lunshee isha caala hees 👍

  • @abdiazizmohamud9247
    @abdiazizmohamud9247 7 років тому +4

    Idil i really loph her songs......mashaAllh acomplete fananad

  • @qaalidmr4976
    @qaalidmr4976 5 років тому +3

    Bqorda styleka hees ani la iso qaaday wraa xaraam beey ka tahay xabsi inaaa galoo xaas ku noqdeee😂😂😂

  • @nuredinahmed7041
    @nuredinahmed7041 5 років тому +5

    Idil is so cute and lovely song what the voice masha Allah

  • @abdisalam7849
    @abdisalam7849 4 роки тому

    Idil Waxaan kuu taageera indha la aan fadlan ila soo hadal plz

  • @IdilAxmed-mc7xj
    @IdilAxmed-mc7xj 3 місяці тому

    😢😢😢Xasuus Ruuntii waxa Hestaan Gaaran Karata Gapadh Guur Cidhidhya soo martay waxan qalbiga ku Dhayan jirayi iila mudu Hal Sana Kadiip Alle Duucaydii waa iiwaday Oo Warqadaydii Wan ka qatay 😢

  • @mohamedfarah1262
    @mohamedfarah1262 4 роки тому

    Idil barqaaad waaa gabar toolmooon alena ku maneeystay ataaanta quruxda sxbkeey
    Sekeriye
    Kubcuye xaskiisi
    Hore ineeey itahay yaaaan ka war heeyn
    Mustiga 1000
    Laxanka 1000
    Ereydaa 1000
    Mustiga 1000
    Mirahaa 1000
    Codkaa 1000
    Inantaa 1000
    Dubsta 1000

  • @MohamedSaid-km5ry
    @MohamedSaid-km5ry 7 років тому +4

    i am proud of you live long tym sis 😊

  • @jeeswaano1666
    @jeeswaano1666 5 років тому +3

    DHALINYARADEENOW CARUURTII SOMAALI YEEDOW HEEDHE MADHOW YAALOW GURYAHA AAD UUN DHISAY SAAN HADANA AAD DUMINEEYSAAN WAA ANSHAX XUMO EE JOOJIYA

  • @mozatabdi
    @mozatabdi 7 років тому +2

    Codka 99/99
    Muuqaalka waa iska caadi

  • @KHALED-zj6jh
    @KHALED-zj6jh 7 років тому +3

    fanaanda codka dahabiga ah leh

  • @safiyoali1470
    @safiyoali1470 7 років тому +3

    Waa hees an inaba caadi ahyn

    • @rahmagreen7093
      @rahmagreen7093 6 років тому

      safiyo ali vjsgovjvyvfsugkkkkkkkknbg

  • @amranibrow9348
    @amranibrow9348 5 років тому +1

    Woooooooow boqortoyo idil

  • @faaizaahmed4955
    @faaizaahmed4955 7 років тому +4

    luuuuul idil inolow

  • @ugaasyare5528
    @ugaasyare5528 6 років тому +2

    idil barqad heestaan waa shidanthy

  • @AyaanAragsan-zw7jh
    @AyaanAragsan-zw7jh 6 місяців тому

    Waaan ku haystaaa

  • @fatumaawale3948
    @fatumaawale3948 5 років тому +1

    Wahatsanit idiil barkadlee huno sasas kusoco

  • @dekaally4350
    @dekaally4350 6 років тому +2

    😧😧😧xajin maaye guurkan
    Xaqeygi lushe
    Xaran beey ka tahay
    Xabsi inan galoon
    Xaas kuu noqde

  • @BurceaBurcea
    @BurceaBurcea 6 років тому +2

    Mashallah huno qaaali

  • @bashiirdhagool6976
    @bashiirdhagool6976 Рік тому +1

    Wlhi aney iga hdle ano hda la jogo oo adunka ujcl aw markow arko ina udhima aw balyo iska dhiga😡😡💏💏

  • @haliomar1128
    @haliomar1128 5 років тому +2

    Heston si qaas ayey ii tabanee😭😭😭😭😭😭😭

  • @shaymashipan6958
    @shaymashipan6958 7 років тому

    Xaraan bay ka thy xabzi inn galo xaaz kuu noqo dee💔💋nzp idil.barkhd

  • @qaliyeyabdinor948
    @qaliyeyabdinor948 6 років тому +1

    safiyo Abdulahi abayo wa runtata nimanka sandkan waa intixam iska sabar abayo waa balyo an u bahanahy sen yelena hee albo

  • @safaaabdalla5456
    @safaaabdalla5456 6 років тому +2

    nagtan codkeda flop waa anaba kaleh wllhi xabeb socota aaaa

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 6 років тому +2

    horta idil barqad Norway aye jogta mxay ku fasha background photoshop ah

  • @fazkirtube1329
    @fazkirtube1329 6 років тому +8

    I CNT STOP LISTEN TO DIS SONG EVRYDAY

  • @fadumocawad1769
    @fadumocawad1769 5 років тому +2

    Hees shidn😍

  • @munaahmedmunaahmed7593
    @munaahmedmunaahmed7593 7 років тому +1

    HaLyEeyad jirTa Idil BarkHad fCnaan LaHaydaa anOo HayzTa Inan Codkaaga Oo kaLe LeH Oo Mar kazTa IiQaada HeezaHaaga really wn ku TaagaeerzanaHay

  • @abokoorfaarax2847
    @abokoorfaarax2847 7 років тому +1

    xaran bay katahay
    xabsi inaan galoo xaas ku noqdee (so bey)halkii ugu danbaysay

    • @liibaanmohamed1193
      @liibaanmohamed1193 6 років тому

      wlhi idil barqad isku tariqa nhy hesaheda aney igawada hadlayn

  • @farhiyofarah4936
    @farhiyofarah4936 7 років тому +3

    Ibrahim shakul Mel walbo comment makabixisa hes walbo wanyabe Mel walbo wad iga horaysa

    • @shamsaibrahim2515
      @shamsaibrahim2515 7 років тому +1

      Farhiyo Farah sharuk yare you tube ayuu ku xiran yahay walahi anigaba weel walba waan arkaa comentigiisa lakiin waxaan is lahaa waa niyadada lakiin manta Ayaan ugaday

  • @aminadjibouti2623
    @aminadjibouti2623 6 років тому +3

    كلمات اغنيه كبيرة ما في احسن حريه

  • @anisomaxamed9348
    @anisomaxamed9348 4 роки тому +1

    Wlhi heestan aniga ayay iga hadlaysa idil mahad sanid

  • @simancadeeyhussein3476
    @simancadeeyhussein3476 3 роки тому

    Heeta 2021 yaa dhagestay

  • @shamsashacni3568
    @shamsashacni3568 2 роки тому

    Idil barkhad 💜💖💕 17/5/ 18 maalin kaas ii aha 😍😍

  • @xaliimocadeey6156
    @xaliimocadeey6156 3 роки тому

    Inti 2021 dhageysaneyso like ku qabto💎

  • @filsankhan472
    @filsankhan472 7 років тому +12

    My Queen idil barkhad xaaji qayre nice song ❤❤❤❤❤👈

    • @aishaahmed9370
      @aishaahmed9370 7 років тому +1

      gabadha Jecel wiil mareexaan iyana ah majerten kkkkkkkkkkk walhi Magacaga Waa funny wuu iga gadanyanay

    • @farxanhassan1772
      @farxanhassan1772 7 років тому

      Kifaax Ali

    • @qaaliqalanjo5279
      @qaaliqalanjo5279 6 років тому +1

      Xaaran bekathy inaa xabsi inaan galo xaaakunoqde waaah waah nice nimanka qaar saasa logala

    • @nastehabdi4267
      @nastehabdi4267 6 років тому

      gabadha Jecel wiil mareexaan iyana ah majerten v

    • @nastehabdi4267
      @nastehabdi4267 6 років тому

      k

  • @omarawil2104
    @omarawil2104 3 роки тому

    Waa runteed ragow gabdhaha yaan la ciilciilin war idinkana gabdhiw raggiina u dhaga nuglaada

  • @qamztube1675
    @qamztube1675 6 років тому +1

    Manshallah idilley

  • @mohamedali-dl7kn
    @mohamedali-dl7kn 5 років тому +1

    Waxa layaabay nag kasta waxay kuhaysa heestan anay iga hadlee war side wax u wadaan😃😂😃😂

  • @fardowsaifkaa3161
    @fardowsaifkaa3161 7 років тому +1

    heestan in ani la igu talo galay aabo u malesa

  • @mawaahibmawliid3983
    @mawaahibmawliid3983 10 місяців тому

    Heesta itaabaty😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @cabdixaajimohamed1625
    @cabdixaajimohamed1625 7 років тому

    ina adeer idil barkhad noloow in badan

  • @saraomar8633
    @saraomar8633 3 роки тому

    Walah heestan aniga ayaay iga hadlasaa.

  • @omaradan8062
    @omaradan8062 6 років тому +2

    Thanks Nice sound song

  • @saidkamaal709
    @saidkamaal709 7 років тому +4

    So true...I've seen so many Sister who are captives for the so called Ninkoda....

  • @sharmakegole78
    @sharmakegole78 5 років тому

    Abdi askar waxan ahay shaqsi ku xiran chanaalkan waana idin hambalyenaya lkn waxa idinka codsanaya inaad sher out isameasan oo linkigaga isoo dhigto wala aad baan idnkumahadcelinaya

  • @ilahoowriyadaydairumemssru563
    @ilahoowriyadaydairumemssru563 6 років тому +1

    bbbbbbb idil barkhd 😘😘😘😘

  • @ugasoaden6124
    @ugasoaden6124 3 роки тому

    Waa hestii an jecla 🙋‍♀️🌹💐✨🥰💐🌹🙌👏👏✌️✌️✌️🤔🤔❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥