КОМЕНТАРІ •

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE Рік тому +64

    Wow!! Innaba caadi ma'aha..

  • @1Zayn
    @1Zayn 11 місяців тому +6

    I'm from Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹💙💙💙💙💙 like Somali Music 🎶🥰🥰🥰

  • @zakiqorane6227
    @zakiqorane6227 Рік тому +13

    Idiriska Mee Ku socota😁🙌

  • @guhaadalley3312
    @guhaadalley3312 Рік тому +2

    Yurub geenyo heeseheeda faraha nooga qaada Yurub codkeeda dahabiga ah ayaan rabnaa in aan heesaheda ku dhagaysanee .
    Muno miski cod macan ayey ledahay bals eka daay

  • @waxcusubofficiall1590
    @waxcusubofficiall1590 Рік тому +23

    Sister cod wa ledahy been mahan lkn wlhi gabar dagan thy oo fananad u keeen ee marka iska daa fanaannimada ❤😢

    • @InaFeisal.76
      @InaFeisal.76 Рік тому

      Muna isma lahen fanke uso badaneysa lkn indhaheda ka aqristay darenka hestaa uu geysay iney soqado 😰 fanankuna fanka iskama galo ee Sabab bu uso gala 😢

  • @hassanstevan2157
    @hassanstevan2157 6 місяців тому +3

    what a voice queen muna miski🎧🎬🎹🎻🎤🥁🎸

  • @abdisalamabdiaziz2943
    @abdisalamabdiaziz2943 Рік тому +3

    Fananadena youtuparadena muna million suro badn🥰❤💯

  • @footballentertainments483
    @footballentertainments483 Рік тому +3

    Maanta Hurdadii waad ii diiday m.a axsan cod muna miski Beebidaydiyey

  • @engabaabala6843
    @engabaabala6843 Рік тому +13

    Apyo erayada iska sax Sida Kooraska WEESLAHAA maahan WEY LA HAA HA DHAYO waaye
    Ereyga (Wey) Wxa Waaye Turuko Oo Laxanka Lagu MaceenaYo
    Sida kle m.a Waa Cod Macaan tahy Apyo 🔥❤🙏🏾

  • @ahmedarab7526
    @ahmedarab7526 Рік тому +2

    Masha allah wllshy qli codkaagu wa onther level lkn heestu wa hees horay u qaaday fanaanada yurub cabdi geenyo

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 Рік тому +3

    Xaquuqda heesta yurub geynyo maxaa u xusi weysy🥰🥰🥰🥰 lkn codkaada wax loo dhiga jirin

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi3715 Рік тому +5

    Codka. 100%
    Stylka 100%
    Music 100%
    Quruxda 100 %
    Keep going miskiyey codkaaga Wuuu shidanyahay sister

  • @nasrosheikabdulkadir5901
    @nasrosheikabdulkadir5901 Рік тому +4

    Masha allah Muna miski cesh calaa cod, heestan sidee ahed u kentay! Xidigta Xamar tahay❤️🥇🤗❤️👌🏽

  • @ashaashashaa
    @ashaashashaa Рік тому +1

    ayayayayaya ceshcalaaa sood m. a beryahaan qof sidan u codmacaan ma arag daganaata codka erayada dhamaan heesta io munadeda waa wataaa

  • @mohamedindakane6859
    @mohamedindakane6859 Рік тому +8

    Muna miskii the queen of idiriskaa itaaboo🥰

  • @amirkeytushey333
    @amirkeytushey333 Рік тому +2

    Wlshey fankaa kubahan sidaa ogaw cotkaa ayaba idiley m.a asxbta hesta 1M hagaro shere an kudathalno aniga sii gaar aya kutageraa waliba sii zait

  • @Strasbourg.france
    @Strasbourg.france Рік тому +3

    Wow 😳 yurub geeyo luuqa gal oo cadaaa wow I don't have words for this wow 😳 100%

  • @facebookvip4405
    @facebookvip4405 Рік тому +27

    Muna Miski Cod Mcn Wa Ka Baxsaty Heesta Sowtu Rahmada Muqdisho Ku Soco 😀🙆‍♂️✌️

  • @abdullahiomar7739
    @abdullahiomar7739 Рік тому +4

    waaaaaaaaaw muna miski waa gabar cod macaan qalbi furan asxaabta tagero umujiya walaal horey usoco❤❤❤✌✌✌✌

  • @mca.x9520
    @mca.x9520 Рік тому +14

    WAA heestii; yurub maxamed cabdi! The one and only #Yurub geenyo.
    Well _done #miski

    • @sashawwefans6394
      @sashawwefans6394 Рік тому

      Anba yaabay qof nool oo soo taagan baa heesu qaaday la qaadaya waa ceeb maanay ahayn Wl

    • @Entire-World
      @Entire-World 6 місяців тому

      So what?

    • @Entire-World
      @Entire-World 6 місяців тому

      Give credit to her pure and Virgin voice. I believe she took this song to a higher level. Yurub Geenyo should appreciate!!!!

  • @hindacabdi3671
    @hindacabdi3671 Рік тому +2

    Halkii yurub maad gaadhsiin lkn wad ku dhaweysay👍👌

  • @nimco2891
    @nimco2891 Рік тому +99

    Yaa salaama 🥰👸habo muna miski axyaa cod from 💚🤍❤️

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t 9 місяців тому +1

    Qofka heesta leh ama horey uqaday walagu xusa mesha fanka xeerkiisa baro 👍 ta kale qof fanka kujira o asagaba hada heesa inad hees u wadhow qaday qaado wa khalad hadana codki madan kenin 😂lakin wad cod macaantahay lakin yurub geenyo uma adan dhaween 50% sawtu raxma

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 Рік тому +47

    Codku Another level 💯 👌 👏
    Music 🎶 🎵 kabatay %50
    Jiliinka %100 miski
    Keep going 💪

  • @ahmednuur4885
    @ahmednuur4885 Рік тому

    Wow100100.xabibti cdkga mcn alha kuubarakeyo

  • @fatumahassan4812
    @fatumahassan4812 Рік тому +1

    Masha Allah muna waa keentay oo dhigtay 👍👍👍👍👍👍 laakiin heesta asal jeedaa waxaa leh 👑👑👑👑👑 yurub Abdi geenyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯

  • @drtima8093
    @drtima8093 Рік тому +1

    Wow m.a asxad cod 🥰
    Naxariista ka muuqata codkada
    Codakda macan ayan naawile
    Munaay neecaw qabow iyo
    Naxariista ka muqatan ifka
    Noola lagu arkeyn xaqiqtii
    🥰🥰🥰🙏✅

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 Рік тому +3

    Ayyy muno miski ❤️ voice Beautiful 😍 🤩 👌 ❤️ m.a codkaaga alle hakuu barakeeyo heestan waanba iska jclhy wlhi ❤️😥😥😥

  • @FahadAbdi
    @FahadAbdi Рік тому +14

    my favorite song🔥❤

  • @mahamedslow
    @mahamedslow Рік тому +2

    Amazing 👏 yurub geenyo iyad I xususisay muno

  • @nasriinclaahi7003
    @nasriinclaahi7003 Рік тому +2

    Mashalh original kii yurub geenyo lkn munina cood bay leedahy Mashalh ❤️❤️❤️❤️

  • @abdimohamud9134
    @abdimohamud9134 Рік тому +1

    Aabaan hees taan hawdahayg tas stans uk koog ladanbaajoog waan poetry bac soodir vodkas ilaaha soo l love you byby

  • @sashawwefans6394
    @sashawwefans6394 Рік тому +1

    Heestan yurub geenya hore uqaaday Maxaa qaldan

  • @shuaibduwane9983
    @shuaibduwane9983 Рік тому +2

    Waaw abti, codkaa habaryaraha bad ka dhaxashay, dhal samaroon ❤❤

  • @Ahmedjacalow
    @Ahmedjacalow 5 місяців тому

    Waalashay is not easy 🎉🎉🎉🎉 horey oo soco Waalashay qali 🎉🎉🎉🎉❤

  • @Xaqiiqmedia143
    @Xaqiiqmedia143 Рік тому +1

    Boqoradii fanka iyo quruxda muna udug

  • @cadejunior9062
    @cadejunior9062 Рік тому +9

    Keep going boqorada codka ❣🥰🤌

  • @amalfarah2930
    @amalfarah2930 5 місяців тому

    Hees cusub kulaha intay heesti yurub geenyo ku ciyaartay, fanka ciyarta nooga daaya zxb

  • @abdimohamud9134
    @abdimohamud9134 Рік тому +1

    Waala ashen waaaye Cassidy anaajecel

  • @samatalisabdi3783
    @samatalisabdi3783 Рік тому

    Waw hees way dhaftay tan cod macan music ayaa ka daran

  • @yusufabduwalihassancali5083
    @yusufabduwalihassancali5083 Рік тому +2

    Muno miski kujeclahy walhy from puntland😔😭❤️

  • @HamzaAli-jz2tc
    @HamzaAli-jz2tc Рік тому

    Lagama amusii karo walashay muna caday walalo hore u soco

  • @Dholayare_
    @Dholayare_ Рік тому +2

    Calayk calayk halkeedii Ayaad dhigtay idiriska Uun Ayaa Ka maqan Xaga jilista 😂

  • @agtube4871
    @agtube4871 Рік тому +1

    Xuquuqda heesta yurub geenyo

  • @ruunmoha230
    @ruunmoha230 Рік тому

    Woow yes mnsha alah abyo mcney barteeda dhigtey guul.io gobanimo big fun aad io aad abyo

  • @hanadaauud9849
    @hanadaauud9849 Рік тому

    Mansha allah qali from hargeisa hore u soco waad cod mcntahay Mansha allah

  • @user-fs9fl6xy5s
    @user-fs9fl6xy5s Рік тому +1

    Yurub weli so ma nolaa, Bal uu Yara kadhi mad dahdaan😮😮😮

  • @abdirahmanofficial840
    @abdirahmanofficial840 Рік тому +1

    Waaw m.a qurux iyo cod mcn isku darsatay allaha ku xafido

  • @bajadhuunyare3785
    @bajadhuunyare3785 Рік тому

    Caadi maaha meesheedii bad saartay yurub geenyo halaga qariyo😂😂😂👋👋

  • @kingsaciidalisson742
    @kingsaciidalisson742 Рік тому +3

    Baqorada fanka waa ku salaamay my queen👸❣️✋️

  • @kingankayow3746
    @kingankayow3746 Рік тому +1

    M.a congratulation for 40k subscribers

  • @mohamedkahin9272
    @mohamedkahin9272 Рік тому

    Ma hesti yurub genyo iyo erayadi laabsalaxba hes cusub kushegaysaa yab

  • @farhaantube5313
    @farhaantube5313 Рік тому +1

    Cod iyo qurux hes shidan sidaaan dhan uma modi jirin inaa u cod macan tahay keeep going abayo🎉❤❤

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Рік тому

    We iga gadantahay dagnaan axsan cod muna cadey ii nolow❤❤

  • @Aamirafarax
    @Aamirafarax Рік тому

    Maadaa gaadhaya yurub maxamed cabdi boqorada codka

  • @Ayaanwadani
    @Ayaanwadani Рік тому +2

    Muna miski woof caleek❤ wallshy mcn Horay u soco 🎉💃🔥🍓🖤

  • @ayaandheyman243
    @ayaandheyman243 Рік тому +1

    Axyaa Cod muna Miski waa ku tageeraa qali #Cabdi ismaciil Bella Walkey aya laxanka sarey ❤✌️🥰❤️

  • @cabdimaaximunyeofficial3916
    @cabdimaaximunyeofficial3916 Рік тому +1

    Waaaw fanaanad cod macaan waaku wataa horey usoco sister ♥️ 🙏

  • @zakariaaminahmed6023
    @zakariaaminahmed6023 Рік тому +1

    Waw hadan kaftamo idiriska ayaa kamaqan👍

  • @munajama5507
    @munajama5507 Рік тому

    Wow yurub geenyo oo yar ale ha ku xafida my fanaanadeen

  • @faysalogle7040
    @faysalogle7040 Рік тому

    Xada kiciso xaqiqdi cod wad haysaa keep going siz❤❤

  • @xamsecisman439
    @xamsecisman439 Рік тому

    Heesta yurub baa kule runtii balse ma xuma gabadhanba

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 Рік тому +2

    Heesekii yurubu geeyo xagaya isula qala qaloocin🤣😂🤣

  • @mahadabdiwarsame9907
    @mahadabdiwarsame9907 Рік тому +2

    Keep going my queen

  • @cimraanqays9251
    @cimraanqays9251 Рік тому +2

    Www Masha allh boqorada Codka macaan ❤️❤️❤️respect ❤

  • @fatumali1829
    @fatumali1829 Рік тому

    Waa hesti yurub geenyo .

  • @Tooxcade
    @Tooxcade Рік тому +1

    Nice song. smooth. nice video as well. well done guys

  • @safiyomaxamuud1585
    @safiyomaxamuud1585 Рік тому

    Waw masha allah cod mcn wad ka baxsaty abyo mcn 👍👍👍

  • @hassanshuute2218
    @hassanshuute2218 Рік тому +1

    waan ku salaamay fanaanada aan jeclahay muna miski lkn heeska soo meey laheyn yurub genyo ma ahan hees cusub waxaa ka wanaagsaneyd in aad xusto qofka horay u qaaday

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 9 місяців тому +1

      Ha watan layabay 😂inay ku xusto bay aheed fanka xeerkisa mataqano miya ta kale faanan asaguba fanka kujira inay heestisa kadaba qaado wa khalad may qarami iska aado

  • @jusidi7423
    @jusidi7423 Рік тому +5

    Muna m you are very beautiful without makeup..love from Kenya Mombasa ❤️❤️

  • @Halgan396
    @Halgan396 Рік тому

    Muna miski cod iyo qurux ba masha Allah. Allah yi bareek ❤❤❤

  • @mohamedahmed-px3bf
    @mohamedahmed-px3bf Рік тому

    Woow caadi maahan cod macaana ma shaaqiyad reer hargeysa

  • @ciiseibrahim7189
    @ciiseibrahim7189 Рік тому

    Wll mcn mad iska daysid fanka adoo rali ah

  • @Zerra.7Owle
    @Zerra.7Owle 8 місяців тому

    Codkii yurub genyo waad keentay🎉❤

  • @abdimohamud9134
    @abdimohamud9134 Рік тому

    Waa aadbaan jeclaha hay herstart habana Mac Mac kusiisyey

  • @maxamedcumarsalaad3361
    @maxamedcumarsalaad3361 Рік тому

    Wllshy qali horay u soco gabar aan taageero ayaad tahay wllhi keep going sister💯💯💯💯💯💯💯💯💃

  • @cllaahiforeman6027
    @cllaahiforeman6027 Рік тому +2

    woow nice song you're voice very good Munna miski 💟💟💟💟💟✅✅✅✅✅

  • @ibrahimmohamedhassen2139
    @ibrahimmohamedhassen2139 Рік тому

    Absolutely codkaagu waa another level sisteree.👏👏👏

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Рік тому +1

    Yaa salaam ax ax nooloo afkaaga caano lagu qabay 😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedmukhtarmohamed8622
    @mohamedmukhtarmohamed8622 Рік тому +36

    Makeup 100%
    Codka 100%
    Music 80%
    Melody 100%
    Another one from babie Idiriska

    • @abdulkadircabdulahi4297
      @abdulkadircabdulahi4297 Рік тому +1

      😂😂😂 ma idiriska Ayaa looqadey😂

    • @abdirahmandabar4168
      @abdirahmandabar4168 Рік тому

      Idiriskaa miyaa xalwathii kahor dadamiyee 🤣🤣🤣

    • @mca.x9520
      @mca.x9520 Рік тому

      @@abdulkadircabdulahi4297 what? She trying to imitate the one and only #yurub geenyo !

  • @hidahaiyodhaqankenasuban6303
    @hidahaiyodhaqankenasuban6303 7 місяців тому +1

    Wow, What a voice, you are an amazing soul❤

  • @bashkayare1235
    @bashkayare1235 Рік тому

    Yaa yalaam cod ad u mcn mash allh horay usoco

  • @kingsiisoco
    @kingsiisoco Рік тому +2

    Hit song voice another level hore uu soco😍

  • @abdiakahmed5057
    @abdiakahmed5057 Рік тому +1

    Hees idiriska. Lagaa rabaa ileen waa qofka kalia. Nagu qoslia marka wada joogtan chanalkaaga

  • @djtomaztiktik5400
    @djtomaztiktik5400 Рік тому

    Muntaz maxamed cali hoyaded shamis xaji ciise abyo wa wllkin joga america

  • @asiyacadeey480
    @asiyacadeey480 Рік тому

    Wooooooow yurub geenyo adi labad

  • @mohamedabdirisak5821
    @mohamedabdirisak5821 Рік тому

    muna waan ku wadanaan halkiii yurub geryo waad dhigtay

  • @Leexaale20
    @Leexaale20 Рік тому +1

    Munaay Yurubey maka so amarqadatey heee!! Boqorada codka ayan ku doran donaaye goordhow!!

  • @ismailsanyare4354
    @ismailsanyare4354 Рік тому

    Muna miski inan cod fiican baad tahay mustaqbal wacana leh laakin heesaha qaar haku dagdagin inaad dib u qaado gaar ahaan kuwa aanay suuragal ahyn inaad soo dhawayso ,yurub geenyo way adag tahay in hees laga daba qaadaa . Waa khadra daahir oo qarnigan nool .

  • @guuleedaxmad6784
    @guuleedaxmad6784 Рік тому +7

    Voice🗣️100
    music🎹 50
    Jiliin.100
    keep goin🥰

  • @fadxibarkhad
    @fadxibarkhad Рік тому

    Heesta ma cusba yurub geenyo qaada

  • @shayma-yarofficial3571
    @shayma-yarofficial3571 Рік тому +1

    Waaaw codkiiyoo qofa

  • @abdulahihussein9158
    @abdulahihussein9158 Рік тому +8

    Muno miski your voice another level %100
    Keep going

  • @jamilahassan8487
    @jamilahassan8487 Рік тому +2

    Wow this is very nice song waxa igu dhacay ayey ka hadlin mashallah lakiin muna ada ku cod mcn huuno I really enjoyed

  • @maandaweeye230
    @maandaweeye230 Рік тому

    Essh calaa cod
    M.A muna miski ❤🔥😘
    Fananada kaliya ee codkeda jeclahy 🥀💋

  • @siyadmaow1841
    @siyadmaow1841 Рік тому

    Beautiful dear m.a qurahley ayataha walashey qali

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 Рік тому

    codka iyo quruxda another level muna cadeey waa ku wataa quruxeey long live sis😍✌

  • @abdurazzaqmuhmmed227
    @abdurazzaqmuhmmed227 Рік тому

    Xasuustii yurubgeenyo

  • @craxmaannow5848
    @craxmaannow5848 Рік тому +7

    Waw amazing ✌️

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 Рік тому +1

    Mansha Allah abaayo muna miski aadbaan kuu tageera horey usoco