Dhamantdeen intii awoodo video yasha hala geeyo tiktok haye an wada shaqeyno intii an weyn leheen qofkan o ah howl kar kana duwan dhamaan youtube leyda ❤
12:23 sheekada markee halkaas mareyso ani waxaa ka shakiyey gabadha iney dilkaan qorsheesay ama ayadaa dishay ama nin ayeey u adeegsatay labadaas mid waaye hadaa qaldane kolay waan isku dayey waa iska caadi 😂❤
Sxb waan ku dhegaystaa markasta laakiin anoo sii seexanaya Ayaan dhegaystaa markaas like ma saaro iga raali ahaw 😂😂
Waqtiga Bedel hee 😂😂
@ duruufta shaqo ayaa saas igu qasabtay maanta oo axad ah Ayaan weligay fursad u helay inaan Caadi aniga degan kuu dhegaysto kkk
Calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam calayhi calayhi wasalam ❤❤
Walalyaal muqaalka dudaaye il gaar ah haloo yeesho LIKE iyo share ta ku hubsada xitaa hadii ku qancinin waqtiga walalka gaga baxay fiiri wax la'aan haka tagina
Karaamo 🙏
Asc ha niyad jabin wad gaadhaysa halkad rabtide : wadaada yar ba wadada weyn kugu rida 🛣ee samirka badi mamo ilhaaya hakuxafiido aamiin yaarbi mamo🤲🏻🤲🏻🫶💯🩵🌹
Mhdsanid wllshy
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam ❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤
Dhamantdeen intii awoodo video yasha hala geeyo tiktok haye an wada shaqeyno intii an weyn leheen qofkan o ah howl kar kana duwan dhamaan youtube leyda ❤
😘💕
Thanks wllky qisooyinka crime golden voice
🙏
Guuleeyso saaxiib.
Walaal qisoyinka carabta noo soo badi
We y Soo socdaan
Walahi India 🇮🇳 waa meel aad u mucjiso badan alle haw naxariistiisa qoyskan waa murug aduun waa masiibo
Aamiin
Ma muslim bay ahyen
Golden voice ❤❤❤❤❤❤❤
🙏
Scw❤
50 kun deg deg aan u gaadh siino kinaalka🎉🎉🎉🎉
😘
Shaaha ayada karisay oo cida sumeysay qalbi adkaa ilmaha aad so korisay oo ku so tacabtay haku dilo subxanallah
Guuleyso🎉
🙏
Subxanalah
First comment 🎉😮
Sxb ha niyad jabin meesha aad u dadaaleysid waa gaare insha alaaah❤
Inshaa allaah
Waa caadada haweenka markay qooqaan
Waa runta
Scw
Manzha allah Mr.dudaaye ❤❤❤❤
🙏
Legnd dudaaaye 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
Thank u sxb
Always welcome
Bogashow serial killer ka Nairobi gabdhaha ku xasuuqay noosoo daay😊❤
Alla naxdin weynaa subxanallah walidka qaar cadaadiska ey saran ilmaha wax xun ayey ku fikiraan
Inta badan
Abowe qisoyinkii carabta aawey aad ba ujeclhy kuwaadse😢❤
On the way
Hada waa Aakhiru zaman 😢Soomalidii ayaa dad jarjaroow bilaabay 😢😢😢😢😢
Haa walahi hooyada waris waxa gawracay nin soomaali ah inaalilaah 😨😭
Bismillah
Sallallaahu caleyhi wasallam ❤❤❤❤
We love you bro hormar Bdn Insha allah 💯
Inshaa allaah
Walalkey qisoyinki carabtaa kadhacay wlhi wa u xisny ❤
On the way
Wa qiso xanun run ahanti😢
Bal may la baxsato ninka intay hoyaded iyo aabahed dilayso nin dartii😢
Aduunyo
Aad iyo aad
24:53 bes waaye ani danbi baare aa noqonaa 😂😂😂
Shahaadadaada iga Soo doono 😂
@bogasho898 diyaar waaye😍😂😂
soo dhawaada ilaahay haku xafido sxb i love you fR Djibouti 🇩🇯
🙏
Thanks wll👌🏾🇨🇭
Bisnka 😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤
Mahadsanid wllky😊🎉 hormar wacan❤❤❤❤❤
😘
Zxpkay bogasho keep going brother
I will try my best
M.a
🎉🎉🎉🎉
Dilaayka wa gabadhaa sida filayo
👌
Wllo wanku garab taaganay hore usoco
🙏
Zxbkey dudaaye 1M hdaa gaarsiin karo waa gaarsiin lahaa wllhi waa legenD
Much respect 🙏
Haa sxb noocaa weeye qisooyinku
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sxp aad baan kuu salaamay
GUDDOON
Sxb dudaaye alle haku barakeeyo. Muraadkaaga oo dhana alle hakuu sahlo. Runtii waxaad noosoo gudbisaa qisooyin muhiima oo cadayn tooda wata oo taariikh iyo marjac loo raaco leh. Runtii shaqsiyan anigu waan kaa faa,iiday waxaad tahay macalin kayga lacag la aan wax igu bara.
Mhdsanid sxp
Libaaax 2ba ma aha
👑
Mhdsnid wll siida aad codsigayaga uu qabadhay waliba dadlkagag uu labo laabaty %100 abalkagag maa ilowayo wayo qisooyinkagag waan ku shaqayasta oo hadan adiga ku dhagayasan shaqo sii saxaba uma qabato❤
Karaamo 🙏
❤❤❤🎉
Aad ayaan u jlhy sheekadaada soo badi
Waxaa macquula shahii ay cabijireen in kaniinka hurdada shamnaam ugu dartay iydaa kadan baysay dilkaa say calaamadaha muujinayaan.
Jacayl maahe waa imaan la.aan subxanallh mahadsanid wl hore usoco insha allh ❤
Hindidu wey ku badanyihin waxa subxanalah si aan isku helno reer dhan ayn dileyna
🙏
Hampalayo wll 40K
My friend my friend 👑👑👑👑👑
Dadka qaar waxad mooda inay yihiin bilaa qalbi waa muziibo alle kamagan galnay dadka hororka ah
Waa qiso aad ufiican halkaa kaga sii hey cid aan adiga aheyna marabno
🙏
Zxp Hawshaad No dirtay
Wanku Jirna
Go head zxp Duudaye
Togetherness
Guul iyo gobanimo wiilkayagiii❤😢
Inshaa allaah
Thanks wll Mcne
Musiibooyinka dhan oo dilka saqdhexe ayey dadka dilaan 2:00 ama 3:00
💯
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
Thanks
12:23 sheekada markee halkaas mareyso ani waxaa ka shakiyey gabadha iney dilkaan qorsheesay ama ayadaa dishay ama nin ayeey u adeegsatay labadaas mid waaye hadaa qaldane kolay waan isku dayey waa iska caadi 😂❤
Sxb dudaaya
Very sad
ASC AZXAABTA QAALI AH ZXB ZARE DUDAAYE ❤❤❤SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤
😢
Waan ku wataa, taliye.
🙏
Xasbunulaah
Qisooyinka carabta soogali pro
On the way
Nio codkga waa ar gagax waaba laga baqi
😂
Mr dudaye hore u soco powe hormar wcn 🎉❤
😘
Hardworker🎉
Thanks
Macalin dudaaye hore usoco sxp
Walaalo fadlan wxn kaa codsanayaa sheekooyinka wax la gowracayo nagadaa Wan necbayee 😥🙏😱
Walahi waa wax laka calool xumaaado oo aad u fool xuun 😢😢😢
😢
😢😢😢❤❤
My favourite 😍
😘
Mansha allaah hore usoco sxb insha allah guul weynu gaadhi
Inshaa allaah
Hada waxaa la odhan karaa
Waxn noqday dambi baadhe heer caalami ah sababtoo ah bilawga qidada ayanba gartay inay shabnaam tahay Dambiilaha😂😂
Iisoo hambalyeeya
Hambalyo 😂 markaa dad danbi barayaal ah noqonaye
@princessiskufilan7822
Hambalyo dhamanteen
Hambalyo 😂
Happy to see you again 🎉
Thank you! 😃
Thanks ❤❤❤
You're the legend bro
haye asxabta dudaye waram wa oktihiin inuu saxibken dudaye inagacabtay oshaqada uu inohayo aanan lawadi aniga 8qof ayaogasaray eidinkana xafada iyodariska iyo qofwalba oadtaqanan ogasara olk sar ohayabo dudaye❤
👑
We love you all time bro 🙏😘
😘
Thank abwe ❤🎉
Sxb sare hormar wcn sxbow❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Dilaa xukunkisu wa dil
💯
Wlhi waan ku tageer ilaa naan qosadada dhagayso ma seexdo Wllo hore u soco 😊
🙏
Waxani jacayl mahe waa bahalnimo
Absolutely
🏆👍
M.a wll horey usoco❤❤❤
🙏
Thanks ❤wll❤
Always welcome
Waaan ku taaagera wllky
🙏
❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤
Tanks 👍 ❤😅🎉
Welcome 😊
Mrkasta wanu ka grb taganahy wllo❤
🙏
1
Saaxiib keeda ayaa diley iyada ayaa ka dambersey dilka???