Maskiin Alloow maqan😭Iimaan darana dadka qaarkood Ilaahey wax nooguma daro.Walaalkiso arkayo Ayuu kufsi u geystey Gabar dumashidiisa walaalkiis kale xaas u ah. ku hordilay kuna hor kufsadey walaalkiisa ka yar hortiisa. Iimaan darana oo damiir xuma.Acudubillaahi mina sheydhaani rajiim.Aduunyo waxkasta lagu arkaya.
Bismilaahi waxaad ka sheekaysaa waa wada dil ma adiga ayaa ka hala waxaa mararka qaar waxaa laga sheekeeyaa dumar lakala guursaday Iyo nin madaw oo naag cadaana guursaday
Halkan waa Instagram-keyga ee halagu soo yaaco
instagram.com/mrdudaaye?igsh=aGtoM3BtNjl0Znp3
ua-cam.com/video/CF_td3t_us8/v-deo.htmlsi=87tyT1nFvLzP_kIG
Hore u soco aboowe waa qisa qalbi xanuuna
Qisooyinka ugu arxanka daran masar ayay ka dhacaan ,,, acudubillah
Alle haw naxariisto gabadha maskiinta sida arxanka daran lo dilay 😢🤲
Waad mahadsantahay❤❤
Ax ax subxana allllah walhi waa yaaab bisinka i.n wll dudaye horey usoco
Ku aawey wll xalane sheekoyinka nooso badi😢
Subxanalaah allow cadaw na ceebeeya hngu salidin
Wllhi wadanka masar waa nacay si aan uga maqlayey qiso arxandaran😢😢
Maskiin Alloow maqan😭Iimaan darana dadka qaarkood Ilaahey wax nooguma daro.Walaalkiso arkayo Ayuu kufsi u geystey Gabar dumashidiisa walaalkiis kale xaas u ah. ku hordilay kuna hor kufsadey walaalkiisa ka yar hortiisa. Iimaan darana oo damiir xuma.Acudubillaahi mina sheydhaani rajiim.Aduunyo waxkasta lagu arkaya.
M.a keep going
dudayow sidi bil Ramadan ban kuusugnaa ee siden ogatagnaa lakta mahadsanid wall nosobadi muuqaalada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
shed
Dhibaatada dhami sodohday ahayd markii ugu horaysay ee arrintaa inantaasi u sheegtay haday wax ka qaban lahayd inantaasina may dhimateen wiilkeeda lama dileen sodohdu maxay u horta u dulmisaa inanta wiilkeedu qabo waa cajiibe mideeda kale inantaasi inay sodohdaa wax u sheegtaba may ahayn inay hooyadeed & aabaheed arrinta la wadaagto ayay cadaw baa helay inanta runtii waxaana dishay sodohdeed maaha wiilkeeda
subxanallah wuxu imaan daranaa 😢😢
Wlhi wa qiso xanuun badan ax😢
Sxb aad baad ugu mahadsan tahay juhdiga badan ee aad noogu soo gudbiso. Qisooyinka aad soo xushay. Waxay ahaayeen qoys mujrimiina balse xaq feedhuu ka dilaacaa badanaa dad xaqdaro lagu dilay oo kii dambiga gaystay iska taxtaxaashayo laydha. Balse alle wuu daalacanayaa oo tii aakhiraa dambaysa.
Waa qiso aad u xanuun bdn run ahaantii 😥😥😥😢😢😢😭😭😭💯
Belo idinku dhacday carab anshax xumaa subxana laah
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
My friend my friend 👑👑👑👑👑
Mahadsanid wl ❤
Horay usoco sxb guulayso masuul
Walalkeyga mahad sanid hori usoco ❤❤❤❤❤❤
Guuleyso zxb
Wllo mar kad video dila nosogalinaysid wajiyadana noosooraci an argnee
Sxb qisooyinka carabta wa meshi aankasooqaxay kiisaskii amarica dibnoogu cali
1m www xili an daydayayey bad so galisay tnx bowe i.a 40 ka bdan u qalnta❤😊
Waligeyba qareenka eedeysanahaa qof xun ba ka aaminsanaa lkn manta waxan ogadey in qarenka u noqon karo
Mahadsanid❤
Thanks you
War carabtan maad naga daysid walahi dawashada kanaalka inan iska daynaad doonaysa anagiyo koox aan nahayba
Oo mxaa loo daynaya iskatag dee das kla ka badane
Mahasanid ❤❤❤
😢😢😢😢subxanallah acudubillah
Subxanallah wlhi waa ceeb iyo waxyabo kale o xun ilahow adaan kaa magan galnay waxyabahaas😢
away dhames dirka
Salamaad minkuli afaad 😢
Asc❤mamo❤ inshaalahu❤
Kanaalku wuu fiicnaa intii hore imikad xumaysay muqaladadi ugu danbeeyayba waan nacnay niyahaw
Diinteena macaana alx waa sababta loo diiday in qof ajnabi kaa ah aad kali ku noqotaan hal meel
Absolutely 💯
ok
Keeping bro🥰
Mr dudaaye taasi waa waa jib nasaaran bil gudaheeda 1milion haddii aan awoodi lahaa waan kugu gaarsiin lahaaaa
ua-cam.com/video/CF_td3t_us8/v-deo.htmlsi=87tyT1nFvLzP_kIG
Ahmed koronto ma somali baa shekadan waa qiyaali
Bismilaahi waxaad ka sheekaysaa waa wada dil ma adiga ayaa ka hala waxaa mararka qaar waxaa laga sheekeeyaa dumar lakala guursaday
Iyo nin madaw oo naag cadaana guursaday
😂😂😂😂
That what happens somali every time
War nin yahoow qisoyinka carabta soo badi
saaxib dhibmalahan noo soobadi ok sxib dudaaye
Ku shuba like and follow and share please 🙏 guys
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🙌
Hooyada maxaa ka ma hadlin sxb
Wll carabtan wax dhaama maad wayday baryahan carab jacayl ba ku haye
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢😢😢😢😢
Bar yahan maadan soogalin wllo maxaakugu dhacay😢😊
Dudaayoow kiisba kiiskale waakadaranyahay saakuwad afartanku ma ahane baqolku waadgaaraysaa
scwscw scwscw scwscw scwscw
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤