Mashaallah Ugaasku waa waxa garad, aragti dheer, oo meel fog waxa ka arka, waa Ugaas Xussein oo ah nin ka haarey dadki waxgaradka ahaa ee Reer sheikh Isaxaaq Mashaallah ALLAHU AKBAR ⚘🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Waxaa saa la dhahayaa waa caaqil . Remember #JAAMAC DUBAD then you can talk . Kolba oday yar oo aan aduun war ka hayn ayaa microphone la hoos dhigayaa .
2 tuulo oo daaqsinta so raacay ee xaduuda ka so talaabay miya xisaabsanaysa wlh inan 4 gees inta ka istaago in cid somali lnd ka imatay ib gudaha so galayn wax ganacsi ah na na dhexmarayn oo aad xaarka cuni
@@rock_diamond9475 beenale ethiopian ku taliya mida labad ethiopia iga ganacsi iga soo doonta ee anu kama doonto amxaar alaabtisa sita intaad hor istaagtu madaxa ka toogan beenta iska ogdeenow riyo beena ku noshahee
Adeer Dadka Aqoon xumada iyo khibraad la,aantu hayso Ee xaafiisyada noo fadhiya hadii la toosiyo oo talo looso jeediyo waxna loo sheego Wamaxay ujeedada uuka leeyahay mida kale Adigu miyad uga rajeclo badan tahay
Somalinimo waxba laguma helo jigjiga wlhi kuwa xarshin ku dhasha la lahaa hargeisa u dhalatay oo loo diida jabuuti watase halaga helo dhalasho lkn inantaasi haday caruurba u dhashay way fududay siday u heli lahayiid ee maxa ka qaladan
Cunsir muu u ducayo soolimlida oo dhan aa abaararah. intuu layahahay soomali land oday ma tihidi waxaad tahaya duq aan wacnayana. Soomaliya waa soomali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Guul
Somaliland qabiilo degsiimo ah yaa leh oo muwaadin ah Ku salayman 1960 kii ciddaan ahay xaq waxay u leeyihiin kaadh deganaasho ama Ku dhaho ama kun sano ha joogee waa ajanebe Gabadha ama wiilka Gabadh soomaalilader u dhasho ajenebi waa ajenebi Gabadha ajeniba ah dhaxdin one day bay Ku noqonaya somalilander
Saab tv buun buuninta joojiya war ila shalay naagtan yar ee ujeedada wadata ayay buun buuninayen kkkk ano mucarid ah oo wadani taagera ayaa leh ader jig jiga wa lagu dhiba dadka somaliland markay basaboor u doontan kun su aalid aya la waydiya wa la maaga maxad naga soo doonten ba la yidhah dumar ay qaban oo reer somaliland asal ahan ka soo jeeda ayay wlhi u diiden cid hadal haysa ya arkay?
Horta onlf cadaba inaguma aha ethopia ayay ishayeen inagaa markii ay gawaadhida gubeen inagaa doonanay oo ka gar darnayn inantan abti baanu unahay wlaahi mardanbe hadii taas oo kale dhacdo in lagu kala yaaci adert
Hhhhhh anigu waan ka soo horjeedaa in loo diido lkin waatii lacadeeyay inantu ay iyada lagteedu waxbaa kayara qaldanaa sidii saxda ahayd may marin lkin anigu waxaan oogaa habalaha isaaq ee jigjiga doontaa passport ka iyadoo cay iyo aglagaafo mar marka qaar gacanta loo qaado hadana cidi ma buun buunin maxaa marka soomaaliand lasoo qaado loo buun buuniyaa horta ma cadho ka kacday waanu go,aynaa baakkkkkkkkkk
Adoo gaabdha iidaynin soo daawo cabashadeeda sxb gabdhu dhalasho wey haystay wuuse ka lumay had se meysan rabin sharci ee waxay rabtay fingerprint iney dambi ka gashay mesha ay ku noleyd oo ah somaliland sharcigaga keen marka la yiri wey iga luntay lkn waxan ubahanahay waa fingerprint markay tiri sharcigaga aan hello ayaa lagu yidhi markay doontay ayaa loo diiday oo la yiri qabiilkee tahay iyo odayaal keen hadii kale daganasho qaado Sas ayay wax u sheegtay gabadha xagee qalad ay ku gashay inaad wax hubsato isku day
Ka sheeganay UGAAS waa cada qaatey doonay ama ku fekeray wuxuu Cuno isla marka iska dhisay Duugaga Zoomali, anigu waxan ku dhashay Saudi Arabia ima ogal inay dhalasho Suadi lay siiyo oo ma lihi Suadi Arabia Citizenship. Wadamada ama Gulf States waan ku dhashay laguma helo Citizenship ama Guurton, sidas ula socod Dhaman Reer Somaliland.
mashaallah allaha hakuxiftiyo aduun iyo aqaraba zizakalah khayeh xaqqu wasas
asc ugaas xusen waa mahadsan tahay allah ha ku xifdiyo
Thanks alot Ugaas waad asiiibtay 👍
Mashallaah ugaas kuu Nebigu sheegay wakaa Scw scw ❣️❣️❣️❣️🕋❣️ jxk kheyr ugaas
Sheekha intaa haddii lala garan lahaa maanaan ka soo qaxneed Sland! Iyadoo nala dhalay oo aan ku kornay!
Msha allh waa si wanaagsan
ManshaAllh
Mashaallah ALLAHU AKBAR 🍓🌹🌹🌹⚘⚘🇸🇴🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹⚘⚘
MashaAllah Allaha barakeyo uugaaska
Guleeyso ader mcn
Dadka Soomaaliyeed haa lasoo dhaweeyo inta lasoo dhawyasanyo Xabashi haddi caqli la leeyahay.
Ugaaskana waxaan leeyahay adeer Isaaqii ka qaxay xaansuuqii fagashta degaanka Isaaq ku leeyahay kilinka shanaad ee cid kale marti umay ahayeen.
Degaanka isaqa dad aya ka taliyo ee isaaq kama taliyo mida kale isaaqa kililka wa dad daaqsin ku imaaday oo xaduuda so talaabay
@@rock_diamond9475 kkkkkkk idinkana badaad ka soo talawdeen
Mashallaah rag wakaa
Thank you Saab tv
Si fiican ayuu hadlay ugaasku
Mashaallah Ugaasku waa waxa garad, aragti dheer, oo meel fog waxa ka arka, waa Ugaas Xussein oo ah nin ka haarey dadki waxgaradka ahaa ee Reer sheikh Isaxaaq Mashaallah ALLAHU AKBAR ⚘🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
Dhulkayga ayaan u qaxanay
Ameen
ala haku xiftiyo ugaas
Itobiyaba. Waa sidaa.
Qofku garanayaa lagu waydiin
Mshlh
Yaaaaa
mansha alaah
Masha allah
Hadaanu nahay beellwaynta Absame waanu qaadanay xaalkaas waadna mahadsantahay Ugaas
Mashallahu guuleso nish Allha
Maanshaal maanshaal
Saaab tv ila shalay gabadhan iyo sheeko somaliland ka soo horjeeda ayuu buun buun buuninayaan
SAABTV waxba ha wareerina tani waa wadaniyade maaha siyaasad
Masha Allaah
Meeshaa ku qaadeen waa somali galbeed ee itoobiyo ma ahayn
Manshall
Mnsha alah wasas ugaskushegay
Ugaas wax dhacay iyo beenta ay inaantaaei sheegtay dib uraac
Waxaa saa la dhahayaa waa caaqil . Remember #JAAMAC DUBAD then you can talk . Kolba oday yar oo aan aduun war ka hayn ayaa microphone la hoos dhigayaa .
Ma sidii dumarka ayaad ku walacday Jaamac Dubad arinkaagu kii ragga maahee?
SAAB TV idinkaaba Qaybka ah wararka been abuurka ah
M. A. Alhku xfdo ugaas♥♥♥♥
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Maashaa, allaah illaahay haxifdiyo, ugaasku xigmad qiimo, uleh umada soomaaliyeed dhamaan khaasatan waqooti, ayuu soojeediyay illaahay haynagu, anfaco.
Aqliga alle kaama qaado adeer
War reaeve area ogaadeen malaha e laaluushka jooji
Ogaden hadu lahayn ya leh war riyada iidoorka kala tag meesha
2 tuulo oo daaqsinta so raacay ee xaduuda ka so talaabay miya xisaabsanaysa wlh inan 4 gees inta ka istaago in cid somali lnd ka imatay ib gudaha so galayn wax ganacsi ah na na dhexmarayn oo aad xaarka cuni
@@rock_diamond9475 beenale ethiopian ku taliya mida labad ethiopia iga ganacsi iga soo doonta ee anu kama doonto amxaar alaabtisa sita intaad hor istaagtu madaxa ka toogan beenta iska ogdeenow riyo beena ku noshahee
Waar arinkani ugaas uma yaalo,
Yaan la’is guursan cid walboow cidaada guurso inan gumeed yaadaan noqon
Wanaag buu ka shaqeeyay ugaaska
Ugaasku wuu yara deg-degayaa oo arimo aan shaqadiisa ahayn ayuu dhex-dabaashay. Asc
Ugaska wa ruuntiis ilahay habarakeeyo
Oromo ayaa ba qaadatay baanu maqleynaa
Dawladnimada lama wadaagayo inanta wax baa ka qaldamey
Dawlada hoose wey ku saxsan Tahey iney cid aan caaqilkooda wadan la siiyo kaadhka muwaadinka.
Yaa ku qiimeeyay isirkeeda?
Arrintu maxay tahay ee LAYSLA INDHO TIRAYAA KAADH MAAHA EE WAA WAX AYDAAN MAHMIN WAX KALAA JIRA
Iska celiya dad waynow gabadhaa xaal siiyaa sax
Saaab tv aad ha loogu fiirsado buun buunin buu wadaye
Orood soo cawri Hooyada SAAB.TV wasyee
Adeer Dadka Aqoon xumada iyo khibraad la,aantu hayso Ee xaafiisyada noo fadhiya hadii la toosiyo oo talo looso jeediyo waxna loo sheego
Wamaxay ujeedada uuka leeyahay
mida kale Adigu miyad uga rajeclo badan tahay
Ugaas warka dawlada hoose qaado kaasa sax ahe.inantu beenbay sheegtay oo si qaladanbay wax u dalbatay.
Yes masuul waa runtaa
Adeer yaan lagu soo ridin
Somalinimo waxba laguma helo jigjiga wlhi kuwa xarshin ku dhasha la lahaa hargeisa u dhalatay oo loo diida jabuuti watase halaga helo dhalasho lkn inantaasi haday caruurba u dhashay way fududay siday u heli lahayiid ee maxa ka qaladan
Ugaas dalku sharcibuu leeyahay
INDHOW GARAD UMMAD WADA AH WADAAN KA ADKIYE WAX KALAA JIRA
Naagta waa in lamastafuriyaa
Adeer rag adag baa dhalay labadiina adigaa fudud in lagu mastaafuriyo agteeda masoo mari kartid
Isaxaaq carre weeye ugaasku
Cunsir muu u ducayo soolimlida oo dhan aa abaararah. intuu layahahay soomali land oday ma tihidi waxaad tahaya duq aan wacnayana. Soomaliya waa soomali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Guul
Amina Awil somali maxa u taqana doqoneyey faqashta,agtayada Eyda Aya idinka qiimo badan ninkani waa ugaas Somalilandera dadkiisu u duceynaya faqash waxba nagama dhaxeyan
@@farhanaliabdullahi8584 asc anigu kuma caayayo walaalo soomaliya waa mid ilaahay abaaraha ha ka qaado ❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴soomaliya guul
Iidoorku wiilashooda iyo gabdhahooda caruurta ay dhaleen keebaa qaata aqoonsigooda.
Saab tv ujeedo kale ayuu wata wana shisheeye kalkaal iska dhisaya somalida kale kkkk
Warya yarka did warfa labaxow Dhila ku dhashe ujeedada ukaleeyahay wamaxay SAAB.TV
Ina Gumeedyow ina Gumeedku dhalaye Aragtida Gaabani
ka xishood ugaaska iyo Television kaba
@@cshiidsuluub1830 waaryaa kaagan wax edabta daran hooyo lama caayo hadii kale afkaa ku xanuuni waad eedi idamka alle waa hadii aad joojin waydo cayda hooyada
@@mubarakmaxamed6113 sorry sorry
ceeb caleeg wlhi waa runta sxb waayo hooyo mcn maba gaydo caay lknse istaqfuralah baan leeyahay Adna Alle haku sharfo ku leeyahay indr
Aad iyo aad ayaan ugaxumahay anigu Waxaan garanaya hadii sacad muuse aydhilahaayen ama aycaruur ayuhaynlahayd walasiinlahaa dhalashada talo waxaan ku odhanlahaa gabilay kaalay ana kuusamaynaya dhalashada
Waar waalasiiyay
Ee ha xiiqina
Ninkeedu wuu u sameyn karaa laakiin dawladaha jaarku waa la mid oo ma siiyaan naagaha qaba
Ugaaska ni waa faqash hala mastaafuriyo waana fuleye
Somaliland qabiilo degsiimo ah yaa leh oo muwaadin ah Ku salayman 1960 kii ciddaan ahay xaq waxay u leeyihiin kaadh deganaasho ama Ku dhaho ama kun sano ha joogee waa ajanebe Gabadha ama wiilka Gabadh soomaalilader u dhasho ajenebi waa ajenebi Gabadha ajeniba ah dhaxdin one day bay Ku noqonaya somalilander
War waxaas caqli ma ahan e walaal si wanagsan u fikir
Saab tv buun buuninta joojiya war ila shalay naagtan yar ee ujeedada wadata ayay buun buuninayen kkkk ano mucarid ah oo wadani taagera ayaa leh ader jig jiga wa lagu dhiba dadka somaliland markay basaboor u doontan kun su aalid aya la waydiya wa la maaga maxad naga soo doonten ba la yidhah dumar ay qaban oo reer somaliland asal ahan ka soo jeeda ayay wlhi u diiden cid hadal haysa ya arkay?
Waa yaab dadku caadifad baa ka buuxdah hadii qofka wax loo doodoh maha in labuunbuuniyoh .
Wada ka sharci aulayajay ee halo dayo hayadaha aykhusayso.
*DAWLADA HOOSE WAA DAALIBIIN MARKAAD SIDAA UGASHO AYAY KAHORAYSAA QOLOMAAD TAHAY WAAR WAXAN HALA KALA DIRO DAD MAAHEE OO DAD NADIIFA HALA KEENO*
Ayaa dhulkiina u qaxay naanaab yahow
Kani ma Suldaan baa mise Caaqil ? mida kale arintani waa mid doowlada u taala maaha mid madax dhaqameed u taala.
Maba garanayan sharciga ee maxa u Taalaba subxanak
Kkkkk nukliyeerka somalidu maanta waa mediaha
Kolba waxay qarxinayan hadal inbadan oo dad ahi ku wareeraan mudo laga hadlo kuwaani dadkiiba waaleen
Gabadhani waa cadowga somaliland,waxay a wakiil u tahay ururka ONLF,dhaqanka iyo sharciga waa in la kala saaro.
Tarxil
Horta onlf cadaba inaguma aha ethopia ayay ishayeen inagaa markii ay gawaadhida gubeen inagaa doonanay oo ka gar darnayn inantan abti baanu unahay wlaahi mardanbe hadii taas oo kale dhacdo in lagu kala yaaci adert
@@mubarakmaxamed6113 ya ku kala yacaya meshan waa somaliland.onlf waa dad sufto aah oo argagixiso .meshan somaliland sharci ayey ledahay.
@@nuraali7610 naa inaadeer adigu meel ma tihid waa marba meeshii laguu kaxaystee ragbaa isku haya meeshee adigu raali ahaw quruxeey hhhhhh
Xaalka cidlaad dhigtay ee Isla yaab
Ugaas gulayso
Iska hubso adeer,waxaad ka sheekaynayso,...
CBB Xarmaajo jar iska xoorka
Aad baan ooga xumaanay waana wax marwalba soo noqnoqda oo aad ugeysataan Somaali oo dhan ee idinkana ogaada waxaad geysataan waa waxeey Somaali oo dhan ogtahay oo meel idiinyaal,,Taariikhdana iyadaa isqorta.
Hhhhhh anigu waan ka soo horjeedaa in loo diido lkin waatii lacadeeyay inantu ay iyada lagteedu waxbaa kayara qaldanaa sidii saxda ahayd may marin lkin anigu waxaan oogaa habalaha isaaq ee jigjiga doontaa passport ka iyadoo cay iyo aglagaafo mar marka qaar gacanta loo qaado hadana cidi ma buun buunin maxaa marka soomaaliand lasoo qaado loo buun buuniyaa horta ma cadho ka kacday waanu go,aynaa baakkkkkkkkkk
@@mubarakmaxamed6113 walaal waa ladoogiyee yaan ladacaroon,,,,maanta bari ma ahaandoonto,,,Somaliland aduun iyo aaqiro midna lagama citiraafsano ee khatumaseeg haku dhimanina, koleytaba anigu reer Puntiland baan ahay habeen iyo maali saqiir iyo kabiir idinka ah oo pasapor radinaaya iyo naaga niman raadis ah wey yimadaan cidin waxba matiraahdo ee waxaad fasheenba fashaye wainfatakum.
Kolay anigu macaytamaayo hadii aan caytamona nin mooyee dumarka macaayo oo cay igama qabato lkin adigu adigu inan baad tahay inani waa geedi geediguna meel uu rarka ku furi aluun baa oge markaa cidna ha nicine dhex dhexaad ka ciyaar kubada waa iga talo inaadeer hhhhh
@@mubarakmaxamed6113 madama ad ithopioa jeceshin dhulka no badala
beenteedii soo tii fashilmatay cidiba umay diidine iyaduunbaa cuqdad haysay
Af kaaga caano lago qabay
Waxayn ilatahay in ugaaska hadalku kalumay aniga oo ixtiraamaya,waxa weeyi dalkani sharyi buuleeyahay sida jabuuti iyo ethiopia oo kale maxaa,gabadha halkan kahadashay miyay sharciyada dalka saxday maya weeyi ,anigu isaaq ma ihi hadana dhalashada dalka waan haystaa maxaa udiiday in ay wadada saxda ah marto waar dalka iyo dadka buuqa kadaaya oo dadka ha isku dirina qofka khaldan runta usheega gabadhu way khaldantahaye iyada oo caruurteedu reersoomaaliland tahay sidee loogu diidaa dumarada kale ee laqabaa way qaataane maxaa iyada laga uriyay,talo dib iskugu noqda
Adoo gaabdha iidaynin soo daawo cabashadeeda sxb gabdhu dhalasho wey haystay wuuse ka lumay had se meysan rabin sharci ee waxay rabtay fingerprint iney dambi ka gashay mesha ay ku noleyd oo ah somaliland sharcigaga keen marka la yiri wey iga luntay lkn waxan ubahanahay waa fingerprint markay tiri sharcigaga aan hello ayaa lagu yidhi markay doontay ayaa loo diiday oo la yiri qabiilkee tahay iyo odayaal keen hadii kale daganasho qaado Sas ayay wax u sheegtay gabadha xagee qalad ay ku gashay inaad wax hubsato isku day
Gabadhanu waxay wada been abuur ha rumaysanina wa ta onlf ku jirta ee somaliland ka dhex magaysa
Ugaasku wasaxsan yahay
Ka sheeganay UGAAS waa cada qaatey doonay ama ku fekeray wuxuu Cuno isla marka iska dhisay Duugaga Zoomali, anigu waxan ku dhashay Saudi Arabia ima ogal inay dhalasho Suadi lay siiyo oo ma lihi Suadi Arabia Citizenship. Wadamada ama Gulf States waan ku dhashay laguma helo Citizenship ama Guurton, sidas ula socod Dhaman Reer Somaliland.
ugaas.yaaba.ku.dhegeysanaya.meesha.habar.awalba.iska.maamulata.jeersada.iyo.oramada.way.siyaan.isku.dhex.milmeen
Bacaaac
Free English courses (ku baro ingiriiska si free)
ua-cam.com/video/MWV_1aboeU8/v-deo.html
Luuqaddu waa furaha aqoonta.