Subxanallaah,Nin cadow ah oo waalan uu aha.Somalida xata wxy dhaqan u leyihiin in Gabar loo celiyo Nin dilaayo oo ay ka so carartey,Waxaase doqon ah Naagtii yeeleysa Nin garaacayo in loo celiyo.Kaasoo kale intuusan ku dilin la dilo uu ku fiican yhy.
Subxanllah waa masiibo alle naguma keeno balse gabadha lama eedi karo wayo waxay leheed caruurtada korso,malin waa ka bixi doontaa noloshan. Mey ogeen in herkan la gaari doonto
Subxanallaah,Nin cadow ah oo waalan uu aha.Somalida xata wxy dhaqan u leyihiin in Gabar loo celiyo Nin dilaayo oo ay ka so carartey,Waxaase doqon ah Naagtii yeeleysa Nin garaacayo in loo celiyo.Kaasoo kale intuusan ku dilin la dilo uu ku fiican yhy.
Dilkaba waxa ka daran dawarsiga ay malinkasta soo qadeyso wuxu cuni laha
Subxanalah wlhi wa halis😢😢😢
Subxan allah shaydaan ayuu ahaa dhibtaas umay dul qadateen 😢😢
Zhp qisoyinka carabta ino wad wayo dhaqan ahan iyo diin ahan wan fahmayna wanan la fal galna qisoyinkas shukran 🙏
1.Maya 2. Haa😢😢😢
Cafa inay U dulqadatoay ahayn ninka sidaz U xun Si kle iyada U SPP ahayd dhimashada rerkaz ilhy ha U naxaristo ❤
Mar hore ayey ahayd iney ka takto subxaanallaah
Haaààaa acaaa wey ku qal dan tahey ❤
Damir xumaa allah naaree
Anaga waa kujeclnahay BOGASHO❤🎉🎉🎉
🙏
All Somalian We're Love sinwaar from 3Elazha
Yaa hhhh ❤
Gabadhu waabay iga samir badan tahay qof halmar igu qaldamay
Mar labaad fursad maba siiyren😢😢
Ku soco sxp qaali qisooyinkaagu Cadi mahe😢😢😢
🙏
Subxaanallaah
Waa maya
Heey❤😊
subxanallah 😭💔
Inay ka tagto ahad markii ugu horaysay uu gacan uqadayay
Wxey meel na geeysaba maanga madinatul munawara man joogna😢 ddka xun dunida meel wlpa wa buuxan ilahyow na amaanso😢
Sucuudigaba ugu daran waliba dumarka shaqaalaha ah intay dulmiyan bay dilaan waliba oo raali iskaga yihin.
@@nimco-o4c subhnllh
My friend my friend 👑👑👑👑👑
ASC AZXAABTA QAALI AH ZXB ZARE DUDAAYE ❤
Horimar wacan pro
🙏
@@bogasho898 pro waxanu rabnaa dhaca bankiyafa
Aad iyo aad
Asc sxb thanks qisooyinkaga waad nodadashay
Wow🎉🎉🎉
Maya
1 my 2 haa
Subxanallh 😢😢😢
Heer calami
Dudaaye 🎉🎉🎉
Big respect ❤
🙏
Subxaana Laah 😭
First comment horay u soco saaxiib mahadsanid aad baan kuu taageeraa oo aan u jeclahay muqaaladaada ❤❤❤
Much respect 🙏💯
Waxan soo koob aduu. 22daqiiqo. Waa lagu cajisayaa. Mhdsanid
Aad io aad ustaad
Unknown
Subxanllah waa masiibo alle naguma keeno balse gabadha lama eedi karo wayo waxay leheed caruurtada korso,malin waa ka bixi doontaa noloshan. Mey ogeen in herkan la gaari doonto
THANKS ZXB
Zxpkay bogasho haddan isku dayyo annuu waxa hlkaa igga cadaatay innuu yhy qof billaa iimana wayyo naxariistu waa iimanka
💯
Kuma saxno cafaa
First message 🤭
Waxaas wawali
Aad iyo aad ale haunaxariiste iyada sbb u ah marka horeba ninka wuxuushta inay lajoogto may ahayn
🤝
😢😢😢😢
Maa sacuudi bisinkaa
Ani , waxaaba khalad ahayd
In ay udulqaadato dhibtaatada
Intaa la eg , iyo nin aan shaqeynaynin
Oo tuugsi iyo dil isugu daray
Dudaaye tani khisama ahane waamusiibo ilaahay ayaan kamagangalay mahadsanid
🙏
Halkaad iga dawanysan wa kanaalka Bogasho aniguna wa saxiibkiin dudaye ala maxaan jeclahay codkaga iyo qisoyinka noso gudbisaba ma aqan melad aduunka kaga noshahay ma aqaan magacaga saxda ah sidasoy tahay waxa ahay dadka sida tooska kuugu xidhan jecelna horumarka channel kaga mahadsanid wl ❤
Same ❤
Gobbonimo 🙏💯
😢😢😢😢😢😢😢😢
qiso carbeed wax dhaama miyad wayday
Kuma saxneyn iney u dulqadatana ma ahayn
Hadii aysan lkn qadarka cidna ma celin karto
💯
Hooyadaa sabar ma,aheyn waxeedu,lakiin waxu a'haa naf lacaari iyo ku qabatay,ninkuna wa bukay.
way ku khaldanay in aay xataa ku noqoto
Thanks you ❤❤
Welcome 😊
5 min jah dudaya saln sare wall 😊
Respect 🙏💯
Dumarka qaarkood ayagaa dhiiqada lugaha la galo maxaa looga samraa nin sidaa oo dhan u xun
Bal adba
Marka aad qisooyinka oo kale dhageysato syaad dhab u yaqiinssnaysaa sababta jahanamo loo abuuray.
Yeah
Carabta dhaqan xuma loo cadaba
Wallhi gabdhaha somalidu wa adag yihin hada gbadh somaliyed rafadka dhan maqadateen illahy haunaxaristo wan qiroday shekadan😢
waliga ben kamad warramin lakin mataa maxa kaa siya dalaka sucdiga wa dal qaniya gabigogo wa milniyer side ???????????
Wax qaldan ayaad aaminsantahay , hadii aad moodo Sucuudi Carabiya oo dhan in ey millioner yihiin waa dal leh faqiir iyo taajirba . Ku darso sanadku waa 1995 .
Maya