Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

MAKIINADA SALIIDA SINSINTA IYO SALIIDAHA DABIICIGA 🇹🇷

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 чер 2021
  • Kusoo biir Telegram group keena : t.me/zakariyeA...
    Waxaan halkan idinkula wadaagaya mid kamid makiinada ugu tayada sareeya ee lagu soo saaro saliidaha kala duwan taas oo 2 sano Damaanad ah la socoto.
    Kasoo dalbo
    Consultzakariye@gmail.com
    🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/...

КОМЕНТАРІ • 256

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  3 роки тому +38

    Like saar muuqaalka xog hadaad u baahnayd kasoo dalbo
    Consultzakariye@gmail.com

    • @abaadirahmed6917
      @abaadirahmed6917 3 роки тому +1

      Zakariye walal waxaan ad u danaynayaa makiinadaha Canaha iyo yogorta

    • @osmanabdi7976
      @osmanabdi7976 3 роки тому

      Wlala zakaria makinadaan waxaan jooga mugadisho, marka walal korontad meeqo watt ayee bishii celcelis istucmashaa makinadaan adoo mhdsan

    • @engmatan1308
      @engmatan1308 3 роки тому +2

      How many litres ayay soo saareeysaa per day

    • @Ciyowgeeye
      @Ciyowgeeye 3 роки тому

      @@abaadirahmed6917 ok

    • @xidigahaqubrus1193
      @xidigahaqubrus1193 3 роки тому

      Asc wll dhowr mar ayaan ka codsaday number kaaga Ama meel aan iska maqalno si aan kugu sheego waxa aan rabo inan iga caawiso walal thanks

  • @mohamedhassanahmed8039
    @mohamedhassanahmed8039 3 роки тому +44

    Dad farabadan oo aniga aan kamid ahay baa aad iyo aad ugu faraxsan barnaamijyada aad noo soo bandhigto sidaasi awgeed walalkeen aad ba kuugu bogaadineynaa ,
    Horay usoco.

  • @ahmedmahamed7773
    @ahmedmahamed7773 3 роки тому +5

    Jazakallah Zakaria maclumadka waa muhim

  • @hodan4523
    @hodan4523 3 роки тому +17

    Sakariyoow, waxaad nooso ogaataa khayr Allah haku siiyee, warshad yar oo cabitaanka qudaarta laga shiido soo saarta, machinnada ugu fudud, ugu macquulsan, uguna raqiisan ee loo isticmaali karo. Kama hadlayo kuwa yaryar ee guryaha lagu isticmaali karo. Walaal arrintaas mar kusoo dar barnaamij aad ka hadleyso. Mahadsanid.

  • @abdirisackamin3827
    @abdirisackamin3827 3 роки тому +11

    walal doomaha kaluunka ama makinada kaluunka lagu sameeyo soo raadi qimohada
    thanks

    • @ogaansho2320
      @ogaansho2320 3 роки тому +2

      Si fcn adan ugu bahanay ani ahaan noo soogali allah ku barakeyee

  • @osmansaid4601
    @osmansaid4601 3 роки тому +7

    Mahadsanid warka aad noo soo gudbisay waxaan sugayaa inta bal war fiican laga keenayo makiinada ceelasha lagu qodo . Iyadana waxaan ubaahnaan doona greenhouse Yada qalabkooda inshallah waan kula soo xidhiidhi doonaa markaan diyaar ahay

  • @alimahdijilacow2680
    @alimahdijilacow2680 3 роки тому +19

    hal litar oo macsara ah wuxuu Muqdisho ka marayaa $2.2 aniga ayaa shalay ku iibsaday

  • @haaruunhaaruunmacruuf9420
    @haaruunhaaruunmacruuf9420 3 роки тому +4

    Masha Allah sxp ilaahay haku barakeeyo waxaad soo gudbisaaa wax bulshada soomaaliyeed waxtar uleh guuleyso

  • @ruqiyoese9522
    @ruqiyoese9522 3 роки тому +4

    Maan sha allaah mahadsanid

  • @axmedawabdi6411
    @axmedawabdi6411 3 роки тому +6

    Saaxiib allaha kuugu daro miisaanka xasanaadka

  • @lulali8651
    @lulali8651 Рік тому +1

    Manshallaha will fiican oo somalida reerbaadiyaha ahaa oo is dilaya u faaiido.

  • @alimahdijilacow2680
    @alimahdijilacow2680 3 роки тому +5

    Aad iyo aad baad u mahadsantahay, waxaad nasiisay xog aad loogu baahnaay, Alllaha ku barakeeyo

    • @xabibmohamad
      @xabibmohamad Рік тому

      Wll wad mahadsanthy
      makinada Raashinka Qamandiga lagu shiido soo ogow

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 роки тому +1

    Allaha ku xafido zakariya markasto umadada wa u faideysa jzk kheyr

  • @hassanmohamed-lc2yn
    @hassanmohamed-lc2yn 3 роки тому +1

    Zakariye aad baa kuugu mahadnaqayaa.
    Makiinada lagu shiido qamadiga ama ganlayda oo looga dhigo mushaari ama soor ama daqiiq.

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo 3 роки тому +18

    😊in shaa allaah waan gadan/iibsan doonaa mustaqbalka dhaw😊

    • @darwiishpoy8127
      @darwiishpoy8127 3 роки тому +1

      Abaayo iskudarsanaa

    • @Zaaq-os6gj
      @Zaaq-os6gj Рік тому +1

      Markaad iibsato isoowac macaamiil kuuno qonaa wallahi

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin6199 3 роки тому +2

    Mahadsanid masuul

  • @ismailibrahim4837
    @ismailibrahim4837 3 роки тому +1

    mashaa allah zakariye grup

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 2 роки тому +2

    Waa ducaqabe Mansha allah nolow 👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @queensomali5339
    @queensomali5339 3 роки тому +1

    Masha allah mida ka yar walal so Gali hoyo o wadanka jogto aya rabto walal

  • @waheliye44
    @waheliye44 3 роки тому +7

    Keep going bro from Cardiff

  • @yaasiinaadan7990
    @yaasiinaadan7990 3 роки тому +3

    Zakeriye soomaali bile guulayso

  • @luuqgreenhouse9037
    @luuqgreenhouse9037 4 місяці тому

    Zakariye jazaakallahu kheyr walaal

  • @mushkaboy4958
    @mushkaboy4958 3 роки тому +2

    Walaal waxaan kaa codsan lahaa qalabka dahabka ama macdanta lagu baaro in aad kasoo sameeyso muuqaal

  • @mohamedhassanahmed8039
    @mohamedhassanahmed8039 3 роки тому +5

    Walal aad baa kaaga mahadcelineynaa sida aad noogu soo bandhigtay warshadaha iyo makiinada wadanka aad muhim ugu ah.

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 3 роки тому +4

    Wll qli waxaan rabaa mida yar manoosoo sawiri kartaa

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 3 роки тому +3

    Walaal aad iyo aad baad u mahadsantahay WALAAL ee waxaad ka soo hadashaa walaal mashiinada yar yar ee sonkorta sameeysa ee qiimaheeyda inoo soo gudbi iyo warshadaha yar yar ee sameeya kabaha qalabkoodi walaal mahadsanid inshallha tacaalaa

  • @abdirisackamin3827
    @abdirisackamin3827 3 роки тому +2

    m.a walal shaqo wcan

  • @nololchannel3114
    @nololchannel3114 3 роки тому +2

    Thank you pro

  • @aminaabdi6818
    @aminaabdi6818 3 роки тому +2

    masha Allah aboowe

  • @ibrahimxuseyn6693
    @ibrahimxuseyn6693 3 роки тому +1

    masha allah horey uso inbadan wad nofaideyseye

    • @ibrahimjajow1512
      @ibrahimjajow1512 Рік тому

      Please tell us cost of rotary oven in turkey and how

  • @munakosar5849
    @munakosar5849 3 роки тому +2

    Macluumad aad u mihisan mahadsanid wllo

  • @abdikadersalad9737
    @abdikadersalad9737 3 роки тому +1

    Mansha Allah

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 2 роки тому

    Jasaakallah khair wll anfac badan ❤🌎

  • @abdullahihussein495
    @abdullahihussein495 3 роки тому +1

    Mahadsanid

  • @somali7851
    @somali7851 3 роки тому +6

    Qofka kaliya ee maskax fayow haya

  • @hanijamal237
    @hanijamal237 2 роки тому +1

    Asc wll waxaan ka codsanaa in aad inuu soo gudbiso magiinada lagu sameeyo sausage iyo meesha laga helo. sidoo kale magiinada lagu sameeyo noodle. Mahadsanid

  • @engmatan1308
    @engmatan1308 3 роки тому +1

    Mxaa la dhahaa makiinada magiciii

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 роки тому +2

    Ugaas waxaan kaa codsaneynaa marwaliba mashiinada aad ka hadleyso magacyada afkooda qalaad loogu yeero nalawadaag mahadsanid masuul.

  • @intisaamisak
    @intisaamisak 3 роки тому +1

    masha allah wllkey

  • @sahrasa7873
    @sahrasa7873 3 роки тому +2

    Maanshalah

  • @zakizay4
    @zakizay4 3 роки тому +1

    Asc fadlan makiinadaha burka ama daqiiqda sameeyana naga soo war sii insha Allah

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 роки тому +1

    Masha Allah

  • @macdurweyn559
    @macdurweyn559 3 роки тому +1

    Walaal lambarkaga iisoodr

  • @documentariesinchd3070
    @documentariesinchd3070 3 роки тому +5

    Masha Allah very helpful channel and very important one congrats not like other useless somali youtube

  • @cabraxmaanshekh4558
    @cabraxmaanshekh4558 3 роки тому +2

    Mashallah

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 3 роки тому +2

    Kan waa fariid Guuleyso adeer.

  • @fuadbogale7603
    @fuadbogale7603 3 роки тому +12

    Wonderful somsli young man this edible oil machine is very important material for small scale farmers like me besides its price is fair but how many liters of oil can I extract from 100 kg of sesame and how many hours can it operate continously on daily basis.?your humble admirer from jijiga

  • @mukhtarmohamed1742
    @mukhtarmohamed1742 3 роки тому +1

    Qaabka Turkeyga wax looga keensado dalkii hooyo iyadoo la joogo iyo e commerces ay isticmaalan fadlan barnaamujkaa soo diyaari wll Zakariye.

  • @user-qs5lt5ze1n
    @user-qs5lt5ze1n 20 днів тому

    Asc walalkey koronto miyaa ama soolar

  • @aliarale9067
    @aliarale9067 3 роки тому +2

    Slc Zakaria wad Mahad Santahay coffe makinadahisa Mogaso waran

  • @hawoluulhaile6095
    @hawoluulhaile6095 3 роки тому +3

    Wll mida yar inoo soo bandhig qaabkeeda

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 2 роки тому +1

    Asc brother makiinada saliida oo kale sida ay ushaqanayso iyo sida loo xirxiro yaa kacaawinaayo qofka haduu Gato insha alah let me know

  • @abdirahmangago8717
    @abdirahmangago8717 2 роки тому

    Lambarkaagii wuu noo dhiciwaayey zakeriye Abdilaahi

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 3 роки тому +1

    masha allah 🤲🏾💕🍀🌹

  • @mohamedabdi2521
    @mohamedabdi2521 2 роки тому

    Asc zakariye illahay ha kugu badalo janadiisa warbixintaad nala wadagtay

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 3 роки тому +1

    Caagadaha raqiis miyaa wall zakariye

  • @qadiijaali8322
    @qadiijaali8322 3 роки тому +4

    Waan sugaaya mudombadabninaad kasoo hadasho makiinad yar yar

  • @k.mdawud9145
    @k.mdawud9145 3 роки тому +1

    wllo wax fiican baad wadaaan waan idinku dhiiri galinyaaa.

  • @FarhioSaed
    @FarhioSaed Місяць тому

    Wlla waxa rab sii garah ku la hadalo whatsapp I so sheegaa

  • @odayhebel868
    @odayhebel868 3 роки тому +1

    Mahadasanid walal

  • @armaawi
    @armaawi 3 роки тому +1

    Good job

  • @sahardiidyaremohamedsahard7209
    @sahardiidyaremohamedsahard7209 3 роки тому +1

    Asc wllo waxaan jeclaanlahaa inaad kuwa ka yar yar aad soo dhigto xogtooda iyo qiimahoodaba
    Mahadsanid

  • @wadani2724
    @wadani2724 3 роки тому +5

    Sakariye, Saliida laga miiro masegada waa saliidaha ugu qaalisan caalamka , ka qaalisan saliid seeytuunka . Saliidaha waxaa loo miiraa , si qabow iyo kuleylba leh, galeyda , gabaldayaha iyo masegada hadii ii saliid ka miirayo xabad baan u baahanahay.mahadsanid

    • @is-daweechannel916
      @is-daweechannel916 2 роки тому

      Waxaas xaqiiqo matahay sxboow weli maba aanan maqal ganley ama mesego aa laga so saaraa

    • @wadani2724
      @wadani2724 2 роки тому

      @@is-daweechannel916 Sabuulka ( Galeyda) waligeed ayaa laga dhalin jirey saliid, hadaad xasuusato Soomaaliya xilligii 80 naadkii waxaa jirey saliid abuSabuuk la shibi jirey.
      Haa Masagada xitaa waa laga sameeyaa saliida oo waliba buunshada ka soo harta waxaa laga sameeyaa Rooti ok eey cunaan dadka macaanka qaba.

    • @somalia80
      @somalia80 9 місяців тому

      ​@@wadani2724war zxp sidee loga sameya fikrad iga sii aan tijabiye

  • @abdimananomar9543
    @abdimananomar9543 3 роки тому +2

    Barko hakaga sugaanto walal zakariye

  • @Idaacada1
    @Idaacada1 3 роки тому +1

    Asc walaal tala ahaan machineka waa in la helo dhamaan qalabka lagu dayactiro hadii eey wax ka halaabaan marka waan in la helo shirkad spare parts ka keenta wadanka, sidoo kale waan in dad loo soo tababaro cilada bixiya. Xamar 2.5 ayaa lagadaa liter ka macsarada

  • @gttty708
    @gttty708 3 роки тому +1

    Makiinado kale soo bandhig wll

  • @abuamal7991
    @abuamal7991 3 роки тому +1

    Wlh Aniga Waan ku faraxsanhy

  • @libaancabdullahiahmed438
    @libaancabdullahiahmed438 2 роки тому

    halkee kahelaa

  • @abdurahmanmohamad2300
    @abdurahmanmohamad2300 3 роки тому +1

    Motor miyaa mise electric

  • @yusufahmedyusuf504
    @yusufahmedyusuf504 3 роки тому +1

    Asc, walal wad ku mahadsanthy info qiimaha badan ee aad nala wadagtay. waxan ka codsana inaa nala wadaagto info ku saabsan Gold and mental detector ee laga helo wadanka Turkey mahadsanid.

  • @ahmedeyahmed2581
    @ahmedeyahmed2581 2 роки тому

    Asc adeer waxaa tel kaaga aan siiyay nin nigeriyaan ah oo raba makiinada saliida shiida siiba sisinta hadii awku soo waco warbixin ka sii mahad sanid

  • @kafaiideyoraxmed2971
    @kafaiideyoraxmed2971 Рік тому

    Asc Walaal Zakariye Caagadaha wax Lagu sajaleeyo Machine Sameeyo malaga helaa Turkiga?

  • @osman_abtidoon
    @osman_abtidoon 3 роки тому +5

    Sababta ugu wayn ee soomaaliya wershadaha yaryar ugu shaqayn karin waa korontada oo qaaliya. Solar ama matoor kuwa ku shaqeeya ma jiraan

    • @maxamedalijimcaali8664
      @maxamedalijimcaali8664 3 роки тому +1

      Waan la dhacay wax yaabaha aad ka sheekeyso sida Ganacsi Abuur warshadaha yar yar etc

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Рік тому

    Masha allaah

  • @gaanbeciise1789
    @gaanbeciise1789 2 роки тому

    Adeeroow waxaan rabaa makiinadan waan u baahanahay ee waxad ii sheegtaa kiilo waadkeeda inta uu yahay fadlan

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 3 роки тому +1

    Wall wan kusalamay zakariye saliida macsarada liter organic ah 4 dollars mida organic aheen 2.5 dollar
    Saliida looska wa literka waa 2 dollars

    • @hanadcabdi8970
      @hanadcabdi8970 3 роки тому

      haa waa soomaliya
      lowska caadiga ah waaye ee somaliya kabaxo

  • @HALIILMEDIA
    @HALIILMEDIA Рік тому

    Asc Zakariya,
    Walaal waxaan u baahanahay inaan iibsado mashiinkaas Saliida Sinsinta ee aad ka waramayso

  • @abdirahmandahirjamac3937
    @abdirahmandahirjamac3937 2 роки тому

    Sxbow mid ayaa iga dhex guuuxaysa warshada qasacda ama tamanda lagu samayo qimiehda iyo sida ugu fudud ee loo heli karo sxb

  • @xabibmohamad
    @xabibmohamad Рік тому

    wall xageee kala soo xirinaa

  • @abukarabdullahi6862
    @abukarabdullahi6862 3 роки тому +1

    Asc wr waxa ubahanahay mashiinka saliida 2500 iyo filterka mashiinka korantada iyo motor lashido maku shaqeynkaraa saliida aad umahadsabtahay alas ku barakeeyo.

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  3 роки тому

      Walal kasoo dalbo
      Consultzakariye@gmail.com

    • @abukarabdullahi6862
      @abukarabdullahi6862 3 роки тому +2

      Imise cisho ayee ku tagi Djibouti seaport. Qiimaha shipping waa imise. Ilaheey haku xifdiyo wll mahadsanid.

    • @alieelooge3296
      @alieelooge3296 2 роки тому

      Lkn maxey ku shaqeysaa koronto mise motoor

  • @user-ry8jh8fk8z
    @user-ry8jh8fk8z 10 місяців тому

    Cabdi rixman aadan

  • @aknamaadan3336
    @aknamaadan3336 3 роки тому +3

    Shirkaadaha Dharka Baan waali ka Sogeynaa Godomiye

  • @odaysaalix4136
    @odaysaalix4136 2 роки тому

    As cal adeerow waxaan ubaahahanay alaabo badan Ayaan ubaahanay waxan rabay tel Watsap ah waxan joogaa
    AZ us

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 роки тому

    Asc zakariye aniga ayaa riigleey ahaa jiray waa in uu banka biyaha iyo diinimada isku xiran yihiin oo hadiidka godka qodaayo uu godka qooy karo markaas dhagax kasto waa maraa laanin hadii qaleel uu ku qodaayo gurubada weey jabee dhagax haduu ku tago waa in gubada birta shubka ah iyo diinimada bam biyood ku kor xiran yahay toos gudka uqoonaayo marki uu ku wareeganaayo godka

  • @habibaaddow4095
    @habibaaddow4095 2 роки тому

    Asc walaalkey warsheda salida sisisnta tan ugu weyne meeqo waaye. Tankale aniga London ayaan deganahay. Ma dhicikartaa inaad ilasoo. Xiriir to?

  • @abshirhaaji2443
    @abshirhaaji2443 2 роки тому

    Walal zaki tusaale ahaan xabad sowdaha saliid noce ah aya lagu dara oo lagu shiida ma saliida rashinka lagu karsado un Mise waa mid u gaar eh wll iga jaahil bixi Hadi ay macquul thy adoo mhd San

  • @xaliimoxasan7753
    @xaliimoxasan7753 3 роки тому +6

    Macsarada liitarka waa 2.5 $ labadoolar iyo bar

    • @akh8501
      @akh8501 2 роки тому

      Xagee maxaad u sheegi weyday. 2.5 magaalada sheeg wall

  • @abdallaahmedshire1210
    @abdallaahmedshire1210 3 роки тому +1

    Macasarada liitarka saafigaa 3 ilaa 3.5

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 9 місяців тому

    WALAAL WAXASNNJOOGAABUK WAXAAN U BAAHANAY MASHIINKAA SALADIUDA SHIIDA IYO MACHIINKA MASAGADA IYO CUNTOBWADANIGA LAGU SHIIDO ILA SOO XIDHIIDH

  • @Moalimuu.Crypto
    @Moalimuu.Crypto 3 роки тому +10

    1 Litre Saliid Macsarada= $2 in Jowhar

    • @kaltuunbeauty9440
      @kaltuunbeauty9440 3 роки тому +1

      Mahadsanid walal wankula soxidhiidhi insha allah

  • @cabdifitaaxbashiir6965
    @cabdifitaaxbashiir6965 3 роки тому +1

    Asc wall aniga waxan ka warhaya salida macsarada oo ah $2.5 ilaa $ 3 dolar

  • @dhurbe6088
    @dhurbe6088 3 роки тому

    Wll sakariye xaga dharka war naga soo sii baahida ugu badan waa dharkeee wlll chinaha iyo india buu badanaa nooga imaadaa marka trkya in uu nooga raqiisan yahay noogana tayo badanyahay wll war naga soo sii❓❓❓❓❓🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wlll muctaad baan unahay informationkaas 🦻🦻🦻🦻🦻🦻👁💐👁

  • @cabduqaadirmacaaniarts2289
    @cabduqaadirmacaaniarts2289 3 роки тому +2

    Makiinadaha macdanta lagu baaro ka soo hadal waliba noocyadeeda kala duwan

  • @AbdirashidAhmed-bg3bm
    @AbdirashidAhmed-bg3bm 8 місяців тому

    Siidee jabuuti lookeen kara wll mashika salida kasohadal

  • @mohamudmohamedjimale3997
    @mohamudmohamedjimale3997 3 роки тому +2

    Nio dhinaca dharkana warbixin inoga keen sida suudadka shaatiyada t-shirtyada iyo kabahaba

  • @abdirashidhasan3641
    @abdirashidhasan3641 2 роки тому

    Asc. Akhiyow inan waxaad tahay qayb weyn ka qaatay waci gilinta bulshada somaalida marka aad iyo aad baan kaaga mahad celin

  • @queenbushriitaabdiwali875
    @queenbushriitaabdiwali875 11 місяців тому

    Wll xagee ka heli karaaa

  • @hodandahir1890
    @hodandahir1890 9 місяців тому

    Imisa yaa lasiiyah❤

  • @ziyadproduction1006
    @ziyadproduction1006 3 роки тому +1

    Asc wr wb walalkey zakariye waan ku salaamaya salaan dabaded su.ashedu waxa weye markan qalabakan gato sida greenhouse oo kale yaa ii rakabayo oo igu cawinayo habkan uu xirxeri lahaa tafadal adigo mahadsan magaceyegu waa ikro siyad cafwan

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  3 роки тому +1

      Wcs wr wb walal dhalinyaro tabo baran oo xidhi karta ayaan kugu xidhaynaa iyo muuqaalo practical iyo theory ba ah.
      Hadaad diyaar tahay PDF Qalabka ka gado 0633235388

    • @ziyadproduction1006
      @ziyadproduction1006 3 роки тому

      @@ZakariyeCaawiye
      Shugran walal waan soo diyargarobaye hadi rabi idmo

    • @IbrahimAli-vi9ep
      @IbrahimAli-vi9ep 3 роки тому

      @@ZakariyeCaawiye Asalam Alekum brother can you give your wassup number with your area code

  • @fatumazahra4168
    @fatumazahra4168 7 місяців тому

    Asc