Sidee Online Ka looga Ganacsadaa? Muuqaal Muhiim ah!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2023
  • Waxay u shaqaysaa shirkadaha aduunka ugu wayn ,waxayna ku yaalan 200 oo dal adigana waa samayn kartaa,
    #waa maxay digital marketing
    #caqabadaha kaa hortaagan inaa ganacsi bilowdo
    #ganacsiga online ka ah
    #ka shaqayso online adigoo gurigaaga jooga
    #Sidee online lacag looga sameya
    #Ganacsiganairobi
    #sidee ganacsi loo abuuraa
    #sidee ganacsi loo bilaabaa
    #sidee social ka dhaqaale looga sameeyaa
    #sidee is badal dhab ah u samayn kartaa
    #wax kabaro habka online lacg looga sameeyo
    #ganacsiga ugu fiican ee 2023
    halkaan igala soo xiriir
    mohamoud.moh...
    @ogaansho
    #wepsite lacag laga sameeyo
    #lacag

КОМЕНТАРІ • 62

  • @abdallamohamed7388
    @abdallamohamed7388 Рік тому

    Keep going zxp

  • @farhiahirsi1496
    @farhiahirsi1496 Рік тому

    Mashaa allaah ifrax abayo

  • @ibrahimwashington2613
    @ibrahimwashington2613 Рік тому

    Mid ayaan rabaa Xagge kala xiriirnaa Compynagaan zhp

  • @cabdulaahigargaar5844
    @cabdulaahigargaar5844 Рік тому

    Xagee laga heli karaa ustaad

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 Рік тому +1

    RAALII IGAA .AHOOW. CASIIMADA DALKA. DJIBOUTI 🇩🇯. JOOGA

  • @sadiomukhtar8389
    @sadiomukhtar8389 Рік тому

    Wll Halkee looga xiriiraa ganacsigaas

  • @shiikhoow
    @shiikhoow Рік тому +1

    Maasha Allaah walaasheen ama hogaamiyaheena Ifrah, aad ayaa ugu mahadsan tahay sids fcn ee aad uga hadashay xaqiiqada iyo waxtarka ganacsigeena

  • @mohamudabdulahi7642
    @mohamudabdulahi7642 Рік тому +1

    Mhadsanid sxb, Shirkaddu magaceed, xaggeese lagala xidhiidhayaa ?

  • @abdirashidyoal2063
    @abdirashidyoal2063 Рік тому

    Wll sideen ula xidhiidhi karnaa maamadaas?

  • @nuurqoorwaay
    @nuurqoorwaay 7 місяців тому

    Walaal xariirka meel aan ka bilowno ayaan u baahanahay mahadsanid

  • @mohamudabdulahi7642
    @mohamudabdulahi7642 Рік тому

    Xaggee Lagala xidhiidhayaa wll?

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 Рік тому

    SIIDEE .MAR HORE FURIITAANKA. MAXAA .QABAAN KARAA

  • @user-jw5cg8ri2p
    @user-jw5cg8ri2p 3 місяці тому

    Asc

  • @yousufxareed8990
    @yousufxareed8990 Рік тому

    Xogta dhamaystir wll halka lagala xidhiidhi karo adigo mahadsan nala wadaag

    • @faahiye_podcast
      @faahiye_podcast  Рік тому

      Numberka discription ka youtube ka saaran wll

    • @liiabdalla4413
      @liiabdalla4413 Рік тому

      @@faahiye_podcast sxb mayaalo ee iska hubi

    • @qosolqosol5433
      @qosolqosol5433 5 місяців тому

      ​@@faahiye_podcast wll halkan nemberka ku soo qor adigu mahsan fadlan

  • @11masmas
    @11masmas Рік тому

    IFRAAX XAGEE LAGALA XIDHIIDHAYA SXBOW

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 Рік тому

    FAHIYE BODCASTE.WAN .KU SALAAMEY. ME CUSIN. .WALALKEY

  • @dr.mahamedhussainshire7066
    @dr.mahamedhussainshire7066 Рік тому +2

    Waresigan is not clear sxp su'alo badan oo mudna inaa wedisitna madan wedin bal mesha laga helayo nala so wadag anaga wedinene thanks

  • @ayanmaxamuud4353
    @ayanmaxamuud4353 3 місяці тому +1

    Abaayo ii sooqu take

  • @nuuxismaaciilfaarax3452
    @nuuxismaaciilfaarax3452 5 місяців тому

    Nuux ismaaciil waxan koogaa bur co waxan jeclaan lahaa inaan helo macluumaankiina , aadbaan kambanigii u xiisaynayaaye.

  • @juniornight7789
    @juniornight7789 Рік тому

    Walaal adoo mahadaan tababarda xagay ku bixisaa macalimadu

  • @Dugalmedia
    @Dugalmedia Рік тому

    Meel lgala xiriiro uma jeedno

  • @shaxshax1864
    @shaxshax1864 Рік тому

    Nairobi ayaan jogaa xage Kala xariri karaa walal?

  • @fowzannn
    @fowzannn Рік тому +1

    Intee kalaxarira

  • @zahara2970
    @zahara2970 Рік тому

    Wllo gabadhan xageen kala xiiriira pllz

  • @user-jw5cg8ri2p
    @user-jw5cg8ri2p 3 місяці тому

    Wasabka igasoqabo walal wankubahanahay siad igu faideyso aqon tada 0nlenka

  • @user-nn3tv8mm4c
    @user-nn3tv8mm4c 4 місяці тому

    Xageen kala xariiraa

  • @abdifatahmustafshoble2657
    @abdifatahmustafshoble2657 Рік тому

    *Marka 300$ ama 1k ayaa dhahdey maamada ee marka tawabar ayy sheegtey,ee marka qaabkee lacagtey u shaqey nee*?

    • @faahiye_podcast
      @faahiye_podcast  Рік тому

      Taas waa tan lacagta wll ,oo ah inaa adi ganacsi ku bilowdo lkn waxaa jira barnaamij yo badan oo ay sheegtay inaa qofka ka shaqaysan karo bilaa xirfad

  • @umuabdullahiofficial1575
    @umuabdullahiofficial1575 8 місяців тому

    Wll ganacsi online ban rabaa inan bilaawo mel aan ka bilaawo la ahay alaabta halkan ka dalba lahaa support ban ubahanahay intee ka helaa numberkeda

    • @shamsadii
      @shamsadii 7 місяців тому

      Alaabtii ma heshay qaab aad u dalbto walashay

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 Рік тому

    Gabadha inan la xiriiran rabaaye numberkeeda iso qor wll

  • @user-nn3tv8mm4c
    @user-nn3tv8mm4c 4 місяці тому

    Xageen kala xariiraa gebadhaan

  • @maymunabdullahi1446
    @maymunabdullahi1446 Рік тому

    Gabadha lambarkeeda ama meesha lagala xiriirayo maad na siisid lambar meel saaran ma aragnee

  • @user-co8qe8nz5l
    @user-co8qe8nz5l 8 місяців тому

    Xagee kala xariiraa

  • @user-bg2us7ee3j
    @user-bg2us7ee3j Рік тому

    Wll xagee lagala soo xidhayaa

  • @noloshuwaqiso2014
    @noloshuwaqiso2014 Рік тому

    hhhhhhhh

  • @zuheylahassan6101
    @zuheylahassan6101 Рік тому

    Lambarka away dee

  • @11masmas
    @11masmas Рік тому

    MAMADA XAGEE KALA XIDHIDHI KARNAA FADLAN.

  • @ahmed.1487
    @ahmed.1487 Рік тому

    Pyramid scheme; somali version.

    • @shiikhoow
      @shiikhoow Рік тому

      Our Company isn't pyramid scheme.

    • @MoKadir96
      @MoKadir96 Рік тому

      i thought the same. why does someone need to pay money to do business online. any one who needs to master this can get free tutorials online

    • @ahmed.1487
      @ahmed.1487 Рік тому

      @@MoKadir96 they just want to con poor people from Somalia.