MUSALSALKA: TIMAHEYGA BADALAA QEEBTA1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 чер 2024
  • Welcome, meeshaan waxa cawin uga helesa timahaada sidaa kuwa caafimad iyo qurux leh uga dhigi laheed.
    Soo raac baraheyga bulshada linktr.ee/quluudhairaffairs?u... oo dhan .
    products keeyga daryeelka dhirta 🌿 timaha waxa kaheleesaa www.quluudhairaffairs.com
    Cawimaad timaha hada rabto fadlan numberkeyga shaqada +31620246144 via whatapp kalasoo xiriir .

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @dajiya3807
    @dajiya3807 Місяць тому +550

    Wllo wey naga goantahee dadka aan product qaaliga ah gadin karin usoo badi like saara inta shiidka ahow koley inaga badane😂😢

    • @sabriinhassanmohamed5723
      @sabriinhassanmohamed5723 Місяць тому +9

      Somali inta ubadan shiid waye

    • @name-vo1lp
      @name-vo1lp Місяць тому +2

      Walahi waa runtaa macanto

    • @name-vo1lp
      @name-vo1lp Місяць тому

      ​@@sabriinhassanmohamed5723 sax

    • @yasochannel5391
      @yasochannel5391 Місяць тому

      Waa noo hadashay 😢

    • @fardusjama7379
      @fardusjama7379 Місяць тому

      Wllo aniga jilciso ayn marsada lkn hada mudo ma marsan waxan rabay in aan iska dhaafo ila so tali waan rabaa in aan joojiyo way

  • @luulcilmimaxamud4131
    @luulcilmimaxamud4131 Місяць тому +45

    Lacag la aantana naciishay😢😢😢😢

    • @Amirada_Sunduz
      @Amirada_Sunduz Місяць тому +3

      Naaa lcg anba ma heysto hdna wey ibaxday kaliya wxaa sameysaa shanlada iyo salida ubadi habenkzta hagaji jcloow mrkz iydapa iska bxyso

  • @user-hd2vb7wo3l
    @user-hd2vb7wo3l Місяць тому +150

    1 diyaaraa u ahay si dhaba
    2 caafimad xumo majirto
    3 chemical majiro
    Product qali ah ma heli karo lacag badana majiro somali joognaa
    4 timahana lafta kasòo siibmayaan waxaan ku daryeelno nò sheeg walaashey❤

  • @sumayoabdifitah6427
    @sumayoabdifitah6427 14 днів тому +5

    1cafimad xumu majirto
    2 chemical ma is ticmalo
    3 4 nooc aa sheegtay tee tahay ma aqaano tinta afka hore ciyoow is ku dhage hadee la tabtana adeg waaye lkn gudaha jileec waaye lacg badana maheesto waxa samestay rawa inaa ku tusiyo oo saliid dhir aha isheg meel kala soo xareero ❤❤❤

  • @ayaanhussen4215
    @ayaanhussen4215 Місяць тому +33

    Diyaaraban u ahay inan bedelo timaheyga waa datana 😢 😭😭😭😭

  • @SuaDAhmeD-ie6sr
    @SuaDAhmeD-ie6sr Місяць тому +27

    1: diyaar u ahay qalpigayga ka soo go day markan inshallah guul rajayn
    2: alhm xalad cafimad ima haysato naftaydaan u rabaa challenge gaan
    3: productiga timahayga ku haboon rapaa iyo inaa koriyo
    Timahayga waa curly dhibatadoduna xooga damage weye lkn waligay chemical ma marin ❤ khayr iyo cafimad ku rajayn macalimad qulud ❤

  • @MaryanCumar-ob9xh
    @MaryanCumar-ob9xh Місяць тому +38

    Serious igatahy kimiko imamarsano xalad cafimad daro majirto lkn waxa rabaa product igu Haboon nuca timaheyga waa curly 😍

    • @HibaXilwa-wn6hm
      @HibaXilwa-wn6hm Місяць тому

      Isku mid nahy xbbti waxan haystaa Timo caafimad leh qabaa jilicso iyo waxasna weligey ma marsan iney ii dherato ley rapaa

    • @NasliPille
      @NasliPille Місяць тому

      Same wlhay😊

    • @Anayah1._1
      @Anayah1._1 Місяць тому

      Isku mid ayan nahay

    • @mahamedmoussanasteho6573
      @mahamedmoussanasteho6573 Місяць тому

      Same nucaa timaheygu wa wavy❤

  • @user-yx2hk4gq8r
    @user-yx2hk4gq8r Місяць тому +18

    Way caafimaad qabaan kaliyaa waxaan rabaa in aan badalo inshaa allah ilahayna in uu isuurto galiyo ❤❤

  • @Hawajama-el5ui
    @Hawajama-el5ui Місяць тому +7

    Wallaahi waa iga dhab inaan timahayga badalo. Timahaygu waa dabiici boqolkiiba boqol aniguna wax xanuun ah ma qabo alxamdulilaah. Balse waxa aan u baahanahay in layga caawiyo waa barashada timaha iyo product ku haboon

  • @RuweydaNuurabuukar
    @RuweydaNuurabuukar Місяць тому +5

    Diyaar waan uahey
    Kimikaal ayaa ii marsan mana rabo in aan joojiyo
    Caafimaad xumo majirto
    Dhaqalo xumana wee jirtaa
    Abaayo inaan icaawin doonto ayan rajenaaa😭❤️

    • @MunoHussein-vl7og
      @MunoHussein-vl7og Місяць тому

      Abyo chemical ka iskadaa ani waligey jilciso mar marsaday timaheyga adeeg ma ahaan lkn wey dad badneyd 2021 ehed markale maba marsanin
      2022 timaheyga sii xuun iskugu dhadhagen then wan jaraay

  • @farxiyaahussein361
    @farxiyaahussein361 Місяць тому

    Haa, macnto, I'm excited wlahi

  • @tablet96ggp4
    @tablet96ggp4 Місяць тому

    اشكرك على كل جهدك اختك فاطمه من كندا 🇨🇦 الى الامام ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcamohamed5334
    @nimcamohamed5334 Місяць тому +3

    Waaa kula socda quluud❤🎉

  • @ShukriaMohammed-os8if
    @ShukriaMohammed-os8if Місяць тому +3

    Hppti tinteyda coily waaye, chemical ma isticmaalo, productiga tinteyda ku haboon ma aqaani,& tinta iney ii dheeratana waa rabaa, weyna iga g'antahy tinteyda inaa badalo.❤

  • @khadramusse3725
    @khadramusse3725 Місяць тому

    Haa, khuluud dadka weyn iyo carur ba no soo dhig Timo somali haysana thanks 🎉

  • @SadioA
    @SadioA Місяць тому

    Waa mahsantahay Quluud Quruxleey💕🙏

  • @user-yn1wv9lh9p
    @user-yn1wv9lh9p Місяць тому +2

    Timaheyga mudo sanado badan ma isticmaalin hadana waay iga go an thy in aan badalo Timo qurxoon o I baxaan kaso saaro Wan kula socdaa wna dadalayaa insha alh ❤

  • @Safianor-nq6ol
    @Safianor-nq6ol Місяць тому +3

    1 seriously diyar ahy
    2 wan cfmd qba Alhamdulillah
    3 chemical ma isticmalo
    4 products igu habon rba
    Isku jir waye curly io numbrka 4ad

  • @alwiyanaji5977
    @alwiyanaji5977 Місяць тому

    Masha allaah abayo khayr allaah kusiiyo sidaa noogu faaidaysid adna hormar wacan kuu rajeenayna

  • @Yasmine_BaQir
    @Yasmine_BaQir Місяць тому +1

    Ha diyaar a ahay serious 💯✅ arooskeygaa iskudiyaarinayaa abayo please videos ka hanaga kalagoynin ❤

  • @muna6298
    @muna6298 Місяць тому +11

    Aniga tayrodhka ban qaba shilin lacag mahaysto marmarka qaali daawada lacag uma helo alx illahayba mahad leh❤❤❤❤❤

    • @farxiyaaxmed614
      @farxiyaaxmed614 Місяць тому

      Abaayo same nhy wllhi thyroid wan qabah mrku igu dhacay tintyda aadey isku badashe daadasho said ahna waa arkay ilahey hana wada cafio apaa😢

  • @KaramoSalah
    @KaramoSalah Місяць тому +10

    Byo jilciso 5 sano kahor ba iigu danbeysey timaheygana wa 4a dhibatadoda wa jajab iyo qalel 😢

    • @AishaahmadAishaahmad-pj6ph
      @AishaahmadAishaahmad-pj6ph Місяць тому

      Iskumid

    • @mariyacali6541
      @mariyacali6541 Місяць тому

      isku mid ayaa nhy ee ka fogoow protinka beedka xulbada afakadhaha

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 Місяць тому

      ​@@mariyacali6541salaam Alaykuma intaas ba waa inta la loo isticimaalo xaga nafaqada timaha Iyo jidhka 🎉🎉🎉🎉

  • @munocabdimayow23-km1cz
    @munocabdimayow23-km1cz Місяць тому

    Haa wllhi diyar ahy timahga inabadalo mahsanid wllshey ❤

  • @Hafsuuni
    @Hafsuuni Місяць тому

    Thank u hppti waqtigaaada qaaliga ah aad noo hureyso waad ku mahadsathy haddaan nafteyda ka hadlo wey iga go anthy waxaana ka mid ahy ardeydaadii hore I ready 🥰 I am curly hair girl

  • @user-jf4oz6xx1v
    @user-jf4oz6xx1v Місяць тому +10

    Aniga timeheyga 4c waye inan badalo ayan diyar uahay jilciso waligey mamarinin weyna jajawan filaqa weyleyehen mana baxan walashey ilasotali insha allah shukran ❤❤❤

  • @safiyonur5811
    @safiyonur5811 Місяць тому +3

    Wey cafimad qaban wax kimkal ah waligey ma marsan wey iga go,da waxan diyar u ahay inan badalo hadu rabi idmo

  • @jamiloibraahim5117
    @jamiloibraahim5117 Місяць тому

    Mashaa Allah diyaar weye qaali

  • @firausaruke3537
    @firausaruke3537 Місяць тому +1

    Abayo way iga go,antahay dawana ma marsado xanuuna majiro alx lkn waa qafiif kaligood ayaa dhamaday waan dalay waxna waa ka qaban wayey gesahana way iska xiirmanayaan kaligood ee i caawi gabdhaygana waan u rabaa thank you xabiibti

  • @ramlaabdiaziiz8584
    @ramlaabdiaziiz8584 Місяць тому +3

    tinteyda waligy wax mamarin wasaa kudhashy wyna dhadheeryihiin ciladooda waa aflaaqo bdn iyo suusub farabadan xaasna waa ahy dhaqid nafta ugu qaadey

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j Місяць тому

      😂😂😂😂 abaayoy hadan xaslayasha nahay dhaqidaasa naf kanahy wlhy tintayda awa deed ainaa farax ubu riyan kabaqaya wakhtiga soo socda😂😂

  • @Happy_girl-12
    @Happy_girl-12 Місяць тому +3

    Dadka shiidka ah maxa kula talin lahyd challenge gii hore xita wadadwnayayy lkn lacag la,aan lagali wayayy bal kan dadka lacag la,anta ah ha ilawin😅

  • @jessicabhk
    @jessicabhk Місяць тому

    love it so much

  • @faadumocumar7850
    @faadumocumar7850 Місяць тому

    Maa sha alaah mcnto aadayaad umahadsan tahay

  • @user-vj1fj2dn6d
    @user-vj1fj2dn6d Місяць тому +6

    Ik ben gezond maar mij haar niet

  • @Aix988
    @Aix988 Місяць тому +3

    1)diyaar uahy inn is bedelsameyo
    2)products ifican ma aqaan
    3)Alhamdulilah cafimaad qaba ilaahey inti xanunsan ha ka dulqado
    4) hair type wavy 2a
    Last Color before 3yrs ago
    Waxa ka cabanya timo sisib hair shedding
    Nafteyda uraba cawinad 😊

  • @user-dq6pw3ri5c
    @user-dq6pw3ri5c Місяць тому

    Waa cafimad qaba abayo ❤❤

  • @user-bd3ze9gl4l
    @user-bd3ze9gl4l Місяць тому

    yes I am surest my sister

  • @fardowsomohamed1090
    @fardowsomohamed1090 Місяць тому

    Welcome back I’m glad to see here again clour iyo foneye midna ma is ticmalin last two years alhamdulilah tinta wa cafmad qabta lkn cunada ufcn tinta hada nala so wadagi karti iyo productga tinta curly ga u fcn I’m serious wa ku xirna chanelka ila sandki hore

  • @najuuhnouh6318
    @najuuhnouh6318 Місяць тому +2

    Mahadsanid ani problemkii ihayay adaa iga xaliyay garfeedhi ponut iyo shampoo iyo conditioner fican an uhelay alh isbadal badan dareemay alleh haku barakeeyo wll

  • @ShukriShacni-wv1mq
    @ShukriShacni-wv1mq Місяць тому

    Seriously wllhi inaa badalo diyaar u ahay❤

  • @user-hu4xn8tg9f
    @user-hu4xn8tg9f Місяць тому

    Seriously u ayanhy inan timahayga badelo
    Allhamdulih timahayga waay cafimad qaaban

  • @Hafsahuseen16
    @Hafsahuseen16 Місяць тому +2

    Waago Aan aanqaatat inaa tintayda badalo Monday 10-6-2024- time 3:56
    1: Wlhi waa igago antahay inaa tintayda badalo
    2: wax kiimiki ah waligay mamarsan tintayda waa nutural
    3:Alx caafimaadkayga waa ok wax xanuun ah maqabo
    4: tintayda waa tin caafimaad qabto kali waxay rabtaa in ladaryeelo
    5: Anigaa ayaarabo inaa tintayda daryeelo
    Thank you for you helping me sis❤

  • @safomaxamuud1934
    @safomaxamuud1934 Місяць тому +1

    Timaheyga hlaha hore ka qalaleen ebereber wye hlaha kle masha allah curly madoww ah waxa is dhihi kra product iyo Daryeel la aan iheyso

  • @user-ro3pr4zu3b
    @user-ro3pr4zu3b Місяць тому

    ❤❤❤❤ shukran wan kula socda cajis le i haayo iso duceey dhib kale ma qabo haajiyo😊

    • @hanaqueen7254
      @hanaqueen7254 Місяць тому

      😂😂😂 na isla bilow no cajiska haka hare😂

  • @user-lc9pb8bb9j
    @user-lc9pb8bb9j Місяць тому

    Haa abay maistiicc Malo wx kiimaka ah ee abayo seelo beedeelh❤

  • @laki.moh894
    @laki.moh894 Місяць тому

    Haaa mucalim waan uhay waliba saai'd kugu xiisey alle khayr haku siiiye❤❤❤❤

  • @yumna4675
    @yumna4675 Місяць тому

    Im inlove tinta ❤

  • @hafsaosman1466
    @hafsaosman1466 Місяць тому

    Diyaarbn u uahay inan badalo.timahayga wn cafimd qaba alxmdulilah😊

  • @user-fd8by9zz4p
    @user-fd8by9zz4p 18 днів тому

    Diyar aya u ahay alhamdulilah ma xanin sani wll❤

  • @Aminojnh
    @Aminojnh Місяць тому +1

    Mashalah ❤❤❤❤

  • @NADIIRONAD
    @NADIIRONAD Місяць тому +2

    Haa waa rabaa abaayo timaha
    1 inee dherdheradan
    2 inee ii jilcaan

  • @nasteha291
    @nasteha291 Місяць тому

    Journey igi horay si fcn baan ula socday kan neh of course serious baan u ahay tinteyda neh waa tin cafimad leh keli bixitan u rabaa dhan ka cafimadka neh wan wngsanhy alx thanks for your time and support Quluud yasin love u 🫶🏽🫠❤️💗💅

  • @NimcaMohamed-sz6sz
    @NimcaMohamed-sz6sz Місяць тому

    Haa abaayo wey iga go'antahy sereous insha Allah mcnto

  • @ilhaanaxmad932
    @ilhaanaxmad932 Місяць тому

    Daacad ayee iga tahay inaa kugula socdo. Abaayo. Wax clour imamarsana curly ayaan ahay dhibka iheesto waa aflaaqo iyo daryeel laan. 1year inee wax iskakey badalan kaa rajeena thank you sida noogu haagar baxdo mar walbo 💋❤️❤️

  • @khadijamohamednor2945
    @khadijamohamednor2945 Місяць тому

    Waad Mahadsantahy abyo

  • @user-ro3pr4zu3b
    @user-ro3pr4zu3b Місяць тому

    Haa dadkas aa hayay daryeel xuma i haysee iso sheek qarashka wa dhiba insha allah

  • @nastehaabdiabbi2023
    @nastehaabdiabbi2023 Місяць тому

    Xiligii an goansaday inan tinteyda badalo ban ba arky videogan way iga goantahy waxwalbana diyar ban uhay my sis quluud❤

  • @user-zf4zz4ln7n
    @user-zf4zz4ln7n Місяць тому +1

    Am ready

  • @kawsarabdi3922
    @kawsarabdi3922 14 днів тому

    Mnsh allh diyaar weeye hppti ❤

  • @xaliimoshiikh8294
    @xaliimoshiikh8294 Місяць тому

    Caruurta caawimaad ugubaahanahay

  • @qadraabdullahi8450
    @qadraabdullahi8450 Місяць тому

    Abyo tintayda mabaxayso lkn masha allah waa cafimad qabta wax dhib ah igama haystan alxamdulilaah 😊

  • @suhuurali9273
    @suhuurali9273 Місяць тому

    Xbbt diyaar ban ahy
    Coller waan mariyaa
    Lkn timaha
    Jajabeya i haysta

  • @maryanmuqtar7595
    @maryanmuqtar7595 Місяць тому

    timahayga waa curly wayna iga jajabaan wlh produkt u fcn ma aqaano taas iga caawi🤗

  • @hadiaaxmedBiixi
    @hadiaaxmedBiixi Місяць тому +1

    1. Serious
    2. Chemical ayaan isticmaala waanan joojinayaa
    3. I Have no much money for products
    4. My hair loses much
    5. For my self

  • @bushro3713
    @bushro3713 Місяць тому

    Waaa rabnaa abaayo maiidheereenayaa

  • @krimaadem7572
    @krimaadem7572 Місяць тому

    Ha wan raba ❤

  • @user-yb7ij6dd3b
    @user-yb7ij6dd3b Місяць тому

    Timahayga way cafimad qaban kaliya waxa raba ine dheradan qabka lo xananeyo kaliga ina iga cawisid macalimadena ❤

  • @user-wl4lm3ne5x
    @user-wl4lm3ne5x Місяць тому

    Wey cafimd qaban Alxm wan just inan badlo rawa oo an yesh timo qurux badn 😊

  • @Aminojnh
    @Aminojnh Місяць тому

    I missed youuuuuuu😊

  • @user-mr7jj2mc6g
    @user-mr7jj2mc6g Місяць тому

    Haa Waan Rabaa Bayo in kastoon Caajs Lee Ahy Hadan Dadaal Ayaan Sameenaayaa ee nagu caawi Bayooy❤❤❤❤

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 Місяць тому

    Color bey leeyin timahygu wana cerly way siibtaan wana qaleyl wan cafimad qaba alxmdulilh ,waxan raba inan kajoojiyo colourka lkn magaranayo meelan wax kabilabo ama si an udaryeelo wana iga serious❤khuluud icaawi❤

  • @Nasrinho-b4j
    @Nasrinho-b4j Місяць тому

    Haa wauahy jajab iyo bixitaan laan

  • @nimcoomar7693
    @nimcoomar7693 Місяць тому

    Diyaar ayn u ahay alx tintayda xooga ayee goaysa wana marwooyinka ka so hadal yaaba la hilmamin 😂😂😂quluud
    Gabadh yar o halsano jirtaa waan u rabaa wx ika cafiyo bixinta timaheeda Thanks quluud

  • @Ramla-sf3lf
    @Ramla-sf3lf Місяць тому +1

    Inaaa joojiyo aarabaaa❤❤

  • @fatuushkoofi8314
    @fatuushkoofi8314 Місяць тому

    Aniga stress ka timaha iga dadiyo cungtaydana way cafimaad qawan Lakin ma koraan gawryar 9 year waye icawi walal thanks

  • @aayanMahad
    @aayanMahad Місяць тому

    Aad iyo aad ugu faraxsanahay inaa noo biloodaya musalsalkaan halkas kawada waalaalsheyee anigan illahay haa nagadhigo kuwii qataa lecture

  • @munahassan9227
    @munahassan9227 Місяць тому

    Thanks wll
    1= anigaraba inan badalo
    2= wxna ima marsana wa timagaygii original ka ahaa way gogo,ayaan melana wa bananadeen
    3= axl wn cafimad qabaa timahayga nocodu waxaweye curly
    Ahna low porosity

  • @asmaaxmed1988
    @asmaaxmed1988 Місяць тому

    1 haa serious ka ahy ilhay baa og
    Noo kiimiko natural wye
    Kiri wye alx goga wye yar thy lkn ma baxdo product fcn hn ma heysti diyaar xppti xld cfimda axl🎉🎉🎉❤

  • @user-tl9kn3hd7q
    @user-tl9kn3hd7q Місяць тому

    For me its the length and also being consistent with my hair care routine

  • @SacdiyoXuseen-xz8rd
    @SacdiyoXuseen-xz8rd Місяць тому

    Asc
    Abaayo jilciso waan marsanjiray laakiin waan joojinayaa way iga go,antahay waana timaha xabada Leh waana caafimaad qabaan inaad iga caawiso oon kula xiriiro aad baan ugu baahanahay inasha alaah

  • @boqoradadumarka8007
    @boqoradadumarka8007 Місяць тому

    Abyo serious be iga tahay ina bedelo raba timahega
    Alhamdulilaah wax dhibato caafimad ma qabo
    Wax chemical ma isticmaalo
    Lkn waxa jira dhibato dhanka dhaqalaha ah gabar iga weyna guriga ma i jogto anina xoga caqli aan lacag an ku urursado ma lihi lkn wan isku daya ee waxyabo somalia laga heli karo ina noso hesho isku day ,thank you so much 🥰

  • @asiaburale7266
    @asiaburale7266 Місяць тому

    Anigay timahayga maan care garayn, sidoo kale dhibaato umaan gaysan . Markasta waxaan dib ugu dhigaa kistoo di baa wali iigaarin , lkn imaka aadban ugu warwarayaa timahayga , ee jeebkayaga bal ku yara salee wlll

  • @souadyonis
    @souadyonis Місяць тому

    waaan rabaa walaasha fadlan i caawi 😭😭😭😭😭

  • @user-dh7ko1gl7u
    @user-dh7ko1gl7u 24 дні тому

    I'M READY INAAN BADALO TIMIHEYGA

  • @hanideeq8019
    @hanideeq8019 Місяць тому +1

    1 Xaalad Caafimaad wey i heystaa
    2 Tinteyda Kiimiko Waan marin jire lkin goan ka qaate Alx 4 Sano wax kiimiko maan marin Hda tinteyda wey siib meysaa ayadoo dheer Waana Qafiif runti qarash na, ma haayo stress ka, qaade tinta lkin hda goaan keyga waxa waaye inaan is badal sax ku sameyo i.a❤😢

  • @qoyskeyga7877
    @qoyskeyga7877 Місяць тому

    Haa abayo dhanka ilmaha ayaan cawimaad oga bahanahay

  • @sumayoabdulkadir4615
    @sumayoabdulkadir4615 Місяць тому

    Haa wlle in badalan rabaa

  • @_____7661
    @_____7661 Місяць тому

    1:series way iga tahay
    2: may ma isticmalin wligay chemical
    3:products ma garanayo
    4:wan cafimad qaba teamy WAa curly 3b

  • @HamdimohamedAllale-nv7we
    @HamdimohamedAllale-nv7we Місяць тому

    Xbbti quluud mise u very much😢
    Welcome back xbbti

  • @sihamfarah-vx5wm
    @sihamfarah-vx5wm Місяць тому +2

    Well come 🎉 we miss you ❤❤❤❤😢

  • @LaylaCumar-sd6kw
    @LaylaCumar-sd6kw Місяць тому

    Way goyaan wll

  • @NasliPille
    @NasliPille Місяць тому

    Thanks❤

  • @mabruukacabdiraxmaan4869
    @mabruukacabdiraxmaan4869 Місяць тому

    Product yaasha ayaa iga khaldan iyo process ka ugu fiican

  • @fardowsoalidhore9270
    @fardowsoalidhore9270 Місяць тому

    4c this problem product waay inaa badalaa rabaa insha Allah for real alx cafimaadky

  • @user-ed6wc3qq4o
    @user-ed6wc3qq4o Місяць тому

    We don't have the ability to buyy high products plz plz help us quluud you are our espoir

  • @fadumowarsame5092
    @fadumowarsame5092 23 дні тому

    Asc habo quluud maansha alaah wey iga go antahay habo

  • @fardowsamohamed6911
    @fardowsamohamed6911 Місяць тому

    1wan cafimad qaba alx❤2kalar aya i marsan 3wan rabaa inaa badalo 4baby 3bil jirta timaha ina iga cawisid waxa ufiican

  • @n_S021
    @n_S021 Місяць тому

    I have natural curly hair no chemicals I haven’t dyed my hair in 4 years. My hair is growing long but it’s not thick anymore my hair is thinning. I’ve lost so much hair and I’m ready to make a change.

  • @user-vm5xz8fv7j
    @user-vm5xz8fv7j Місяць тому

    If only i understood what you were saying …can u put English captions your videos will hit the algorithm a lot more x

  • @Anisa-te4rm
    @Anisa-te4rm Місяць тому

    Abaayo wlhi waa rabaa inan badalo jilciso iga dheeshay

  • @anisaosman7740
    @anisaosman7740 Місяць тому

    Wa rba