Subaga timaha bixiya iyo jidhkayga waxaan u ku qurxiyo .

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 344

  • @anabhassan9694
    @anabhassan9694 4 місяці тому +123

    Huuno xisabta ku darso in cafimadkan iyo quruxdan Allihii kusiyay uu ku eegayo ciyaar ciyaarna uu san kusiin laguna xisaabin doono ee siadad korkada u qurxineyso qalbigada u qurxi wa hada qof muslima tahay hadii howla kale jiraana Alle wa qafuuru raxiim wana shadiidul ciqaab meel laguso jirana ma ogid,wa iga waano qaado ama ha qaadan

    • @umuiqlas1810
      @umuiqlas1810 4 місяці тому +4

      SX.saxiib wanadu.qalbiga.nool.ayay.deeqdaalaha nahanusho

    • @user-tz2tt3iq2j
      @user-tz2tt3iq2j 4 місяці тому

      😢

    • @XalimoSahal
      @XalimoSahal 4 місяці тому

      Mashallaah​@@umuiqlas1810

    • @saynabismail6503
      @saynabismail6503 4 місяці тому +1

      Asc

    • @luluaskar7591
      @luluaskar7591 Місяць тому

      Oo iyadu qof caqlileh weekend yee maxa howlahaa ku galiyay ma nolasheeda ayad ka xuntahay 🤔🙄🙄

  • @user-mh9ek9gv7l
    @user-mh9ek9gv7l 4 місяці тому +34

    SUBXANALLAH wllo illahay ka baq plse oo dadka hortooda ha isku qaawin

  • @malyunhashi5711
    @malyunhashi5711 4 місяці тому +10

    Ilhay baa ku siiyay jidhkaasaa
    Ilhay ka cabso walhi aduunada
    Waxaba laga qaadimaayo

  • @makomouhoumed5494
    @makomouhoumed5494 4 місяці тому +5

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اختي
    Asmay magacaagu waa magacii asxaabiyada Walaashay wan kusoo ducaynaya ee Ilaahay haku asturo fi dunya wal akhira walaashay cafimaadku ma joogo ee kafaa’idayso cimriguna ma joogo ee faa’iidayso Walaashay Ilaahay usoo noqo tawxiidka saxo bishani waa shabcaan waa bishii Ramadan ka horaysay ee get ready to boost yourself to the right paths inan qalbi wanagsan ayadtahay dont delay your repentance to your Lord May ALLAH bless you and your family love from UK❤❤❤

  • @hothanahmed2919
    @hothanahmed2919 4 місяці тому +11

    Allah hku soo hadeeyo ukhtii muslima rabii xaqa haku tusiyo 😢🤲🤲

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 4 місяці тому +7

    Innaa lilahi waa innaa ilahay raajacuun ilahayow soo hadee walahay caloosha I xanuuntay markan arkay waxan oo qawanan ah ilahay hakusoo hadeeyo walal

  • @dr.mariasoul5261
    @dr.mariasoul5261 4 місяці тому +4

    What’s name dear cream hair thank u for sharing ur routine

  • @zahraosman3540
    @zahraosman3540 4 місяці тому +4

    What is the name of that product walaalo

  • @FarxiyocaliXasan-vb5fb
    @FarxiyocaliXasan-vb5fb 4 місяці тому +9

    asama saakay mar baan intaan ku soo xasustay 😢 baan illhay ku baryay qof la jeclyahy un baa khayar lala jeclaada

  • @zahraosman3540
    @zahraosman3540 4 місяці тому +5

    What is name of the company/ website

  • @user-kaamila
    @user-kaamila 4 місяці тому +2

    Subacu magicii qaali aan udirsadee.
    Websiteka mise adaa iisodhiibaya somali aan joogaaye sidee uheli karaa se lacagtiisa waa intee qli plz iso jawaab dhakhso

  • @Kadranura
    @Kadranura 4 місяці тому +4

    Addresska subaga ilaa qasilka moos oo Gali qli

  • @sumayomohamed2697
    @sumayomohamed2697 4 місяці тому +8

    asma waxa tahy qof qaliya maskixiyan udhisan qli quruxbadan qalbi dadaxa le qima badan lakiin wlal qli jidhkaga iskuday inad asturto sisiyar xata wlo isugu day qalbiyay wayo tan waynu kategyna cafimadka iskuma hubno

  • @ayaanabdiaziz5598
    @ayaanabdiaziz5598 4 місяці тому +3

    Asc asma anaarabo subuga tinta qurbaha Joga nosheeg mellaha kalaxidhiidho gbdha iibiso wll qli❤

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 4 місяці тому +51

    Inaadeereey allihii ku abuuray u toobad keen toobadu intaanay kaa xidhmin

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +8

      Aamin qaali inshallah

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 4 місяці тому +9

      @@Asmadaaus walal illaahay waxaan kaaga baryayaa inuu khayrka ku waafajiyo jidhkaagu walal waa cawro is astur adigoo asturan ayaa dadka u faa'iidayn kartaa shaydaanku waa cadow ayaamaha noloshuna way kooban yihiin khayr kaga faa'iidayso huuno

    • @xamdixiis9949
      @xamdixiis9949 4 місяці тому

      Walaal muqdisho malaga helaa

    • @laylayusuf2209
      @laylayusuf2209 4 місяці тому

      @@Asmadaaus
      Asma indr mesha laga helo plz nagu caawi Australia ma laga helaa.

    • @user-kh4ro7oi5l
      @user-kh4ro7oi5l 4 місяці тому

      ​@@xamdixiis9949 burcad marso burcad laga sameyaa subaga Ethiopian ka

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 4 місяці тому +3

    Subxaanallah gabareey ehel kaa naxa ma haysatid miyaa aawey waakidkii ku dhaley iyo walaaladaa naa Allahii ku qalqey ka baq qof weyn baad tahaye naga asturo jidhkaaga Allah yahdiik

  • @redseries7287
    @redseries7287 4 місяці тому +2

    huno Allah ka baqa jirkaga cawrad ah asturo dhal dhalalka aduunka yusan ku qadin manta waa aduun barina waa aaqiro waxan ku leyahay caafimada aad haysato Allah kusiyeye ku mahdi dadbanu jirkoda dhameystirnen Allah kabaq isa astur wll

  • @-anaamna5616
    @-anaamna5616 4 місяці тому

    From where we can get it?

  • @maryanabshir2270
    @maryanabshir2270 4 місяці тому +2

    waalal qaali is astuur adoo raliyaa wan ku jeclnahay dumarku waa cawro jirkoda timahoda marka ilaheey dartii is astuur quruxey

  • @hilaalhaybad8408
    @hilaalhaybad8408 4 місяці тому +1

    Abaayo asma
    Waxaad ka soo jwb taa sidee miisanka iskaga ilaaliso iyo waxaad isku dhuubtay noo soo gali wax badan ayan ka faaideynaa thanks my friend

  • @farhiyanor8502
    @farhiyanor8502 4 місяці тому +1

    MashaAllah huuno website waanka waayay nosòdir website pls waxaan kalorabaa inaan kulasoxariiro arimo ayaa igagaa xiran seenkulaso hadlaa walaalo thanks ❤

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 4 місяці тому +2

    Asc please aaweey website ama telefonka please ii soo diri

  • @amranosman1999
    @amranosman1999 4 місяці тому +8

    SubAllah Walaal Hadaa Asma is astur aduunya waa laba bari

  • @Hothoo
    @Hothoo 4 місяці тому +9

    Subxaanallah intii hore ano la yaaban unban arkay qof dabo gaab xidhan Inaalilahi wa innaa Ilayhi raajicuun walal walahi walasha oo kaa yar ban ahee is astur waxani caadi bay kula yihinba😭😭😭

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 4 місяці тому +2

    SALAAM ALYKUMA MASHA ALLAHA WLL TIMAHAYGU WAY JILICSAN YIHIIN LAKIIN WAY GO'AYAAN EE MAXAAN ISTICIMAAL PLEASE AND PLEASE IISOO SHEEG THANKS 🎉🎉🎉😊

  • @yasminfahal6064
    @yasminfahal6064 4 місяці тому

    wheres the butter from?

  • @Zainab-mh7ys
    @Zainab-mh7ys 4 місяці тому +1

    Whats the website

  • @fadumohasan3897
    @fadumohasan3897 4 місяці тому +5

    Naanaga taga waxaan kuu maleeynayay gabara xishiineeysa oo ah marwo ah uf illahay ha ku hadeeyo anigaa kaa yaabanaan madaxaaga qaawan eleen waa qof dharkii dhigatay 😢😢😢😢😢😢😢

    • @ikyahmed8101
      @ikyahmed8101 4 місяці тому

      Abaayo majirto cowro ka xun madaxa ilaah hana asturo

  • @nemoahmed6823
    @nemoahmed6823 4 місяці тому +1

    Walal asma quruxey im living in London so please meeshan ka heli karo iso sheeg double cream milk ban ka sameysan jirey lkn wa qadhmuun😢love you so much walalo mcn❤❤❤❤

  • @user-eg1ed2zn1c
    @user-eg1ed2zn1c 4 місяці тому

    Asc wllo asama qurxay wankahalay girimakay timahaa labarkada nososhay

  • @user-id1we1gn4u
    @user-id1we1gn4u 4 місяці тому

    Ugu horayn mashallah tabarakallah walashay,
    Wlo dardaaran jidhkan quruxda badan qarso❤allah haku fudaydiyo xijaabka

  • @amranabdalle8444
    @amranabdalle8444 4 місяці тому

    Suxaanallaa Allah u toobad keen maantta waan neefsanaysaa bari neefsan mayside

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 4 місяці тому

    Away magacii gabadhu qaali ama website keedu

  • @SaynabShAli
    @SaynabShAli 4 місяці тому +2

    Xagee ka helaya wll nambar an kala so hadlo iso qor wan u bahanahaye

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 4 місяці тому

    Subxanallah wll Allah kabaq jirkaga wacawro is astur adunkan walagatagaya

  • @user-kf8hv9fr4c
    @user-kf8hv9fr4c 4 місяці тому +30

    Asmaay xbbti maashaa allaah waad qurux badan tahay alle haku barakeeyo. Ee is astur aduunadu. Waa laba. Cisho. Qabri. Ayaa inagaba danbeeya ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +25

      Inshallah walaalo mcn waan dadaali ilahayna Ha ila garab galo 💜

    • @Hibo6875
      @Hibo6875 4 місяці тому

      ​@@Asmadaauswllo Somalia jogaa xageen ka helaa baayo

    • @user-kh4ro7oi5l
      @user-kh4ro7oi5l 4 місяці тому

      ​@@Hibo6875burcad waye adaba Somali joge burcad marso isku mid waye way kubixine

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 4 місяці тому +1

      ​@@AsmadaausSALAAM ALYKUMA sideenku bixiyaa timaha se sidee ugu sahalan bal soo gali VIDEO ka hadalaay bixinta timaha please and please THANKS 🎉🎉🎉🎉🎉

    • @aslupsanahmed1433
      @aslupsanahmed1433 2 місяці тому

      @@AsmadaausAbyo Uk bn jogaa subaga sidee kuhelikaraa qaali thanks

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 4 місяці тому +1

    Subxaanaalah ilaahow dumarka ugargaar waa xaq iyo run alah xagiisa ka timi in naarta dumarku u badan yihiin

  • @shackzsharif1629
    @shackzsharif1629 4 місяці тому +1

    Asc abyo.Allah kacabsa isastuur.hadii aad sharaxeysa afka kili kasheeg athigo darka qabaa oo cowratha muujiniin.walaaal waankaxanunsaneyna arinkaan oo kale walahi xabibti Allah utowbadkeen inshaAllah.walal saladha waqtigetha kutuko wayo ayatha aya xumanta kareebi.walal cathabka Allah wuu xanunbathanyahay.timaha iyo jirka haal shaqsi baas ayu Allah ubaneyay.abyo xijabka kudathaal.
    Walalaha chanelka kuxiran kheir Allah haithinsiyo saa u waniseen walashen.usoduceya asma inu Allah jeclesiya xijabka iyo asturka.ameen.barakallah xabibti igaralinoqo Allah hanasohanunio damanteen.waxan rajeyneyna vedioga xiga inaad soo farisata athigo xijabaan inshaAllah.Allah kabari inu kherka kujecleysiya quraanka aqrisa waad wanagsanandonta inshaAllah

  • @hamzequrbo6300
    @hamzequrbo6300 4 місяці тому +2

    wll jidhkagan astur mcn aduunka walaga tagayaye

  • @user-ou8cd8oi6i
    @user-ou8cd8oi6i 4 місяці тому

    subxaana Allaah abaay gabadha waa dhayman la ilaaliyay ee dheedheel yaan lagaa dhargin ee xishoodka ha moogaan

  • @user-cd2wp8nn2x
    @user-cd2wp8nn2x 4 місяці тому

    Asmay kaliga maaha wll sujuuda qofkasta wuu leeyahay e kimiko isticmaalin

  • @fatuush675
    @fatuush675 4 місяці тому +3

    Waan jeclahay codkar nimadada iyo sidaas wax u sharaxdo hadana qawnashahaga wuu i dhibaya oo jirkaaga cadaab uma rabo 😢 koleey galada ale aan oqoonba marbeey ale bartaan oo muslim noqdaan hada ado ale yaqaan wexey ila tahay inaad xijaban doonta dhiira gelin iyo si aqliyeeysan inaad wax u fahanto hadad rabto asmaay shiiq mustafe dhageeyso every morning 1monts thank you so much alpo❤

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs 4 місяці тому +1

    Asmay huno blz and blz noso.gali dhexda sida lo yareyo ciyaalka layguso qala dhexda iga waalatay wll qurux badaney❤

  • @fadumosahra734
    @fadumosahra734 4 місяці тому +4

    Asma noo soo dhig website ka gabadha iibisa

  • @Caisha555
    @Caisha555 4 місяці тому +3

    Xasbunallah walal is astur qofaa wax u faaideyso ama wax la marsado akhiro waxba kuu tari meeyso

  • @user-bo8og1xi6d
    @user-bo8og1xi6d 4 місяці тому +4

    Xasbunallaah alle kabaq walal

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 4 місяці тому

    Allahu akbar Illahayoow na astur damnteen Ameen 🤲🤲😢

  • @ikrannur8086
    @ikrannur8086 4 місяці тому +1

    Walal attach the link below … the name of the butter to order from the Amazon .

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      www.glowfromtheeast.com/

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +1

      I did sis

    • @ikrannur8086
      @ikrannur8086 4 місяці тому +1

      @@Asmadaaus thanks queen 👸

  • @umoismacil4727
    @umoismacil4727 4 місяці тому

    Subxanallaah walahi cabsidii illahay wa laga tagay na illahay ka xishood waxaani waa cawree wll😢

  • @cimraanxaashi119
    @cimraanxaashi119 4 місяці тому +1

    Ana sujeda dhib iga hysta isku midnhy ina is cadeyna majecli love you asmay pyo😂❤

  • @naftiinaxisaabakahorintaaa2624
    @naftiinaxisaabakahorintaaa2624 4 місяці тому

    Walaalo qaalid waxaanaloo abuuray cibaadada ilaahayna wuxu nabigiisa kuyiri csw nabigaanow waxaad kudhahday xaasaskaga iyo gabdhahaaga iyo gabdhaha muumuninta haraariciyaa korkooda xijaabka markaa abayo hadii aad Ale iyo rasuulkiisa rumaysantahay is astur intaan lagugu asturin qabri

  • @SultanahB.sultanah-my2fc
    @SultanahB.sultanah-my2fc 4 місяці тому +2

    Asmay qali gabadha iibisa xagee lagala xidhiidhayaa

  • @aishasaidomar1454
    @aishasaidomar1454 Місяць тому

    abayo asmoy iso iswidha kuma jidho melaha laga dalbanjaro

  • @samiirahussain
    @samiirahussain 4 місяці тому

    mashaa allh you look beautiful

  • @balqeysa7209
    @balqeysa7209 4 місяці тому

    ❤smart intelligent wise welkept clean lady MashaAllah abyo❤❤❤❤❤

  • @zeinabmahado5687
    @zeinabmahado5687 4 місяці тому

    Machallah Machallah Nolow wllchy Asma ❤❤❤

  • @Iman2359
    @Iman2359 4 місяці тому

    Asmay Abayo didilaaca jirka maxa biyo iniso sheg

  • @Ina_cabdidheere
    @Ina_cabdidheere 4 місяці тому

    Strawberry legs Maxaa uu xaal ah tushtushta madow ee lugaha

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 місяці тому

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️

  • @oumouihsanabdallah1268
    @oumouihsanabdallah1268 4 місяці тому +4

    Walal asma jibuuti ayan joka maheli karayo

  • @BarwaaqoAadam
    @BarwaaqoAadam 4 місяці тому +1

    ❤❤❤Abaayo subaga somalia malaga helaa

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 4 місяці тому +1

    Ilaahay haku soo hadeeyo

  • @hoodoahmed4921
    @hoodoahmed4921 4 місяці тому

    U are very beautiful 😍 sister ❤️ God bless you and your family 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @lulhagi4510
    @lulhagi4510 4 місяці тому +1

    Mashallah habibti America joga xage ka hela

  • @user-fl4vr6gv2m
    @user-fl4vr6gv2m 4 місяці тому +1

    Sister waa meeqa lacagta subagu

  • @nimco9305
    @nimco9305 4 місяці тому

    Asma xabibti allah no ka daysto is astur sidas ayuu allah jecel yahay in an korkena an qarino .

  • @-anaamna5616
    @-anaamna5616 4 місяці тому

    Sister please provide the websites for the double chin thing

  • @zainabali-nl3wv
    @zainabali-nl3wv 4 місяці тому

    Gabadhas website geda no sheeg walal aan ka dalbane uk baan jognaa

  • @hoodoismail2301
    @hoodoismail2301 4 місяці тому +3

    Asmay soo dir websat iyo magaca butter

  • @ilmiiqra4702
    @ilmiiqra4702 4 місяці тому +1

    Inte ka heli kara gabadha ayao 😊

  • @aishasaidomar1454
    @aishasaidomar1454 2 місяці тому

    abayo markan damcay inan dalbado wuu iga didaya wadamada laga dalban karo kuma jidho swdhan abayo waa rabaye see udalbankara
    anayo iso sheg

  • @khadraadan2544
    @khadraadan2544 2 місяці тому

    Abaayo ani Norway jooga xagee ka heli kara

  • @user-ft6ud9mi8p
    @user-ft6ud9mi8p 4 місяці тому

    Jirkaga nooso gali waxaybaha kusamaysto mashallah quruxduu ka batay skin care kaga😂❤

  • @hibaaqibrahimmohamed6673
    @hibaaqibrahimmohamed6673 4 місяці тому

    Mahadsanid

  • @user-kv9qs3xv1w
    @user-kv9qs3xv1w 4 місяці тому

    walashey inta qofo ku arkeyso maalinta qiyaamaha weykugu marqaati furaayan ilaahay ka cabso cowradaada qarso

  • @zoyamukhtaar6399
    @zoyamukhtaar6399 4 місяці тому

    Caloosha waxaan ku jaro isoo sheeg qaali plz

  • @hilaalhaybad8408
    @hilaalhaybad8408 4 місяці тому

    Wll heestan ka hele yaa qaday bal Ii soo shega

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 4 місяці тому +3

    Mansha allah tabarakalah timaha wa qurux badanyihin sidas o kle timahayga u dhaadheranyen balse hada wa dhamaden siday u go'ayen vitamin jirka igu yar ba is iri wadanka Somalia joga dawo tayo leh lama keeno maxa sameya hablo ila so taliya😢

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +3

      Vitamins qof sweden ka soo baxayo hadaad taqaano waan kuu soo dhiibi karaa walaalo 💜

    • @miskiabdirahman5470
      @miskiabdirahman5470 4 місяці тому +3

      @@Asmadaaus ala asmay wlo cid garan mayo Sweden jogta anigu garowe joga thnks wlo

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 4 місяці тому

      @@Asmadaaus Abyo Vitamin oo timaha ufiican isheek kan du skriva till mig namnet för vitaminer och jag bor Göteborg

  • @ugaaz_ahmed_john
    @ugaaz_ahmed_john 4 місяці тому

    quruxdii aduunka asma daus ilove u qaali1❤❤❤

  • @user-vj7ys1jg9b
    @user-vj7ys1jg9b 4 місяці тому

    Ilaaha kuu sahlay inaad hadasho kuusahly inaad is qurxiso ayaa ku arkaya halmar maskadada soo gali

  • @koko-ci9pf
    @koko-ci9pf 4 місяці тому

    waan naxay wlh asmay saan mxy eheed wll 🙄🤔

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 4 місяці тому

    Subxaanallah Alla ka baq

  • @sahroosman2092
    @sahroosman2092 4 місяці тому

    Acuudu bilaahi maxaad isku qawisay

  • @haniasad807
    @haniasad807 4 місяці тому +1

    qali away website ka gabadh

  • @user-hc9mx3ou9p
    @user-hc9mx3ou9p 4 місяці тому

    iyadu Waxay ka thy iney idin tuseyso jirka sida scrupka logu nadifiyo.insha Allah next is Astur wll❤

  • @hamzasegulle7776
    @hamzasegulle7776 4 місяці тому +2

    Number koda wll

  • @FaskaAhmed
    @FaskaAhmed 4 місяці тому

    Subxanallah na walal is astur

  • @SagalQasaali-mx6lx
    @SagalQasaali-mx6lx 2 дні тому

    burcad miyaa wlal

  • @nistexanishaa6316
    @nistexanishaa6316 4 місяці тому

    Subxanallah

  • @user-bf1vw3eq2x
    @user-bf1vw3eq2x 2 місяці тому

    Wllo qofka somaliya jogaa kan macasha lagu jaro ma heli karaa fadlan iso sheega aad iyo aad ayan ugu bahanahaye😢

  • @Aaliyamaxamuud
    @Aaliyamaxamuud 4 місяці тому +1

    Wllo subaga magaciisa noo soo sheeg plz 🙏

  • @maymunosman
    @maymunosman 4 місяці тому

    Asma qli madawga ruuga maxaa lagu jaraa

  • @sacdiyoisaq7122
    @sacdiyoisaq7122 4 місяці тому

    Subxaanallaah waxaan waalimiysa

  • @user-sn4ps7tm2p
    @user-sn4ps7tm2p 4 місяці тому +1

    Abayo saliida timaha badinayso seen u helaa Kenya ayan joga nairobi

  • @nasriinismaciil4732
    @nasriinismaciil4732 4 місяці тому

    Ilaahay ka baq oo is astur 😢

  • @user-oy8ue3bc5d
    @user-oy8ue3bc5d 4 місяці тому +3

    Maasha Allah wllhi anoo gabara dhexdaa ma lihi 😭☹️

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  4 місяці тому +2

      💜💜💜💜waad yeelan kartaa bariiska iyo baasto ha cunin iyo daqiida cad calooshu way baabaaysaa markaa 💜💜💜💜

    • @mariaseidxuseen2279
      @mariaseidxuseen2279 4 місяці тому +1

      Mansha allah asma waa qof qalbi wanagsan alle haku asturo xbbti alle kabaq tan waa laga tagayaa

  • @baxsancabdiraxmaan9813
    @baxsancabdiraxmaan9813 4 місяці тому

    Waayahee muqdisho ayaan jooga ee xageen kahelaa Asmay

  • @jihaan8318
    @jihaan8318 4 місяці тому

    Asma are you Muslim?????

  • @aaminaaxmed9375
    @aaminaaxmed9375 4 місяці тому +1

    Asmaay qofku isagoo dhintay raadadkii xumaa iyo kuwii wanaagsanaa ee uu katagayba way sheqeyan iskajir

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 4 місяці тому +1

    Asma cadeey abaayo subaga meeshan kaheleeno nosoqor adoo mahadsan