TALAABADA UGU MUHIIMSAN TIMA BADELKA (RAG &DUMAR)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 чер 2024
  • Welcome, meeshaan waxa cawin uga helesa timahaada sidaa kuwa caafimad iyo qurux leh uga dhigi laheed.
    Soo raac baraheyga bulshada linktr.ee/quluudhairaffairs?u... oo dhan .
    products keeyga daryeelka dhirta 🌿 timaha waxa kaheleesaa www.quluudhairaffairs.com
    Cawimaad timaha hada rabto fadlan numberkeyga shaqada +31620246144 via whatapp kalasoo xiriir .

КОМЕНТАРІ • 256

  • @user-pu9oj4nz7g
    @user-pu9oj4nz7g 24 дні тому +18

    Ma ogid mia timaha in ay ka danbi badan yihiin jirkaga kale na hooy ilhy ka baq adunkan wa laga tagayaaye ragg ajanabi ka ah ba ku dawanaye adigo xijaban ba wax dadka u faideyn kartaye😢

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 25 днів тому +25

    Xaadir insha Allaha waxaan doonayaa inaan ka qayb qaato tartankan timo badalka ah 🎉🎉🎉😮

  • @user-if2tw1kg2r
    @user-if2tw1kg2r 21 день тому +21

    Cabitan Ahan anigu waxan ucabaa Liin macan Baytaraf Iyo karoo wlhi way i anfacen mudo bila ayan isticmalaya Tintii dherer Qurux inoqotyy❤

    • @user-dg6ir3vv3d
      @user-dg6ir3vv3d 17 днів тому

      Intaa oodhan halmar miyaa isku shiidey mise maalin ba mid ayaa cabtaa walaalo

    • @MeymunaGerat
      @MeymunaGerat 10 днів тому

      Baytaraf iyo karoo maxa waye aba

    • @HodoKayse
      @HodoKayse 8 днів тому

      @@MeymunaGeratcaroto iyo baytaruut saasey kawadaa

    • @xafsomaxamed4284
      @xafsomaxamed4284 6 днів тому

      Waxa taran jirkaga ahan dhiiga kuu kurdhin ayronta marka tintu waa kubaxin

    • @zahraibrahim2871
      @zahraibrahim2871 3 дні тому

      ​@@MeymunaGeratdaba case iyo karooto

  • @sadrimaxamuud
    @sadrimaxamuud 23 дні тому +13

    Abaayo ilaahey Haku asturo ❤❤ilaahey waxaa kaaga barya inaa cowradaada asturatid

  • @Hurd512
    @Hurd512 17 днів тому +6

    Eggs.spinach sweet potato yoghurt milk cheese

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 5 днів тому +2

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw meel kasta aad joogto alle kabaq

  • @user-mt9qc6ng5y
    @user-mt9qc6ng5y 17 днів тому +13

    Gabdho group sameynaraba oo timaha ah qofkii rabo luuqa❤😊

  • @Ikraamaxmadshire
    @Ikraamaxmadshire 25 днів тому +5

    Qaliyey runtii safarku wuu dheryahay samir ubahan yahay🎉❤. Diyaar kulasocda

  • @sucdiyuusuf97
    @sucdiyuusuf97 23 дні тому

    Xaadir, mahadsanid macalin quluud

  • @sumayomohamett6341
    @sumayomohamett6341 23 дні тому +1

    Mahadsanid apyo❤

  • @7ly.5__
    @7ly.5__ 24 дні тому +1

    mahadsanid abyo wax kasto sheegtay waan doonana 🎉❤

  • @Faatma66
    @Faatma66 25 днів тому +1

    Mahadsanid abyo
    Wa ku sugayey❤

  • @maryuumahmaanoow
    @maryuumahmaanoow 25 днів тому +1

    Tips badan oo muhiimaad nala wadaagtay thnkz abaayo❤

  • @bushrabintumohamed7513
    @bushrabintumohamed7513 23 дні тому +4

    Team kii Hore Waka mashquulay tan lkn balan waye waaku biirayaa Jazaakallaah maccanto🥰🥰

  • @ashaabdisalamismail5864
    @ashaabdisalamismail5864 6 днів тому

    JizakAllasker walal ❤

  • @Liyaana-of9gk
    @Liyaana-of9gk 23 дні тому

    Insha Allah ustaad

  • @AbraarAbdullahi-dc7dj
    @AbraarAbdullahi-dc7dj 25 днів тому

    Thank you khuluod ❤

  • @SabiriinmohaSabiriin
    @SabiriinmohaSabiriin 22 дні тому

    Masha Allah tabarak Allah thanks abyo waan jogaa insha Allah wax walpo kaa sugeynaa

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 21 день тому

    Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik wllo haye waansamayn

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 25 днів тому +1

    Salaam Alaykuma masha Allaha first one thanks my sister Eid Adha Mubarak ilaahay Eidan Eideeda haynagu gaadh siiyo bash Iyo Barwaaqo Allaahuma Aamiin ❤❤❤🎉🎉

  • @fawaazahmacalinmuxyidiin5421
    @fawaazahmacalinmuxyidiin5421 25 днів тому

    Mhdsanid abaayo jazaakallaahu kheyraa

  • @ruwaydaabdi9722
    @ruwaydaabdi9722 25 днів тому

    Mnsh Allah kula soconaa abayo

  • @xamdaxiis6580
    @xamdaxiis6580 25 днів тому +1

    Waa run wlhi mcnto mahadsanid❤ quluud🎉🎉

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 20 днів тому

    Shukran wllo❤❤

  • @nasrojelle
    @nasrojelle 25 днів тому

    Mahadsanid abyo ❤

  • @user-yu2hl2ke3w
    @user-yu2hl2ke3w 24 дні тому

    Thks sis

  • @zamiitaindhadeero316
    @zamiitaindhadeero316 19 днів тому

    Mhdsnid ustaad quluud❤🎉

  • @nimiihacizi693
    @nimiihacizi693 25 днів тому

    Aleh haku sharfo qurxeey🥰

  • @AmiraAbdi-up3cj
    @AmiraAbdi-up3cj 24 дні тому

    Thank you for everything ❤

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 25 днів тому +4

    Mashalaah inan wacan ayaa tahay alle hakusharfo wll waxyar timaha shalmad saaro wll khaladna haw arkin

  • @sharifahm.7963
    @sharifahm.7963 8 днів тому

    Thank you sweetheart ❤

  • @safaamaxamed5361
    @safaamaxamed5361 14 днів тому

    Mahdsnid 🙏 baayo mcn

  • @SuhuurOmar
    @SuhuurOmar 25 днів тому +1

    Thankz hppti

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 10 днів тому

    Abayo qaali shukran qaluud allaha kuxafido tinta no qari is astur yacni Maanta kUgU soo biirey qaali ❤

  • @user-cr5oc7fb4c
    @user-cr5oc7fb4c 25 днів тому

    Mahadsanid ❤

  • @umulkheyr1292
    @umulkheyr1292 3 дні тому

    Shukran

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 24 дні тому +2

    Waad mahadsantay ❤🎉❤🎉

  • @FatxiaAbdullahi-ro3ye
    @FatxiaAbdullahi-ro3ye 23 дні тому

    Tnx abayo

  • @naadiyaadeey9924
    @naadiyaadeey9924 17 днів тому

    xaadir macalin

  • @AmiraAbdi-up3cj
    @AmiraAbdi-up3cj 24 дні тому +1

    Ada u mhdsanthy

  • @ajmaalomar2093
    @ajmaalomar2093 24 дні тому

    Thanks

  • @rahmahassan9879
    @rahmahassan9879 24 дні тому +1

    Yes❤

  • @AtiqaD328
    @AtiqaD328 25 днів тому +7

    Wax kasto oo shegtay wa run ilaahay khayr haku siiyo

    • @juliyamaxamed5725
      @juliyamaxamed5725 24 дні тому

      Qalqiga illaahay in la badalo miyaa sax ah

    • @MeymunaGerat
      @MeymunaGerat 24 дні тому

      Timaha unba dereysane cafimad kooda le ​kataline waxkale majira😊@@juliyamaxamed5725

    • @Moohan1237
      @Moohan1237 23 дні тому

      Iyada mala waaniyo sey tahay maxaa waaye

  • @user-zl9kt1nd2w
    @user-zl9kt1nd2w 6 днів тому

    Is Astur wlll

  • @shaymaabdalla6948
    @shaymaabdalla6948 18 годин тому

    Is astur walal xijaabo

  • @fadumomohamed2968
    @fadumomohamed2968 24 дні тому

    Thank abayo mcn inta an helayo wa ku darsana routine keyga

  • @SumyoNuur
    @SumyoNuur 24 дні тому

    aad ayaan ku jeclahay apyo😔❤️

  • @shaamabdullaahi6492
    @shaamabdullaahi6492 25 днів тому

    Inshallaha 🎉

  • @XamdaQueen-wz7ui
    @XamdaQueen-wz7ui 25 днів тому

    Saa ku sugaye❤❤❤

  • @umuamiiroumuamiiro
    @umuamiiroumuamiiro 4 дні тому

    abyo mcnto Allah kacabso is astur

  • @mariammohmut7946
    @mariammohmut7946 24 дні тому

    Kusoo dar quraacda wll❤

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 5 днів тому

    Aniguna waxaan kuu sheegayaa wllo illaahay kacabso oo tinta qarso illaahay amarkiisa qaado waxaan filayaa 100% inaad iga faaiday

  • @sumayomohamud684
    @sumayomohamud684 22 дні тому

    Abayo Mahadsani

  • @IbraahimXasancusmaan
    @IbraahimXasancusmaan 23 дні тому +1

    Abaayo suwaga itopiyaanka napar😢❤

  • @user-nm1jf3fk2g
    @user-nm1jf3fk2g 4 дні тому

    Aniga timaheyga dhaxda ayee imaa dayaan hos uma dago korna mafuulan abayo 😊❤

  • @Hodanomar592
    @Hodanomar592 23 дні тому

    Avocado number one I tahy juice ahan ❤shukran abayo Inta kle ku da,daal Inkasto ananaaska Gaas Igu kiciyo

  • @itbeherposslady3503
    @itbeherposslady3503 24 дні тому +1

    XAADIR, rountine quraac aah noso samee

  • @wariseyadow367
    @wariseyadow367 11 днів тому

    I really want to be in this challenge❤

  • @dahabomohamed3959
    @dahabomohamed3959 24 дні тому +3

    Xaadir xbbty aniga product fcn wa isticmlaa lkn cuntada xageda wye dhibkyga Insha'Allah wana xalinaa

  • @iqrabakar572
    @iqrabakar572 24 дні тому

    Xadir

  • @muunarashiid2317
    @muunarashiid2317 25 днів тому

    Wlshy mcaney timaha astur qli

  • @MariamOmarHaji-kn1cn
    @MariamOmarHaji-kn1cn 8 днів тому

    Noo Soo sameey. Habo

  • @nasrocabdi5397
    @nasrocabdi5397 25 днів тому

    Xaadir ustad quluud ❤❤

  • @SumayaSuusu-rg1gf
    @SumayaSuusu-rg1gf 18 днів тому

    Abayo bamiyaha kaso hdl❤

  • @user-ul4fq8fy4x
    @user-ul4fq8fy4x 23 дні тому +2

    Qofka markii weynaado timaha bixitaanka waa joojiyaan

  • @NaimaMohmed-io7gu
    @NaimaMohmed-io7gu 6 днів тому

    Waadada Lee laakiin kubilow naftaada inaa kailaalisid cadabka ilaahay iyo caradiisa xiro xijaabkaaga saasa kuu khayr badan aduun iyo aakhiro aduun ka kaliya xooga hasaarin waa inaan lailoobin daarta dambe qurux aan dhamaanayn hadii aad rabto saas yeell

  • @Aminojnh
    @Aminojnh 25 днів тому

    Firstttt❤❤❤❤

  • @maimunaabdullah188
    @maimunaabdullah188 23 дні тому +3

    Walahi tinteyda waa naceyyy 😭lknnn after 1 year I will come back anoo tinteyda jecladeyyy

  • @hawamohamud1394
    @hawamohamud1394 23 дні тому

    Xaadir

  • @user-om4tv8py5u
    @user-om4tv8py5u 22 дні тому

    16 k buuu mara soo samay rotianka malinaha ah iyo sharabka cabto

  • @fathiasaid
    @fathiasaid 24 дні тому

    Mashallah montre nous comment tu fais tes 3 repas

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 23 дні тому

    QOFTAAN MACAAN WAAYE

  • @fatuushabukar5179
    @fatuushabukar5179 2 дні тому

    Abyo mhdsnid waxad Ka so hadasha wax tartka uleyahay CHEBE hair powder

  • @hanisoxish
    @hanisoxish 10 днів тому

    Mhdsand madam❤

  • @bushrahurre674
    @bushrahurre674 25 днів тому

    Xaadirah

  • @HamdimohamedAllale-nv7we
    @HamdimohamedAllale-nv7we 25 днів тому +1

    WAAn kufaraxsanahay in an kamıd noqodo tartanka tima badalka

  • @MumtaasMuuse-sv1sd
    @MumtaasMuuse-sv1sd 23 дні тому

    Anu wan xiray ba sanadkan waxan ka cabsaday inanay so baxayn 😢

  • @Laki2017
    @Laki2017 24 дні тому +1

    Igu dar anigana

  • @xafsosalwa40
    @xafsosalwa40 25 днів тому +2

    Thanks abayo 3 vitamin ugu muhimsan ee tinta ina baxan naga caawiyan wa ino shegte sida .
    1. vitamin c
    2 .vitim d
    3. Proteins and biotin

    • @juweriyaabdihakim1287
      @juweriyaabdihakim1287 24 дні тому

      Not protein and biotin hais ticmalin waligaa

    • @xafsosalwa40
      @xafsosalwa40 24 дні тому

      Lama marinayo jirkagaa u baaahan cuntada caadiga ka Hele sida ugunta not supplements so wa muhim ina qadata

  • @asli1035
    @asli1035 25 днів тому

    Diyaar quruxeey

  • @nasriinxasan7236
    @nasriinxasan7236 24 дні тому +3

    Sanadkan inaa kheyb ka ahaado ayan rabaa qofkii ila soconaayo reply ha isogalo si aan what's appka ugula qorono yaa allah timaheyga allaha ii biyo waa rajo aan leeyahay wlhi😢😢

  • @leyla9642
    @leyla9642 24 дні тому

    Abayo waqti aan kushidno mahayno caadi muu cuni karaa plz isoo jwb

  • @yowmiyaatnajma9752
    @yowmiyaatnajma9752 17 днів тому

    Asc abayo aniga ukunta elergy baku qaba noloshyda ma cunin maxan ku badalan kara timahayga way dadanaya dietna wa sameenaya

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 23 дні тому

    Abayo mac waxad ka soo hadasha timaha carurta ❤❤❤

  • @MiinaSaciid
    @MiinaSaciid 24 дні тому

    Asc abaayo yogadka oo yaryarka cagisuna yahay gaduudka mala cuni kara

  • @salwah1
    @salwah1 24 дні тому +1

    abyo yogatka nooce cunaa

  • @queensamiira7209
    @queensamiira7209 25 днів тому

    Quulodhey abayo timaha qalalan nih noso sheg I.n

  • @hodoxuseen3843
    @hodoxuseen3843 23 дні тому

    Aniga xabibti qaali wlllhi xoog bay ugooga aan hadda xtaa wan nacay maydhistoodii plz xapiipti iga caawi

  • @user-ro3pr4zu3b
    @user-ro3pr4zu3b 10 днів тому

    Garoobka samesena ya diyaar ah inta diyar replay

  • @MeymunaGerat
    @MeymunaGerat 24 дні тому

    Xaadir😢

  • @SahraMohamed-gq6uq
    @SahraMohamed-gq6uq 14 днів тому

    Liin avacado
    Baradhada macan beed yougurt canno cost jeez gawi

  • @user-jy1lx6hm8f
    @user-jy1lx6hm8f 23 дні тому

    Abayo mahadsanid marka kowad,madama no shegtay waxa timaha bixiyo waxa kalo noshegta waxa timaha guro si an isaga taxadarno

  • @SelmaMohamed-yt2lr
    @SelmaMohamed-yt2lr 17 днів тому

    Asc qlli xaga protein ka marka lajooga kawaran dadka allergic kuleh beedka maxaaa u xala

  • @Laki2017
    @Laki2017 10 днів тому

    Quraacda timaha u fican siba cheese ka nosisamee please

  • @AbraarAbdullahi-dc7dj
    @AbraarAbdullahi-dc7dj 18 днів тому

    Quluud ku away abaayo busy maa noqotay

  • @aaminadiy3020
    @aaminadiy3020 17 днів тому

    Bataati macaan dheh

  • @TJ-nq5nt
    @TJ-nq5nt 21 день тому

    😊

  • @user-cb1hr5gk5v
    @user-cb1hr5gk5v 20 днів тому

    Apaauoh timha qaleelka ksoo hdal oo wax kasto lamariyo qoyeen

  • @Lovesnaturechannel-bc9rz
    @Lovesnaturechannel-bc9rz 24 дні тому

  • @Xaliimocabdi8844
    @Xaliimocabdi8844 10 днів тому

    abayo cuntada side locuna yacli deydka waqtigaa