Muniiro markaa dabka kasoo qaado caana miirka wayn ku shub ee qaando ku lab fudeed saan rafaad waaye Mida kle miraha marki ad ka miirto biyo kle ku shub dabka sar isl jeelki ayuu kuu dhalaaaa masha alah
@@kariimaahmed3560 waxaa lagu dhahaa qoodar ama saliid wadanka waa laga helaa anigabo wadanka ayaa jogaa bakaaro mesha xabasoodo iyo malabka lugu qado ayaa ka heleysaa
Abyo aan jclhy ilhy haku jclado adiga iyo family gada alle haidin xafido
Maaaansha Allaha xabibti shukran Allah ku xafiido aamiin yarabi 🥰🥰🥰🤲🤲🤲♥️♥️♥️🥰🙏👌🙏🙏🙏
Xitaa kelyaha waa loo isticmalah
Shukran 🥰🥰shukran alf marrah xpiptii alpi 😘muniiro si xoog ku jeclahay ilaah haku jeclado ❤️❤️
🇸🇦 ayaan jooga zaa id ayaan u isticmaala buturkutan ayaa ladhaha masha alaah aad ayuu ii anfacay
M.a allah
Plz Routine nosoo gali daqiiqadaha noozoobadi abaayo saa iskuulka ciyaalka igu diyaariso iyo Routine zchoolka nosoo gali plz
Muniiro markaa dabka kasoo qaado caana miirka wayn ku shub ee qaando ku lab fudeed saan rafaad waaye
Mida kle miraha marki ad ka miirto biyo kle ku shub dabka sar isl jeelki ayuu kuu dhalaaaa masha alah
Masha ala+❤❤❤❤❤
Asxaabey isoduceeya inu ilahy ubad kheyr qaba isiiyo
M.a mamii alha kubarakeyo xoog baan kujclhy
Masha alh walshey qali anka xitaa xog xog ayan kujeckanhy🥰🥰🥰😘🤩😍
Muniiro gabdhaha cusub ee family ka kusoo biiray nabar😘😘😘😘
Abayo anig wanu jiya lkn tiinta mabar Sankara abayo muniiro🥰
kan ana hubo wlh m.a ani avocado 🥑 ku darsade keligiisna belo wye
ASC abaayo muniiro ilahey haidin xafido adiga iyo familigaaga sharafey 👍❤️❤️❤️
Mashalah my sister i will try
Aniga haduu ii marsan yahay flaxseed masha Allah lagama sheekeen karo siduu timaha uu ka dhigaayo caadi ma ahan
Abaayo Af Somali maxaa lagu dhahaa Wadankana malaga helaaa jwb wacan
@@kariimaahmed3560 abayo kalar i marsan maxu diba ❤️
Najama Abaayo Ma aqaaan Abaayadan Kale Weydii thnk u🙏🙏
@@kariimaahmed3560 waxaa lagu dhahaa qoodar ama saliid wadanka waa laga helaa anigabo wadanka ayaa jogaa bakaaro mesha xabasoodo iyo malabka lugu qado ayaa ka heleysaa
@@taliso1898 Haye mcney Mahadsanid🙏💯
Masha Allah 🌷
Masha Allla Allha ku xafido dhamantin
MashaAllah keep going my sister. Jazakallahu khairun
Wll qali bacda sawir keda itusi ama gagarac iso qor plz wll
Muniira abaayo codkaga waa hooseeyaa
Muniiro wllhiy waa ku jeclahay alle dartis abaayo
Masha allah tabarkallah abayo wow waa kahelaya
abaayo qof jilciso umarsan tahay ma marsan kartaana plz iisoo jwb
Haa aniga marsaday abyo
@@fatumabare528 xabiibti jilciso miyaa kuu marsan ani wee ii marsan tahy amee wax iga dhibee
@@nuseymachenal5893 apayo wey marsan karan
@@nuseymachenal5893 maya aniga xitaa wey imarsaned abyo.
@@fatumabare528 haye abaayo mahad sanid
mash Allah abaayo salidisa sewaye
Abayo malacunikar sida loocuno isoo sheega qaali ❣️
Haa abaayo mishaarida ku darsan kartaa cabitaankana waa lagu shiidan karaa ma ogi hadey dadka qaar xasaasiyad ku qabaan
Mashalla wllo noo so badi❤
Jazaakalaah xoog xoog kuu jeclahay ❤😊
Masha allh qali anigu wajigaban marsada m.a weeyan
Afsomali maxa lagudaha
@@aishaabdi7128 qoondar ama saliid
@@asumasheikh2482 walal xagee ba lagahela aniga Nairobi Kenya ayan joogaye
@@aishaabdi7128 subamaketka galmat hadad islii jogto
@@sacdiyohussainalisacdiyohu9627 shukran habibty, Alle hakusharfo
Masha Allah Abaayo
Masha Allah abaayo
woow
Abayo muniro timaha agoolka maxa looga saara walashey waxan rajeynaya ina iga so jwabi dontid insha allah mahdsanid
Maasha allah👍👍😍😍
MashaAllah jazakaAllah abayo
Abayo wajiga markii lamarinayo galigiis lee miya lamirana mise waxaad rabto kudaraysa iga so jwb pls abyo
Ka ligis wa
Mashallah mashallah alle Haku barakeyo
Abayo munira marka hore waku salamay salan kadib Abayo gabar sanad iyo bar jirta maumarin karaa tinta
Masha Allah sis
Abaayo timaha malinkasta malamarin karaa iso jwb pls abyo muniro
Masha alah abaayo inaa kula xiriro an rabaa abayo inteen kaa helaa wa iga codsi
Flaxseed ma xulbada midhaha ah ayaa la dhahaa isoo jawaaba please 🙏
ماشاء الله
maasha Allah walasheey
Abayo muniro timaha owasaqamalamarina mes margilasodhaqokadib plz 😔😔
Qof yar 20 aan gaarin wajiga .mamarsankara waxan maqlay bariisk iyo wax yaabaha anti eeginka ah qof yar wajigisa hduu mariyo wajiga due ayuu naqanaa iga so jwb abyo wax igu dhaantid mahadsand
Wcs Aabyo masha Allah tabrikllha keep going Aabyo macan munira ❤❤❤
Maasha allaah mommy
Subxanalaah beenta jooji
I will try inshaAllah
Shukran wall
Mumiiro m.a abyo allaha ku xafido
Asc waan ku salaamay abaayo munira
Abayo masha allah illahey haku xafido
Masha allah wan ku salmay muniro
Maasha Allaah
M.a qali dumar baarakallah
Abayo en maxa wayan kan xulbad miyan
Magac kale maleeyahy aby maniiro soomaliya ayaan jogaa marka bakaaro malaga helaa
Msha Allah Allah kuxafido
Masha. Allah
Manshalha keep going sister
Muniro wajiga maxaa isticmashaa xbbti
Wa qoondar ama saliid ingiriska wax lagu dhaha flaxseed
Meqa jera la marina timaha isbuci ila mudo inte la ega isticmala mahadsanid abayo 😘🥰😍
3ila4 jeer maso waxba kuma dhibayo xiliga rabtit marso
@@asumasheikh2482 magaceed bahasha
@@rahmoadam1303 saliid ana qoondar
@@samiradhawrsan5103 Huuno saliida ma aha waxaaan kale jeeda
@@rahmoadam1303 isaga saliid ladhaha afka englishkana flexed
Msha allh ❤
Mshallh hablo ana isticmila inamaba cadimaha hablo💋💋💋❤
Timaha miyaad u isticmaashay wll
@@naimahassan9584 haa
Waa runted abayo timaha wuu ufcnyahy gedkan
Mashaa allaah
Abaaayo isbuciii imisa jer aya la.isticmalaa
Mashaa alah abayo
❤❤❤❤❤❤❤
Muniiro abshir cismaan xoog Ayn ku jclhy
masha Allah
M.a quen muniro❣😋🤩
Walalay waxa la yidhaa saliiid
saliid maaha lkn waa saliiid aniga saan u aqaan een hooyo ka maqlay
Abyo ilyar ama masarada madaxa lasarto sida utaqano walagu miira marku jilcanyahyna caana miirk lagu miira
alaha kusharfo qaalii
Abaayo muniiro black jamaican castar oil sidee loo isticmaalaa timaha
Aniga tan ma heesto masar madaxa oo shabaq camal ku miiraa xoogaa waa yara rafaad markaa miireysid asagoo qandac in aad miirto waaye hhh
Ma bixiyaa timaha abaayo
Wcs xabiibti masha Allah anagaba shalay ayaan bilaawnay schoolka goray u soco abaayo
masha allh wel come
Asckm masha allaah
Abayo week meqa jer ayaan marsan karaa
Abaayo qoondar lagu dhaha af soomaali hadana caafimaadka wuu ufiican sida xanuunyada chronic disease xita wuu u fiican gastric abaayo xanuunyo badan ayuu ka daawa yahay qurxintana wuu ufiican yahay abaayo muniiro
M.a waba ubahna sharaxdisa thks wllo
Masha allh abayo
Maasha allaah
gabar uur leh mamarsan kartaa plz isojawaabo abyo
M.a xabinti
Mashalh xabibti mahadsanid
Smoothies aya lahu shiita lacabo musharida lagu karsada wa shide budo korka ugu darso musharida
Shanfax miyaa abaayo
Mnslh
Afsomali waxa lagu yidhaahdaa SALIIDH
Afsomali mxa lagu dhahaa ifahansii abaayo
shanfax weeye afsomaliga
Mahadsanid abaayo
Wllo shanfax maha waa qoondar ama salid aniga marsada timaha qurux ayuu iga dhigay
Qondar aa ladhaha somalia
Abayo asago shiidanaa ii yalo ma isticmali karaaa
Masha allh abaayo
Mash allh kun jeer mahdsnid
Mhadsanidn mama qali allha kusharfoo mama subax kasta ma marinaaa plz jwb gacalooòo
Masha Allah ❤💖👍