Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Waligaa ha waydiin su'aashan naagaha ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 січ 2023
  • Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
    t.me/XaliyeAli
    Apple Podcast : podcasts.apple....
    GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
    SPOTIFY: open.spotify.c....
    #xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye
    ........................................................................................................................
    Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis.
    our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.

КОМЕНТАРІ • 322

  • @Fikradaha_XaliyePodcast
    @Fikradaha_XaliyePodcast  Рік тому +87

    Si aad coaching u hesho igala soo hadal Telegram .
    t.me/XaliyeAli

    • @somalipoy4786
      @somalipoy4786 Рік тому +1

      Wan kaala soo haday professore🤨

    • @abdiazizmadari5066
      @abdiazizmadari5066 Рік тому +1

      Suaashii lagu weydiiyaba kama soo jawabaabeysidee link maxaad noogu soo diree

    • @Hargeisa_Times
      @Hargeisa_Times Рік тому

      Incredible content

    • @najaxabdilahi9209
      @najaxabdilahi9209 Рік тому

      @@abdiazizmadari5066😊

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 10 місяців тому +1

      War hadalin ragah kamah marman dumarkeh hawalin dhalintah sokoraysah hanah nasin wiilshah gabdhah ee
      Magaranayo waxa ad unecebtah dumarkah
      Markah hanah dhihin nagah aduguh madan nagesen waxad tiradah dumarkah
      Xaliye dumarkuh madabih eykagalen maxeey tahay nacebkan ad ukhabtid dumarkah waa bah yabeh
      Oo hooyin iyo abayal badan babah kulayaban nacebkah ad u khabtid dumarkah
      Markah hadad kalah ceyrisid ood cukhdad dhax dhegtid meday ayih dabeh ee ubadkey dhali lahaayen
      Oo wiilkarah hadal kaguh makhlayah markas buh kadurkayah gabdhah
      Markah kalah celin wiilashah iyo gabdhah hadah sokorayah oo ah mus takhbalaka somaliya ee suh soh dhawah ragah iyo dumarkah xaleya iskanah dah nacebkah dumarkah oo kuligod awadah xumah ee waxa kujirah dumar fican oo xishodah ee iskuh wadah khadin dumar oo dhan xaliye has makhlan afkagah iyo dhagahagabah ufirsoh hadaladadah adkuh hadlesid iskanah dah yasidah dumarkah oo birih bah lagah yabah ineed jeclatid dhabar iydanah eykuh jaclatoh kakhafifih
      Hadaladah khalocan eed kuledah dumarkah amah gabdhah
      Markah ragah iyo dumarkah rabah muxuboh dhax dhigey
      Oo isuh doray oo calaf usuguh daray ineey iskursadan ooy ubad dhalan
      Ilahaay bah ukhadaray ee labadih caraf iskuh leh way ishelin oo rabah ukhoray markey kujiran caloshah hooyadod ooy ahan 40,malmud balakhiray afar waxa yalod ineey samayan
      Wanah
      1,risikhodah
      2,ajasodah
      3,camarkudah
      4,iyo waxay lakulmayan shar iyo akherbah
      Intas bah rabih ukhoray nafkartah iyadon dhamey san nah dhiman meysoh 4,shey wanah marayan imin adan kuligis
      Markah rabigey xaliya kamah ribih kartid khof kastah wixiih ilahaay ukhoray ragah iyo dumarkunah maxubuh isuguh daray oo labaduh calaf iskuh leh makalah rabikartid xaleya
      Markah wabilahi tofiiq

  • @maxamedcabdisalan8447
    @maxamedcabdisalan8447 Рік тому +96

    1) makula hadlikaraaa
    2) xiriir ma iga aqbalikartaaaa
    3) maku arki karaaa
    4) ma igaheshay
    5) sxp manoqon karnaa
    6) meeqa ninaa lasocotaaa
    7) Makusoowicikaraaa
    8) inaan kuguursadaa rabaa ( degdeg )

  • @muthalipcade
    @muthalipcade Рік тому +16

    Macalin ilaahay haku barakeeyo ❤❤

  • @CadnaanCabdi-td6qe
    @CadnaanCabdi-td6qe Місяць тому +1

    Thanks pro xaliye 🫡

  • @Cabdiqafaar-hp9cg
    @Cabdiqafaar-hp9cg 2 місяці тому +3

    I have supraised your ideas what a teacher🎉🎉🎉

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Рік тому +10

    Xaliye dumarkii waa u jabeen 100 comments hal gabar baa ku jirto inta kale way ka carareen hhhhh viva Ustaad Xaliye.

  • @ayuubnuurayanleayuubnuuray187
    @ayuubnuurayanleayuubnuuray187 Рік тому +5

    Thanks teacher every day kaa faa idooyaa tnks markale

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 Рік тому +5

    Good job ustaad xaliye

  • @jaabirmunye
    @jaabirmunye Рік тому +4

    really 😌 you know more obout life
    keep going teacher

  • @apdizalam3155
    @apdizalam3155 Рік тому +5

    Nolow Ustaad Xaliye thanks awoowe ❤️

  • @abdifatahaataa9814
    @abdifatahaataa9814 Рік тому +47

    Thank you leader Xaliye 🦁

  • @hamdasharaf
    @hamdasharaf Рік тому +13

    Naag naag ba kaso hadhee anaga ilahayba na sharfay waryaa naag bad hoosteda kaso baxday ayadayna cagaheeda janadadu tallaa.
    Adeer quraanka dib ufiiri sidu ilahay nooga hadlay imisa suuradood nalagaga hadlay sheeg naag bad ledahay suurad dhano qur'aan ahna dumarka logu magac daray.
    Yasitaanka jooji awoow ilahayba isharfo kor iiqadaye❤🥰

    • @user-rr8sp4ws5e
      @user-rr8sp4ws5e 9 місяців тому

      Saxiix 🥰 nimaanka suurad ma lagu mgcabin siduu ilaahy xgiisa ugu weynthy 🤬xliyoow ku noqo awoowe

    • @nasrudiinmowliidarmedia4025
      @nasrudiinmowliidarmedia4025 8 місяців тому

      Naagnimadu wa sharaf ee ku qanac waxa tahay shuuboy

    • @WardimadoobeXirsi
      @WardimadoobeXirsi 6 місяців тому +1

      Tan idhashay lagama hadlayo ee mida aan shukaansan rabo sidaan ula dhaqmi lahaa buu uhadlaa

    • @hamdasharaf
      @hamdasharaf 6 місяців тому

      @@nasrudiinmowliidarmedia4025 la iskama hadlo ma adaa Shuubo iga dhigay mida kale afkaaga waxa kaso baxaya ka fiirso xoolo matihide.

    • @CabdiQanih-110
      @CabdiQanih-110 4 місяці тому

      xaliimoy is daj8 😂😂

  • @G.TAATIKO
    @G.TAATIKO Рік тому +3

    Mahadsanid macalin

  • @AhmedCarab-fb9dx
    @AhmedCarab-fb9dx Рік тому +3

    Mahadsanid macalin xaliye😊

  • @Zaahidsulmi
    @Zaahidsulmi Рік тому +14

    Smooth background music macalin , respect from #bardehere

  • @Hidayat_Rabbi
    @Hidayat_Rabbi Рік тому +10

    .... hadhinin nagaha meqo nin lasoctaa
    Hadhihin nagaha maigeceshahay
    Naagaha hakudhihin makugursankaraa
    Haweydiin /hakacodsan makusowicikaraa
    Badanaa waad isticmashin haweydin xiriir maleedahay
    Waa taloyinka xaliye kabogasho wacan

  • @MohamedAbdi-ec6vr
    @MohamedAbdi-ec6vr Місяць тому

    Ok thanks 😊

  • @mohas007
    @mohas007 Рік тому +3

    Mahadsanid Ustaad

    • @Smiler2724
      @Smiler2724 Рік тому

      Dumarka weey shirkooli badan yihiin

  • @maxamedcumar339
    @maxamedcumar339 Рік тому +3

    Thank you mr teacher xaliye 🎉😊

  • @self-motivationmohamedahme7100
    @self-motivationmohamedahme7100 Рік тому +28

    Waayahay awooow
    Amarkaaga jira 🥰🥰
    Lkn awoow
    Sanadka Casharada si fcn noo fahansii
    1-testestrone vs dopamin
    Kala duwanaanshahaa labadaa hormone iyo muhiimada uu u leeyahay testastrone nika raga
    Iyo qaabka kor loogu qaadi karo
    2-muhiimada wakhtiga
    Iyo qaabka loo maareeyo
    3- nin walba inay muhiim u tahay dulqaadka iyo Adkaysiga nolosha.
    4-shaxda naagaha is faaniya
    Iyo naagahan mar raga iska la wayn awowo.
    Iyo sida ugu macquulsan ee raga aad ugala talin karto, awoow
    5- go, aamada nolosha laga qaato ,

    • @self-motivationmohamedahme7100
      @self-motivationmohamedahme7100 Рік тому +1

      Mhdsnd awow 🥰
      2023 waxaa ku rajaynaa 100k
      Insha allah waana ku garab taaaganahay

    • @Joseph_abukar
      @Joseph_abukar Рік тому +1

      @@self-motivationmohamedahme7100 daayeer weyn maad eheed intaadan xaliye baran?

  • @apdifitaahmacaane2703
    @apdifitaahmacaane2703 Рік тому +1

    Ustaad Xaliye Thank You

  • @deeqcabdilahiisxal5768
    @deeqcabdilahiisxal5768 Рік тому +2

    Ayaamahan casharada waad soo badisaa macalin mahadsanid

  • @mohamednuur6992
    @mohamednuur6992 Рік тому +16

    balan waye masameynaay my ustaad🖐️🖐️
    1 Ma iga hashey
    2 ma ku soo wici karaa
    3 megaa xariir ayaa lee dhy
    4 ma ku guursadaa
    5 ma i jeceshahay
    6 ma kulmi krnaa

  • @yjaafaajilq7874
    @yjaafaajilq7874 Рік тому +3

    Maa sha allah Macalin ilaah haku xifdiyo

  • @IiDMahamed-dr5uh
    @IiDMahamed-dr5uh 11 місяців тому +1

    Thanks you're so smart teacher 😊

  • @obayd4617
    @obayd4617 Рік тому +1

    Macalin mahadsanid,

  • @yussufmuhumed5992
    @yussufmuhumed5992 Рік тому +1

    Thank you teacher

  • @zakariyeibraahim4709
    @zakariyeibraahim4709 Рік тому +1

    What a nice guider! Your instructions help me a lot bro

  • @AamiinKhadar-g6z
    @AamiinKhadar-g6z Місяць тому

    Thankis you techerr❤

  • @younisyousophabdullhi9285
    @younisyousophabdullhi9285 Рік тому +1

    Thans coch👍🏻

  • @dahiryussuf1566
    @dahiryussuf1566 Рік тому +2

    Masha Allah bro that’s true

  • @AliMohamed-in9bl
    @AliMohamed-in9bl Рік тому

    Thank you sr macalin maudiri kara gabar gabar kale

  • @abdirahmanJeesmire
    @abdirahmanJeesmire Рік тому +2

    Ustad xalliye

  • @user-do8ft9hw3l
    @user-do8ft9hw3l 4 місяці тому

    Macalin xaliye wax badan ayan ka faiidney allah ku barakeyo

  • @XALIYECabdiraxmaan
    @XALIYECabdiraxmaan 10 місяців тому

    macalin xaliye ilahayoo cimri deer iyo cavemaadsii👍👍👍👍❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🫶

  • @hussainhassanadan5648
    @hussainhassanadan5648 Рік тому +1

    I appreciate you mr.xaliye

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud Рік тому +19

    This the first time I watch him fully .. he really have good vision and believes .. hadi nikaan cayda iska dhaafo iyo qashqashaada excellent leader and influencer for both of as 🤣❤️👌🏾

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 Рік тому +1

      hhhhh. wax yaabo badan ayuu daaha ka rogey

    • @torkipoi6924
      @torkipoi6924 Рік тому +1

      Shaxdina I lafahmo cay mahan 😏

    • @Sahalothman-jz1dq
      @Sahalothman-jz1dq 7 місяців тому

      Aad iyo aad haduu cayda iska daayo Gabdho badan wey ku xirnaa Lahayen❤

  • @yahyeahmedofficial
    @yahyeahmedofficial Рік тому +3

    Our leader lets go xaliye big fan

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 3 місяці тому

    Thanks my dear teacher

  • @Hure31816
    @Hure31816 5 місяців тому

    Mnshll Mr.Xaliye aad ayan wll uga fayiday taloyinka aan bixisid, Thanks bro .

  • @mohamedjirde
    @mohamedjirde Рік тому +2

    Yaa Ustaadi 🎉

  • @pdf5_
    @pdf5_ Рік тому

    Thank dr.xaliye ali

  • @MOHAMEDDINI6947
    @MOHAMEDDINI6947 Рік тому +10

    Waaa mahadsan tahy macalin waxan ku faraxsanahy inaa mar kasta Kafaa’iido podcastiga @FIKRADAHA XALIYE- PODCAST waa kumahad celiyay sida aad waqtigaaga❤ noogu hurday thank you 😊 😊

  • @gacalyare1233
    @gacalyare1233 3 місяці тому

    Mahadsanid saxip

  • @pepsinhamosinhamo17
    @pepsinhamosinhamo17 Рік тому +1

    macalimuu soo badi csharadaan🙏

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 Рік тому +8

    Wixi baaad fahantay ustaad keep up "

  • @fahadhussain1656
    @fahadhussain1656 Рік тому

    Tanks macalin

  • @Babiletube04
    @Babiletube04 4 місяці тому

    Ok Thanks ❤

  • @AhmedSalad-tx7ks
    @AhmedSalad-tx7ks 3 місяці тому

    Thank u

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 Рік тому +1

    Guleyso macalin 👏👏🙏🙏🙏

  • @CabdiFutaax-hd8pi
    @CabdiFutaax-hd8pi 3 місяці тому

    Okay sxb thanks for the reply and the other one

  • @XasanLadhi-rl2zn
    @XasanLadhi-rl2zn 6 місяців тому

    Mclin Xaliye Thanks🙏

  • @ABDILLAHIAli-qn3qj
    @ABDILLAHIAli-qn3qj 3 місяці тому

    Merci

  • @marwaanmaxamed9006
    @marwaanmaxamed9006 Рік тому +2

    Mr xaliye keep going

  • @ahmethwaziir
    @ahmethwaziir Рік тому +2

    Teacher keeb going

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Рік тому +1

    Ok teacher

  • @jaabirahmed4946
    @jaabirahmed4946 7 місяців тому

    Best Teacher ever.

  • @h2hskills678
    @h2hskills678 8 місяців тому

    Thank you xaliye 𝚙𝚘𝚍𝚌𝚊𝚜𝚝 ❤❤

  • @KaynanMaxamuud
    @KaynanMaxamuud 3 місяці тому

    Best teacher ❤

  • @Hidayat_Rabbi
    @Hidayat_Rabbi Рік тому +5

    Haweydiin nagaha makula hadlikaraa
    Haweydiin nagaha inaa dhahdo xiriir #maiga aqbalikartaa
    #Hadhihin nagaha maku arki kartaa
    #Hadhihin nagaha maiga he's heshay.
    #waligaa hakadalbanin naagaha saxib mainoqonkartaa

  • @akeysh6307
    @akeysh6307 Рік тому +1

    My life skill teacher

  • @mohakhader9913
    @mohakhader9913 Рік тому +1

    My teacher xaliye

  • @khadarkeywiilkariyada6934
    @khadarkeywiilkariyada6934 Рік тому +1

    Awowe mahadsanid 🙏😁

  • @sadaamabdiosmaan1796
    @sadaamabdiosmaan1796 Рік тому +6

    Our teacher wan ku racsannahay💋❣️

    • @ciidcali7184
      @ciidcali7184 Рік тому

      Cabdi qasaare shaxda waa laguu qishay ee ku dhaqan hadii kale daalanaaw forever

  • @maxamed_cabdi_xassan_____6693
    @maxamed_cabdi_xassan_____6693 11 місяців тому +2

    Goat 🐐. Xaliye. Keap going pro 🥰

  • @cabdicasisrashiid2686
    @cabdicasisrashiid2686 4 місяці тому

    Thanks teacher xaliye waxyaabo aan imika samayn lahaa ayaad iga qabatay walhi🫡

  • @ahmedo1242
    @ahmedo1242 Рік тому

    Yes teacher xaliye

  • @MaxamudKhaalid-rg9ms
    @MaxamudKhaalid-rg9ms 10 місяців тому +1

    Haye macalin waankutaageeraaa awoowe kip going ❤🙏

  • @mohamethwardi78
    @mohamethwardi78 Рік тому

    Thnkz awoow

  • @kariwan2482
    @kariwan2482 Рік тому

    Thanks

  • @habilgaraad2441
    @habilgaraad2441 Рік тому +8

    Ninkaan legend waaye nàagaha ninki ku wareersan tacaamulkooda just 5 video oo xaliye ayaa ku Filan in aad noqotid hunter

  • @user-fg6il1vw3k
    @user-fg6il1vw3k 4 місяці тому

    Mashallah walah

  • @wllgambanareya9345
    @wllgambanareya9345 Рік тому +1

    Legend xaliyee wan ku tageraa

  • @ilyaasfaarax8392
    @ilyaasfaarax8392 Рік тому +1

    Viva xaliye

  • @MucaadMaxamed-bf2sq
    @MucaadMaxamed-bf2sq 4 місяці тому

    Macalin xaliye ☝🏻🔥

  • @abdiraxmaanahmed7252
    @abdiraxmaanahmed7252 Рік тому +1

    The legend

  • @Hargeisa_Times
    @Hargeisa_Times Рік тому +1

    Rag badan ayaa La dhisaayaaa 👏🏾👏🏾👏🏾

  • @user-sn1dk3cz8l
    @user-sn1dk3cz8l 4 місяці тому

    Mahadsanid ❤❤leader 💪🏻💎

  • @csalaammaxamedweheliye1503
    @csalaammaxamedweheliye1503 Рік тому +3

    Haye teacher

  • @Daacad.78
    @Daacad.78 8 місяців тому

    Thank u. Our dear leader xaliye❤🎉😊

  • @AnshahHassan
    @AnshahHassan 4 місяці тому

    Professor xaliye 🙏 from Djibouti 🇩🇯

  • @user-wu2rx8xs3x
    @user-wu2rx8xs3x 8 місяців тому +1

    My brother waaxan tahy goof wangsan Tank kulehy my coach ❤

  • @abdirahmanmuhamud6861
    @abdirahmanmuhamud6861 Рік тому +2

    Dil daanyeerka awoow first

  • @naturalking6230
    @naturalking6230 9 місяців тому +4

    Legend kayga😂

  • @Kingramesh11
    @Kingramesh11 Рік тому

    Thanks Mcalin

  • @mohamedahmedhaabiil7068
    @mohamedahmedhaabiil7068 Рік тому +2

    Keep going 💪

  • @user-zc8uc4pm3r
    @user-zc8uc4pm3r 3 місяці тому +1

    Big legend

  • @dhicisoow3560
    @dhicisoow3560 Рік тому +5

    Su'aasha 4aad waa saxiix 100% waan arkay

  • @suaalojawaabodiiniah
    @suaalojawaabodiiniah Рік тому +5

    Su'aalo iyo jawaabo ku anfaca inoogu imow insha allah.

  • @Samiir703
    @Samiir703 Рік тому +3

    Xaliye nin sooo gubtay legend 😅

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 6 місяців тому +1

    Asc xaliyee guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Makelele18
    @Makelele18 Рік тому +5

    My GOAT🐐👏💪🏻

  • @user-di2vi9nm1c
    @user-di2vi9nm1c Рік тому +3

    Nin raged👍

  • @nasiibabdulahi6775
    @nasiibabdulahi6775 2 місяці тому

    Tanks malin qibrad baan kafaiday wllhi nasiibka hana kulmiyo inshallah salan baan hawada kusoo marinaya macalin

  • @mahadinhoofficial5262
    @mahadinhoofficial5262 Рік тому +2

    Macalin wan ku wataa dhinac walbo big up to you

  • @wayrahkhalif
    @wayrahkhalif 9 місяців тому +1

    1.don't say, can I took to you.😤
    2.don't say. Can we make relationship.🙏
    3.Don't say. Can I see you🤔
    4.don't say. Are you filling me.😻
    5.donot say. Can you become my gril friend.
    6.dnot say. How many made you relationship👫
    7.dn't say. Do you love me ❤
    8.dn't say. I wana meri you 💏
    9.dn't say. I wana call you🤙
    10.dn't say. Do ypu hve relationship🤝

  • @ismaaciilyaasiin3955
    @ismaaciilyaasiin3955 Рік тому +1

    Aad bad u mahdsantahay

  • @habonesantos
    @habonesantos 6 місяців тому +1

    Xaliye I'm really benefits alot enjoy While you live and may allah doesn't show you anything that bothers you

  • @user-ft4qx7pz6y
    @user-ft4qx7pz6y 5 місяців тому

    thanks😢

  • @mahamedabdullahi8173
    @mahamedabdullahi8173 Рік тому

    Ok boss