Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sirta AABAHAA Kaa Qariyey !

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 гру 2022
  • Ku soo Biir CHANNEL KEYGA Telegram ka si aad uga mid noqoto xerta Xaliye.
    t.me/fikradaha...
    Apple Podcast : podcasts.apple....
    GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
    SPOTIFY: open.spotify.c....
    #xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye
    ........................................................................................................................
    Fikradaha Xaliye (Xaliye thoughts ) is a podcast created by {Abdisamad xaliye} a Somali journalist, producer, Studio executive, Podcast Host, this podcast is all about having candid conversations with fellow men talking about relationships, marriages, finances, Mental health, and things men go through generally in life on daily basis.
    our purpose is to enlighten, educate, and share life experiences with Somali men around the globe.

КОМЕНТАРІ • 205

  • @Fikradaha_XaliyePodcast
    @Fikradaha_XaliyePodcast  Рік тому +69

    Telegram ka igala soo xiriir haddii aad rabto caawimaad ama coaching Gooni ah.
    t.me/XaliyeAli

    • @lutfiarimaheena3771
      @lutfiarimaheena3771 Рік тому +2

      Macalin wn ku salamy waxn kaga mahad celina dharan yarada soomaliyed sida aadka u qurux badan oo ad la garab heyso .
      Maclin horta aniga waxn ahay ardey waxana jira 18 jamacad Ayan dhigta gabrna xirir Ayan nagala dhaxeeya marka walpa aan gabadhas la hadlaba hadal ka ayey iso qobta maclin maxa ila talin lahyd pls jwb waa I muhiim .thgs 🙏

    • @apdallaupdy549
      @apdallaupdy549 Рік тому +1

      @@lutfiarimaheena3771 pro talo umaba baahnid bee nin baa ilaahay kaa dhigay inee kurabto iyo inkale tijaabi kadib natiijadaas qaado

    • @mr-ed7kv
      @mr-ed7kv Рік тому

      @@apdallaupdy549 waa sax

    • @faizahodan2757
      @faizahodan2757 Рік тому

      Who are you marka leedayhy coach gooni ah malaha lacag doonta ku dhaqaqdyy

    • @unknownpoi754
      @unknownpoi754 Рік тому

      2:37

  • @alimohamud1251
    @alimohamud1251 Рік тому +60

    Xaqiiqooyinka raggu ay xili danbe ogaadaan
    1. Cidina ma danaynaso rafaadkaaga
    2. In sida aad u malaysid in dadku kaaga fekerayaan inaysan kaaga fikirayn
    3. In aysan jirin in cid ku badbaadinasa
    4. Qofkasta oo nolosha kula macaamilaya wuxuu ku danaynayaa intaad wax tahay
    5. Guushaadu waxay imaan doontaa rafaad badan kadib
    6.markasta ood waynaatid waa markasta oo qiimahaagu kor u kacayo
    7.Naagina ma rabto nin aaan qiimo lahayn

  • @Mr_Abdisalam7
    @Mr_Abdisalam7 Рік тому +28

    Muuqaalada noocaan ah waa life changing, wiil kasta oo soomaaliyeed inuu muuqaalkaan daawado ayaan rajaynaa. Horay u soco macalin

  • @coursesonline3322
    @coursesonline3322 Рік тому +14

    00:32 - xaqiiqatha 1
    01:58 - xaqiiqatha 2
    04:45 - xaqiiqatha 3
    06:42 - xaqiiqatha 4
    09:26 - farqiga raga iyo dumarka
    11:11 - xaqiiqatha 5
    12:22 - xaqiiqatha 6
    15:36 - xaqiiqatha 7

  • @user-rk5fn4oj5v
    @user-rk5fn4oj5v 2 місяці тому +1

    جزاك الله

  • @mohamedyare851
    @mohamedyare851 Рік тому +13

    Shukaansiga markii aan ku jirno waxey la mid tahay anago ku jirno duni kale oo qurux bdn lkn markii la kala tago wxaad arkeysaa adigo meel cidlo taagan qofkii shalay ku dhahaayi duni baa ii tahay maantana Ku dhahaaayo nolol baan u baahanahay lkn uma baahni riyo .
    Thnkz 💯💯💯
    Xaliye Ali

  • @abdialpha
    @abdialpha Рік тому +31

    Thank you ustaad xaliye qiso kooban
    Ka hor intaanan ku soo xidhmin casharada Doctor xaliye naag kasta waxaan isku dayi jiray in aan qanciyo wlhi waxaan ahaa nin bariyi jiray garoobada caruurta wata😄
    Lacag waan bixin jiray validation free ah waan bixin jiray attention xisaab ma lahayn lkn results aan heli jiray waxay ahyd bahdilaad yasid call layga qaban waayo
    1 sano oo aan ku xidhanahay casharada macalin waan joojiyey waxaas
    Waxaan arkay naago iga codsanaya xidhiidh.
    U jeedka hadalkayga respect your self another people respect you

  • @deeqjamadjd4108
    @deeqjamadjd4108 Рік тому +10

    Thanks proffessor xaliye you're our atutor

  • @suleimanmuktar7823
    @suleimanmuktar7823 16 днів тому

    Thank you very much Teacher

  • @iamabdirahaman3694
    @iamabdirahaman3694 Рік тому +3

    Thank you macalin qofnimadayada wax ka badalay

  • @user-ln9yh7jo1e
    @user-ln9yh7jo1e 7 місяців тому +9

    2024 ❤❤❤❤ love mln

  • @saciidahmedshariifnour3012
    @saciidahmedshariifnour3012 3 місяці тому

    mhdsanid masuul

  • @suleimanmuktar7823
    @suleimanmuktar7823 16 днів тому

    Mahadsanid Maclin Shaxda waan fahmay

  • @cismaancarab4796
    @cismaancarab4796 Рік тому +2

    Professor Xaliye Ali Mahadsanid Macalin.

  • @abdulkadirmohamed4949
    @abdulkadirmohamed4949 Рік тому +3

    Walee xaliye xili laguu bahnaaa imaday keep going Awoowe

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Рік тому +2

    Masuul xaliye thank you so much ❤❤❤

  • @Faariz-Abdi
    @Faariz-Abdi Рік тому +3

    Thank you for your motivation 🙏 ustaad Dr Xaliye 🙏

  • @mohamedkhadar9443
    @mohamedkhadar9443 Рік тому +1

    intaba waa xaqiiq jirta oo cid walba ku sheegayn qof Legend mooye Dr Xaliye cali

  • @abdiweli7269
    @abdiweli7269 Рік тому +3

    Masha Allah waw hadal xaqiiqda Ku qotama naxli ka fog hortaa rag majirin haraadi baa jiri jiray macalin waxan hubaa raga sidii hore in ay wax weyn iska badaleen insha Allah waa ino bandhigyo waa weyn oo iman donta qabashadoda

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 Рік тому +1

    Hogaamiyahay raga somaaliye guleyso 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedahmedhaabiil7068
    @mohamedahmedhaabiil7068 Рік тому +2

    Thanks teacher you are our motivation 👍

  • @Apdirahim-Mawlid
    @Apdirahim-Mawlid Рік тому +1

    Exactly

  • @abucamaarshale2317
    @abucamaarshale2317 Рік тому

    Shukran ustath

  • @abdiwahababdullahisadiq
    @abdiwahababdullahisadiq Рік тому +2

    Mahadsanid awoow

  • @ZakayowZakayow
    @ZakayowZakayow Рік тому +1

    mahadsanid ustaad✊

  • @MohamedAli-jx6re
    @MohamedAli-jx6re Рік тому

    Thanks professor xaliye

  • @abdullaahimohamodishak4693
    @abdullaahimohamodishak4693 6 місяців тому

    Macalin

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 Рік тому

    Tankiyu macalin 🙏🙏🙏🙏🙏👏👏👏👏

  • @apdehaved6934
    @apdehaved6934 Рік тому +2

    Xaqiiq Wlaahi Macalin Mahadsanid 🥰

  • @moyaleguyo9802
    @moyaleguyo9802 Рік тому

    Thanks pro.xliye

  • @teachanyting4910
    @teachanyting4910 Рік тому

    thank you ustaad u are right

  • @zharmorkemohaz1844
    @zharmorkemohaz1844 Рік тому +2

    M.allah ustaaad xaliye rabi haku karaameyo ❤

  • @NaimaYusuf-jm7pf
    @NaimaYusuf-jm7pf 22 дні тому

    Good

  • @shucaybsaalo8806
    @shucaybsaalo8806 Рік тому

    Mr xaliye thanks

  • @SufyaanCbdulaahi
    @SufyaanCbdulaahi 5 місяців тому

    M.a my teacher

  • @user-zc8uc4pm3r
    @user-zc8uc4pm3r 3 місяці тому

    Big legend

  • @mohas007
    @mohas007 Рік тому +1

    Thanks Teacher❤

  • @maxamedcabdiraxman8825
    @maxamedcabdiraxman8825 Рік тому

    Mahadsanid

  • @mwanzo0011
    @mwanzo0011 Рік тому

    Thanks ustaad

  • @abtigawaye6748
    @abtigawaye6748 Рік тому

    Your sincerely. Thanking 💯💯

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 Рік тому +1

    Legend

  • @adanisson906
    @adanisson906 Рік тому

    thank you so much xaliye

  • @daadir2020
    @daadir2020 Рік тому

    Mahadsanid ustaad

  • @hassanluckysky6643
    @hassanluckysky6643 Рік тому

    Thanks teacher

  • @sadaaamdhagax2525
    @sadaaamdhagax2525 Рік тому

    Thanks dear Teacher xaliye

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 Рік тому +3

    Ustaad nooso badi xalqadaha noocana mahadsanid 🧠☝

  • @abdirizakfarax3841
    @abdirizakfarax3841 6 місяців тому

    Teacher❤

  • @wallalganey2635
    @wallalganey2635 Рік тому

    Mahadsanid macalin xalaiya

  • @apaasadam3795
    @apaasadam3795 Рік тому

    Thanks professor

  • @mohamedaden2093
    @mohamedaden2093 Рік тому

    Thanks teachers xaliye

  • @ClqaniSaciid
    @ClqaniSaciid 7 місяців тому

    M.a ustaad

  • @apaasadam3795
    @apaasadam3795 Рік тому +1

    We are waiting for you part 2 plz

  • @ahmedmaxamud2373
    @ahmedmaxamud2373 Рік тому

    Masha allah

  • @abdallaboss1
    @abdallaboss1 Рік тому

    Ustaad mahadsanid 💯

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL Рік тому +1

    *Thankz for sharing this great content* 🙏❤️💯

  • @Abdisamed_
    @Abdisamed_ Рік тому

    Mahadsanid ustaan

  • @Sharma3818
    @Sharma3818 Рік тому

    Great information Wisdom Xaliye 👍

  • @Modeeq
    @Modeeq Рік тому

    Thanks macalin Xaliye arimahan oo dhan waa xaqiiqooyin

  • @ismailmohamed7730
    @ismailmohamed7730 Рік тому

    Ma Sha Allah. The truth is bitter

  • @user-tq8qp5ld9r
    @user-tq8qp5ld9r 2 місяці тому

    Alx

  • @user-ni1lf2bo6c
    @user-ni1lf2bo6c 11 місяців тому

    Good teacher xaliye

  • @mohamedhaji7148
    @mohamedhaji7148 Рік тому

    Mahadsanid ustaad❤

  • @Dalmarshow1
    @Dalmarshow1 Рік тому +8

    Goormaad qalin jabin noo samaynaysaa macalin imika degreeban diyaarine 🎓👍😇

  • @galladhassan3287
    @galladhassan3287 Рік тому

    Thanks our teacher 😘 ❤

  • @abdowfaaska5707
    @abdowfaaska5707 Рік тому +1

    Mahadsanid macalimuu dadka an podcast kooda an waqti galiyo a tahay runti oo an wax badan kafaidey

  • @a.rahmanmohamed2922
    @a.rahmanmohamed2922 Рік тому

    Thanks macalim xaliye

  • @cabdimuhumed872
    @cabdimuhumed872 Рік тому +1

    That is good 👍

  • @apdihakiimomarawdaahir2497
    @apdihakiimomarawdaahir2497 Рік тому +5

    Maclin markasta waa iwanisa lkn xaga ilahy ku so dar faldan 🙄 thankz you

  • @abdiaziizadanyusuf8217
    @abdiaziizadanyusuf8217 Рік тому

    Thanks pro

  • @khaboobe2196
    @khaboobe2196 Рік тому

    Xaqiiqo sax mahadsanid ustaad

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 Рік тому

    Saxiix walaahi 🙏🙏🙏

  • @deeqowxasanafrax9126
    @deeqowxasanafrax9126 Рік тому

    Thanks

  • @danraacmedia7123
    @danraacmedia7123 Рік тому +7

    Wlh waxaan isdhihi jiray waligaa xirfad ma baraneysid lkn markii aan fikradaha xaliye aan dhageestay wlh waxaan barty xirfad aan jeclaa xaliye noolaaw zxb sare🫡🫵🏽👋🙏🏻

  • @harunabdi456
    @harunabdi456 Рік тому

    Wlh , it's wonderful advice , today is my first day that I have realized that no one values the other person.. . Great

  • @freetimetorelaxsofunny4304
    @freetimetorelaxsofunny4304 Рік тому +8

    Taliyaha gud raga somaliyeed ee qarniga, salaan sare !🙋‍♂️✌️💪👊😎

  • @updy_khayreaaqilkaynan
    @updy_khayreaaqilkaynan Рік тому

    Thanks 👍😊 ❤️

  • @danraacmedia7123
    @danraacmedia7123 Рік тому +5

    Weak 2aad ayaa iisocdo fikradaha xaliye balse maanta kalsoonideyda wlh waa heer sare taasna waxaa mudnaanteeda leh marka 1aad allah marka 2aad mr xaliye waxaan ku leeyahy 1m waad uqalantaa wlh Noolaaw✋🙏🏻

    • @abdiwahababdullahisadiq
      @abdiwahababdullahisadiq Рік тому

      Haa bro ustaadka wakhti fiican bu naga soo gaaray

    • @danraacmedia7123
      @danraacmedia7123 Рік тому

      Haa zxb wlh ninkaan naagaha daalan ayaa kasoo horjeedo balse dhalinyarada 22 agka ah aniga cml waan wadanaa wlh✌️🫡

    • @abdiwahababdullahisadiq
      @abdiwahababdullahisadiq Рік тому +1

      @@danraacmedia7123 aad iyo aad libaax Runta waa la wada jecel yahay balse qaadashadaydu ayaan la doonayn macalin isaga oo kale ah oo nolosha ku bidhaamiya waa dhif iyo naadir aan ka faa,idaysano macalinka zxb wixii ka soo horjeeda ayaga ayee u taala awoow

    • @abdiwahababdullahisadiq
      @abdiwahababdullahisadiq Рік тому +1

      @@danraacmedia7123 waynu arkayna raga futada udhaqa naagaha halka ay ku danbayn doonaan mustaqbalka dhaw

    • @abdiweli7269
      @abdiweli7269 Рік тому +1

      @@abdiwahababdullahisadiq waa la ogyahay weyna iska muqataa halka ay Ku dambeyn donaan kuwasi waa shaleyto iyo qomamo waxanu lenahay nolow utaadii Maclin borofeser xaliye hortii rag dhisan majirin

  • @idledaud3086
    @idledaud3086 Рік тому +3

    Ustaad Xaliye Naso Badi Self Development iyo Kor iso qadida Xirfadaha Nolosha Karamada Ku yelaya Mahadsanid

  • @xaliyexaliyr3263
    @xaliyexaliyr3263 Рік тому

    Tankiyuu

  • @user-fj9fu4cr7s
    @user-fj9fu4cr7s 4 місяці тому

    Allah Hakusharfo mclin late watching but so helpful

  • @saadiqmf
    @saadiqmf Рік тому

    Thankz zero xalIyeh

  • @daadiramiin1678
    @daadiramiin1678 Рік тому +1

    Macalin👑❤

  • @josephmohamed2227
    @josephmohamed2227 Рік тому +2

    Video tartan wx kabadal haku sasamyn ee graphic ahaan , music ahaan , voice ahaanba sidaan udaa bba xaliye 👍.

  • @cabdirsaaqmaxamed581
    @cabdirsaaqmaxamed581 Рік тому

    Wasax macalin walaahy caawo ban ugaaday ale haku barakiiyo guul bangaari duunaa insha laaah macalin

  • @1xbetsomaliplayer
    @1xbetsomaliplayer Рік тому

    Wa runta macalin walahi

  • @rashkapoi4044
    @rashkapoi4044 Рік тому

    Best teacher

  • @apdizalam3155
    @apdizalam3155 Рік тому +5

    Naagta waxay qiimo leedahay ilaa inta laga guursanayo ,,,, hadii lagursado wax qiimaa lahalan,,,,, lkn ninka raggaa hadii uu noloshiisa hor u qaado illaa & inta uu noolyahay qiimihiiso hawada sare uu ku jiraaaaa thanks ustaad XALIYE 🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐🖐

    • @calicade3834
      @calicade3834 Рік тому

      Waa fikrad adi kugu eg

    • @AhmedMohamed-vf6nl
      @AhmedMohamed-vf6nl Рік тому

      Gabadha aan qabaa hada ayey iga qiimo badan tahay markaan shukaansanayey ee waxaan xagee ka keentay maxaa qiima tiray markay i guursatay?

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 Рік тому

    Thank you teacher❤❤🙏🙏🥰🥰💯💯

  • @mohammedupdykhadir3124
    @mohammedupdykhadir3124 Рік тому

    Keep going 💪 ✨️ 👏 teacher xaliye

  • @user-nj8rb9ue2r
    @user-nj8rb9ue2r 3 місяці тому

    East and west xaliye is the best ❤

  • @amiinkey9630
    @amiinkey9630 Рік тому

    Waa sax

  • @abdallajeemis9040
    @abdallajeemis9040 Рік тому

    M.a sxb waa ku wataa

  • @user-ii5pw7kf5z
    @user-ii5pw7kf5z Рік тому

    Teacher guulayso

  • @abdiqani3478
    @abdiqani3478 Рік тому +1

    teacher

  • @rashkaviproyal1425
    @rashkaviproyal1425 23 дні тому

    00:21

  • @abdiwahabmohamed5597
    @abdiwahabmohamed5597 Рік тому +1

    Beenta mhn ustaad🙏

  • @mohamedomar633
    @mohamedomar633 Рік тому

    Waad mahadsantahay kaptan abaal kaaga heendoona 🎩

  • @unknownpoi754
    @unknownpoi754 Рік тому

    2:37

  • @apdulaziizathlastube3817
    @apdulaziizathlastube3817 10 місяців тому

    Wakhtigii iigu fiicna iga hor timid thankz macalin waana qortay 16 yrs jira

  • @abdishakurhuseen3162
    @abdishakurhuseen3162 Рік тому +1

    The Legenow macalin xaliye ❤️✌️