SAFIYO TUSMO OO LOO JAWAABAY: WAAN HELAY N. CUSBEYD KH.SADEXLE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 бер 2019
  • KHADAR SADEXLE AYAA UU JAWAABAY TUSMO OO LEH WAN HELAY NOLOSHII CUSBAYD

КОМЕНТАРІ • 357

  • @qaaliomar6873
    @qaaliomar6873 5 років тому +86

    Allaahy inta jaceylkooda haysata ha ubarakeeyo intuu ka maqan yahay allaah hau sahlo

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan2723 5 років тому +18

    heestan inta ka heshy oo jecel sil silad cusub inay noqoto like saar✌️

  • @miskimuuse5311
    @miskimuuse5311 5 років тому +34

    in hestan mursal iyo hodan inay ku socoto ogatay like😂😂😂

  • @somaliaandjiboutionelove9958
    @somaliaandjiboutionelove9958 5 років тому +240

    Ma helin noloshii cusubeyd welina ciil baan qabaaa cidladii baan ciirsi biday cudoon iyo curadyadii calafku mar dib iguu celi
    Heestu cidey ku socoto qalbigisa intaas ayan ka soo aqriyay like dhac kusii anigoon kuu fasaxin ayaad aqrisay qoralkeygee 😂😂😂

    • @chiefofhargeisamedia693
      @chiefofhargeisamedia693 5 років тому +1

      Ilwaad ceeldheer waad asiibtay heesta runti intaada ku haboon in lo qaado markale

    • @naciimokaaha6910
      @naciimokaaha6910 5 років тому +2

      Kkkk Ku Saray sxb waa runtaa adoon iifasaxin ban akhriyey

    • @hodanmuuuu3346
      @hodanmuuuu3346 5 років тому +1

      🤣🤣🤣🤣🤣 wad iga qoslisay wanan akhristay barteedad dhigtay👍👍👍

    • @awilmohamed4110
      @awilmohamed4110 5 років тому +1

      🤣🤣🤣🤣🙏 heesta jawaab ta adiga ahy ceeldheer

    • @maankadeeqa2486
      @maankadeeqa2486 5 років тому +1

      ilwaad ceeldheer my bloood waaaad laheshe walhi mursal

  • @felisali343
    @felisali343 5 років тому +32

    Qofki aniga cml jecelka ku guuldsrestey like isara asxbey

  • @ciisemaxamuud5722
    @ciisemaxamuud5722 5 років тому +11

    Hadad ka heshay heestan like iisaar huuuno 😍😍😍😍😍

  • @haniqali5085
    @haniqali5085 5 років тому +54

    INTA aniga camal an jecel hesen like igu qabta

    • @abdisamedmaftuuh9745
      @abdisamedmaftuuh9745 5 років тому

      Kkkk dee hadaa labadeenu ma isku baxnaa kkk

    • @abdallaali3741
      @abdallaali3741 5 років тому

      Dee aniga ayaba sidee jecel la an u noqon kartaa haniyay

    • @haniqali5085
      @haniqali5085 5 років тому

      @@abdisamedmaftuuh9745 hhhhhhh is funny bro is so diyari he

    • @haniqali5085
      @haniqali5085 5 років тому

      @@abdallaali3741 hhhhhhhhhhh suq madow ma igu ridi rabta 😂😂😂😂😂😂😂

    • @abdisamedmaftuuh9745
      @abdisamedmaftuuh9745 5 років тому

      @@haniqali5085 hye yaab lagu waayin dee

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 5 років тому +6

    mazha alah izka hees loma hese sida #KHADAR u heez am izka nazo💖 ZADEXLE io Maama TUZMO mkla dhacan axzan voice🗣🎤💯👏👏👏👏❣🔥

  • @bisharabdi3855
    @bisharabdi3855 5 років тому +35

    SONNA PRODUCTION please we don't need songs as Muslim society so we need films like Jahwareer and so on...Please safiyo tusmo habo leave these songs we love you .
    Mansada iyo Ruwayadaha Ku gaabso...that is my request.

    • @bintunaada365
      @bintunaada365 5 років тому +2

      Sxbey hees iyo filim wa isku mid

    • @kaaffuu
      @kaaffuu 5 років тому

      Bishar Abdi ...sxb shaqsiyan aniga reera hees miihi lkn diiniyan heesaha xaraan maahan, xadiiska sheekayo inaay heesaha xaraan yihin wa dhaciif

    • @bisharabdi3855
      @bisharabdi3855 5 років тому +4

      kaaffuu saxibow music waa xaaraan lkn hesta musiga aan wadanin dhibaata maleh..hadii a an ruux muslim ah lagucaayin

    • @asmamohamed4070
      @asmamohamed4070 5 років тому +2

      @@bisharabdi3855 sax heestu markay music wadato weeye xaarantu hadi kale waacadi hadaysan cay aflagaado xumaan ka sheekaynayn

    • @bisharabdi3855
      @bisharabdi3855 5 років тому +3

      Asma Mohammed I agree with you my sister

  • @xaawomacalin3113
    @xaawomacalin3113 5 років тому +56

    Allow isu daa inti ka guul gaartay jclkoodo ee calaf isku heshay

  • @farhiyoalinunow7689
    @farhiyoalinunow7689 5 років тому +2

    Warniinkan codbaa kuduugna masha allah hore usoco inkasto heestu ayasan waxkheerle ahayn

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 5 років тому +6

    Keep going khadar sadexle bro👍

  • @soybia1276
    @soybia1276 5 років тому +5

    MaashaaAllah HODAN QURUX IYO MURSAL BOQORTOYO ALLAHA ISKU DAAYO un amour éternel

  • @samiiroofficialxasn5941
    @samiiroofficialxasn5941 5 років тому +14

    Heestani siilslid beey ku ficntahy yaa igu racsaan.

  • @sayidkasayidka1217
    @sayidkasayidka1217 5 років тому +1

    ujeedka heestan iyo lamanihii lagu kala dheren rabay way isheleen finally hadana gabar isku dhaleen @hodan vs mursal waxatihin tusale😢😢bk hobal cod halasi ah 💓

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 5 років тому +2

    #SADEXLE WAA XOOGSANAYAA,,, HEESTAN,, BK #LAXANKEEDA WAA MUCJISO ,,,xaga ciyaarta iskuma fiicna #SADEXLE,,,kooxdii jaahwareer 🎤🎤🎤 ayey u wareegeen,,

  • @mohamettahmett1212
    @mohamettahmett1212 5 років тому +33

    Ina heestaan ufahanty mursal iyo khadro iyo hodan nolloshooda farta taaga 😂😂😂😂

  • @faisamohamed5911
    @faisamohamed5911 5 років тому +10

    intan wali gurasan sedayda cml lik isara

    • @abdallaali3741
      @abdallaali3741 5 років тому

      Faisa Mohamed dee iniga oo jooga sideed guur la an u noqon kartaaaa

  • @maxamedqeyr4010
    @maxamedqeyr4010 4 роки тому +1

    Masha allah jawaab iga dhee

  • @sagalmursal2540
    @sagalmursal2540 5 років тому +16

    hey maxa kadacaya ma 2013 mese 2019 bk is back with a lot of jawab😂😂😂

    • @hersiofficial7340
      @hersiofficial7340 5 років тому +1

      7 yesrs jwb lee mu la maqnaaaa

    • @queensharaf8896
      @queensharaf8896 5 років тому +7

      idinka wx ma fahmeesaan miyaa sheekadaan hodan iyo mursal ayey ku socotaaye 😏😂😂

    • @freemeditation4577
      @freemeditation4577 5 років тому +4

      Hesti hore mursal oo hodan iswaayeen loo hda marke tusmo jwbesay hodan iska dhigesay mursal ne waa kan marko jcylkisa mira dhalay oo gabar maalimo u dhalnthy soo hesay
      Guul hodan iyo mursal iyo inta jcylka daacada isku hayso

    • @hanaacaday1235
      @hanaacaday1235 5 років тому

      Away Jahwarer hees ma rabneee

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 роки тому

    Wow mansha alaah wan ka helay siday jawaabaha laysugu dhiib dhiibayo

  • @maidaxuseen939
    @maidaxuseen939 5 років тому +13

    Jwb xiligeedi joogta khadar saddexle nin noool

  • @quruxdumar389
    @quruxdumar389 5 років тому +2

    My brother Khadar sheakh🙌🏻🙌🏻

  • @jamaalcabdi9677
    @jamaalcabdi9677 5 років тому

    masha allah afkaaga caano lagu qabay waad ka baxsaty waa hees iyo bar wlhi hore u soco seddexle my

  • @sonnachelsea5730
    @sonnachelsea5730 5 років тому +3

    khadarow soo barbaadh
    birta waad lawayday kubadii
    tusmo qofkii bareejan lahaa wali ma dhalan opopoo
    sadexle iyo tusmo labadiina love u

  • @foziamohamamud3725
    @foziamohamamud3725 5 років тому +3

    Kh Afarle Wle jwb iga dheh😁 wad ka baxsty👏👏🙋‍♀️Brvo

  • @sacdiyochannel199
    @sacdiyochannel199 5 років тому

    Waaw sadexle codkaga masha Allah heestanh anay IGA hadlaysa iinolaada walahay SONNA PRODUCTION waan idin jaclahy

  • @hafuuuuzahmed1623
    @hafuuuuzahmed1623 5 років тому +2

    Intii is jecl allow isku so dhowe ana iso dhowe jcylkyga oo riydena no rumee Aamin

  • @hodanabdirahman6313
    @hodanabdirahman6313 5 років тому

    Masha Allah brother ❤️

  • @zakigadaf1565
    @zakigadaf1565 5 років тому

    Masha
    Allaah waan kahelay erayadaan mcn

  • @bashiryassin2249
    @bashiryassin2249 5 років тому +2

    Safiyo tusmo fanaanad aantaagero xaga raga jwaabtan kliya kameysan sugeen silsilada baryahan socota oo ay raga dhagaha kagajftay xaawaleyda xumaan ma mudnee xaqdhowr bey rabaan👏👏👏 keep going Tusmo

  • @mzamal5957
    @mzamal5957 2 роки тому

    Mashaalah

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 5 років тому +1

    Wara hayaay waxaasa heese llaga dhahaa barafagati😍😍😍😍💏👍👍👍👍👍❤❤❤😎 waxay aheede intiraahad baya aheed callooshii kama jarin

  • @rayaanomar6836
    @rayaanomar6836 5 років тому +2

    Khadar sedex wllkey wan kugu fana

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 5 років тому +3

    Wwwwwwwww i love you somali people

  • @ibrahimosman1344
    @ibrahimosman1344 5 років тому +12

    War somaliyeey dadka jahwareee haku wareerina in badan bey jilayaashu no sheegen iney so wadaan filmka deeqona haku waalina jahwareer mee?
    Iska suga iminkana heesta commenta ka bixiya jahwareer is coming soon 😘😘

    • @sahrayusuf7468
      @sahrayusuf7468 5 років тому

      Ibraahim Osmaan hes marabno jahawarer le uxisnay hestan kamabo helin kkk

    • @ibrahimosman1344
      @ibrahimosman1344 5 років тому

      @@sahrayusuf7468 jimcadaa lasoo deynaa jahwareer abayo inshllah

  • @ayoyare511
    @ayoyare511 5 років тому +2

    Kh.sadexle Jawab Ayd Ku gubtay bk waqtigan😇

  • @maymuunabdullahi4084
    @maymuunabdullahi4084 5 років тому

    Axsan jawaaab Khadar sedexle fanaan buuxa waaye 👏👏👏

  • @sacdiyabule6397
    @sacdiyabule6397 5 років тому

    Very nice nice😍😍😍😍😍😍

  • @zamzamnoor2902
    @zamzamnoor2902 5 років тому +54

    Hadaa amiinsante hodan iyo mursal inee xalada bdn jaceylokda somara wkhti badan kdibna guleysty hawaro jaceylku labdi dhab yhahy jaceylkoda mlin wey ishelayaan calamadi jaceylkoda hystan muwahir mursal muso asl guuul inksto team khdra ahaa like

    • @abukarahmed4137
      @abukarahmed4137 5 років тому +4

      Hhhhh wax uu xalado badan soomaray malahan hodan hadey mursal si dhab ah ey ujecleed markuu mohamed alta furay ninkale mey guursateen oo canug uma dhasheen mana soo fureen mursal ayey horey kaguursan laheyd naag canugeeda ugu horeyo ninka ey udhaasho ayaa qiimo ween agteda kaleh waayo waa awladii ugu horeysay sidaa darteed mursal meel labo nin kusoo rafatay ayuu kudhacay asagoo ku abaal darooday khadro saliimo oo ubadkiisa hooyadood ah

    • @itsmebalqiis8960
      @itsmebalqiis8960 5 років тому +1

      Mursaal jaceel maa ahaa wixiisa waa huugrii raacaa maxaa yeeleey hodaan iyaado waaxba heesaan oo iskuul lees dhiigto ayuu khaadro ka raaceey oo nolooshiisa soo dhiisteey

    • @chiefofhargeisamedia693
      @chiefofhargeisamedia693 5 років тому +2

      Mursal ma jcl buu yaqaanay isagoo ciyaala club ah ayay khadri sii say jcl dhaba oo dadkana bartay ilaa ay noqdeen xidiga iyo xidigada hargeisa lakin wuu ku xaaray maraykan ayuu u hanqal taagay (dhal dhalaalka jaban dhag ha u dhig wuu jabayaaye) nafsigaan eegaynaa bal intu qaato

    • @maankadeeqa2486
      @maankadeeqa2486 5 років тому +1

      Abukar ahmed sax walhi wax garadaa tahay mursal Hodan jaceel uma guuursan raga kusoo ciyaare ku xumeenesaa kana jeclee aragte kkkkkk

    • @halyaygadhashasomalilandsn4153
      @halyaygadhashasomalilandsn4153 5 років тому +1

      Hdaa ubadkaa dartii ugu ducaynayaa

  • @hudiitailwaad78
    @hudiitailwaad78 5 років тому +6

    Wow hesta nlosha cusub soo dhawee ayn aad ujeclaa lkn jawaapaheda ayaanba la dhcy wlhi pest song
    Wn helay nloshii cusbeyd🙋‍♀️💏👌👌👌

  • @axlaamaxlaam6532
    @axlaamaxlaam6532 5 років тому

    Bk koobi weyaaan heestani sday wax lgu wadaaaa😍😍😍😍

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 5 років тому +1

    Waxay aheede intiraahado callooshii kamagooninoo waan hellaya nolloshii cusubeed maheen inaa tiraahado waan kajaray waayo qofo waxa raadinayo baa eheed😎👍

  • @drsmunabileabdi6092
    @drsmunabileabdi6092 5 років тому +1

    waaaw sadexle inaba codkaaga caadimaahan saasaa looheesaa dagnaan iyo cod axlaaa hees

  • @deeqakalgacal9662
    @deeqakalgacal9662 5 років тому

    👍❤👏

  • @leyluushleyluush1309
    @leyluushleyluush1309 5 років тому

    Ree America daaaci maaha hore usoco,wan helay nolashii cusbeyd alxmdulilaah

  • @sacdiyochannel199
    @sacdiyochannel199 5 років тому

    Walalkay khadar sadexle wan kujaclahy Allaha hakudaayo

  • @ahmeyabdikolon5413
    @ahmeyabdikolon5413 5 років тому

    Wooooow hees shithan.

  • @ahmedsalad2186
    @ahmedsalad2186 5 років тому

    Wwwwwwwwwww axsan hees jwb ah thanks 🙏

  • @faysaabdikariimmataan3730
    @faysaabdikariimmataan3730 5 років тому

    Wow waa wiil aad u cod macaan

  • @sundusqueen9313
    @sundusqueen9313 5 років тому +7

    😨😨 20 March 2019
    Talado io dalka turkiga 😭
    Io heestan 🤔

  • @baadaducaale6952
    @baadaducaale6952 5 років тому +1

    Bk☝🏽❤️❤️

  • @hajifarhan2229
    @hajifarhan2229 5 років тому +3

    waan ogahay in dooqaydu cajiib yahay oo aan rabo gabar say wallahi ah oo midabkeedu maariin yahay dhirirkeedu uu 1.78 yahay ,
    ilko cadcad qosol badan oo caruur jecel, waxbaratay sidayda oo kale 😚😚👊✌

  • @farxiyamaxamud1898
    @farxiyamaxamud1898 5 років тому +7

    Wiilkan mursal ayu uhiiliye ya ilafahansan

  • @samiiroofficialxasn5941
    @samiiroofficialxasn5941 5 років тому

    Waaaw jawaab culus. Mursal,diif baa lasiiye. Heestani waa hees. Xigmad iyo jcl ku jirto mnsha Allh mursl iyo hodan miir weey heelayn.

  • @yasinsamiaomar7177
    @yasinsamiaomar7177 5 років тому

    Woooooow👏👏👏Indhihi ilmadi ceshedey👈👈👈✌✌

  • @ladanabdullahi1987
    @ladanabdullahi1987 5 років тому

    Wooooow wan helaay nolashiii cusbeed

  • @nimcocawaale6959
    @nimcocawaale6959 3 роки тому

    Inta heestan 2021 daawnysa

  • @deeqoindho4392
    @deeqoindho4392 5 років тому

    Codka iyobereyada kalama haraan masha allha kip gowing bro cade

  • @nimcodheman3613
    @nimcodheman3613 5 років тому

    Woooow best jawaab sadexle

  • @sumayomaxmed3413
    @sumayomaxmed3413 5 років тому

    waaw

  • @sadiamohamud7301
    @sadiamohamud7301 5 років тому +2

    Jawaab iga dheh ❤️😂

  • @hafsahassan8167
    @hafsahassan8167 5 років тому +1

    Asc brothers and sisters where z jahwareer we a r waiting it

  • @AhmedMohamed-pd7wx
    @AhmedMohamed-pd7wx 5 років тому

    Legend

  • @fataminajama4326
    @fataminajama4326 5 років тому

    Wooow Hodan iyo mursal guul bay gaadheen waxa hadhay heesti ilmaha uu jacaylkii dhalay heestiisiii

  • @fartunhassan3479
    @fartunhassan3479 5 років тому

    Ee ninka caadi ma ahan cod ayuu leyhahy horey usoco wlal

  • @rayansomalia64
    @rayansomalia64 5 років тому

    Good

  • @gamerstylelol4945
    @gamerstylelol4945 5 років тому

    My favorite fanan

  • @sacdiyabule6397
    @sacdiyabule6397 5 років тому

    Keep going bro wlhi cadimatihid

  • @boqortooyoritwan365
    @boqortooyoritwan365 5 років тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💘💘💘👌👌👌

  • @ayaanqueen4618
    @ayaanqueen4618 5 років тому

    Inta aminsan in jacel jiro like isara

  • @ilkacazgabadhahargaysaiska2359
    @ilkacazgabadhahargaysaiska2359 5 років тому

    M.a cod mcna wiilku ruwayad umbanku dawade wlhi safia tusmo maaama qaLia io wiilkanb fNka codkoday ku jogan like erayo shidan wlhi kodhaxal gal ah wan helay aniguba noloshi cusbayd ojacylkygi afar sano ka hor iso laabtay alx ilahow inta is rabtana isku sahal

  • @indhouroondini6868
    @indhouroondini6868 5 років тому

    Waaaaw he did good job 👏 nice 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @drsmunabileabdi6092
    @drsmunabileabdi6092 2 роки тому +1

    Heestaan waxaan dhagaysanaayey wakhti aan umalaynjirey inaan garab qofna kaheli doonin culayskii markaa isaarnaa darteeda alx finally waan kabogsaday waxwalba oo adkaa xaqiiqdiina waa xanuun marka dadka kuwa kuugu dhow waliba ehelka tihiin kutoogtaan aadna waxba kawabankarin howshaadu cabasho kugu kooban uunbay ahaanaysa alx lkn ilaahaybaa gargaar iifidiyey ugudambayna isla dadkaas ayaana isoo garab istaagrn ano iskaba ilaaway inaan ayaga dad ahaan isu xigney ilaahow ada igadhigay qofadag niyadjabwalbana cashar ayaa lagabartaa alx

  • @ikraansuldan1928
    @ikraansuldan1928 5 років тому +3

    Hhhhhh walee guul la iskaka dambeyo kuul mahaa bk waaxba helaay

  • @updullahiismail610
    @updullahiismail610 5 років тому

    Sadaxle kal iyo laab my king waxaan ka sugaynaaa jawaabta tusmo heestiii (hablayahow xishoodkii xaged Ku thirteen)...boworks codka wlhi fanaaniin badan ba suuqa k saaraysaaa bro kl iyo lab bro ku taageera

  • @jokajokaj.c.c1098
    @jokajokaj.c.c1098 5 років тому +1

    Ado Dawanaya Hadii aad Comm Aqrinaysid Like 👍

  • @najmonura8798
    @najmonura8798 5 років тому

    Wwwww👌👌👌👌👌

  • @NoName-zs1wb
    @NoName-zs1wb 5 років тому +3

    We been waiting for jahwareer and wondering what had happen so this is what y’all been up to? 😂😂😂 ok playing time is over kids come back to screens🎥 for jahwareer ❤️

    • @lababaarmedia7681
      @lababaarmedia7681 5 років тому

      They have been told what happened to jahawareer. They preparing as seasons ! Somaliyey fahma de and wait for it ,it will come on right time inshallah it not easy to make seasons it needs time and everyone has something to do ,work or education marka cadi let inshallah Fahantuu huuno😁

  • @umumuntaaz7822
    @umumuntaaz7822 5 років тому

    woooooow wx badana sugayey jwb tan

  • @aniisoukaniisouk5022
    @aniisoukaniisouk5022 5 років тому

    Wwwwww wiilka qurux iyo cod

  • @NimcoGlam
    @NimcoGlam 5 років тому +2

    Asc fadlan soo booqda channel kayga QURXINTA timaha iyo Makeup 💄 ka tips badan oo la xidhiidha waad ka maqsuudi doontaan welcome all 💄💕🔥💄💕🔥💄💕🔥

    • @samirasharaf3253
      @samirasharaf3253 5 років тому +1

      halkeed jogtaa huno

    • @NimcoGlam
      @NimcoGlam 5 років тому

      Macaanto USA channel kayga lasoco xabiibti mcn soo dhawoow 💕

  • @boqortoyogscumar2933
    @boqortoyogscumar2933 5 років тому +1

    Ninkan markeygii kowad waxan ku fiirsaday ruwaayad oo oromo matalayo ilaa hada markan arko oromo ayaan modaaba 😂😂😂😂😂😂😂😂inolow wiil somali 😙😍👌

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn 5 років тому

    No 1 👈👈👈👈

  • @abdulkadirmadoobe1089
    @abdulkadirmadoobe1089 5 років тому +4

    Waan helay midan kaga reystay mana wiiftadi beenta iyo qiyanada badneyd

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 5 років тому

    mwah

  • @akiidhassan8562
    @akiidhassan8562 5 років тому

    Haa wan hela fanan fanka noleyay faldagan hanolado😎😛😛🤟

  • @---ismacil
    @---ismacil 5 років тому +1

    Waaaaw halkeedu dhigaya abwankasi

  • @cashoxusein6323
    @cashoxusein6323 5 років тому

    Wow hes iga dheh wey iga gadanthy wlh

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 5 років тому

    Jawaabta heestan inuu noloshii cusbsyd helay iyo inkalaba waxa bixin kara abwaankii ugu horeeyay e sameeyay heesta nolosha cusub abwaan jaylaaaani reeer maraykan safiya tusmo waanu qaadanay lkn heestan abwaankeeda iyo fanaaankuba xaq uma lihidin jawaaaabta

  • @filsanmohamed3981
    @filsanmohamed3981 5 років тому

    M.a wadcod maacdahay😍😍💑

  • @Little_D815
    @Little_D815 5 років тому +3

    hhhhhh abwaan cabdirisaaq xaamud jaylani ayaanu sugaynay waxay idinkaa isku jawaabee jahwareer team

    • @ceeblayar2660
      @ceeblayar2660 5 років тому

      salwa maher yep wlhi jaylaani sugayna

  • @kingmohaxamuudi5874
    @kingmohaxamuudi5874 5 років тому

    Waw waw waw wah wah ax ax waan qiiroday angy iga hadlaysaaba heeestan

  • @twinsnagmos4539
    @twinsnagmos4539 5 років тому

    Wilka hesta qadayo iyo music islama socdan woka horeya xoga. Mise ani aa u maleeyo?

  • @hannahwilashawalashod3669
    @hannahwilashawalashod3669 5 років тому +12

    Naftii cashaqu ka galy?qof kale caqligi ku jiray xaaq Ban ku casumay oo cidladi wehel Ban u helay!!! waryaa ma imaqasha 👂👂🗣👅👅😂

  • @kiinomar3970
    @kiinomar3970 5 років тому +3

    Soomali mardhow wax dhihi doonaan safiyo iyo khadar love dhaxaheeyay😂😂😂😂

  • @amiirmohaamagan4846
    @amiirmohaamagan4846 5 років тому

    Inaba caadi maaha
    Ane bal jawaabteyda com on soon

  • @queenqueen7369
    @queenqueen7369 5 років тому

    Intay idhamystirmi lahayd wx yara igi dhimin ilhow ufudude😍

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 5 років тому

    Jacaylkaygii aan aad ujeclahay ayaa iga fogee inuu Allah isoo dhaweeyo amin dhaha inta aragta qoraalkayga like iyo subscribe miyuu inidhibaya khayr helee kudhufta.

  • @ishacaddycaddy3669
    @ishacaddycaddy3669 5 років тому

    Walalyalow suaal aqireda jawaabteda maheeysiin!!!!! Mise tan aduunka unbad San oguwalwashaan