FAHAD YAASIIN OO WAR WEYN SOO SAARAY & TURKIGA OO SI CAD U TAAGEERAY SOMALIA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • FAHAD YAASIIN OO WAR WEYN SOO SAARAY & TURKIGA OO SI CAD U TAAGEERAY SOMALIA

КОМЕНТАРІ • 121

  • @mos1954
    @mos1954 Місяць тому +15

    Fahad Waa Legend Waan Ruux Wadani ah Dadkiisa iyo Dalkisa udamqada.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Місяць тому +7

    Maasha allah mahadsant walaalkey baroow shugran hadda ayaan warkaaga xaqiiqyahay waa sax waqdigabiyo bisha

  • @AnasHashi-xo6zv
    @AnasHashi-xo6zv Місяць тому +3

    somaali inta wanagsan wey daremeysa in ay nawada anfaceyso nabada inta xuna waxey ka macashaan dhiigena oo daata walaalaha turkiya abaal an dhamaan ayan oga heyn dona hadey garab nagu siyaan amnigeena insha alaah guul ban fileynaa anaka iyo walaalaha turkiya 😍

  • @MuxumedKhaliif
    @MuxumedKhaliif Місяць тому +3

    Asl Sxb Sara Turkiga Waa WalaL Dhab Ah Dhaqnka&DinTa Iskomid Ayanahay GoL Turkg&Somaliya

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Місяць тому +1

    Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka Turkiga Allaha Noo Keeno Waayo Ma Rabno In Uu Wadankeena Ku Noqdo Shaley Meeshii Aan Kasoo Gudubney Turkiga Nacaawiyeen Kheyr Alla Siiyo 🇹🇷✅🇸🇴🙏✅🇹🇷

  • @user-py1bj1rb4t
    @user-py1bj1rb4t Місяць тому

    Ku saliya kan ugu qeerka badan koonka nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge Місяць тому +2

    Hishiiska turkiga iyo somaliya waa miradhal wanaagsan oo mustaqbal ah

  • @user-yp2ml8ou4k
    @user-yp2ml8ou4k Місяць тому +1

    Fahad yaasiin waa wadani xasan sheekh wuxuu ka shaqaynayaa sidii cadowga ethoipia looga difaaci lahaa somalia

    • @user-vh4wz1wq1y
      @user-vh4wz1wq1y Місяць тому

      Farmaajo sow tuu dhihi jiray Ethiopia waa walaalaheen goormey cadaw noqotay.

  • @ahmedali8509
    @ahmedali8509 Місяць тому +2

    Somaliya Ha Nowlato Itiobia Ha Dhacdo 2 Sano Turkika Jogan Waa inan Dhisana Ciidmada Bada Ugu Yaran 20 Kun Diyarada iyo Marakibna iibsana

  • @maxamedxamuud811
    @maxamedxamuud811 Місяць тому +2

    Allha is one ☝️ 😢❤

  • @CabdulaahiYare-w1r
    @CabdulaahiYare-w1r Місяць тому +1

    Thanks legend 👏

  • @ahmeddispora4645
    @ahmeddispora4645 Місяць тому +1

    Waa qoraal qiimo badan hadal kooban oo maldahan ujeedkana abaal leysu galay in leysku ixtiraamo ubadan yaa kandhacay calyadana abaal dhac ka muuqda ninka ku dulshubay ceelka mahadsanid by Ahmed swedan

  • @Mogadishu23
    @Mogadishu23 Місяць тому

    FAHAD YAASIIN ALLA HAKUXAFIDO ❤

  • @maxamudmuqtar2543
    @maxamudmuqtar2543 Місяць тому

    Waa xasen sh maxamud

  • @decodepro9870
    @decodepro9870 Місяць тому +1

    Ethiopia iyo turkiga waa iskukaymid midna mataagerayo anaga ayaa kufilan in an difacano badayada wadan shisheye garab ogama bahnin danihiisa ayu wataa iyo dan dad qaas u ah manakusoconayso Somalia rabitaankoda

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u Місяць тому +1

    asc. Saxib abdi asiis. Barow Waxaa. Tahay. Wariye. aad. U. Wanaagsan. Oo. Sidey. ILa tahay. Waxaa. U. Maleeynayaa. Inaa. Shaqadaan. Wariye. Nimada. In mudo. Ah. Ku. Soo. Jirtey. ALa. Ha ku. Xafido. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Kaa Soo salaamayo. Dalka. Canada. Windsor Ontario

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 Місяць тому

    ❤❤❤ Maasha Allaah ❤❤❤

  • @user-ho5tq8mm8h
    @user-ho5tq8mm8h Місяць тому +1

    Fahad yaasiin waa hadal miisaanlle cashir culus ayaa kujira ninkii aqoonle uunbaa fahmikara

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Місяць тому +1

    SEYLAC WAXA WALI KA DHISAN, GURYIHI BOQORTOYADI CUSMANIYIINTA IYAGOO DAYAC WEYN KA MUUQDA, WAXA KALE SEYLAC KU DHISAN MASJIDKI QABLATEYNKA, SEYLAC WAA XEEBYI AY KA SOO DAGEEN ANBIYAADI DHUL XABASHI U SII LUGEEYAY, DONNA KU YIMID CADAN TO SEYLAC.

  • @user-ie6zt4wk6o
    @user-ie6zt4wk6o Місяць тому

    Turkiga markahore waaqofmusliah waana walaalkeeyna inoosogurmaday iyo inuuyahay aamin aamin aamin turkiga midalabaad waa ruuxii inuunoodhisay ciidan x.d.s. turkiga waa ninkii noohiiliyay nooganahiiliyay itoobiya iyo keenya xili madax banaanisteyni iyo dadnimadeydiiba halisgashay dhinackasta bada xaduudaha iyo hawada turkiga waxaan aad iyo aad ugufarxay goortii uu noogahiiliyay itoobiya turkii waa soomaali soomaali waa turki hadii eey dagaalgashaa waxaa naguwaajibah inaan ladagaalgalnaa si meelagasoojeedsanaa anagoo islaamah dad diita kuwalaalooway oo muslimah

  • @khadrahire1225
    @khadrahire1225 Місяць тому

    Ascww walaal barrow Turkey waa walaal jira ilama ah inuu dhib no keenayo intii cadaw iyo reer galbeed ku dhici la haayeen Turkey ha fa iido anaga hano fa iideyo (kolba maalku waa bixi lahaa beeca ka horow intii baniyaal cuni lahaa Cali ha beseesto) waa ereyadi aderkey Allaha u naxariisto

  • @AhmedMohamed-rk4qz
    @AhmedMohamed-rk4qz Місяць тому

    Somalia way guuleysatay turki wuxuu go,aansaday in uu difaaci somalia

  • @MamoXalimo-o6z
    @MamoXalimo-o6z Місяць тому

    Maya hormar Uma ahan dawlada turkiga waa dawlad Muslim ah balse qoomi ah maintain majirto tawlad Muslim ah oo ugu danaaniso dawlad kale muslimnimo mid walibo danteeda ayee feersanaysaa biriani markoo ordugaan tago waxaa soo fariisankaro mid cilmaqni ah diinnah aan shaqo kulahay Marka 1nin dartiisa miyaa qoorta udhiibanaysiin soomaliyee iskutasha dad hakutashanina turkiga danteeda ayee wadataa idinkaneh dantiina wata Meesha majoogaan cuthmaaniyiintii waxaa joogaan celmaaniyiin

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Місяць тому

    Waa Wasiirka Madaxa Na furan wasiir Tiktok waa Run Abaal laawe Inuu Ku Af celiyo Madaxweynihii udiray Jaamacada Turkey Inuu Soo Caayo MD Sheikh Shariif❤

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 Місяць тому

      Waxuu kusoo baxay imtixaan admission turkiga ugubdeeqay soomaalia...ee deeq shariif lasiiyay ma,aheyn....wax baro laguugu kari waate

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 Місяць тому +1

    .doqontu.doqon.ayeye.kaheshaa.xasan.iyo.madaxaa.nafuran.waa.isku.mid.abaal.darada.iyo.aragti.gaabi

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el Місяць тому

    Turkiga walaahi bilaahi Waxuu xiriir cad iyo dhaqaale kasareeya kan somalia. Ka dhexeeyaa Ethiopia Somalidu turki iyo shisheeyaha intrrst ga u Socda makala Taaaano. Waar turki isagaa Howlihiisa u socda Ciidamada bada ethiopiana France, ayaa 8 matkan oo Frigad, the Tawana, kuwa Hight qualitiga made in france lacagtii ku leh, 800Milion € ero. Una tababarey, sheeko dheer france Iyo france, turkigana Strategiyad buu ku socdaa Degdega, Geo, strategy. And Geo,Economic. Loo yaqaan+. Geo political Position strategy. Golf of Aden, Aduunyo war uma haysaane, Wax Fahma

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 Місяць тому

    ILAAHEEY HAKA XIFDIYO ORDOGAN IYO XASAN SHIIKH WAA LABO WADANIYAD U LEH DALADKOODA IYO DALALKOODA SIYAASI MAAHA EE WAA SIXUN UFEKERE XAASIDA DAD IYO DALBA LA HAREY

  • @SaidAhmed-t5c
    @SaidAhmed-t5c Місяць тому

    Qofka aad sheegtay ee shiikh shariif ujawaabay waa Mr tiktok mida kale turkiga inkastoo dadkooda cunsuriyiin lagu tilmaamay hadana dal nooga dhow oo xaga wax-qabashada aanu dhinac-dhigi karno ma'jiro soomaalina imaaraatka weey uga reeysteen turkina ganacsi badan oo soomaaliyeed baa xagiisa uwareegay iminkana wuxuu ka faaiideeysan karaa kaluunka markii laga soo tago shidaalka turkigu wuu jeclaa itoobiya iyo soomaaliya inuu isku hello laakiin baraka beele abiy baa si qaldan wax uwada turkina markuu eegay gardarada abiy iyo garta soomaaliya soomaaliya buu xigsaday laakiin su'aashu waxeey tahay soomaaliya turki iyo waliba ordagoon intuu joogo maka faaiideeysan doontaa xagga siyaasada iyo kala qoqobnaantana wax maka badali doontaa

  • @bashirabdulle7625
    @bashirabdulle7625 Місяць тому

    qofku waa wasiirka ujawaabay sh. Shariif. baan umalayn

  • @cabdallafaysl9175
    @cabdallafaysl9175 Місяць тому

    Wariye barroow warkaaga waxaa macnaha kaqaadayo muqadamaadka tieada badan ee ad ku soo cel celinauso yeeli doonnaa yeelidoonnaa

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 Місяць тому

    Naag Naag dhalay laangaab weeyi fahad shabaab 😅😂😂

  • @MohamedHassan-jt1xr
    @MohamedHassan-jt1xr Місяць тому

    Waxa walibo lagu caayo madaxweyne xasan sheikh waxaan ku ilaaweyna xariika iyo hashiis yada uu lagalay turkiga dhankastaba waxaan ka eegeyna anaga waxaan ka faa ideyno wuxuu no taba baraya ciidan abood uyeesha defaaca badeeni waa faa ido wuxuu ino sahminaya oo soo saaraya shedaalka ceegaaga badeeniyo berigeeni waa faa iido wuxuu ilaalan dona kaluunkeeni oo layska xaabsanaayo waa inoo faa iido dan kamalihi waxay naga faa idayaan.

  • @user-ku2th1dt2x
    @user-ku2th1dt2x Місяць тому

    Waa abaalaawaha wasiirka gaashaandhiga ee hada

  • @mamonafiisaxuseen2705
    @mamonafiisaxuseen2705 Місяць тому +1

    Turkish waa lagfaaidaysan lahaa radio aanay jogging dawlada xasan sheekh

  • @cabdiraxmaanmaxamed9235
    @cabdiraxmaanmaxamed9235 Місяць тому

    faahfaahintii aad bixisay waxay cadaynaysaa 2 faa iido oo turkigu hiigsanayo 2 na wayka dhexaysaa 2 wadan laakiin faa iido gaar u ah soomaaliya nooma sheegin haka turkigu faa iido nooga dhigay waxaan ilaalinayaa madax banaanida iyo qaranimada soomaaliya waa yaabe yaana haysta oo qaranimada iyo madax banaanida soomaaliya uu bada dhexdeeda uga ilaalinayaa berigana uusan uga ilaalinayn bal is waydiiya soomaaliyee ma fahmin aniguye

  • @fatimayusuf633
    @fatimayusuf633 Місяць тому

    Aduunyo Waa la helay laakiin Diintaada Waa la ilashadaa waxaan leeyahay Soomaliyey Diintoina ku dheganada Islamka ah Duunyo Waan Helena’s intii Rabi Nooco tala Galway
    Waxaa Sharaf noo ah Caalamka uu inoo Aqoonsan yahay Dal aan Diinta Islamka ka gorgortamin taama Ilahey ayaa na siiyey Walaheena Turkigana isku qadiyad ayan nahay ee yaan ladayicin soo dhaweysiga Turkiga
    Maalinta ay Kaatalo qofki garab ku siiyo wuu ka cigar dadka kale
    Soomalida ha midowdo oo yeeyna ceebeyn aan noqono dad is anfaca
    Oo dadas law heersarena gaara
    Meshi shalay laga soogudbay yaan la fiiri ee hala dadalo

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k Місяць тому

    Wàxalaga difaaca imaarad masàr eg garees itopea

  • @dhashadhalinta-ph7cl
    @dhashadhalinta-ph7cl Місяць тому

    Shekada calyadu ninka eey kusocoto inow weriya yahay ayaan filayaa ee nin danjire iyo xildhiban ba aonoqday hadana weriye ah ishegadee

  • @abdirizakhassan6979
    @abdirizakhassan6979 Місяць тому +1

    Qofkaasi waa Abdulqadir Tik tok

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y Місяць тому

    Guuleyso ccsiis waa barnaamoj xiiso badan

  • @cabdiazizosmanmudanesanka777mu
    @cabdiazizosmanmudanesanka777mu Місяць тому +1

    Waaas kslmny sxb

  • @user-hi3fw6mc1q
    @user-hi3fw6mc1q Місяць тому

    Waa clraxmaan cabdi shakuur

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Місяць тому +2

    fahad siyaasi ma ha ee waa weriye indha adkaan ku socda oo xildhibaan nimadii oo xoog kusoo qaatayna waalaga celiye ninka noocaas siyaasi shaqo kuma laha awoodna malaga iyo cid difaacda

    • @shairabdi
      @shairabdi Місяць тому +3

      Siyaasi tuugada maa i taqaanaa?!
      Fahad waa siyaasi wadani ah ❤

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj Місяць тому

    bismillah asc waa wasiirka gashandhiga oo tuuga weyn oo hada Mogadishu katagan ee laba canleynaya laba wajiilaha qaa inul wadankaa

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq Місяць тому +1

    GUUL SOMALIA IYO TURKEY GOB IYO GOBANIMO CADOWKANE ALLAH JABIYO GUUL GUUL SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @LiibaanAhmed-j4r
    @LiibaanAhmed-j4r Місяць тому

    Xasan iyo dani

  • @hoshomar223
    @hoshomar223 Місяць тому

    Doqonkii cayool iyo geesi ayaa Telfoon ku wada hadlay waa nassiib in kaasi na meters

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 Місяць тому

    11:45 wa qoraal cajiib ah

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Місяць тому

    Somalia iyo somaliland waa kala laba ,hadii turkey somalia dano ka rabo ,dawladaha ka waawayn baa dan kale somaliland ,
    heshiiska hasan sheekh iyo turkey waa kaluumaysi iyo shidaal baadhis ,ah ,turkey maaha askar uu hasan sheekh somalia iyo somaliland u adeegsado ,

  • @KhadarMaxamuud-hf6zy
    @KhadarMaxamuud-hf6zy Місяць тому +1

    Fahad beenta ma yaqaan waarunsheeg

  • @user-by5dr2ig9m
    @user-by5dr2ig9m Місяць тому

    ❤🇩🇯

  • @abdullahimohamed4453
    @abdullahimohamed4453 Місяць тому

    Ayadu habryar mahan sxp😀🫢

  • @user-so1hl4km9o
    @user-so1hl4km9o Місяць тому

    Waxay difacaysaa boqortoyada sacad muuse ayrabto inay samaysato baraw kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n Місяць тому

    Gur guurte ciduna mataageri mayor waa tuugu tuugunah cid ma tageerto

  • @user-vu9lm7ot1l
    @user-vu9lm7ot1l Місяць тому

    Waa col col loohilay😊

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 Місяць тому

    Fahad waa rer baar warkiisa ma dooneyno

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @CabdiXakiin-s6l
    @CabdiXakiin-s6l Місяць тому

    Qofka fahad yaasin shegayo waa wasiir c/ qaadir nuur waa wasiirk gashaandhig

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Місяць тому

    Saxiib baroow labadan hogamiye haday tel kuwada hadlayeen luuqadey ku hadlaayen ooy isku afgarteen.hadeytahay luqada English waa arin xun

  • @JimaleAnsar
    @JimaleAnsar Місяць тому

    Fahad yasin hooya dis Las wax u shage kara ee umada soomaaliyed waxbo uma shage karo

  • @qawdhanahmed4895
    @qawdhanahmed4895 Місяць тому

    Wasiirka gashandhiga ayaa ah
    Ninka calyada la duldaagan

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Місяць тому +1

    Barbara ma faqashbaa xukunta caalamku waa yaqaanaa cida le goolaf cadan ma imankaro turki goolaf adan Soomaaliland guul

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek Місяць тому

    Fahad meshaad imaaneyso adigaa yaqaan

  • @KhadarMaxamuud-hf6zy
    @KhadarMaxamuud-hf6zy Місяць тому

    Way iska cadahay waa w/w/difaca abaa laawe

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Місяць тому

    Waa waziir Jaamac. 😅😅😅😅😅, ninkii qoriga laga dhigey, qalinka loo dhiibey, kadibna indhaha faraha kagaliyey ninkii shaley asaga wax kasoo dhigey, Wasiir Tiktok waxaa lamid ah, M. Farmaajo oo asna sidaa oo kale Shiikh Shariif dayaarad lagadin gaarey, Sharifku dad badan ayuu abaal kuleeyahay.

  • @user-mo1gr6wy7h
    @user-mo1gr6wy7h Місяць тому

    Barrow.si.fiican.ii.dhageyso.haddii.la,rabo.in.soomaaliya.dawladnimadeeda.ay.sii.jirto.anigu.waxaan.leeyahay.ttotally.ha.ka.tAliyo.turkiga.haddii.kale.soomaali.way.baabaysaa.anigu.waxaan.leeyahay.ilaa.dawladnimo.sax.ah.iyo.kala.dambeyn.ama.pprotocol.sax.ah.inta.laga.helayo.ama.samaynayo.turkiga.ha.loo.daayo.sidii.dawladnimadii.somalia.sidii.u.soo.noqon.lahayd.turkiga.ha.u.taliyo.somalia.goodluck

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 Місяць тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Somalia iyo ethiopia
    Turkigu 100% wuxuu ku kalsonyahay ethiopia waana la ogyahay,

  • @zaki84158
    @zaki84158 Місяць тому

    Waziir madaxa ifuran waaye ninka

  • @Mohammad-kw9bw
    @Mohammad-kw9bw Місяць тому

    War arinta shidaal ki somalia war ba kaso kordhay kaso shegaya In 90% faa,idada turkigu qadanayo 10% anagu qaadanayno

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Місяць тому +1

      Ilaa Meeqo Sano Sacuudiga Ayaa Xusuusanaa %5 in ay Qaadaneesay Mudo 40 Sano iyo wixii Kabadan Turki Waan Uqabaa Wax Kasta Inuu Qaato Maadama uu Yahay Dowlada Nagarab Istaagneed ee Ciidamada Ugu Badan Inoo Dhistay ciidamada Ha Inoo Dhisto Eritrea iyadana Waa Dowlad Abaal Hore ee Aan Kuleheen Inoo Abaal Gudeeso ❤❤❤

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 Місяць тому +2

      Wax baro laguugu kari wa 30% waaye heshiiska turkiga qaadanayo....mise xisaab aqoondarro ku heysa

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Місяць тому

      Aqliga markoo futada kaaga jiro waa iska sidaas. Aduunka gaalada xitaa 90% carabta kama qaadan sidaas waxba looma qeeybsado adiga waxaad rabtaa inaa been buufiso lkn marka hore sharciga shidaalka soo baro inta dowladood ee loo soo saaray ma jirto 90% dowlad laga qaatay hishiiska turkey iyo somalia waa 30% turkey qaadan doono halka somalia eey heleyso 70%

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Місяць тому

      Waxaasi oromo afka baratay ka ahoow 🤣😂

    • @xasanaxmed-yu9uy
      @xasanaxmed-yu9uy Місяць тому

      5:29 5:30

  • @ZElmi-sv5wh
    @ZElmi-sv5wh Місяць тому

    Sxb ninkaan wariyaha ma hawiye miyaa?

  • @maxamedhaybe4740
    @maxamedhaybe4740 Місяць тому

    ninkaasi.lagahadlayaa waa maxishoode tigtob wasiir musheega gashandhiga

  • @user-dp1fw6qe2i
    @user-dp1fw6qe2i Місяць тому

    Xaar walwaal ayaa tahay hadiiba fahad yasin aad siyaasi nooga dhigeeysid

  • @CaliYusuf-xt1co
    @CaliYusuf-xt1co Місяць тому

    HADOW WAXGARTO FAHAD YASIN SHIB OOWISKA DHIHILAHAY UMABANANA INOWKA HADLO SIYASAD

  • @axmeddabacsane
    @axmeddabacsane Місяць тому

    Waa tigtoog iyo shariif

  • @AbdulqadirMohammed-pk4wi
    @AbdulqadirMohammed-pk4wi Місяць тому

    Waxba mataro Turkig ee haisdaalin wariye

  • @AzadAzad-r6j
    @AzadAzad-r6j Місяць тому

    Wasiir tictok

  • @user-hl2vc4qz5d
    @user-hl2vc4qz5d Місяць тому

    Waaa wasiir tiktok

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 Місяць тому

    Laakiin Somaliya badacas ee caalamku rabo kuma taal

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 Місяць тому

    FAHAD WA DACISH LASO JEBEYNAYO WADAN WALBA UU JOGABA INTER POLL BA KENEYSA IYO SAFARADA WADANKU KU NOLYAHAY ISAGA IYO FARMAJE WA ALSHABB DADKA IYO DALKABA DAMBI WEYN KA GALAY

  • @user-pf1tj2uk1i
    @user-pf1tj2uk1i Місяць тому

    Waa rsul rooble

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Місяць тому

    Mareekan waa kii idin yimi, ee maxaad ka hesheen? Ma isweeydiiseen horta?
    Turkigu, Somalia uma daneeyneyo ee danihiisa gaarka ayuu halkaa u joogaa.
    Berbera waa Somaliland, Turkigu hadii uu yimaado, Mareekan baa soo geli doona die dagaalka as oo Turkiga waxba ma qaadi karro.
    Somalia in ay danoohooda gaarka ilaashada ayeey aheed, laakin Somaliland ayeey markastaba isku mashquuli iyagoo aan waxba ka qaadi kareen arintan ka dhexeeya Somaliland iyo Ethiopia.

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b Місяць тому

    S.land shaqo kuma leh mana iman karo bada cas no no no turki xeebaha aan dawlada lahayn ee qadaad weyn ayuu imanayaa

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Місяць тому

    Waar fahad yaasiin waa qof dhintay oo mashiidiyo ah oo gacan kudhiigle ah oo argagixiso ah oo mar iyo laba jeer jaanis soomaray.
    Waana in Followga lagagaala noqdaa waayo adiga ayaa xayeesiinaya oo dadka hadba xasuusinaya waxaas.

  • @user-zy9gb7rv2o
    @user-zy9gb7rv2o Місяць тому

    I Buunbuuni miyuu ku yiri war xumidaa

  • @user-rm2oz6th5s
    @user-rm2oz6th5s Місяць тому

    Mahadadsanin baroow

  • @MamoXalimo-o6z
    @MamoXalimo-o6z Місяць тому

    .

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Місяць тому +1

    Warturkiga qodista shidalka difacayan kaliya oo 100%90 turkiga leh Lk anaga somali ahan maxaa noogujira?? Jawabta waa maya

  • @user-ve7fp4oz5r
    @user-ve7fp4oz5r Місяць тому

    wasiira ceeb makarto

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 Місяць тому

    Subxanallah fahad iyo kheyre farmaajo iyo khayrkooda alle ayaa nadhafiiyay haddana allahha naga badbaadiiya sababtuna wa raag fashiilamey dhaqan ka argaxiisadana way leyihiin

  • @abdillahiahmedcheik7645
    @abdillahiahmedcheik7645 Місяць тому

    Wasirka difaaca

  • @Jshshshsv
    @Jshshshsv Місяць тому

    Adeer nacnacda qofkaan dambilaha ah o baxsadka ah waqti haayskaga lumin ikraan dhiigeda maqalali doono ilaa uuska wayn lagaa fataho

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Місяць тому

    Fahad Yasin Wa Khainu wadan Danbile ah Alshab ah wana in maxkamad la Hor kena

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg Місяць тому

    War fahad waa nin waashaye inagadaa warkiisee hormarka iyo wixii dib udhac nagu ah kahadal

  • @user-tb8sn4ix9l
    @user-tb8sn4ix9l Місяць тому

    Dabiila aan lasoco xirin marwalbo in oow wax Soo qoraa waa aragti xumada madaxda soomaalida nuucaas iyo wax la mid ah meeshaan aay joogaan ayaa lagu xiraa

  • @khaliifguure8016
    @khaliifguure8016 Місяць тому

    Soomaaliya waa doowlad aan tabar lahaayn sidaas aawgeed waxeey rabtaa in gacanta laqabto waxaana ku haboon
    Dawlada turkiga sababtu waa muslin ilaa aan tabar yeelano
    Turkigu hajoogo dalkeena hadaf kasta halahaado fikerkaas waan
    Soodhoweeyey soomaaliyana waxaan leeyahay itoobiya waad ujeedan iskadaaya qilaafka midnimo muujiya maalin walba
    Turkigu majoogo aan waxqabsano

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Місяць тому

    Soomaalida waa dameer malab saaran yahay. Hogaan xune weey ledahay maanta.

  • @user-hn7pj5kc5k
    @user-hn7pj5kc5k Місяць тому

    Shatiif waxaan ka sabray markoow farmaajo la satay oon ogeen waxoow ku dhigay oo bahdil iyo xayiraad safari ilaa uu ku waashtay walaahi suma walaahi ar sharing ma tiiyaad u xiisaqabtaa?

  • @user-lh2sr8wt4l
    @user-lh2sr8wt4l Місяць тому

    Somalia xorba maaha hadii aan khaladanay bal ha lay tuso documentkii Somalia ku xoroowday nool no ma haystack Somaliland keedii wy haysataa kkkkahahahah❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤GUUUUUUL iyo gobonimo ❤❤❤insha ALAAH aqoonsi dhaw

    • @AnasHashi-xo6zv
      @AnasHashi-xo6zv Місяць тому

      hhhhhhhhhh cawan cawaan dhalay somaliland wa gobol ka tirsan somaaliya mise waxad aaminsan tahay in uu qabiil dowlad noqon karo hhhhh ila adka baqtineyso ictiraaf ku haay amxaar asagaba baahan maxu ku siin kara hhhhhh guuul somaaliweyn one love 😘😘😘😘😘

  • @user-wt1be4sl4l
    @user-wt1be4sl4l Місяць тому

    Fahadow masawir ayaatahay aan waxbagaran mise dadka soomaaliya ayaadmoodey ineey sawiryihiin mase ismaba ogid dhibaatada aad ugeysateen umada soomaaliya adiga iyo kooxdaadii aadkatirsaneed ee nabar iyo naxdin iyo alshabaabkii aad ula heshiideen dhibaateynta umada soomaaliya

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Місяць тому

    Adiga waxaa doqonimo kuugu filan inaad sheeydaan fahad aad naga dabo wadid