SAFIYO TUSMO: JAWAABTA NOLOSHA CUSUB SOO DHAWEE 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 782

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 5 років тому +760

    Tusmo waa jecelahay waa Hooyo wanagsan inti tagerta like isar 👌👌 viv tusmo

    • @nalkahealthcare9191
      @nalkahealthcare9191 5 років тому +3

      Hooyo wanagsan gurigeedee ku jirtaa mahesto

    • @ILASOCOTV
      @ILASOCOTV 5 років тому +1

      Nalka Health care adiga maxa ka rabta waa hooyada cml

    • @nalkahealthcare9191
      @nalkahealthcare9191 5 років тому

      @@ILASOCOTV ha iga habarin hooyadeey maheestee

    • @umuasma1958
      @umuasma1958 5 років тому

      i love her walahay viva habo tusmo

    • @rodawaiss1099
      @rodawaiss1099 5 років тому

      @@nalkahealthcare9191 kkkķkk waad asiibtay laakin Tusmo way ficantahay

  • @umuakramhussain5845
    @umuakramhussain5845 5 років тому +141

    Haday fanaanintu sida safiya tusmu ulabisanayan way quruxbadan lahayen, waayo qaarkood jinbay u eegtihiin.
    like cidii uguraacsan.

    • @indhokafiya4567
      @indhokafiya4567 3 роки тому

      Waa runtaa mansha alaah si qurux badan oo marwo nimay u labisataa ilavay haynoo daayo safita tusmo

  • @gazudingutale482
    @gazudingutale482 5 років тому +542

    War inta Safiya tusmo taageerta like ta igu dhufta ilmo adeerayaal
    Safia tusmo haday gabar dhashay habla iiga doono billahi calaykum

    • @cukaashemaxamdabdullahi3079
      @cukaashemaxamdabdullahi3079 5 років тому +5

      😄😄😄 iyaaah Anaba ka hor codsadayeee

    • @gazudingutale482
      @gazudingutale482 5 років тому +4

      War wxaaa iska ilow islaantan gabarteeda waa la igu maqanyahy wacadale

    • @suleqamohamed6279
      @suleqamohamed6279 5 років тому +3

      Gazudin gutale waa gaariyad wala garan

    • @gazudingutale482
      @gazudingutale482 5 років тому +2

      @@suleqamohamed6279 nooo tilmaaan deee wllo ilahay ajar xasanaat hakaa siiye

    • @gazudingutale482
      @gazudingutale482 5 років тому +2

      War tol beelay waryaaara ilaa hada qof gabrtiii ila raadiya ma hayo

  • @hindi3522
    @hindi3522 5 років тому +123

    Jwaabti ugu saxsaned ee abid hees loo jwaby Tusmo Dabciga wnaagsan iyo dagnaanta kugu jeclahay Keep going😍😍💗

  • @shacnisharaf3481
    @shacnisharaf3481 5 років тому +26

    Safiya tusmo walee qurux waad u dhalatay eedo qali marna inaderty❤️❤️❤️ heesahana alaha kaa madoobeeyo quruxeey❤️❤️❤️❤️

  • @abdulahimohamed5491
    @abdulahimohamed5491 5 років тому +245

    Adigo heesta dhagaysanaya hdaad commentiga akhrineyso misna xasuus aad gashy like hala dhaafine tuuji kliya

  • @hoodohashi9876
    @hoodohashi9876 5 років тому +54

    Tusmo wan ku tagera wlalhi hooyo dhawrsan ayad tahay oo ku dayasho mudan ee please hesa iskada akhiru saban ayaynu ku jirnaye

  • @Oodwayntv
    @Oodwayntv 5 років тому +84

    Qofkii qoraalkan arkoow ilaahay khayr kusiiyee subscribe igu caawi pls

  • @ugbaadmalpoh670
    @ugbaadmalpoh670 5 років тому +85

    Safiyo tusmo hooyo aan jecelhy wlhi🌹😙

  • @sultancarte4258
    @sultancarte4258 5 років тому +36

    Mohamed paracetamol ciyartiisa hadad ku qosashay like

  • @xidigtaawdal6463
    @xidigtaawdal6463 5 років тому +18

    Haaa edo mursal wuu helay noloshii cusbayd 😂👏👏👏waa gabadh inanky edada u ahyd xog warysanysa mshallh

  • @maxamedcabdiqani7020
    @maxamedcabdiqani7020 5 років тому +11

    M a codkeeda macaana maamadan tagero dhab oo hda xaqiiq u ahay blhi heesta mesheedii ay kasareesiise maamo 😍😍😍😍😍😍go forward 😍😍😍✋✋✋✋

  • @AmiirNadridov
    @AmiirNadridov 5 років тому +71

    Waawaji ku cusub fanka waana heestii uhoreesay oo heeskale unoqota jawaab waaana jawaabtii usaxneed intii hees hore jawaabteda la isku dayay waana nidaam wanaaqsan marka aad eegto qaabka loodhigay erayda jawaabta heestaan codkuna waa dahab hore usoco tusmo

    • @maaandeeqxasan8209
      @maaandeeqxasan8209 5 років тому +4

      Hpo wan ku jeclahey iskdaa hesaha pls adunku wa malin ama malin barkeed

    • @abdiabdullahi2594
      @abdiabdullahi2594 5 років тому +3

      Asc bro munkarka qofna lagumadhiiragaliyo ee Waa looganasteexeeyaa.

  • @shibiskadheh2745
    @shibiskadheh2745 5 років тому +21

    Dad magac leh oo saa isu jecel walahi lama arag Dadkii hore ayeey isoo xasuusiyaan kooxdaan fanaaniinta Maanta waa isku wada dhaganyihiin

    • @hibosamatar3224
      @hibosamatar3224 5 років тому +3

      Mahdi Korneelka wallaahi uurkan ka lahaa kooxdan waaba saaxiibo is jecel sidii kooxdii waaberi. Maasha Allah afkaaga caano lagu qabay

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 5 років тому +42

    Subscribe isar walalah fadlan inti argta walalo somalinimo 😘🥰❤️🙏🙏

    • @asmaqalbisomali86
      @asmaqalbisomali86 5 років тому +1

      Waan kuusaari wall anna isar uqti

    • @learntorest4090
      @learntorest4090 5 років тому +2

      Waan kuusaray wlo mcn

    • @asmaqalbisomali86
      @asmaqalbisomali86 5 років тому

      @@learntorest4090 guuul gaadh anna Isoo booqo wan Ku iriye

    • @ninaliza7935
      @ninaliza7935 5 років тому +1

      Sirta Nolasha channel waan ku saaray xbbti adna ii saar

    • @ILASOCOTV
      @ILASOCOTV 5 років тому

      Asma Qalbi SoMali Haye qurux

  • @abdulfattahboodhari
    @abdulfattahboodhari 5 років тому +51

    Asal asal tusmadayda caashaqa waah waah sawtu raxma,

    • @kamalsalah7398
      @kamalsalah7398 5 років тому

      Salah sare abwaan

    • @Muhiima_sharaf
      @Muhiima_sharaf 5 років тому

      Boodhari gii runta ahaa miyaa Ilahery amarkiis tageero buuxda kuu ahay codkarnimada uun kugu jeclahay maasha allah

    • @zeynabmohamad702
      @zeynabmohamad702 5 років тому +2

      @@Muhiima_sharaf yaa noo shegaya hee abaayo inuu yahay

  • @hikmashire4911
    @hikmashire4911 5 років тому +28

    Maashaa allaah waa fanaanada kaliya een taageero tusmo nooloow xabiibti cimri dhere iyo cibaado suuban

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad 5 років тому +51

    Dar ilaahay baan u jeclahy Tusmo Waa qof wanaaga ka talisa

  • @cxakiincxakiin8032
    @cxakiincxakiin8032 5 років тому

    Gabdhan safiyo tusmo hadii ay tahay marwo xaas oo laqabo qoraalkayga hore aad iyo aad ayan uga raali galinaya. Maqaldame waa ilaahay bini'aadan ayan nahay Lkn hadii ay gabdho dhashey run ahaanti waa hooyo raaliyo ah oo wanaagsan mnsha allah ilaahay ha xafido ilaahayna ha barakeye aamiin yarabi.

  • @farxaanahmed2722
    @farxaanahmed2722 5 років тому +5

    Safiyo tusmo inta heesta dhegaystay ee ka heshay plz like

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni2188 5 років тому +6

    Waan heelay nolashii cusbeed Alxamdullilah😍😍💑

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 5 років тому

    mansha allah waxasa cood ah waxasa musig ah waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw nolow walasheydiye codka alaha ku dayo musiga wiilka tumayo waa heshay waa macalin weeyn musigas qalbigey igaga dhacday yaba hurdi karaba waaw nolada miraha heesta iga daran alahayow agtina ya igeya raxabadana horey u socda

  • @abdikadirosmanadam4190
    @abdikadirosmanadam4190 5 років тому +14

    Intii Safiyo Tusmo jacel like ii saara please.Labiska Tusmo yaa ka helay

  • @farxiyoaxmed6366
    @farxiyoaxmed6366 5 років тому +5

    Wwwwwwww hawar yar cadi mahan masha Allah wan ka helay wllhi hawar yar meqo bil ayad ku fakareysay ina ino so badasho thanks

  • @mahadoyuusuf1768
    @mahadoyuusuf1768 5 років тому +19

    Heestaan qofka aya ku sacoto qofkii fhme sideedo kale like taa 👍❤❤❤🤔

  • @hiboxasanahmad4171
    @hiboxasanahmad4171 5 років тому +10

    waqtiga wuu cararaya hoodaney ma heshay noloshii cusbeed adi sxbka murasl. bom 👊👊

  • @asmachanel5744
    @asmachanel5744 5 років тому

    Hooyo tusmo sowtan is bahdishya heeso hoos ugu noqotay mamo Aleh haku hanunsho Ee iskadaa Oo riwaayadii iska wado

  • @mistermonsieur5162
    @mistermonsieur5162 5 років тому +1

    waa ku qiirooday heesta. Qof dhib soo maray ayey waraysanaysaa welibana si naxariis leh! Big❤️& respect Tusmo!

  • @xarundiideise7175
    @xarundiideise7175 5 років тому

    Safiya tusmo waa haweeeney qurux badan belse danbi ayey ku dhex jirtaaa wlaaahi haweenka somaliyeed nasiiib daranaaa iyagoo aduunka ugu qurux badan ayey hadan iskagag ciyaaarina alle ha soo hanuninyo safiyo tusmo xumaanta ma toobad keèn alle haku xifdiyeee ♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡

  • @saharoaden3040
    @saharoaden3040 5 років тому +3

    I love ❤️ tusmo so much ❤️❤️❤️🥰🥰 love her like my mother

  • @hudaomae1809
    @hudaomae1809 5 років тому

    Msha allh sidi habo u labisatay wan xasuustay way iga maqanatay msha allh tusmo mamo 😎

  • @nageyealimire3258
    @nageyealimire3258 5 років тому +8

    Tusmo wad lakeentay inaba caadi mahan walaashey ilahay haku xafido yaasalam

  • @ifraaxxuseen8755
    @ifraaxxuseen8755 5 років тому +1

    2019 heestaan qofkii loo qaaday waa helay noloshii cusbeed allah ha usiyaadiyo💞💞💞💞

  • @shmahdimuxumed1539
    @shmahdimuxumed1539 5 років тому +1

    Hooyo tusmo qofaan aad ujeclahay ayaad tahay runtii maamo alle haku sharfee maamo heesaha kulama jecli mcn jilida iyo gabayada kudayso maamo

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 5 років тому +3

    masha alah TUSMO asturnanta ku jeclhy glyso Mamo😘 axzanVoice👌👌👏👏👏✔

  • @nasrinaahmed6666
    @nasrinaahmed6666 5 років тому +1

    Safiyo tusmo meshi lugu talagaley ayad dhigtey keep going quruxey😍😍😍😍

  • @salmanAli-fb3ci
    @salmanAli-fb3ci 5 років тому +72

    perctemol dhanka cayrta in deen logu leyahy qofki fahmay mxa suge he 👍

    • @Hamdi-Abdirahman
      @Hamdi-Abdirahman 5 років тому +2

      Kkkkkk wlhi waad ila aragtay

    • @yonishaamaan2146
      @yonishaamaan2146 5 років тому +1

      😃😃😃😃 indho dheeridaaa diin buu rabaaa in uugudo wuu baaar baariyee

    • @zeynabmohamad702
      @zeynabmohamad702 5 років тому +2

      kkkk cadi ma tihid

    • @salmanAli-fb3ci
      @salmanAli-fb3ci 5 років тому +2

      @@zeynabmohamad702 hhh waba la yaby

    • @salmanAli-fb3ci
      @salmanAli-fb3ci 5 років тому

      @@Hamdi-Abdirahman kkk jalinka ayu xarif ku yahy asi

  • @anisaali6564
    @anisaali6564 5 років тому +2

    Love u mom safiyo wlhi wn kutageraaa
    Gormee kula kulmyaaa😭❤❤❤

  • @ninjira2832
    @ninjira2832 5 років тому +3

    Gabadhan tusmo wan guursan lahaa haday yartay inta igu raacsan like

    • @Fawziamuuse
      @Fawziamuuse 5 років тому

      Wlhi blhi iyado maamo ah ayey gabdho badan ka qiimo badantahy safiya tusmo😍😍maama sharaf alle hanokaa xifdiyo

  • @abdismaedyusuf3281
    @abdismaedyusuf3281 5 років тому

    Wooooooow tusmo actarad wllli adku tageraa kora isaran tahay bk jaawabtiisii halkedaa dhigtey wlle

  • @anabhussienjimale6326
    @anabhussienjimale6326 5 років тому +1

    Safiya tusmo
    Waan taagera
    Maamo sharaf bdn
    Dagan cod macaan
    Asturan kaalay iska arag
    Waaye keep going mom
    🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
    Ma heshay noloshii cusbeeyd
    Yarkoow adi

  • @saadom5664
    @saadom5664 5 років тому +1

    thanks sister you are beautiful🌷💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 5 років тому

    Waaaaaaaah waaaaaah iska heees looma heeso walhi caadi maahin Safiyo tusmo noooloooow quruxeey labiskeeda ladhacay naagahan qaawana fanka ku nacee Safiyo ku dayda gabdho waqtigii cararaaye iyo jaceel ma ucaan heshoo ma. Heshay noloshi cusbeed 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👏❤️❤️👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 5 років тому +1

    Wow, Tusmo qurux , edab iyo cod baxsan oo wada socda, masha allah. ❤🌹🌾🥀

  • @nasiimali7828
    @nasiimali7828 5 років тому

    Toloow Habo tusmo Ama hbo Aamina muse wiil weeyn ma ujoogaa Sodoh ha iinoqdaanee
    Aad baan u jeckahay labaduba 😍😍 Allaw cimri dheer idiin sii 2 diinaba

  • @nuura.gobdeeq
    @nuura.gobdeeq 5 років тому +15

    Walaalayalow filimkii JAAHWAREER Maxaad Noogu Dhamays tiro Waydeen 🙏🙏

    • @kingw3land295
      @kingw3land295 5 років тому

      Wlhi wan jeclaa wlshy in inalooo dhmystiro

  • @hanuushali7849
    @hanuushali7849 5 років тому +2

    Maama tusmo ❤❤❤👏👏👏👏 fanka quruxdiisi waa taas

  • @sihamahmed4414
    @sihamahmed4414 5 років тому

    Tusmo waa hooyo sharaf leh asturan MashAllah codna ilaahey siiyay Lkn anigu waxaaan leeyahay Hooyo macaaaney heesuhu faa’iido malahan aakhiro iyo duun iska dhaaf khayr Alle haku siiye

  • @Diinoos
    @Diinoos 8 днів тому

    who i watching this song in 2024???

  • @mousamooge8228
    @mousamooge8228 5 років тому +23

    Bissinka wangaran wayee parestimol muxu cunay wuwaynade inti ilaa aragtay lake igudhaaf

    • @umuhamdi1577
      @umuhamdi1577 5 років тому

      mousa mooge say Mshaallh plz

    • @mousamooge8228
      @mousamooge8228 5 років тому

      @@umuhamdi1577 Mashaa alah ka maxumiyee wan garanwayay thank you my sister

    • @umuhamdi1577
      @umuhamdi1577 5 років тому

      mousa mooge I knew inaad ka xumayn but it’s good ❤️welcme bro

  • @haliishqaali2594
    @haliishqaali2594 5 років тому +1

    Team Sonna waad bashashen wlh horay usocdo Safiyo Tusmo waa ku raaxeysatay hesti Bk ummah💋❤

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 5 років тому

    Masha Allah tabbarakallah illahay ha noo kaa daayo walaasheey macaan oo weliba aad u qurux badan xigmad iyo caqlina ku biirsatay masha Allah ilxun kuma aragto abaayo safiya tusmo

  • @hazzancaze6430
    @hazzancaze6430 5 років тому +28

    Safia Tusmo Wax kale wlHy Jifkan ku dhagaysanaya Heestada 👂❤

    • @deeqomaxamud8487
      @deeqomaxamud8487 5 років тому

      Isku mid baynu nahay

    • @bbecadey9132
      @bbecadey9132 5 років тому

      bilahi caleg hoyo wan ku jeclhay

    • @bbecadey9132
      @bbecadey9132 5 років тому

      ilahay cibri dher iyo cafimad ha ku siyadsho nurkena tahay hada nahay gabdhaha somali kuma wayno hoyo tusmo

    • @nasrindhalad1310
      @nasrindhalad1310 5 років тому

      Haboday maxad ka rabtaa waryaa

  • @asmarashid9580
    @asmarashid9580 5 років тому

    Safiya wa fananad an ad jecelay runtii wa gabadh qaliya Allah ha sharfo safiya tusmo ad ayan ku jecelay ❤❤❤❤

  • @aragsan123
    @aragsan123 5 років тому

    Mursal muuse wuu helay noloshii cusbayd 5sano kadib Safiya tusmo qof aan aad ujecelahay noolow habo mcn ❤️💕❤️❤️💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 5 років тому +22

    Ciyaarta pracetamol inta ka heshay farta taaga loolz
    Safiya tusmo one and only legend in the years madaxaad iisaarantahay maama

  • @kali8948
    @kali8948 5 років тому

    Ayeyo quruxey Allah fanka haka madobeyo... qurux iyo aqli iyo cafimaad ba Allah wu ku siyo ... Allah inu ku caroon ... Allah ha ino wada danbi dhafoo... asc wr wb

  • @sumayoabdi453
    @sumayoabdi453 5 років тому

    Safiyo tusmo gabar somaliyed o shrf leeh hore usocoo

  • @soyaaalpi2953
    @soyaaalpi2953 5 років тому +1

    Waxa kle walahi waa iga gadan thy waxa ii dilayaa dad aan hees lugu talagalin in ayaa qadaan safiyo tusmo ku tageera mamaa ilove you 💋💋😜😜😜

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 5 років тому +4

    Teaam jahwarer wale idin xisene maxa naga dhibesan alabtii yarad manogu so turtaan inta ruwayadi moday like isara viva tusmo boqorada shaxshaxda

  • @peaceandlovepeople4222
    @peaceandlovepeople4222 5 років тому +1

    Wu helay Cudoon gayaankis calmay isku casume noloshi cusbayd Caynina ugu curatay ⚘😍 rabi haysu daayo ameen

  • @fanaan1
    @fanaan1 5 років тому

    runtii qof fiican ayaad tahay laakin xaga heesaha weliba kuwa jiidista dher kuma fiicnid ku eekow jilista waa iga talo all my respect to you thanks

  • @sahalcabdishiremuuse7449
    @sahalcabdishiremuuse7449 4 роки тому +1

    Keep going safiyo tusmo

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 2 роки тому +1

    ❤❤❤❤❤yasalaam tusmo qaali dumar farxad kunolow abid Masha allah ❤❤allah yacizak

  • @haykalkhadar8745
    @haykalkhadar8745 5 років тому

    Mansh allaah anigu wan jacelay saafiyo tusmo wayo waa hooyo somaliyeed oo aad iyo aad uu wangsan waliba asturan hadi aad fanaan tahay macnehedu maah in aad is qawiiso

  • @tufaaxabdi6526
    @tufaaxabdi6526 5 років тому +2

    Wwww wan ku xiisnay safiya tusmo sonoqosho wacan jahwarerna wan sugaynaa

  • @yartiireergalmudug5835
    @yartiireergalmudug5835 5 років тому

    Mama Tusma jir oo joog 😍🥀 hooyo wanaagsan oo mushtamaca somaliyeed sharaf ku dhex leh👑👑💞💞💞💝💝💘

  • @ducaysane1994
    @ducaysane1994 5 років тому

    Maasha allah waa,qof ay masuulnimo iyo dhaqan yaqaaan isku darsatay dadkaas waa dadkii wadanka ufaaiideen lahaa oo hadii uu wadankeeda nabadyahay ku noolaan lahayd!!

  • @zacimaspurs9100
    @zacimaspurs9100 5 років тому

    Safiya in bdn baa ruwayado ku daawaday mid ila dhalaty baa itiri waa qatar ee soo dhageyso durbaba wxn ku darsady fananinta aan sida qaaska ah udhageysto 💪🔥👏😍

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 роки тому

    Wow cidoada way moodayey safiya tusmo way kentay mansha alaah mahamed Bk way naga bareejaysay

  • @xaawoxasan2745
    @xaawoxasan2745 4 роки тому

    Walahi safiyo tusmo waan iska jecelahay ilahay amarkis

  • @Mudan-
    @Mudan- 5 років тому

    Masha Allah rer jahwarer team yaroo iisku wadaa faraaxasan baad tiihin siida fananiin taakallee maatiihiin ee iintay ruwayaad yaroo musalsala kukenan lagu leyahay hadhaawna hebel iyo hebel baa iiskuu dhaacaay maarka il cadaw iyo casiidba illahaay haa iidiinka hayo

  • @maizyusuf6771
    @maizyusuf6771 5 років тому

    Wow mamo zaviya tuzmo Allleh codka hakuu barakeeyo Hore u zoco Mamo taagero buuxda walahida kuu ahaey 😍😍😘

  • @abdishakurmohamed3645
    @abdishakurmohamed3645 5 років тому +1

    Meheshey noloshii cusbayD😭😭😭😭😭

  • @Hamdi-Abdirahman
    @Hamdi-Abdirahman 5 років тому

    Ninkaan mama safiya ag taagan ee sedexle ma somali baa mise oromo yaa igu dhaama waan ku wareeray team jahwareer keep going one love 👌🖒

  • @ikramfarah8025
    @ikramfarah8025 5 років тому

    Halkidii bay dhigtay walhi wan ladhacay safiyo tusmo hore usoco wan ku tageera 😘😘😘😘😘

  • @dhudiadan2416
    @dhudiadan2416 5 років тому

    Walaalayalow reer SONNA waxaan naga daaye ruwaayadaha noso badiya jilaayashiina caadi maahan waa dad xul ah waabo idiin xiisee 😍😍😍

  • @maariyaismaildhashisomalil5417
    @maariyaismaildhashisomalil5417 5 років тому

    Tusmo wan jecelhy wlhy allah dartii qof muxtarima ayay u egthy allow ku xafid 😍

  • @ayaninabeautycooking1687
    @ayaninabeautycooking1687 5 років тому +1

    inta barastimol ku heysata like ta haisaran

  • @sagaljamali6796
    @sagaljamali6796 5 років тому

    Tusmo walhy waaa hooyo aad u qaaliya alle haku asturo aakhiriyo aduunba tusmo marwo maamo hore u soco❤️❤️❤️

  • @aadanjaamac6520
    @aadanjaamac6520 5 років тому

    I love tusmo aaryaa igu dara waan udhiman doonaa gabadhaas❤❣❤❣❣❣🤩

  • @quuenaragsanbbe2890
    @quuenaragsanbbe2890 5 років тому

    Msha Allah Mamo tusmo siday cilaanka usaarato baan kahelaa ilhay ha xafide iyo labiskedaba msha Allah

  • @hormuudkiitogdheer5143
    @hormuudkiitogdheer5143 5 років тому

    tusmo waa dayax usoobaxay soomalida intii tageertay liketa hala bakhaylin

  • @mawada_hindamuse8074
    @mawada_hindamuse8074 5 років тому

    Manshallah wanjeclahay hooyo tusmo seey u asturantahay ilaahay haku xefteyo

  • @AmiirNadridov
    @AmiirNadridov 5 років тому +5

    Woow fist tusmo caadi maaha

  • @dawladnairobi8221
    @dawladnairobi8221 5 років тому

    Hooyo safiya hooyaday safiya tusmana waa xidig iftiinkeedu ka baxaayo dhul fog waxaad noqondoonta xidta ugu iftiinka badan hadii aad timado caradii insha allh

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 5 років тому +1

    Safiyo tusbo, gabar qurux badan hadana asturan horay u soco.

  • @abdirahmanofficial5065
    @abdirahmanofficial5065 3 роки тому

    Safiyo tusmo hooyo wanaagsan ineey tahay inta igu raacsan isa soo muujiya likta 🤞

  • @shaxshaxly
    @shaxshaxly 5 років тому +4

    Qofkii egu taagersan kooxdan in aay aad usoo caan baxay dhabta taagan aay aad umataleen runtana ka sheegan dhibka qurbaha ka jira 2019.

  • @araweloinasuldan9442
    @araweloinasuldan9442 5 років тому

    Tusmo mashaAllah magacu bilaash kuuguma bixin hooyo mcn quruxda alle haku siyaadsho

  • @abdirahmanmohamed4396
    @abdirahmanmohamed4396 5 років тому

    Meel ay ka socoto iyo meel ay usocdan ereyadan man fahmin kaliya laxanka iyo musikada waa heesti hore

  • @shakarazadmohmed45
    @shakarazadmohmed45 5 років тому

    Fadxiyah habo tuzmo parsitimol wllhi tageero buuxda Ini ahay alaha ikin daayoh😍😘

  • @AsmaAli-mv9zk
    @AsmaAli-mv9zk 5 років тому +3

    Woow habo tusmo 💕💕💕keep going bro soon production 👏👏👏

    • @munomohamud2281
      @munomohamud2281 5 років тому +1

      amo gabaabe sonna production waa gabar maahin nin lol hhhh

    • @AsmaAli-mv9zk
      @AsmaAli-mv9zk 5 років тому +1

      muno mohamud mahad sanid abaayo sad iii saxday 😍😍

  • @asiaabdikadir4152
    @asiaabdikadir4152 5 років тому

    Safiyo tusmo alow xafid❤❤😍 Hooyo waxa tahay haldoorad dumar anaga noo ah hurmuud dhigaa usaree

  • @kadramohamed9787
    @kadramohamed9787 5 років тому

    Waaw.fananad.qaaliya.oon.tagerno.fankeda.asturnanteda.dhaqankeda..aniga.iyo.wiilasheyda...guuleyso..

  • @Dhalaaala11
    @Dhalaaala11 5 років тому

    uGu danpaYn mama tuzmo wiilkii mursal muuse ahaa wu helaY nolozhi u rapaY🤗🤗

  • @abdiwahabismail8912
    @abdiwahabismail8912 5 років тому

    Tusmo
    Tusaalaha hooyooyinka umada soomaaliyeed
    Allaw Tabantaabiyo Tiiraanyo
    Kuhareermari
    We love you Mum
    ❤❤❤❤

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 років тому

    Safiya Tusmo jilaa iyo heesaba isku darsatay hore usoco✅😍😍😍😍

  • @sameyhefow245
    @sameyhefow245 5 років тому

    Keep going tusmo Cadey ManShallah cod enabaa cadi eehen ManShallah farxad kunolow waliga intey nolol jirto Wallahi xasus ayad ee galisay

  • @somliajamama8184
    @somliajamama8184 5 років тому

    ASC Mursala M C iyo Hodan Cabdiraxman. Shakho baa cid walaaba ka dhigtana Hodan Markaya dhasho Istajka baaya idinko Sojawaba. Taasi waa hobaala HODAN iyo Mursala M C Allaha baa iso Qora Somaliyaya iska daaya danbiga iyo dunobta Hodan iyo Mursala ilaahay ha ku dhowro aduna iyo Akharo isku waara Abiida kiina NOLOLA IYO FARXADA KU NOLAADA INTA NOLOSHA JIRTO