Alle ha ii dinka baxashoo lakin ducada saliga nabi maxamed scw astakha farta iyo saliga nabi maxamed scw scw scw anigabo labo caruur aha ii ga maqan walibo dadka haasto wa ii diden hadaka xataa
Waa xaqiiq hadii ay nooshahay oo ay daawato maalinta ay aabeheed hesho ayay ka dhaqaaqaysaa kuwa godobtaa ka galay ee aabeheed ka qariyay ee hadii aydoonaan Inuu dhintay u sheegay Qofkasta oo dulmi ka gala ilmaha waa xaqiiq maalinta uu ogaao inuu ka dhaqaaqayo
Somaalidan kara hi ba ku dhacdeeye bal maxeye ubad ka ukala ceeshtan war walid ikarnimada ha iska barina ubadka. ilmo walidkii loo diidayo wax fiicaan maaha
Yaab,badanaa maxaa laga faaiidaa,in lakala dilo oo lakala qariyo dad is dhaley,oo quluubtooda loo dhaawacayaa siiba caruurta ,war Allah kabaqa cida gabadha heysa la xariiriya,Aabaheed ayada ayaa uga baahi badan iney hesho Aaabaheed iyo duriyada ay kasoo jeedo.
IshaAllah AYEEYO waa rajeeynaa in ay sheekh ilinta ka tiri doonto😢😢😢😢😢
Illaahay ha kuu soo fududeeyo gabadhaada aabe somaaliyeed insh allaah
Ilaahow ku sahal🥹🤲🤲
Ilaahayow u sahal inuu gabadhiisii helo Aamiin
Ilaahow u sahal gabadhiisa iyago nabad qaba
Ilaahay iyagoo nabad ah ha isu keeno
Subxaana Allah, xasbuna Allah wa nicama wakiil. Ilaahay ka baqa oo ha ka xayirina Aabahan gabadhiisa 😢😢😢.
🤲 🤲 🤲 🤲 . Waad heli bi idni laah kariim.
Aallahu Akbar
Xasbunallaah
Ax ilahay hakuu soo fududeeyo gabadhada insha allaah ❤
Allaha ku sahlo gabadhaada adeer
Subhanallah,wale abo fican waye .aniga jaceel aba maanu arkin .kali waxaanu arki dulmi oo kusabsa aniga iyo xooyo iyo damaan ilmahaa iladashi.ilaa hada dulmiga uutagiyahay.nosoducoya umada somali weyn.❤❤
Alle ha ii dinka baxashoo lakin ducada saliga nabi maxamed scw astakha farta iyo saliga nabi maxamed scw scw scw anigabo labo caruur aha ii ga maqan walibo dadka haasto wa ii diden hadaka xataa
Illahay ha u sahlo
illahaya ha ku sahalo Gabdheda inshallaha faraxda waye ku dabesa
SubhanAllaah Alloow ku sahal amiiin 🤲😭
Masha'allaah waa la yaqaanaa macalin dhibkaawe maxmed cade cali gaduud waaye
Waa la yaqaanaa Mashallah Mashallah. Ayeeyadu waa Xabiibo Geel seed Cilimi wardheere.
Minisoto bey dagan yahiin.Eedadeey waa kuu korisey xaqiidii iska bixi Shaqarshka ku baxey.Waa fiican yahiin.
Waa
Hadalkaas ma qurux badna
Gormee somali bixinjireen qarash ilmo loo koriye Allah halaga baqo amina sharaf abaheed hala tuso
subhana allaah gararta yarta yey ka xumaan abaheed saas ha ola hadlin
Walaal la xiriirsii gabadha aabeed gabadha asagu ma tuurin ayeeyaa tiri ha la isiiyo kabadibna inay saas usku waayeen baa laga yaabaa laakiin sii lambarka aabaha gabadha
Waa warbixin fiican lkn la Wadaag aabahaan dhibban mahadsanid
Alaah.ha.cafiyo.shiikh..allah.ha.u.sahlo.inteey.yareet.xagee.la.jiray.hada.labaatan.sano.kadib.wali.ma.arag.aabo.gabar.u.ooynaa.wiilashii.ayayba.la.tuuraa.markii.la.furo.ayagana.waala.furaa
rabbiyo iso sahal aamiin
Alla swt hau sahlo gabadhisa si fudud yaarabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻
AX ALA YAA ALLAAH USOO IFI GABA DHIISA YAA ALLAAH YAA ALLAAH
GABADHIISA LASOO XIRIIRIYA HADAA TIHIIN ISLAAM
WAA AABO BAARI AH O UILMAYNAAYA GABADHIISA ❤❤❤
Wll alle haku barayeeyo sifiican ayaad ula talisay aabahan dhibataysanee barakow wllo isna alle gabadhiisa how duceeya
Ilaaheey ha isku soo sahlo waalid iyo ❤ilmihiisa kala maqan waa xanuun
Ilaah ha ku sahlo Aabo macaan
Ilaahey ha kuu sahlo
Allah ha ku sahlo sheekhow gabadhada❤❤❤❤
Insha allh waad heli
Iyadaa gabadhu doqon 24 years bay jirtaa mana raadsan aabaheed, Minnesota Ayaa ayeeyadeed lagu sheegayaa waana qofta ilmaha qarinaysa
Naa ilaahay kabaq aabahaa ‼️‼️❌🩸🩸🩸🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Allah ku sahlo gabadhaada
Scw scw scw ❤❤❤❤
Subxaanallaah Maxey Ugu Didaayaan Waa Aabo Wanaagsan 😭😭
Alaha sahaalo insha alaha
Illahay ha isusoo celiyo abahan iyo gabadhiisa
ماشاءالله
rabbi ha kuu sahlo inshaalaah
Waaba dad macruufa hadiii Janaraal caydiid walaasheed gabadh u dhashay ilahay hawnaxriistee
Ilaahey haku sahlo
Allaha u sahlo miskiinka
Allaha sahlo
Waa xaqiiq hadii ay nooshahay oo ay daawato maalinta ay aabeheed hesho ayay ka dhaqaaqaysaa kuwa godobtaa ka galay ee aabeheed ka qariyay ee hadii aydoonaan Inuu dhintay u sheegay
Qofkasta oo dulmi ka gala ilmaha waa xaqiiq maalinta uu ogaao inuu ka dhaqaaqayo
Maxaa Sheekhaan looga ooysiiyay subxaana allh Allow xaqiisa usoo dhici qof dhici karto majirtee Alle mooyee war dadyahoow isku noqda aduunka intaa joogto ayaa qaladkaaga saxi kartaa hadii aad dhimato suaal aakhiro ayaa kuu taal mararka qaarkood aduunka ayaa lagaaga jaraa Alle kabaqa.
Allaha u soo sahlo
Allow usahal
ilaahaw kurbada ka feyd yaarabi
oogabadhiisa usahal rabiyow adiga ayaa xaal og ee xaalkiisa iyo xaalkeena iyo xaalka muslimiinta wanaaji
ilahay ha ku soo birbiyo
Sifican Aya loo garanayaa reer geele seed cilmi
Allaha u sahlo gabadhiisa.
Allaha u sahlo
Waa dauud cali guduud suufi (calimuuse)
Xagu jiraay
Alaha usahlo
Allow usalah
Allaha usoo sahlo adeerkaan gabadhiisa qof Nadiif ah oo daacad ah weyaan sida muuqato waa la khiyaamay gabadha xtaa waxaa macquul ah in lagu dhahay aabahaa wuu dhintay soomaali wax walba ka filo runtii
$ 70 waa lacag
Miskiin😭😭😭😭😭💔
Aabo somaliyed oo dhiban Allah usahlo inantiisa
Illahey hausahlo aamiin
ilaah si deg deg ah hakuugu sahlo
Allow usahal yarabi maskin cunug tisa maxa loga qarina ma ilhy laga baqo abe sori 🤲🤲🤲🤲😭😭😭
Asc wr wb ilaahey ha u soo sahlo.
Ale ha uu so sahlo gabadha kamaqan.
Hooyooyinka hadii ilmaha lala kori waaye wey ciishoodaan
Illahow u soo sahal gabadhiisa.
She is going to be treated the way she has done to her dad
Reer cilmi wardheere waa sacad reer Jalaf, waa lafta general Aided AUN
Adeer TikTok furo Daahir Calasow u geey isaga kuu soo qabanee
Niyadaa iska dhahay dahir aa ku fiicnaa
abahan shekadisu waxay uegtahay ingabadhisa lagaqarinaayo marka allaah sifudud haugu sahlo wan lamurugooday walaahi ihay hacaawiyo aamiin aamiin 😂😂😂😂😂😂
Magaca axmed kumajiro ee magaca iska sax
WAA aqaana ankaradinayo
Abaayo uraadi ilaahey qayr haku siiyo
GABERTAADA IYADAA DABAAL AH WAA INAY KU SOO RAADISAA WA BILAAHI TOWFIIQ
Gabadhaada maxaaa lacagta kubaxdey kasheegi
😳😳🫣🫣🫣
😢😢😢😢😢
Dadkoo sheegay waa dad la yaqaano dr axmed cali waa docdorkeyga waa nin weyn oo macquul ah
Tugo waaye kuwasi ader qabilkoda ugardhigo
Waa ku sodireyna walaalken
Illahey kayaab odeyagan gabdhiis siiya dadkan waa layaqaan haberta rer jalaf ina geele seed iyo iyo haber yarted faadumo afrikan rer cali ahmed waa dad layaqane siya gabdha aabahed iyad wax sacadan la dhahey waa eeley waxas
Lkn odaygan qabiilkiisa ma uusan sheeginee see ku ogaatay inuu raxweyn yhy
@@MaryamNuura barbaare ayuu dhahay waana qabiil shanta caleemood ka mid ah ee degmada walaweyn dego
Waxaan leeyahay gabadhiisa ha loo keeno hadii ay nooshahay
Cali-Gaaf ayey Cali-Gaduud ka tahay
Xagu kumawnay
Fadumo afrikaan wan aqaanaa caydiid wiileey udhashay ladhaho khadar ayeeydiidana wan aqaanaa lakiin meeleey kudambeye ma aqaan dad layaqaanaa
soomaali gardarada iska daaya
Gabadha markuu gaboobay buu raadinayaa miyaa alah hawsoo sahlo
Oo waa laga qaatay gurigiina waa laga guuray haduu raadiyayna waa laysu ruurturaye muxuu dambi leeyahay
Markuu yaraa iyo hadaba waa aabaheed 😮
Isaga wax ceeba malahan isagoo waajibkiisa gudanayo ayaa lagala wareegay ka dibna waa ka guuren gurigii dadkoo u tahayna waa u jaakiren siduu sheegay
@@hawohosh9198
Wa sax wa laga qaatay gabadhiisa
Ilaahsyna hawso sahlo
Adeer gabadhiisa wu helaa maadama
Dad badan u sheegay qaarkoodna
La yaqaano dhaqaatiir mool yihiin.
Ilaahay haw so sahlo gabadhiisa
Hooyadeed waa habar gidir waa sacad
May hooyada waa abgaal ayeeyda aya sacad eh waa dad la yaqaano
Dadka danbiga galay gabadha ayay aabe la aan dhigeen Bisinka
Waxaan rajayn inay soo hadasho gabadhaadu Laga yaabee in lagu yiri aabe kuuma noola laakiin waxaan rajayn inay fidiyowgaan aragto kolay hada waa qof weyn ayadiiba
xxxx.ilahow.usahal.yarabi
Somaalidan kara hi ba ku dhacdeeye bal maxeye ubad ka ukala ceeshtan war walid ikarnimada ha iska barina ubadka. ilmo walidkii loo diidayo wax fiicaan maaha
Yaab,badanaa maxaa laga faaiidaa,in lakala dilo oo lakala qariyo dad is dhaley,oo quluubtooda loo dhaawacayaa siiba caruurta ,war Allah kabaqa cida gabadha heysa la xariiriya,Aabaheed ayada ayaa uga baahi badan iney hesho Aaabaheed iyo duriyada ay kasoo jeedo.
Tolow sihaam tahliil miyaa
Gabar weyn waaye ayadu ma caligeey la dahay may aabeeheed raadsato
Maskino
Siham tahlil miya
May waa reer caan ah
Mar ayan daris xooga naga fog eheen hada meel ay ku danbeyeen ma garanayo🫣
Allaha u soo sahlo
Allaha u sahlo
Maskino
Allaha u sahlo