EYL iyo SSDF - Kooxdii Xirsi Magan ee Eyl qaybsatay . Qaybta 1-aad.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 38

  • @c.m.g3802
    @c.m.g3802 2 роки тому +4

    Qamaan boos ninkii isoo baneeyay ee markii la ii waqlalay wadnihii cunay labadii Neef ee laygu waqlalay masha alalh ileen halkaas baan ka keenay geesinimada allow kuu naxariiso ina maxamud Guled oo reer ayl ah weeye salaama

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 10 місяців тому +6

    Asc, Madaxda, sharafta, leh,Ka bacdi Taariikhdu Ma Naxariisato, qof walba wuxuu yahay, beey sheegtaa Wareysiyadaan wasiir Juxa, ee taariikhda,SSDF, Kuligood, Waan Dhageyste, Waxaa iiga soo baxey, aan ogaadey ,Reerka, Majeerteen, Waa Dad Gob ah, Dulmi iskuma Raacaan,Waa Dad xishooda, oo alle cabsi ku jiro, Waana hibo alle siiyey,Qof ka Qaadi karo Majiro, (Xasuusin), Anigu Ma ahi Majeerteen, (Madhibaan, ) baan ahey, Xaqqa Ayaan sheegayaa, ,

    • @xalimosacdiya9667
      @xalimosacdiya9667 6 місяців тому

      Ppp9999999999999909999999pp999999p999p99p9pppppp❤😅⁹😊❤

  • @legoat9259
    @legoat9259 2 роки тому +6

    waxaan layaabaa dadka aan fiirin sida loo soo cadaabey dad soomaaliyeed oo masaakiin ahaa we so proud of puntland state and making dua for our heroes ssdf 🇸🇱♥️🇸🇱♥️🇸🇱♥️🇸🇱♥️

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 2 роки тому +3

    Ilahay dhamaantood haunaxariisto ✌️💪🙏

  • @yuunastuunis7449
    @yuunastuunis7449 2 роки тому +2

    Juxa guuuuuul itiikudhimatay ssdf ilaahaw naxariisto iyo intii ku dhaawantay

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi5769 2 роки тому +1

    This man His hero

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 2 роки тому +2

    Ilaahay ha u naxariisto Dhamaantood intii ku dhimatay dagaalkii lagula jirey xukunkii Daaquudka ahaa.

  • @dhuleceeydhuleceey6444
    @dhuleceeydhuleceey6444 2 роки тому +4

    SsDf guul guul guul

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 2 роки тому

    Suluto juxaa long live

  • @Theking24h
    @Theking24h 3 місяці тому

    Dhabadilif aheyden Masakinta balanbale iyo goldogob ceelasha ku gurteen😢

  • @cawilfaanto8994
    @cawilfaanto8994 2 роки тому +2

    Juxa waa nin taarikhda jecel
    Aniguna si do kale wan jecelahay inaan ogaado taariikhda somalida inta aan ka aqaan ama aan daneeyo

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 6 місяців тому

    This reminds me of the killer of Tubac Shakur going around singing how he had murdered Tubac. This hitman is explaining better what is wrong with Somalia today. Best research materials here folks.
    Also i found two other channels called Xusuus Reeb and Goobjoog. The criminals on these channels are singing better incriminating themselves confessing how and when they devoured Somalia. They are revisiting the crime scenes and are reliving the crimes. Somali serial killers confessing in our faces

    • @Qiirajabaan
      @Qiirajabaan 6 місяців тому

      😪😪crocodile tears 😂😂
      who's you charging these heroes? Aren't you the evil they fought against? Are U sad because they unveiled the Patriot custom you wore and showed all Somalis the real evil you are?
      whether you like or hate them. we don't care what you think.
      these are our forefathers they struggled to die and suffered just to find better life better freedom for us, and they reached the promiseland, "Puntland Gov." Those who among them died, they are in jannah alfirdows inshaa allah, and who's a life among them, they live with freedom, respect and wisdom, and we so proud and grateful of them.
      This is history.
      No hurt feelings
      Just listen and learn.

  • @HassanMohamed-xn6gl
    @HassanMohamed-xn6gl Рік тому

    Xaguu ku arkay snm ta xoogeedu shiiqey waaba marku ugu xooga badnaye

  • @kiilofaratuush9161
    @kiilofaratuush9161 2 роки тому +1

    Taariikh xusid muddan halgankii xoriya

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 2 роки тому +2

    SSDF SNM jabhado siyaad bare tusay in layska celin karo madamo xabad kuqabsaday xabadna in lagaga qaado kuqasbay

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 роки тому +6

    SSDF . SNM. USC. SPM HA NOOLAADEEN TAARIIKHADII AY SAMEEYEEN WAA MIDA MAANTA GUUSHA KEENTAAY. LAGA QABTAY KACAANKII XAARAANTA AHAA EE XASUUQA U GEESTAY UMMADDA SOMALIYEED

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 6 місяців тому

      WUXUU AHAA KACAAN XAARAAM AH WAXAANA RIDAY JABHADO KASII XAARAASAN , WAXAY DHALEEN MAAMULO ASHAHAADO LADIRIR AH OO QABYAALAD KU DHISAN OO TAAGDARAN WAXAANA KA TAKHALUSIDOONA INSHA ALLAH XOOGAGGA XAQ-UDIRIRKA XARAKATU-SHABAAB ALMUJAAHIDIIN

    • @faclon.
      @faclon. Місяць тому

      @@lilcuzzwhitemoe kkkkkkkk hadaf baad leedihiin lkn riyo ayaa idinku jirta ah inaad xukunka qabataan siday taaliban uqabsatoo kle taa idinka uumba aakhiradiina ku waayey mujaahidiina ma tiine diintada qalinka uakhrisateen

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Місяць тому

      @trumpppl2024 MMMMMMMMMMMMM HADAFKAYAGU MAAHA XUKUN DOON , XOOLO DOON IYO MAGAC DOON MIDNA , HADAFKAYAGU WAA IN UMMADDA SOOMAALIYEED EE MUSLIMKA AH HESHO NIDAAM DOWLADEED OO KU HOWL GALA ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA SI BUUXDA ,HADDAAN TAAS HELNO XITAA SHAQO MIDDA UGU YAR HANALASOOYO NALAKA MAQLIMAAYO.

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 6 місяців тому +1

    War kani muxuu been iyo faan cidlo ah daldalay , war SSDF soo kuwii Siyaad Barre isusoo dhiibay maaha!!!!!
    Ma nimankii SNM ayaad isku dherarinaysaa oo sida mintidka ah udagaalamay !!!!!
    Markii dambe oo USC Xamar soo gashayna Siyaad Barre ayaadba la qaxdeene , war ilayn af carrab iyo laba daan lihi hadal madaayo!!!!!

  • @Abdalla-1122
    @Abdalla-1122 2 роки тому +2

    Faanka iidoor baa lagu yaqaaney hadana dhabayaco ayaan faan bilaabey

    • @xamdixirsi603
      @xamdixirsi603 2 роки тому +2

      Dadkaa faanka ku sheegaysid waa dadkii ki ilbixiyey adoo u heesa siyaad bare u duceee mj uma baal gudi kartid qaxootigaaga bay quudin jireen laakiin isaaq abaal ma leh hadaa abaal hudaan reerkas baad baal gudi lahadeen cay iyo faan walaahi waa adige abalka reerka bixi abeelkena

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 6 місяців тому

    SIYAAD BARRE WUXUU DILAY TOBAN WADAAD KUWII DHULKA KALA WAREEGAYNA WAXAY DILEEN WAX KA BADAN 10,000. OO WADAAD , IYAGOO WELIBA GAALO SOO KAXAYSTAY ,SU'AASHU WAXAY TAHAY KOODEE DAMBI BADAN ?

    • @guuleedcabdigeele1226
      @guuleedcabdigeele1226 2 місяці тому

      10,000 oo wadaad xage lagu dile

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 місяці тому

      @@guuleedcabdigeele1226 WAXAA LAGU DILAY WELINA LAGU LAAYAA SOOMAALIYA OO DHAN IYADOO WELIBA GAALO LOO SOO KAXAYSTAY

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 місяці тому

      WAXAA LAGU DILAY WELINA LAGU LAYNAYAA SOOMAALIYA OO DHAN ,GAAR AHAAN KOONFURTA IYADOO WELIBA GAALO LOO SOO KAXAYSTAY

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 2 роки тому +1

    Ma liibaanayaashii lagu libaanay miyaa mise waa kuwii awrka nagu kacsanayay

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 2 роки тому +1

    Somalia dhimaatada manta ku sugantahy adinko dhibkaa galiyy miya faneysaan

  • @yuunastuunis7449
    @yuunastuunis7449 2 роки тому

    Dabayaco iyo iidoor faanma ahee waa labadawladood adugu isheeg waxa tahay kuwii lagaguu laystay kkkkk

    • @faaraxladane2460
      @faaraxladane2460 2 роки тому +2

      Majeerteen iyo isaaq waa dadkii uu wax ku ahaa siyaad barre oo laangab ah

    • @xamdixirsi603
      @xamdixirsi603 2 роки тому

      Taariikhdu ma lunto laakin m j waa ilowsho dhow yihiin waa iloobeen taariikhdoodii laakiin waakiwii ka takhalusay taktater farmaajo

  • @ironlady886
    @ironlady886 2 роки тому

    Puntland maxamuud saleban bes baa usoo dhintaye maxay noola yeesheen dadka kale markay macno yeelatay

    • @dhool9781
      @dhool9781 2 роки тому +1

      Iron msaleen mj kaliya uma dhimaninee Somali dhan buu u dhintey, syl ya keney marka Somali waa msaleeban iyo baa ah,