Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

WAREYSI #1 - DAHIR MIRE JABRIL- "NOLOSHA AYAA LAGU CADAABAY WALAALKEEY"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 бер 2021
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

КОМЕНТАРІ • 414

  • @mohamedbishar3309
    @mohamedbishar3309 3 роки тому +49

    Walaalkaa oo la jarjaray oo hadana aad ogtahay in la dili rabo noqo qofkii ugu danbeeyey ee arka waa xanuun iyo ciil waaye allaha unaxariisto dhamaantood intii xaqdara lagu dilay

  • @anhaarkashkaash9844
    @anhaarkashkaash9844 3 роки тому +30

    Subxanallaah ilahna nadhaafiyay rajiimki iyo maamulkisi rabi naguma soceliyo kaligii taliye dambe

    • @mohamedomat4028
      @mohamedomat4028 3 роки тому

      SSDF ayaa ka darnaa Siyaad Bare iyo dowladiisii

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 15 днів тому

      ​@@mohamedomat4028bel caks wax ay ka darnaayeen ma jero bal elaahy ajar ha ka siiyo dolmiga ay ka qaadeen dadkooda

  • @manaalmuse3247
    @manaalmuse3247 3 роки тому +15

    Ilahey ha unaxariisto ina adeerkey ina macalin bashiir iyo intii xaqdaro lagu dilay

  • @alisalah3768
    @alisalah3768 3 роки тому +22

    Ninka layey culumada somaliyed oo xaqdara ku dilay qofka qabil ku tageraya war Alle ka baqa ninka dhalimka ah ha ku tagerin qabil

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 3 роки тому +3

      Inta lataageerayo dadkii sidaa soomali ugalay waxba hagaagimayaan waayo wayla fududahay soomlilinimadu waxa soomli halkaa dhigay waa qabyaalad rajiimkii afwayne haloolaco soomliya iyo wixii kudhawaa ee morgan uhoreeyo

  • @habonhajiabdi8693
    @habonhajiabdi8693 3 роки тому +11

    Ina Macallim Bashir (Fadhayo) Kabiirkayga Dugsi Quraanka Ayuu Ahaa ....Subaxdii 9 April 1978 waxaan 7:30 Subaxnnimo isku aragnnay Control ka No 4 oo uu asagu markaas haystay anoo ka imid Afgooye una socday D/Sare Ee Banadir oo aan dhigan jiray!

  • @falisissahak
    @falisissahak 3 роки тому +5

    Asc
    Ayaanle
    Wallahi aad baan uga xumaaday dr cabdulraxman wareysiga aad ka qaaday aad baan uga xumaaday illahay xaqa soo daahirsha intii dhimatayna allaha u naxariisto

  • @bisiqsarman5132
    @bisiqsarman5132 3 роки тому +8

    Ayaale maashaa allaah
    Umadu inay Taariikhdeeda Qorto ama Record usameyso waa muhiimad aad usareys - Sababtoo ah umadii aan Taariikhdeed record usameyn waxay lamidtahay xayawanka oo kale - xayawaanka hadii bahal u yimaado iyagoo daaqaya oo mid kamida qabsado oo cuno markaas bahalku uyimid way cararayaan laakiin wakhtiyar kadib islameeshii bey imaanayaan markaasbaa hadana bahalkii cunayaa - mahays'taan wax rekoor ah ama taariikh ah oo meeshaanu leedahay.
    marka shaqsiga leh Ayaanlow hakahadlin taariikhdii umada somaliyeed soomartey waa shaqsi dadka usheegaya aan sida xayawaanka unoolaano - ama isagaa kujira xandaab noleedka xayawaanka
    Bisiq Sarmaan

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 3 роки тому +7

    Waa naxdin,aniga aabahay habeen barkii ayaa guriga lagala baxay isaga iyo rag rag badan oo la hayb ah,markaan subixi kacanay aabahay ma joogo 1979 bay ahayd xiligaas .waa taariikh lama ilaawaan ah.

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 3 роки тому +19

    Afweyne cidina arxan umusan gelin naarta allah ku fogeeyo

    • @mohamedomat4028
      @mohamedomat4028 3 роки тому +1

      Adigana Allah ha kaa hormariyo.

    • @PlanetWar
      @PlanetWar 3 роки тому

      Bad sumeeye, af gaduud af qurmuun, dumar gatte iyo caydiid qaran dunshe baa dawada uleef taa hadana Jaale Siyaad baad wax kasheegi Xaarwiye iyo badoow nimo isu daa!

    • @mohamedomat4028
      @mohamedomat4028 3 роки тому +1

      @@PlanetWar AR waa Ramadan maxaad ajirkaada is kiiga qasaarisay.

    • @PlanetWar
      @PlanetWar 3 роки тому

      @@mohamedomat4028 Waa runtaa sxb, laakiin qurun kaan baa nagu qasbaya!

    • @AhmedAli-ge5xf
      @AhmedAli-ge5xf 3 роки тому +1

      Afweyne geesi buu ahaa,dabodhilif iyo khaa'inu wadanka buu nebcaa-
      Kan oo kale waa la yaqaan-
      Inqilaab iyo fawdo bay wadeen in la laayo wey aheyd
      Waligey rumeysan maayo shiiko nin ssdf ahi ka sheekeynayo.
      Inqilaab buu waday buu ku caddeynayaa-waa ilmeynayeyna wuu leeyahay-mey meel joogaan haddii aysan adkeysi laheyn

  • @halalpolice7544
    @halalpolice7544 3 роки тому +9

    Inalilahi waina ilayhi rajucuun caloosha ihurtay Allah how Naxariisto masakintaas😢😢

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 3 роки тому +12

    Xukunkii waxaas iyo wax ka sii daran sameeyey ayay hada 50 sano kadib koox madaxoda ka guuxeysaa in mar kale la soo celiyo sidii oo kale

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 роки тому +3

      Kuwa ilaa maanta taageera ee soo noqoshadiisa u riyaaqa ee jecel, ee jiritaankiisii amaanta Kala dul dhaca amba ugu duceeyaa jannadu Waa garac iyo waxaan ilaahayba garanayn, gun liidata iyo waa gocoro shaydaan, wuxuu gaystay daaquud kuwaan ilaa maanta garanayn geedkooda alla biiii garaadkoodu xumaa,,

    • @isseolowahmed5860
      @isseolowahmed5860 3 роки тому +4

      @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 brother waxaa weyaan dalkaan xukunkii militaryga ayaa burburiyey ilaa hadana dhibkii uu geystey ayaa laga soo kabsani la,yahay kuwa hada niyada ay kaga jirto in military dib loogu Qabsado ama loogu xukumo maalin cad ayay riyoonayaan xukun kaligii talisna ma waaro ee waxaan leenahay ka waantooba wixii dadlkaan iyo dadkiisa dib u ridey

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 роки тому +3

      @@isseolowahmed5860 sxb thanks laakiin waa qoowm habaaran oon waligood xaaraan mooyee xalaalba loo sheegin, xumaan mooyee Aan wanaagba maqal, maskaxdooduna xagga samaha uma shaqayso, sidaa daraadeed maxaan xabad ahayn ee wax loogu sheegi karaa???? Thanks

    • @ummaisha876
      @ummaisha876 3 роки тому

      Oo maxaa ka danbeeyay ma is waydiiseen,Nidaam jiray ayaan birbirinay dabeedna innagii baa iscunnay sidii digaahtii oo kale.

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 роки тому +1

      @@ummaisha876 naa miyaanad Isla yaabayn? mayaanad khajileeyn oonad inna damiir lahayn amba xishoonayn?? Ma cuqubada, hoogga iyo halaagaad wax jirey ka dhigaysaa?? nidaamka iyo wanaagga ma dulmiga iyo xasuuqaad u taqaan,, miyaadse garan wayday haduu wanaagsanaa muxuu ilaahay u dumiyay?? mise jahliga iyo caadifaddaa kaa sayid calaysay??

  • @yasmiinmohamed6583
    @yasmiinmohamed6583 3 роки тому +26

    It's so sad geerida cadiga ah wa xarago ,lkn silica iyo cilka iyo gumaysiga ba geerii xanun badan ah ..... lakinsee كل نفس بما كسبت رهينه

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 роки тому +5

      Dhiigyacabkii Kooxdii Kacaanka ee 20 sano umada Xoolohooda cunayay kuna xasuuqayay Waa ay heleen Xaqoodii

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 роки тому +4

      @@mohamedshakaal1545 allaylehe afweeyne iyo daaquudyadiisii dullibay ahaayeen iyo duul Aan ilaahba aqoon,,,, thanks

    • @dalalmaakhiri1060
      @dalalmaakhiri1060 3 роки тому +2

      Waa dhab RABBI caadil ah baa kala xukminaya maanta wiilka isaga oo yar 22 sano sida xun ee dugaagnimada leh loo dilay!! Dulmigii noocaa ahaa oo kale 2021 inaan maqalo dad la dilay oo kabahoodii lagu aasay waa nasiib xumo weyn!

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 роки тому +1

      @@mohamedshakaal1545 sxb waa siday farmaajo iyo caruurtii xeryihii kacaanka lagu soo koriyay maanta damacsanyihiine 21sannadood dheh,,,

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 роки тому +1

      @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 inshaallah ku guulaysan mayaan

  • @mombasa7
    @mombasa7 2 роки тому +5

    This man is a brave man!

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 роки тому +7

    Waa calool xumo subxaana llah qof dhalin yaro ahaa oo wadankiisii saas loogu galay

  • @alisalah3768
    @alisalah3768 3 роки тому +27

    History repeats itself wa hada farmajo wada uu haya inta somali wax tahraka aha uu ugursanaya inta xolaha ahydna wu shaqaleysi

  • @quicknessinc7654
    @quicknessinc7654 3 роки тому +7

    Subhanalah walaahi ninkan waa nin iimaan leh dulmigii uu arkay ayuu u adkaysan waayay dadbaa difaacayaa dowlad miyaa mise maafia qofkaa ku dadka ku raacsan dulmiyaa qiyaayaha Allah hortiisa ayay arki

    • @abdiidba431
      @abdiidba431 3 роки тому

      haduu run sheegaayo muxuu hore ugu sheegi waayay waa beenaale

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 роки тому +9

    Kursi jecel baaba dadka saas loogu laynaa aaqiray ku xisaabtamaayan

  • @haweeyafanax9093
    @haweeyafanax9093 3 роки тому +4

    Waan ugu hambalyaynayaa wariyahan inuu taariikhda usoo bandhigo umada.

  • @quicknessinc7654
    @quicknessinc7654 3 роки тому +5

    Walahi waan ooyay 6 days ayan soconayayn kaba lugta ku fiican maanu wadanaynay dad waayeel OP xanuunsan dumar kii nala socday walaahi socodkii ku dhaleen qaarkood markii qurbihii ka hadlay wixii nagu dhacay waxa la yidhi qabiil baa ku haya ilaa hada lama aqbalo karo siyaad iyo xulifadiisii way qaldanaayeen shiv baan xasuustay

  • @hssnmoaskar3806
    @hssnmoaskar3806 3 роки тому +5

    Raggu waa isdilaa lkn ragga sidaa ugelayay umaddu waxay ahaayeen fulayo aan raganimo meelna usoomarin

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 роки тому +1

      Waa runtaa. Oo geesigu dhaqankaas ma yaqaan. Fulayga ayaa caan ku ah cabsi galinta iyo ciqaabta. markii shacabku hubka qaateena waa kuwii kala cararay ee in badan ee ka mid ihi ay gaajada duurka ugu dhamaadeen.

  • @safia5435
    @safia5435 3 роки тому +8

    Subhaanalaah dulmi

  • @zhukrijama7989
    @zhukrijama7989 3 роки тому +6

    Subxallah xisabiye waa rabi aan qofna xaqiisa dulminayn

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому +4

    Walaaahi bilaahi siyaad barre waxuu ahaa basaas shisheeye waligi ma dalin qof doqan ah waxuu dili jirey dadka somali ugu maskada fiican ugu somaliisan

  • @garasho614
    @garasho614 3 роки тому +6

    MashaAllah ayaanle awoow meesha kasiiwad

  • @khadarismaaciil5051
    @khadarismaaciil5051 3 роки тому +6

    Waxaa xaqiiq xukun haduu dulmigiisu bato in Allaah ciqaabi doono , Dowlada inay bur burto waxaa sabab u ahaa waa dulmigii ay gashay dadkeedii ayaa lagu ciqaabay.

  • @gaaleefyare6988
    @gaaleefyare6988 3 роки тому +1

    Alle janadii haku casuumo dhamaan saraakiishii lagu dilay in qilaabkii fashalay iyo sidoo kale dhamaan saraakiishii soomaaliyeed ee dhimatay
    Ayaanle saxiib waraysiga oo dhamays Tiran soodaa
    Walaahay aad ayaan oga xumaaday
    Qisada uu la kulmay Dr daahir mire jibriil anoo ay adeeraday ahaayeen saraakiisha hadana wuxuu la kulmay waa wax xanuun gaar ah leh

  • @abdifatahhussen5504
    @abdifatahhussen5504 3 роки тому +13

    Waan ka xumahay dhibtaas gaartay balse waxaa ayaan dara ah in Illaa iyo hadda dulmi lawado

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 роки тому +4

    Subhanalah

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 3 роки тому +5

    Subhanallah very sad 😢 awaal waxan amiinsana madama Ana Dawlad iyo waxba so gadhin oo kolka an cidanki military ga ah videos ka aragno waxan u cadhoon jiray Jabhadihii oo ay dalka burburiyen lkn kolka Tarikhda dad hayaa waraman waxad oganaysa in Dawladu iyadu dalka /Dadka /diintaba burburiisay ayna ahayn dalimin jahiliin ah oo kibray umaad badan oo Islam ah na dhiigoda banaystay!!! Ma aha wax maskaxda bili’adam ku qadankarto in ad la kulanto waxas oo kale waliba wllka odaygan waxan qaba in u Alle maskaxdisa u badbadiyay hadi ba at least oo waxbarty still normal u muqdo although damage ka inside ku badnaan karo kan muqda !!
    waa yaab ad waxloga cajabo ! Ninki madaxda aha ee sas Dadka u galayay waxaa ka hoos shaqaynayay dad ay isku family yahin ila hadana way jogaan very sad 😢 in manta cawaan ninki ilma adeer yahin sidan arkay loso dhaweeyay oo manta office kii dhexfadhiiyo bal kawaran isago amiinsan kibirkii iyo dulmigii!! But way aniga opinions kayga xor ayaa u ahay odaygana waxba isuma nahin just waxan dhagaystay warbixinta iyo kuwa kale badan And I’ve every right to said my own opinions!! Cuz there’s still humans being who take everyone else is wrong if they said their opinions.. thanks Ayaanle Haanoolato In sha Allah will leave comments on his other videos soon .. stay bless 👏🏽

  • @suraaleydacida7446
    @suraaleydacida7446 3 роки тому +10

    Naxariistii jane illah kuma tuso siyad barow shadiidul ciqaab alle ku gali

  • @aliseedi4247
    @aliseedi4247 3 роки тому +3

    Daalinku cid maaham, qabiil maahan, laakiin waa bahal xitaa hooyadiis cuna. Siyaad Bare asaa la weydiiyaa burburkii Soomaaliya.

  • @caqligaadaadeegso751
    @caqligaadaadeegso751 3 роки тому +5

    Dowladeni waxa burburshay dulmiga iyo ku xadgudubka nolosha adanaha

  • @sal8017
    @sal8017 3 роки тому +16

    Subxaan Allah
    Kuwa hada qoraya in Ninkan wayni been sheegayo Ayaa malaa sidaa wax u ciqaabi lahaa Haday xukun qabtaan
    Allah hortiisa cid cidkale wax u tari karta ma leh

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 роки тому +5

      Waa runtaa waa kuwa tagersan wixi dadka lagu smaeyey oo xaqdarads ahayd wana sabbata ay taagersan yihin waa kuwo aminsan in aysan nolol heley. Ama xukun haddii aysan sidan yeelin dadka & dalkaba, wana hayan manta dhaxalkeeddiiw

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 роки тому +2

      @@asamadhassan1419allaylehe waa runtaa oo kol uu suulka kaa gallo gun iyo weeyi caadadeed oo asal waa ma guuraan,,,

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 роки тому +4

      Salma, waa kiwi aabbayaashood dhibka geysteen, waa caruurtii dembiilayaasha, waa dadkii lagu soo korshay boolli qaran sida farmaajo, Allaha dhammaantood narta jaxiima haku fogeeyo, aamiin. Waa ilma afweyne, gaani, moorgan, maslax, maxamed cabdi yusuf, guulwade, ina dafle, cali samatar, iwm, waa leylkase, mareexaan, dhulbahante, awrtable, abasguul, iwm

    • @halalpolice7544
      @halalpolice7544 3 роки тому +1

      @@mhassan0163 Qof Muslim ah waloo duceeya intii la habarayo hada masakinta nool hadii xataa Haram lagu so koriyay walid kaa leh Danbiga iyaga habaarka haku darin Plz

  • @johnali4402
    @johnali4402 3 роки тому +5

    Ninkii Dadka saan u galay haba dhintee. Kuwii la shaqayn jiray meey? yaab intii la maxkamadayn lahaa, nasiib darro haraaygoodiyaa (Madax) ka dhiganay, taaso walibo rabo in Dalka sidii ku celiyo. Somaliyeey aynu diidno noocwalbo oo Jirdil, Xasuuq wadareed, Afkaar macangagnimo iyo Dhiigyo cab. Cideey doonaan ha ahaadaan. Fideraalka saan ayuu ku fcnyhy.

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 3 роки тому

      Wlhi waa yaab ad waxloga cajabo ! Ninki madaxda aha ee sas Dadka u galayay waxaa ka hoos shaqaynayay ila hadana way jogaan very sad 😢 in manta cawaan ninki ilma adeer yahin sidan arkay loso dhaweeyay oo manta office kii dhexfadhiiyo bal kawaran !!!

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 3 роки тому +2

    Ilahay ha unaxariisto dulmigaa kuwii gaystay way noolyihiin ee amarka bixinayay waxa ka kowa moorgan wuujoga waan kaxumahay waad lahabsaantay warkaa

  • @qarandoon6367
    @qarandoon6367 3 роки тому +7

    Ayaanle shaqo fiican ayaad qabaneysaa, Insha Allah meeshaas kasie wad

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 роки тому +6

    Siyaad bare wuxuu ahaa cabdi ileey oo kale

  • @amiram132
    @amiram132 3 роки тому +2

    Subxana Allhah! Alle mahadleh ee ina dhafiyay kwrn dadki an la ogeyn tiradooda ama laga shekeyn. In lagu jarjaro aya lagu leyahy dalbo qofka la dardarmi lahed walagu dilayahe, taas o macnaheda noqonayo cid wax naga qadi karto malahan ama sida somalida dhahan “weesha qal dibiga haku quus qaate”
    Kwrn qof bahal lasiyay si u cad cad ugu goosto😭
    Hadane dad aya wali kacanki la qurux bdnyahy iyo kaligi talisnimdii..

  • @geediadem5015
    @geediadem5015 3 роки тому +4

    Nin u qudha oo inqilaabkii fashilmay Ka mid ahaa ayaad sidaas uga murugooteen bal ka warama qabaail dhan oo la xasuuqay iyagoo aan waxba galabsan keliya waxaa loo xasuuqay waxaa yihiin qabiil hebel

  • @najlaxaji6211
    @najlaxaji6211 3 роки тому +9

    Subxana allah silicas marka maqlo wlhi wan suuresan waya in soomali tahay waxa laga shekonoyo 😭😭 dad saas wax u cadabay maba naga mid ah alla rabiyow naso gaar🤲

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 роки тому +2

      NAJUUM, noolow, xalaal baad kusoo kortay

    • @maryami2299
      @maryami2299 3 роки тому

      Kuwaan maydkooda laduugin oo dagaaladii sokeeye ka waran waraabuhu cunay

    • @ipcapital4747
      @ipcapital4747 Рік тому

      Haa wllhi waa Naxdin anba yaanwaabanahay dadka saas samaynaYa armay taliyanigii ahaayeen

  • @Light-q3r
    @Light-q3r 3 роки тому +4

    Waa dad dhiiga Islamka baneystey

  • @cabdilahimaxamad3904
    @cabdilahimaxamad3904 3 роки тому +6

    Dabki waxas sameyey hada weynol yihiin magara nesan sababta maya hada idin Tusa sababta waxay tahay dowladi siyad bare waxa tagersana calamka waxeyna khasha qenjirtay danahoda sida fafinta denta Christian ka iyo daqan xumada marka quf adiga kushaqenjiray dacadna Ku ahaa maxi reysaa waa maya

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 3 роки тому +1

      Wll Alle dartiis subscripe noogu saar SHARAFI KORKAGA HA

  • @seynababdullahi2229
    @seynababdullahi2229 3 роки тому +2

    illaahy ha u naxariisto janafardoowso allaha geeyo

  • @nimoyusuf6995
    @nimoyusuf6995 3 роки тому +3

    Subxaanallah calooxumo weynaa bahal bay ahad dawladana mayhan

  • @falisdahir3348
    @falisdahir3348 3 роки тому

    Mansh Allaaha Hanolaato barnamijyadaada wa macquul lagana yaabee inaan kamidnoqdo kuwad waraysanayso waxan Ahay Hooyo somaliyeed waxna kaogayd dalkeeda marku dawladaa lahaa .wad kumahad santahay barnamijyadaan Ad ugu danaynayso somalida soyalkeedi hore

  • @Qatra101
    @Qatra101 3 роки тому +2

    Ilaahey ha u naxariisto

  • @ayuushdaymoddiamond9218
    @ayuushdaymoddiamond9218 3 роки тому +3

    Subxanalah walal noso daa qeybaha kale

  • @jamacjees4277
    @jamacjees4277 3 роки тому +5

    Subxaanalaah ,ayaanlow kasoo hadal xarigii laxiray ismacil cali abokor iyo ragii kale 1982 gii

    • @omardiin358
      @omardiin358 3 роки тому

      ismaaciil cali abokor wuxuu ahaa xaaska siyaad barre. faqash maxaa naga galay?

  • @mansamusa5923
    @mansamusa5923 3 роки тому +9

    Xaqiiqdu waxay tahay siyaad bare wuxuu ahaa digtaatoor waxuush ah oo dhiig yacab ah

  • @ahmedmaxamud2373
    @ahmedmaxamud2373 Рік тому

    Taasaa manta rag difaacaayan subxalaaha

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 3 роки тому +8

    Waa waxa hadda farmaajo wuu somaliya kawada in dadka qabiil lagu Xasuuqa ayada oo shaati dowladeed la xiran yahay

    • @abdibede3958
      @abdibede3958 3 роки тому

      Siyaad Barre horta illaahay ayaa xisaabin wuxuna ahaa Askari jaahil ah Amiishaar ah Balse Dadbaa Farmaajo tusaale ugu soo Qaadanaya Maxamed siyaad Barre, Arinkaasi waa Qalad, sababtoo ah, isku aqoon iyo Caqli iyo system ka Dawladnimo wuu kala duwan yahay, waxayna arrinta Siyaad barre sameeyey aad umadda Soomaaliyeed u dhibilahayd sheekadeedu, hadii Maamulo ka dambeeyey oo Cadaalad soomaali kumaamulaa jiraan intii isagaka dambaysay ilaahada inkii hayoow soosheeg, waan qirsanahay inuu sameeyey Arxandaro laakiin balaayaba balaayeyka Cuudubilaysataa ilaamaanta.

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 3 роки тому +1

      @@abdibede3958 isagu haduu bahal ahaa aaway dadkiisii nin waalan tolkii baa u miyir qaba aaway dadkii caqliga lahaa marka nin madax ah oo dad baabiinayo maxaa aamusiiyay dadkii kale ??????

    • @abdibede3958
      @abdibede3958 3 роки тому

      @@haweeyafanax9093 Adeer siyaad Barre xitaa Tolka bal iskabadaaye aabihii haduu nool yahay mayeeleen, kursigu sideedaba waa xanuun dadka kaasaaraya illow hanna jeclaysiin ku ducaysta kuwaku fadhiyana noosikhir, ma ogtahay wiil uu dhalay Maxamed siyaad Barre inuu kudhahay Aabbo sidan hadda aad wax u waddo umadda Soomaaliyeed waxay nooqaadi Godob nalagu beegsado ee kadaa, cadaadis xagiisa kagayimid awgeed wuxu Cabay Sun, sidaabuuna kudhintay hadaba ninka noocaa ah Tolwaxmaka qabankaraa?

  • @thorntonheath.croydon.3431
    @thorntonheath.croydon.3431 3 роки тому +14

    SUBXAANALLAAH

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 3 роки тому +2

      Wll Alle dartiis subscripe noogu saar SHARAFI KORKAGA HA

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 3 роки тому +2

    Allaha unaxriisto anagana allaha noonaxariisto AAMiin

  • @feisalfeizul9717
    @feisalfeizul9717 3 роки тому +2

    Allah ha unaxaristo

  • @SarahKadiye
    @SarahKadiye 3 роки тому +2

    Waa waxuu Farmaajo dalka Iyo dadka Somaliyeed maanta uu ku haayo
    Waa dhashii Rajiimkii Farmaajo

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 3 роки тому +2

    Allaahow unaxariisto janatul fsrdowsa ka waraabo.
    Aabahay ilaa hada faraha go,on. Waana la tumey 😭😭😭😭😭😭.
    Murugo waala soomarey.

    • @johnali4402
      @johnali4402 3 роки тому

      Lamasoo marin, ee hadeey bilaabatay. Farmaajo dhaqankiisa fiiri?

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 3 роки тому +1

      @@johnali4402 Allaah noogu badalo qof wanaagsan qabiil muhiim maha

  • @mohamednur3565
    @mohamednur3565 3 роки тому +1

    Allah ha unaxariisto
    Wlh waaa dhacdo xanuuuunbadan

  • @lailo8082
    @lailo8082 3 роки тому +3

    Allah ha u naxariisto dadkaas la laayay

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 роки тому +2

    Waayo waxaa lacunay labeentii dalka subxaanallaah

  • @abdirahmanmohamed8133
    @abdirahmanmohamed8133 3 роки тому +5

    Allahu akbar Allah swt qafil kama ahan waxa daliminto sameynaayan kuwii ku sameeyay arinkas ayaka oo nin ama shaqsi kursi saaran u adeegayo key u adeegayen iyo ayakiiba waxba kama danbeynin Allah swt xagisana xisaabi taala

  • @alsayyid6812
    @alsayyid6812 3 роки тому +4

    إنا لله وإنا إليه راجعون
    Alle ha unaxriisto, arrin argagax leh waaye.

  • @KeifNour
    @KeifNour 6 місяців тому

    Qalbi xanuun weyna ilahow unaxariiiso😢😢😢😢

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed6429 3 роки тому +1

    Illahay ha unaxariisto wallahi waa murug aad uwayn walalka oo la silcinaayo aad arkeysid waxna uqaban karin cuduraba ku dhacay waliga adan hilmamayn

  • @ahmeddhakane6749
    @ahmeddhakane6749 3 роки тому +4

    Plz Ayaanle markaad wax duubeeyso meel dagan kusoo duub

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 роки тому +5

    Ayaanle mahad sanid soobadi barnamij yada kuwan oo kale ah

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 3 роки тому +2

    Allaha unaxariisto ragaas waxay ahaayeen gumaysi diid damiir leh !

  • @abdulkadirmahmudalasow2214
    @abdulkadirmahmudalasow2214 3 роки тому +3

    subxanalaaaah

  • @willobouni7146
    @willobouni7146 Рік тому

    Lawalaa wa quwaatii iinabiilaa hilcaadiin xasbiyalAllah xawalaynaa waala calaaynaa

  • @abdirahmansomalichanal1682
    @abdirahmansomalichanal1682 3 роки тому +3

    Subxanallah

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 3 роки тому +2

    Subxaanallah intii cadba mar la gooyn lahaa in la toogto ayaaba uroonayd

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 3 роки тому +1

    Waa wax laga xumaado oo aad looga naxo in qof sidaa lagu sameeyo oo jirkiisa cadba mar la goosto sidaana ay sameyso dowlad , aad baan uga naxay , laakiin mida hada jirtaa ayaan iyana qurxooneyn oo qaranimadii oo dhan wada maratay oo qof ceynsan waa lala'yahay, deegaan waliba inta xukunta ayaa ka nool

  • @habonehaji683
    @habonehaji683 6 місяців тому +1

    Adeerkay alle hau naxariisto wuxu ahaa pilot majeerteen ah waxa diley taliskii afweyne dayuuradiisi ayaa gantaal lagu dhuftay

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 3 роки тому +3

    Suubxan Allah maa waxas dhuulye
    Allah xaagiiba laagu kaala xiisabi
    Yaa raabi

  • @mahdibarre3739
    @mahdibarre3739 3 роки тому +5

    Waxa Farmaajo damacsan yahay waa jidkii Afwayne
    In laysnaco
    Colasd sokeeye
    Iyo in 30 sanno kadib jidkii dib loogu nqdo

  • @qarandoon6367
    @qarandoon6367 3 роки тому +2

    Laa xoowla Walaa quwata ilaa Bilaah.

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 3 роки тому +2

    😭😭😭😭

  • @enggorod34
    @enggorod34 Рік тому

    Alle ha u naxariisto wa qaiso xanuun badan.

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 роки тому +1

    Aloow u naxariiso ninkaas

  • @ahmedelmi9851
    @ahmedelmi9851 3 роки тому +3

    Waa ciqaabaha ugu yar ee dhacay wadamada islaamka oo idil

    • @akh8501
      @akh8501 3 роки тому

      @Yusuf Ahmed ma aha beenaale ee waa runtiis.

  • @mombasa7
    @mombasa7 2 роки тому +1

    The 'Golden years' of Somalia! What a sad nation!

  • @marwoyusuf906
    @marwoyusuf906 3 роки тому +3

    Xukun 1 nin ama 1 qoys leeyahay waa sidaas dadbadan qabiil ayee cuqdad uqabaan iyo qof qof lagu sababay lkn maxaa dhicidoono hadii xukun dictator yimaado ma’oga

  • @qamarhassan2064
    @qamarhassan2064 3 роки тому +1

    Wlhi waan ilmeeyey ilaa hda eyey socotaa o shacabka la qarxiyaa 😭😭😭😭😭😭😭

  • @yasinyusuf4759
    @yasinyusuf4759 3 роки тому +1

    Ha noolaato war ma hayso miskiin rag wuxuu soo maray ma ogid

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 роки тому +1

    Somali sasay isku gashay say isku aaminayaan marka. ALLE ha u fududeeyo nabad iyo jacayl

  • @amanachannel1567
    @amanachannel1567 3 роки тому

    waa arin xanunbadan illahay ha unaxaristo adunkan an joogno 1 qof unba madaxweyne noqda halkuna un 1 qabil buyahay ee niceebka iska daaya kursiga walo tartama qofku calafkiisu siiyana qate habarka iyo catowga joojiya

  • @garasho614
    @garasho614 3 роки тому +4

    midkale hada joogo magaciisa waa farmaajo. war halagajoogo in lagunoqdo wadadi foosha xumeed

  • @11dunka
    @11dunka 3 роки тому +1

    Subxanalah!!!!!

  • @nimcomuxumad-lo6we
    @nimcomuxumad-lo6we 5 місяців тому

    Wlhi wan daawan kari wayay ka wrn ninkan hadalkiisa😭

  • @jamalsaidhassan6935
    @jamalsaidhassan6935 3 роки тому +2

    walaahay ,qalbiga ayaa ixanuunay .

  • @AbdallaArush
    @AbdallaArush 3 роки тому +4

    Wa arin naxdinleh walahi

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 3 роки тому +2

    Dee adeer Inqilaabku waa halis hadaad lawaydo aakhiraa laysku diraa waana lagu ciqaabayaa si war lagaaga helo cida laynka kujirtay oo dhan loo helo balse siyaad bare inqilaabuu kyimidoo inuu ragaa sidaa ula dhaqmo ma ahayn

  • @suldaansuldaan4282
    @suldaansuldaan4282 3 роки тому

    AyAanle big thanks

  • @mamaaminayusuf727
    @mamaaminayusuf727 3 роки тому +5

    AALAA xaaL og qof kasta wa Laxiisaabi maaLin danbe is iiLaaLi intaa ad noosha hay

  • @deeqoadan8424
    @deeqoadan8424 3 роки тому +1

    walahi wan okay wayo wa xanuun abahay iyo walakadey gurigena a laga watay hortena aya BEBE lagu ritay kavacdila inra Durham la gestay lagu dilay AYAGON DOWLADNS MUCARADIN CIDANA KU JIRIN E LO DILAY HEB TASI MA DOWLADBA WALI MA ILOBO ABAHAY IYO WALALADEY MALWALBA ON ARKO KALIGI TALIS WAXAN IRAHDA ALOW NADHAFI

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 2 роки тому

    Wadankaasaa la leeyahay muxuu daga cuqubadaasaa ku maqan ilaa hadana socotee 😭😭😭😭😭😭

  • @easyandhappylife578
    @easyandhappylife578 3 роки тому +1

    Maxaa bedelay shaqsiyaad baa ka ooyneysay dhibka gaaraya laakiin waxaa caradaasi ay dhalisay in soomaali isku aakhiro seegto adujnyadana dhiig frabadan iyo silic aan qiyaas laheyn soomaali uu ku qabsado 5 qaarad aduunka kuwii dhintay waxaa ka xanuun badan kuwa aan dhiman oo aanan Notley ee aduunka daadsan inta mentaly xanuunsan dal iyo debad oo 20 jiro soomaaliyeed u badan hooyooyin murugada u geeriyooday caruur dayacan dumas dayacan odayaal qaatumadooda ka dhigtay fadhi ku dirir. Arday waxbarashadii dhameysay welina gurigii hooyadood canjeeladii ku suga gabdho xuural cayn ah oo qar iska tuur noqday kuwo diintii islaamkaba ka baxay
    Xoolo umadeed oo shaqsiyaad khaas ah bankiyadooda ka buuxsaday kuwii loogu talagalayna gaajo habeenba mid loo aaso isku soo duuduunoo reer ba'oow yaa ku leh
    NANIGA SCW .WUXUU yiri wadan waxaa u shar badan kaan madaxweyne ama amiir u taliyo aan laheyn
    Marka tunable shaar hadii uu kugu wasakhoobo la Islamabad siibo hadii aadan heysan shaar kale oo nadiif ah oo aad ku meel marto
    Marka qiirodii dulmiga laga qiirooday waxey fhashay dulmi kii ka sii daran isku soo wada duuboo waxaa hadda nala gudboon inaan gacmaha sare u wada taagano oo aan dambigii hore ka qoomameyno rabina weydiisno dambi dhaaf si cirku roob nabad ah oo dhiiga naga dhaqa rabi noogu soo diro soomaalina quluubteeda ka nadiifiya wixii xumaan ah inshaa allaah
    NB. ANIGA QABIILADAAS MIDNA MA AHI HA MOODIN IN AAN QABIIL KU HADLAAYO
    MAHADSANID

  • @hosaynn2418
    @hosaynn2418 3 роки тому

    Haye

  • @mallikamustafa7175
    @mallikamustafa7175 3 роки тому +1

    😭😭😭😭😭

  • @ahmedmaxamud2373
    @ahmedmaxamud2373 Рік тому

    Subxanalaah wadanka ciqaab baa dad ka u dhamaatay

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 2 роки тому

    لاحولا ولاقوت الا باالله