Maxaa igu khasbay inaan SSDF ku biiro? Cabdi Xirsi Cali "QARJAB"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 29

  • @hqaali9525
    @hqaali9525 Рік тому +2

    Thnx Mr Juxa hats off

  • @hodansaciid8706
    @hodansaciid8706 5 місяців тому

    17 jir bu qabiiliste ku ahaa odaygan subxanallah bal mu wax barto dantisa garto ssdf xita ma guuleysan waa la wada laayey intii soo hartayna dalka ka baxeen

  • @SonSharib
    @SonSharib 10 місяців тому

    Bro MA laga yaa inaad amxaaradii ku soo taba bartay adoo da' yar aad wali u shaqaynaysid ?

  • @Bigman-dv1iz
    @Bigman-dv1iz Місяць тому

    Xabashi baa ta bareysey
    Sey wadan kooda u
    Dumiyaan

  • @bidhaanqurux5874
    @bidhaanqurux5874 8 місяців тому

    Waa.sax

  • @AliHassan-zg8it
    @AliHassan-zg8it Рік тому +1

    Awrkii heeryadiisa cunijiray weeye Soomaalidu

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 10 місяців тому +1

    Waxaa kugu qasbay in aad SSDF waxuu ahaa qabiil iyo wadanka oo qabiil kaala weynaaday. Maxaa yeelay ciddaas aad ka dhalatay ayaab ah caynkaas.

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 6 місяців тому

      bel cakis wadanka kuwi hogamenayay baa wadanka eyo eny masuol mixtarama noqdan kala wiynaday qabil eny bar telmameedsadaan caqli xomadasna waxy u la mooqatay eny sas xokom ku haystaan

  • @AliHassan-zg8it
    @AliHassan-zg8it Рік тому +2

    Dawlad aan majeerteen ahayn maanaan rabin weeye runtu

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 6 місяців тому

      marki ay xel qabteen waxa marag ahaa eny somali wax la qybsanayeen meeshi oo af wyne estecmalayay dolad aan mareexaan aheen ma cheryso

  • @AliHassan-zg8it
    @AliHassan-zg8it Рік тому

    Majeerteenimo waxkunoqo ayaa bi-isay reeraha

    • @mussewehliye5305
      @mussewehliye5305 Рік тому

      Musikada saaran Yaa isheegi Kara waa heeste

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 11 місяців тому

      Majertenimo wax kumaysan raadinayn, SSDF somali oo dhan baa kujidhay laakiin qabiil waxaa kadhigay SNM oo diiday in awoodda jabhadaha la mideeyo si qabyaaladu meesha uga baxdo. Aasaaskii SNM ee 1981 kahor SSDF waxaa kujiray saraakiil reer waqooyi ah oo aan yarayn waxaa kamid ahaa raggaas Gen. Faysal Bootaanka hadda xiran. Beesha Saleebaan ee Habargidir sidoo kale way kujidhay jabhadda, qof iyo labo sida Isaaq maahayne ciidan ahaan bay ugu jireen iyagu jabhadda. Markii jabhaddu xoogaysatay oo galdogob iyo balanballe qabsatayna waatii itoobiya dhabar-jabisay oo dhulkii sheegatay, saraakiishii ku gacan sayrtay oo beeniyay ee lafdhabarka hawlagallada jabhadda u'ahaana way xirxirtay. Gudoomiye magac uyaal ah baa itoobiya usoo magacawday jabhadda inuu hoggaamiyo, balse garabkii ciidanka ee jabhaddu way diideen inay ka amarqaataan oo aqoonsadaan ninkaas mingiste jeebka kalasoo baxay, maalmo kaddib ciidankii itoobiyaanku waxay dheheen hubka culus soo wareejiya, 3 guuto oo qalabaysan oo hub badan oo culus oo Liibiya ugu deeqday sannado kahor jabhadda haysta oo galdogob iyo Balanballe dhexdooda ku sugan ayaa diiday amarkii ciidanka itoobiya. Waxaa maalintii ku xigtay weerar soo qaaday itoobiya waxaana bilawday dagaal 4 maalin oo xiriir ah socday oo itoobiyaanka aad loogu naafeeyay maadaama jabhaddu difaac kujidhay, dhulkuna aad bannaan u'ahaa oo aysan gabbasdbhaysns itoobiyaanku. Dagaalkaas waxaa maalintii 3aad ku shahiiday Gabyaagii waynaw Khaliif Sheikh Maxamud (aun). Ug7ndambaynnrasaasyii ba akadhamaatay ciidanka oo awalba rasaasta itoobiya siin jidhay raggii difaaca kujirayna qaarna wa laqabtay, qaarna buurahwla Eyl iyo nugaal bay ubaxsadeen. Waxbaa baalahayga yaacay baa kudhacday. Allaha unaxariisto inta shahiiday inta noolna.nolol wacan allaha siiyo.

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 11 місяців тому

      Majertenimo wax kumaysan raadinayn, SSDF somali oo dhan baa kujidhay laakiin qabiil waxaa kadhigay SNM oo diiday in awoodda jabhadaha la mideeyo si qabyaaladu meesha uga baxdo. Aasaaskii SNM ee 1981 kahor SSDF waxaa kujiray saraakiil reer waqooyi ah oo aan yarayn waxaa kamid ahaa raggaas Gen. Faysal Bootaanka hadda xiran. Beesha Saleebaan ee Habargidir sidoo kale way kujidhay jabhadda, qof iyo labo sida Isaaq maahayne ciidan ahaan bay ugu jireen iyagu jabhadda. Markii jabhaddu xoogaysatay oo galdogob iyo balanballe qabsatayna waatii itoobiya dhabar-jabisay oo dhulkii sheegatay, saraakiishii ku gacan sayrtay oo beeniyay ee lafdhabarka hawlagallada jabhadda u'ahaana way xirxirtay. Gudoomiye magac uyaal ah baa itoobiya usoo magacawday jabhadda inuu hoggaamiyo, balse garabkii ciidanka ee jabhaddu way diideen inay ka amarqaataan oo aqoonsadaan ninkaas mingiste jeebka kalasoo baxay, maalmo kaddib ciidankii itoobiyaanku waxay dheheen hubka culus soo wareejiya, 3 guuto oo qalabaysan oo hub badan oo culus oo Liibiya ugu deeqday sannado kahor jabhadda haysta oo galdogob iyo Balanballe dhexdooda ku sugan ayaa diiday amarkii ciidanka itoobiya. Waxaa maalintii ku xigtay weerar soo qaaday itoobiya waxaana bilawday dagaal 4 maalin oo xiriir ah socday oo itoobiyaanka aad loogu naafeeyay maadaama jabhaddu difaac kujidhay, dhulkuna aad bannaan u'ahaa oo aysan gabbaad fiican haysan itoobiyaanku. Dagaalkaas waxaa maalintii 3aad ku shahiiday Gabyaagii waynaa Khaliif Sheikh Maxamud (aun). Ugu dambayn rasaastii baa kadhamaatay ciidanka oo awalba rasaasta itoobiya siin jidhay, raggii difaaca kujirayna qaarna wa laqabtay, qaarna buuraha Eyl iyo nugaal bay ubaxsadeen. Waxbaa baalahayga yaacay baa kudhacday. Allaha unaxariisto inta shahiiday inta noolna.nolol wacan allaha siiyo.

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Рік тому

    Taariikhda iyo Sanadka inaad soo gudbisaa way fiicnaan lahayd si loo 0gaado .

  • @AhmedAwil-b6w
    @AhmedAwil-b6w 11 місяців тому

    Beelaane
    Kadaailaahakgbatahay

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali1984 11 місяців тому

    Dhibkaas oo dhan idinkaa aabe iyo hooyo u ahaa markaad dhagdeen qof aan Maxamuud saleebaan ahayni inuu xukun qabto waa xaaraan ,xataa isaaqa idinkaa cudurkaas qaadsiiseen ,idin ma cafin somali oo dhan dhibkii soo gaareyna waa dumadiina

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 5 місяців тому

      Yaaa xil kaaga baahan car somaliya dal ha noqoto hadaba cirka so leef

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 5 місяців тому

      @dilara-jj5yj muskiin reer alle u dude xataa dadka lama garnaqsan kartaan inaad amxaar aan somali idin ka jeclaln oo dantiisa idin ku gaara, magan gashaan baad ku filan tihiin somalia miyaad wax aan fawdo aheyn ka tihiin

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 5 місяців тому

      @@shaakiraali1984 garnaqsi ninkii bila maskax ah baa raadsha anigu maskax bn ku aargoostaaa somaliya ana rogy mana rabo iny madaxa kor u qaado koonfur ha olosho iidoor dhulbahante ha is hystaan marna oromo ana puntland bn ku landheereyn ninkii iga dheer ha iga dul boodo

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 5 місяців тому

      @@shaakiraali1984 waxa so harey amxaar dee anaaba ah diida ama yeela puntland waa ethiopia

    • @Mirhan777
      @Mirhan777 5 місяців тому

      @@shaakiraali1984 intii soomali xaar leh madaxa kor uqaadi lhaa amxaaro ha landheereyso guul yuhuuda guul ethiopia diiida ama yeela intaad mj cadowga ku tihiin 1000 jeer buu isna cadow idin yhy jabkiinu ka shaqaynayaaa caano dhamma ama anaa ku xukumaya ama cirka so dumi waligaa saas ahaw