CK OO SAHRA KUYIRAY NAASAHA IIGA CAYAARSII, ANSHAX LA'AANTA TikTok-GA YAALO!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 тра 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 75

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +9

    ua-cam.com/video/oZ4RQnuNiug/v-deo.html
    SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HANAGA HILMAAMIN, SOO DHAWOOW!

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Місяць тому +5

    Walaahi waa runta waanka ximahay siduu ugalay gabadhii sheekhada ahaeed. سبحان الله

  • @kurashabdi7321
    @kurashabdi7321 Місяць тому +5

    Ilaahay xishoodka nagama qaado

  • @Ayan-ru2zp
    @Ayan-ru2zp Місяць тому +2

    Asc walashey adigoo kale rabi hanoobadiyo wayo dhaqankii umada solmaliyed wuu lumay yaarabi qatumada noohagaaji xaqana tus yaa Allah Abaayo jizakallah qeer adiga iyo qoosgaaga

  • @habibabare9753
    @habibabare9753 Місяць тому

    ماشاء الله تبارك الله الف مبروك

  • @ashaahmed1353
    @ashaahmed1353 Місяць тому +1

    Mashaallah you are doing good work by telling the truth.This people have cross the limit and they are misusing Social media.

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Місяць тому +1

    Subxanalah allahu ceebtana astur dadkan diin la,aan ayaa heeso

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 Місяць тому +2

    Subxan allah gabdhaha somaiyed alle haso hadeyo

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Місяць тому +2

    Al amru bilmacruuf wa nahyu canil munkar ugu imo meeshan .jazakallah kheyr walaashey Naciima

  • @umasalahadiinumumohammeddi8984
    @umasalahadiinumumohammeddi8984 Місяць тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂 Wallshi waa Run 2 Kaalaadarran✅🙏🏿 illahayo na astuur Subhanallah🙏🏿😔

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Місяць тому +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 Місяць тому +2

    Mashallah TabarakALLAH wa runta abayo

  • @bahsanyussuf8377
    @bahsanyussuf8377 Місяць тому

    Mansha allah mama macan ilahay khayr badan wa run walahi wa wax laga xishoodo

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 Місяць тому +1

    Marhore ayan arkay waa bilaa xashood subxaanallaaha

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 Місяць тому +1

    Tan nolosha ayey ka dhacday subxaannallaah

  • @deeqsanmuhammad
    @deeqsanmuhammad Місяць тому +2

    Ina adeer nacima manshallah

  • @anisa-adanshariif6716
    @anisa-adanshariif6716 Місяць тому +2

    Naciima kujeliyaa😂❤❤

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j Місяць тому +1

    سبحان الله

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Місяць тому +1

    Masha allaah waa run 🩷

  • @habibabare9753
    @habibabare9753 Місяць тому

    اختي الكريمة بخير

  • @hodancali958
    @hodancali958 Місяць тому +1

    Xasbunallah Allaha nasoo hanuuniyo walaalayaal salaadaa igu adag iisoo duceeya❤

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 Місяць тому

    Thank you sister ❤❤❤

  • @fatimaomar6400
    @fatimaomar6400 Місяць тому +1

    Mashaalaha walaalo Allah Afkaga Allah ka ajar siiyo

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Місяць тому +1

    Ilaahayow kuwaan naga qabo umadii iyo ciyaalkii baynaga fasahaadiyen

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Місяць тому +1

    Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Місяць тому +1

    Soomaalida dad xanuunsan ayey ubadan yihiin oo bilaa damiira intaan arko qof noormala wuuku yaryahay

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 Місяць тому +1

    Subxaana allah

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir Місяць тому +2

    Waa Hooyo ilma dhashay ilahoow na astur

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 Місяць тому +1

    Subxanalah allow na. astur

  • @habibabare9753
    @habibabare9753 Місяць тому

    حبيبتي

  • @anisa-adanshariif6716
    @anisa-adanshariif6716 Місяць тому +1

    Waa sahasatahay abaayo 😂😂😂

  • @user-id6vu9tl2i
    @user-id6vu9tl2i Місяць тому +2

    Asc hobo mcn setihiin adiga iyo carurtada💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Місяць тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂 dalqadaa la arkaa acuudubilaah ilaahayoow na astur

  • @sharifasheikh730
    @sharifasheikh730 Місяць тому +1

    Asc waa run xishoodku waa sharaf

  • @hiboosman6705
    @hiboosman6705 Місяць тому

    No she live in Ireland with lot of opportunities to do and lots of education and skills to learn. May Allah guide them.

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Місяць тому +1

    Waa shayaan insi ku waan

  • @user-vn4hc3mh4o
    @user-vn4hc3mh4o Місяць тому +3

    Waalahi,inaadan,been,seegin,dhaqan,xumada,waa,sii,badanaysaa,ilaahay,,umadaanxaqa,hatuso

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab umadan waa warersan yiihin subxanllh subxanllh acdubilh

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 Місяць тому +1

    Soomaali laga helaa dad xoolo ku raadinaya lacag xaaraan ah

  • @user-ke6qi3lm3u
    @user-ke6qi3lm3u Місяць тому +2

    Waxan hada ciyar miya waa iswalaq aan xishod laheyn

  • @AminaBuri-kb9sd
    @AminaBuri-kb9sd Місяць тому +1

    Naxima ❤❤❤❤😂😂😂🎉🎉❤❤❤

  • @user-ke6qi3lm3u
    @user-ke6qi3lm3u Місяць тому +2

    Sax you right waa in laga hortaga

  • @Gmaaad
    @Gmaaad Місяць тому +1

    Dadka kuwan ku xiran ee waqtiga ku dhuminaya la yaaba

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому

    Ninkaan caqli ma leh haduu damiir leeyahay markii mareekanka laga tarxiilay buu Baaraarugii lahaa dad maskiin ah baa lacag uaruuriya mar taasuu ku tashanaayaa waa doqon aan aqlilaheyn

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Місяць тому +1

    In ay isgartaa Allaha u kaso

  • @user-ib6es2xr1l
    @user-ib6es2xr1l Місяць тому

    حبيبتي المرأة التي توافق اردل منه

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому

    Wcs wrb

  • @hiboosman6705
    @hiboosman6705 Місяць тому

    Inalillah may Allah guide us I hope she can clos3 her mouth when she is laugh 😃 😀.

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 Місяць тому

    Maxaa iga Quseeya CK IYO idirisle

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb Місяць тому

    DADKA QAARKOOD GEERI MA SUGAYSO MIYAA? ILAAHAAY KAMA BAQAAN MIYAA? CK IYO INTA LA MIDKA AH OON AKHLAAQDA LAHAYN UMADA ALAHA KA QABTO SUBXAANALAAH .

  • @amirahabdi
    @amirahabdi Місяць тому

    40 magariin 25 ila iyo 30 ku qayasa

  • @SacdiyoIbrahim-ni4zm
    @SacdiyoIbrahim-ni4zm Місяць тому +1

    Sax

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Місяць тому

    Ck waa qof aan caadi ahayn ninkaan waxuu samaynaayo waawax xun

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir Місяць тому +1

    Waa dad dhintay gabadhani ma miyir qabto sidaannu maleenaayo CK waa nin ween oo iska dhiga 22 jir lakiin Idirisle aad buu uga yaryahay Ck iskuma dhawa lakii labaduba meesha Dumar bay ku eryadaan

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Місяць тому

    America 🇺🇸 waa wadan shaqo 24 /7.waa shaqaysankartaa waa laga roone hadaa arag to nin naago la sheekeysanayo yaahuu noolow naciimo

  • @user-hf3zx7nt8l
    @user-hf3zx7nt8l Місяць тому

    Gabadhaan ayadaa lagarabay stop inay dhahdo Ayaduu ka arkay laakiin inaa sooqaadato waxay eheed dadka fidnada kawada baraha bulshada neceebka dhaxdhigay wiilasha dan mediyaha kujiro macsi waykuwadaan marka wiilkaan lagasoojajabiyay zaadhan yaan loogudheeraan

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 Місяць тому +1

      Hadii laga soo jajabiyey ma xaaraan ayuu ku kacaa SubxaanaAlaah xaqa waa la sheegaa waa run xaaraan ayuu ku wadaa dadka indhoole ma aha gadaad xaaraan ta la sameynayp aad u ku difaaceysid waa munaafuq nimo Ale na wuu kuu jeedaa ogoow

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому

    Wcs wrb