Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Masha Allah, ana wll iigu soo duceeya Qaadkaasi inuu aabahay ka madoobeeyo. Qofkii lagu jiro ilaahbaa oge 😢🤲🏾
Macha Allah 👏 mawduuc aad u muhiim ah. Please 🙏, Djibouti 🇩🇯 booqo oo ka wacyi geli dhalinyarada reer jabuuti.
Masha Allah allaha ku xafido buug ka qor
Waa cudure gaaska waa sunta lagu buufiyey iyo daroogada ku jirta subxallaah
Cawle is such a great man he understands the traumas of women big respect my brother ❤❤❤guulayso
Walaahi waa runta gewer rabto in la furo without issues and la furo loogo tago ciyaal ma jirto walaahi 💯 xaqiiqda dhabta waa saas
Mashallah tabarakalah ❤ walalkeen cawale ilahay haku xifdiyo sidad ula dagalanto qadka iyo dhibatadiisa iyo sida uu rageeni uu baa bi iyeey oo eey nolosha uga dhaceen dumarkeenana uma istagan sideey uu cawiin lahayeen sidii free qaad loga dhigii laha somaliya oo dhan oo laga nadifiyo dumarka qaar iyaga uu ololeeyo qadka oo eey tageeran wadanka inaan qadka laga madnuuciin qarkood weey kaa ganacsadan wilashoodi iyo ragoodi ayaa nolasha uga dhacaay waa riyooyiinkeeyga kaa mid ah somaliyo oo dhan qadka laga madnuuco oo wadanka oo dhan laga wayo inshallah
Allahumabaariik🫶🏼🫶🏼🫶🏼, Caqli bisiil iyo waayo araagtiimo qotoo dheer ayuu ninkanii ku naaloonaya❤❤❤ waa aqliiga adamuhuu marka uu ugu qurux badanyahay… Ilahay haku siyadiyo walaal❤❤ Hayiin niimaduu waa inta inamadeena somaliyeed aan karabno!!! Farax somali haduu isla heelo laabta iyo luugaha, fiicnan lahayda😂😂😂
Asc aboker awale in la kulmo ayn raba. Talo muhiima ayn Inan u sheego raba
Abuukar cawaale walee fariid
Qaadku waa qashin, qashinkuna waa qurun
Mashallah tabarakallaah walkay cawale Wilasha uhiiliya gabdhaha somaliyed Illaahay haku xiftiyo adigaa reerkaba
Masha Allah. Inaba caadi maahan, off all the people you interviewed this man is the most knowledgeable.
Wallee mahad waa cajiib ku yeh hal wanaag oo uu jaadku leeyahy ma haysaa
😅😅😅😅😅😅😅😅love from England 😅😅😅😅my brother is telling the truth 😅😅😅😅😅😅😅😅
Heeerka liita eee la gaaadhsiyay dadka somaliyeeed fiiri dhul somaliyed inta laga tarxilo dhul somaliyed laguu tarxiilo 😢😢😢
Jaadka wa musiibo iyo nin balwad leh wa dhibato.
💯 run badnaa
Mashallah ❤❤
Good poscast ❤
Kkkk alaa maxu run shegaa
Q diid you made money idea for us
Qadka dadka cuno balwad waa lisku sojiida kaley sxb ila cuno ama tijabi ayaa lagu leyhay somalida waa umad manafiiq ah waxey jaceylyhiin marka ay nolasha ka dhacaan iney qofka ka ridaan nolasha aye jaceyl yahiin
Aaah dheh😂😂😂😂
Qaadka waa xaran I'm chewing 20 years
Kkkkk 😂😂😂😂😂🤪 wlh hooydaa ashoon biyo aye madax ku qadi jirtay kaley bashal nagtada waxbo ah cawanin iyo caruurta oo kale
😂😂😂😂 Walaalo Aaaah dheh😅😅😅
Dadku beryahan waxkaqosliyey waayeen hada Cawaale&Rooble baaba xaqiiqda nooga qoslinaya
Ninkan waxba masoo kordhin wuu caanimo jecelyahay he is nothing Dhaliil qudha ayunbu wadaa
MoonDad waaweyn ayaa ku dhegeysta ilmaha qurbuhu kuma dhegeystaane fadlan ku hadal afka hooyo
wuxu waano kusiiyay faarax ma intaasu caqligaagu qabtay 😂
Thanks sahro@@zahrahassan1447
This guy waa afmiishaaar he don’t work and we don’t even know what he does . Social media ayu qaad kusoo caan baxay. Nolol kale ma laha miyaa eheen inu videos sameyo❤
Adiga mu ka hadlay sii ayad uu xanaqsantahaye 😂
Ninkaan bulshada waxa dhibta kugahyo buu kahadlaa adigu yaad waxtartaa inaad qof walaal kudhagantay mooyee
Masha Allah, ana wll iigu soo duceeya Qaadkaasi inuu aabahay ka madoobeeyo. Qofkii lagu jiro ilaahbaa oge 😢🤲🏾
Macha Allah 👏 mawduuc aad u muhiim ah. Please 🙏, Djibouti 🇩🇯 booqo oo ka wacyi geli dhalinyarada reer jabuuti.
Masha Allah allaha ku xafido buug ka qor
Waa cudure gaaska waa sunta lagu buufiyey iyo daroogada ku jirta subxallaah
Cawle is such a great man he understands the traumas of women big respect my brother ❤❤❤guulayso
Walaahi waa runta gewer rabto in la furo without issues and la furo loogo tago ciyaal ma jirto walaahi 💯 xaqiiqda dhabta waa saas
Mashallah tabarakalah ❤ walalkeen cawale ilahay haku xifdiyo sidad ula dagalanto qadka iyo dhibatadiisa iyo sida uu rageeni uu baa bi iyeey oo eey nolosha uga dhaceen dumarkeenana uma istagan sideey uu cawiin lahayeen sidii free qaad loga dhigii laha somaliya oo dhan oo laga nadifiyo dumarka qaar iyaga uu ololeeyo qadka oo eey tageeran wadanka inaan qadka laga madnuuciin qarkood weey kaa ganacsadan wilashoodi iyo ragoodi ayaa nolasha uga dhacaay waa riyooyiinkeeyga kaa mid ah somaliyo oo dhan qadka laga madnuuco oo wadanka oo dhan laga wayo inshallah
Allahumabaariik🫶🏼🫶🏼🫶🏼, Caqli bisiil iyo waayo araagtiimo qotoo dheer ayuu ninkanii ku naaloonaya❤❤❤ waa aqliiga adamuhuu marka uu ugu qurux badanyahay… Ilahay haku siyadiyo walaal❤❤ Hayiin niimaduu waa inta inamadeena somaliyeed aan karabno!!! Farax somali haduu isla heelo laabta iyo luugaha, fiicnan lahayda😂😂😂
Asc aboker awale in la kulmo ayn raba. Talo muhiima ayn Inan u sheego raba
Abuukar cawaale walee fariid
Qaadku waa qashin, qashinkuna waa qurun
Mashallah tabarakallaah walkay cawale
Wilasha uhiiliya gabdhaha somaliyed
Illaahay haku xiftiyo adigaa reerkaba
Masha Allah. Inaba caadi maahan, off all the people you interviewed this man is the most knowledgeable.
Wallee mahad waa cajiib ku yeh hal wanaag oo uu jaadku leeyahy ma haysaa
😅😅😅😅😅😅😅😅love from England 😅😅😅😅my brother is telling the truth 😅😅😅😅😅😅😅😅
Heeerka liita eee la gaaadhsiyay dadka somaliyeeed fiiri dhul somaliyed inta laga tarxilo dhul somaliyed laguu tarxiilo 😢😢😢
Jaadka wa musiibo iyo nin balwad leh wa dhibato.
💯 run badnaa
Mashallah ❤❤
Good poscast ❤
Kkkk alaa maxu run shegaa
Q diid you made money idea for us
Qadka dadka cuno balwad waa lisku sojiida kaley sxb ila cuno ama tijabi ayaa lagu leyhay somalida waa umad manafiiq ah waxey jaceylyhiin marka ay nolasha ka dhacaan iney qofka ka ridaan nolasha aye jaceyl yahiin
Aaah dheh😂😂😂😂
Qaadka waa xaran I'm chewing 20 years
Kkkkk 😂😂😂😂😂🤪 wlh hooydaa ashoon biyo aye madax ku qadi jirtay kaley bashal nagtada waxbo ah cawanin iyo caruurta oo kale
😂😂😂😂 Walaalo Aaaah dheh😅😅😅
Dadku beryahan waxkaqosliyey waayeen hada Cawaale&Rooble baaba xaqiiqda nooga qoslinaya
Ninkan waxba masoo kordhin wuu caanimo jecelyahay he is nothing
Dhaliil qudha ayunbu wadaa
Moon
Dad waaweyn ayaa ku dhegeysta ilmaha qurbuhu kuma dhegeystaane fadlan ku hadal afka hooyo