MASHA’ALLAH sheikh ABDIRAHMAN DACINIMADI WAXAA KA DACIFISEY SIYASADA QABILEYSANEED U RACEY DALADI MUCARADKI DJIBOUTI OO HABROWADAGI MADAXWEYN ISMAIL OMAR GUELLEH UGA HOR IMADEY XARIGI ABDIRAHMAN WAAX BADAN AYU KA SO BARTEY OO FIKIR CUSUB OO BALARAN OO QABIL KU SALEYSANEEN AYU LA IMID ALLAH HA U NAXARISTO SHEIKH MOGEH OO MACILIN FICAAN AHA OO DAD BADAN U DIINTA & AF CARABIGA BAREE OO KA MID AHA MAQAMKA IMIKA MASJIDKA SHEIKH CISSE LAGA DHIGEY SHEIKH MOGEH QADIGI YEMENIGA AH UGU CIMRI DHEERA AYU GACAN YAREY U AHA
DULYADAYN SHEEKHA AAD KA DHEX GALAYSO KA DAA HADDII AAD RABTO SUAALAHA DHINACA AAD KA RAACINAYSO MEEL KU QORO KA DIBNA MARKA UU JAWABTA DHAMEEYO WEYDII WIXII FAAHFAAHIN U BAAHAN. CODSI!!!!
THIS SHEEKH IS A REAL WISE MAN.
HE KNOWS ALOT ABOUR THE WORLD.
BRAVO SHEEKH.
Guul ayaan u Rajeynaayaa Sh. Cabdiraxman Bashiir Insha Allah
Masha Allah Sheekh Abdi Bashiir Waa Cabqari Aan Laga Dhargayn Dhagaysiga Hadalkiisa Alle Ha U Barakeeyo Cilmiga Iyo Caafimaadkaba ❤️💯💯💯
MashaAllah! sh. Abdirahman bashir waa Cabqari waaqica waayahena la nool, maanhagga ummadenana door ku leh,ilaahow cimriga iyo camalka ba ubarakee,!
Sheekhanaa Allah haku xifdiyo runtii wacyiga bulshadaada wax badan baad kusoo kordhisaa ❤
Adeero cabdiraxman Bashir ❤
Sheekh abdirahman muuqaal walboon kadaawado waan ku wareeraa, waayo xigmad hor leh, fahan aan xadi lahayn, xasuuso xigmadaysan oon tira lahayn, ujeedooyin parallel ah, talooyin aan is waydiiyo sababta naga hortaagan, cadow noo midaysan laakin sokeeye iskaga keen dhigo oo madaxa iyo miskaxdaba naga dagay intaas iyo kabadan.
Sheekhoow haday fariintayda kusoo gaadho ujeedooyinkayga ninka kaliyeen kadhax arkaybaad tahaye meel aan kaala soo xariiro isoo sheeg I.a. Allaha kuxifdiyo adiga iyo qoyskaadaba I.a
Sh. Abdiraxman bashiiir illhy ha xifdiyo waana mufakir weyn oo Somalia u nool maanta mshlllh
The best sheikh wlhi❤
Next sheik mustaphe ❤
Sheekhana C/Raxman Bashir aad baan u salaamaya. Alfalax Islamic School (Xaaji Cali) is a great Madarasah in Diridhaba.
maaha allah Waad mahadsantihiin sh c/ iyo wariyohuba sifiican baad taariikhda sh uga warramay mahadsanidin walaalo
Asc umada somaliyed
Machaallah Sh Abdourahman Bashir 25:11 isku dooq ayan noqooney
Anigo 1995 Djibouti kuu dhashay hadana fananinta somaliyed waxa ugu jeceela ama tageero uu aha illahay ha unaxaaristo Omar shooli iyo sheye mire dacar
illahay ha unaxaaristo dhaman abwanadii iyo fananinti somaliyed oo dhan inti naga wada dhimatay 😥🤲🏼
Machallah, c'est un grand penseur et philosophe qui lit énormément des oeuvres.
Masha Allah wakhti dheer ayaan sugaynay Tarikhda Sheikha
Masha allah sheekh somalilnad soo bookho
MashAllah
Ilaahay maaha midweek loosheego
Sheikh Mustafa x ismaaciil.
Rijaalkan hadii aad keeni laheed fiicnaan laheedaa 😊❤
Sh jazakalaa qeyr mashallah
MASHA’ALLAH sheikh ABDIRAHMAN
DACINIMADI WAXAA KA DACIFISEY SIYASADA QABILEYSANEED U RACEY DALADI MUCARADKI DJIBOUTI OO HABROWADAGI MADAXWEYN ISMAIL OMAR GUELLEH UGA HOR IMADEY
XARIGI ABDIRAHMAN WAAX BADAN AYU KA SO BARTEY OO FIKIR CUSUB OO BALARAN OO QABIL KU SALEYSANEEN AYU LA IMID
ALLAH HA U NAXARISTO SHEIKH MOGEH OO MACILIN FICAAN AHA OO DAD BADAN U DIINTA & AF CARABIGA BAREE OO KA MID AHA MAQAMKA IMIKA MASJIDKA SHEIKH CISSE LAGA DHIGEY
SHEIKH MOGEH QADIGI YEMENIGA AH UGU CIMRI DHEERA AYU GACAN YAREY U AHA
Next sheikh mustafe
Sh mustafe tv kama hadlo wuu diidaa
There's no one like sh mustafa the greatest
Hda ka hor buu noloshisa ka hadlay marka ma diido its ok❤@@hamsehalane7154
Mya ilahey baa Kala duway Mustafa legend
Machaallah Machaallah Allah haa kuuxafido
Sheekhibmee😊
Ma sha Allah ❤❤
Waa qof an mudo sugayey su aasha cis waydiisa kee tahay waa shiikh aad aan u jclhy
Sheikh cabdiraxmaan waasakhda caalamka maanta been haka sheeting kaa waala yaqaan
Walaahi waan rabaa sida waxloo aqriyaa
fadlan noso qabta shekh moustafe borco
waxan iniga mahad celinayaa
2 shekh en tagero moshekhda somaliyed mid kamida inad so martiqaden. isko daya inad so marti sortan moustafe
Sheekh mustafa xaaji soqaba
Sheekh mustafe xaaji ismaaciiL
Asc cheikh ASB sadexda arimod waxay ila muqata inay chabahane axdas dicidonta qabla duhur imam mahdi.
Marka fadlan waxad so qadata podcast kahadlaysa imamka iyo sobihitankisa iyo axdasta dici donta inshallah.
Mahadsanid walal.
Im from Djibouti.
Meesha u ku dhashay muu sheegin
Sh Mustafe X Ismacil Ku Soo Xigsii Please
Sheekh Mustafe haaji next
Marka xiga mubarak hadi sooqabo wll mahadsanid
sheekhu waa 60 jir
Wariyaha wuu hadal badan yahay isagii ayaa ka hadal badan sheikha . Wariyaha su’aalo kooban oo keliya laga rabaa. Wax badan oo sheikh sheegi lahaa isagii ayaa hadalka dhabqinaya.
Sheekha waxaan leenahay Hargeisa soo deg
Sh Cabdiraxman waa qoloma kkkk
Isaaq mise Ciise Somalida way ka cabsadaan suaashaas
Wadaadkii dhiiqaa luguhu loo galiyay
Shecka waxan wadisalaheyn unu ino Ttafsiriyo qissase alquran iyo duca alquran
Muxuu. Ahaan. Laaha. Yees. Waa. Soomaali
Sh Mustafa soo qabo
Shiikha xarigiisii kamaadan waraysan
Magaca meesha sheeku wax ku soo qoro wa maxay
DULYADAYN SHEEKHA AAD KA DHEX GALAYSO KA DAA HADDII AAD RABTO SUAALAHA DHINACA AAD KA RAACINAYSO MEEL KU QORO KA DIBNA MARKA UU JAWABTA DHAMEEYO WEYDII WIXII FAAHFAAHIN U BAAHAN.
CODSI!!!!
ua-cam.com/video/ou1Zq_h1G8w/v-deo.htmlsi=tHBbfNx9Om5_fO9
Qiyaanada erdogaan
Afkiisaa isku daba marin rabay 1964 kuye 194..... iyo 6 kkkkkkk Allow Alle dhallin dhafoorkay ku taal
1946 = 78 1964 = 60 Runey yaa ku sheega 😂😂😂😂😂😂😂😂
Trump soo casuum
Ninkan waa wahaabi lkn waa wahaabi soomaali ah
Wahaabigu ma gaal ba
@@Jiniyojaan kkkkk wahabi wax la idhah ma jiro
Ma ahan wahabi waa ashcari yaraantiisi ayuu mar noqday lkn isagaba sheegay inuu kasoo laabtay
Sheekh mustafe xaaji ismaaciiL