XAASKA LO SO ADEEGO EE YURUB JOGTA SIDI WAX MEL U DHIGAN KARTA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 110

  • @user-vu6rn6og8l
    @user-vu6rn6og8l 7 місяців тому

    Masha. Alah. Abay

  • @jamalosuufi5299
    @jamalosuufi5299 8 місяців тому +1

    Abayo wan kuwatta wahli waxtahay qofdarema xaqiqda dhabta ah mansha allah ❤

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 8 місяців тому +2

    Kar baash iga dheh walee runtaan kuu kujeclahay maasha alaah fikrad fiican baad siisey intaa kufilan hadey wax fahmeyso❤

  • @user-qi8jq5wd8t
    @user-qi8jq5wd8t 8 місяців тому +11

    😂😂😂😂 hooyo Ruun wad iy wareerisaa iga tag aan dhar kiga ka war war teey haa wasa tidhiy xajiy lacag ha laga qariyoo wax ba yaan lo shegin aniy ila hada 1 uma shego gurigu haduu xaga ka soo olalayo uma shego❤❤❤😂😂

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 8 місяців тому +1

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis 😊

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 8 місяців тому +1

    صل الله عليه وسلم
    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah tabarakallah Jizakallahu qer Allaha ku barakeyo Yaa Rabi

  • @user-ox9fy8yh9e
    @user-ox9fy8yh9e 8 місяців тому +2

    Masha allaah 🎉❤ ilaaheey dartii Baan ku jeclahay Ruumi

  • @iqrocalicabdicalicabdi2910
    @iqrocalicabdicalicabdi2910 8 місяців тому +7

    Hbo rumi gabdhaha qurbaha walaso talise kuwii dalka yaa u maqan😢😂

    • @izraclaahi1824
      @izraclaahi1824 8 місяців тому

      Haa wali waan sugaynaa

    • @Nadiaabdalla985
      @Nadiaabdalla985 7 місяців тому +1

      Xee ka ogahay ka tusalo qado kadibna caqligaga ku dar xppty

  • @muniraaadm4414
    @muniraaadm4414 8 місяців тому

    احبك كثير وادعي لك كل ما اشوفك
    انا ام وعندي ثلاث اطفال وساكنه بالصومال من مواليد السعوديه❤

    • @khadraali3097
      @khadraali3097 8 місяців тому

      Masha Allah yaa Hala Ahleen wa sahlan yaaa Munira hala 🎉🎉🎉🤲🏻🤲🏻

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  8 місяців тому

      شكرا يا غالي ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك يارب

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 8 місяців тому

    Mansh allah Abayo xaqiq badka hadashay wax meldhigo si ad malinkii ad wax u bahato adan cidno ubaryin ❤❤❤❤

  • @ahlamali7639
    @ahlamali7639 8 місяців тому +3

    U are my girl dear ❤ keep going

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 8 місяців тому

    Masha allah ruumi wa iga qosol sisa fadhiga kajaf gabdhah

  • @Great.666
    @Great.666 8 місяців тому +1

    Masha Allah waa shaqeeyaah lacagt maa save garankaro

    • @suhurdiamond7319
      @suhurdiamond7319 8 місяців тому +1

      Ruumi is qanjaruufo inaa dareen leedahy bay tiri 😂

  • @SumayaAxmed-pf1wv
    @SumayaAxmed-pf1wv 8 місяців тому

    Asc mansha allah

  • @nasronasro5538
    @nasronasro5538 8 місяців тому +1

    Mahadsanid abayo

  • @fatumatalas2119
    @fatumatalas2119 8 місяців тому +1

    Masha Allah ❤

  • @SafiyaIbraahim
    @SafiyaIbraahim 2 місяці тому

    Asc waanu kula soo gaadhnay halkaa waad ku mahad santahay sidaad haweenka udhiiri galinayso nina ma jecla naag aan waxba qabsaneyn naagahan fadhiga loogu adeegayo ee cunoo cabta lahayo sidii riyaha iyagaa karti la,aanta laga arkay

  • @amalyusuf9685
    @amalyusuf9685 8 місяців тому

    Masha allah alle haku xafiido

  • @manalqalbi9745
    @manalqalbi9745 8 місяців тому +7

    ❤❤❤❤thanks qaali hami Aad igalisay inaan wax meel dhigto ah inshallah next year December 2024 aan kula soo wadaagi 😂 doona waxaan sanadkaan meel dhigtay 😂😂 cawaan bilaabaaya $20 aan heystaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-on2gl8mu5o
      @user-on2gl8mu5o 8 місяців тому +2

      Wax aruurso hadad hooyo tahay wlhi waxaad dareme farxad markad wax hesato faaraxna ha usheegin waatalo walal

    • @maryansalad7000
      @maryansalad7000 8 місяців тому

      Masha alh abyo dhiiri galisoy ❤

  • @nuurtocalichannell2059
    @nuurtocalichannell2059 8 місяців тому

    Mashaallah waruunta wey jiraan walahi hooyo 7 ciyaal heysato ayaa igu tiri caleyn xitaa waa laisoqada waxan maseyo maqan❤❤❤❤❤❤

    • @istahenna5349
      @istahenna5349 8 місяців тому

      Lacag dhana laga ilaaliyay yaah 😂😂😂 miskiin

  • @saramaxmed7202
    @saramaxmed7202 8 місяців тому +2

    Asc ruumiyeey walal waxaan kula jogaa nl ma ogtahay aabaha iyo hooyada hadey shaqeeyaan in waxwaliba kunqaaliyobayaan cunuga marki xanaano la geyo waa in la bixiyaa lacgta mana umlayeeynayo hooyo nl jogto lacag la aan heeso wayo lacagaha ilmaha hooyada ku so dhacdaa guriga hadii la kabayo iyda ku so dhace hanaga dhigin in lacag aanba arag taas ayaan isku mareen kartaa

  • @abdillahiassowehayan202
    @abdillahiassowehayan202 8 місяців тому

    Machallah te formidable ma soeur que bon Dieu te protege le mauvais oeil ameen a vs et a tts ta familles

  • @fahmaabdinasir6723
    @fahmaabdinasir6723 8 місяців тому +1

    Lkn aniga culeea aaba layga qaaday

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 8 місяців тому

    Alla hadalkaada lagama dhargo waana kulasoo gaaray.

  • @-farhia
    @-farhia 8 місяців тому

    Ruumiyey iso duceeya xanun ban dareemaya

  • @Great.666
    @Great.666 8 місяців тому

    Masha Allah iam your team❤❤❤ keep going xabibti

  • @abdirisaqabdi4279
    @abdirisaqabdi4279 8 місяців тому +2

    Aniga yurub Ayan jooga mana shaqeeyo waxwalbo xajiga dabaro haday noqoto in afrika lacag loodiro haday noqoto wax Walbo aniga markan shopin rabbo bashal xajiga Alyan lacagta kaqaada markastan waan iwadiaya adigu mmaxathy manashaqan caruurtaydu waa yaryar😂😂😂😂

  • @mssmarlarag85
    @mssmarlarag85 8 місяців тому

    Masha allah

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 8 місяців тому +3

    Oo weliba sanadkiiba halmar aradbax loosoo gadaa gabdhaha qaar talo iyo tusaale laguma karo iyagoo 10sano jooga yurub aysan barin hataa sida gaariga loo kexeeyo

  • @iqramohamed8022
    @iqramohamed8022 8 місяців тому

    Waan kula so gaaray quruxdeyda❤😊

  • @SumayaAxmed-pf1wv
    @SumayaAxmed-pf1wv 8 місяців тому

    Rufiyaan lanbar wan ana aha oadiga kadaranba ana arkay gabar sasa ooxata familkeda iyo kisaba ushegtay waxisbadala waykawayday jaarbanu ahayn hada wan kalagurnaye waxan kuidhi haduudiday inu lacag kukeeno adna cadaboo faraha hakaga gubto wuxusoibinayo adeguu kukenana aniyo heblayaa kagadan bisha waxyaruun xafada ureb waxwalba wadhamaday xaji keenta unhay hayebaytiri gabadhii 3caruura osikunuga ayay lahayd xafayada bishii wuxukena 4 xabo 2 xafadanurebdhahna 2kalana wanu kakala qadanaa bariska basandaha yaryar 3 xabo ayukena xabadbanu urebna salida 3cagadood labay lahadhaa daqiiqda sidokale adu adegii dhanaye xafada kalabadhbanu kaibsanaa lacagtana ayutay kugashay hada wanu kalagurnay lakiin waxay igutiri ninkii markuu olalay biilkibu igusowarejiyay dumarow ragu waxba inagama wadikarane xeladena an uisticmalo wana wadankii meshan kahadlaya wll asc

  • @fardosahade5470
    @fardosahade5470 8 місяців тому

    Anigana qodabka 5naad ku darsanaa kaasoo ah in hooyada lacag gaar ah oo shoobin ka shigto isii dhahdo 50 ama 100 ama 150 ama 200 .intii oow awoodi karo oo bil leh kuu ah .

  • @user-hh8us4vj8j
    @user-hh8us4vj8j 8 місяців тому

    Rumiyey wn kusalmy huno jigjigan kaso salmaya wana kugu xirnhy love u huno sad no dhirigalisid ani 2023waxficn ayn mel dhigty 2024kana sas iyo😂sikaficn rajynayan inshalaha❤

  • @fahmaabdinasir6723
    @fahmaabdinasir6723 8 місяців тому

    Inaa shaqeeyaba majeclo labadeenii ina wada daalno ilmihii aa dhexda kabaxayaan Buu dhahaa

  • @foolhooradchannel156
    @foolhooradchannel156 8 місяців тому

    Masha Allah tabarakallah abaayo ❤❤❤❤❤

  • @ashamohamed6613
    @ashamohamed6613 8 місяців тому

    Abyo waa run waxa gabadha u sheegeysid aniga marka aan cusbaa talooyinka mahelin gabdhaha soomaaliyeed ka faa ideysta taloo yinkaan boorsadiin hoos u xirta

  • @Ayaanahmed21
    @Ayaanahmed21 8 місяців тому +1

    Ruumiyey aniga waa ley soo adeega o list ayan qora o u dhiba sxby lkn aniga iyo asaguba waa is ognahay o sxby kaarkisa iyo lacagaha reerka dhan anaa maamula o dad waxey meel dhigtan isla wada og nahay marka gabdhaha nimankoda si qalbi fcn ha u tusan iney hal famil yihin abayo

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 8 місяців тому

    wlhi wa dhibato dad nucas iney jiran maba moden

  • @user-iv7jo9li5f
    @user-iv7jo9li5f 8 місяців тому

    Walan kujeclhy hpo quruxy ama wllshy qaliyey

  • @hodanbilan8913
    @hodanbilan8913 8 місяців тому +2

    Runeey abayo aniga afrika joga odygayaga waa iso adega wax wal asaga kena ana lcag shobina ikhaasa bil walba isiya maxa kalifaya inn iso wareji bilka dhoho dhib buuba iga hya ban isleeyhy

    • @user-fe9ld9gg3e
      @user-fe9ld9gg3e 8 місяців тому

      Haku odhan abayo wlhi waa howl dhane maxa ka dhib badan adeega guriga😂

    • @fartunnur2656
      @fartunnur2656 8 місяців тому

      Alxmdulillah dheh biil iyo dhibkiisa haraadsan una duucee illahey qeyr hasiiyee wa uduceeyaa ninkii rerkiisa siwanaagsan udhaqda

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 8 місяців тому

    Ruumi.qaali.wankujec.lahay.latalin.wanagasan.

  • @fahmaabdinasir6723
    @fahmaabdinasir6723 8 місяців тому

    Sababtana waxan ufahmay madama aysuuqa nagafogyihiin gaariga dumarka jiidaan neh wuunecebyahy inaan jiido

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 8 місяців тому

    Wllo mawaxad isledahay raga badan koda inayna aqoon meelaha jaban wayaqanan sababta u gabadh ugudiiiday raqiisku yaqana hanilabin

  • @fahmaabdinasir6723
    @fahmaabdinasir6723 8 місяців тому

    Lkn aniga ayaa waxan daremaa wax walba an bangiga kalabaxo ama an familkayga udiro inay tahay qof inaan markasta wax weeydiisanaayo oo waxan shaqeesta ahayn

  • @LuulBaaruud-oe9je
    @LuulBaaruud-oe9je 8 місяців тому

    Shanfaroode isma afgaran waayo

  • @munamohamed1078
    @munamohamed1078 8 місяців тому +1

    😂😂 waan kula so garnay wllo illahy reraka hakala qabojiyo wala isku kacsan yahay ayan tane

    • @bahjashariff6727
      @bahjashariff6727 8 місяців тому

      Walaley heerkaaga nabad kudhaqo xaajiga allaha iskukiin cabiidiyo

  • @ummuintisaarchannel3655
    @ummuintisaarchannel3655 8 місяців тому

    Wlh wan kula sogsray ruumiyey

  • @FaadumoAbdullaahi-su2mq
    @FaadumoAbdullaahi-su2mq 8 місяців тому

    Hhhh naagaha iyo nimankooda isku diraysaa ma istiri iska kaftan

  • @khadramohamed7830
    @khadramohamed7830 8 місяців тому

    Maya maya ruumiyeey maanta mawduucaagu iguma socdo kkkk, adeega waaweyn haday tahay carur shopping badan lo so samaynayo iyo haday tahay adeeg cunto o badanka bishiiba 2mar doonano intaasna waanu wada doona looma kala hadho lacagta guriga soo gashana waanu wada xisaabinaa budget ka waanu wada dajina ,anigu ma shaqeeyo guri joog aya ahay Europe jogta biil wixi la dirayo u dabara anigana budget ii gaar ah o hadan qasaarinayo iyo hadaan ayuto ku galayaba ayu ii qorsheeyaa o aan leeyahay, markaa mxa biilka iyo caanaha caruurta I daba dhigay .

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  8 місяців тому

      Lakin hal qof waxs oo dhan ma bixin karo

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 8 місяців тому

    Asc walaal kaar cunto ayqaataan badanaa inta caruurta haysata lacagtiisa uusiiyo iska daayee asaga aakusoo adeego kaarka cuntada lacagtiisana intuu aruursado ayuu naago kale laguursadaa aysan kahadleynin

  • @Xamdicabdulahi-pz6nz
    @Xamdicabdulahi-pz6nz 8 місяців тому +1

    Naa ruumi yeey gabdha qurbaha uunbaad wax usheegtaaye yaa noo maqan hadaa nahay reer somaliya

  • @hodanhashiadanabdule648
    @hodanhashiadanabdule648 8 місяців тому

    Mashallh hhhh❤❤❤❤❤

  • @lathanhassan1651
    @lathanhassan1651 8 місяців тому

    Rumiyey taladhada wayficanthy lakin so lagamayabo inuu ninkas yirahda awalba wad kufaraxsanede manta ya kusodiray, meshas buq kayimado

  • @hamdamohammed7574
    @hamdamohammed7574 8 місяців тому

    Wallahi till the end inaanan miss garayn karinba ruumiyay ilaa halkaas baan kula so gadhay 😂

  • @andycaziiz947
    @andycaziiz947 8 місяців тому +3

    Aniga inaa la isoo adego ayaan jacelaha 3 sano ayaa la iso adegoyaa wana kufaraxsanah lacag ma kadalno hoyadeey buu 300$ udiraa intas igu filan waxaa aminsanaha inuu Ilaheey nolesheey ii hayo waqtigeey cibadady iyo denta iyo waxbarasha ciyalkey ayaan ku ma shqulaa, stress free, farxad igu imaw no buuq in my house. Shaqada la shegoy waan soo arkey

    • @umuomar1782
      @umuomar1782 8 місяців тому +1

      Mash Allah qaali ❤

    • @abdirisaqabdi4279
      @abdirisaqabdi4279 8 місяців тому +1

      Mash alh adiga an dhibkujirin lama raadsado

    • @andycaziiz947
      @andycaziiz947 8 місяців тому +1

      @@abdirisaqabdi4279 lacagta carurta card keyga ayaa kusodacdaa karkeeyga meel ku maogi walahi abahodaa baa heysto nagaha waxeey kabaqaan lalagursado taas haduu Allah kuu qadarey wey daceysaa Kujoog mis tag adeey kutalaa 😂

    • @yusramaalim4865
      @yusramaalim4865 8 місяців тому

      ​@@andycaziiz947mashallah abayo Allah hakuziyadsho anaga marekan waxas lagama aqano dadku wa paycheck to paycheck kiro cunto cafimad kuli jebkadha waye kui adha iskadibe .walibo red stateyadha .marka ninka iyo aslantuwa wa kuqasbyhn iney wadha shaqeyan .melaha minisota waxyar housing iyo food stamps dad yaro koban Qatan intakale war majiro

    • @faadumozahra94
      @faadumozahra94 8 місяців тому

      😂😂

  • @fahmaabdinasir6723
    @fahmaabdinasir6723 8 місяців тому

    Lkn dhibka jira wax walba an ubaahdo waa inaa isaga weeydiiyo

  • @user-wr5vb5lk2y
    @user-wr5vb5lk2y 8 місяців тому

    Naagnool❤

  • @fahmaabdinasir6723
    @fahmaabdinasir6723 8 місяців тому

    Lkn wax walba ad ubaahantahay iskubangi ayaa nahay waxad rabta wad kabaxsankartaa uu dhahaa oo isaga bangi gaar ah maba qabo

  • @lathanhassan1651
    @lathanhassan1651 8 місяців тому

    Wankusalamay abayo

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 8 місяців тому

    Abayo maxa ka qaldan yaa adegan culeyska badn qaadi karo raga culeyska adega hadey qadan ma dhibaa naag yurub jogta o adeg feraha iskga jabisa o nin ujogo waba dhibantahy asago adega donayo hadana kaarka xor unoqon kartaa o waxa rabto ka dhigan karta e adegan haisku qaadina culeyskiisa

  • @fahmaabdinasir6723
    @fahmaabdinasir6723 8 місяців тому

    Anigaa kow ka ah

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 8 місяців тому +1

    Asalama caleykum abayo wajiran dumar logo adego lkn waxa jira hab ay ku heshiyrn kuwas o kala ah lacagata carurta ayan lagu iman siday ubadan thy lkn dumaraka ha iska dayan dukamada ay tagan yihin malin walba calalka iyo ayuta ay galan tasna dumarka aya leh qaladka ragaadegayo aya kafican iyo haday xamal tahyba

    • @ummmaher7763
      @ummmaher7763 8 місяців тому

      wll ani waxa isweediye videoga intan daawanaye so hooyada guriga cunugyar ku heeso lacag ma qaadato u gooni eh ilaa cunugeda uu uga yara korayo xanano gaarayo

    • @hawomohamedmohamud800
      @hawomohamedmohamud800 8 місяців тому

      @@ummmaher7763 abyo way qatan lkn farsamo xuma jirta dumaraka qar wase fican inanu baraano wondow shop

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  8 місяців тому

      @@ummmaher7763 lacagta isga qadanyo wllo wax lacag ah lama sinayo

  • @munoadan9952
    @munoadan9952 8 місяців тому

    Aniga lee soo adeegaan raali ayan ka ahay mxaa jiro waa caadi adee iyo dhibkiisa maba jecli 😅😅😅😅

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 8 місяців тому

    Lakin nin raba un inad qol kuxirnato bes ad shaqo guri may insan batahay shaqo hakugeyo wayo qof guri kabaxayn lacagna kudhibayn waba hidler kaasi

  • @hindaxasan-io3dy
    @hindaxasan-io3dy 8 місяців тому

    ruuneya wan kulasogadhay halkan

  • @fahmaabdinasir6723
    @fahmaabdinasir6723 8 місяців тому

    Suuq inta aado wax maba sogado

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj 8 місяців тому

    Rumi 😂halkan waa kula so garay 😊🫡

  • @Balqiisa-j5y
    @Balqiisa-j5y 8 місяців тому

    Video anigu ikhuseyaa😂😂

  • @user-ci2ir4mr4s
    @user-ci2ir4mr4s 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @nuuracabdilahi3930
    @nuuracabdilahi3930 8 місяців тому

    Carabta ma lahaa meel xanano caruur

  • @nuuracabdilahi3930
    @nuuracabdilahi3930 8 місяців тому

    Taasa badan hada grtay meeshad dul mar maRaysay 😢😢😢😢😢 maxa samayna

  • @halimaalinur
    @halimaalinur 8 місяців тому

    Talo wanaagsan waaye qofkasta in isdabara lagaraba anagon guriga iskadumin

  • @AbufowzanAhmed
    @AbufowzanAhmed 8 місяців тому

    Umada fasahadka kada Allah ugu baq

    • @Animeedits1348
      @Animeedits1348 8 місяців тому +1

      Odaygaag lasheekayso ma fasahadey noqoty kaxisho adigu gbdhah

    • @faadumozahra94
      @faadumozahra94 8 місяців тому +1

      Hhhhhhhh waa kuwa ay ka hadleyso, meel bugta iyo far baa is og..

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  8 місяців тому +1

      @@faadumozahra94 hhhhhhhhh waaa iyagii

  • @suadnour4324
    @suadnour4324 8 місяців тому

    Aniga sidasa oo kale iqabsatay markan dhalay ilmahaygii kowaad waxa kasta isga gacanta ku hayay’
    waxan ku idhi biilka idhibi halbil markii la idhibay Ayaan 2 boqol oo euro iso hadhay
    Bishi ku xigtay laymadhibin halkii ba lagasii watay hashii wixi yare aan ubahdo uunbalaysiya ilmihi kale aya calosha igalay
    Kadib waan fikiray wayo waxan oga lacagti ilmah ee hore iyo tii nujisad xagay martay😂😂😂😂😂😂
    Waxan ku idhi card bank ayan ubahanahay
    Maxa kufalaysa balayskaso jaray😂😂😂😂😂 an waa sii ogaba suashaa
    Waxanku idhi walalkayba 50 igusodiray oo xafadii udir iguyidhi oo meshisa xawalad malah tuulujoga wanu oga tasi
    Kadib wayhay waa layka xeeyay marka anu luuqad English more deusch ma aqaan
    Walayso furay marka bishi 7 ayaanku jira uurka kadib lacagti uurka ayan ku xaraystay intan balan iga qabo dhahay diakoniega tiina waa iguso dhacaday luuqadin waxoga banka bartay oo walayfahamaya 😂😂😂😂😂😂😂
    Markaan dhalay gabadhi baheemad I ahayban ku idhi maad formka kindergledga iyo kinderzuchlagah iyo tii hoyad ubixiin haa baytidhi waata dhag igasiisay 😂😂😂😂😂😂😂😂 markay sodhmaysay ee meshi bankgiga iyo saxeexyadi hadheen wata tidhi bangigeen kuqora ma hoyad mise abah isna waa fadhiya an barkintanba sii hosgashday waan udhibay waxan ku idhi xaaji kaygu waa xidhmay oo lacag kale Kumaso dhacade dakayga waad kalabixiye haye 😂😂😂😂😂😂😂 dee mana kadhkiiba qarsan😂😂😂 marka bishiba 850 layguso shubay walahi sanad ayu jira wiikaygi hada mashaallh marka Wll kaarto laciyaar nimankan hada walahi hadii bilku ku go’o waan sii amahiya kadibna marka kaardhkisa kaso adegayo unban bangiiga taga wankala bax intan kulah😂😂😂😂😂😂

  • @LuulBaaruud-oe9je
    @LuulBaaruud-oe9je 8 місяців тому

    Ruumi waan kula soo gaadhay

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 8 місяців тому

    Uusan uquurin inuu gaari baro boqolkiiba sodon waasidaa

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 8 місяців тому

    Abayo dumarka yey ku dan bajin qarkod guri ma hagajiyan xata ninki o shaqda kayimid isaga cuntada karsanaya ama markas bay or orda malinti o dhan warreg ayay kujirta ama telka

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 8 місяців тому

    Gabdhaha qaar weyshaqeeyaan laakiin ninkii faarax ahaa aa lacagta kaqaata caqli caqli markey is yiraahdaan aleylehe waxaad ubaahan tahay iibso accountigii farax faaraxna shilin kama bixinkarto qancis iyo been intuu usheego naago kale kuraadsada

  • @UmuAliya20
    @UmuAliya20 8 місяців тому

    Ruumi Abayo waxan kushega Facebook ga an ku arka muqaladada

  • @user-mw7zg4go8o
    @user-mw7zg4go8o 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤😂😂