Jooji Cabsida Qiyaaliga ah | Hada Bilow

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 січ 2023
  • Salaam
    Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
    👉 Services gellebashir.com/
    👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/all-courses/
    👉 Kusoo Biir Telegram Group t.me/gellebashir
    👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.com/blog/
    👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.com/all-courses/

КОМЕНТАРІ • 107

  • @salmaanfx9033
    @salmaanfx9033 Рік тому +11

    M.a allah sxb

  • @im7somali
    @im7somali Рік тому +8

    Allaha ku sharfo hogaamiye🙏 Nafteeyda balan ayaan ka qaaday in aan isdhiibin ila
    aan ka xaqiijiyo meshaa ayada ah. -Dhalinyaroo daqiiqadkasta ku xisaabtan.

  • @osman_hajji27
    @osman_hajji27 Рік тому +4

    Masha alh Ustaad waxanba layaabay sida aad u dareentay in uu problemkan nagu badan yahay mida kle ustad ado raali ah waxad list nogu samesa adegyadan Social media ah sida loo kala horesin karo misna aay u kala muhim sanyihiin xooga meel aan ku toosa la ahay inaad qoraalkeyga fahanta rajeynaya mahad sanid🙏

  • @HRU24
    @HRU24 Рік тому +6

    Gulayso wll angana waxaan kugu dhiirigalainaynaa sida aad noola shaqaynayso sida hagar la.aanta ah Boqol jeer iyo inkabadanba waxaan ku leee yhay THANKS YOU👍

  • @ismaaciilboss1104
    @ismaaciilboss1104 Рік тому +2

    walaahi waad idhiirogilisay saxip alah janada hakugiliyow

  • @abdinaasirgureychibaar9680
    @abdinaasirgureychibaar9680 Рік тому

    Sami kaysaa hussen hang in there. brooooooo I'm proud to you .

  • @sucdicadey1788
    @sucdicadey1788 Рік тому

    M.a wllkey keep going 😍

  • @ahmethzerka3849
    @ahmethzerka3849 Рік тому +3

    Runtii 2018 ayay Iga Reebtay Baqdintasi Hadaf aan Nolosha Ka Laha Balse 2022 ka dhabeyey Alx ...🥰

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Рік тому +1

    Aslaamu Alaykuma first one and Community thanks

  • @mohamedabdalle1020
    @mohamedabdalle1020 Рік тому

    Thanks sxb

  • @amiinabdirahman8278
    @amiinabdirahman8278 Рік тому

    Mahadsanid ustaad.

  • @Sacdia1976
    @Sacdia1976 10 місяців тому

    JazaAllah brother marwalbe wax walbo cusub oo nolosheyda kusaabsan wankabaqa murugo ayey igu reebtaa

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 Рік тому

    Mahadsnd saxb

  • @dacwa-salf
    @dacwa-salf Рік тому

    mahadsanid

  • @user-rs1sd3pz3h
    @user-rs1sd3pz3h 7 місяців тому +1

    Masha Allah ❤😢

  • @mustafetukaale6159
    @mustafetukaale6159 Рік тому

    M.a wl waad mahad santahay ilaahay garab kaaga ha ahaado mar walba

  • @suhaybcabdilahi-no1qh
    @suhaybcabdilahi-no1qh Рік тому

    thanks awow

  • @cabdullahigureey4521
    @cabdullahigureey4521 Рік тому

    ustaad thanks it walks for me 🙏

  • @Noisnshmsjs
    @Noisnshmsjs Рік тому

    M.a wll

  • @boqorkahibada2986
    @boqorkahibada2986 Рік тому +1

    Dhalin yarada ayaga dhan waa diyaar sxb ee si course free ah si ey ayaga uga faidan adigane ajar allah kaga siyo lkn dadkan ma awodan in ey korsadada ibsadan

  • @dacwa-salf
    @dacwa-salf Рік тому

    mashalah

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Рік тому

    Waad mahadsantay bro waxaad noogu soo kordhisay qodob muhiima, mahadsaniid zxp.

  • @sundus460
    @sundus460 Рік тому

    Mashaallh 🎉

  • @fatimaabfi3279
    @fatimaabfi3279 Рік тому

    Walalo xagee kala soo xariira waa ku rabee adoo raliya

  • @dacwa-salf
    @dacwa-salf Рік тому

    ustaad horizon usoco

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 Рік тому

    Mash Allah

  • @4166Ama
    @4166Ama Рік тому

    Thanks wll

  • @SomaliJamal
    @SomaliJamal Рік тому

    ilaahi kan oo kaale iga dhigin baan ku xamdiyaa

  • @mohazali5256
    @mohazali5256 Рік тому

    Thanks 🙏

  • @aflaantamaanta1580
    @aflaantamaanta1580 Рік тому

    Geele bashiir aqoontaada waxay nagu hagtay guulo badan rabbi haku barakeeyo. Wll waxaan jeclahay stock market Blockchain qatar wadanka ku haboon inad iga caawiso mahadsanid

  • @XamseCiise-un7ys
    @XamseCiise-un7ys 3 місяці тому +1

    Wallaahi walal anigay ihaysataa

  • @kaayyontiyyabilisumma4043
    @kaayyontiyyabilisumma4043 Рік тому

    asc wr wb sxb marka hore wad mahadsantahay waxanraba sxb inan si khasa kula hadlo

  • @aliyahbeauty6547
    @aliyahbeauty6547 Рік тому +1

    Hahad sanid🤩🤗☺

  • @yusufadde
    @yusufadde Рік тому +2

    M.a geelle pro talooyinkaaga wax badan ka faaidey blse weli fivver kari la'ahay masuul🤣

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому +1

      thanks wll wn soo wadaa wll

    • @yusufadde
      @yusufadde Рік тому

      @@GelleBashir culeeska ugu badan xagge paymentiga uu naga heestaa hadda nahay dhalinta Somalia gaar ahan Mogadishu, arintaa soo falanqeey masuul🙏

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому +1

      @@yusufadde next video bn oga hadlayaa caqabadas wll

    • @yusufadde
      @yusufadde Рік тому

      @@GelleBashir mahadasanid masuul

  • @laughing8861
    @laughing8861 Рік тому +3

    cabsida geerida kaama xigtee nolshaada ayeey kaa xigta

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 Рік тому +1

    Dhiiri galiye maad isku badashay bro😁❤

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 Рік тому +1

    M.a mel fican ayaa gartay hanblyo horay usoco m.a

  • @zahramohamud5641
    @zahramohamud5641 Рік тому

    👏👏👏

  • @ayaancabdulahicabdi9677
    @ayaancabdulahicabdi9677 Рік тому

    Aad io aad ayad kumahadsantahay wll tankle inte kala soxariira Inan kula hadlo raba👑

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому

      thanks wll. link ga description yaalo

  • @Infooz2022
    @Infooz2022 Рік тому +2

    Hada kahor waxaan isdhihi jiray markaad caan noqoti islamaha dariska maxay dhihi doonan qaraabada sokulama yaabi doonan lkn hada no face noqodey saan dhirigalin udhagaysanaye Alxm 😂🥰

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому +2

      lol 😆 as long ad wax fiican sameyneysid , cidina haka xishoon

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 Рік тому +2

    Ado mahadsan isheg bug noloshayda badalaya insha Allah hami badan aya iga dhax guxaye walalo

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Рік тому +4

      Atomic Habits, work four hour week and think big and grow rich

    • @umaimaumaimaa5224
      @umaimaumaimaa5224 Рік тому +1

      Ok xagen kahela hno

    • @m0stf33
      @m0stf33 Рік тому

      @@umaimaumaimaa5224 😂

    • @akarelaxation9899
      @akarelaxation9899 Рік тому

      @@umaimaumaimaa5224 amazon ka dalbo hadaad qurbaha joogtid hadii kalana asigoo PDF ah google waad ka heli kartaa

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel Рік тому

      Luuqa kali sis wixi talo ah si walaltinimo ku dhiirigaliye

  • @ishwaaqaxmed5073
    @ishwaaqaxmed5073 Рік тому

    Qofkii aan qalab haysan ka waran see u bilaabi karaa social media isagoo wax wanagsan so gudbinaya

  • @Ducoqabe1
    @Ducoqabe1 Рік тому

    Pro inaan kula soo xiriiraan rabaaaaa🤔🤔🤔🤔🤔

  • @Cismaan112
    @Cismaan112 Рік тому

    M.❤❤❤❤

  • @abdirahmanmuriidi3752
    @abdirahmanmuriidi3752 Рік тому

    Sxbow fikradaas anigaa aamin san hdii mnta jamacada aan joogo macalin ka su aal weydii igasho wxaa igu soo dhacaa ardeyda amey kufiiriyaan Insha allah aad iyo aad baa umahad santahay sxb

  • @selint1
    @selint1 Рік тому +1

    Wll gelle waxan raba
    Inan youtube channel furto marka waxan maqley in yoututeka lagu sokordhiyay
    Shudo cusub sanadkan sida __10000
    O dawasho markA mahelikare 10000 maxa igadhihi lahed

  • @shaficinazir9189
    @shaficinazir9189 Рік тому

    Wll suuqa moobilada second hand kaso hadl iyo sida gancsi looga samayn karo

  • @umuayuubcade3177
    @umuayuubcade3177 Рік тому

    Culeys aya iga saaran ina hore u socdo oo wax qabsado xaga maskaxda paralysis cml ka noqona madaxa qoorta waxba qaban karin tilaab qaad hada isdhaho saas dareema markle caadi ahay ya rabbi 😢

  • @Uluufochannel
    @Uluufochannel Рік тому

    Ustad ani wax wan bilaabey sida website ka ila ogeyd tan kale business an bilaabey online ah waba sa shegte dhaman family geyga maba ka gado wax kkk waka qariya dat kale le

  • @faadimabashiir6977
    @faadimabashiir6977 Рік тому

    Dhibka i haysto waaba intaa 90 waa is qarinayaa waxaana leyahay accounts aan laygu ogayn xataa

  • @zakiofficial3201
    @zakiofficial3201 Рік тому

    Haaa walaahi cabsi bdn ayaan dareemaa wll qaali wax bdn ayaa kaa faaidey I.a horay ayaan usocon donaa

  • @Bushraqal
    @Bushraqal 3 місяці тому

    youtube wan sameyey lkn Views kega uyarya hay. Lkn ifa Han si

  • @qbc4825
    @qbc4825 Рік тому

    GUUL KUU RAJAYNAA WLL

  • @gamematerials
    @gamematerials Рік тому

    Asxaabey aniga maalinkasta waxbaan qorsheeyaa hadane wan ka caajisaa oo waxakala igala fiicnaado ! taasan dhib ku qaba aniga

  • @Jkvlogs45
    @Jkvlogs45 Рік тому +1

    Wll waxanka cod sanaya inad youtube kayga reaction wll ad igaga bixiso ado raliya 🙏

  • @wsy3251
    @wsy3251 Рік тому +1

    1 qorsho fuli markaad isdhahdo 1000 caqabadood kuu imaanee oo u horayso naftada cabsi aan la aqoon mayshay katimid baa kugu soo dagee

  • @REAL__WORLD27
    @REAL__WORLD27 Рік тому

    Sxb firi waxaa noosodhogtaa Clip Claps pls zxb nosodhig wan kaa sugaa okay

  • @anababdirahman1996
    @anababdirahman1996 Рік тому +1

    Macabsado lkn watigaaa iga hortaagan

  • @moibra4444
    @moibra4444 Рік тому +1

    Ustaadi dhibkan wllhi wa i haysta kaga sii darane problem ka ad qabi jirtay 3 years ka hor i haysta coz ani hadda india jooga inta ana imane visaha xita ada wax ka so waydiyy talo fcn i siisay m.a
    Marka master degree sameenoya ustad lkn hadane sas ay tahy ina waxa rapa self fiance noqdo online ka lacag ka sameyo marka mantana talada wa ii muhim plz Reply🙄👀

  • @Barkhad181
    @Barkhad181 Рік тому +1

    Markasta wad nadhiri galisa adna wad umahad sentay

  • @Bushraqal
    @Bushraqal 3 місяці тому

    UA-cam kega makamila mise wax baka diman?

  • @cabdirisaaqibrahimchannel8028

    Sxb geelow wlhi nin aan jeclahay baadtahay lkn ragu makala xishoodo anigu sxb trading waa aqaana gaar ahaan Tacknical analysis baan barta IQ option ayaan markasta trade kusameeya oo demo account ah lkn sxb. Wlhi lacag baan hay a an kubilaabo xata $40 kaliya hadaan helo waxaan kasamayn kara maalinki $15 balse sxb aqoonti waan barta wlhi lkn sxb faamil xaga qarashka kuwacnayn baan kasoo jeedo yacni nolal maal meedban xata lehin mostly matka sxb maad igarab qabatid nin raga tahaye kuma lihi trading ii same ama blogin I bar but anigu knowledge waan leeyahay balse qarash yar baan waaye xata marka sxb marna maiga caawing arinkan

  • @abdirahmanahmedmohamed289
    @abdirahmanahmedmohamed289 Рік тому

    Ustaad ku dar project ka full course dropshipping

  • @abdirahiimmarketer
    @abdirahiimmarketer Рік тому +1

    Ustaad keeyga wlhi been maha aniga xitaa amii lagula yaabaa ayaan is dhihi jiray lkn waxaa qabso rabto sir hakuu ahaa daan taas adaa kaa maqlay waana ku faaiday

  • @SomaliJamal
    @SomaliJamal Рік тому

    kan u firsada wajiigiisa nacalaadi alle ba ku taala waliba walahi ninkan wa jaajuus somaliyey iska ilaaliya wana beenaley wa tug walahi

  • @sidroali2609
    @sidroali2609 Рік тому

    Anigaa waxa ii wareriyay go.aan la.aan wax kastane waxa rabaa inan sameyo ama aan noqdo oo wax walba waay ii xiisa galiyaan

  • @Kooreeye
    @Kooreeye Рік тому

    Zhb wlhi waan ka cabsada lkn hada no face