Inta aadan Business Bilaabin daawo muuqaalkan | 5 Tallo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 чер 2024
  • Salaam
    Hada Dalbo Online Courses iyo Website Design Service
    📞 WhatsApp link wa.link/zjb442 ama +252905582875
    👉 My Website gellebashir.com/
    👉 Subscribe-garee Newsletter-keena mailchi.mp/0c2...
    👉 Register Binance - accounts.binan...
    👉 Register Crypto.com Exchange - crypto.com/app...
    ✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
    ✅ SUBSCRIBE GUYS
    Gelle Bashir Academy:
    👉 gellebashir.co...

КОМЕНТАРІ • 65

  • @Baro25
    @Baro25 Місяць тому +13

    Macaan gooyaha xasuusta nabigana ku salliya isoona booqda walaalayaal.

  • @ahmedkhalifii
    @ahmedkhalifii Місяць тому +6

    I want to start learning forex trading soon insha Allah

    • @NOf_x_x
      @NOf_x_x Місяць тому

      Bro fx trade is haram 💯
      1.qiyaasta
      2. hubanti la'aanta sare
      3.dulsaarka
      And more
      Aqiradada ilasho bro

    • @ahmedkhalifii
      @ahmedkhalifii Місяць тому

      @@NOf_x_x but there is an Islamic Forex account that adheres to Shariah principles which i think it can be a permissible option.

  • @farhaanabdihaalim4564
    @farhaanabdihaalim4564 Місяць тому +4

    Ustaad ka soo hadal xirfadaha ugu wngsan ee la barto sanadkan iyo meelaha laga baran karo👍

  • @muxiyadiin426
    @muxiyadiin426 Місяць тому +5

    Xirfada facebooka maa noo bilowdo geellow aad baan ugu baahanahaye

  • @mahadhomedia
    @mahadhomedia Місяць тому +1

    Fadlan dhalinyaro kanaalkayga soo fiiriya ❤

  • @samadoonstudiopro1353
    @samadoonstudiopro1353 Місяць тому +2

    Horey u soco

  • @samadoonstudiopro1353
    @samadoonstudiopro1353 Місяць тому +2

    Inaan kula soo xidhiidho ayan jecla

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Місяць тому

      website kena ka helaysaa number kena wll

  • @Ayoupyuukey
    @Ayoupyuukey 26 днів тому +1

    Thanks for your help ❤❤

  • @waadax.Sports
    @waadax.Sports Місяць тому +1

    Waad ku mahadsantahay Course aad Nasiisay mahasnid Ustaade

  • @Hayirproduction
    @Hayirproduction Місяць тому +2

    Ustad mahadsanid.

  • @raageshire9300
    @raageshire9300 Місяць тому

    Macalin mahadsanid wax badan ban kaa faaiday

  • @KingAlfaara
    @KingAlfaara Місяць тому +3

    Like saara❤

  • @Dasiboy-tw6xy
    @Dasiboy-tw6xy Місяць тому +2

    Keep going

  • @fatimamohamud9006
    @fatimamohamud9006 Місяць тому

    Thnk you so much for your encouraging ❤

  • @HassanAbdirahmanHassan-s2p
    @HassanAbdirahmanHassan-s2p Місяць тому

    Asc ustad gelle bashir waxan ka doonaya ustaad in aan ka mid noqota ardyda kugu xiraan sidee ku heeli karaa koorsoyinka

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 Місяць тому

    Saliidaas baa sabab u ah inaa inaa bilawdo suuqa online ka marka kuma qaldamin ee waa isku day shaqo

  • @CiiseMadaale
    @CiiseMadaale Місяць тому

    Qorshahada hagadhigin lacag samen ee kadhig inad Hesho value of product

  • @Tommy_Ai9
    @Tommy_Ai9 Місяць тому +1

    Sxb reply funskaga 1aad ahay❤

  • @ZakariyaAbdi-yu3wm
    @ZakariyaAbdi-yu3wm Місяць тому +1

    Jazzakallah

  • @Ciyaalka
    @Ciyaalka Місяць тому

    Thanks geele

  • @hamudmohamoud7745
    @hamudmohamoud7745 Місяць тому +1

    Walal gelle bashir forex kaso hadal 2024

    • @NOf_x_x
      @NOf_x_x Місяць тому

      Bro forex wa haram.dadka ku jiro daacada u eg haku qaldomin

  • @sayidfuadomer1018
    @sayidfuadomer1018 Місяць тому

    Wll geelle miyay jirtaa maalgashiyo aad samayso oo telegramkaaga gelle bashiir ku qorantahay lasoo dhigo

  • @WizkoFreestyle
    @WizkoFreestyle Місяць тому

    Hamster kombat kaso hadal zxp

  • @abdinassermohamed4254
    @abdinassermohamed4254 Місяць тому

    M.a ustaad gelle Bashir waxaad nasiisay Waxbixin buuxda oo ku saabsan oline Business marka qodabada waa muhiim waad ku mahadsanthy

  • @xunsibirimo1588
    @xunsibirimo1588 Місяць тому

    Ustad asante ❤

  • @bakarofficial7028
    @bakarofficial7028 Місяць тому

    Ustaad in aan isdiwaan geliyo rawaa balse ma isticmaalo master card

  • @freewayh8915
    @freewayh8915 Місяць тому

    sual ayan kuweydinaya gelle bashir maxaa adi free ku bixisa oo la taaban karo oo an duco karadineyso

  • @CabdiNuur-lm4tf
    @CabdiNuur-lm4tf Місяць тому

    Zhp hadii aaN qof DaLka germany joogo aan card paypal kiisa lacagta kuLa baxO isagaNa dahabshiil ayaa laygusoo diri saas macquuL ma tahaYy

  • @ZalmaXiis
    @ZalmaXiis Місяць тому +1

    Xirfadaha see loo gataa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Місяць тому

      Number kaso dalbo +252 905582875

  • @iqromustaf1442
    @iqromustaf1442 Місяць тому

    Abowe waxa kasta markad baro is dhahadi computer ayay rabaan maxa🎉hal ah❤ badan ma weedano

  • @hamzeshugri9601
    @hamzeshugri9601 Місяць тому

    Wll hamster combat kaso hadal maxaysa tahay

  • @AhmadShahzad-kj4rk
    @AhmadShahzad-kj4rk Місяць тому

    Can anyone tell me how to transfer USDT from OKX wallet to Binance? There is only a seed phrase: head isolate sound end kit industry choice festival limit stable dolphin derive

  • @Cabdihafiidofficaill3375
    @Cabdihafiidofficaill3375 Місяць тому

    Ustaad bal kawaran hadaai aan barto xirfadaha midka gacanta iyo onlenka
    sida hada ani waxan isku bartaa
    xirfada ganata mobelka sameska
    iyo graphic desnka iyo video editor kawaran ustaad mala isku keni karaa❤🤝

  • @soomaaliwayn8582
    @soomaaliwayn8582 Місяць тому

    Aniga fekerkayga waxaad jeceshahay bilow waa fikrad qaldan kumanaan somaliyed oo million dheer oo aan jeclayn

  • @adanibrahin452
    @adanibrahin452 Місяць тому

    Waxan sameystay website blogger ah domain iyo hosting uma iibsan adsense hadan codsado ma i aqblaya?

  • @MaxamedsaciidDiini123
    @MaxamedsaciidDiini123 Місяць тому

    Ustaad plz icaawi lcg isii kuma lihi lkn ebar😢

  • @LiibaanYare-sq3dt
    @LiibaanYare-sq3dt Місяць тому

    Ustaad shiid iheysto meel aan waxkabilabo ma aqaan ee sidee wax ushaqeystaa😢😢😮

  • @kidsfunchannel5577
    @kidsfunchannel5577 Місяць тому

    OKX EXCHANGE kado hdal ustaad

  • @user-ek7zp9td8e
    @user-ek7zp9td8e Місяць тому +2

    zhp ka soo hadal xirfadaha ugu lacagta bdn io meelaha lga baran karo bro,

  • @MohamednoorHassanIbrahim
    @MohamednoorHassanIbrahim 26 днів тому

    Hadii aad leedahay lacag ama aqantid sida lacag loo sameyo maadiga views raadin laheed ama korso wax karaadin laheed hhhh

  • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
    @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo Місяць тому +2

    Crpto cousr kaaga qiimaha wax nagadhin usaad soomaaliya baan joognaaye aduun iyo aakhiro waad leebaanaysaa geele bashiir

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Місяць тому +2

      Nala so xirir wll thanks

    • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
      @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo Місяць тому +1

      @@GelleBashir usdaadii qiima waxmayga dhimaysaa usdaad geeli bashiir waxan waan ku xirnahay geeli bashiir online wabsetkaaga usdaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  Місяць тому +1

      @@ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo haa wll nala soo xiriir

    • @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo
      @ABDIRIZAAKMOHAMED-jp1uo Місяць тому

      @@GelleBashir thank you usdaad sharafi kurkaaga ha ahato

  • @suhaybalijama
    @suhaybalijama Місяць тому +1

    First one❤