Shekh suaasheda waa Lama huraaan😢😢😢😢😢sheekh anigu ardayad ban ahay barato culumta dinaga oodhan iyo qira oyin Marwalba oon wax ku dhaqaqo dadka hortoda Marka horo Wan cebsataa lkn markan dhax gali kama cabsado oo Wan dhiiranahy❤❤❤❤Marka sheeg seen iskaga Sara cabsida Wixi oon aqanana Wan kacabsada😢😢😢😢
Zhiikh ale haku barakeeyo inan kana ale havaafiyo zhikhow inan kaazi waxad mooda inu aniga iga zhekeynayo xanun kaa hayo kale aya ihaya wan zaza waxxba maqaban karo cuntadana macuno waxa idher dadka oo dhan wan cayaya bila zababhaday ilhad laan cidladana kaligey wan izka joogaa
Asc shek 2018 wil ay igursan rabai afrikanka madwo wan is didnay gurkina wan uga baxay ilha hada man gorsan wil walba u qosho gora iso ban dhigta u isbdlya isgo hawshi Lagu jiru kilfa an waxba an hen ayn Na dhex mara wan xanustay doaw jer wa Le ciljiyay waxoga wan yar runday wayo marki danbe wan dhci jiray waxyabo far badan ayn arki jiray wan riyon jiray riyo cabsiya imka Lakin cabsi ayn Leyhay morwxda gurya ku xiran xata wan iska damiya sabto ah way kugusu dhacesa ay Ledhay cabsi hadan shito qolka kaligay aya gala inu wax idol jogu ay Lega dhigya dhol kulal ayn joga ila hada wil walba uan gu ku balno uigbaxya
xanuunkaas wan ka qabaa sheikh aniga ilaa 2018 wllhy igu bilowdey shil yar galay intaan arkay aniga waxaa idheer jirkayga la igu mashquuliyey caato aya tahay ban is dhahaya wan is fiir firnaya maanta dhan
Ani Wlhi wiilkan cml ley hayaaa cabsi wal wal dhimasho kacabsanaa qof haduu dhinto adaa ku xigo isleyahay wadno garaaac iyo tabar la aaan illahayow naga qaaat yaarabi 🤲
Kula mid ahay xagee kala soo xariir na
@@maandeeq2121
@@maandeeq2121wll anigu waan isku arkay
Wll waa ile is cilaaji
Shekh suaasheda waa Lama huraaan😢😢😢😢😢sheekh anigu ardayad ban ahay barato culumta dinaga oodhan iyo qira oyin
Marwalba oon wax ku dhaqaqo dadka hortoda Marka horo Wan cebsataa lkn markan dhax gali kama cabsado oo Wan dhiiranahy❤❤❤❤Marka sheeg seen iskaga Sara cabsida
Wixi oon aqanana Wan kacabsada😢😢😢😢
Qof walbaa muslim dhibaatadan caafimaad dagdag allaha siiya😢
Aamin Aamin
Masha Allah shuran sheekh ilahay haku sharfo ❤❤❤❤❤
Zhiikh ale haku barakeeyo inan kana ale havaafiyo zhikhow inan kaazi waxad mooda inu aniga iga zhekeynayo xanun kaa hayo kale aya ihaya wan zaza waxxba maqaban karo cuntadana macuno waxa idher dadka oo dhan wan cayaya bila zababhaday ilhad laan cidladana kaligey wan izka joogaa
Asc sheekh ilaahey qeer hakusiiyo. Wallahi Ani inuu iga hadlaayaa u maleynaa. Mararka qaar. Dhimashadasaa igu qufulan. Dhimashadas ayaa ka fikiraa
Sheekh. Intaa aqrinaye. Maxa isku soo naxay oo aan booday. Wane jiririconaaye
@@SumayaElmi-sq7ndHada side kathy
Alle ha caafiyo inta xanuunsan
Jazakallahu. Khayran.
😭😭😭😭 ilahayow na cafi yarbi
Shikh allaha kubarkeyo
Asc shikhow waxaa ihaysa naxdin naxdintaa oo markahore igasogalaysaa dhabarka kabadi in taa gumaaraka ha ayeey saa igu faafasaa xataa maramarka qaarkeed lalabo ayaa iqabanasa
Allaha ku xifdyo wll
Allaha ku xifdiyo sheikh🙏
Sheikh xagu jooga wanrabaye...waxa moda wilkan in an isku cudhur nahna 😢
JAZAKALLAAH SHEIK
Asc .khayr Allaha ku siiyo sheikh.
Walal qofki rabo inay si gaar kuula xariiran side ku heli kara
Ani iga xita
Allaha kubarakeyo sh.kh m.h
Haa waxaa ahay sida wiilka cml waxaan rabbaa xal dhameys tiran
jazakalahu akhi filaah
Sheikh Ana saas baaan ahay lambarkada xageen kaheli karaa
Sh waxabuun sanahay. Waxan dareemaya maraka shekh
Asc sheqow waxn rabaa in aan sigar ah kuu waresto number Kagan rabi lahaa allha kubara keye
Asc shiq Allah haku barakeyo shiq ani xanunkas ayn dhareyay qamisti ani oo geri joogo ayn salat ayn dukaday oo suno ah 4 rakac oo duhurta kahoreyso intan aqinka sugayo ayn dhunta Qarar kadaremay kadib dhimasho ay leykenay darbiga ay firis ugalay sidi inan wax ka arkayo oo kale
Alle sheekhow xagee kaa helaa Ana tobadkan ayaan isku arkaye lanbarkaaga iisheeg
Lambarkiisa ma rabta
Shiiqo sida wiilkan alaihayaa waliba hadeey igu cusubyihiin waxan rabaa inaa quraanka igu aqriso palese shiiqunaa🙏
Walaal adi isku aqri inta aad ka taqaano qur.aanka xataa hadii aad taqaano surada faatixada oo keliyah isku aqri waad ku caafimaadi. Madakale aan rabo inaan kuu sheego walaal sida oogu dhaqsaha badan isaga daawee xanuunkaan ruuxiga wuu dhib badan yahay ee iska gaar intui kugu weenaanin.
Sheikh plz ruqya nala wadaga xanukas waa naa anxiety
Jasaakallaah yaashiiq😊😊
Ssc
Asc sheekh anixitaa waa dhibanahy ee maxaan sameeyaa
Masha Allah ❤❤❤❤
Ilaahy haku caafiyo wll
Shìiqow sida lii haya
Asc sheeqow aniga xita wey ihesta dhab ka mudo totobo bil xage kala so xariira
Ascnubarka ubahay sheq
Hi
MAAANSHA ALLAAH
Sheekh Lugahayga dab camal moqden iyo calosha Wana warera salada rakacyasheda xita wey iga Kala lumaysa maxa xal ah
Wadnaha ixanuunaya cabsi dartee maalin maalinbana lay qabsada xaga awoodan dhan waxba ma qaban karo😢😢😢
SHIIQ ani xitaa wan xaun sanahy wadno xanun madax xanun saa id ah san u jogo waran clm galida iga dhacyo wan naxa min dhicirka wax iga dhagan mar mar
Wll sas ahy naska aya ana mar san ujogo warn iga galyaa
Shiiq walal baa iga dhaman la maxan sameyaa
Asc sheekh
Ilaahay haku dharo wllo
Dad badan ayaa jiran alaha caafiyo runtii cabsida ayaa iheysa yaa sheeqa waa mahadsanyahay
Anuu iga hadlayaa hada somali nahy xageen kakenay xanunkas strees 😢😢
Ilahho nacafi adomadadanahaYe shikh Ani xitaa dadka markaa arko wax isdhahaa kuwaN weka cimri dheryihin adi lkn wadhimanee😢
Abayo ani xitaaaa
Mxaa sameysaa
@@KhadroAbdiyarowHda side kathy
@@KhadroAbdiyarowaniga xitaa dadka cimrigodan ka fakara
Wllo an..wan.raba..waxan joga.hargysa
Sheekh nubarkaga inte ka helaa 😢😢😢
Insha Allah
Shukran
waa welwelaa cabsi eemaxaan sameeyaa
Wllhi ani xita cabsi iyo walwal aya ii haysta 😢😢😢😢😢😢
Aniga ayaaa qabo xanunkaan ilaaa 2019 204 malinaa dugsi leyga baxshay hoyaa igabixisay iyadoo macalinka Haiga bixin dhahayo galabkii leygabaxshay habnkedii waa jogi wayy cabsi ooyin inaa guriga gacararo oo abahey Arabaa aa dhaho kadib quran leshiday cadi yaa noqday waxbarasho hdaa leygeyo makuragayo uguyaran 1 isbuc dhiganaa qabkaa uga sotagabo anoo jifaa is arkaa oisdhahayo waxbarashaaba wadee aa way ciladanneh ma Aqan waxaa iskakadaweyo ilahey haicafyee😢
Aniga xanuunka ayn cabsidala dhibanhy iga so ducey
Lugaha iyo jirka dhamaaatisa wax. Baroh iyo cuncun ayaa kuyee shay ee maxaan kusameeya
Shiiq nabarrkaaga ii soo dir
Mudo shan sana ah ayan qaba xanunkan waliba 3disane ad udanbaysay aya igu darned shekh 😢😢
Wlhi waa run
Mansha allah
Waxaan hada ayaan isku arkaa iisooduceeya😢
18jun 2024
zxp aniga markaan kaligay ahy iyo markaan dadka pa joogo waan iska cabsanayaa mana garanayo waxaan ka cabsanayo
@@axmedcaanoboidhe23208g quraanka aqri zahp
Iyo suurtul baqra waad caafimada
Hada se thy Ana la dhibane😢
@@Qayo_Badanala ani xata wlhi Facebook kaga iso qor
Asc sheikh sidan kula soxiriri kara privately inshaAllah
Anaa saan ah illhay hana cafiyo😢 yaa ilaqabo
Manoshahay😢
@@Xasanciise-k9j ha alx 😂 adi xanuunkan maku haayo
@@Nadarey haa zxp adi se iskaga dawese🤔🤒
@@Xasanciise-k9j wali wuu I hayaa brother illhay hana caafiyo adi goorme isku arakty
@@Nadarey 2 malin kaliya ani shan aa wareersan ilmiya neh🤔
Sida inaa dhi manayo qof marku shinto ana waxa dhahaa adna wad ku xigtaa qur anka ana aqrinen awal ano ku fecnaa
Hda sidee katahy aniba ihystaye
@@khayriyaahmed-wp1iw sidaydi ahy abyo
Aniga sidaaas ba laiqabtay ilaa hadana wuu ihayaaa walwalka
Sxb suratul baqra aqri
Shiqow wallkey iga yar aya aya la ileystay dhaqtarka wuxu yiri dhigisa,maskaxdisa wa nadif iga so jawab deg deg muhiim an uahy sh.
Wllhi aniga ayaa xanuunkaaga qaba
Insha allaah ❤
Sheq wllhi aniga sas ah wal wal io cabsi io mar walbo aniga is kashakina ina dhiman rawo oo kale wllhi😢
Hadda seetahy wall
Anigah ayaah canusan xanuka umul sawiiyanka dawadiisah
Bils iso sheg sida Le hayo wan xanusnhe wali ayn ku dhwhay
Il way fadudahay xasadka ayaa daran
😢😢😢😢😢😢😢
Wal wal cabsi xataa wax yalo badan
Xanuunka wiilku sheegayo siduu I sheegayo ayan dareema ilaayo lox bilood
Asc
Isku wakhti baan nahay wiilkaas 5 years an xunuun
Wlhi taas ani xitaa waa dareemaasaas wlhi
Asc shek 2018 wil ay igursan rabai afrikanka madwo wan is didnay gurkina wan uga baxay ilha hada man gorsan wil walba u qosho gora iso ban dhigta u isbdlya isgo hawshi Lagu jiru kilfa an waxba an hen ayn Na dhex mara wan xanustay doaw jer wa Le ciljiyay waxoga wan yar runday wayo marki danbe wan dhci jiray waxyabo far badan ayn arki jiray wan riyon jiray riyo cabsiya imka Lakin cabsi ayn Leyhay morwxda gurya ku xiran xata wan iska damiya sabto ah way kugusu dhacesa ay Ledhay cabsi hadan shito qolka kaligay aya gala inu wax idol jogu ay Lega dhigya dhol kulal ayn joga ila hada wil walba uan gu ku balno uigbaxya
Shekh intekalasoxirira
Wllo labarka
Hadadaan cabsiyaa daremoyaa
❤❤❤❤
Madasanid
Shikh maclumad ma iga siin karta qaabka aan ulaso xariiro xaruntada waxan joga nairobi
Wll profile ka caadi udhax gal numberka Korka ku qoran
Ilahay ha caafiyo
Asc baa bul cilmi adkarta ad wiilka aqri tiri bismilahi ladii layaduro waxad dhahde wiilka 2 subaxdii 3 galabtii qaladyar kujiraa meeshaa subixii3
Galabtii 3 baraka allah shaqa ficn haysaa jazaa ka allah
Anba sasaa ahy ilahey haicafiyee😢
Waxaan ahay Gabar wallaallan wuxuu sheegayo xabad kamamaqna kuli waa qawaa intaa waxaan iidheer neefta aalaygu dhajinaa waxaan is dhaha hadda ammaa dhimataa😢😢😢 allaahu akbar😢😢😢 illaaahayo icaaafi😢😢
Wll hada se ka noqotay
Abayo
Esoqabo
Ananka wax aad isk cudrnahay
0
00
11:19
×2526
xanuunkaas wan ka qabaa sheikh aniga ilaa 2018 wllhy igu bilowdey shil yar galay intaan arkay aniga waxaa idheer jirkayga la igu mashquuliyey caato aya tahay ban is dhahaya wan is fiir firnaya maanta dhan
Sheq inte kala so xarira
Asc
Insha Allah
Shukran
Masha Allah ❤
😢😢😢😢😢😢😢