Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Dalmar iyo Dr. Abbas :Naxdinta mahadhada ah ama post traumatic stress disorder

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2016
  • Xanuunka naxdinta mahadhada ah ama post traumatic stress disorder

КОМЕНТАРІ • 15

  • @CabdiwahaabIbraahim-rj4mw
    @CabdiwahaabIbraahim-rj4mw 7 місяців тому

    Maxa dawo u ah naxdinta

  • @lafinha2638
    @lafinha2638 3 роки тому +1

    Wlhi anuu ihaaya xanuunkaan maalin anoo garoon banooni ama kubad dheeloya ayaan waxaa arkay laba nin ani muuqaal iga duubaayan shaki yar ayaa igalay waa iska mashquuloyey bulooyin kadib hadana 3 bil kadib waxaan ku arkey meel udhow gurigeena labadii nin oo moota wata wxaan iska dhaadhiciyey inaya rabaan inay idilaan ama iwaxyelayan

  • @ayaankare3293
    @ayaankare3293 5 років тому +2

    Doctor maxaa daawo uah please hurda diina wey iga guurtay

    • @suberzamin6136
      @suberzamin6136 5 років тому

      Ayaan Kare abyo ani xata mudo laba sana ah hurdo mcn ma sexam mid maskxda ku nasanen am sexda

    • @ruwaydaabdifatah4302
      @ruwaydaabdifatah4302 Рік тому +1

      Wll siirada baqro joogteee waana kuso ducaynayaa hno

  • @ayaankare3293
    @ayaankare3293 5 років тому +2

    Doctor ani naxdin siyaado ah oo sabab la aan ah baan lee yahay maxay taha

    • @mubarikadaan9443
      @mubarikadaan9443 Рік тому +1

      sxp kula mid baan ahay neo wax horoo igu soo dhacayna ma jiraan hadana sidan u socdo uun baan iska naxayaa

  • @ayaankare3293
    @ayaankare3293 5 років тому +1

    Doctor waxaas aad sheegtay oo dhan ani iguma dhicin lkin naxdin iyo walwal siyaado ah oo sabab la aan ah baan lee yahay

    • @xidigalu5087
      @xidigalu5087 5 років тому

      Walaal anaba waan leeyahay ee sidaad katahay imka kolay afar bilood baa kasoo wareegtay xiligan aad komantiga aad soo qortay

    • @hindiasuufimaxamed8355
      @hindiasuufimaxamed8355 3 роки тому

      @@xidigalu5087 bro xanax isticmaal waana hurdo walwalka nh woka baxa 1 bil ku caafimade

    • @faraxmaxamed6967
      @faraxmaxamed6967 2 роки тому

      @@hindiasuufimaxamed8355 abaayo maxaan isticmalaa walaleey

    • @hindiasuufimaxamed8355
      @hindiasuufimaxamed8355 2 роки тому

      @@faraxmaxamed6967 Xanax kaniinigas isticmaal w fcn yhy

    • @mubarikadaan9443
      @mubarikadaan9443 Рік тому

      isku mid baanu nhy

  • @fatuuxshucayb4389
    @fatuuxshucayb4389 6 років тому

    Asm

  • @monaabdi7078
    @monaabdi7078 4 роки тому

    Ditore xagee kalasoxidhidha