Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Fagaare ka hadalka.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 січ 2023
  • 👨🏽‍💻GET Courses - facacusub.com/
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

КОМЕНТАРІ • 94

  • @nimcoaxmed1770
    @nimcoaxmed1770 Рік тому +24

    Summary
    7 ways kaa caawinaya inad horumariso fagare istagida
    (1) be prepared :diyarso mowduca aad kahadliso ama farinta aad gudbinayso
    (2)know your audience: garo cida ku dhagaysanisa una diyari fariin ku haboon
    (3)Rice your voice: ku hadal cod dadka gadhaya oo dagan
    (4)Use a story:fariintada ha ku jirto sheeko si dadku uxiseeyan fariintada
    (5)Eat well: cunto fiican oo fudud cun si aad tamar uhesho
    (6)Improve your body language:
    (7)beleive your self: naftada aamin kalsinidadana dhis
    (8)Relaxation: naftada daji
    THANK YOU WARSAME BADDE

  • @Elmaasio
    @Elmaasio Рік тому +2

    AAN kusalin Habiibkeenii Mohammad Sallalaahu Caleyhi Wassalam❣️🥺🙏

  • @daahirsulub9097
    @daahirsulub9097 Рік тому +5

    Ustaad ilaahy haku jeclaado wax weyn baad nolosheyda ka badashey thanks moalimuu

  • @nasrokhaliif5678
    @nasrokhaliif5678 Рік тому +1

    Ustaad aad io aad umahadsanthy jazaaka allaah💖💖

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid25 Рік тому +3

    Thank you so much brother

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    Thanks you soo mach pro qli

  • @cabdiwahaabahmed6839
    @cabdiwahaabahmed6839 Рік тому +1

    Ustaad intaan ku daawado ayaan wax badan iska badalay waxa aan jiraa 17 ayaan ahay aad baad u mahadsan tahy wacyi galinta iyo sida dhaqaale loo sameeyo thanks marlabaad

  • @oumalkaireyoussouf6081
    @oumalkaireyoussouf6081 Рік тому

    Mashallah tabarakAllah bro

  • @queendahabo
    @queendahabo Рік тому +1

    mash alaah wax badan ayaan kaa faaiiday

  • @Elmaasio
    @Elmaasio Рік тому +1

    UstaaaD Kula Socda Mr wlpo 🙏

  • @channel-barkhadle
    @channel-barkhadle Рік тому +1

    wax fara badan waanka faa,iday ustaad alle haku sharfoh waxana rabay aadna ujeclahay inan gaar kuula hadlo

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 Рік тому +4

    Masha Allah my brother thank you so much 💯 🤲👑🌹⭐️🥇👍👏👏

  • @ZAKARIYEMC
    @ZAKARIYEMC Рік тому +3

    Aad ayaad umahadsantahey ustaad waa roll model ayaad runtii waa vedio muhiim ah waad mahadsantehy markale

  • @zhuaip42
    @zhuaip42 Рік тому

    Thanks ustaad teacher warsame shiiqiye❤️👏

  • @warsameHasan-on1zf
    @warsameHasan-on1zf 10 місяців тому

    thanks so much

  • @Kobciyeservices1
    @Kobciyeservices1 10 місяців тому

    M.a sxb waad mahadsantahay

  • @xamdamaxamed7616
    @xamdamaxamed7616 Рік тому

    Mahdsniiid...ustada

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Рік тому +1

    Mahadsanid ustad

  • @abdirahmankhaireh1020
    @abdirahmankhaireh1020 4 місяці тому

    wad madsantahay

  • @mohaawalle1445
    @mohaawalle1445 Рік тому

    Ustaad allah ku rumeeyo riyooyinkaga 🤲

  • @juweriamohamed1161
    @juweriamohamed1161 Рік тому

    Hadfii aanad adu sheegin qofka aad tahay dadkle ayaa kaa sheekayn doona ...😊jzakalah khayr ustaadii

  • @hothomoh4950
    @hothomoh4950 Рік тому +3

    Waxaad thy qof ku dayasho mudan🤴👍

  • @fardowsaibrahim8576
    @fardowsaibrahim8576 Рік тому

    Manshaallah walal Allahakubarakeyo

  • @CabdikariimMaddaale
    @CabdikariimMaddaale Рік тому

    Aad baad u mahadsantahay wll warsame bade. Alle haku sharfo

  • @MohamedAhmed-yx7mu
    @MohamedAhmed-yx7mu Рік тому

    Mahadsanid Masuul sare wlhi inbadan Ayaan raadinayay xirafad noocan ah

  • @ANASFX
    @ANASFX Рік тому

    Mnsha allah ustaad

  • @fartuunkhaliif5629
    @fartuunkhaliif5629 Рік тому

    Masha alaah ustaad thank you dhabti waxatahy qof indher garada

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 Рік тому

    Buugaagta aad sheegtay magacyadooda ii soo qor Ustaad.

  • @Mohaabdi01
    @Mohaabdi01 Рік тому +3

    Ustaadi warsame Wxaan ka mid Ardayda Facakoraya Wxbdna waan kaa bartayruntii Abaalna waan kuu hyaa Ustaadi 👑
    SU AAAL
    Ustaadi Transferwise vedio nooga soo sameee OO noo faahfaahi.
    1 Qofka isoo furaya Mxaa shuruud lagaa rbaa
    2 Qarash intee le egbaa iga bxi kra
    3:Qofkaas miyaa Wxii finance ii maamulaya oo Iiga soo saraya.
    4 Maku xiran karaa Master card 💳 anooo jooga Wadamada An shopify payment aqbalayn.
    Mahdsanid wllkyga qliga ahoow❤️👑

    • @kaytonEmpire
      @kaytonEmpire Рік тому

      @@warsamebadeAlle hku kraameeyo❤️👑 Ustaf

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 Рік тому +1

    mashalh

  • @hikmaabdiadam4988
    @hikmaabdiadam4988 Рік тому +1

    Wamahadsan tahay warsame in badan wax wakafaidnay

  • @hudahaashi9826
    @hudahaashi9826 Рік тому

    Mansha allah mahadsnd wll buug nalaso wadaag walal fagaare ka hadalka quseeyo runti qodobadas wanaka Fa idey waxad tahay dhiirigeliye nafeed 🖤

  • @abdulahimuhyadiin8143
    @abdulahimuhyadiin8143 Рік тому

    Maanshaalh ustaad mahadsanid

  • @Mowliet_Technology
    @Mowliet_Technology Рік тому

    Mncha allah ustaad aadbad Umahadsantahay sidaad had iyo Jeer noo dhiiri galineyso🙏✅

  • @daherdjalaloudin
    @daherdjalaloudin Рік тому

    Masha allah my brother

  • @ciidcarab6835
    @ciidcarab6835 Рік тому

    Thank. You so much brother 👨 ❤

  • @ALamudin718
    @ALamudin718 Рік тому

    Wel come warsame

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    Insh allah ❤

  • @xassangaaseeto4832
    @xassangaaseeto4832 Рік тому

    Guul warsame bade wll

  • @mahamedhassanjama1173
    @mahamedhassanjama1173 Рік тому +1

    Personal public speaking (p.p.s) 🌎❤🙏

  • @aminaaliyassin3530
    @aminaaliyassin3530 Рік тому +1

    thanks

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 Рік тому

    Mahdsanid ustaad masha Allah

  • @cabdishakurjeckzon8389
    @cabdishakurjeckzon8389 Рік тому +1

    Ustaad hpn wanaagsan

  • @najahhasson4775
    @najahhasson4775 Рік тому

    Karti miidhan baadtahy wllhy MashallaH ❤

  • @khaalidxashi
    @khaalidxashi Рік тому

    Walal warsame bade garap isii

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 Рік тому +3

    Mahadsanid ustaad lkn maalinba muuqal janalka nooso Gali hadaad haleelayso 🥰🤍🖤☝🧠

  • @fardawsaaabdi3038
    @fardawsaaabdi3038 Рік тому

    Macalin barakow halkani waa meel aan wax badan ka faa'iidaystay

  • @azuzu.
    @azuzu. Рік тому

    Mahadsanid ustaad

  • @musemohamed2563
    @musemohamed2563 Рік тому

    Mahadsanid Ustaadii

  • @mariamhassan4415
    @mariamhassan4415 Рік тому

    Macha Allah

  • @caaqilnuur7672
    @caaqilnuur7672 Рік тому

    Thank you very much

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Рік тому

    Mahadsanid wll

  • @abdishakuryussf
    @abdishakuryussf Рік тому

    Mnshllh wllka

  • @nailaabdirahman5451
    @nailaabdirahman5451 Рік тому

    See ku igaanaa marka🎉

  • @SomaliAli
    @SomaliAli Рік тому

    warsame walahi indhahaaga baa laga fahmaya in aad tahay beenale ama jaajuus walahi

  • @shoaibabdela
    @shoaibabdela Рік тому

    Thank you 💓💓

  • @daherdjalaloudin
    @daherdjalaloudin Рік тому

    Thank you

  • @ahmedshariif9951
    @ahmedshariif9951 Рік тому +1

    m.a ustad xirfad lacag lagubarto bad free nagusisay mahadsanid

  • @maahirmaskax
    @maahirmaskax Рік тому

    mahadsanid

  • @najlahamud4865
    @najlahamud4865 Рік тому

    Ustaad bogaagta aad sheegatay iyagu pdf ma haysa hadaad hayso description noo soo dhig

  • @zakaria_abdi
    @zakaria_abdi Рік тому

    Erayga diyaargalow vs diyaargarow yaasaxan sidoo kale ustaad maxamed cumar oo isticmaalayana waan arkee

  • @anisohassanabdulahi1999
    @anisohassanabdulahi1999 Рік тому

    Aad ayaad u mahadsantahay ustaad waxaa tahay qofka kali video yaashiisa aan marar badan ku ceshceshto waana kugu daydaa

  • @miharmedia7822
    @miharmedia7822 Рік тому

    Inaa kuso biraa an rabaa facakoraya balse jawab maleh WhatsApp

  • @cabdishakurjeckzon8389
    @cabdishakurjeckzon8389 Рік тому +1

    Ustaad waxan kaa codsanaya in aad noo soo diyaarisay sida daka loo dhexgali kukay dad farabadan ayaan jecel please

  • @queendahabo
    @queendahabo Рік тому

    please buugagta sawir kooda nala wadaag wll mhdsnid

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Рік тому +1

    Macaliin waad mahadsantay, ee barjimka xiga waaxad kasoo dhigtaa maxa laga fa’ida ama maxay lacag uu dhigaanta halka views,like, comment iyo subscribe

  • @Vowsia
    @Vowsia Рік тому

    thank u dhiirigaliye warsame adaa u jeclhy public speaking walina cabsibaa igu jirtaaa inshlhh waa ka gudbin.

  • @mohaabdi7198
    @mohaabdi7198 Рік тому

    Asc ustaad warsame bade plz igu caadi course-da E-COMMERCE-ga ma awoodo inan gato. Mahadsanid

  • @Naasirudiin
    @Naasirudiin Рік тому +1

    Nio runtii waxaad tahay
    Qof kudayasho mudan
    Lkn koorsooyin kaagu waa qaali
    Qof qaata 100 doolar sidee buu ugadan karaa koorso 99 doolar ah
    Kwrn kofkii aanba haldoor na hayn hadana doonayo
    Inuu isbadal sameeyo

  • @hasanqorane764
    @hasanqorane764 11 місяців тому

    MAhad sanid ustaad muqaaladada wax yar Baan kada inyarna Wan ku gu xidhnahay
    Wax faa ido leh baad Nala wadaagtaa

  • @mabruukmedia8706
    @mabruukmedia8706 Рік тому

    Wllhi ani wey i hystaa arrintn ilhy ha ii fddyo

  • @baromacdangoldandgemstons4044

    Baro Macdanta Dhulkaaga Hooyo.....sidee macdan loo helaa ( how to get gold and gemstones) from Somali Map. ua-cam.com/video/05XdVCHTCHE/v-deo.html

  • @suudi2683
    @suudi2683 Рік тому +1

    Ustaad muqaalada public speaking kusaabsan manoo soo badin kartaa???

  • @Mohamedirshad114
    @Mohamedirshad114 Рік тому

    Asc waana kugu soo biirnay Boowe/ walale/Huuno/eeboow/ Imboow/ Akhii..... berigii Qudus baan qeyb ka noqonay

  • @thirtyun0
    @thirtyun0 Рік тому

    Aaduu ii anfacy Iina anfici doonaa I.a

  • @ifrahismail1558
    @ifrahismail1558 Рік тому

    ustad waxan ku weydinaya faca koraya wali mashaqeyneysa ?

  • @ciizediinabdi443
    @ciizediinabdi443 Рік тому

    Warsame keep going bro 🙏💯

  • @sharmaakemaxamed2026
    @sharmaakemaxamed2026 Рік тому

    Ustad marka hore wad mahadsanthy imisa ayay igu qaadanaysaa inaan e commerce lacag ka sameeyo ustad hadii aan sifican udadaalo ustad mahsanid ustad

  • @queenliza596
    @queenliza596 Рік тому +1

    Ustad Ani marka University
    presentation leeyahay waan Cabsadaa mana aqaano

    • @Elmaasio
      @Elmaasio Рік тому +3

      Wxas Iska Ilaali Hormarkgu Hos Udhiga

    • @queenliza596
      @queenliza596 Рік тому

      @@Elmaasio Haye walal

  • @user-rh6yr8vz6v
    @user-rh6yr8vz6v 6 місяців тому

    Wllhi mcln mida aan aad kaaga faa iiday Waxaa weeye dadka hawenayn yaysan dadku kula waynaan muhiimadu waa fariinta aad gudbinayso

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 Рік тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    😂😂😂

  • @suleekhaabdillahi3633
    @suleekhaabdillahi3633 Рік тому

    Masha allaah ustaad jasakalhu khyraa waxd na barty waxnka codsanaa inaa iga soo jawabto Instagram ka waxn ahy ardayda facakoraaya m.a meel fcn ayaan socdaa lastigii ayan jooga WhatsApp kana wanka waayay inankala xidhidho intaa ayanka codsanaa💯

  • @shodeabdulahishode6780
    @shodeabdulahishode6780 Рік тому

    ustaadi waad mahadsanthay waxaa tahay ustaadka kaliya indhaha iifuray ilahay haku dhowro ustaadi waxaan ahay araday kamid ah faca koraye ustaadi waxaa ihaysta challange ustaadi supports waxba waa laiga qaban wayay marka ustaadi adigana waa kulasoo xiriir instgram igamadan soo jawabin ee ustaadi adigoo raaliya igaran qabo alle hakudhowro

  • @user-eu9uy8gz5u
    @user-eu9uy8gz5u Рік тому

    Mahadsanid ustaad

  • @ilhaanabokor3542
    @ilhaanabokor3542 Рік тому

    Thank you