NIMCAAN HILAAC 2019 NEW SONG GARASHADA AYEEYO KA TAHAY OFFICIAL MUSIC VIDEO 4K

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лют 2019
  • Balanbaalis studio muqdisho somaliya

КОМЕНТАРІ • 753

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 5 років тому +108

    Balanbaalis Studio Waxaan Kuu Ahaa Taageere Kuuna Ahay Taageere Kuuna Ahaan Doonaa Taageere Sidaas Oo Kale Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac Salaan Gacaltooyo 👏👏👏

  • @shakoofficial8357
    @shakoofficial8357 5 років тому +59

    IllaaHoow Anoo LugaHaYga Dhigin Quruxda Africa Somalia Mogadisho Ha I Dilin Inta Jecel Somalia Like From Hargeiza

    • @niicimafarah2805
      @niicimafarah2805 5 років тому +1

      Shako imika mays raacna wll wlhi ana jecel meshaa

    • @nourali1221
      @nourali1221 5 років тому

      Shako Official illaahy kuma dilo nabad qab allaha kugu simo Cimri dheer ku nooloow

  • @deeyoo
    @deeyoo 5 років тому +118

    Heesta Sanadka 2019 Super Nimcaan Hilaac iyo Amazing Balanbaalis Studio esh qiyaasak🎶🎤🎶👏👏👏

    • @ikranikran8783
      @ikranikran8783 5 років тому

      Salam deyo walal

    • @adnanhashi
      @adnanhashi 5 років тому +1

      Deeyoo dufulaale 😂

    • @NimcoGlam
      @NimcoGlam 5 років тому

      ASC FADLAN SOO BOOQDA CHANNEL KAYGA QURXINTA TIMAHA IYO MAKEUP 💄 KA TIPS BADAN LA XIDHIIDHA AFAARAHAAS WLC ALL 💄💕🔥💄💕🔥💄💕🔥

    • @deeyoo
      @deeyoo 5 років тому

      @@ikranikran8783 salaaama abaayo

    • @banadirhey3011
      @banadirhey3011 5 років тому +3

      Daaganan cood maacan heeso xiigmaad leh xishood intaaba maa jiiro nimcaan hilaac faanan lamida waxa so labayo sakariye kobciye iyo cabdiriisaq ansha inta kale waa waa laahesaye iska hees unban u aqaana noolow boqoorka coodka nimcaan hilaac 🇬🇧🇸🇴

  • @hanisharaf4539
    @hanisharaf4539 5 років тому +33

    Masha allh fananka kaliya ee aan jeclhy codkiisna kuraxeysto al fanan nimcaan hilaac hees shidan iyo muqaal qurux bdn ❤😍😍

  • @mudanehamse6527
    @mudanehamse6527 5 років тому +35

    Alle ha unaxariisto Laxamiistaha weyn Maxamed Miyir... fadlan amiiin dheh

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 років тому +1

      Amiin, Allah fardowsa ha geeyo isaga iyo intii inaga tagtey oo dhan.

  • @abdirahman5182
    @abdirahman5182 5 років тому +262

    Nimcaan hadaa taageersanthy
    Like ii sar fananka 5ta somali

  • @abdishakuurdaahir7214
    @abdishakuurdaahir7214 5 років тому +105

    Nin baan ahay adkeysiga ku nool
    Walaley hadaad mssge kayga arkeso ilah ka baqo iso dabac taliso idinkuma iduceeya de ilma aderyaal hadad rabtin like igu dara

    • @Abdullah-h2i
      @Abdullah-h2i 5 років тому

      😍😍😍😍😍👍

    • @luulalaki6957
      @luulalaki6957 5 років тому

      Ilaahay ha kuusoo dhaweeyo hana kuu yeelo siduu qalbigu rabo oo Khayr Kuu ah wlaalkay

    • @niicimafarah2805
      @niicimafarah2805 5 років тому

      Ar wallal like wa iga helaysaa adan kahelay ane🤣🤣🤣

  • @najiibtarabi5412
    @najiibtarabi5412 5 років тому +23

    Aabaha fanka soomaliyeed
    Legend nimcaan hilaac
    Soo buuqa wxii tageera 🙏

  • @zuzumoha2819
    @zuzumoha2819 5 років тому +16

    Alla meesha qurxda badnaa dad baa dhahya ma London baa
    Maya viva xamr
    Xamar allow daa
    Nimcaan hlkaa kugu
    ognhy

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 5 років тому +42

    Boqorka codka, hilaacayga hirgaley, noolow intey nololi jirto iyo muqdisho cadey oo dib usoo noqotey, masha allah. Barakee alow xamar. Salaan sare dhamaan reer muqdisho from borama ❤

    • @khaledjr7661
      @khaledjr7661 5 років тому +4

      aad iyo aad reer borama we love u sido kale nolasa❤🇸🇴

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 років тому +2

      @@khaledjr7661, Thanks bro.😘

  • @alcasaa22channel19
    @alcasaa22channel19 5 років тому +92

    Xaax Boqorka codka markaan arko xitaa isma dhoho waxaa soomaray fanaan ka cod macaan somaalia jira Waa rayigeyga Ani ahaan ma aaminsani Hilaac Fanaan ka cod macaana aduunka soomaray waa hadaan xaqiiqda ka hadlo Boqorka Codkoow Soo laabasho wanaagsan waxaan rajeyhaa in aad soo celiso Awoodii aad ku laheed fank ee 2014-5-6 markaas aad eheed number one sedexdaas sano kuu xiisnay run ahaan

    • @habonhassan5268
      @habonhassan5268 5 років тому

      🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾

    • @fanpagegames9348
      @fanpagegames9348 5 років тому

      Boqorka codka wa Tuubac lkn jiilkan boqorka codka wa nimcaan Hilaac

    • @abdilahisadiq4270
      @abdilahisadiq4270 5 років тому +1

      Alcasaa22 channal qof aan dhagysto Nimcaan baa u cod macaan runtii sxb

    • @yaziryare2388
      @yaziryare2388 5 років тому +1

      Run waan jeclahay codkiisa Nimcaan hilaac

    • @mubarigshucayb1574
      @mubarigshucayb1574 5 років тому

      Hhhh zxp
      1.bk
      2.hilaac
      3.g.simba

  • @shacnisharaf3481
    @shacnisharaf3481 5 років тому +44

    Nimcaaan wlhi xamar waad ku quruxaysanysaa wlhi msha alah🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️🖐❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪
    I’m From Boorama somalia 🇸🇴

  • @calicabdifarax9059
    @calicabdifarax9059 5 років тому +65

    Fanaan dhamaan umada somaliyeed qadariso nimcaan hilaac 😍😍😍😍😍

  • @ducaysane1994
    @ducaysane1994 5 років тому +27

    Inuu,ninka ugu habdhaqanka,iyo dabeecada wanaagsan fanaaniinta yahay,like ku taageera ana igu ixtiraama qaraaabo😂🤣🙏🏾

  • @ahmedjamey2214
    @ahmedjamey2214 5 років тому +293

    Inta ayadooo dhagaysanaysa hadana commentiga akhrisanaysa qodhin iyi xeradin Like ta ha iLa dhafinina 😂😂🤣🤣

  • @farxiyamohammed1271
    @farxiyamohammed1271 4 роки тому +1

    Alloow mawada curate noo siyaadi cadowgaaga jab Muqdisho cadey mess you so mch nimcaan hilaac nin culus allaha ku xafdiyo ollso salan sre

  • @HunTer__Ak47
    @HunTer__Ak47 5 років тому +132

    Inta Hooyo jcl like isaara

  • @sldahmed595
    @sldahmed595 5 років тому +10

    Muuqaal qurux badan good job saami cade legend 😍 hees macaan Nin baan ahay adkesiga kunool aadse loohelay Legend nimcaan 💪 🎤🎶

  • @liibaanqaarey1003
    @liibaanqaarey1003 5 років тому +249

    Muqdisho cadey hadii aad ku dhalatay like saar halkaan

    • @aziiz94
      @aziiz94 5 років тому

      xudunteyda ku duugan muqdisho cadeey caasimadi somaliweyn like wx ka bdn aye istaahisha

    • @liibaanqaarey1003
      @liibaanqaarey1003 5 років тому

      @@aziiz94 waa sidaa sxb thanks inbadan

    • @naimahajiuwu7142
      @naimahajiuwu7142 4 роки тому

      Muqdisho caddeey allaha noo dhowro

  • @ikranikran8783
    @ikranikran8783 5 років тому +17

    Aniga ugu horeyay Nimcan ad ku tageraaa nolow inte nolol jirto

  • @wiilkaxafadda9945
    @wiilkaxafadda9945 5 років тому +62

    Wlhy fanankn codkusuu ayuu ki jooga mesha kii ila arky like isaar

  • @kafeyaadbi3252
    @kafeyaadbi3252 4 роки тому +4

    😭😭😭afkun kama lahiyi labtiba uunka kujecl 2020 like

  • @zuusuugaasoomar116
    @zuusuugaasoomar116 5 років тому +24

    Manta waxan aday jimicsi 1saac oo pure ah ayaan ordaayay hestaan ayaan dhagen sanayay xalay ayow xajigeyga isoo diray aqbal i dheh waxaan kugu wacay aaran iyo dooge wan iri mcn aqbal wan soo socdaa ha i sugi wayin isbuc kadib insha allah boqorka codka nimcaan wadaniga somaaliyed we LOVE YOU aniga iyo xajigeyga wlh garashada Awoowa ka tahay asal dhalad somaaliyed wil aan ku faano alle hano kadayo bro horey u soco

    • @suadfarah2227
      @suadfarah2227 5 років тому

      👎👎👎👎👎👎

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 5 років тому

      Suad, Allah ha isku kiin daayo adiga iyo xaajigaaga. Jaceyl waaraan idiin rajeynayaa insha allah.🌷🌹🥀🤞🤲👍👍

  • @muqdishotiktok5131
    @muqdishotiktok5131 5 років тому +90

    pls hadi ad dageer to nimcaan give me like

  • @somalindsomalilnd2404
    @somalindsomalilnd2404 5 років тому +181

    Lysrick
    Ninban ahay anfaciga ka go’ay oomatiyo dhefe
    Aramidu nimay gadhayoo oman ban ahaayee
    Ninban ahay adkaysiga ku nool kaadsi lo helaye
    Adiguna alayl dhexe mugdiga nuur ifaad tahaye
    Khayr lagu anqariyeey midaan aminaad tahayee
    Eegmadada oo qudha ayan la ashqaraarayee
    Halkad IgA istaagtidbuu xilaac IgA iftiinshaayee
    Afka un kama lihiye laabtibaa unka ku jecelee
    Iliilaha qulubtaad hantiday ubuqda beerkayga
    Hadan udubka loo mudin cishqigu
    Waa allow sahalee
    Kolkay laba adkaysuu kalagacal ayatiin dhaliyee
    Aqbal idheh waxaan kugu wacay Aaran iyo doogee
    2
    Amin cidabaad timi ifkoo helay akhbaartaase
    Aqal diintu taaliyo ardaa dhaqanka loo aado
    Ubixii kabeermaad toho wan ayiday taase
    Iimanka ruux lagu korshoo eedle Waa adigee
    Inkastood adunkaba aragsaneey waxbadan joogin
    Garashada ayeeyaad katahay eebe mahadiisee
    Asli iyo waxad tahay midan iimo loo dhaline
    Anshax hoyadii ku dhigtaa heli abaalkaase iyo ayeeyiyo Aabaa ixsan guran ajuuraanee
    Hilaaciii hirgalay❤️😂👏

  • @somalidarama3100
    @somalidarama3100 5 років тому +9

    My fav artist nimcaan
    We love somalind from stay xamar forever

  • @naciimonalka1047
    @naciimonalka1047 5 років тому +10

    Waah waaaah wax ba ka dhacay walhi mash aalh
    Codka100%❤❤👈
    Musica 💋100%
    Muqaalka100%😗😗
    Hilaac alaha kudayo boqorka somalia bathy

  • @CASKAFILMS
    @CASKAFILMS 5 років тому +19

    Hees macaan iyo video shidan horey u soco sxb saami cade

  • @user-op6cp2tq9f
    @user-op6cp2tq9f 10 місяців тому

    Wow wiilkaan jinkeyga ayba jecl wllhi lantis ma nolankaro we love my mother ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @queenfatuusha3893
    @queenfatuusha3893 5 років тому +8

    Nimcaan hilaac taageroh buuxa u ahay 😍😍😍

  • @liikeyabaati5652
    @liikeyabaati5652 5 років тому +25

    Hdaan ahay qofki 2 ee ugu horeeyay like iga dhis

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 років тому +22

    Nimcaaan Hilaaac inta Ilataageersan Like Igu Caafiya 😁

  • @ahmedmanka641
    @ahmedmanka641 5 років тому +22

    Wlhi wa fanan sharaf leh nimcan wa nasab ad u jedo wll farxad ayan ku rijenaya

  • @nastehahussein3973
    @nastehahussein3973 5 років тому +7

    Waa kaa nuurka baxayee Barakey allow Xamar
    Liibaxi waa soo rogaal celiyay

  • @mohanabukaryare1335
    @mohanabukaryare1335 5 років тому +3

    Msha allllaaah al fnaaan nimcaan Hilaac xidigaha xidigah ku taageersny wooooow

  • @somalisongs2459
    @somalisongs2459 5 років тому +158

    Nimcaan walkey muqdisho inoo balan

  • @nabsigahiisha6198
    @nabsigahiisha6198 5 років тому +6

    Iimaanka Ruux lagu Korsho Eed la' waa adigee👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
    Fanaanka Qarniga waa u taaganahey

  • @updirazhidbashirmohamed6194
    @updirazhidbashirmohamed6194 5 років тому +3

    axSan Fanan FiL caaLaM aL-nimcaam HiLaac😍
    BaLanbaaLis studio what a sonG👨‍🔬🤝❤

  • @huseinraam9195
    @huseinraam9195 5 років тому +11

    Codka: 100%🔥
    Hezta: 100%🔥
    Muqlka:100%🔥
    Videoga:100%🔥👌

  • @nadaarajamac7780
    @nadaarajamac7780 5 років тому +29

    Wah wah lipaaxi soo ragaal celi aapo hore usoco inta jiifta kuwadanysaay liketa wan idin dayey noh laap und lep

  • @asmaabshir9524
    @asmaabshir9524 5 років тому +10

    Hilaacii hirgaly so rogaal celi hory usoco nimcaankyga 😘😘😘😘😘

  • @paselmtego9208
    @paselmtego9208 5 років тому

    Hadan mudubka loo mudin ceshku waa alow sahale Kolkey laba adkeysuu kalgacal ayaatin Dhaliye .Bal ideeh waxan kugu wacay aran iyo dogee .Nani amesema boqortoyo ogaden sojui afsomali magaranayan ..King Nimcan one love from Garissa.

  • @ayaanmaxamed2099
    @ayaanmaxamed2099 5 років тому +7

    Intii nimcaan hilaac u xiistay heesihiisa lik iisaara

  • @ismailahmed5917
    @ismailahmed5917 4 роки тому +3

    Hadan udubka lomudin jaceyl ku waa allowsahale ✅✅✅❤legend nimcan hilaac

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому +2

    Halkaad iga istagtabu
    Hilaac iiga iftiinshaa❤❤
    Legend nimcaan hilaaac❤❤

  • @Geedi143
    @Geedi143 3 роки тому +1

    Yaa fahmay inuu gabay yahay waxani👌👌

  • @waladhoussein3158
    @waladhoussein3158 5 років тому +11

    ech cala hees iyo casimadi uu mada from jabuti

  • @caishainacabaas6448
    @caishainacabaas6448 5 років тому +3

    nimcaaan nlow ilaahy codkada hakuu siyadsho tageeran kuu hyaaa

  • @taxaneofficaill6965
    @taxaneofficaill6965 5 років тому +14

    Like igu qabo hada aminsan tahay
    Fananka ugu codka macan hdu yahay
    Boqorka codka 💙nimcan hilaac💙💥

  • @ibnuazaan2723
    @ibnuazaan2723 5 років тому +7

    inskatoo argasaney wax badan joogin aduunka garashada ayeeyad ka thy
    intaasa iga gadan

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 5 років тому +5

    Nimcaan hillaac halyeey qaran Garashada ayeeya ayaad katahay afkaaga caano lagu qabay tubeec 2two like igusoo booqo hadaan kaa istaahila👍❤️

  • @deeqaabdi6453
    @deeqaabdi6453 5 років тому +3

    Waw axsan hees nimcaan codka allaha ku barakeyo

  • @hassanameen3830
    @hassanameen3830 5 років тому +2

    Jecelow nice one, keep nd calm 👈👉 go ahead

  • @kiinoowggmu233
    @kiinoowggmu233 5 років тому +3

    fanaanka kaliya wakhti xaadirkan ugu fiican somalia
    nimcaan hilaac best song🙏
    thanks sami cadde🙏

    • @fadumaibrahim5332
      @fadumaibrahim5332 5 років тому

      Legend nimcan love walalnimo all the way from Cleveland Ohio

  • @djsentinas38
    @djsentinas38 5 років тому +5

    Legend is Back
    *Hilaac* Hirgalay* 🤟🏾👏🏾👏🏾

  • @Lilzack685
    @Lilzack685 5 років тому +45

    Team nimcaan hilaac 🅛🅘🅚🅔 saara

  • @khalidcade3190
    @khalidcade3190 Рік тому +1

    😢nin Ban ahay ka ogay
    An faci dheftii
    Nin Ban ahay ay arimmudu gadhay
    Oman Ban ahay
    Nin Ban ahay kunol adkiisaga😢
    adse loheelin
    Adigana aleel dheexe mugdiga
    Nuur ifayaa Tahay
    khayr lawada qanriyee eee.😢
    Mida amina Tahay
    Egmadada Qudha😢
    Ridwan la Ashqaraara
    Halka iga isTaagto
    Hilaac iga iftiin shayo
    Afka kama Lihii
    Laabti Baa unka kujecel💋❤

  • @mobilejr1164
    @mobilejr1164 5 років тому +4

    Nimcaan hilaaac Fanaan codkisa ku joga fanka intaa ila qabta like isaraa☝️☝️❣

  • @khadarcavani96
    @khadarcavani96 5 років тому +9

    Me kHadar HazaN Cavani DaGaN porama TageeraH Buuxa 👋 hiLacii HirGalaY

  • @ruunruuhi1762
    @ruunruuhi1762 5 років тому +3

    Alla dhulku qurux badana xmreey allow cadowga kaa qabo after daawashada video kan wlhi waxan xaqiiqsaday inan dhul boqorrooyo leenahay wow 😮❤️🔥😍

  • @banadirhey3011
    @banadirhey3011 5 років тому +1

    Booqorka coodka aqalaq xishood intaba isku daarsadaye nimcaan hilcaa farxad ku noolow alaayacisag no1 faanan kaliya ugu qalbii fican inaata heesto

  • @kadoohaji4575
    @kadoohaji4575 5 років тому +17

    The only Somali fanan i support. Nimcan is my favorite Singer 🎤

  • @mahadmaajid3918
    @mahadmaajid3918 5 років тому +1

    Fanaan qaran 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @4ziaa10
    @4ziaa10 5 років тому +4

    This should be song of the year ❤️❤️❤️

  • @sargaduudalchannel
    @sargaduudalchannel 5 років тому +11

    Muuqaal Aad u riyaaqaysid daawashadiisa ka daawo studio balanbaalis gacanta kuma go'do Saami cadde hore u soco my bro

    • @sargaduudalchannel
      @sargaduudalchannel 5 років тому

      ADIGAA MUDAN SAAMI CADDE XIDIGA MUUQAALKA AYAAAD TAHAY

  • @qadaafi123
    @qadaafi123 5 років тому

    Inan uu jeclaa oo boorama joogta ayuu u heesayaa maaha Inan xeebta liido joogta lakiin haduu u yimaado xadhig baa u yaal miskiin iyaduna waxay tidhi nimcaano muqdisho uma socdo qarax baa iga horeeya ee xadhigaa kuu dhaamee soo noqo huuno bilaa caleek

  • @abdishakurhashi5458
    @abdishakurhashi5458 5 років тому +1

    Legend nin weyn ayaa tahy runti taagero buuha ayan ku ahy yaa taagero ninkan like igu casuma 👈👈💪💪✔✔

  • @africantv540
    @africantv540 5 років тому +6

    Saami cade ✔ muqaal quruxbadan
    Nimcan Hillac 💯asxan cod

  • @libanaliolad9623
    @libanaliolad9623 5 років тому

    Waaw axsan hees boqorka codka hilaaaciii hirgalay horay u soco💚💚💚💚💚💚💚

  • @abdullahiabdirahman4252
    @abdullahiabdirahman4252 5 років тому +3

    Nimcaan sxb codkaaga fanka ku jooogta horey u soco bro

  • @tasliimabdiwali2087
    @tasliimabdiwali2087 4 роки тому +1

    Nimcaan Hilaac Ilaah Codkaga Haku Deysto Beast Fanaan 🔥🔥🔥🔥🔥👏👏👏

  • @ibroaimar5123
    @ibroaimar5123 5 років тому +2

    alwayz nd forever nimcan z my all tym bst.......keep going

  • @esmahan143
    @esmahan143 5 років тому +5

    Nimcaan hilaac best singer❤️❤️

  • @mustafaofficial8590
    @mustafaofficial8590 5 років тому +4

    Nimcaan Hilaac legend Kutaagera Broh Keep going😍🇸🇴🇸🇴❤👇

  • @dadaadan3936
    @dadaadan3936 5 років тому +2

    Welcome back sxb 2014_2015_2016 ruug cadagi soo rogaal Cali✔✔🙏🙏

  • @jamilaabdi3595
    @jamilaabdi3595 5 років тому +2

    Waryara ninkii nimcaan masas bu noqday qori dhar lo xiray ala hargeisa qofkasta nooleeya ❤️❤️❤️❤️

    • @umumaajidmaajid6080
      @umumaajidmaajid6080 5 років тому

      Kkkkkkkkkkk

    • @banadirhey3011
      @banadirhey3011 5 років тому

      Jamila abdi reer badiye cayil aduunka kama qoorno cafimadkisa mahim ah adiga xiiro diirac bac weyene ah mss baac weeyne 🇬🇧🇸🇴

    • @jamilaabdi3595
      @jamilaabdi3595 5 років тому

      Banadir Hey qaad wayn Ba tahy sow magaca banadir Ba ka garte niyow dadka marky idin yimadan cambuulo haku diline wxyabo nafaqo leh siiya

    • @banadirhey3011
      @banadirhey3011 5 років тому

      jamila abdi calcaalka iyo maaseyerku wa camal sheeyedan cadi iska dhiig

  • @engineerharato8883
    @engineerharato8883 5 років тому +5

    Haybad Faneed Baad leedahay oo an qarsoomayn Nimcaan Hilaac

  • @muhubosalhan5303
    @muhubosalhan5303 5 років тому

    Nimcaan hillaac illaahey waxaan kaga baryay cinri dheer iyo cafimaad

  • @abdullahsalad389
    @abdullahsalad389 5 років тому +4

    What a song good job balanbaalis and saami cade🙏🙌👏

  • @yareabdille1464
    @yareabdille1464 5 років тому

    Manshaalah wa fanan qaran wale marka bay damceen ilmo somali diid inay ka dhigaan nin gobbled viva nimcaan

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 років тому +1

    Nimcaan waanku jecelnahay hadaanunahay shacabka soomaaliyeed guulayso fanaankeena sharaftabadan

  • @hooyouma6771
    @hooyouma6771 5 років тому +2

    Wooooow my habo ayan iyo nimcaan allow isku kiindaa allow idinka cadowga

  • @abdifatahbarbareye8779
    @abdifatahbarbareye8779 5 років тому +3

    Meine lieblings somalischen Künstler nimcaan hilaac ❤😍

  • @harun9848
    @harun9848 5 років тому +5

    Waakaa waakaa boqortooyo heesaha wanagsan 😍👍🏾

  • @XogmaalSo
    @XogmaalSo 5 років тому +29

    Keep Going bro @balanbaalis Studio

  • @aidrousmahmud730
    @aidrousmahmud730 Рік тому +1

    Hadaan Udubka Loo Mudin
    Cishqigu Waa Aloow Sahal E!!!
    2022... intiina iga danbaysa guul iyo wanaag baan idiin rajynayaaa👍

  • @hamdamk4260
    @hamdamk4260 5 років тому +3

    My nimcaan hilaac miss you 😘 songs 💯✊

  • @qoodaarmedia3468
    @qoodaarmedia3468 5 років тому +4

    xidigeeena Nimcaan Hilaac Keep Going Bro

  • @samyhassan249
    @samyhassan249 5 років тому

    Nimcaankii Hirgalay Awwwwww Hestiii Qarniga Yakheyoow Ku Raxeeso Muqdisho😍❤👏

  • @asiye717
    @asiye717 5 років тому +4

    Hilaacii hirgly 👏👏👏
    Heesta sanadka
    Intii iga dambysa like isaar
    👇
    👍

  • @Zaynmo
    @Zaynmo 5 років тому +7

    Nimcan fanan qaran keep going bro😍

  • @mohamudkaafi6101
    @mohamudkaafi6101 5 років тому

    Please Nimcaan my legend waxan kacodsana my brother hess Fowzia Waa xaskayda magacada plz my hero I'm Mohamud Salute ✌💘

  • @yaasirkhalif7540
    @yaasirkhalif7540 5 років тому +21

    Legend nimcan well done keep going sami cade ina ader✌️

  • @daahirgudhane1606
    @daahirgudhane1606 5 років тому +16

    Masha allah wllky nimco hilaac fanaan qaali ah wllo hore u soco I'm form hargeysa somaali waqooyi

  • @abdiqafarabdalla4102
    @abdiqafarabdalla4102 5 років тому +6

    inti habargidir ah like i sara mid abgal ah iyo mid isaq ah ban tartan kula jiraa langabyasha

    • @luuluzadi1598
      @luuluzadi1598 4 роки тому

      Anoo raxanweyn ah baa kusaraya oo laandhera ah

  • @cashaqacom
    @cashaqacom 5 років тому +5

    Hilaci hirgalay cod iyo qurixi kugu dhan horay usoco ❤❤❤

  • @abdirisakmohamedhassan4989
    @abdirisakmohamedhassan4989 4 роки тому

    Xaax maxaan u xiisey xiibtiiido iyo xamar cadey😭 qabowgeeda intaan ka darema qurbaa qabow nagu diley😭 barake allow xamar hooyada somaliyeed🎇 fananinta somaliyed madaxdoda nimcan👏👏

  • @hamdimocow1594
    @hamdimocow1594 5 років тому

    Walee hamdi. Waa ayeeyo Isha calaa hees hees Noloow nimcasn Hilaac 😍

  • @abdallenourabdi3909
    @abdallenourabdi3909 5 років тому +4

    Ruug cadagi soo rogal celi
    Nimcan Hilaac👏

  • @farahabdi7333
    @farahabdi7333 5 років тому

    Ilhy haku daayo hilaaca soomalida