NIMCAAN HILAAC 2016 MAANTANA OFFICIAL VIDEO (DIRECTED BY STUDIO LIIBAAN)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2016
  • CODKII: NIMCAAN HILAAC
    MUSIC BY: AHMED WALI FURINLE
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow her FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...
    Copy Right Liibaan Jama

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @kakalampard7628
    @kakalampard7628 6 місяців тому +13

    who still listening 2024😊

  • @muzamil9735
    @muzamil9735 8 років тому +350

    fanaankaan.cilad waan u waayey dagana xishood akhlaaq. codmacaan. Meel a geeyo. Oo aan ku aamino anigu garannaayo. dayax gamed amaan saaraah. aloow xifdi. ajashiisuna. markay soo dhawaato. Xaq waafaji. Oo toobada. kudil. amiin. love u nimcaan.

    • @ateyeelmi3550
      @ateyeelmi3550 8 років тому +7

      Xansa ali, kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walee si fiican baad iiga qoslisey anigaba sidaadaasi ayaan ku fikirey, ilaahay meel kheyr qabta ha geeyo, xaaskiisa iyo isagana ha isku sikhro. Qofkii fiican waa loo duceeyaa.

    • @hassanahmed-wd6tb
      @hassanahmed-wd6tb 8 років тому +1

      onĺf

    • @mounaahmed2355
      @mounaahmed2355 7 років тому

      xamsa ali kkkkk

    • @adenissa3487
      @adenissa3487 7 років тому +2

      xamsa ali kkkkkkkkkkk

    • @reysofarah3551
      @reysofarah3551 7 років тому +9

      xamsa ali fikirka saxda dadku waa iskalamid waxaad mooda inan simida wax u aragno amiin ilahay khatumada ha wafajiyo aad ayo ii cajiyay fanaankan

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 роки тому +34

    qof aan aad u jeclaa ahana qofkii ugu horeyen jeclaaday ayay ii fidudaysay heestani inaan qofkaa ka tansulo run ahaantii way adag tahay qof aad si dhaba u jec laato inaad ka samirto isagoo nool lkn haduu ku danayn waayo waa qasan inaad naftada u runshegto heesta darteed ayan qofka uga hadhay waanan iloobay imika markaan heesta arko AYAN XASUUSTA LKN ISKUMA MASH QUULIYO NIMCAAN HILAAC HEES TANAN KU BARTAY MUDO LAGA JOOGO 3 SANO HEESTII MARKAAN KA TABA TAGAY IN KASTOYNA NOQON QISO JACAYL UU UJEEDO KAGA HADLAYAY HADANA ANI WAY I SAMIR SIISAY WAXAY NA NOQOTAY HEES AAN NIMCAA KU TAGERO ILAA WALIGAY

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 5 років тому +7

    Boqorka codka ee bedeley Suleymaan AHUN, Nimcaan codkiisa iyo ereyada uu ku heeso murtidooda waa ka macaan yihiin kuwa sanadadan lagu heeso, waa heesihii fanaaniintii hore oo kale. 👌👏👏👏👏😍

  • @cadeymuu7
    @cadeymuu7 5 років тому +56

    Boqorka jacylka hilaaac 🔥 walle heesihiiis mid latuuro malahn 2019 👀 👍

  • @user-yp3zl5du7j
    @user-yp3zl5du7j 2 роки тому +8

    Still 🕺🏻10:34 Mon 6 jun 2022 Habeen roob da,yo 🌧 Garoowe
    NIMCAAN 🔥🎵 FANKA SOAMLIDA MAANTA NUMBER ONE 🤴🏽 .

  • @zakariaabdiaden6832
    @zakariaabdiaden6832 4 роки тому +246

    2020 bn la dhacsnhy heesta
    Umalyn maayo inad liketa ila dhafaysiin

  • @dhagayareofficial5349
    @dhagayareofficial5349 3 роки тому +33

    2021 caawa ayaan ogadey in midii Aan ugu jeclaa ay jacayl beena iyo khiyaamo igu wadey💔💔💔💔😭😭😭 8 April habeen jimcaa 10/20 PM habeen xasuus igule

    • @najiibcade7512
      @najiibcade7512 3 роки тому +2

      Sorry sxb dumarka intoda bdn ayaa been iyo khiyaamo kasamesan marka Iska dulqaado cashir hakuu noqoto bro👍👍👍

    • @FarahdahirDahir
      @FarahdahirDahir 2 роки тому +2

      Am sorry kaka wankuladaremayaa hanunkaaa

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 2 роки тому +2

      Sorry wllkay qalbiga allah ku qabojiyo

    • @mohamedyusuf5867
      @mohamedyusuf5867 2 роки тому

      😪😪😪😪😪😪

  • @omarsheikhsharif6911
    @omarsheikhsharif6911 5 років тому +5

    Akhlaaqda. Iyo edebta ilaahay siiyay Nimcaan waa wax aan laga helin fanaan kle oo Somaliyeed 👏

  • @mohamednoor4252
    @mohamednoor4252 6 років тому +305

    How many people agree with me that Nimcaan hillac is legend...tag the like

  • @fadumabarrow9396
    @fadumabarrow9396 5 років тому +14

    Nimcaan Hilaac waa fanaaniinta da'da yar kan ugu wanaagsan! Viva ❤

  • @Qani_10
    @Qani_10 2 роки тому +72

    2022 Still i,m listening🔥 My Favorite Singer Nimcan Hilaac 🔇

  • @ismailalbana
    @ismailalbana 2 роки тому +12

    Brazil for Ronaldinho
    Argentina for messi
    Portugal for Ronald
    Somali have nimcaan hilaac
    As a legend........ they are not better than us.

    • @mohamedkembi
      @mohamedkembi 2 місяці тому

      Haa waa runtaa halyeey somaliyed

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 років тому +119

    Xaqiiiq Nimcaan hilaac waa MESSI ga Somaliwayn
    5 Ballon d'or Ayuu haystaa agtiisa cid usoo dhowaan karta maleh ❤️❤️🔥🔥

  • @ubahabdisahal7012
    @ubahabdisahal7012 8 років тому +29

    Wale nimcaan waxa tahay best fanan Somali walhi qof maskin ah anan islaweynen nagahana ad ku dagdagiin keep it up bro

  • @amira5248
    @amira5248 6 років тому +30

    Nimcan gabadhisa aad ayay u nasiib badnathy mashallah ilahay ha isku daayo 💕

  • @mataanyare7582
    @mataanyare7582 2 роки тому +29

    Absolutely 💯 well class song , I used to listen this song when travelling from Region to region or let me say from mudug through bari , nugaal all the way to somaliland in 2016 but I left there and Now I live here in Johannesburg -South Africa 🌎 ❣done deal💯🙏
    January 8th 2022 🥲

    • @naswanur7528
      @naswanur7528 2 роки тому +1

      666

    • @ismailalbana
      @ismailalbana 2 роки тому

      Absolutely astonishing brother you're suppose to be responsible person because you faced different hardship

  • @nasteexonasteexo426
    @nasteexonasteexo426 7 років тому +53

    🙌salaan ayaan kuu saaray nimcaan hilaac buqurka heesaha macaan

    • @likeyfans9124
      @likeyfans9124 7 років тому +6

      nastexo waxaan ahay gabadh Allah ku kalson

  • @suhuurcarey
    @suhuurcarey 5 років тому +14

    cajiib heestaan maanta arkey 2\8\2019 tollow xagee jirey markey soo baxdey aad ayaan uga heley ... waxaa nolosha nolosha loo wada ordaaa guri negiya taagee

  • @mayamohmett7808
    @mayamohmett7808 5 років тому +35

    Naaneyz ku raacdiyo
    Ka fill nabar kuzo Gaadha
    2019🖤🖤

  • @salmaanabdiaziiz9001
    @salmaanabdiaziiz9001 5 років тому +18

    Alxm cala kuli xaal waa hbn xasuus mudan sacaduna tahay 00:47 anigo bad qabo aan ka reystay xanuunkii jclka aan si kadis heestan aan dhageysanayo maxaan marxalad adag Soo maray lkn waxaay eheed wuxuu alle ii qoray naxli lihi ku day yeh idaa nooli kulanted waqtigi tagayow salama ✋ intaa sideyda oo kale Soo martay like ha ilah dhfina 🙏💯👌

  • @asiye717
    @asiye717 4 роки тому +23

    Kolse aad nashadki jartee naxin garan wayday
    Kiyo nefsanya xuliga naxashka sii sartay kuba noog bartiyo waakaas nuxsan kariwayy 😥
    2020 ya dawanoya

  • @Abdinasir632
    @Abdinasir632 2 роки тому +5

    2022 STILL I,m listening now💔#11:25duhurnimo maalin Isniina🥵
    naxli li,i ku daayaye idaaa Idaaa nool kulanteene💔😭🥱

  • @hassanbundid3001
    @hassanbundid3001 2 роки тому +3

    Naxlilii kugu daaye ii daa noli kulante what a banger can’t get over this one 2025 we here 👏🙏

  • @shukriadan3645
    @shukriadan3645 3 роки тому +15

    2021 qofkii dhageysanaayo liketa ha ila dhafin 👍

  • @yonisabrha8887
    @yonisabrha8887 4 роки тому +65

    I am ertrean
    But I love the song
    I can listen all day long
    Even though I dont understand it
    I love somali music in general
    It is not disturbing as most east african songs
    It is gentle like north sudanese
    songs

    • @abdirisakshiilaa6474
      @abdirisakshiilaa6474 4 роки тому

      Thanks Welcome Bro I am Somalian🇸🇴 Even I know #Eritrean🇪🇷 language Tigrigna

    • @jobsomnet3532
      @jobsomnet3532 3 роки тому +1

      yonis abrha
      . Thanks brothers for the compliment

    • @iqraabubakar9016
      @iqraabubakar9016 2 роки тому

      @@abdirisakshiilaa6474 inp

    • @xanjodayax8693
      @xanjodayax8693 2 роки тому

      9p

    • @alhaadiofficial9532
      @alhaadiofficial9532 2 роки тому

      Those who were born this like are feeling the sweet of this most but can i share with you its meaning

  • @sahlasahla9860
    @sahlasahla9860 Місяць тому

    Xasuus talefankaygi ugu horeyay ee aan yeesho ayey iigu jiri jirtay manta dhan waan ku cesh ceshan jiray❤

  • @BidhaamiyeMedia
    @BidhaamiyeMedia 5 років тому +76

    Heestan runti waa hees qiiro leh oo jacayl ku dheehan yahay
    NB anigu waan u bogay inta igu raacsan Like haysiiso

  • @bureqoabdi6817
    @bureqoabdi6817 5 років тому +6

    Heestaaan si gooniya aayaan ujeclahy😭♥️♥️♥️

  • @kaltounsaid6119
    @kaltounsaid6119 8 років тому +6

    masha Allah . COOD Dahableee. sweet voice. I feel sorry that some people only doesn t like you Because you went to sing in Miqadisho. I wish you all the best and be international singer man.

  • @ayaanruun7013
    @ayaanruun7013 4 роки тому +196

    2020 qofkii dawanaya like😑💔

    • @umuraxmi9005
      @umuraxmi9005 4 роки тому +3

      lol Ayaan anigaa kula daawanayo, Nin baa ii qaadey heestan anigoo waligey maqlin kkkkkk daadis iga dheh

    • @muudimoonye9026
      @muudimoonye9026 4 роки тому +1

      QabiiL ey hurdada ka dhamatay ayaa dawanayan meshaan hala so dhaweyo hhhhhh
      Xaliyaha_cashaqa Sariirta ayu nacay blhi
      Isku soo noqod wcn iyo cfmd aya rajenenaa

    • @ayaanruun7013
      @ayaanruun7013 4 роки тому +2

      @@umuraxmi9005 aad ban uga xumahay😫😆😜🤦‍♀️

    • @umuraxmi9005
      @umuraxmi9005 4 роки тому +2

      @@ayaanruun7013 😁😁 It's ok sis, wey dhacdaa laakiin uma dhutiyo horaan u sii socdey 🤣

    • @quruxqurux6393
      @quruxqurux6393 4 роки тому +1

      Anigaa kula daawanayo Abayo 😘💔❤❤✔✔😭

  • @axmedindhayare1599
    @axmedindhayare1599 2 роки тому +1

    Hestaan waxaa iidari jiray xaas kayga aan jejclahay casuus gaara ayey iitahay runtii fanan aan taagero nimcaan hilaac horay usoco coddahable

  • @farahahmed7429
    @farahahmed7429 2 роки тому +8

    We love you Nimcaan ❣️

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 3 роки тому +5

    Aniguna ninimadeyda Nuuxsan kugu siiyey Hees qalbiga taabanaysa😭
    13,12,2020 Yaadawanooyo

    • @abdallamohamed7660
      @abdallamohamed7660 3 роки тому +1

      👆

    • @cgf383
      @cgf383 3 роки тому +2

      Nio adiga ma jeceyl ba ku haya hees walba calaacal commentigeda waa ku jirta 😂

  • @superzamiirsamiirsaleeban7037
    @superzamiirsamiirsaleeban7037 3 роки тому +1

    2014 anoo yar ayuu musasal kusoo gali jiry wlhi ad ayaan u jeclaaa alfanan hilaaac il xuni kuma aragto💪💪💪

  • @safeyaomer4692
    @safeyaomer4692 5 років тому +35

    Who will not listen to Nimcaan Hilaac's songs he is amazing singer and Allah gave him amazing voice Mash Allah tabraka Rahman people will listen to his songs for very long time Insha Allah that is the fact

  • @ayoubmohaz129
    @ayoubmohaz129 5 років тому +167

    2019 qofki dawanaya oo heestan jecel like ha ila dhaafin

  • @dahraanjimcaale5848
    @dahraanjimcaale5848 4 роки тому +7

    hilaacii hirgalay ❤❤❤yaa dawanaya isla wakhtigan comentiga akhrineyso liketa haiga ilawina guys

  • @umucabdalla3387
    @umucabdalla3387 3 роки тому +1

    Aheee waa ruin nabaduneene cirkaa Katagto❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇲

  • @almaas8102
    @almaas8102 3 роки тому

    cimcaan wakabaxsatey hestaan caadimahan malinti kun gor ayaan dhageystaa sidan uga helo thnks barada

  • @Yaremo
    @Yaremo 4 роки тому +7

    Tbh Idk how I got here but okey I’m falling in love 😍

  • @adnanhaji1422
    @adnanhaji1422 5 років тому +58

    Iam Still watching #2019
    Naanees ku racdiyo kafilo Nabar kusoo gara❤

  • @mohamud3529
    @mohamud3529 7 років тому +1

    waaa fanaan buuxa yarkani nimcaan hilaaaaaaaaaac waa ka soobaxay haan jiir ku waynaatay buu markii hore ahaa waayo aragnimo waa helahay markuu ka cararay hargaysa kkkkk

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 8 років тому +263

    Nimcaan hees kasta uu qaado waa top waayo cod ayuu leeyahay

  • @jamadudechannel7533
    @jamadudechannel7533 4 роки тому +13

    2020 yaa ila i dhagaysnay waliba isagoo xalada heestu ku socota ku jira liketa ha la dhafin

  • @apdirizakmohamedlucky7646
    @apdirizakmohamedlucky7646 3 роки тому +5

    King of fanaaninta legend nimcaan abdiraHman xasan Hilaac

  • @suldaangamuure6161
    @suldaangamuure6161 3 роки тому +3

    Waa Habeen saq dhexe ah saacadu waa 12:50 daqiiqo goobtu waa laascaanood jawigu waa jawi roobaad Neecowda iyo udgoonka saxansaxata waxaa iidheer Murqaanka Heestani waxay gaadhay halkii larabay

    • @hawaali1599
      @hawaali1599 8 місяців тому +1

      😂😂😂 war ninyahow wad iga qoslisey . Halka rabey iney heestu wa halkee macaalin

  • @ZakiZaki-qs1sj
    @ZakiZaki-qs1sj 4 роки тому +20

    who steal waching 2020
    nimcan top man all time

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 4 роки тому +26

    Heesta magaceedu waxa uu ku fiicanyahay "Nooli kulante", maxaa yeelay waa eray gaar ah soona noqnoqonaya. Yaa ila qaba? 👍

    • @abokornuur5806
      @abokornuur5806 4 роки тому +1

      Waaba LA dhahaa wll (idaa nooli kulantee) intaasina waa course ka heesta

    • @duranhassan6456
      @duranhassan6456 4 роки тому

      @@abokornuur5806 Waan gartay, lkn magaca lagu soo geliyay channelku saas maaha.

  • @qaysbarbareeye7229
    @qaysbarbareeye7229 8 років тому +17

    naxlii kudaye idaa noli kulante www alfanan nimcan hilac jiiro joog

  • @Xareed-yq2sy
    @Xareed-yq2sy 3 роки тому +2

    Absolutely wlhi love and more love I feeling it❤❤❤❤💯igu dhoob like ha idhaafin waan ku ogahay ilamid ayaa tahay From Indiana USA 2021 Ramadan mubarak

  • @ibrahimibrahim2466
    @ibrahimibrahim2466 2 роки тому +9

    It's 2022 nd am still watching this great Somali song . Who is with me?

  • @abdishakuurabdi1873
    @abdishakuurabdi1873 4 роки тому +46

    Waxa nolosha loo wada ordaa guri nagiyo taagan 😩😭 legend hillac like ha ila dhaafin

  • @xersiboore2501
    @xersiboore2501 4 роки тому +15

    15 Fabaur 2020 Top song hees culus From Germany

  • @sharifgarade3140
    @sharifgarade3140 3 роки тому +1

    Ninmcaam ma tageero lkn lama xaqiro qofka 2021
    Marka uu bk fanka ka fariistay ayan nimcan heesihisa oo anan maqal soo raadshay hhhh

  • @sucdijama3653
    @sucdijama3653 8 років тому +3

    I love you nimcan hilaac. caafimad iyo nabad ku noolow amiin..best voice

  • @juweriyahassen551
    @juweriyahassen551 3 роки тому +52

    2021 and still it’s ma fav hees😍💯

  • @hodanxuseen6505
    @hodanxuseen6505 5 років тому +10

    Who’s still watching 2019 ilma iga soo dhacda heestan darteed

  • @abdirisaqdayib4616
    @abdirisaqdayib4616 2 роки тому +2

    Heestani xasuus gaara ayay igu ledahy 2017 haben dhan ayaan kaligeed ku dhamystay wixii noloshyda aan ka qoomameeyo ayaan u arkaa sababta aan u dhagysto hada oon aoraalka qorayo wixii wuu iihaystaa ee ha layga duceeyo

  • @applepeters6263
    @applepeters6263 8 років тому +1

    waaaaaw igaarkaan waxan ku jeclahay sida degan uu mar walbo fan uu qanciyo iyo qosalkisa waaaaaw inta aan dhagesto fanan soomaali waa wax yar inta saan uu degan hadan smile waaaw inshalaah live aan ku dawandona hadan dalka imado

  • @KamaDageTV
    @KamaDageTV 5 років тому +27

    nimcaan he's my favourite somalian singer

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 6 років тому +22

    2018 still the hit I just enjoy listening this beautiful song ❤️❤️❤️💞💜🤘💕❤️ may Allah protected you!!!!

  • @khadronader4749
    @khadronader4749 8 років тому +1

    mshllh waxasaa cod lagaa dhahaa allow ku daaa fananka somaliyeed aan ku faano wan wada salamayaa Somali meel walba ay jogaan salaama salaama salaama

  • @mohamedjama10
    @mohamedjama10 3 роки тому +1

    Nimcan waligaa maku ilawaye nayrobi islii tixsili aahay boro hestaas wee igagadantahay

  • @beatricemurage8973
    @beatricemurage8973 3 роки тому +8

    I can't hear what he's saying but am loving the spirit t is just getting me into

  • @abdiqadirmaxamed6468
    @abdiqadirmaxamed6468 7 років тому +24

    waaa isha calaa cod ilxun allaha kaa dhowro

  • @salmanhassan5779
    @salmanhassan5779 3 роки тому +2

    Inaad 2020 soradiso hees 4 sano kahore sobaxday codka nimcan ba u sabab ah😘👌

  • @kaberioradicaliandkoky6676
    @kaberioradicaliandkoky6676 3 роки тому +5

    Maliin an ad u cilonayo ayan dawaaya😢😢
    Wixi qalbigeyga kujiro hadey dadka ila ogan lahayen qarbadan ba ilintaa sodifi laheen runti🙏🙏🙏

  • @maxamedmubarakmaxamedmaxam5375
    @maxamedmubarakmaxamedmaxam5375 2 роки тому +4

    Nimacaan hilaac keep going brother ✌

  • @faraxmnshaallahaxmedalleha7487
    @faraxmnshaallahaxmedalleha7487 4 роки тому +3

    Very Nice Nimacaa Hilaac
    Waxaa Nolasha Loo wada Ordaaa Guri nagiyo taaaga ❤

  • @ateyeelmi3550
    @ateyeelmi3550 8 років тому

    Nimcaan A/rahmaan Hassan geesi ka dhashey gobtii soomalida ilaahay waxaan kaaga baryey caafimad iyo nolol horumar leh. Dadka oo dhami waa ku jecel yihiin labada xabo ee cantafta daadaadinaya ee xumaan aan ilaahayba kuu yeelin kuu radinaya ha u joojinin. Iyagaa qabyaalda la hadhey ugu daaliye. Meel fog gaadh, dadkuna waa wada walaalkaa ee cid walba xushmee sidaadii awalba lagugu ogaa. Viva boqorka codka.

  • @caishacuud1020
    @caishacuud1020 2 роки тому +3

    You always Legendry 💙✊🏼 Hilaac Music

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 8 років тому +10

    nimcaan you are an amazing artist.
    god bless you

  • @maxamedcabdulaahi9468
    @maxamedcabdulaahi9468 2 роки тому +5

    Nimcaan hilaac masha Allah fanaan weyn waan kusalamay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯

  • @Shaaroon81
    @Shaaroon81 2 роки тому +2

    14/N/2020 still love continuous mi twin iqro abdiqadir♥️🌏🔐

  • @adenhusseinhajji2811
    @adenhusseinhajji2811 3 роки тому +1

    2016 ilaa iyo 2021 dawanaya ningkan madaxu isaranyahay

  • @abdirahmancmm
    @abdirahmancmm 5 років тому +15

    Nimcan hilaac naanays 2019 👀👀👀

  • @zakiboydalnita1397
    @zakiboydalnita1397 4 роки тому +14

    Hestan wa hees dareen iyo qiiro leh inta igu rac San like ha ii siyan

  • @ifraaxahmedcameey5388
    @ifraaxahmedcameey5388 4 роки тому +2

    Nimcaan heesta codtaada waan kahele runti masha allah

  • @amalmuhumed3840
    @amalmuhumed3840 8 років тому

    nimcaan hilaac runti wuu fanan dagan cod fican ilahay fanka ha kasaro codka fican dinta ayuu ku. qurux badan. yahay ajirna u ka heli

  • @Xawoluuleey
    @Xawoluuleey 2 роки тому +6

    Bro nimcaan be making me feeling soo heartbroken even tho I am (low-key) 😂😂😂

  • @khalydkeyow
    @khalydkeyow 4 роки тому +27

    2020
    Like saar
    Adga kugu wada
    Daqso hee

  • @amushdahirdahir7124
    @amushdahirdahir7124 6 років тому +1

    Aaaxxxx xanuun badanaa asxaabey jacaly ayaan tacban la ahay iso duceeya hestan aniga ayey iga hadlesa wan nuuxsan la ahay I really love him so much

  • @mohosman4089
    @mohosman4089 8 років тому +1

    Jabuuti, Galbeed, Koofur, iyo NFD oon Hargaysa garabtaagnayn ayaan wallee agab yeelan, waayo waxa afka, dhaqanka, dhiiga iyo qabiilkaba ka'cuslaaday Saafi(Calanka Jamhuuriyada Dimoqaraadiga Soomaaliya.) Saafina waxaa Soomaali ugudeeqay Hargaysa.
    Hillaac, adeeriikiis mahadsanid,
    Qore: oday soomaaliyeed, Maxamed Abshir (Dhalac.)

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 8 років тому +6

    waaw nimcaan waa nin jira masha ilaahey ha ku dhowro maxamed bakeeri fartaada xataa ma magaaro fanaan soomaaliyeed ayaad

  • @abdullevra
    @abdullevra 7 років тому +388

    Ereyada ama Lyrics
    Kolka nacabkuu kasoo dhexgalo nabar jacaylkii le
    Nabaduna cirkaas kaa tagtee noqoto reer waalan
    Naanays ku raacdiyo ka filo nabar kusoo gaadha ×2
    .....
    Kolse uu nashuush soo dhex galo naaqus wuxu saaree
    Nabdigiyo dareeemaha nal haga nudaha beeekaagaa
    Nafsadana intu kaa diloo naafish kugu diiran ×2
    ........
    Maantana nafqaybsigaanoo nagidaa ku raacshaa
    Waxa nolosha loo wada ordaa guri nagi iyo taagee
    Nasiimanaa ma yeeshabaa cishqaan niyad samaan hayne
    Naxli li'li kudaayee idaa nooli kulanteenee ×2
    ............
    Qaybta labaad
    ............
    Kolka nuxur la fishiyo kolkaan naar afuuf haysan
    Naqa iyo jacaylkaba kolbaad naaska wada nuugi
    Aniguna ninimadayda nuuxsan kugu siiyay ×2
    .......
    Kolse aad nashaad kii jarteed naaxin garan wayday
    Kiiyo neefaanayad xubiga laxashka sii saartay
    Gubbanoo bartii waakaas nuuxsan kari waayey ×2
    ....
    Maantana nafqaybsigaanoo nagidaa ku raacshaa
    Waxa nolosha loo wada ordaa guri nagi iyo taagee
    Nasiimanaa ma yeeshabaa cishqaan niyad samaan hayne
    Naxli li'li kudaayee idaa nooli kulanteenee ×2
    By: Abdillahi Evra

    • @malmo4235
      @malmo4235 7 років тому +1

      Abdillahi Evra Abdullahi Thanks Aboowe Omg I'm Crying Like a lil Girl

    • @abdullevra
      @abdullevra 7 років тому +5

      siman kalay
      Cry as far as you have good heart
      May be days r comin dat u won't able to smash a single tear

    • @dalmarraage1723
      @dalmarraage1723 7 років тому

      Abdillahi Evra

    • @abdiamey
      @abdiamey 7 років тому

      .

    • @Crystaleditzzz
      @Crystaleditzzz 7 років тому

      Dalmar Raage

  • @lovelygirlism1
    @lovelygirlism1 8 років тому +3

    Yaasalaam...Wale runta buu taabtay..."Waxaa nolosha loo wada ordaa guri nagi ah taagee, Nasiinaba ma yeeshaba ISHQ aan niyad samaan haynee" Just woow

  • @MrJamaal05
    @MrJamaal05 8 років тому +1

    war Ninkan Codba illlahey Ayaa Ugu Deeqay Masha ALLAH Nimcaan Hilaac

  • @harounnour7334
    @harounnour7334 5 років тому +11

    Who still watching 2/3/2019😲

  • @salmaomar6074
    @salmaomar6074 6 років тому +34

    Hestan waxab ku xasustaaaa jacaylkaygi oo wayahaa nagala qariyay asagaaa aad ujeclaa heskan markuu iiyimado buu ii dari jiray markan hestaan arko asagaa iso hor istago
    Nimcaanba markan arko wn xasustaaa waayo uu tageeraaa
    Inkastuu daqiqad daqiqad qalbigayga ka bixin
    Balse hestaan qima wayn bay agtayda ka leydahy
    Ilhy kuma qaado anoo nool maxamud

  • @mushtaq687deunique6
    @mushtaq687deunique6 8 років тому

    maantana nafqaybisigaano nagidaa ku raacsha waxa nolosha loo wada ordaa guri nagiyo taage nasiimana mayeshabaa cishqan niyad samaan Haynee..........🎼🎶 naxli li'i kudaayee idaa nooli kulantee. nimcan am in love with you 😥😥😥😥😥

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 5 років тому +5

    Masha Allah ku xafido my favorite songer😍😍😍❤❤

  • @nimobarre877
    @nimobarre877 7 років тому +38

    I love your voice!!

  • @abdikafiali9103
    @abdikafiali9103 2 роки тому +18

    2021 still it's my favourite song🥰🥰

  • @ismail-fj2lw
    @ismail-fj2lw 4 роки тому +1

    Nimcaan hilaac sxbkay oon dad iskugu dhawayn Caawana heestiiski naf qaybsiga 2019

  • @ahmedgoodir1517
    @ahmedgoodir1517 8 років тому

    wlee fankii boodhkaad ka tuntay 👌👌👌👌wadadii cabdi deeqsi (silimoo )waa haysaa dhashii awdal

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 6 років тому +13

    Woo nimc an you really handsome keep going brother

  • @Nemohire9
    @Nemohire9 8 років тому +14

    aaaahhh beautiful ❤❤😢😭

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 роки тому +4

    Illhy amarki nin calcalaya waxa igag kaar badan naag calacalayse lkn maxa calacal keenay qofwaloba waad garanysa jidkaad kasoqabtay qofkan midkale iska raadso maxad latawawcaysa🤗🤝👐👌😊

  • @salahbabid55
    @salahbabid55 4 роки тому +1

    subxaanalaah xataa cayaartiiyay ka dhumiyeen reer kenya duf ku baxa