Jidka Cajiibka Ah ee Dhabbaaqa | The Road of Frankincense

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 196

  • @AfricanHorn-e2d
    @AfricanHorn-e2d 2 дні тому +50

    Reer Puntland gaar ahaan Puntlandfirst team shaqo weyn ayaa inoo taala. Togox waa in Guri loo dhisaa!!! Waddadaasna laga qeybqaaataa dhismaheeda.
    .waligeedba iskutashi ayaan ku nooleyn. kuwa madaxda inoo ah yaan wax laga sugin waa hungo.. Xaaji Dirir Mahadsanid soo gudbintaada.

    • @mohamedwaaberi7463
      @mohamedwaaberi7463 День тому

      Waa sdaas ninkaa acount ha loo furo

    • @SomaliMaxamed-w9g
      @SomaliMaxamed-w9g День тому

      Dowlada Somalia 🇸🇴 rajo ka qabnaaa . Maamul meesha kama jiro dani dibiro wadanka ku xaarey

    • @Saha_nuurka
      @Saha_nuurka День тому

      @@SomaliMaxamed-w9gsomalia yadaa muqdisho ka adkaan wayday rer puntland iyo bari salkiisa waxna kama qaban karto wll

    • @warsanxidig9749
      @warsanxidig9749 День тому

      @@SomaliMaxamed-w9g Dowladee ma mida xabalaha canshurta sida alshabab ,sharkada iyo dowladaba subxanalah.

  • @ResonatingRealms
    @ResonatingRealms День тому +17

    Mahadsanid X.Dirir! Keep up the good work. Somaaliyeey Taageeraa walaalkeen $1 qofwalba waa dhiiragalin Thanks!

    • @FaraxFaarax-d8k
      @FaraxFaarax-d8k День тому +1

      Sidee loo diraa wll

    • @ResonatingRealms
      @ResonatingRealms День тому

      ​@@FaraxFaarax-d8k
      Video ga hoostiisa meesha Share ay kuqorantahay dhinaceeda ayaa riixeysaa $Thanks. Waxaa laga yaabaa in aadan option kaas aadan laheen.

  • @mohamedabdirahmanmohamed5468
    @mohamedabdirahmanmohamed5468 2 дні тому +33

    "ومن أحياها فكأنما أحيا الناس جميعا" صدق الله العظيم... ما زال الخير في الناس ما بقي فيهم من يحمل همّ الآخرين ويتحمل مسؤولية مجتمعه. هذه الأخلاق النبيلة تتجسد في شخصية محمد جامع الرجل الذي جعل الوفاء مسؤولية في حياته، رجلاً يمثل أمّة بتضحياته وأعماله الجليلة. جزاه الله خيراً وبارك في عمره وعمَله، وجعل ما يقدمه نوراً ينتفع به الناس. شكرا Xaaji Dirir وربي يبارك فيه أيضا

  • @dnasser1
    @dnasser1 11 годин тому +1

    1:53 what a landscape. 🙌🏽
    Shaqo fiican baa haysaa saaxiikey Dirir. I’m proud of you.

  • @jaamacmaxamedismaaciil
    @jaamacmaxamedismaaciil 2 дні тому +22

    Arinta aadka iidamaqday iina soo jiidatay waa Dhiiranaanta iyo Naf hurnimada uu muujiyey mudada dhan 27ka sano Maxamed Jamac Togox isagoo uga tagey dantiisii danta caamka ahayd iyo Shahaada Sharafta uu siiyey Ninkaas ajnabiga ah, Waase Nasiib daro kuwii la rabey oo ilaahay hortii Mas,uuliyadaas dusha uritay inaysan wax danqasho iyo dareen ah ulahayn silicaas dhulka intaas le,eg iyo dadkiisu ay ku qabaan wadadan, Sxb Maxamed salaad Xaaji dirir Mahadsanid dhawaaqa meel dheer gaarsii ilaahay faraj buu furayaa.

    • @akh8501
      @akh8501 2 дні тому

      Waa runtaa ee xaqa Allah ha tuso.
      Haddii midow hawl loo qabto waanu jiri iyo nolol cn...💯🤲

  • @AbdalleeAdamm
    @AbdalleeAdamm 2 дні тому +21

    Abaal marinta alleh ayaa ka wayn wax kaste taas ayaa ku sugayaa haka cajisin inshaa allaah

  • @ashafarah6052
    @ashafarah6052 8 годин тому +2

    Mohamed jama Togax Waa inaan udoorano Madax Wayne Puntland
    Ninkaan Markaan daawaday Waan iska,ooyey Waa nin Wadani asal ah war ninkaan aan usamayno abaal gud Madaxna halaga dhigo
    Masha,Allah ilaahoow aduunkana ku qayr Aaqiro Jano fardawso.
    ❤️❤️❤️🙏🙏🙏 thank you inaad Sooduubtay .

  • @AbdirizakH.2020
    @AbdirizakH.2020 2 дні тому +15

    Weriye sare Xaaji Dirir warbixinnadaadu ima dhaafaan. Shaqo wacan ayaad haysaa. Mahadsanid.

  • @Hurbad
    @Hurbad 2 дні тому +12

    World class Documentary ❤❤❤

  • @Xasan-Faatix
    @Xasan-Faatix 2 дні тому +8

    cajiib, muqaaladaada weey iga duwan yihiin kuwa kale ee aan ka dawaada mareegyada muuq baahiyaasha kale waxaan ka bartaa cashara nolaleed oo cajiib ah iyo deegaana ashqaraar leh.
    mahadsanid in badan xaaji dirir

  • @DookhDigaag
    @DookhDigaag День тому +2

    □ Daqaabo dhib baan ku soo maray,
    □ Dhafoodadu way daloolaan.
    (Reer dhabaaqo)
    □ dhabaaqo rag dhiiran baan ku arkoo,
    □ iskood dhididoo dhabihi furay,
    □ waxay idhaheen dhambaal qaad,
    □ U dhiib masaxdoo,
    □ dhawaaq gee,
    □ oo cod dheer ugu sheeg,
    □ Dhibaha jira.
    Xaaji Dirir
    Thanks masuul.

  • @saygaomar5212
    @saygaomar5212 2 дні тому +6

    Wadadan waa in wax laga qabtaaa waa wado muhiim ah wllhi thanks togax 🎉❤

  • @Abdirahmankoronto1
    @Abdirahmankoronto1 2 дні тому +4

    Masha'ALLAH. Five Star documentary. Golden voice, quality reporting coupled with top journalistic prowess and mastery of the Somali language. Xaji Dirir, wankuwataa saxib. You are the best content creator in East and Central Africa bro. Keep going.

  • @abdirihmanabdikadir5928
    @abdirihmanabdikadir5928 День тому +1

    A living legend, true somali citizen and a patriot who loves his home land.
    Mr togoh my allah rewards You for your dedication of this hardwork, no one else would ever dare to do this kind of work

  • @Hmmmm501
    @Hmmmm501 День тому +3

    Xandha, Gumbax, Hurdiya, Xaafuun, Foocaar, Baarmadoobe, Bandarbeyla, Durdura, Kulule, Caris, Qundheed, Falfalax, Kabaal, Maraya, Gabbac, Eyl, gaal’ood, Jiifle ilaa Garacad xeebahaas oo dhan baa kuu dhiman ugaas horay u soco ha joojin dheyman somalida gaar ahaan (reer Puntland) usoo baxay oo bilicda dhulkeena soo gudbinaya baa tahay horay u soco waan ku taageernaa ha joojin muuqalada noocana FADLAN!

  • @boqorabdallaahmed6451
    @boqorabdallaahmed6451 2 дні тому +6

    Sida aan uqimeyay mohamed togax waa nin sa'id wax ubartay garwadena ka noqday xaladaha 30 sano soconayay lknse waxa dhabarkisa ku jira rag aan waxba baran raganimana aqoon puntland 26 sano bay dhulka ka macasheesa miyeey garan wayday lamiga dhamestira gudomiyaha umagacaba gobolkas mohamed togax sabir iyo daadal iyo cilmi bu isku darsaday haji dirirow sxb manta ada uhadli kare mashruca lamiga inta boor usameeso dowlada iyo bulshadaba tusi oo dadnimo yesha dheh adna bulshada boos weyn baa ugu jirta waan huba in mashruucan wax walbo ku kacaya in lagugu ixtiramayo mahadsanid bro 🤝🏻✊🏼

  • @Sidiothman-q5w
    @Sidiothman-q5w День тому +1

    Masha Allah. Same as Red sea climate and landscape. Viva Somalia.

  • @idahir
    @idahir День тому +4

    muuqaal cajiib ah

  • @Saki-Shammiiri
    @Saki-Shammiiri День тому +2

    Dhulkayga waan sii jeclaadaa kolkaan muuqaalladan oo kale arko. Keep doing it Mr Dirir.

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 День тому +3

    ALOW MADAXDA TUUGADA AH CALOOSHODA KA FAKARA EE DHULKEENA KA KIREEYA SHISHEEYE SHARKOODA NAGA XIJAAB.MANSHALAH XAJI DIRIR GUULEYSO.

  • @abdurahmanhersi8357
    @abdurahmanhersi8357 День тому +3

    Maxamad Togox waa halyeey asaga iyo kooxdiisa inshaa Allaah Allaah taariikhda xusi doonta

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g День тому +1

    Somalia 🇸🇴 is beautiful Somalia 🇸🇴

  • @abdikadirabdullahi7148
    @abdikadirabdullahi7148 День тому +1

    Gracias por tu tiempo la apreciamos dirir libax 👍

  • @MohamedAlimuse83
    @MohamedAlimuse83 2 дні тому +2

    Mahadsanid Weriye , Xog fiican oo waxtarleh baad soo gudbisay .

  • @AbdiweliMohamed-d2v
    @AbdiweliMohamed-d2v 2 дні тому +4

    Jidkan waxaa la dhisay sannadkii 1945, waxaana markiisii ugu horreysay sahamiyey islamarkaana qaabeeyey Gumeystihii Talyaaniga oo taageero ka helaya dadka deegaanka.

  • @CabdaleGuray-p9j
    @CabdaleGuray-p9j 2 дні тому +3

    Ilhy xirfada iyo caqligaba hakuu barakeeyo

  • @JiiniyasTravel
    @JiiniyasTravel День тому +2

    Run ahantii manan arag media Somali ledahay oo sidan lo hormariyay, Documentary,Video Rolls,angles,captions correct translation,high quality edition, and interview @Xaji Dirir qof shaqada uu qabanayo ad u yaqan, Waxaan arkaa laba nin o abalmarin mudan iyo Inta la dadashay oo mahadnaq mudan iyo dhiiro galin, ninkii dhulkiisa uu hiiliyoow Hiil mawaydi guulaysta🎖️🥰

  • @akh8501
    @akh8501 2 дні тому +3

    Masha Allah

  • @FarassBlogger
    @FarassBlogger День тому +1

    Horay Usoco Bro MashaAllah Xog Muhiima

  • @abdurahmandamal1820
    @abdurahmandamal1820 День тому +1

    Mahadsanid mudane togox

  • @ismahan3309
    @ismahan3309 11 годин тому +1

    Thanks!

  • @_security7076
    @_security7076 День тому +1

    Wariye aad baad umahadsantahy dhambaalada saamiga ee aad bulshadaada ugu adeegayso iyo gobol waynaha bari ❤ geesiga togox waxan leeyahay rabbi hakaa abaal mariyo

  • @Catventure12
    @Catventure12 2 дні тому +3

    Next gumbax insha,allah wariye dirir

  • @ismailbadal1418
    @ismailbadal1418 2 дні тому +2

    Amazing documentary

  • @AxmedDr
    @AxmedDr День тому +2

    Saxib marka hore masha alah muqaladada wan daawada dalkan somaliya hadii uu heli lahaa 100 qof oo adigo kale ah xirfad yahan ah waxan la tartami lahayn saxaafada calamka waxad u qalantaa 100 million folowrs guulayso

  • @user-mr8Talasan3dz
    @user-mr8Talasan3dz День тому +1

    What a documentary!!!aad baad u mahadsan tahay xaaji dirir

  • @QULAASEYEFILMS
    @QULAASEYEFILMS 2 дні тому +3

    Masha allah marka laysku heelo dhuul diihan iyo wariye diihan waa sidan oo kale ❤

  • @BashiirMohamed123
    @BashiirMohamed123 2 дні тому +4

    Wariye aad muhim u ah xaaji dirir xaqiiqadii shaqo aad muhim u ah baahaysaa ad baan kugubogaadinaya mahadsanid

  • @caamircabdala4247
    @caamircabdala4247 День тому +2

    Xaaji dirir barnaamijka aad soo diyarisay mit waxter uleh umadda Soomaaliyeed mana ka caajisi daawashadiisa guuleeso

  • @abdurahmanhersi8357
    @abdurahmanhersi8357 День тому +1

    Maashaa Allaah Xaaji Dirir waan ku bogaadinayaa shaqada aad ummadda u hayso waxaan ku leeyahay guulayso

  • @MaxamedCabdilahi-j6d
    @MaxamedCabdilahi-j6d День тому +1

    Maashaa allah maashaa allah mahadsanid muwaadin dirir

  • @AbdirashidDirieMohamud
    @AbdirashidDirieMohamud День тому +1

    Adeer Togox alle ha barakeeyo.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 День тому +2

    Wa wadani war ninka halo gurmado
    Gar ahan rer punt land
    Guleysta
    Koxda
    🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
    Xaji dirir
    Guleyso

  • @Ardaagaxog
    @Ardaagaxog 17 годин тому +1

    Wuxu u qalmaa 1 malyan oo daawasho muqaalkan ❤ xaaji dirir

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 День тому +1

    Wa safar adag
    Xaji dirir
    Guleysta

  • @naciimacareef7199
    @naciimacareef7199 2 дні тому +2

    Wariye qiimo xaaji dirir aad ayan u jeclahay warbixinadada mahadsanid kaliya Kuma filna garabkaga alle ha galo abaalka beerkan ka ognahay
    Adeerka sameeyay wadada waxan ku leyahay kun jeer mahadsanid adeero abaalka wadankaga kuu og anaguna maalin uun Wan kuso gaadhi doona 🙏🫡

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 2 дні тому +1

    Waa warbixin qiimo badan. Mahadsanid

  • @MohamedAmiin-m7z
    @MohamedAmiin-m7z 2 дні тому +2

    Mansha allah shaqo adag baa haysaa wariye heer caalami ah documentary-ga aad noso gudbisid midba kan kale waka xiiso badan yahay guulayso sxp

  • @bby6
    @bby6 2 дні тому +2

    Wow brother you are great reporter so keep going inshallah

  • @Abdulkadir.Ahmedd
    @Abdulkadir.Ahmedd 22 години тому +1

    Mudane hanbalyo waxaad wadaa shaqo wanagsan oo iskugu jirta Bandhigid, wax baris, taariikh, Dalxis, iyo barid geography.
    Mudane dad badan baa wax ka barta documentary(s) waxaana soo jedinayaa;
    1. Inaad sii wadid
    2. Bulshada ku dawatana in aan donation (Malgalin baramij sameynno) oo qofkii ugu yaran $1 baxsho
    3. Sidaa owgeed in aad Sahal labar iyo meelihii kale ee wax lagu soodiri karo aad nala wadaagtid.

  • @abdirahman1Abdirahmanjanagale
    @abdirahman1Abdirahmanjanagale 2 дні тому +8

    Dhibaatada soomaalida haysataa waa markii kii ugu liitay ay xildhiibteen halyeeygoodiina uu la daalaa dhacayo duruufaha waayaha dadkii mudnaa dalkan wali ma ahaysan helin wixii ay mudnaayeen waxaase lahubaa inay mar uun dhici doonto isbedel dhab oo dadkii mudnaa gacanta ugali doona😢😢😢😢

  • @dhoodhacade9613
    @dhoodhacade9613 2 дні тому +2

    Thanks xaaji dirir arin lo bahna bad iftimisay

  • @Silentman3838
    @Silentman3838 День тому +1

    Madaxweyne deni iyo team-kiisu iyo cid kasta oo wax tari kartaa mr togox waa inay taraan!! [Shaqo dowladda looga baahnaa baad heysaa mr togox allaha abaalkeeda kusiiyo]

  • @Ahmed_alta
    @Ahmed_alta 2 дні тому +1

    الله يعزك
    Mudane dirir hawl fiican baa haysaa haka daalin, annagana alle ha naga dhigo maxamed oo kale oo dalkooda si iskaa wax u qabso ah ugu shaqeeya❤

  • @youtubeneyga
    @youtubeneyga День тому +1

    xaaji oday muuqaalada waaa very top wlhi nooosoobadi

  • @calicad1006
    @calicad1006 2 дні тому +1

    Dirir mhdsnid masuul❤ dareenkeyga ayaa badalmey marka aan dhageystay wr bixinta ninkn godox, allah ha abaal mariyo

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 2 дні тому +2

    Masha allah ilaahay hakaa abaal mariyo wll ibnu aadamkan waji maleh waxba haka raadsan
    Ilaahay agtiisa baad ka helaysaa

  • @kaabacadde7630
    @kaabacadde7630 2 дні тому +2

    xaaji dirir the legend

  • @saidmohamedxaashi1360
    @saidmohamedxaashi1360 День тому +2

    Mashaalaah xaaji dirir waa wado muhiim u ah gobolka bari in wax lagaqabtano ay u abaahantahaty in dadku ukacaan si dhab ahna waxlogaqabto

  • @jamaozman5049
    @jamaozman5049 19 годин тому +1

    Wariye sare waad iga ilmaysiisay😢

  • @somvideo-k3u
    @somvideo-k3u 2 дні тому +2

    Mahadsanid bro horey usoco waxad nala wadaagtay warbixin aad u fcn

  • @SUBCUS
    @SUBCUS 2 дні тому +2

    Barnaamijkaa 2016 waxa ku dawaday galkacyo ano jooga lkn ma aanan ku moofayn in aad adigu barnamijkaa samaysay ❤masha allh alle haku sharfo szp aadbaan kula socda lascanod ban ka daawada🎉❤ garaaad

  • @hawajama6882
    @hawajama6882 День тому +1

    Mashaallah ilaah hakaa abaalmariyo shaqada aad u haysid dalkaaga iyo dadkaaga.

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem144 2 дні тому +3

    Mohamed togox alle haka abaal mariyo wxad umadada u qabatay ❤

  • @Amii395
    @Amii395 День тому +3

    Nio marka haore shaqa adag baa hysa m.a waan kugu bogadin lkn zhp muuqalda xogaa lasoo dhakhso malin kasta chanelkaga booqdan bal ina wax soo dhigty 🫡 keep going pro

  • @Somali100
    @Somali100 2 дні тому +4

    haji dirir xamar ban kaso salamaya runta nin qiimo badan aya tahay waxa na tustaa quruxda dhulkena sido kle afsomaliga ku codeso waa mid qimo leh , inshalah malin wankula safar doona

  • @abdinasirisak6701
    @abdinasirisak6701 День тому +1

    Nolosheyda muuqal kan ka qurux bdn ma dawaan mahadsanid ustad xaaji dirir

  • @FatumaAmina-ow4kj
    @FatumaAmina-ow4kj 17 годин тому +1

    Mashallah ❤

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale День тому +1

    Nin aftahan ah warbixintisa ladawan kara tahay Xaaji allah kusharte muqalada joogte wanu kulasoconaye

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 2 дні тому +6

    Togox wadada ha loo bixiyo ,deniyoow wadadaan dhis aad magac ka tagtid sidii awoowayaasha wll kheyrka aduun oyo midka aakhiro baa ka dhow ogowna aduunka magac baa loo jecelyhy magacuna wax qabad buu ku yimaadaa wadadaan laami saar deniyoow duca qabe.

  • @JamaDhabad-f7j
    @JamaDhabad-f7j 2 дні тому +2

    Muuqaalka waa Qeyb Wariye Sare Xaaji Diriir

  • @mohamedwaaberi7463
    @mohamedwaaberi7463 День тому +2

    Ninkaas ha laga wa hayooo

  • @عبدالرحمنمحمد-ض9ب8ل

    wariye qiimo badan xaaji dirir

  • @footballfans1953
    @footballfans1953 2 дні тому +1

    Tebiye sare Alle haku amaansado wll

  • @Mohamett_Qarni_joog
    @Mohamett_Qarni_joog 2 дні тому +2

    Guleyso jaale shaqo wacan ban kuleeyahy❤

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 2 дні тому +5

    Noo soo badi muuqaalada magaalo kasta oo ka mida dhulkaas puntland

  • @AbdirahmanManka-p8l
    @AbdirahmanManka-p8l День тому +1

    GuuuLayso abidka sahib❤

  • @kooshinali7877
    @kooshinali7877 День тому +1

    Muuqaaal duube cajiiba xaaji Dirir wariye aan barnaamijyadiisa lagacaajisin ,bogox ilahay ajar hakasiiyo shaqada nafhurnimmada ah uu hayo.

  • @bahzaneahmeth
    @bahzaneahmeth День тому +2

    Eray bixinta , codka , muuqalka habka loo duubey (cinematic) , sheeko tabinta (story-telling) intuba 100% runtii waxaad noo soo gudbisey muuqaal aad cajiib u ah waanan kaaga mahad celineynaa kuguna dhiiri gelineynaa muuqalda noocan oo xaaji dirir sidoo kle waxaa isoo jiitey teamka muuqal dubista iyo habeyntuba waa ilma dirir waana arrin aad cajiib u ah 😁❤️

    • @XaajiDirirka
      @XaajiDirirka  День тому +2

      Mahadsanid

    • @mohamed9266-w3o
      @mohamed9266-w3o 8 годин тому +1

      Eray bixin cajiib ah baan ka bartay. Xaaji Dirir mahadi ka gaarto

  • @Liibaanxuseen-k4i
    @Liibaanxuseen-k4i 2 дні тому +1

    Togox waa halyeey halyeey kala jirin❤

  • @Suhayb33
    @Suhayb33 2 дні тому +2

    Ninka kaliye een sugno muddo si aanu uhelno video tayo leh aqoon iyo waaya aragnimana noo kordhinaya horey usoco libaax

  • @kheyraduunyochannel9435
    @kheyraduunyochannel9435 2 дні тому +5

    Dawlada puntland iyo shacabkuba waa in ay xilwayn iska saaran dhisida wadadaan. waayo qaabab fara badan ayaa luuga faaidaysan karaa sida dalxiiska,dhaqalalha iyo isku arimaha bulushada. deegaanadas waxa aad muuda ka bulusho ahaan iyo dawladba in aan ka gaabinay oo kaliya lagu mashquulay magaalooyinka dhaca laamiga dheer. mahad snid xaaji dirir hawsha aad hayso.

    • @Aamina-fb3mn
      @Aamina-fb3mn День тому +1

      Walaal waad ogtahay budget ka puntland io siday siyaasiyintu uxadaan😂waa howl adag😂

    • @kheyraduunyochannel9435
      @kheyraduunyochannel9435 День тому +1

      @@Aamina-fb3mn waa runtaa abyo lkn ka bulusho ahaan hadan dhaqaq samayno wax badan ayan badali karnaa idinka ilahy.

  • @MustafeBashiirali
    @MustafeBashiirali 2 дні тому +1

    Wowi wariye howl qaran haya

  • @fuadmohamud4801
    @fuadmohamud4801 День тому +1

    Wariye aad u wacan ba tay

  • @AbdirahmanSaid-nu1mb
    @AbdirahmanSaid-nu1mb День тому +1

    M.a sxb horay usoco😊

  • @abdirahmanguled-r2j
    @abdirahmanguled-r2j День тому +2

    fadlan muuqalada soo badi pls sxp😢

  • @Aadancarabo7700
    @Aadancarabo7700 День тому +1

    Odaygaasi waa dadka inoo muhiimka waana dadka naadirka ku ah wllhi wax kasta oo aanu u awoodno waa muhim inaynu u diro

  • @abdifatahmohamed6565
    @abdifatahmohamed6565 День тому +1

    Maxamed Sxb Waxaan Ku Rajaynayaa Horumar Wariye Khibrad Badan Baa Tahy Wali Ilahay Hibo Usiiyay Waxaan Wada Ahyn Callas Ment Shaafici Lagend 🙏

  • @Sidiothman-q5w
    @Sidiothman-q5w День тому +1

    Togoxow ajarka Eebe kuu haayo ayaa kun jeer ka badan Kan aad ka fileyso dowlado iyo shaqsiyaad. Eebe dartii u qabo.

  • @Atarax32
    @Atarax32 2 дні тому +1

    Dalkayga quruxdiisa marka arko wallhi aad baan ugu farxaa.

  • @DhagaxWayn
    @DhagaxWayn День тому +1

    Legend afka somaliga hodan ka ah

  • @aamiinmaxaudguuleed1110
    @aamiinmaxaudguuleed1110 2 дні тому +1

    Guulayso saaxiib waa Amiin Guuleed

  • @GetItchannel
    @GetItchannel День тому +1

    Good jop pro🎉🎉

  • @DhagaxWayn
    @DhagaxWayn День тому +2

    Dhulkaan waa dhulkii fooxa kaqadanjireen faraaciintii dadkadagana waa guun aad usooyaal fog😢😢

    • @Aamina-fb3mn
      @Aamina-fb3mn День тому

      Adaa ka gunsan😂maxaa gunnimadooda kutusay hadal unbaad ka adagtahayee😮

    • @DhagaxWayn
      @DhagaxWayn 22 години тому

      @Aamina-fb3mn ereyga guun inlagubaro waa gun iyo guun kala saarila,adahay ciyaal casiir

  • @DaadirAbdulahi
    @DaadirAbdulahi 2 дні тому +2

    Manshallah 💐

  • @muusa_qardho
    @muusa_qardho 2 дні тому +2

    Reer Bari lacag wa haysaantaane lacagta halagaso qaado dowlada puntland aad bay uga jeesaty gobolka somalia ugu quruxda badan

  • @cabdiraxmanlarane345
    @cabdiraxmanlarane345 День тому +1

    ilahey dhayman iyo luul hakasiiyo dhagaxaantaas ay dar alle ujabinayaan
    anagana ilahey dowlad wanaagsan hanasiiyo
    umadda somaliyedna ilahey ha isjeclaysiiyo oo dantooda hagaeadsiiyo
    qabyaaladda iyo kala qoqobkana ilahey hakasaaro
    re puntand guulysta waa abdirahman oo muqdisho idinka soo salaamaya oo idin jecel
    xaaji dirirna qayr allah siiyo wuxuu nabaraa aniga iyo inta ilamidka ahba dakeena quruxda badan qayraadkuna kabuuxo lkn meeshii larabay inaa kumashquulno oo kunoolaano badalkeeda aa inagu isku mashquulnay😪 💙🤍

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro День тому +1

    Waa wado iyo safar cajiib ah
    Sxb maxamed saalax wan ku slmy mudo badan kuma arag
    Balse halkaan Ayaan ka aqoonsadey Wxeynu
    Aheyn saaxibo ama asxab
    Ex ciyaal cariga
    Wxd igu garan kartaa
    Meheradii Ex xiis restaurants
    Wxn ahey wiilkii maqalka fariisan jirey mudo 7 sano cml ayaan ka shaqeynayey

  • @cilmiboodhari4776
    @cilmiboodhari4776 День тому +1

    Asc wll Dirir Aad iyo aad ayaad umahadsanthy sidaad noosoo gaarsiisay muuqaalkaan cajiibkaa run ahaantii Togox iyo teamkiisu wuxuu mudanyhy intaalo loo dhiso waa inan dadkeena wax qabadka leh garab istaagno abaal Marino hugaana ka dhigano.

  • @khalettyre
    @khalettyre 2 дні тому +1

    Muuqaal Qurux badan ❤