- 17
- 1 914 463
Xaaji Dirir
Netherlands
Приєднався 18 січ 2024
Freelance documentary filmmaker with a keen interest in Somali history, culture and music.
WhatsApp: +252906791122
WhatsApp: +252906791122
Booli Moog, Gacanka Maroodiga | The Elephant Cape
Booli Moog, waa goob kulan satay sooyaal guun ah, qaab samaysan dhuleed oo gaar ah, iyo dhacdooyin cabsi iyo argagax leh oo ay dadka qaar kasoo wariyaan.
Follow us on Facebook
xaajidirirka
Wixii talo ah noogu soo aadi
xaajidirir@gmail.com
+252906791122
Subscribe | Comment | Like
Follow us on Facebook
xaajidirirka
Wixii talo ah noogu soo aadi
xaajidirir@gmail.com
+252906791122
Subscribe | Comment | Like
Переглядів: 95 804
Відео
KAALAY ILA DALXIIS, XAABO ILAA XAAFUUN | Exploring Habo to Hafun
Переглядів 286 тис.Місяць тому
Waa safar kale oo dal barasho ah, markan waxaynu ku dalxiisi doonnaa dhulka u dhexeeya magaalooyinka Xaabo iyo Xaafuun oo ka kala tirsan gobollada Raasi Casayr iyo Bari ee Puntland, Soomaaliya. Fadlan soo raac bogayga Facebook xaajidirirka Wixii talo ah noogu soo aadi xaajidirir@gmail.com 252906791122 Subscribe| Comment | Like
Maxay dalxiiseyaashu ku jeclaysteen Caluula? | Alula: A Rising Tourist Haven
Переглядів 50 тис.3 місяці тому
Caluula waa magaalo madaxda gobolka ugu geeseeya dalka Soomaaliya ee Rasi Casayr. Waxay 185km dhanka bariga ka xigta xarunta ganacsiga Puntland ee Boosaaso. Fadlan soo raac bogayga Facebook xaajidirirka For business inquiries, please contact: xaajidirir@gmail.com 252906791122 Subscribe | Comment | Like
Ninka 27 sano keligiis dhisayey jidka | Dhabbaaqa's Guardian
Переглядів 128 тис.3 місяці тому
Maxamad iyo kooxdiisu waxay ku dhowaad 30 sano, si iskaa wax u qabso ah uga shaqeynayeen jidka Dhabbaaqa. Fadlan soo raac bogayga Facebook xaajidirirka For business inquiries, please contact: xaajidirir@gmail.com 252906791122 Subscribe | Comment | Like
Kaalay igula dalxiis, Boosaaso ilaa Murcanyo! Navigating Puntland Coastline
Переглядів 167 тис.4 місяці тому
Murcanyo waxay 76 mile dhanka bariga kaga aaddan tahay magaalada Boosaaso, waa degmo ka tirsan gobolka Raasi Casayr ee Puntland, Soomaaliya. Fadlan soo raac bogayga Facebook xaajidirirka Wixii talo ah noogu soo aadi xaajidirir@gmail.com 252906791122 Subscribe| Comment | Like
Horay ma u maqashay Dekkedda Ilaahay | Dakatu Rahman, The Port of Allah!
Переглядів 146 тис.4 місяці тому
Waa marso dabiici ah oo dhacda meel 40km dhanka bariga kaga beegan xarunta gobolka Bari ee Boosaaso. Fadlan soo raac bogayga Facebook xaajidirirka Wixii talo ah noogu soo aadi xaajidirir@gmail.com 252906791122 Subscribe| Comment | Like
Beerta Timirta ee Ugu Qadiimsan Dhulka Soomaalida | Somalia's First Date Farm
Переглядів 161 тис.5 місяців тому
Beertani waa mid kamid ah, mashaariicda iskutashi ee ugu waxtarka badan geyiga Soomaalida, waxaana la hirgeliyey 184 sano kahor. Fadlan soo raac bogayga Facebook xaajidirirka Wixii talo ah noogu soo aadi xaajidirir@gmail.com 252906791122 Subscribe| Comment | Like
Safarkaygii Ugu Adkaa | Bosaso to Murcanyo: A 62-Hour Lorry Ride
Переглядів 206 тис.5 місяців тому
Waa mid kamid ha socodaalladii ugu adkaa ee aan waayadan galay. Safar wuxuu ahaa si fiican indhaha iigu furay, wax badanna aan ka bartay. Fadlan wixii talo ama toosin ah noogu soo hagaaji: xaajidirir@gmail.com 252906791122 Follow soo dheh page-ka Xaaji Dirir Facebook.com/xaajidirirka Subscribe | Like | Comment | Share
Maxaa looga guuray, Geesaleey? | Why Is Gesaley Fading Away?
Переглядів 66 тис.6 місяців тому
Waa taariikh kooban oo ku saabsan magaalada Timirta ku caanka ah ee Geesaleey, oo hoos tagta degmada Murcanyo ee gobolka Raasi Casayr ee Puntland. Wixii talo ah noogu soo hagaaji fadlan xaajidirir@gmail.com Fadlan wixii talo ama toosin ah noogu soo hagaaji: Email: xaajidirir@gmail.com WhatsApp: 252906791122 Follow me on Facebook xaajidirirka LIKE | COMMENT | SUBSCIRIBE
Lafo Goray, Jidka Loo Maro Geeska Afrika | The Gateway to the Horn of Africa
Переглядів 101 тис.6 місяців тому
Lafo Goray, Jidka Loo Maro Cirifka u Shisheeya Afrika. Fadlan wixii talo ama toosin ah noogu soo hagaaji: Email: xaajidirir@gmail.com WhatsApp: 252612992882 Follow me on Facebook xaajidirirka Subscribe | Share | Comment
Waa ay ila yaabi jireen, haddase way igu daydaan! | The Hilltop Harvest
Переглядів 32 тис.6 місяців тому
"Bilowgii hore dadku way igu maadsanayeen, haddase way la yaabaan wax-soo-saarkayga" La kulan Jawaahir, gabadhii ugu horraysay ee beer Timireed ay iyadu leedahay ka hirgelisa deegaanka Karin ee Boosaaso. #KalkaTimirta #Karin Subscribe | Comment | Share Follow me on facebook xaajidirirka
Hay Booqan, Anigaa Booqday! | Exploring Hay Booqan: Somalia’s Sinister Sinkhole
Переглядів 151 тис.8 місяців тому
Hay Booqan, waa goob ay boqollaal sano jiilashu isu soo warinayeen in ay tahay xarunta ugu weyn ee Jinka. Like | Comment | Share For business inquiries or if you are interested in sponsoring us, please reach out via email at info@xaajidirir.com or call 906 791 122. Fadlan wixii talo ama toosin ah noogu soo hagaaji: Email: xaajidirir@gmail.com WhatsApp: 252612992882 Follow me on Facebook faceboo...
Qoore Daalay, Quudka Boqorrada Shiinaha! | Inside Somalia’s Sea Cucumber Trade
Переглядів 128 тис.8 місяців тому
Waa documentary ku saabsan nolosha kalluumaysatada soo daba xayawaanka gus-badeedka (Sea Cucumber) ee deegaanka Fagoolo, ee gobolka Raasi Casayr, Puntland, Somalia. Like | Comment | Subscribe Follow me on Facebook xaajidirirka Email: xaajidirir@gmail.com WhatsApp: 252612992882
Buurta Jinka ee Burka Guuxa | The Haunted Sand Dune
Переглядів 44 тис.9 місяців тому
Meel 18km jihada waqooyi bari ka xigta degmada Baargaal, waxaa ku yaalla Burka Guuxa. Waa goob ay qaar kamid ah dadka deegaanku rumeysan yihiin, in duulal aan insi ahayni ay ku dhaqmaan. Follow me on Facebook facebook.com./xaajidirirka
Kanrayuu, Jasiiradda Madaafiicda! | Revealing Kanrayuu Island’s Hidden Past
Переглядів 47 тис.10 місяців тому
Kanrayuu, waa jasiirad yar oo10km ka durugsan xeebta magaalada Kismaayo. #subscirbe #share #comment #like #Dalxiis #Somalia #goobweyn Follow My Facebook Page xaajidirirka
Goobweyn: Beerta Ugu Weyn Ee Qumbaha | Somalia’s Biggest Coconut Farm
Переглядів 41 тис.10 місяців тому
Goobweyn: Beerta Ugu Weyn Ee Qumbaha | Somalia’s Biggest Coconut Farm
KOOYAAMA, KUN DEEQA! | Koyama: Discovering Somalia's Hidden Archipelago
Переглядів 75 тис.11 місяців тому
KOOYAAMA, KUN DEEQA! | Koyama: Discovering Somalia's Hidden Archipelago