Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Masha Allah ninkani wa wanaagsan oo warkiisu cadyahy waanan tageerayna xaqa marka aan ka hadalo cullays kasto saaran wa nin adag
Excellent leader ship maansha allaah
GUUUUUUUL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
He is great leader Mosdaf Omar my god bless him
Mashaallah very intellectual information
@@AbdirizackAbdille-px9fg hor gal la isticmalo uma jawabo sorry 😔
M ,a madaxwayne masuul, ah oo, dagan, dadkiisa iyo dalkiisaba, garanaaya wixii udan ah❤🎉
Waa warbixin fiican In xaqiiqda lawajaho oo aanan been iskusheegin waa muhiim
Mnzha allah ❤
Guul our president mustafe umar 👏👏
Jilicsan hano keenin wax anan u qalmin guul onlf
Kolay ani siyasiyiinta somalida wa ka aamin baxay lkn warkan haduu dhabkaa yahy mahadsanid mudane
War soomaaliyeey wixii inasoomaray waad ogtihiin madaxwaynaha halagutaageero wixii wanaagsan
🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤
waa wareysi ka degan kuwiisii hore
waa waraysi macquul ah oo caafimaad qaba
Wareysii dhab ah ma aha wiil yaro cabsaanaya wareysaanaya
Mw mustafa waa nin rag ah hadal yaqaana lkn wx Iska celidaa ku badan
Bahda Geedka Nabada maanta waxaa dhacday in dhawr jeer lanagu diiday in aanu adeeg ama alaab ku bixino KAAFI waliba dadka nagu diiday waa qawmiyadaha kale.
Cagjarow qasab basnaku hestaaye marabno itoobiya ee umada in ay xornoqoto ujaheeya
Marka uu Lee yahayWaxaan maslaxo u aragnay in aan itoobiya horumar dhaqaale,siyaasadeed iyo amniba aan lasameyno,marka waa su,aalee hadalkaas yuu ku matalaa waa tii aan aragnay dhalinyaradii D.Deegaanka oo ku hoorinaya madaxweynaha
Thanks mundane madexwayne
Laandheere in cagjar afmaacaane libaax
Madaxweyne kuliyadaha iyo jamacadahaba ardaydeni kaso baxay waxaa jira xafisyo aysan ka shaqeyn karin oo hadana deganka dhexdisa ka hawlgala waxaa kamidah Commercial banka oon hal qof o somali ah ka shaqeyn xarunta isgaadhsinta ethiotelecom oy kuyaryihin warshada laydhka oon somaliba kashaqeyn markaa xarumahaas maxay fursad usiin layihin dhalinta degaanka ay kahawlgalaan ?
Ree DSSow ilma aderyalow Ethopia ha aaminina waa iga codsiye walahi malinta aad amintaan ayaa bello iyo dagaal gacnta legeleysan wayo inta iskukiin dhuldhigaan baay idinku faafayan deetana dhulkiina ayey idinka qabsanayaan
Dadka soomaliyeed ee itopiya haysato ma sidas bayku qanceen War somalibatihiin Ogada kacarara itopiyanka
Ku qanceen
Malaha adaa isaga shakisan inaad itoopiyan tahay?
Colaad ayuu kasheekaynayaa balse muxuu ardayda uga hadli laayahay
boqolkiba 70 miyaan ku matalnaa deeganka waxaad inoo shegtaa madax weene oromo amxaaro intee matalaad deegan kaga yeesheen sidee mabaa diida diinta ugu yeeshen inee kaga hadlaan amxaaro
Dabadhilif hortagan qadiyada dadka somali galbeed🇸🇴
Masfin deeganka xal uma aha axmaarka xiiran
Gobalka somalida maxaa keeney in oromo iyo amxaar kashaqeeyan ama iska sharaxaan goboladoodana qof shacab somali ah usan tagikarin shaqana usan kaqaban karin ????Su.asshaas yaa iga jawaaba AKHYAAREY
Dal mxaaye dee ma i toopiyanba tahay yaaab
GEEDKA NABADA GUULEYSO MADAXWYNE CAGJAR WUU SAXANYAHAYitoobiya horumar badan ayaa ka jira oo dhankeena aan goosan karnoInta ay itoobiyaanku is cunayaan ayuu eabaa in dds ay horumarkeeda ka faaiidaysatoLaakiin mucaarad iyo xabad iyo birbur faaiido malahaMida kale dds waxaa garab u ah soomaaliya oo burbursan oo aan waxba utari karinSidaad darteed waa iney iska tartiibsadaan inta ay garab helayaan oo aaney dabka isku tuurinEegana itoobiyaan nimo ku kooraeeyaanSi loogu dhiso iskuulada caafimaadka wadooyinka tareenka korontada biyaha beeraha dhaamamka biyo xireenada iwm
bidaar
Beenu raad maleh
Ma tubakuu bilabay odaygu 😂
Ha lkn waa tii raga tii dumarka maaha😮
Masha Allah ninkani wa wanaagsan oo warkiisu cadyahy waanan tageerayna xaqa marka aan ka hadalo cullays kasto saaran wa nin adag
Excellent leader ship maansha allaah
GUUUUUUUL 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
He is great leader Mosdaf Omar my god bless him
Mashaallah very intellectual information
@@AbdirizackAbdille-px9fg hor gal la isticmalo uma jawabo sorry 😔
M ,a madaxwayne masuul, ah oo, dagan, dadkiisa iyo dalkiisaba, garanaaya wixii udan ah❤🎉
Waa warbixin fiican
In xaqiiqda lawajaho oo aanan been iskusheegin waa muhiim
Mnzha allah ❤
Guul our president mustafe umar 👏👏
Jilicsan hano keenin wax anan u qalmin guul onlf
Kolay ani siyasiyiinta somalida wa ka aamin baxay lkn warkan haduu dhabkaa yahy mahadsanid mudane
War soomaaliyeey wixii inasoomaray waad ogtihiin madaxwaynaha halagutaageero wixii wanaagsan
🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤
waa wareysi ka degan kuwiisii hore
waa waraysi macquul ah oo caafimaad qaba
Wareysii dhab ah ma aha wiil yaro cabsaanaya wareysaanaya
Mw mustafa waa nin rag ah hadal yaqaana lkn wx Iska celidaa ku badan
Bahda Geedka Nabada maanta waxaa dhacday in dhawr jeer lanagu diiday in aanu adeeg ama alaab ku bixino KAAFI waliba dadka nagu diiday waa qawmiyadaha kale.
Cagjarow qasab basnaku hestaaye marabno itoobiya ee umada in ay xornoqoto ujaheeya
Marka uu Lee yahay
Waxaan maslaxo u aragnay in aan itoobiya horumar dhaqaale,siyaasadeed iyo amniba aan lasameyno,marka waa su,aalee hadalkaas yuu ku matalaa waa tii aan aragnay dhalinyaradii D.Deegaanka oo ku hoorinaya madaxweynaha
Thanks mundane madexwayne
Laandheere in cagjar afmaacaane libaax
Madaxweyne kuliyadaha iyo jamacadahaba ardaydeni kaso baxay waxaa jira xafisyo aysan ka shaqeyn karin oo hadana deganka dhexdisa ka hawlgala waxaa kamidah Commercial banka oon hal qof o somali ah ka shaqeyn xarunta isgaadhsinta ethiotelecom oy kuyaryihin warshada laydhka oon somaliba kashaqeyn markaa xarumahaas maxay fursad usiin layihin dhalinta degaanka ay kahawlgalaan ?
Ree DSSow ilma aderyalow Ethopia ha aaminina waa iga codsiye walahi malinta aad amintaan ayaa bello iyo dagaal gacnta legeleysan wayo inta iskukiin dhuldhigaan baay idinku faafayan deetana dhulkiina ayey idinka qabsanayaan
Dadka soomaliyeed ee itopiya haysato ma sidas bayku qanceen
War somalibatihiin Ogada kacarara itopiyanka
Ku qanceen
Malaha adaa isaga shakisan inaad itoopiyan tahay?
Colaad ayuu kasheekaynayaa balse muxuu ardayda uga hadli laayahay
boqolkiba 70 miyaan ku matalnaa deeganka waxaad inoo shegtaa madax weene oromo amxaaro intee matalaad deegan kaga yeesheen sidee mabaa diida diinta ugu yeeshen inee kaga hadlaan amxaaro
Dabadhilif hortagan qadiyada dadka somali galbeed🇸🇴
Masfin deeganka xal uma aha axmaarka xiiran
Gobalka somalida maxaa keeney in oromo iyo amxaar kashaqeeyan ama iska sharaxaan goboladoodana qof shacab somali ah usan tagikarin shaqana usan kaqaban karin ????
Su.asshaas yaa iga jawaaba AKHYAAREY
Dal mxaaye dee ma i toopiyanba tahay yaaab
GEEDKA NABADA GUULEYSO MADAXWYNE CAGJAR WUU SAXANYAHAY
itoobiya horumar badan ayaa ka jira oo dhankeena aan goosan karno
Inta ay itoobiyaanku is cunayaan ayuu eabaa in dds ay horumarkeeda ka faaiidaysato
Laakiin mucaarad iyo xabad iyo birbur faaiido malaha
Mida kale dds waxaa garab u ah soomaaliya oo burbursan oo aan waxba utari karin
Sidaad darteed waa iney iska tartiibsadaan inta ay garab helayaan oo aaney dabka isku tuurin
Eegana itoobiyaan nimo ku kooraeeyaan
Si loogu dhiso iskuulada caafimaadka wadooyinka tareenka korontada biyaha beeraha dhaamamka biyo xireenada iwm
bidaar
Beenu raad maleh
Ma tubakuu bilabay odaygu 😂
Ha lkn waa tii raga tii dumarka maaha😮