اللهم صل على محمّد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد. اللهم بارك على محمّد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد. آمين آمين آمين آمين امين.
Wlhi dhulkeena hal xabo kama naqaan pls TV gaan cml tvyada kale dadka dalka hala tuso si dadka aay dalkiida ubartaan una soonoqono 42 sano ayaan jiraa lakin 40 yrs banaan joog ayaan ka ahay sideen kunoqonaa tolow nabada aan kashaqeeyno san nowono pls let’s go home sweet. Thanks sida aad noogu soo gudbiseen barnaamijyadaan quruxda badan.
Soomaaliya sidaasay u wada qurux badan tahay, nasiib darro dadkeennu intii ay ka faa'iidaysan lahaayeen kuna baashaali lahaayeen quruxdaas waxay ka door bideen in ay cawaanka madax kusheegyada ah qabyaalad ku kala taageeraan..
Dhulkaan intiisa badan waan tagay الخمد لله. Tooxin waxaaan tagay laba mar Aniga oo ka soo dagan buuraha togogga le (seemaha) oo ay timirta caan ku tahay, gaar ahaan #IDOJIBIS. ALLA RABIYO mar ii suurageli in aan booqdo dhulka bari iyo buurihii #xoogaad. Waligey ma illaaba; marki Anaga oo daalan xilli casir ah , oo uu gacanta inoo-haatiyey nin reer baadiya ah, kadibna uu neef inooqalay❤ ☆Ajar aanan kaa dhamaan Alla hakaa siiyo ninkiyo.
Waad mahadsantahay walaal waa macluumaad aad iyo aad u qiimo badan alaha ku xafido kuuna fududeeyo shaqada qiimaha iyo qaayaha badan aad bulshada soomaaliyeed u haysid aad ka ku barayso wadankooda
Aad ayaad u mahadsantihiin. Waan ku faraxsanahay inaan arko meel aan inbadan ku taamayey arageeda. Cirifka ugu danbeeya qaarada afrika iyo halka ay isaga darsamaan Red Sea iyo Indian Ocean. Xaqiiqdii dalka Soomaaliya aad ayuu u balaaran yahay. Waxaan la yabaa dhulka aan isku haysano anagoo haysana dal sidaa u baaxad balaaran.
Bro waad mahadsantahay Anigoo ah Wiil reer Jabuutiya waxaad Natustay ama Adana bartay quruxda taala dhulka Somalida ee qaniga ah waxaanan Rajaynayaa inay Somalidu Aragto dhulkoodu siduu qani uyahay ayna ka Faa’ideystaan intay ka baxaan qabiilkan ayku waasheen.
Sxb guuleyso
👍😢❤🎉👏
Mashallah tabarakallah dalxiiska ku haboonaa nolosha ku macaanaa maalgashi ayuu u baahan yahay jidad Iyo garoomo caalami ah waxeey noqon karaan magaalooyin dalxiiska ku tiirsan balse waxeey u baahan yihiin dad Iyo dowlad dadaalbadan.
Cirifka ugu shisheeya qaaradda Afrika ee qorraxdu ugu soo hor baxdana (Xaafuun) soo duub plz
Mahadsanid.
Machallah dhul qurxon Somalia 🇸🇴 from Djibouti 🇩🇯
Mashallah sxb darda gali so gudbinta dhulkeena hooyo aad ayaan kuugu mahadcelinayaa muuqaalkan quruxda badan ,
Muuqaalada xiga nooga soo samee dhulkeena soomali galbeed oo xabashiga naga haysto 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👊👍👍👍👍👍👍👍👍
ALA TOLA AYEEY DALKU QURUXUBADANAA
DADKIISUNA DOQONSANAA
BARAF IYO QOXOOTI AYAAN KADOORANAY
ALLOOW MIYIRKA NAGUSOOCELI AAMIIN YAA ALLAAH
Asc Bismilaah, guuleeso inaan kula barano dhulkeena waawaxlagu farxo
Bes Somali youtuber . Waxaan aad uga helay kasokow tabintaada qiimaja badan ee dhulka Hooyo soda mugga wayn eed luuqadda Hooyo ee sii diciifaysa ugu hadlayso Saaxiib.🇸🇴❤️
Alle haku barakeeyo. Waanad mahadsantahay
Ilaahay dhulkena nabad hanoga dhigo❤
Masha allaah buntland dhulka ugu qurxon uguna qeeradka badan waxa iskaleh siwaqron
🎉❤😮maasha allah dhalinyarada howshaan noso gudbisay way mahadsanyihin horey usocdo walalayaal xaqiiqdi waxad qabateen shaqo ficn
Caluula wa meesha marki u horeysay een maqlay magacedaba aan iska jecladay ❤
اللهم صل على محمّد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد.
اللهم بارك على محمّد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد.
آمين آمين آمين آمين امين.
Masha alaah dalkagu was somaaliya dadkayguna waa soomaali afkayguna waa soomaali soomaali oodhan ha noolaato hana midowdo ale idankii
Mashaa allaah walaal guulayso waa macluumaad muhiin ah oon horey umaqlin
Wawareey
WAA KUGU heystaa
HOREY usoco Sxb
Wax badan ayaa I bartey
M.a aaadaa umahdsantahy horay usocoan kuleeyahay 🎉🎉
Aaad baan ula dhacay, wadna ku mahadsanthy dadaalka aad u qabatay dadkaga iyo dalkaaga, muqalkanna wuxu noqon doona mid dhaxal gal ah inshaallha.
Wlhi dhulkeena hal xabo kama naqaan pls TV gaan cml tvyada kale dadka dalka hala tuso si dadka aay dalkiida ubartaan una soonoqono 42 sano ayaan jiraa lakin 40 yrs banaan joog ayaan ka ahay sideen kunoqonaa tolow nabada aan kashaqeeyno san nowono pls let’s go home sweet. Thanks sida aad noogu soo gudbiseen barnaamijyadaan quruxda badan.
Soomaaliya sidaasay u wada qurux badan tahay, nasiib darro dadkeennu intii ay ka faa'iidaysan lahaayeen kuna baashaali lahaayeen quruxdaas waxay ka door bideen in ay cawaanka madax kusheegyada ah qabyaalad ku kala taageeraan..
Wll wadanku waa nabad degaanka raascaseey aniga ku dhashay wlhy hadaad aamineyso waligey ma arag wax is dagaalaya dhulki puntland Somali oo dhan ayeey hooyo u noqotay waana ku barwaa qoobeen gobalkaan raascaseey bulshadiisu waxay can ku yihiin Soo dhaweyn hadaad rabto deegan aad degro walagu sinayaa adigo wax lacag ah aadan bixin markasaad dhisaneysa
Wow Wllahi waan ku raaxeystay daawashadiisa
Si fican insha allah somalia waa inaad wada martaan
Wsc Mansha ALLAH runti Somalia waa dhul barwaaqo lkn Somalidii oo aysan u muuqan barwaaqodaasAllah siiyay, Mansha ALLAH.🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Walal waad mahadsantahay good job 😊somalia jir o joog 🤗
Maasha'aa Allaha, Khayre Allaha ku Siiyo, waa war farxad leh
Masha Allah, mahadsanid bro. Subscribe waa uqalantaa 👌
Masha Allah waxay kasii qurxananlahayd xiliga barwaaqada
Barnaamij dhaxal gal ah.
Mahadsanid
MASHA ALLAH
WAXAN JECLAAN LAHAA BRO DHALINYARADA GOBOLOLADAAS PUNTLAND KUSUGAN EE SOOMAALIYEED INAAD KABARAARUJISO QABYAALADA.
1 MINUTE HADAAD ISBARATAAAN KADIB WXUU KUWEEYDIINAYAA QABIILKAAGA. ISAGAGOO KADIBNA AAD KADAREEMEEYSO CARO MAADAAMA DADKUU RABAY AADAN AHAYN.
MARKA WACYIGALIN USAMEE QABYAALADA HAJOOJIYAAN.
SIDII WAALIDIINTEENII AY AHAAN JIREEN OO KALE INAAN ISJECLAANO AYAA WANAAGSAN.
qabiilka iyo qabyaalada kala baro sxb
Beenta intaa le'eg xaggee ka keentay? PL gobolkasta oo ay ka koobantahay waxaa deggen oo ka ganacsada dhamaan Soomaali oo idil, Waqooyi, galbeed iyo koonfurba. Mana ahan hadda keliya ee xataa xilligii dagaallada sokeeye PL dadku waa ku wada noolaayeen cid cid kale u caraysanna ma jirto.
Malaha adigay cuqdaddu ku haysaa! PL cidna laguma takooro ee kaalay imow oo ku noolow intaad cuqdadda iska saartid brother!.
Dhulkaan intiisa badan waan tagay الخمد لله.
Tooxin waxaaan tagay laba mar Aniga oo ka soo dagan buuraha togogga le (seemaha) oo ay timirta caan ku tahay, gaar ahaan #IDOJIBIS.
ALLA RABIYO mar ii suurageli in aan booqdo dhulka bari iyo buurihii #xoogaad.
Waligey ma illaaba; marki Anaga oo daalan xilli casir ah , oo uu gacanta inoo-haatiyey nin reer baadiya ah, kadibna uu neef inooqalay❤
☆Ajar aanan kaa dhamaan Alla hakaa siiyo ninkiyo.
Maasha allah
Somalia 🇸🇴
WAA WADAN ALLE AAD IYO AAD U NICMCEEYEY LAKIN DADKISA ALLOW TOWFIIQDA SII
Masha Allah
Thanks walal
Masha allah ♥️
Horay usoco walaal❤
Nimaan dhul Marin dhaayo maleh waad mahadsanthy sxb in badan
WAA VIDEO WACAN❤ MUSIC IYO BUUQ MA LEH.❤
Mashallah mhdsanid❤
Masha allh
Shaqo wacan horay usoco
Aad ayaad umahadsantahay waxaan le yahay somaliyeey chanalkan hala tagero shaqo sax ah ayu hayaaye
Waad mahadsantahay walaal waa macluumaad aad iyo aad u qiimo badan alaha ku xafido kuuna fududeeyo shaqada qiimaha iyo qaayaha badan aad bulshada soomaaliyeed u haysid aad ka ku barayso wadankooda
Wow 😮
Massha allah sxp hore usoco👏👏👏
Horey u soco wadani
Shaqo wacan jaalle.
Si fiican u fahmay raascaseer waxa maqli jiray rascaseer io raskambooni
Warnaiyaw horay usoco haka niyad jabin
Map ka Kusoo dara Dhalin yaro
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
Ku soco sxb
Sxp ilahey haka Abalmariyo muqal tayo leh nosogudbisaye
Masha Allah pro Hore usoco 🎉
Shakho wacan
Maasha Allaah qurux.
M.a guulayso zxp
Masha Allah waaa should qani
Sxp mahadsanid Warbixino fican ayaad nosogudbisaye
Horey usoco waad no ifisey wana ku qanac san nahay
Badda Gacanka cadmeed waye badda cas somaliya ma marto
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Soomaaliya
Horay u soco sxb
This video is educational for all somali people 🇸🇴
mashllh sxp sidaan noogu soo gudbi quruxda dalka nada
War Puntland waa khaliija ookale
Raskaanbooni iyo Rascasayr waa xuduudka dhabta ah ee Somaliya Xuduudka Sonalilandna Muran maleh!
Masha Allah ma raas jubaa mise WA raas casyr
@@MohamedXirsiBareraas jubba
Mashallah
Nio melahan amnigoda noga waran save miyaa mana la isku haleyn karaa waqti walba
Puntland weeye walaal minaaradaasaa dul seexan kartaa dhurwaa uun iska ilaali😂
@@Akhyaar-xm9gxdhurwaa xita ma joogo aniga deegan ahaan ka Soo jeeda deegan habeenki bacaadkaas ayaa sexaneysaa dhulki waa puntland waa save timir kaluun hilib iyo caano biyo macaan intaba waad helaysa Soo dhaweyn quruxbadan ayeey can ku yihiin
Puntland save ku Soo dhawoow
MAASHALLAH GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 ❤❤❤❤❤
Mashalhaa Mashalhaa
Waa dhulka beelweeynta Majerteen
Wad Mahdan thy Lixp
Tuuloyinka Yar Yarka So Duub
Wariye fariid ah oo dhalinyaro ah
Aad ayaad u mahadsantihiin. Waan ku faraxsanahay inaan arko meel aan inbadan ku taamayey arageeda. Cirifka ugu danbeeya qaarada afrika iyo halka ay isaga darsamaan Red Sea iyo Indian Ocean. Xaqiiqdii dalka Soomaaliya aad ayuu u balaaran yahay. Waxaan la yabaa dhulka aan isku haysano anagoo haysana dal sidaa u baaxad balaaran.
Wll ma goboladaas bd kasoo jeeda
aad iyo aad ayaad umahadsantihim dalifiye
Wiilka halop kala kiciyo waxa maalaa yacniga ah baa waad share garaysaane
Shiines ayaa lakeeni karaa, waxaan lacag Ee Doorashooyinka lagubixinayo!
Cajipp aad baad u mahadsantahy bahda dal-ifiye horay usocda
Ajaanipta wadnakeena ka ganacsaneyso ee aan Loo warheyn ayaa wax walipa iigu daran 😥
Raas cadey iyo raaskanbioni .iyass
Cajiib Jidmajiro Somaliya
KU SOCO INA ABTI! WAANU KU DIIRDANAYNAA
waan ooyay wll markan arkay dhulka aan haysano iyo siduu u dayacanyhy somali jaahiliin ban nahay wllhi
Adiga yaan geeskaaga lagu waayin
Wariye sare aad ayaad u mahadsanthy.
Aad iyo aad baad u magadsantahay sida aad noogu ifisay dhulka Somalia cirifka bari ee ugu fog waddanka
Axxxx dalku dowlad buu rabaa
Koonfur galbeed aad
Silsilad a Golis Golis taariikhdeedu waa la ii dhigey
Waryaa anas seetahy waaa macln nuur abaa qorow e ku away
manaaran ma ah ee waa taallo Astaan iyo calaamad u aheyd nidaamkii Fashiistaha ee Musalini.
Inaga maamaxay anaga maa dhahdo
Qalcad amey tahay?
Qurux badanaa dalka
Guruxbadaa dalkeena iganuunbaa is bahdilnee😢
Waxaan idinka rabnaa in aad na tustaan quruxda magaalooyinka iyo buuraha iyo badda.ma taqaanaan si wax loo duubo ,idinka ayaa. Isku kooba masawirada iyo quruxda bii'ada.Badala xirfadda duubista
Weli ma heyno wax na raali geliya.wabilaahi towfiiq.
MAJERTENIA = ARSHAAC
Geniuses
Inaba caadi ma ahan