Gobanimo c.salaan si wanaagsan baad dadka u waraysataa reerkan familyga ah ilahay ha barakeeyo waa dad degan oo qalbi wanaagsan masha Allah waxaa ugu wanagsan markuu yidhi seedi sida sharafta leh ee aad u salaantay wiilka inanta inaga qaba from Burco Somaliland
Je salue ma compatriote Loula Omar Beksi à qui on a été au Centre International de perfectionnement des Cadres des Postes et Télécommunications à Toulouse en 1989! Mes salutations distinguées depuis la Belgique
Wixii dhacayba way dhaceen, haduusan muslim ahayn, hadeer ninka Diinta Ha loogu yeero, Wariyaha ayaa laga rabay inuu su aashaas weydiiyo, haduusan waxba ka qabin in la weydiiyo. Magaca qofka inuu bedesho qasab ma ahan haduu islaamo, sidaa daraadeed laga yaabee inuu Muslim yahay....Allaha Noo Astura Gabdhaheena, meel kasta waa na geeyeen,....
Walaal Franciska way ka fiicanyihiin ma is tiri madaama aysan na gumeeysanin. Laakiin reer jabuuti hadaad tihiin muslim iyo gaal ma idiin kala soocna miyaa
@@AbdullahiIsaack-i5gsaqajan warya reer Djibouti waa dad Muslima ee nagaxisho hacudubillah sidey gabar Muslima hugursankarta nin gala warya saqajan apologize Djibouti people Farax mijo basto
In our traditional believe the tutsi’s are our lost brothers as Dir and the reason is that we have many similarities and not to mention the traditional songs we sang about their departure from their ancestral homelands for centuries👍🏼
Doesn’t matter qabilkeyga she is from Djibouti ee Somaliye waad nababiyiseyn oo qabil hananhoqon bad nabarteyn hadana himiko 2024 sidamanayo baad qabil kudagantihin Somali xishoda oo qabil hiskadafa we are all Somalis the same 🩸 ee cadi hiskadiga saqajamin
Somalidu xagjirnimo iyo cuqdad baa alla kusaliday. Ma istiri Inagaa qudheena ayaa isdhexgalka u baahan. Maxaa yeelay mugdi iyo dibudhac aan dunida ku xukunayn baan isgalinay oo aan ka bixi la’nahay.
Waxa jirta ciyaar dhaqameed laga ciyaaro Borama iyo Saylac oo tidhaahda , ABA TUUTSI AABAA U NAHAY, Waad asalkoodu ka soo jeedo Somali-diu AHMED GURAY, wakhtigiisi, waxa aad suurogal u ah inay GADABURSI asalka tuutsi ka soo jeedo.
Greetings to Lul Omer Begsi . the famous teacher who spoke French .English. Arabic and Somali. Long she taught in schools. Your uncle. Dr Ali Abdillahi
Asc Cabdi salan LUUL MAAD ILLA XIRIIRISID MAMO TUTSI AYAA ABAHAY CARUR UDHASHAY MANA HAAYO MEEL AAN KA RAADIYANA MA AQAAN AABANA WUU GEERIYOODAY UN TA AYUU U SHAQEEN JIRAY
I m late seeing this interview Which I can't fully understand except the English part I can say the rwanda man and Djibouti lady were attracted to each other because of the cushitic looks and souls The tutsi king lived in north somalia before going south The tutsi origin is Egypt They followed the red sea Settled in somalia Then left The famous song from diir clan Is true(abaatutsi ga) DNA has proven that tutsi close to the kingdom nyiginya have more somali in heritage The rest are mixed with any community they met along their journey I took my dna
she does not necessarily speak Kinyarwanda, she can communicate her husband with French. Since Both Djibouti and Rwanda are officially spoken in French.
Ma jiro Tutsi hadda Rwanda; waxaad isticmaali kartaa erayga Rwandan. Tani waxay si weyn u xumeyn kartaa dad badan. Waxaan hubaa in martidu aanay jeclayn in loo yaqaan Tutsi qarniyadan Dhammaanteen waxaan nahay Rwandese, ma ahan Tutsi
Inkaarta somali ku dhacday meey ruwandho ku daydan rabiyoow somali u hiili ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ruwaanda-kala-bar-halmar-cuneen-marka-inta-qabyalada-ku-jirto-hadii-halmarlin-laxabalo-waa-macquul
Sax sxb wa timir xabaal taala
Cimriga iyo Caafimadka Alle ha ku siyaadiyo Adeer Wn jeclahay Inaan Wadamada ku Wareego insha Allh mar insha Allh wn ku wareegi doona ❤
What the score 7 years 7 subscribe 😮
Kkkkkkkkkk@@MohamedHariir-n7t
Macha.Allah adero horay usoocoo somalinimadu waa qaali
Tutsi people are somali brothers and every body knows at everywhere somali lives, thanks
Galada adiga orodo walasho uurka galow
Wa la ogayahay ine somali yihin ilma samaale yihin@@SNUFFED2ROLLs
Gobanimo c.salaan si wanaagsan baad dadka u waraysataa reerkan familyga ah ilahay ha barakeeyo waa dad degan oo qalbi wanaagsan masha Allah waxaa ugu wanagsan markuu yidhi seedi sida sharafta leh ee aad u salaantay wiilka inanta inaga qaba from Burco Somaliland
Masha Allah waa muhiim isguursiga bulshada kala duwani. Cimri dherer iyo caafimaad qabaan ayaan u rajeynayaa Luul iyo Kelvin.
Masha ALLAH, une famille qui a bien évolué dans la vie. Félicitations
Masha allaah ❤
Tutsi waaba Somali u ekaa ❤
Luul inadro alla ku xafiido qoskaga ❤❤👍
Ninku ma muslim baa tolow
@@ugaasraage4178 It is not your business somali maryooley
Naagtu Waa qoloma
@@ugaasraage4178 hadu dhinte qade wax dhibmalah ila waxadaran inu wali yahay kelvin Christian
@@axmedmowlid8786 🤣😂
MaSha'Allaah Allaahyacizag Réer Rwanda & ReerSomali. Wada Guuleysta"...
Masha alh ilahay ha bara keeyo walalaheen
Beautiful country Rawnda
Seedi of Somalis waan salaamaynaa.
Good answer at the end, Kelvin! Great Family, good luck.
Waan imanayaa manshallah hadii Alle ka dhigo sannadka cusub somalida joogtaa ha na soo dhawayso
Nolol qurux badan u rajaynayaa lamaanahaan quruxda badan.💯🙏🏽
Cabdi salanow abti dalxisbad dhan iska dhigte hadad malimalmaha kamida ana ad marun tigidh waliba cimraada ah aad ijarilahayd ajarbad kahelilahay
Adigaa xoogaaga ka tagi idimka Allah.
Sxb shaqo tag
U tahriib dee sacuudigu waa 10 saac e 😹
Merci Hereri
Ca m a fait plaisir de revoir Loula et son mari
That was beautiful seedi of the Somalis❤
Very good saying I'm seedi of somalis
I would love to on visit Rwanda Inshaallah ❤
Masha Allah,,seeti av Somalia.
reer jabouti soomali qiimo badan mashalah
mashallah, une belle famille.
Anigu Rwandis ayaan noqonaya waliba tudis muslim ayaan ka mid noqodoon
MaashaAllah tabarakAllah kelvin iyo xaaskiisa Waan garanaya mon maitre d ecole 6primair Waan idii salamaya waa seedi fican Bonjour
Ma gaalba ninku, kelvin wa maxay , subhanallah
Haha fransiiska waydii taas
Maxaa kaa gaalay diintuisa adigu.
Taada la halgan.😂
@cmxdc1436 naag muslim ah nin gaal ah waa ka xaraan qof haysta ma jiro islan ta
@mohagurey2214
Maxaa kaa galay. Fadlan ilaali in afkaaga Iyo adinkaaga laga nabad galo sida diinteena qabto.
@@cmxdc1436 ISLAM AH WA KA XARAAN INEY GUURSATO NIN GAAL AH
Allaay. Leeh. Habliihii. Réer abtiigey.. Rwanda. Maa caal fadeen
Haddii Muslim yahay waa ok😂😂
Masha Allah Waaba Nin Somali Ah ninkaa sidigeena Ah
Mashaallah Tabarakallah 😊beautiful couple.
TUTSIGU WAA soomaali asal ahaan.
Waana dir
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
ARMEY DAAROOD YIHIIN IYAGAA.........
1st one to watch it yaaaay
Salaan kadib Mr Herer noomaad sheegin magaca Luul oo buuxa waan garan lahaa bacdamaa ay xagaabaxa Gabiley iman jirtay
Wuu sheegay magaceeda oo saddexan, daqiiqada 1:13 Luul Cumar Beegsi.
@@husseinabdulkadir6707 Thanks bro I missed hearing that
@adanakalb8708
Welcome bro.
Luul Omar Baksi
@saidmirehersi174
Waxaad isku qastay Af-Soomaali iyo Ingiriis. Si fiican u dhagayso ka dib Af-Soomaali ahaan u qor.
Ma sha alla seedi somali ayu u egyay abdisalan wan idin salamaya ❤❤👍
MUSLIM ☪️ MAYAHAY HADUU MUSLIM YAHAY ALLAHA BARAKEEYO ALLAHUMA AMIN
Kolay gabadh muslimad ah weye muslim ayay guurasanaysaa
@@naasirkhadar8370😂😂😂😂.boqolaal naago somali ah baa qabo ninman gaalo ah
@@Donotcare6 maha wax fican
@@Donotcare6wax lagu qoslo ma arko
Muslinamadiisa maxaa kaa galay gus waa gus intii mid wasaqle carab ah wasi lahaay mid Tutsi ah ha noo waso
Loula waan garanayaaa maasha Allah
Je salue ma compatriote Loula Omar Beksi à qui on a été au Centre International de perfectionnement des Cadres des Postes et Télécommunications à Toulouse en 1989!
Mes salutations distinguées depuis la Belgique
1989 wow,
Tutsigu wa somali baan malay ee ninku haduu Muslimsay magaca macna ku yaala ee Allah Lul iyo saygeeda ha isubarakeeyo 🤲🤲🤲
Masha allah qoys isku faraxsan
Masha Allaah
Wixii dhacayba way dhaceen, haduusan muslim ahayn, hadeer ninka Diinta Ha loogu yeero, Wariyaha ayaa laga rabay inuu su aashaas weydiiyo, haduusan waxba ka qabin in la weydiiyo. Magaca qofka inuu bedesho qasab ma ahan haduu islaamo, sidaa daraadeed laga yaabee inuu Muslim yahay....Allaha Noo Astura Gabdhaheena, meel kasta waa na geeyeen,....
Dabcan waa muslim saabto ah ayadaba wee ogthay inuusan
kuxirmeeynin nin gaala
Amazing 😻 😊
War af soomaaliga mey barto luul omar odeyga 😎
Masha Allah loved
Asalam allaykum. Beautiful family. Thanks
Beautiful family. I say . Luul must have learning hers hasband somali language.
Masha Allah alle habarakeeyo qoysakaas❤
Masha allah waa qoys. Muslima
Hadii ninku gaal yahayna alle ha soo hadeeyo.inanta luul se islaam Simon aysa ka dhadhameysa hadakeega.
Nagu salaam Seedigayo!!
Msha allh alle ha isku barakeeyo
Waa gabadh isaaqa habar awal ah sacad muuse jibriil abokor, kuna dhalatay jabuuti
Excellent video! Beautiful blessed marriage!❤🎉🎉
Waxaan ilaahay ka baryayaa inuu soo islaamiyo hadii uunan islaam ahayn Aamiin, waa nin dagan oo Akhlaaq wanaagsan ka muuqato, ilaahaw soo hanuuni khaatumo wanaagsana sii Aamiin Aamiin Aamiin
Hadaan nahay reer jabuuti waxaan leenahay gabadha ino wanaaji Tutsiyow .😂
Walaal Franciska way ka fiicanyihiin ma is tiri madaama aysan na gumeeysanin. Laakiin reer jabuuti hadaad tihiin muslim iyo gaal ma idiin kala soocna miyaa
@@AbdullahiIsaack-i5gsaqajan warya reer Djibouti waa dad Muslima ee nagaxisho hacudubillah sidey gabar Muslima hugursankarta nin gala warya saqajan apologize Djibouti people Farax mijo basto
Welcome seedi of somalis❤
Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waxaan kafahmay In xitaa Djibouti 🇩🇯 ay somali thy alhamdulilah
Oo awal mafahamsaneen miyaa micnaha😂
Mr owenak waa somali soo dhawoow
Hello asc cabdisalaan,
Reerkan aad soo booqatay waa reer daauudi ah ama maxamed dauud Garxajis ama waa ciidagale waa adeerka.
Cabdisalan hal talo aaan kugu darsado wll qofka hortiisa haku turjumin ee ku dul codee labada sidaada qurux badane.
Good point 👉 👈
Saas ayaa wanaagsan wana sida ay sameeyan journalists caalamka saan waqti Bay qaadanaysaa
abti hore usoco
In our traditional believe the tutsi’s are our lost brothers as Dir and the reason is that we have many similarities and not to mention the traditional songs we sang about their departure from their ancestral homelands for centuries👍🏼
Hhhhhhh They are ajuuraan,not Dir
Aba tutsi ga
Abaan u lahayn
Ragana geesiga
Abaan u lahayn
Edooy waa ayo
Edooy waa inaga
Did I miss anything in the text?
Tutsi aad bay inoo ku egyihiin
Keep going ❤❤
Gabadhan waa issaaq reer jabuuti maha ciise magaca luul ciisuhu gabdhaha uuma bixiyaan.
😂😂😂😂
Doesn’t matter qabilkeyga she is from Djibouti ee Somaliye waad nababiyiseyn oo qabil hananhoqon bad nabarteyn hadana himiko 2024 sidamanayo baad qabil kudagantihin Somali xishoda oo qabil hiskadafa we are all Somalis the same 🩸 ee cadi hiskadiga saqajamin
@@Raxmo-d4p Aman ba ka la'anahay dadkan
@@Cleo-bk3xz ur right lakin wahinan husamirna because we are the same 🩸 Allow qabilka nagamadobey hadan Somali nahe
Walaal Luul Cumar Beegsi waa Jibril Abokor cimaamadii (Reer Dalal) laakiin ku dhalatay Djibouti sidaa ula soco.
Seedi of somalis waa hadal xikmad ah
Micnaha ilmaheynu waa ruwandeys
Waxaan ka xumahay inaad a/salan xayiisiin u samayso haween somaliyeed oo Dhaqan talowday lanool nin Ajnabi ah?
Taasina waxay dhiiri galinaysaa. Da’yarta soomaliyeed ee gabdhaheena inay wanaag moodaan ajnabi lala seexdo brother abdi salam nin oday ah yaad tahay
Hasoo siidayn is dhexgal dhaqan oo gabar aan wanagsanayn ku tilaab satay ??? Waa kugu ceeb dada Adoo gabdho dhalay
Cuuc caac
Somalidu xagjirnimo iyo cuqdad baa alla kusaliday.
Ma istiri Inagaa qudheena ayaa isdhexgalka u baahan. Maxaa yeelay mugdi iyo dibudhac aan dunida ku xukunayn baan isgalinay oo aan ka bixi la’nahay.
Idoor iyo Gaalo way iska Agdhow yihiin ilaa sayidkii
@@cmxdc1436 ISLAM AH WA KA XARAAN INEY GUURSATO NIN GAAL AH
Waxan wax labunbuniyo maahan.gabar somali ah oo gal qabo.wa dhaqan xumo
How is he not a somali it's hard to believe he is notb
Waxa jirta ciyaar dhaqameed laga ciyaaro Borama iyo Saylac oo tidhaahda , ABA TUUTSI AABAA U NAHAY, Waad asalkoodu ka soo jeedo Somali-diu AHMED GURAY, wakhtigiisi, waxa aad suurogal u ah inay GADABURSI asalka tuutsi ka soo jeedo.
Waa dir balse 2000 guyaal ayaan kala tagnay oo afkii dhaqankii diintii ka luntay
Luuleey maxaad afsomaliga u bari weyday haduu intaas oo dhan ku qabay 😄
Kelvin magacaas waa magac gaal ninka Muslim haduusan aheyn waa Tacab beel
Somali kale
Tutsi wa somali
Kevin wa seedi fiican
30, not 13 if I’m not mistaken
he said 13 not 30
Asc cabdi salaanoow tuudsigu waa jabkii axmed gureeye maad waraysi dheer layeelatid
Afsomaliga si fcnby ugu hadlaysaaa
Greetings to Lul Omer Begsi . the famous teacher who spoke French .English. Arabic and Somali. Long she taught in schools.
Your uncle.
Dr Ali Abdillahi
Naagaha Sonaliyeed wax ka indha adkag waa la waayay! Qolo walbo weey iska guursanaayaan 😮😅
Mashallah
Asc Cabdi salan LUUL MAAD ILLA XIRIIRISID MAMO TUTSI AYAA ABAHAY CARUR UDHASHAY MANA HAAYO MEEL AAN KA RAADIYANA MA AQAAN AABANA WUU GEERIYOODAY UN TA AYUU U SHAQEEN JIRAY
Walalo Aabo Allaha unaxariisto, Cabdisalam emailkiisa ayaad heli ee kala xiriir halkan lagama yaabo inuu arko comment kaaga
Cajiiib Cajiiib
I m late seeing this interview
Which I can't fully understand except the English part
I can say the rwanda man and Djibouti lady were attracted to each other because of the cushitic looks and souls
The tutsi king lived in north somalia before going south
The tutsi origin is Egypt
They followed the red sea
Settled in somalia
Then left
The famous song from diir clan
Is true(abaatutsi ga)
DNA has proven that tutsi close to the kingdom nyiginya have more somali in heritage
The rest are mixed with any community they met along their journey
I took my dna
Dumarka jabuutiyaanka ah.nin kasta oo af faransiiska yaqaana waa guursadaan
Gabiley Ciyaar Mood
7:03 wuuba iljabshay ninka 😂😂😂
Ar somali var badana anigi dawanaye ma.arkin kawaran😂
Waar waxasi waa khasiisnimo😅
@@ahmedomar888_s9q oo ma daawan miyaa aniga hadaan daaway sidee ku arki lahaa 😂😂
Indha dherida nio😂😂@@dailycontent3955
Muuse bixi walaalkii miyaa
Afrika wa in aan Hal luuqad uu yeelno.
Kelvin muxu aaminsan yahay ileeyn magaca waan naqaana dadka la baxa
she does not necessarily speak Kinyarwanda, she can communicate her husband with French. Since Both Djibouti and Rwanda are officially spoken in French.
Luul omar begsi rer Q7
Kelvin macnaheedu waa in uu gaalyahaye marka.muxuyahaye guurka dhexmara gaal iyo muslem.iyo ninweyne oo oranaya gabar muslim ah aya gaal qabaa.
Maxaa idinka galay diintiisa
@Abdijama3992 faduusha iyo aflagaadada aad u geysataa dad aadan garaneyn waa laga fiican yahay.
Waa wanaagsanaan laheyd taada inaad kasoo baxdid.
@@cmxdc1436 ISLAM AH WA KA XARAAN INEY GUURSATO NIN GAAL AH
Kelvin magacaas wax macno ah malahan muslim waa noqo karaa
Somali waxaa ju jira geedi rooble ganey guure e.tc same name wye marka
Iyo hareeri hoyadii :
War ninku ma muslimbaa mise waa gaal fadlan ka jawaaba fadlan
Maxa kaa galey diintiisa
@@MyMohamednur ISLAM AH WA KA XARAAN INEY GUURSATO NIN GAAL AH
Xaaska maxwayne Geele Gaal faransiis ah Qabi jiray Naagtiu ugu horaysay somali gaal guursado: 1962:
Ninku ma islaan baa mise?
Ninkaan taariikhdiisa waxbu isku qalday xaaskana waa la ogtahay daqiiqada 6-aad xaaska iyo baaqayaa dib u daawo.
Ma jiro Tutsi hadda Rwanda; waxaad isticmaali kartaa erayga Rwandan. Tani waxay si weyn u xumeyn kartaa dad badan. Waxaan hubaa in martidu aanay jeclayn in loo yaqaan Tutsi qarniyadan Dhammaanteen waxaan nahay Rwandese, ma ahan Tutsi
They don't actually know it
❤❤❤
What a lovely couple. I'm moving to Rwanda asap auntie get my wedding ready!!!❤
Waxa ka koreen yuu yahay. Somaali cudur baa haya, hadaan ladwayna way ku baabi, horena way ugu jabeen.Cudurkaasi waa qabyaalada xadhkaha goosatay, cudurkaasi wuxuu hayaa ka ugu wey iyo ka ugu yar.
Abdisaam Harrari miyuu Muslim aye mise religion is none concerning those Djabutian girls?
War isku hayy qashinyahow