MUNA MARIIS | MACAANKII DUNIDA | OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2021
  • Copyright Protected By Y3A Films!
    Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
    Follow us on social media:
    / y3a_films
    vm.tiktok.com/ZM8778exp/
    / moade2020
    Need a ride to the Doctor's appointment?
    www.usacaretrans.com
    Fly Cheap
    www.isavetravels.com
    Download App:
    play.google.com/store/apps/de...
    Click here to support:
    www.gofundme.com/Y3AProductions
    Venmo: HAJI2020
    Cash App: HAJI2020

КОМЕНТАРІ • 99

  • @abdullahijama4200
    @abdullahijama4200 2 роки тому +16

    Adiga akhrinata noloshu ha kuu wacnaato kumana xumayso waligaa bro/sis ♥️🍂🌹🥀

  • @hapeepahmedpuuh9614
    @hapeepahmedpuuh9614 2 роки тому +6

    Qoftu Qurux, Labis iyo Codba wa ledahy❤🙏

  • @apdallajama3505
    @apdallajama3505 2 роки тому +6

    Xasuus nicmo yasiin Barteeday dhigtay gabdhan manzha allh 🔥

  • @bashkacade9186
    @bashkacade9186 2 роки тому +2

    Wa hees mcn gabadha malookala kiciyo wlhi way cod macdahay heeskan aniga miya iiqaaday muna

  • @Shaxshaxlow5194
    @Shaxshaxlow5194 2 роки тому +5

    Wow quruxdii oo qof ah heestaan in ey ani iiqadaan umaleynaa thanxs yqee🥰♥️

  • @mohamedhassan-yc2cw
    @mohamedhassan-yc2cw 2 роки тому +11

    Best song gabadhaan wan iska jeclhy ilaahay amarkiis qurux cod style isku darsaty keep going sister ❤👌🙏

  • @Guhaadkilwe
    @Guhaadkilwe 2 роки тому +4

    The highest and best make a scenie in Mogadishu, keep forward guys.

  • @spsuldankamuqdisho5370
    @spsuldankamuqdisho5370 2 роки тому +2

    Best muqaal y3a production kaabe in lai caawiyo an u bahabahay

  • @labaxsadkanolasha7428
    @labaxsadkanolasha7428 2 роки тому +1

    m.a waan ku wataa kal ii laab keep going my qaali

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 10 місяців тому

    Heestan walahi kama dargo mar kasto wankuso casta ❤

  • @adnandeeq2060
    @adnandeeq2060 2 роки тому +5

    Xasuusti nimco yasin 🌹

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 роки тому +1

    Nice song 🎵 nimco yasin hesteyda 😍🥰

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 2 роки тому

    Amazing voice mashaa Allah. I can't get enough listening to this song great work all👏🙏❤❤👌

  • @Wardi5584
    @Wardi5584 2 роки тому +2

    masha allh walashey mcn muno mariiz horey usoco ish calaa cod iga dhex

  • @sabirsayga7212
    @sabirsayga7212 2 роки тому +1

    Video iyo bar my Brother y3A 💯❤️✅

  • @Riseandshinewithdija
    @Riseandshinewithdija 2 роки тому +2

    Dheelitiran hadaa maqasho waa tan🥰

  • @MALIFILMS
    @MALIFILMS 2 роки тому +2

    Gacmo dahab Y3A another level visual &HD CAMERA

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 2 роки тому +4

    Y3A The one and Only Legend ✌✌✌✌

  • @dreamboyheikal2562
    @dreamboyheikal2562 2 роки тому +1

    Y3 production wali ma arag cid an idin la mel dhigo big funny idin ahay wlh

  • @nuurkaskey2437
    @nuurkaskey2437 2 роки тому +2

    Y3A muqalka iga gadan wllhi

  • @calionlinelyrics
    @calionlinelyrics 2 роки тому +1

    kal ii laab fanaanadeydi keep going wax kale

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER 2 роки тому +1

    Horay ugu soco fanka codkeedii wadhaysaa.

  • @xmanyt4983
    @xmanyt4983 2 роки тому +2

    Wow Amazing voice 🥰

  • @Dj.manka1212
    @Dj.manka1212 2 роки тому +1

    Wow keep going abayo 🌹🌹💯💯🌹🌹🌹🇦🇿💯

  • @Waryaatv123
    @Waryaatv123 2 роки тому +2

    Fikrad ahaanteyda halaga badalo youtubekaan magaca waayo dadka si fiican uma garanayaan magac soomaali u bixiya .thanks

  • @farahsudi8010
    @farahsudi8010 2 роки тому +1

    Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪🌐I Farah

  • @farxiyoak9366
    @farxiyoak9366 2 роки тому

    Wow m.a saana laraba🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘

  • @Wardi5584
    @Wardi5584 2 роки тому

    ww masha allh walashey mcn muno mariis horey usoco

  • @fatxiali2848
    @fatxiali2848 2 роки тому +2

    Y3A legend keep going

  • @nurdinomer7684
    @nurdinomer7684 2 роки тому +2

    Codka quruxbaa u dheer waxani waa malab caadi aha 😆

  • @barrewarsame9252
    @barrewarsame9252 2 роки тому +2

    HeestaN Dhap AhaNti sibaN U dareemayaH 10 Jeer Ka badaN waan daawadaY Ilaa HaddanaH meeL uunbaa Tabeysa dhageesigeeda Gabadha codkeeda 100% Masha allaH Sister keep going Never Give Up 🆙🥰✊

  • @badriahmed2999
    @badriahmed2999 2 роки тому

    Fanaanad Way so Baxday
    Ezh cala ❤❤❤

  • @abdihamidsood2774
    @abdihamidsood2774 2 роки тому +1

    Waa muqaal dhan walba ka dhisan keep going Y3A

  • @Dj.manka1212
    @Dj.manka1212 2 роки тому

    Masha Allah

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 2 роки тому

    Y3A gacan dahab walalke mcn

  • @sirajimohaaofficial5217
    @sirajimohaaofficial5217 2 роки тому +1

    Barteeda Ayaad dhigtay

  • @ina19925
    @ina19925 2 роки тому +1

    Ariitaany♥️

  • @shoaibsheikhabdullahi7828
    @shoaibsheikhabdullahi7828 2 роки тому

    Ayy wax kle best song 🎵 👌

  • @xufali6811
    @xufali6811 2 роки тому

    Best camera nice songs

  • @hubaaltv5778
    @hubaaltv5778 2 роки тому

    Hore usoco codka halkeedaa dhigtay .

  • @shaaficihaji
    @shaaficihaji Рік тому

    qoftaa malaa qabaa

  • @mohamedebrahimalpha88
    @mohamedebrahimalpha88 2 роки тому +1

    My Brother abdulwahab❤️🙏

  • @awayswaldeawayswalde3388
    @awayswaldeawayswalde3388 2 роки тому

    Qoftu mcnaa

  • @abokorali2297
    @abokorali2297 2 роки тому

    the best

  • @usmaanyeirdiamond6502
    @usmaanyeirdiamond6502 2 роки тому +2

    Wwwwww♥️♥️♥️

  • @khaalidyaasinafrika89
    @khaalidyaasinafrika89 2 роки тому

    Keep going sister

  • @pppppppppp934
    @pppppppppp934 2 роки тому

    Y3A FILMS 💯💯💯💯💯

  • @hotteamofficial8111
    @hotteamofficial8111 2 роки тому

    Y 3 A Muqal Tayesan Kal iya Laab

  • @Hudayfeofficials123
    @Hudayfeofficials123 2 роки тому +1

    Muna wax kale HorEy UsoCo

  • @somalimusicpro49
    @somalimusicpro49 2 роки тому +3

    Keep going wll fanka idinkuu inii bahanyahay

  • @farahsudi8010
    @farahsudi8010 2 роки тому +1

    Farah Ali sudi najma ahmed omar 🇸🇴🇸🇦🇰🇪🌐I Farah

  • @shamraanyare5055
    @shamraanyare5055 2 роки тому +1

    Bukut msha allah

  • @nimcoaffeyaffey6578
    @nimcoaffeyaffey6578 Рік тому +1

    🥰💯🥰💯🥰💯💋♥️

  • @secretstar8830
    @secretstar8830 2 роки тому

    Wooow

  • @user-cz4ni2zq3m
    @user-cz4ni2zq3m Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 2 роки тому

    wwww dhexyar mncha alh💯

  • @hirsiahmet6593
    @hirsiahmet6593 2 роки тому

    Muna mariis darted ban subscribe usaaray

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt Місяць тому

    Ruunta hatii laga hdlo wilkan wax ka video dubiis ku garo maleh Wlhi

  • @hon.burazeofficialchannel5469
    @hon.burazeofficialchannel5469 2 роки тому +1

    Ala fanka walugubate,dinta ayauhare😭😭😭😭😭😭😭😡

  • @mohamedshuaibomer999
    @mohamedshuaibomer999 2 роки тому

    Isoo qabta gabadha

  • @filsanibrahimcali9026
    @filsanibrahimcali9026 2 роки тому

    ❤❤❤❤

  • @alihassanabuukar9544
    @alihassanabuukar9544 2 роки тому

    😘😍😍

  • @hamdimohamedadan6603
    @hamdimohamedadan6603 2 роки тому +2

    Fananad qurux iyo cod isku darsatey

  • @maqsuud.
    @maqsuud. Рік тому

    Codka m.a❤

  • @abukarcaska8258
    @abukarcaska8258 2 роки тому +1

    Tan yar maa laqabaa tolow

  • @MahadAbdiAli-wp7rb
    @MahadAbdiAli-wp7rb 7 днів тому

    Mahad start 1hotel cambe laf caano muus hafteen chicken roos fadiirad suqaar hafteen kaluun hilib xaniid

  • @Abdishakurdaauus
    @Abdishakurdaauus 2 роки тому

    Yadaa muraayad i noqtay nimco yaasin so xasuustay ah ah nice very beautiful girl

  • @Qurudiiooqofah
    @Qurudiiooqofah 2 роки тому

    Y’all sleeping on her 🔥🔥🔥

  • @caanoboore3855
    @caanoboore3855 2 роки тому

    Muna mariiid

  • @zuhursayid1
    @zuhursayid1 2 роки тому

    m.a❤️❤️🥰🥰🥰

  • @ibrahimalixaji5369
    @ibrahimalixaji5369 2 роки тому +1

    From kgs 🤣
    welcome

  • @theuniques2190
    @theuniques2190 2 роки тому

    Wow! Unique girl.
    Where is she?!!

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 10 місяців тому

    Heestan wala kur saray e ayada maqadaso muna maris e cudkan waxa wayo????? Ayan aragsan

  • @atariishomarkoofficial7483
    @atariishomarkoofficial7483 2 роки тому

    Abwe waxan ku wedina maxa hees khadar keeyow maxa ugu bixisay plz iso jawab

  • @mohammedbulshaawi9059
    @mohammedbulshaawi9059 2 роки тому

    10k wax yarbaa iga dhiman guys igaar siya manta thnks 🙏🙏✔

  • @sirajimohaaofficial5217
    @sirajimohaaofficial5217 2 роки тому +1

    Www

  • @huzeinfuat8194
    @huzeinfuat8194 2 роки тому

    Markasta oon heestaDa dhagaysto meelbaa imaaxata hhhh

  • @ifraaxfanka4077
    @ifraaxfanka4077 2 роки тому

    Way lakeentay walhi eshcalaa

  • @abdisamadroble2812
    @abdisamadroble2812 2 роки тому +1

    Qadadweyn Heesaha kuso bixi maysaane iska daaya yaa dhaha qadhmuunkoda.

  • @Freedom-Hussein
    @Freedom-Hussein 2 роки тому

    30% ayey heesta so dhawaysay inta kale waa copy music in aad kabadasho ayey ehed oo adiga aad la imaato ur own Fashion pic xita ama vedio iyada kaligeed kuma qurxooneen xogo jilin an ay ku darto ayey ehed

  • @amranahmed7638
    @amranahmed7638 2 роки тому

    Heestan copy waye nimco yaasiin aya qadeya

  • @queensowda5866
    @queensowda5866 2 роки тому

    Heestan nimco yaasin kuleh wleh ee iska aamus 🤔

  • @nimanabdi7032
    @nimanabdi7032 2 роки тому +3

    Reer koonfurku eryada iska saxa markad heesaha reer waqooyiga iyo murtidooda qadaysaan
    Malin iyo habeen weeyan eryada saxda ahi
    Iyadauna waxay leedahay malin iyo hawen

  • @Jookar1
    @Jookar1 2 роки тому +1

    Ereyada:0%
    Laxanka:0%
    Codka:0%
    Video100%
    Adeer anagu video kaliya ma dawan karno mesha wx la imow 🤣🤣😎

  • @othmanali4142
    @othmanali4142 2 роки тому

    Nimco yaasiin Ayaa Iska leeh doqoney orod meelahaa kalse Ka qaraabo😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @farahsudi8010
    @farahsudi8010 2 роки тому

    Farah Ali sudi najma ahmed omar 🇸🇴🇸🇦🇰🇪🌐I Farah