AYAAN ARAGSAN MACAANKII DUNIDA XUSUUSTII NIMCO YAASIIN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 вер 2021
  • SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
    SomaliSwisstv.com
    #SOMALISWISS #HEESO #CUSUB bit.ly/SomaliSwiss
    MACAANKII DUNIDA
    AYAAN ARAGSAN
    XUSUUSTII NIMCO YAASIIN
    Lyrics C/XAMIID CELCELIS
    Melody WADA NOOLE
    Music SUBXAANYO
    Director Dr C/QAADIR JEYLAANI
    Camera & Editing CARAAYE
    Copyright@ SOMALISWISS

КОМЕНТАРІ • 102

  • @phaatiibrahim4084
    @phaatiibrahim4084 2 роки тому +69

    From tiktok😂😂

  • @liibaanheegan3533
    @liibaanheegan3533 2 роки тому +14

    Walaal qoftaan waa fanaanad siday heesta u keentey ayaan ka yaabey waxaadba moodaa codkeeda Nimco Yaasiin oo bartan taagan horey u soco Ayaan Aragsan

  • @carafaadcabdiraxman
    @carafaadcabdiraxman Місяць тому +2

    Jiniyadah 100%ah

  • @mrbajadofficial8315
    @mrbajadofficial8315 2 роки тому +6

    Wey ka baxsatay
    Wey soo dhaweysay Nimco yaasiin
    Yaa igu racsan

  • @qaalilifestyle5502
    @qaalilifestyle5502 2 роки тому +7

    Heestan caawa iku horeyso hadana jaceyl ❤️saaid dareemaa I don’t know why 🥲🥲

  • @Tawakallalle
    @Tawakallalle 11 місяців тому

    Mafuu in the house wa ku wata

  • @abasskhanbarrow482
    @abasskhanbarrow482 2 роки тому +12

    masha Allah codka macan 💕🙏❤🇸🇴

  • @sadiiqsamiir5604
    @sadiiqsamiir5604 2 роки тому +3

    Waaaw! Ayaan aragsan fanaan qaran, fanaanad cod macaan iyo hees kala kacsan ayaan aragsan waan ku wataa huuno qaali❤❤❤

  • @bushromohamed283
    @bushromohamed283 2 роки тому +3

    From TikTok 😍

  • @aminoyusuf8989
    @aminoyusuf8989 2 роки тому +6

    Qoftan fanka u bahan wcdla niyow cod malap😘

  • @mohamedliban786
    @mohamedliban786 2 роки тому +1

    habartii nimco aheyd gabartaan ayaa uga Habooon heesta

  • @shanayamohamed6710
    @shanayamohamed6710 2 роки тому +2

    This song is full of love 😭🥺❤️

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому +1

    HEJ AYAAN BARASHA WANAAGSAN .WAAN KUGUCUSBAHAY.💘💙

  • @ilhaanraahoofficial2003
    @ilhaanraahoofficial2003 7 місяців тому

    From Tiktok😂

  • @sihaamqali7964
    @sihaamqali7964 2 роки тому +1

    Waaaw ayaan aragsan mashalah wlh waxn umaleyey nimco yasii coobihadilaqadayo sidaan clm ayaloqada hadiikle walaskadaya hore usoco ayan aragsan

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 2 роки тому +4

    Masha Allah TabarakAllah keep going my dear br and succes InshaAllah ❤❤❤😍😍😍

  • @Miriamegeah
    @Miriamegeah 2 роки тому +3

    Subxaanalaah Qof Noolbaa La Leeyahay Xusuustii Nimco Yasiin🥺

  • @ayaanismail1222
    @ayaanismail1222 2 роки тому +6

    This is first time am listening this music but it touches me somehow....i like her melodious voice🥰😘 m.Allah please give the right of this video thumbs up🤗

  • @user-th6mo3fs7c
    @user-th6mo3fs7c 2 роки тому +1

    Nimco yaasiin mii 😲😲😲👑👌👍

  • @azuzhaji5929
    @azuzhaji5929 2 роки тому +1

    *maad gaadhsiin walaashayay halkeedii lkn waad ku dhawysay laxanka heestan dhakadaan ka qabtay waayo waan la noolahay keep going walshyy*

  • @monisamohamett6955
    @monisamohamett6955 Рік тому

    Halkeeda ayay dhigtay🎉🎉😮❤❤

  • @queendm1317
    @queendm1317 2 роки тому +1

    Masha Allah tabarak Allah beautiful voice 😍

  • @southernmediamusic1075
    @southernmediamusic1075 2 роки тому +12

    Ayaan Aragsan Fanaanad cod macaan iyo hab ciyaareed shidan iyo style aan inaba caadi ahayn, camera man iyo editor oo clip qurux badan heestan wey isku heshay keep going somaliswiss

  • @yasminsaid1207
    @yasminsaid1207 Рік тому +1

    Absolutely she's good as gold ✨ 👌

  • @abwaancabdi1887
    @abwaancabdi1887 2 роки тому

    Waaw Codka waa nimca yaasiin oo sidii ah!

  • @abdiazizfarahdaud
    @abdiazizfarahdaud 9 місяців тому

    Masha allah waa hees dhammaystiran iyo cod macaan

  • @fahadaahmed9368
    @fahadaahmed9368 2 роки тому +1

    Nada oo somali eh😆❤️

  • @Ayaanwadani
    @Ayaanwadani 2 роки тому +5

    Masha allha Sami Ayaan Araksan fanaanad la hubo 👍👸🏻👌👏👏👏❤️

  • @ahmedabdiaden1210
    @ahmedabdiaden1210 2 роки тому +1

    Masha allah fananadan Aad bey u cod macan tahay waxan sin laha talo iney hesaheda u duuban UA-cam yada canka ah sida balanbalis iyo cabdiaskari ama waqal si dad bdn u dawadan

  • @miinibeautysalon2016
    @miinibeautysalon2016 2 роки тому +1

    Masha alh tabarakalhi walashey ayaan aragsan ❤️

  • @queenesra5409
    @queenesra5409 2 роки тому +1

    Mansha allah❤

  • @mohamedosmanmohamed2721
    @mohamedosmanmohamed2721 2 роки тому

    Masha.alah waxan u maleeya in wole Nimco Yasiin heeseyso Codka la Jeedayo

  • @fardowsoabdulkadir7474
    @fardowsoabdulkadir7474 2 роки тому +1

    From TikTok 😁😁

  • @maxamedibrahim8220
    @maxamedibrahim8220 2 роки тому

    Mashaa allaah codka dahabiga daa'inbaa kuugu deeqey horey u soco aragsanteyda

  • @quenamiisha5014
    @quenamiisha5014 2 роки тому +1

    Reer tiktok sideyda yaa soo ordey 🏃‍♂️🏃‍♀️🤣😂😅

  • @faatimaahmed4412
    @faatimaahmed4412 2 роки тому

    Nimco yasiin ban mooday inay hesasab isku cod ❤

  • @we8135
    @we8135 2 роки тому

    Aahey
    Waa sidaa .ayaan
    Cod cajib ah

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 роки тому

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @shamsomaxamed9103
    @shamsomaxamed9103 2 роки тому +1

    Ayeyy nimco yasin miya mise anaa mowdey keep going sister🥰🤩👑

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jeylaaniaawow8951
    @jeylaaniaawow8951 2 роки тому

    Ayaan aragsan waan kugu haystaa 💯❣

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 2 роки тому

    Mansha alah gabadhani aad bay u cod macantahay

  • @yahyeadam5192
    @yahyeadam5192 2 роки тому

    Woow meesheeda dhigte wlhi

  • @queenqurux2267
    @queenqurux2267 2 роки тому +1

    Keep going

  • @simansiyad6368
    @simansiyad6368 2 роки тому +1

    Naagta cod macanaaa bisinka ❤️❤️❤️

  • @NadaMohamed-ng1dr
    @NadaMohamed-ng1dr 2 роки тому

    Waaw cod stely Waaw🥰🥰

  • @mohamedabdulkadir4085
    @mohamedabdulkadir4085 2 роки тому

    Codkiiyoo qofa ❤❤❤👌🎤

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому

    WAAN KA HELAY HEETAN AAD NOO QADASO ADIGANA SIDOO KALLE ABAAYO MACAAN

  • @sucdicadey3465
    @sucdicadey3465 2 роки тому

    Wow cod baa ku dhan ayaan argsan 🥰🥰🥰🤦🏽‍♀️

  • @fartuncabdi6688
    @fartuncabdi6688 2 роки тому

    Ayyyyy cod iga dheh

  • @kafiyanoak2482
    @kafiyanoak2482 2 роки тому

    Ayan meshedii ayey dhiktay cod halasi ayey ledahay

  • @muminomaxaed2246
    @muminomaxaed2246 2 роки тому

    Ayaan aragsan 💝💝💝💝💝💝💝🌹🌹🌹🌹

  • @ibroomar7185
    @ibroomar7185 2 роки тому +1

    From tikyok

  • @najmomohamed8135
    @najmomohamed8135 2 роки тому

    Abdulahi liban ❤️❤️❤️

  • @fatimaabdi3595
    @fatimaabdi3595 2 роки тому +1

    Wow wara voice, outstanding voice,mine blowing .your voice just like nimco yasiin wah wah on today you not ayaan argsan you are nimco yasin yarisey all the best queen.

  • @akaaymanip91
    @akaaymanip91 2 роки тому

    Legendmad ayaan

  • @nastehomohammedisack2341
    @nastehomohammedisack2341 2 роки тому

    From Tiktok wlhi

  • @ishqisharaf8379
    @ishqisharaf8379 2 роки тому

    Masha Allah codkan kumacaned heesta

  • @hamudmattaan769
    @hamudmattaan769 2 роки тому

    SI kasiifa an Baad uqaaday 💋💋💋💕👄🌱🌺💔❤️💟🌱🫀

  • @foos7330
    @foos7330 2 роки тому +1

    Hindi ma aragtay dhar dirac gashanayo soomalida maxay ujecelyihiin dhaqan aysan hido ulaheyn🤔

  • @Farhanpro20
    @Farhanpro20 2 роки тому +1

    Bouton de lecture. Bouton de lecture

  • @sagalfarxaan1602
    @sagalfarxaan1602 2 роки тому

    From tiktok🤣

  • @meenkamaanka7934
    @meenkamaanka7934 2 роки тому

    Walsheyda macn in edadey macnto welcome

  • @shukrisharaf3646
    @shukrisharaf3646 2 роки тому

    From TikTok🤣

  • @amranahmed9376
    @amranahmed9376 2 роки тому

    Waaw

  • @boqorabdirahman2443
    @boqorabdirahman2443 2 роки тому +1

    cod macan from stats

  • @goodirairservices5589
    @goodirairservices5589 Рік тому

    heesta waa shidan tahay wana qatay lkn dharaka maxaa waye 😂😂😂

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 2 роки тому

    ❤❤❤❤✌🖐💯

  • @nasromahdi467
    @nasromahdi467 2 роки тому

    Hees o xaran eh dadka masha allah uso qorayan cabtoy matihin nacala sheydan kuyaal

  • @binumohamethofficial4476
    @binumohamethofficial4476 2 роки тому +1

    Wewe Somali songs ♥️🎧

  • @khaalidyareofficial912
    @khaalidyareofficial912 2 роки тому

    ❤️👸🏻✊

  • @laylosaid5918
    @laylosaid5918 2 роки тому

    Runtii cod Bay haysaa

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 2 роки тому

    Muno mariis yaa ku leh heestan xitaa nimco yasin waa loga hystaa yaa ila qabo

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 2 роки тому

    Bisinka

  • @maryanali2606
    @maryanali2606 2 роки тому +2

    Naa maxaa kugu raray dad dhaqankood adoo sheeganaya fannaanad Soomaaliyeed ay ahayd inay ku faanti dharka hiddaha iyo dhaqankeeda?

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 2 роки тому

    Isku music iyo laxan xitaa mahan waad is ceebesay runtii

    • @maryancuud2548
      @maryancuud2548 2 роки тому +1

      Maseer ma ka hayo waba yabe 🙄

    • @dangarad6386
      @dangarad6386 2 роки тому +2

      Istus tus badanaaa macalin ma kataqaaan Somali horey utiri wadar iyo waaxid yaaqaldan comit lagadareemaa waa aragtidaada lkn aqoon maaha waxaaga waa negative

  • @mariasaacid8965
    @mariasaacid8965 2 роки тому

    Sxb aan ku faano kuma waayo

  • @amonyousofamonyousof2146
    @amonyousofamonyousof2146 2 роки тому

    Nimca yaasin miyey dhacde why wey noshay lo dhacay

  • @faadumoabdulleabdi9591
    @faadumoabdulleabdi9591 2 роки тому +1

    Titok sacdiyo siman 🤭🤭🤭

  • @mariasaacid8965
    @mariasaacid8965 2 роки тому

    M.a

    • @ahmedmideyechannel5828
      @ahmedmideyechannel5828 2 роки тому

      M.a waaaw inaba caadi maha nimca yaasiin maa wax lasoo cuntay koope waa dhaafay cudkaaga m.a

  • @Roda511
    @Roda511 2 роки тому

    Heestan original nimco Yasin baa iska leh kaagana cod macaan gabadheey copyga jooji bilaa caleeg

  • @Farhanpro20
    @Farhanpro20 2 роки тому

    ስለ mcn ድምጽ እና ስለ ውብ መልክዓ ምድር የበለጠ ይንገሩኝ

  • @maidahussein4068
    @maidahussein4068 2 роки тому

    Xasuustii nimco yasin maxay tahay ma nimco dhimatay heestii nimco yassin dhaha jaahiliinyahay

  • @zazamhaji8294
    @zazamhaji8294 2 роки тому

    Hestann dayax dalnuurshe iyo xaaskiisa ba kusoo arkay saas baa usoo raadiyey

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 2 роки тому

    Marki hore nadira nayruus ban modayey qofka heesta qadaya lakin aragtidada markan arkay nimco waad bareejaysay waaaw cajiib

  • @qanljoayanjamayousuf3615
    @qanljoayanjamayousuf3615 Рік тому

    He Trash far from what u are saying