PRINCESS ISTAAHIL | YARKA WAAN SII JECLAANAYAA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 чер 2022
  • XURMADA U SARREEYSA IYO
    MUDNAAN BAA SIINAYAA
    QALBIGA KAMA SUULAYEE
    YARKA WAAN SII JECLAANAYAA
    ALLA WAAN SII JECLAANAYAA
    -------------------------
    HEESTA SANADKA
    CODKA & LAXANKA : PRINCESS STAAHIL
    EREYADA: CAALIYA FAYSAL
    MUSIC: AMSAL YARE
    CAMERA CREW: ABDIRAHMAN BUUX & FATXI HALYEEYGA
    PRODUCED BY : ABDIASKARITUBE
    ----------------------------------------------
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
    / abdiaskaritube
    Twitter : / abdiaskaritube​
    Instagram: / abdiaskaritube
    TikTok : / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 215

  • @princessistaahil
    @princessistaahil 2 роки тому +143

    Inaba Cadi ma aha ❤️🙏

    • @caamirofficialtube8218
      @caamirofficialtube8218 2 роки тому +6

      Boqoradeena come back

    • @Inantii_nugaal
      @Inantii_nugaal 2 роки тому +3

      Waaw hees way dhaaftay ❤laxanka 100 princess istaahi ilove you my sister ❤

    • @marufyusuf9594
      @marufyusuf9594 2 роки тому

      Hoogto bari baad shidneyd ee ma abaar ayaa kusoo jiidhey . Kkkk waa iska kaftan intaas

    • @falisgacal5289
      @falisgacal5289 2 роки тому

      Princess istaahil waxba lagama qaban Karo

    • @bisharxasanofficial7749
      @bisharxasanofficial7749 2 роки тому +1

      Heestan malin walbo waan radin jirey saan u sugayay lee 🙄🤩

  • @user-wh4xj2xj3v
    @user-wh4xj2xj3v 2 роки тому +43

    Heestan mustaqbal dambe iyo anigoo xaaskeyga iyo ubadkeenna waqti la qaadanayo ayey i dhex geyneysaa 😔❤ wlhi jacayl dhaba hadaan heli lahaa jacaylkeyga sifiican ayaan u dhaqan lahaa 😥 dhigeed way ugu sareyn laheyd.. nolosha guulo badan wada gaari laheyn 😔 ilaahow jacayl nolosha macaankeeda aan wada qaadano ayaan ku weydiistey 😥

    • @faadimoyousuf711
      @faadimoyousuf711 2 роки тому +2

      Aamiin wllo ilaahay saawjad wngsan oo aad ku degto nolosha kula fahanta haku siiyo

    • @heegomuuqdheer944
      @heegomuuqdheer944 Рік тому +1

      Ayy ado kale aduunka weku yaryihin🥺 illahow adoo kale ila kulansii yarrabi😭🤲🤲

    • @EngAA-yp1fi
      @EngAA-yp1fi Рік тому

      Ameen

    • @liiasensio3047
      @liiasensio3047 Рік тому

      @@heegomuuqdheer944 maaba asi ku dhagsatid

    • @meymuunabdirizaq3741
      @meymuunabdirizaq3741 Рік тому

      @@liiasensio3047 Balo🤣🤣

  • @haniya_5600
    @haniya_5600 2 роки тому +25

    Yarka Waan Sii Jeclanayaa 🥰 Allow calaf igaga dhig qofka niyada igu jiro please iso duceeya😣🥲

    • @mutazmuhumed1526
      @mutazmuhumed1526 2 роки тому +2

      ❤️❤️❤️allaha kaga dhigo qofkad jeceshahy eed niyada ku hayso wlshy wankuso ducaynya

  • @BilkhayrAhmed
    @BilkhayrAhmed 2 роки тому +35

    WOW!! INNABA CAADI MA'AHA..

    • @Usaamecabdi12
      @Usaamecabdi12 2 роки тому

      Heesban rabey inaan kuu dhiibo walo

  • @farhiafariida923
    @farhiafariida923 2 роки тому +10

    Ano u sarbeebin una saafin 😍
    Waxan ku suganado qof dareema😢 wanaagu ika sameystay😘 san ku neefle ku doorsan maayo ❤🔐💏
    Suldankii nafta❤S🔐

  • @nimcodow1230
    @nimcodow1230 2 роки тому +5

    Ayyyy heestan imbadan ayaan sugaayey walhi legend istaahil✌
    Anoon u sarbeebin una saafin waxaan ku sugnaado qof dareema 🥺wanaagu iga sameystey San ku neefle ku doorsan maayo walhi❤B🥰

  • @sahramaxamed8843
    @sahramaxamed8843 2 роки тому +17

    Waan jecleystey heestan lkn maba hayoo kii la sii jeclaan lahaa 😄

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 2 роки тому +4

    Xurmad u sarysiyo mudnaantan siinaya.
    Yarka waan sii jecelaanaya ceeh calaa hees 😍

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 роки тому +2

      Xurmad u sarysiyo mudantan siinaya qalbiga kama suulaye yarka waan sii jecelanyaa Alla waan sii jecelaanya Yaasalaam 🥰👍

  • @Fardus-Mohamed
    @Fardus-Mohamed 2 роки тому +6

    Heestan in bdn waan sugayey Ugu dnpeyn wey zoo dhcdey.....Princess istaahil👸❤

  • @fartuncadey
    @fartuncadey Рік тому +1

    Midkan qalbigeyga siiyey jaceyl sugan kaan u qaaday Ragoo idil kaan ka doortay sinaba ku hilmaami maayo anoon u sarbeebin una saafin waxan ku sugnaday qof dareema wanaaguu iga sameystay sanku neefle ku doorsanmaayo❤❤❤❤❤

  • @Al.vanan.Abdillahi
    @Al.vanan.Abdillahi 9 місяців тому +1

    Dhigaa adigaa u sareyo
    Kalgacaylka aDa sameey
    An other lever istaahil🎉❤

  • @user-fp2yg3mz2m
    @user-fp2yg3mz2m 9 місяців тому +2

    Princess istahil wan kusita amazing her voice ❤❤🎤🎙🎙🎶

  • @fatimatahniya4995
    @fatimatahniya4995 2 роки тому +3

    Erayada habaryartey Caaliya feysal 🥰 iyo Codka boqorada Codka Princesses 👸 Istaahil❤️ waaaw inabada caadi maaha horay usocda habaryaro ❤️💋

  • @Duceysan361
    @Duceysan361 2 роки тому +2

    Qalbiga kama zuulayeee yarka waan sii jeclaanayaaa 🥺🥺🥺🥺
    Waxaasaa ereyo ladhahaa🥰💯

  • @cabdisalaanyaasiinfarascad4570
    @cabdisalaanyaasiinfarascad4570 2 роки тому +12

    Weewe boqorada codka sanadka princess istaahil
    Codka 100%
    Toonka 100%
    Laxanka 100%
    Musiga 100% m.a wll horay usoco
    Abdi askari waan ku salaamaya adna wll shaqo adag baad bulshada uhaysaa ilahy hkula garab galo
    Ping igu qabo maanta maalin maalmaha kle iiga duwan haynoqotee❤❤❤

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 2 роки тому +4

    Dhaaxaan sugayay Heestaan inaba caadi maaha Codka Iyo Laxanka Music Iyo Duubista waa is leeyihiin ❣

  • @niciimaabdalle1839
    @niciimaabdalle1839 2 роки тому +1

    Xurmaada u saraysa iyo
    Mudnaan bn sinayaa
    Qalbiga kama suulaye
    Yarka waan sii jeclanayaa
    Wwwwww mzha allah

  • @fadxi--calishaahofficial176
    @fadxi--calishaahofficial176 2 роки тому +1

    BOQORadaha codka sanadka najma nashaad brinces istaahil haboon nuura inay 2022 fanka u shitan yihiin yaa ila arka 🥰♦️❤️🙏

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 Рік тому +2

    Qalbiga 💥
    Kama 🤩
    Sulaye 👑
    Yarka🚶‍♂️
    Waan 👰
    Sii💝
    Jeclanaya👈

  • @ahlamgaradismail8053
    @ahlamgaradismail8053 2 роки тому +3

    Midkan qalbigeyga siiyay
    Jaceyl sugan kan uqaadey
    Ragoo idil midkan kasoocday
    Sinaba ku hilmaami maayo
    Kun boqor love you xbbi ❤❤💯

  • @mohamed.dawaco4072
    @mohamed.dawaco4072 2 роки тому +3

    Hestaan inaba caadi mahan poqoradyda aan adunka kugu jeclahy ikraan melkastoo oad jogto niyada Kala jogaa gacaliso 🥰❤️🌎

  • @cayniabdulahi4130
    @cayniabdulahi4130 2 роки тому +8

    Adaa sumad geesi lagu siiyey😘😘❣️

  • @ShamuuriOfficial
    @ShamuuriOfficial 2 роки тому +1

    Laxanka inaba caadi maha wllhi qalbiga kama suulaye yarka wan sii jeclaanya
    wllo bal inyar u fiirsada🥰🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️

  • @najmahazzan311
    @najmahazzan311 2 роки тому +4

    Come back Boqoradii Codka princess IstaahiL♥️👩

  • @bintushukri6933
    @bintushukri6933 2 роки тому +2

    Still the same girl before three years ago Alla maxay xidig ahayd qoftan mashallh

  • @raymadayib6333
    @raymadayib6333 2 роки тому +6

    Xurmada u sarysiyo iyo mudnantan siinaya qalpiga kama suulaye yarka wan sii jeclaanayaaa 🥰21-6- 🤴y -x-m 🥰

  • @mohanansexiyechenal7127
    @mohanansexiyechenal7127 Рік тому

    Heestan dadka 2024 iyo 2025 daawan Dona wan salaamaya

  • @maqdisxarbigaruun2718
    @maqdisxarbigaruun2718 Рік тому

    Mid kaan qalbigeyga siiyay jacayl dhaba kaan u qaaday 😔 markaan maqlay erayadaan waxaan soo xasuustay wiil aan aad u jeclaa lkn aan heli waayay oo gabar kle jeclaa

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 2 роки тому +2

    Gabadha kaliya ee laxaysato buuxda ah
    well done 👏 ✔️ 👍 👌 🙌

  • @shaaficiqandala3173
    @shaaficiqandala3173 2 роки тому +3

    Codka iyo laxanka Istaahil
    Ereyada caaliya hhh music haday muslimo qaasin tumi lahayd waxay noqon lahayd heestii dumarka kaliya xaq u lahaan lahaayeen waana la yaabi lahaa wlhi hhhh AMZAL YARE ustaadka aad baan u salaamayaa iyo sxbkay Abdi Askari fan nooleeye allaha ku sharfo sxb

  • @xanaanxirsi6883
    @xanaanxirsi6883 2 роки тому +3

    xurmada usaresa iyo mudnan baan siyanaya qalbiga kama suulaye yarka waan sii jeclanaya. esh cala cod istahil keep goin my quen😍❤️😍

  • @hodonfaarax4523
    @hodonfaarax4523 2 роки тому +8

    Another level 🥰👑

  • @maankanuriso1658
    @maankanuriso1658 2 роки тому +2

    Waan sii jeclaan doonaa keyga ❤️

  • @SALAMA-SHOW
    @SALAMA-SHOW Рік тому +1

    Ish calaa hees

  • @salepanturtur2906
    @salepanturtur2906 2 роки тому +1

    Welcome back the only istaahiLa My crush⭐❤️❤️❤️❤️

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Рік тому

    Princess istaahil another day

  • @kingmohasuubane308
    @kingmohasuubane308 2 роки тому

    The best song fanaanada princess istaahil
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Dance/ ciyaarta 100%
    Place/ goobta qurux waaye 100%
    Codka 100%

  • @faraxzanfariido9558
    @faraxzanfariido9558 2 роки тому +1

    Yarka wan sii jeclaanaya eraygaas
    Ayaa igu filan aniga ❤s❤

  • @cabdikhadarmaxamedxasan1167
    @cabdikhadarmaxamedxasan1167 2 роки тому +2

    Princess istahil boqorada codka keep going inaba cadi maha muqalka

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 2 роки тому

    Princess Istaahil is back
    🔥🔥🔥❤❤

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818

    Marwo princess istaahil qof aan iska jeclahay alle haku xafido boqoro🥰

  • @shilhaanbashir2179
    @shilhaanbashir2179 2 роки тому +2

    Omg finally yarka waa sii jeclnya 🥰

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 2 роки тому +1

    Prince's Istahil come Back. ❤🔥

  • @sunduscadey8349
    @sunduscadey8349 Рік тому

    Hees iyo bar xasus gara ayey ila hatey heestan😭❤

  • @nimcohappy1046
    @nimcohappy1046 2 роки тому +2

    mashaAllah fave song for Every person

  • @laylasagal6710
    @laylasagal6710 2 роки тому +1

    midkan qalpigeyga siiyey 🙈❤️
    jacayl sugan kan uqaadey 🥺💋❤️
    ragoo idil midkan ka soocdey 🧔👀🤍
    sinaba ku hilmaami maayo ☝️🙅‍♀️❤️
    my king 👑 k🤴💋❤️
    ax yaa ereyo iga dheh💋💋💋💥

  • @itsshudaa7
    @itsshudaa7 2 роки тому +2

    Whaaat a sooong😭😭😭😭❤❤❤❤

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому

    Princeseseseses boqorad tanaaa layiraaaah

  • @thebossladythebosslady1311
    @thebossladythebosslady1311 Рік тому

    Yarka waa sii jclanayaa Bbe waa kusii jclanayaa ❤❤

  • @abdirahmanabdikadirjimale8443
    @abdirahmanabdikadirjimale8443 2 роки тому +1

    Princess istahil keep going 💯🥀☝

  • @sucdicadey3465
    @sucdicadey3465 2 роки тому +1

    Heeestaan saan ugaayey daalay from tiktok ✌️✌️✌️✌️☝️🤣🤣🤣🤣🤣🤣✋️

  • @dekabela9815
    @dekabela9815 2 роки тому +1

    Khalbiga kama suulaye😭 memories 😩

  • @shankaindhade33
    @shankaindhade33 2 роки тому +2

    My sister keep going ♥️♥️♥️

  • @kamaano_1
    @kamaano_1 2 роки тому +1

    wow heestii sandka 🥰🥰🥰

  • @kawsarcabdi3236
    @kawsarcabdi3236 2 роки тому

    Woooow😳princess istaahil

  • @muktarabdiwali2155
    @muktarabdiwali2155 2 роки тому

    Legend is back

  • @yasinmaxamed3990
    @yasinmaxamed3990 Рік тому

    My poqoradyda aamina mar walbo qalbigyga ku jirta 🥺🧡

  • @farhioabdikadir3495
    @farhioabdikadir3495 2 роки тому +2

    Inaba caadi mahan 🥰

  • @mutazmuhumed1526
    @mutazmuhumed1526 5 місяців тому

    Dhigaaa adigga u sareeyo kalgacaylka ada sameeeya❤️❤️🥹….

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 роки тому +1

    Princess Istaahil.🥰❤❤

  • @hodanibrahim1022
    @hodanibrahim1022 2 роки тому +2

    Masha Alah 🥰❤

  • @mohamedabdilahimohamedabdi7498
    @mohamedabdilahimohamedabdi7498 2 роки тому

    abdi askari legend wan ku taageeraa pro hore u soco

  • @user-ip3nf3xd8k
    @user-ip3nf3xd8k 10 місяців тому

    Best song xurmada usaresaiyo mudnantan siinaya😢😢😢😢

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому

    Nunsesesessee yarta hadanaaakhatraaayshamsaaay waa uwataaa naaaagodumaaaar.iyaaaaaaa

  • @Myworld-dn1nt
    @Myworld-dn1nt 2 роки тому

    Queen of voice

  • @asmeyamaxamud7346
    @asmeyamaxamud7346 2 роки тому +1

    Heestan in badan sugayay 🥺❤

  • @nasmapea2673
    @nasmapea2673 2 роки тому

    Caaadi maaaha 🥰❤️

  • @sahriinajiimeel0111
    @sahriinajiimeel0111 2 роки тому

    Wow mashaallah sweet voice

  • @fariid_yaseer
    @fariid_yaseer 2 роки тому +3

    Soo daaya 🥰

  • @fugasima658
    @fugasima658 Рік тому +1

    Tagero buxda ❤❤👍👍

  • @habon8840
    @habon8840 2 роки тому

    Princess another level

  • @beelomidmideeye8534
    @beelomidmideeye8534 2 роки тому

    Dhigaa adigaa u sareeya maxamadkayga

  • @hodanmaxamuud4827
    @hodanmaxamuud4827 2 роки тому

    Wow wxkle wlhie xita laxankah iyda sameysaty keep going sis 👑💋❤

  • @Duceysan361
    @Duceysan361 2 роки тому

    Waaaw oo heesta hadda meyba soo baxay anigana sidaan iskaga duubaye waa daalay
    Anyway codka heesta camerada iyo abdi askari tube kaalay iska arag waayee🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯❣

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 2 роки тому +2

    Wllaylow maxa what’sappka layskugu diriyaa 😁 keep going abdiaskari

  • @aliakadar821
    @aliakadar821 2 роки тому

    Ish claa hees💜🎵🎼

  • @mankeymarash3604
    @mankeymarash3604 2 роки тому

    Keep going mrembo stahil

  • @nafisayuusufmuuse257
    @nafisayuusufmuuse257 2 роки тому

    Princess istaahil ❤❤❤

  • @dheemanugaas7946
    @dheemanugaas7946 2 роки тому +2

    maryan faysal si fcn bad ukeenty jiliinka

  • @SOMCASHCODE
    @SOMCASHCODE 2 роки тому +1

    Boqorada codka 🥰🥰

  • @safajaamac658
    @safajaamac658 2 роки тому

    Wanagu iga sameystey sanku neefle ku doorsan maayo😥😫❤🤴🏽

  • @farhioabdikadir3495
    @farhioabdikadir3495 2 роки тому

    Waan sii jeclanaya yarka🥰😍

  • @tigtogsoomaliabosaaso5668
    @tigtogsoomaliabosaaso5668 2 роки тому +1

    Best songs

  • @nimomumin2552
    @nimomumin2552 2 роки тому

    Inaba cadi maha yarka waan si jecelanaya ❤

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 Рік тому

    Iyaaaaaah kalmadahaygi, yarta.nunseseseses

  • @kingkaderkassimofficial1779
    @kingkaderkassimofficial1779 2 роки тому

    Waaaaw top song

  • @CasjadQurux-vk8pm
    @CasjadQurux-vk8pm Рік тому

    Wow heestan melah iga tabaade ax 😓😓

  • @anisosaid8225
    @anisosaid8225 2 роки тому

    axyaa hees ayaantanbo waan sugayey wlhi yarka waan sii jeclaanayaa🥰❤

  • @fotball_a6931
    @fotball_a6931 2 роки тому

    Masha alah tabarakalaah presensa 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @azizaozman3357
    @azizaozman3357 2 роки тому +1

    Saan u sugaaye lee heestan ♥

  • @bisharxasanofficial7749
    @bisharxasanofficial7749 2 роки тому

    Heestan malin walbo waan radin jirey saan u sugayay lee 🙄🤩

  • @mohametwacays3439
    @mohametwacays3439 2 роки тому

    VOICE OO QOFA IS BACK. ✌👸

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 роки тому +2

    Horay usoco queen istaahil❤

  • @Jimcalekikoz
    @Jimcalekikoz 2 роки тому

    This song is n't normal at all wllhi princess istahil mohamut khalif❤👏

  • @filsanseed9017
    @filsanseed9017 2 роки тому

    Qalpiga kama Suulaye yarka Waan sii Jeclanya🥰❤ Best Song Boqorada Codka🔥❤

  • @choukriahmed6822
    @choukriahmed6822 2 роки тому

    axsan hess mashallah 🥰😍😘

  • @raxmacabdullahimaxamed5526
    @raxmacabdullahimaxamed5526 2 роки тому +1

    Wiil kii saciday qulubta adaa sumad giisiya lagu siyaayy feysal nolasheyda

  • @maxamedsuruur4777
    @maxamedsuruur4777 2 роки тому +2

    Hees aan 10 jeer ku ceshaday tankahor ma arag jawi dagan inaba caadi ma aha

  • @jamaalcamaley2548
    @jamaalcamaley2548 2 роки тому +1

    Boqorada dds iyo shanta somaliyed ❤❤❤❤

  • @laylosiciid3071
    @laylosiciid3071 Рік тому

    Quen istaahil laxankada codka wxkle wye