HEES CUSUB QALBI SEEXAN WAAYEY MUNA MARIIS OFFICIAL VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лип 2020
  • Erayada Cumar Baarqab
    Laxanka Abdi Heelo
    Music Subxaanyo
    Farsamada Saalim Kaskey
    Soo Saaristii Balanbaalis Studio
    Hoyga Murtida Iyo Madadaalada

КОМЕНТАРІ • 83

  • @mushtaaqaadan2008
    @mushtaaqaadan2008 4 роки тому +10

    Inta hesta ka heshay like waa saari kartiin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣⚘

  • @XSTV10
    @XSTV10 4 роки тому +19

    Intii ila argy farinta isaar like haila dhafina

  • @djamalwarsame5685
    @djamalwarsame5685 2 роки тому

    Muna maaris naftaa kaa noqotay raali, fanaanad qurux iyo style isku darsatay baa tahay

  • @gulledcago8050
    @gulledcago8050 4 роки тому +1

    Oyoyooy. Muuna. Mariid. Iga dheh. Like. Dhac ugu sii

  • @ismailhassan9413
    @ismailhassan9413 4 роки тому +13

    Inta reaction ka dirisle abdi sugaysa like dhac ku siiya 👍👍👍👍

  • @dhicisofficial195
    @dhicisofficial195 4 роки тому +7

    HooYo mcaaN Janada allaH GeeYo🤲

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 4 роки тому +2

    Wuxu labiis xumaa yahuu na heedhe gabar baatahay ee dooq xumada iyo dharka nimanka mesha kala tag next song iska soo dhiis labiiska inantaay

  • @Somali_creations
    @Somali_creations 4 роки тому +2

    Somali weye tagtay yaa ila arkay
    Hormar wacan weye waxa wax ka daran an idinka arko 😘😍

  • @abasskhanbarrow482
    @abasskhanbarrow482 4 роки тому +4

    Queen codaka macan abayo🇸🇴🇸🇴💞💕

  • @mkilkacade2823
    @mkilkacade2823 4 роки тому +2

    Nicmaa nadawadsisay waku mahad santahy like sar hadad ila aragtay

  • @amiinhassan2943
    @amiinhassan2943 4 роки тому +2

    Markay 1m gaadho like

  • @mohamedmazka3863
    @mohamedmazka3863 4 роки тому +1

    Hes iga dheh

  • @hananabdikadir7076
    @hananabdikadir7076 4 роки тому +17

    Waryaada car waa kee love i saraaa anaabo mesha ugu soo horeeyo comment aan aqristo ma leh 🙏🙏🙏🥰🥰😠😁😍

  • @skills_funyy
    @skills_funyy 4 роки тому +8

    Inta sugysa reactionka ck like isaar wll

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 4 роки тому

    Xabado shidan no so baxday baaska wa dhankiina

  • @fariihafaahim3316
    @fariihafaahim3316 4 роки тому +4

    Nice song
    Nice steel
    Love you
    Hppti ❤❤❤

  • @moyeeydahooy4576
    @moyeeydahooy4576 4 роки тому +7

    Waxaabo moodey muno xafiisa waabo yaabe xamar kormeh timid aa dhihi rabey qofta soo copy muna xafiisa ma ahano😍😍😍😍

  • @ahmeddaaha7965
    @ahmeddaaha7965 4 роки тому +2

    Inta ila aragtay inay qoftan wadaad tahy 👍like

  • @mohdmursal7935
    @mohdmursal7935 4 роки тому +4

    intii suqeeysa Reaction ck like

  • @abdifatahmuseofficial5540
    @abdifatahmuseofficial5540 4 роки тому +4

    Nimanyhow xamar wlhi ka yaabay Fanka Somaliyeed Mel xun bay kuzii wadaan Hadan laga qaban Mid walba intay ku hor keenan bay ku leyihin waa Fananad ama Fanaan War Rer Xamar ciyaarta naga daaya Balanbalis studio Fowdada Nagadaaya

    • @abdifataxnuur3327
      @abdifataxnuur3327 4 роки тому

      Adigu waxlakaalay horta intaadan dadka waxkasheegin duliyoow

    • @abdifatahmuseofficial5540
      @abdifatahmuseofficial5540 4 роки тому

      @@abdifataxnuur3327 duli hadii ay jidhan rer xamar ka heesaha qaribayaa ah aad adiga ku raacsan tahay duliyhow Qadad wayntaa

  • @zyidhyaly7074
    @zyidhyaly7074 4 роки тому

    Ila saacid cashqan supper style
    With my fav UA-cam Balanbalis

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 4 роки тому

    Soorooyinkii Isbitaal Martini ka shaqee jiray ee u egtahay

  • @sahaofficial2868
    @sahaofficial2868 4 роки тому +1

    Best song like isaar

  • @shaakirbaaynuurshe8549
    @shaakirbaaynuurshe8549 4 роки тому +1

    Muna maariis fanaanad aan ku faano

  • @iqriishpbelove65
    @iqriishpbelove65 4 роки тому +2

    In to comment aqris hdaa usifashay like isar

  • @mohamedabdi2137
    @mohamedabdi2137 4 роки тому +1

    Stylka 100
    Codka 100
    Ereyada 100
    Dance 100

  • @abdihakiimmohaedfarah8545
    @abdihakiimmohaedfarah8545 4 роки тому +1

    Majooogti leeee😋😦😧

  • @sirajimohaaofficial5217
    @sirajimohaaofficial5217 3 роки тому

    Codkada ima qancinin LKn style kada ka helay

  • @abdullahieidle1471
    @abdullahieidle1471 4 роки тому

    Musica supxanypo wan wata wlhi wnjclhy

  • @MohamedRamadan-ff6wo
    @MohamedRamadan-ff6wo 4 роки тому +3

    Ck family inta ila sugesa reaction ka ck like dhac iku siiya tem ck 👍👍

  • @munaawale8771
    @munaawale8771 4 роки тому +1

    Hey sami hore usoco❤️

  • @hurdayeteamfilms2995
    @hurdayeteamfilms2995 4 роки тому +1

    Asc azxpta inta nool

  • @abdirizakyusuf131
    @abdirizakyusuf131 4 роки тому +1

    Waxaba qadatay goanka ah inad dharkan kuheystaye waxaaa macan ahan lahayd markaaa mar mar jakada sibto funada cad kaligeed qayb ah kudartaaa qurux sida kale hesta way iga gadantat

  • @xamseshaadhmadoobe1647
    @xamseshaadhmadoobe1647 4 роки тому

    A͟R͟D͟A͟Y͟D͟I͟I͟ K͟I͟N͟ J͟A͟M͟A͟C͟

  • @nemofarhan6903
    @nemofarhan6903 4 роки тому +1

    Codkedu ma xumee stylekay iska xumaysay

  • @mahadabdi5751
    @mahadabdi5751 4 роки тому

    Yaa abow qoftan maxey afufeysaaa

  • @AhmedMohamed-if4us
    @AhmedMohamed-if4us 4 роки тому

    laxan fiican baa ku dhicin heestan.....

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 4 роки тому +2

    Kama helin qaabkeda surwaalka, iyo cimaamadaan weeynoo Madaxa u saaran

    • @minnicute2544
      @minnicute2544 4 роки тому

      Gabadha wey shidan tahay iyo style keeda ii kabadha ka leexo

  • @abdiwahidsayidali8832
    @abdiwahidsayidali8832 4 роки тому

    M.a horey usoco muno

  • @ibraahimhasan9477
    @ibraahimhasan9477 4 роки тому

    iskaabulo aan ahay iga xiisho horaadkan banaan yan ka qaniinin

  • @mohamedsaciid5643
    @mohamedsaciid5643 4 роки тому

    Kkk waxaa hees maaha

  • @farxiyomaxamed7653
    @farxiyomaxamed7653 4 роки тому +2

    Naaskada ibtiisa wey muqataa kkk keep going sister saan waxkabadal😛😛😛🤷‍♀️🤷‍♀️🤷‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

    • @wardaapdihizmail2260
      @wardaapdihizmail2260 4 роки тому +3

      Naaa xishoo afka haku balaadhine gabadh bad tahaye gabadh bad wax ka sheegayza adigo gabadha

    • @ismailhassan9413
      @ismailhassan9413 4 роки тому +1

      Adigoo gabadh ah ayaad sidaa ugu firsatay raga qaarba zidaa uguma fiirsadan wax ee??

    • @minnicute2544
      @minnicute2544 4 роки тому

      @Moha Abdu War isku xishoo doqon yahow ufff be a shame of yourself

  • @iskaashichannel143
    @iskaashichannel143 4 роки тому +1

    waaaw waxbaaa kadhacay walee waa dhag keep going muna balanbaalis hormarwacan bro adina isoboqo my videos keeyga team balanbaalis com plz

  • @alfanaanbashkaboyofficial8994
    @alfanaanbashkaboyofficial8994 4 роки тому +1

    muno my sister horay u soco❤️❤️❤️❤️

  • @aftaxkaraamahofficial7493
    @aftaxkaraamahofficial7493 4 роки тому +1

    Vamos!!

  • @cashocuud3453
    @cashocuud3453 4 роки тому

    Wax kale

  • @updalleofficialchanel6831
    @updalleofficialchanel6831 4 роки тому +1

    Xumaha layskuma saacidee
    Tu walba oo dharma raga qaadata
    Dislike👎 ta la ogaada

  • @caqlikoriye593
    @caqlikoriye593 4 роки тому +1

    Hablaha maxaa loogu sheegay inay sida ragga u labistaan

  • @khalidgamo4598
    @khalidgamo4598 4 роки тому

    First

  • @M.f3711
    @M.f3711 4 роки тому

    Maaxa dharkii dumarka kuu diiday kurayo

  • @zunduzmohamed8328
    @zunduzmohamed8328 4 роки тому

    Wooooooow❤❤❤❤

  • @CumardaahirDaahir
    @CumardaahirDaahir 4 роки тому +1

    Kal iyo lab igadheh gabadha waa isla egtahay kuwi kala weynay mahan🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdulfatahsaxardiid3466
    @abdulfatahsaxardiid3466 4 роки тому

    Dress la lagashanyay haduu suudhyay abaayo halke kaso gadatay waan aroosi rabaaye hhhh lol😅😅😅

  • @hasanmohamood5539
    @hasanmohamood5539 4 роки тому

    waa

  • @mohamednuuradan2916
    @mohamednuuradan2916 4 роки тому

    1

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 4 роки тому

    tan nin ba laga la xishooday muna xafis ba dhanta wcdala waxy ba ruxda be tan wan so taaagantahay 🤣🤣🤣

  • @mustafexasan6988
    @mustafexasan6988 4 роки тому

    Mid walba hees bay ku luguooyen muqdisho mesha fanku ku dhintey😂😂😂

  • @likeyyare3344
    @likeyyare3344 4 роки тому +2

    Ma gabdhihii raxaweyn sidaan miyaa ka soo hartay 🙈 Subxaanallah
    Wlley lacag leeba wye wxa aad sidan u naqanyso aan ku guursado aniga ayn wx waliba ku siinayyo ee is astur plzz walaalkaaga ayn ahay wan kaa naxayyaa ye

    • @minnicute2544
      @minnicute2544 4 роки тому

      Doqon yahow xun ka ah adiga diinta ku dhaqan markaas wax dadka usheeg oo na heesaha iska dhaaf hees after all danbi waaye hadaa wax kasta xirato same waaye ee isku xishow oo adiga is judge before judging gabadhaha

  • @ibtisaamibtisaam1649
    @ibtisaamibtisaam1649 4 роки тому +1

    Gabarwalba gabadheeey ka dhegweentahy waa “dhiloodhinsantahay”🤭🤭

  • @omarahmad5053
    @omarahmad5053 4 роки тому

    Waar bacadkan saxaraha uu aak sharafta ka qaaden laaxwalba wee gu so heesesa yaab

  • @odeyga_xafada8352
    @odeyga_xafada8352 4 роки тому +4

    kanaalkaan waa in laxiraa waayo waxa gabdhaha qawinaya oo surwaalada xirta leh waa kanaalkaan, waan ufirsaday wax badan waan arkay so mudahaadka aan bilowna, let's stop them please like saar if you agree

  • @dhashanealii5754
    @dhashanealii5754 4 роки тому

    Naagtu wasmo mcanaa

    • @ismailhassan9413
      @ismailhassan9413 4 роки тому +2

      Ma adigaa arkayba
      Maxa waaye abowe mise waadku riyootay

    • @hoodocu5674
      @hoodocu5674 4 роки тому

      waar yaahe isku xiishoot 🙄😏

  • @nemofarhan6903
    @nemofarhan6903 4 роки тому

    Sidii raga ayay usoo lebisatay
    Imika waxay kaga duwan tahay uuun
    Make upkaa iyo masarka ay xidhan tahay

  • @GULLETJECELOW
    @GULLETJECELOW 4 роки тому

    Asxapta balanbaalis studio subscribe ii saar maanta idinka codsanayaaa

  • @muhanettilkacase
    @muhanettilkacase 4 роки тому

    Ilaahow umadaada subscripe igaa siii
    Walalyal subscripe iguc caawiya 1k u dhowahay

  • @amiishaahmed5975
    @amiishaahmed5975 4 роки тому +1

    Fanka iska soo gal maha ee cod ayaa losoo galaa adiguna cod ma lihid 👎

  • @jaamaalofficial6213
    @jaamaalofficial6213 4 роки тому

    Keep going balabaalis