Bashooy, Bisaday !!! Xigmadii Xasan Sheekh Muumin shirkii Beelaha Somaliland Boorama 1993

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 51

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 років тому +5

    Ilahay ha unaxariisto Janadiisii fardawsana hageeyo
    Abwaan Xasan Sheekh Muumin
    Heesta Calanka Somaliland ayuu sameeyoo uu kusuntanyahay

  • @HiilDanTV
    @HiilDanTV 8 років тому +4

    Allaha u naxariisto Abwaankii Abwaaniinta Soomaaliyeed, Waa qidcad taariikhiya, thanks Gabiley iyo Xasan Shukri.

  • @safwaanchannel5434
    @safwaanchannel5434 8 років тому +8

    xigmad badanaa masha aĺlah.ilahow unaxariiso.waxan maqley in xigmadihiisi ujeedadoda lamicneynkari wayi jirey culeyska aykeyihiin wageed.

  • @boramawi
    @boramawi 7 років тому +4

    Alle ha u naxariisto abwaan Xasan Sh. Muumin, aabaha murtida Soomaalida.

  • @samatarhussen
    @samatarhussen 8 років тому +3

    Allah ha unaxariisto macalin Xassan sheikh muumin xikmadii somalida

  • @abdiaziz8036
    @abdiaziz8036 6 років тому +6

    Wllhi Gabaygaa maanta ayuu ka hadalayaa
    1,basho Somaliland
    2,bisad djabuuti
    3,mukulaal Somalia
    4,dinnad,somali gaaris
    5,yaayuur somali jigjiga wuxu basar xumaa am soomaal

    • @Awdal24
      @Awdal24 5 років тому +1

      1.basho somaliland
      2bisad djabiuti
      3mukulaal
      4.dinnad somali gaaris
      5.yanyur somali jigjiga

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 7 років тому +4

    ALLE HA U NAXARIISTO XASAN SHEIKH MOUMIN

  • @mubarknuur8745
    @mubarknuur8745 6 років тому +4

    Abwaan Xassan Shiikh Muumin alla yaa raxma.

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 8 місяців тому

    Abwaan xasan sheekh mumin abtigey ALLAHA u naxariisto abwaanka weyn

  • @abdik9002
    @abdik9002 2 роки тому +1

    Waa xigmad culus oo ay Soomalidu weli fahmin

  • @Bil521
    @Bil521 6 років тому +3

    Allaha unaxariiisto abwaan xasan sheekh muumin ..

  • @maxamedsugaal2723
    @maxamedsugaal2723 2 роки тому

    Maasha alah ilaahay naxariistee ugu deeq ab=waaniyaha Soomaaliyeed ee xasan sheekh muu.in

  • @basharabshir3427
    @basharabshir3427 7 років тому +4

    yarabi alaw ku naxariiso abihii indhihii dhagahii umada simaliyeed xasan sh muumin gaafane

  • @abdulfatahmohammed8547
    @abdulfatahmohammed8547 9 місяців тому

    Philosophy xassan sheekh Mumunin allah uu naxariisto basar xumaa Maa soomali baa bisasuu walalhii dhinac walbaa uu ka eegay ummadan wareersan ee soomali

  • @cescawga9722
    @cescawga9722 7 років тому +3

    allaha unaxa riisto aabihii soomaliyeed macalinkii afka soomaliyeed sameeyay amiiiin

  • @h.a.baazka9861
    @h.a.baazka9861 6 років тому +3

    Allaw u naxariiso abwaan weyn buu ahaa

  • @waayeelwayeel4320
    @waayeelwayeel4320 6 років тому +3

    allow unaxariisoo
    wada xigam ahaaaayaaaa

  • @libanahmed6597
    @libanahmed6597 8 років тому +2

    allaha naxariisti jano haka waraabiyo abwaankii soomliyeed hasan sh.mumin gaafane gorod

  • @cabdirasaqciise4235
    @cabdirasaqciise4235 7 років тому +3

    allaha naxariisto abwaan XASAN khien mumin amiin

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 Рік тому

    Naxariisti jano alle ha ku geeyo

  • @mukhtaarabdi9421
    @mukhtaarabdi9421 8 років тому +2

    alow unaxariiso abwaanka abwaanada somaliyeeed Xasan sh mumin

  • @AmiirNadridov
    @AmiirNadridov 4 роки тому +2

    Wlh been muusheegin abwaan tani waa dardaaran toos ah asoo xanuunsan ayuu yimid waxuuna inoo tusmeeyay waxaa nahay asoo wax cad keenay wlh dardaaran aheed

  • @suummuusow4108
    @suummuusow4108 4 роки тому

    Allahaunaxariisto Abwaan Xasan Sheikh Muumin waa Soomaali dhab ah

  • @StaarSiciid
    @StaarSiciid 8 місяців тому

    ❤ alah unaxariisito

  • @shaakirfarxaansuudi6785
    @shaakirfarxaansuudi6785 7 років тому +4

    ilaahow kuu naxariiso hadal murtiyeed weyn weeye really

  • @sultanabdirahman5559
    @sultanabdirahman5559 7 років тому +3

    Allow unaxariso

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 6 років тому

    Alle ha unaxariisto. illaahaw janooyinkaaga ta ugu sarraysa ugu deeq yaa rabi amiin dhaha wllayaal

  • @AliHassan-sw5ro
    @AliHassan-sw5ro 3 роки тому +1

    رحمه الله وجميع اموات المسلمين.

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 7 років тому +2

    Basho
    Bisad
    Mukulaal
    Yaanyuur
    Dinnad
    Miyaw
    magacda bissada

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 3 роки тому +1

    ilaahow kuu unaxariiso

  • @MohamedAhmed-xt9kn
    @MohamedAhmed-xt9kn 7 років тому +1

    Allaha u naxariisto abwanka wxu ahaaa sikmad socota

  • @understandingoflife4756
    @understandingoflife4756 2 роки тому

    Allah ha unaxariisto

  • @xasancalimaxamad3329
    @xasancalimaxamad3329 4 роки тому +1

    Eebbe ha u naxariisto,

  • @suudaani1
    @suudaani1 6 років тому

    Rabi naxariistii janatal fardowsa haka waraabiyo

  • @mustafeabdi962
    @mustafeabdi962 3 місяці тому

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 2 роки тому

    Allahayow u naxariiso.

  • @abdiqadiryamyam6404
    @abdiqadiryamyam6404 5 років тому

    Mash allh sxb

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 5 років тому

    Ahun Xasan shiikh mumin

  • @osmanmohamed3914
    @osmanmohamed3914 4 роки тому

    Allah yarxam , ayaa micnayn kara murtida ku jirta sheekadan, basho wa tuma , ama waa kuma?

  • @motubethereallywarya1419
    @motubethereallywarya1419 6 років тому

    Allah yarxamak awoowo

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade5327 2 роки тому

    Allah unaxresto

  • @حسنزياد-ش2ق
    @حسنزياد-ش2ق 7 років тому

    الله يرحمه ويغفر ذنبه

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 6 років тому

    Cami soo dhamays tir.

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 роки тому

    Hees cadceedii tii magalo dadka ruuxa dilanoo wayuhu kuciiroo saa waxa kujirto daaqad hoosteda iney cadceda ugu soobaxdo saa dadka tugsado inloola jedo baa ufahmay ruux la qayanay iyo ruux tugsada kee tala leh ninki dumiyey utala dacwada nomafududa

  • @istarhuresh1355
    @istarhuresh1355 8 років тому +1

    hhhhhh