😂😂😂 haa umada halkaa dagan waa isku hayo cadaalad iyo sinaan marka sedey dadka dagan degenadaa uga so horjesankaran waa maya waa qofka kali ugu macquulsan juba land
WAA SHEEKADIIVAHEYD SHIMBIRYAALOOW HEESA OGAADA ILAA AXMED MUNAAFAQ KA DHINTO HA SUGININA INUU KA TAGO KISMAAYO XATAA HADUU QABRIGA GALO WELI WUXUU HAYN DOONAA ANAA MADAXWEYNE AH EE TAAS KU SEEXDA QAATA AMA QAADANINA . 15 SANNO AYUU CALALEEY DHAAFI LA YAHAY HADANA ISAGAA ISKU CAANA SHUBAY KII HADLANA WUU DILI AMA XABSI CABDI ILEEY WAXBA MA DHAAMO AXMED MUNAAFAQ
😂😂😂😂kkk waar dadka shacabka ka xishooda bal waxaa doorasho ku sheegaysiin waa 70 xildhi baan oo Axmed madoobe gacantiisa ku soo qorey Haddii aad doorasha xor iyo xalaal rabtaan in aad ku soo baxdaan ka soo baxa sida doorashada somaliland cirro kale
Nin Dooran ereey Doorta Xaa u tiraahdeen Dadka Xaa u dambajiseen inkastoo Anigu aan dhaliilo siyaasada Xassan Shiikh iyo dhamaan maamul goboleedyada aan dan Soomaaliyeed hayn hadana tan doorasho laguma sheegi karo
Wadankaan ruwaayad caadiyaa ka socota kwran hadii dukaan ama shirkad ay dhoor qufood shuraako ku yihiin quf walba position-kuu rabo haka joogeen dhamaantood wexeey ku qasbanyihiin in ay hantidooda si jamac ah u wada ilaashadaan, waayoo hadeey qasaarto shirkada dhamaan weey wada qasaarayaan waxaan rajeenayaa inaad i fahanthy😅lkn waxaa nasiib darro ah in maanta deegaan weynihii jubaland ay maanta macluul daran gaajo caafimaad darro wax barasho la,aan amni xumo jidad la maro oo ay jirin in maanta weli mugdigaas ineey ku sii jirto la rabo oo ay milkiilayaashaas shirkada oo kan ugu hooseeyo ee dhul xaarka ah ilmihiisa Kenya ay degenyihiin caafimaadkooda iyo wax barashadoodane laga bixiyo daqliga shirkada soo galo xaal allaha sahlo
Shacabka waxa dhinaca ka fadhiyaa?? Shabaab?? Wa ku qasban yihiin in axmed madobe codka ugu ridaan?? Waa og yihiin in dowlada wif ay wadato isku amineynin??yaa la dilayaaaaaa
Tani caqabada hortaagan in horay loo socdo . Laga soo bilaabo shiikh shariif, xasan sheekh, farmaajo, xasan shekh, intaas madaxdeenu waxba kama baran, bal iskaba daayee kuwa madax sheeganaya oo kamida kuwa kor ku xusan ayaa qaladka ku taageeraya, waxaan is weydiiyaa, sidee u fakarayaan. Waligeen ma waxaan ku jiraynaa ila meerayso????
Aduun iyo aakhiro midna kama warhayan kuwa ahmed geeda naar uu meshas iskuguso aruursadey waa tuug khain oo udhaqmaya sida ayaxa oo kale waa in mesha uu jogo logu taga oo dalka iyo dadka laga qabta munafaqa
Reer koonfurka ilaahay ha idiin gargaaro. Nimaan dal iyo dad midna wax u qaban baa 20 sano aan laga hordhaqaajin Karin! waar walahi dawladnimo way idinka dheertahay
In wadki uyimado mooye Ahmad madobe kismayo asiga waligi dulfadhinayo😂😂😂😂
😂😂😂 haa umada halkaa dagan waa isku hayo cadaalad iyo sinaan marka sedey dadka dagan degenadaa uga so horjesankaran waa maya waa qofka kali ugu macquulsan juba land
😂😂😂😂😂😂😂
Taas waa shaki laan on axmed madoobeh uu helayoo. Majirto wax liyaadhdo doorasho jubaland waa caleemo saar
Guul insha Allah axmed maxamed islaan from Gabilay soomaaliland
Shacabka waxan ka codsaneeyna ineey aamusaan shacabka maa wax dooranaayay
73.3% nin horay u doornaa umbaa ladortay ee doorasho kale majirto.
0:30 USELESS VOTE 😂😂😂😂😂😂😂😂😂.... IT'S A SHAME this is what you call election 😏😏😏
Dadki u dhashay wali waa dibadjoog maalintey jaanis helaana cagin maayaan.
Wali geey ma arag madax weynekale axmad madoobe moyee .😮markan 30 Sano jir aan ahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa shaf gal shaf gal walee xasan guurguurte wax baa haystack bal wakaase tab uga lug bax yaaba is Gaas ray?
WAA SHEEKADIIVAHEYD SHIMBIRYAALOOW HEESA OGAADA ILAA AXMED MUNAAFAQ KA DHINTO HA SUGININA INUU KA TAGO KISMAAYO XATAA HADUU QABRIGA GALO WELI WUXUU HAYN DOONAA ANAA MADAXWEYNE AH EE TAAS KU SEEXDA QAATA AMA QAADANINA .
15 SANNO AYUU CALALEEY DHAAFI LA YAHAY HADANA ISAGAA ISKU CAANA SHUBAY KII HADLANA WUU DILI AMA XABSI CABDI ILEEY WAXBA MA DHAAMO AXMED MUNAAFAQ
😂😂😂😂kkk waar dadka shacabka ka xishooda bal waxaa doorasho ku sheegaysiin waa 70 xildhi baan oo Axmed madoobe gacantiisa ku soo qorey
Haddii aad doorasha xor iyo xalaal rabtaan in aad ku soo baxdaan ka soo baxa sida doorashada somaliland cirro kale
Doorasho 1P1P xalaala waa Somaliland ❤🤍💚 ta Puntland la mooda dadku codeeyaan, wax kle odhan meynee hambalyo 😂😂😂
Nin Dooran ereey Doorta Xaa u tiraahdeen Dadka Xaa u dambajiseen inkastoo Anigu aan dhaliilo siyaasada Xassan Shiikh iyo dhamaan maamul goboleedyada aan dan Soomaaliyeed hayn hadana tan doorasho laguma sheegi karo
Magaalada Kismaayo (Xaafada Faanoole) Harti Darod guul iyo gobonimo.
Adeer kismaayo shaqo kuma lihidiin wadna arki doontaa xaqiiqda
Nio waxa la idinku xanta badownimo iyo doqonimo ninkan wukula kaftanay wadna ka xanaqday taasa cadayn u ah waxa la idinku sheego 😂😂😂@@xareedproduction.7740
Kullgood daalimiin damiir laawe yaal ah.
Wadankaan ruwaayad caadiyaa ka socota kwran hadii dukaan ama shirkad ay dhoor qufood shuraako ku yihiin quf walba position-kuu rabo haka joogeen dhamaantood wexeey ku qasbanyihiin in ay hantidooda si jamac ah u wada ilaashadaan, waayoo hadeey qasaarto shirkada dhamaan weey wada qasaarayaan waxaan rajeenayaa inaad i fahanthy😅lkn waxaa nasiib darro ah in maanta deegaan weynihii jubaland ay maanta macluul daran gaajo caafimaad darro wax barasho la,aan amni xumo jidad la maro oo ay jirin in maanta weli mugdigaas ineey ku sii jirto la rabo oo ay milkiilayaashaas shirkada oo kan ugu hooseeyo ee dhul xaarka ah ilmihiisa Kenya ay degenyihiin caafimaadkooda iyo wax barashadoodane laga bixiyo daqliga shirkada soo galo xaal allaha sahlo
Xasan dameer iyo marxuunkii maanta god logu aasay
Axmad madoobe in malagkumoowdkii uyimaado maahane waxkale kama bixin karaan kismaayo iyo mamulkeeda 😂😂😂😂 dadka afduub ayuu kuhaystaa ilaa dowladii cabdulahi yusuf 😂😂😂
Kan umada jubaland Waa nacen ilahey hadhafiye magaladi wahbo ma dhisan kartid macishada cirka marakibta qali kaga dhigay canshurta. Magaladi gajo ka dhacday Wlhi
Shacabka waxa dhinaca ka fadhiyaa?? Shabaab?? Wa ku qasban yihiin in axmed madobe codka ugu ridaan?? Waa og yihiin in dowlada wif ay wadato isku amineynin??yaa la dilayaaaaaa
VIVA Axmed Madoobe. Xassan-Xaabsade Guul Darro. From Hobyo
Tiradan uu xaadirinayo waa maxey ma imtixaanba mise waa doorasho muxuu usheegi waayey warqada waxa iska leh hebel sawtii warada kor loo qaadi jirey
Hambalyo hambalyo mudane madaxwayne anaga hadan nahay reer juuboland waan ku wadanaa mar kalana adigaa ciid aan ahaay codkeena seen mayno dowlada xassan. Madaxwaynaha ka yahayna iyo cunugeena xamze cagawaynee hadaa godgoda biyo ugu galeen🎉🎉🎉
War ninkani isagaa loo Doortay Axmed madoobe Madaxwayne Rasmi ah jubaland
Waxaas doorasho Maaha ninbaa reerkiisu siiyey doorashada ha ceebeynina axmad madoobe nina wax uma ogola waar ninka iska celiya kuwa la deegaanka ahow
Waxanaa doorosho ah miyaa qadad wayn ma xishonayan
GUUL IYO GOBANIMO AXMED MADOWE CADOWGA JUBALAD
GACATA KU DHIG XASAN SHEEKH IYO WAXA XAMAR GUUQLEEYA
Fahat Yasin ayaa sheegy.
Magaalada Kismaayo ( Xaafada farjano) Harti Darod guul iyo gobonimo.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂dabcan yaakaloo guleysani lahaa hee
Ahmed lee😂
Biyaha Bada waa dhanaan😂😂😂😂
Waxaa doorosho maaha ee waa dooranahay weeyi. . Waa tii ismaciil cumar geele in kastoo mamul magalada kismaayo oo kaliya mamula yahay. . waa alshabaab niqaam xiran
Kaligii talis Weyan odaygani
Waxaasi waxaasi maaha doorasho waa canjil uun bas
Anuu waxaan fahmi waayay qadaad wayntu siday isku doortaan
SAAXIIB MAAHA SHACAB EE WAA DAD LA SOO KIREEYEY
Hambalyo mudane madexwayna ahmed Mohamed islam🎉❤
Allah Nidamkan nakaga kori
Jubadahoose Harti Darod degmada Kamboni.
Shadanka Allah ka qabto
Axmed madoobe maxishoodo lkn waa laba xaniinyood
Kkkkk wlhi axmed madobe wuxu u dhowyahay inu ka noqdo boqortoy sida ismaciil cumar gele
Waad naceebayseen ree jubaland
Harti Darod degmada Xaramka jubada dhexe Jubaland guul iyo gobo nimo,
Hambalyo axmed maxamed islaan from Djibouti
Somali wale ma ogi gortey cadaalad ka dhici doonto ahmed imisa mar ayu madaxweyne noqonyaa
Tani caqabada hortaagan in horay loo socdo . Laga soo bilaabo shiikh shariif, xasan sheekh, farmaajo, xasan shekh, intaas madaxdeenu waxba kama baran, bal iskaba daayee kuwa madax sheeganaya oo kamida kuwa kor ku xusan ayaa qaladka ku taageeraya, waxaan is weydiiyaa, sidee u fakarayaan.
Waligeen ma waxaan ku jiraynaa ila meerayso????
Magaalada Kismaayo (Xaafada siiney) Harti Darod guul iyp gobonimo.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo President Ahmed Islam Jubaland Hanolato
Kan Ilaahay ummada hadhaafiyo
Kaligiis ma ahee xasan shiikh ku dar asna haka reebin
@ haa waa sax
Axmed Madoobe iyo Xasan Sheekh Ilaahay ha na dhaafiyo
Ogadeen nacdal baa kugu taal somali adigaa halkaa dhigay oo axmaar iyo kenyati kugu shaqaystaan, somaliyeey somalia ogaadeen ayaa dawladaha jaarka ka iibsaday sidaa ha loo ogaado
WaXani doorasho maaha waa xaraabaysi miyay shacabku doortan maxa is bedelaya marku xildhibaan codeeyo
Aduun iyo aakhiro midna kama warhayan kuwa ahmed geeda naar uu meshas iskuguso aruursadey waa tuug khain oo udhaqmaya sida ayaxa oo kale waa in mesha uu jogo logu taga oo dalka iyo dadka laga qabta munafaqa
Waaaaaw masha Allah guul axmed ❤❤
Viva axmad madobe xasan xabale qufte wa jabey
President Ahmed slaam GUUL❤
Hambalyo madaxweynahayaga Axmed Islaam Axmed Madoobe Madaxweynaha Dowladda Jubaland from Bosaso, Puntland.
Tnks wllo
Harti Darod degmada jilib Jubaland guul iyo gobonimo.
Adiga waxan kabaqaya man rabuk marki laku dhu at dhatit harti darod harti darod 😊😊😊
Kan doorasho maahee ee waa shaqsi is cimaamaday qof iyo cod waxa uu u diidaayo ayaa saan ah
𝑄𝑜𝑓 𝑖𝑦𝑜 𝑐𝑜𝑑 𝐴𝑑𝑒𝑒𝑟𝑘𝑎 𝑥𝑎𝑠𝑎𝑛 𝑠ℎ𝑖𝑖𝑞 𝐻𝑎𝑘𝑎𝑞𝑎𝑏𝑡𝑜 𝑑𝑎𝑔𝑚𝑎𝑑𝑎 𝑚𝑎𝑑𝑖𝑖𝑛𝑎 𝑖𝑦𝑜 𝑘𝑎𝑎𝑟𝑎𝑎𝑛 𝑘𝑢 𝑘𝑎𝑎𝑑𝑠ℎ𝑎𝑛 𝑛𝑖𝑛 𝑢 𝑎𝑞𝑎𝑎𝑛𝑎 𝐴𝑚𝑒𝑑 𝑛𝑢𝑢𝑟 𝑛𝑖𝑛 𝑘𝑖𝑖 𝑎𝑔𝑚𝑎𝑟𝑎
Jubaland Tanade Darod. Guul, wadajir iyo gobonimo.
Jubaland Sade Darod. Guul, wadajir iyo gobonimo.
Guul d5 jubbaland puntland dds nfd ssc ❤
Inaad xataa media ha ka Soo daysaan maahayn . Waxan oo kele. Ala somali wax khayr qabo ha u keeno.
Harti Darod degmada afmadow guul iyo gobonimo.
Ahmed madobe kuguleste lol
Maya isku cana shube dheh
Waxaaaam layaabanahay kuwa qeeeylinaaayo 😂😂😂😂😂 ee faraxsan
😂😂😂
ua-cam.com/users/shorts7JWpfGDtC-c?si=UyL-4mlF77cYVT80
Waxaan Waxaanlayaabahay kuwa cidlada kaqaylinooya😂
Qardojeex😊
Money aa qoslayso😂
Shilimaan iyo shaah la siiye.
Is magacaabay dheh 😅😅😅😅
DOORASHO AAN KORJOOGTO U BAAHNEYN WAA MARKII IIGU HOREYSEY OO AAN ARKO WAR NINKU DHIIRANAA
Degmada Yoontooy Harti Darod guul iyo gobonimo.
Hhhhhh waxani ma doorashaa,waa sidii class ka horjoogaha loogu dooran jiray,maaha hab dawli ah
Harti Darod degmada Saacow Jubada dhexe Jubaland guul iyo gobonimo.
Hhhhhhhhh riyo badanidaa
Hawiyoow dhulkiina idin deeq.
Raxanweynoow dhulkiin idin deeq.
Darood midoobeen waligood jiro joogeen.
waa solaabty😂😂😂😂😂😂😂
KAN MXAY WAAYE😅😅
Hhhh Abtigay axmad not easy
Maasha Allah ❤❤❤
Jubaland Harti Darod. Guul, wadajir iyo gobonimo.
Soo Dhawoow Madaxweyne Axmad Maxamed Islam.
Welcome Mudane Madaxweyne.
Adiglee dubo adiglee dhaangeyso😂😂😂😂 waa doorasho xaq iyo xalaal ah yaa doodkaqabo shidanaaba shidan 😂😂😂😂😂😂
Xasan tuug waa kaa dalkii hawiye iyo raxanweyn ayuu xukumaa
horta ayaa codeeyey
Aduunka macanka waka dhamaday
Waxaan waa Prank ee doorasho maahan.
😂
Hanbalyo m.weyne cusub axmed madobe 🎉
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏❤🎉HAMABALYO Ahmed nuur Ahmed dayax soo baxay
Hambalyo Jubaland iyo madaxwaynaha Cusub ❤
Kkkkkkkkkkkk wa nin horay u door naa iska suga ila u ka dhinto
Axmad islaam❤
Darod Somali Darod guul wadajir gobonimo iyo guul.
Oo haddaa yaa ku guulaysan lahaa
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Ahmed dacad ❤❤❤
Ani waa sidii ogaa wlhi
Wlhi meeshan Riwaayad baa ka Jirto 😅 Wuxu legend Sanaa
Reer koonfurka ilaahay ha idiin gargaaro. Nimaan dal iyo dad midna wax u qaban baa 20 sano aan laga hordhaqaajin Karin! waar walahi dawladnimo way idinka dheertahay
Ar maxaa kadambeeya
Madaxda Somalida maxishoodaan walaahi. Waxaan camal soo ma aha ceeb
Wuxu wadanka la burburay so maha
Ceeb ma ahan somaliya dooroshada wa lacag mana dhici donto qof iyo cod money talks
Somaalia dawlado yar yar ha loo kala qeybiyo,
Hadaba kala qeybsan nahay o qabiilkasta mamul iyo Calan ugoniya leyahay
@deqawarsame-ml7fm Haa hadda waa dhuudhuumasho, laakin si run ah ha naloo kala qeybiyo, ileeyn sidaan Qaran kuma ahaan karnee.
guul guul guul reer juba land madaxweynne amxed maxamed islaan oo ku guulaystay markii sadexaad dalkaa kuu baahan madaxweyne axmed maxam
ed
Habalyo habalyo habalyo habalyo ❤❤
Magaalada Kismaayo (Xaafada Calanley) Harti Darod guul iyo gobonimo.
Guul
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂