Tixdii Shareero - Abwaan Xasan Ganey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 34

  • @mohamedbashirahmed-r6d
    @mohamedbashirahmed-r6d 22 дні тому +1

    Abwaan xasan xaji cabdillahi ganey waa abwaan qaaiya oo door muhim ah ka qaatay fanka iyo sugaanta somaliyed tan iyo markaany dowlada lahayn cimri dheer oo caafimad iyo cibado leh ayan u rajenayaa

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 2 роки тому +4

    Allayacisak abwan xasan ganay.waa abwaan taariikhwayn kule bulshada somaliyeed dhexdeeda.maansooyinku tiriyo waa kuwa macnole oo kusoojidanaya . cafimaad ayan marwalba urajaynaya abwaan xasan ganay iyo abwaanadakale waawayn ee somaliyeed

  • @ritwanalrashit4848
    @ritwanalrashit4848 Місяць тому

    Hodantinimo afka ah. ❤️ alla yacisak abwaan maansooyinkaaga qaninimadaada luuqadu xoog bay uga muuqataaa.

  • @hiboabdi9392
    @hiboabdi9392 6 місяців тому

    kala mudan wax tirintuye erayada Loo yaqan 3 dexlaydaa wa kuwa aan u qof kasta samayn karin abwaan xassan ganey u fiirso erayadisa meqa ku jirta 3 dexlay xarafka sh daa ❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedOmar-yl7mw
    @MohamedOmar-yl7mw 5 місяців тому

    Masha Allah, Xikmado is wada barkan

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 роки тому

    Somaliland's sovereignty is never dear at any price. Viva Somaliland.

  • @dekasaid4401
    @dekasaid4401 3 роки тому

    Maasha Allaah. Waa Somali siday u jabtay

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 роки тому

    Abwaan hasan ganey the best💙

  • @garaaddiini4287
    @garaaddiini4287 3 роки тому +6

    reer soomaaliland shanta soomaali baa idin jecel
    afkaa wax la idiinku shubay
    illaah baa idin sharafay. cabdi ganey nooloow abwaan

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 3 роки тому

    Abwaan xasan ganeey abwankii samatar

  • @SakariyeKhadar-i1v
    @SakariyeKhadar-i1v Рік тому

  • @Seefulllah
    @Seefulllah 6 місяців тому

    Mansha alla hadal dhamaystiran

  • @alihas6479
    @alihas6479 3 роки тому

    Mashaa allaaa

  • @mursalgadhka9394
    @mursalgadhka9394 Рік тому

    Qolomuu ahaa Abwaan ganay

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe 3 роки тому +1

    6:30 How SNM betrayed Somaliland people and “Sharciga Islaamka”

  • @abdimire893
    @abdimire893 3 роки тому

    Arrinni waa ballanta allaah fulinteeda.alloow noo siqir

  • @AbdiMohamed-b6y
    @AbdiMohamed-b6y Місяць тому

    😊😅😊

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 3 роки тому +1

    Abwaan xasan geney mashallah

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 роки тому

    When Life gives you an enemy like Somalia. Fight like Somaliland.

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad2880 4 роки тому +1

    Cajaa'ib

  • @aishahissien4229
    @aishahissien4229 Рік тому

    Dabataxan

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas 5 місяців тому

    Sh.....

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 2 роки тому

    Kuwan qoslayaa mayfahmin waxa abwaanku ka hadlayo

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 7 місяців тому

    Wax gees laheen maba lasadeqeesto aaqiro garfintada cilmi dhagood garfinta qade maqadan karo hadi xoolo gesleh sadaqeysato cimama carafad cimaama sacudi ukala dabqadeysa oo inaa sameysatay midooda aadna soomali usosafrisay sheeganeysa shekadi orgiga ooyinta kaweeyn sheko kale

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas 5 місяців тому

    Y m
    .j.aburaas

  • @saedbiindheofficail2263
    @saedbiindheofficail2263 3 роки тому

    Y

  • @AbdallahAli-p9v
    @AbdallahAli-p9v 8 місяців тому

    Beenaale
    Muuse biixi
    Qabiil ayaad ku raacday
    Siyaadna
    Waa caaysay
    Tuug
    Markaad beenta
    Shubsyso
    Shareerada tumi
    Ogidaa😊