(وَهُوَ ٱلَّذِى جَعَلَ لَكُمُ ٱلنُّجُومَ لِتَهْتَدُواْ بِهَا فِى ظُلُمَٰتِ ٱلْبَرِّ وَٱلْبَحْرِ ۗ قَدْ فَصَّلْنَا ٱلْءَايَٰتِ لِقَوْمٍۢ يَعْلَمُونَ) suurat al ancaam aayada 97 xidigaha sabbath loo abuuray bay ka hadlaysaa (قَدْ فَصَّلْنَا ٱلْءَايَٰتِ لِقَوْمٍۢ يَعْلَمُونَ) way soo noqotay sababtay u soo noqotay ayaayadan bal adigu caqli baad leedehee soo ogow sheekhow
Cilmi Nafsi Somaliyeed oo ladayacay Aqoon badan ayaa kujirta hadii sifiican loo qoro
Dadka Somalida looma ogola dhaqankay dhulkaas iyo luuqadooda ku badbaadsadeen inay sii yaqanaan😅!. Aniga badiyaha Shabeelooyinka anoo yar awoowgeey baa I bari jiray lakin aad baan u yaraa waan yar hilhilmaamay!.
3: 01 makula saxanyahay cilmul qebka inuu wax ka sheego
Aayada quraanka:
قُل لا يَعلَمُ مَن فِي السَّماواتِ وَالأَرضِ الغَيبَ إِلَّا اللَّهُ وَما يَشعُرونَ أَيّانَ يُبعَثونَ﴾ [النمل: ٦٥]
Waxaad Dhahdaa ma Oga waxa Samooyinka iyo Dhulka ku Sugan waxa Maqan Eebe mooyee, mana Oga Goorta la Soo Bixin
Waa sax in xidigah la barto wayo waqtiga lagu barta qofka aan sacada haysan
Wayo cafimadka waa aragteen lafaha oo dhan la ogade
nio waxan garan wayay xiddigaha la dhaho agal caanood ma igu dhaantaa😮
Waxaan aad ujeclahay falsafada iyo cilmiga bulshada sidoo kale waxaan aad ujeclahay cilmiga saadaasha xidigiska
Qaado Caqiidada islaamka ee kusugan qur , aanka kariimka ah & sunada nabiga salla allaahu calayhi wassallam . ayadaad aduun iyo aakhiraba kuliibaanine .
❤❤
Mnshallah xikmad & soyaal baa la isla helay
Xidigiska qaybi waa cilmi
Qaarna waa faal iyo shirki
Ee aad isaga fiiriya
Allaah subxaanahu watacaalaa halaga dhawrsado ohalaga cabsado hana lagaxishoodo , sifiican haloobarto ohalagu dhaqmo,kitaabka qur , aanka ah iyo sunada nabiga salla allaahu calayhi wassallam ,
makhluuq dhib iyo dheef midna mahayo , xidigo iyo dayax iyo qorax midna dhib iyo dheef toona idiin mahayo.
(هُوَ الَّذِي جَعَلَ الشَّمْس ضِيَاء وَالْقَمَر نُورًا وَقَدَّرَهُ مَنَازِل لِتَعْلَمُواْ عَدَدَ ٱلسِّنِينَ وَٱلْحِسَابَ ۚ مَا خَلَقَ ٱللَّهُ ذَٰلِكَ إِلَّا بِٱلْحَقِّ ۚ يُفَصِّلُ ٱلْءَايَٰتِ لِقَوْمٍۢ يَعْلَمُونَ )
sxb maxa dhacay, yara jaleec ayaayada 5aad ee surat suurat Yunus waxa ku jira cilmiga lagu kala garan karo maalmaha ,bilaha iyo sanadaha. qoraalkaaga adiga ayaa diidan quraanka ilaahay inoogu sheegay diidan.
( يُفَصِّلُ ٱلْءَايَٰتِ لِقَوْمٍۢ يَعْلَمُونَ)
Malaha waad iska akhrida quraanke waanad fahmin
(وَهُوَ ٱلَّذِى جَعَلَ لَكُمُ ٱلنُّجُومَ لِتَهْتَدُواْ بِهَا فِى ظُلُمَٰتِ ٱلْبَرِّ وَٱلْبَحْرِ ۗ قَدْ فَصَّلْنَا ٱلْءَايَٰتِ لِقَوْمٍۢ يَعْلَمُونَ)
suurat al ancaam aayada 97
xidigaha sabbath loo abuuray bay ka hadlaysaa
(قَدْ فَصَّلْنَا ٱلْءَايَٰتِ لِقَوْمٍۢ يَعْلَمُونَ)
way soo noqotay sababtay u soo noqotay ayaayadan bal adigu caqli baad leedehee soo ogow sheekhow
Walaale waxa la diidan Yahay maahan cilmiga laakiin waxyaabo badan oo khaladaad ah ayaa ku Hoos laaban. Walaale yaysan idin sirin aftahan dhimada dadka. Tusaale: 1. Daqiiqa 2:15 bal si fiican u dhageyso.
2.
Walaale 4 daqiiqo kaliya ayaan fiirsaday Waxa Shirkiyaad ka buuxa waa yabaysa waa cilmi shirkiyaad ku duugan yahay
Qofka muslimka Ah markasta kheyr buu alle ka fisha. Islaamka ka hor bay isticmaali jireen islaamku Wuu reebay
Cilmiga qoraxda iyo dayaxa lama diidin waa cilmi wanaagsan Hadii loo Maro Waddo wanagsan oo sharciga waafaqsan.
3:01 makula saxanyahay cilmul qebka inuu wax ka sheego
Aayada quraanka:
قُل لا يَعلَمُ مَن فِي السَّماواتِ وَالأَرضِ الغَيبَ إِلَّا اللَّهُ وَما يَشعُرونَ أَيّانَ يُبعَثونَ﴾ [النمل: ٦٥]
Waxaad Dhahdaa ma Oga waxa Samooyinka iyo Dhulka ku Sugan waxa Maqan Eebe mooyee, mana Oga Goorta la Soo Bixin
War diinta barta juhulo baa tihiin eh. Xili kaste ilaah tilmaan buu sameeyay. Odaygani ma laha Xidiga baa keena ee waa calaamad ilaah dadka tuso
Wa Cilmi dhan 😂 30 ka maalmood iyo dabeecadahooda wa Experimental Ilaahay awoodiisa waxa dafirsan Kuwa leh wa Faal ee Shaydanka aamin san
Cali Qamar halkuu ku noolyahay
sanadka 365 somalidu tirsato xaguu ka imi
Qoraal la aantu waa waxa halkaas ina dhigay
Qeybka ilaahay baa og falag maxaa waye waa faalka xidiga midna dhulka laga faashaa midna xidigaha waa acmaalu saaxir
Shirkiyaad tirabadan baa ka buuxa
ua-cam.com/video/R9al34PbWxY/v-deo.html
Qofka muminka ah khayr buu markanta filaa
We have science we don't need this superstitions! Science, Science and Science!
Science leyne baro dhaqankaaga neefyahow
Hala Iska ilaaliyo vediyowgaan Juhli badan baa ku hoos duugan ( 2bada oday waa labo oday oo waaya Arag leh laakiinsi cilmi badan aanan u lahayn diinta)
Dadka waqtiga ay dhalanayaan alle kaliya ayaa garanaya
3:01 Midkooda faqiirka iyo qanigaba noqanaya alle kaliya ayaa garanaya.
Midkoodu xooluhu o hana qaadayo iyo kan kalaba alle kaliya ayaa garanaya.
doono, Eebana iska leh Fadliga Wayn.
Shirkigu miyaanu ahayn kii Alle cibaadadiisa cidkale lala wadaajinayay. Shirki ma ahee waxaad tiraahdaa baasaysigu waa in habeenno gaar ah la baasaysto kuwo kalena la boqradaa waa xaaraan. Hadalka wanaaji.
Wll waa runtaa weeye waxyaaba badan oo jahliya ayaa ku sugan vediyowgaan lkn waxa iga khaldamay qaabkaan ku tusaalayn lahaa. Waana saxaya
@@MOHAMED0010 mahadsanid walaal.
ILAAAHY BAA WAX OG HABEENADA IN QAYBNA LA BAASASAYTO QAARNA LA BOQRADO WAA KHALAD .