Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
alle ha u naxariisto dhamaanto
Abwaan cabdule alaha una xariiso aabihii soomaaliyeed alaha jana siiyo
555556
Allow idin naxariiso
Allaha u naxariisto sedaxda Abwaan.
Aamiin
2024 baa dhageesanayaa
alle ha u naxariisoto dhamaantodba
Amiin
Allow u xariiso dhamaantood 😓😓😓😓😓😓
اللهم ارحمه رحمة واسعة وأسكنه الفردوس الأعلى من الجنة يارب العالمين
aamiin
Alaha unaxariisto dhaman amin
Abwaanadi hore sidaan ayeey dhagarta xabashida dadka ugu baraaruji jireen abwaanada hada joogana qaar baaba amaanaya xabashida oo heesa ku amaanaya
Ilaahay ha u naxariisto abwaanada nimaan yaab arag ayaa yidhaaahda waan yaabay ilaahay wax buu tusay abwaanada maantana xabashi waxaa laynooga dhigay inaynu walaalo nahay
Waa cajiib sxb.
Waxàa ka sii yaab badan in Cabdi iidaan dowladiisii dishay
Allah ha u wada naxariisto.
Dawlad ma ahayn, ee dooxato ayay aheyd!!.Waxay aheyd waxaa sheegaa waxa maanta Soomaalida sidan ka dhigay! Waxa keliya oo ammaanaa waa waa haraagii duggaaggii ay dadka iyo dalkaba cuna dhaheen!!! @@@Haldhaa11
Ilahay ha u naxariisto
Aamiin.
Macalinkii soomaaliyèd
Soomalidii is jeclayd
Ale haw naxariiso
Ilahayooow nimankaa dhintay un udanbi dhaaaf
Cajiib
AAMMIIN -ILAAHAY HA U WADA NAXARIISTO DHAMMAANTOOD WAXAY AHAAYEEN ABWAANNO AAN BOOSKOODA LA BUUXIN KARIN, GAAR AHAAN ANIGA WAXAAN JECLAHAY HEESAHA UU TIRIYEY ABWAAN CABDI AADAN IIDAAN, OO UU U TIRIYEY GABADH UU JACEEYL U QAADAY OO KA SHAQEEYN JIRTAY RADIO MUQDISHO, HEESAHAAS WAXAA KA MID AH -JACEEYL BIRI MA GOOYSO BIYANA KAAMA MEEDHAAN -OGOOW DHUUMASHADA QAAR UU DHABARKU MUUQDO WAA DHIB IYO HADIMO-INTAAN ANIGA LA I XAMMAN iyo QAAR KALOO BADAN OO AAN HADDA WADA XASUUSANIN ,WAXAANA HEESAHAAS OO DHAN WADA QAADA (AUN)tee MAXAMED AXMED KULUC ,
Aamiin Allaha u naxariisto.
❤❤❤❤❤
Waa codkoodi
xabaxa❤😂😢❤
Qodibka xasan muumin mugdisho ku arke xfdaa dhan wee xiraan
FASSABRUN JAMIIL
wale wale wale waxba helay rounti
Gumaysi waxa garan nin la so gumaystay hadana dadkle oo somali ah ban odhanaya walalo banahay marka horta somali galbeed ka waraysta gumaysiga
Aad iyo aad sxb. Gumeysigu dacar waa ka qaraaryahay.
Bal miyaanay ka sii yaab badnayn in dawladiisii Cabdi iidaan OO calan saarkii ka gabyayey habeen toogan
Bal kawaran kuwa manta uqaba walal 😢
Kuu soo kufsadaa ka xun
Allaha soo hanuuniyo.
Bal adigu ka waran kuw cabdi iidaan dilay
@@Yosef-ev6wl oo yaa dilay faqash baa dishaye
@@Hawd74.kuwa jaamac kediye diley baa ka sii daran
Muuse biixi iyo qaar kaloo badan ayaa laga celcelinayaaye bal ka warama
Ma sheeko samaysa 😂
Mayee waa xaqiiq biyo kama dhibcaana
Waa run
Hada wagob masidi
Farmaajo kumee adaa nadhahay walaalahay waaye
Aad iyo aad.
Codkani codkoodii miyaa mise waa matalaad
Waa codkoodii sxb.
Haa waa iyagii. Redio Muqdisho aa looga duubay 1960kii
Meeye kuwii lahaa waxaa iga xiga amxaar
Cabdi iidan kuwii u qabay walaalihii Baa ku dilay hargiesa amxaar muu dilin ?
Waar way idinku som soldater ee hadana ka hor taga hadii aad somaliyay naf leedihiin
Nacala idinku yaal xabshi caku Man u midowno kuwas ilah ban ku dhaarte hilbkodan cuni laha dagaal naga iclaamiya somaliyey 2024
alle ha u naxariisto dhamaanto
Abwaan cabdule alaha una xariiso aabihii soomaaliyeed alaha jana siiyo
555556
Allow idin naxariiso
Allaha u naxariisto sedaxda Abwaan.
Aamiin
2024 baa dhageesanayaa
alle ha u naxariisoto dhamaantodba
Aamiin
Amiin
Allow u xariiso dhamaantood 😓😓😓😓😓😓
اللهم ارحمه رحمة واسعة وأسكنه الفردوس الأعلى من الجنة يارب العالمين
Aamiin
aamiin
Alaha unaxariisto dhaman amin
Abwaanadi hore sidaan ayeey dhagarta xabashida dadka ugu baraaruji jireen abwaanada hada joogana qaar baaba amaanaya xabashida oo heesa ku amaanaya
Ilaahay ha u naxariisto abwaanada nimaan yaab arag ayaa yidhaaahda waan yaabay ilaahay wax buu tusay abwaanada maantana xabashi waxaa laynooga dhigay inaynu walaalo nahay
Waa cajiib sxb.
Waxàa ka sii yaab badan in Cabdi iidaan dowladiisii dishay
Allah ha u wada naxariisto.
Dawlad ma ahayn, ee dooxato ayay aheyd!!.Waxay aheyd waxaa sheegaa waxa maanta Soomaalida sidan ka dhigay! Waxa keliya oo ammaanaa waa waa haraagii duggaaggii ay dadka iyo dalkaba cuna dhaheen!!!
@@@Haldhaa11
Ilahay ha u naxariisto
Aamiin.
Macalinkii soomaaliyèd
Soomalidii is jeclayd
Ale haw naxariiso
Ilahayooow nimankaa dhintay un udanbi dhaaaf
Cajiib
Aamiin
AAMMIIN -ILAAHAY HA U WADA NAXARIISTO DHAMMAANTOOD WAXAY AHAAYEEN ABWAANNO AAN BOOSKOODA LA BUUXIN KARIN, GAAR AHAAN ANIGA WAXAAN JECLAHAY HEESAHA UU TIRIYEY ABWAAN CABDI AADAN IIDAAN, OO UU U TIRIYEY GABADH UU JACEEYL U QAADAY OO KA SHAQEEYN JIRTAY RADIO MUQDISHO, HEESAHAAS WAXAA KA MID AH -JACEEYL BIRI MA GOOYSO BIYANA KAAMA MEEDHAAN -OGOOW DHUUMASHADA QAAR UU DHABARKU MUUQDO WAA DHIB IYO HADIMO-INTAAN ANIGA LA I XAMMAN iyo QAAR KALOO BADAN OO AAN HADDA WADA XASUUSANIN ,WAXAANA HEESAHAAS OO DHAN WADA QAADA (AUN)tee MAXAMED AXMED KULUC ,
Aamiin Allaha u naxariisto.
❤❤❤❤❤
Waa codkoodi
xabaxa❤😂😢❤
Qodibka xasan muumin mugdisho ku arke xfdaa dhan wee xiraan
FASSABRUN JAMIIL
wale wale wale waxba helay rounti
Gumaysi waxa garan nin la so gumaystay hadana dadkle oo somali ah ban odhanaya walalo banahay marka horta somali galbeed ka waraysta gumaysiga
Aad iyo aad sxb. Gumeysigu dacar waa ka qaraaryahay.
Bal miyaanay ka sii yaab badnayn in dawladiisii Cabdi iidaan OO calan saarkii ka gabyayey habeen toogan
Bal kawaran kuwa manta uqaba walal 😢
Kuu soo kufsadaa ka xun
Allaha soo hanuuniyo.
Bal adigu ka waran kuw cabdi iidaan dilay
@@Yosef-ev6wl oo yaa dilay faqash baa dishaye
@@Hawd74.kuwa jaamac kediye diley baa ka sii daran
Muuse biixi iyo qaar kaloo badan ayaa laga celcelinayaaye bal ka warama
Ma sheeko samaysa 😂
Mayee waa xaqiiq biyo kama dhibcaana
Waa run
Hada wagob masidi
Farmaajo kumee adaa nadhahay walaalahay waaye
Aad iyo aad.
Codkani codkoodii miyaa mise waa matalaad
Waa codkoodii sxb.
Haa waa iyagii. Redio Muqdisho aa looga duubay 1960kii
Meeye kuwii lahaa waxaa iga xiga amxaar
Cabdi iidan kuwii u qabay walaalihii Baa ku dilay hargiesa amxaar muu dilin ?
Waar way idinku som soldater ee hadana ka hor taga hadii aad somaliyay naf leedihiin
Nacala idinku yaal xabshi caku
Man u midowno kuwas ilah ban ku dhaarte hilbkodan cuni laha dagaal naga iclaamiya somaliyey
2024