Sirdoonka Shiinaha | Sirdoon mise burcad!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    Maxaa dhici kara hadii sirdoon dal uu isku badalo burcad ama maafiyo hawshiisu tahay soo dhicida iyo soo min-guurinta hal abuurada dadka kale…..
    waxay ku bixisaa balaayiin doolar sanad walba si ay u soo xado hal abuurada iyo technologyda dalalka kale samaystaan, waxay leedahay tobonaan kun oo hawl wadeen oo ay hawshoodu tahay jaasuusisad iyo basaasida xogta la isku dhaafsanayo internetka, waxay basaastaa maraykanka iyo yurub si ay u xado hal abuurada tignoolajiyadeed ee ay adeegsadaan sidoo kale waxay basaastaa shirkadaha reer galbeedka si ay u samayso waxa ay samaynayaan kadibna ay suuqyada ugu iibiso qiimo aad u jaban, waa dawlad leh cudud ciidan iyo dhaqaale hadana 8% dakhligeedu uu yahay fikrado iyo hal abuuro ay ka soo xado dawladaha iyo shirkadaha reer galbeedka, dawlad kamid ah dalalka ugu wax soo saarka badan aduunka hadana aan lahayn hal abuur u gaar ah iyada, dawlad magaceeda oo uu ku lifaaqan yahay lagu farsameeyay chaina uu galay guri walba oo ku yaala dunida xitaa guryaheena somaliyeed, Muqaalkeena maanta daawadayaal waxaan ku eegaynaa shiinaha iyo qaabka uu u shaqeeyo sirdoonkeedu oo lagu tiriyo sirdoonada ugu xooga badan aduunka uguna burcadsan
    -------------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Instagram: www.instagram....
    Facebook: www.facebook.c...
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Twitter: / waberi2030

КОМЕНТАРІ • 188

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  4 роки тому +97

    Ciid Mubaarak.. Ciidan ciideeda ilaahay bash-bash iyo barwaaqo ha inagu gaarsiiyo dhamaanteen❤️
    Instagram: instagram.com/abdirahman_waberi/?hl=en
    Facebook: facebook.com/waberi23/?ref=settings

    • @zakihonesty3268
      @zakihonesty3268 4 роки тому +2

      ciid lamid in kastoo soomaaliya waxa jooga ay unoqon doonto beri

    • @omarmoha.8793
      @omarmoha.8793 4 роки тому +1

      Walal c/raxman hadii Aad dhibsanaysid iskadaa ...
      Ha isdhibin. I support you. May god bless you ..
      Aamiin.

    • @omarmoha.8793
      @omarmoha.8793 4 роки тому +1

      Ciid saciid ..

    • @sahracabdirashiid1359
      @sahracabdirashiid1359 4 роки тому +1

      Ciid mubaarak wll

    • @xamsexikmaawi5387
      @xamsexikmaawi5387 4 роки тому +1

      Ciidul caafia masuul

  • @suheybruumi658
    @suheybruumi658 4 роки тому +16

    Masha allah waa mahadsantahay walaalkey ,
    Walaalkey barnaamijyadaan sirdoonada waa mid dabcan aan jecel nahay kuwaan mid lamid ah aa kaarajeyneynaa

    • @omarmoha.8793
      @omarmoha.8793 4 роки тому +1

      ua-cam.com/video/04DJJgbGapE/v-deo.html

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Jeclahay
      naftaadda uhadal afhayyeen matihidee

  • @omarmoha.8793
    @omarmoha.8793 4 роки тому +6

    C/raxman Cumar waan Ku taageere walal Allah ha kaa farxiyo aamiin.....

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 роки тому

      ua-cam.com/video/42vIhtACV3U/v-deo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0,.

  • @mohayare2818
    @mohayare2818 4 роки тому +2

    Ciid Mubarak dhaman Azxabta kuxiran bahdena waberi media

  • @zuheybjy5812
    @zuheybjy5812 4 роки тому +2

    CIID Wanagsan dhamaan ciidan ciideeda alaha nabad iyo barwaqo nagu gaarsiyo intii Muslim ah amin amin

  • @mahs123
    @mahs123 4 роки тому +3

    Abdirahmaan Waberi, Boqorka codka Masha Allah. Horumar wacan baan kuu rajeynayaa Sxb.

  • @laascaanoodmedia4460
    @laascaanoodmedia4460 4 роки тому +10

    Anoo shaqaynaya ayuu isodhacay notication waaberi media haowbaan daanwanayaa mRkaan shaqada dhamaysro

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Ogeeysiis , baaq = notification

  • @apthiphatahzuudi1418
    @apthiphatahzuudi1418 4 роки тому +2

    Wlhi waxa tahay qof wanag ku weyn yahay thanks macalin

  • @gaasshariif5891
    @gaasshariif5891 4 роки тому +1

    Ciid Mubarak brother sidookale

  • @amnobadelhash8356
    @amnobadelhash8356 4 роки тому

    ciid mubaarak waaberi media

  • @nazrazead
    @nazrazead 4 роки тому +3

    Keep going wlloh Allah keep you Jiidhkaygiii masha allah wa muqaal wx Tar iyo xiiso leh jazakallah wlloh mcn 💯💕

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Nasrah ✅ saciid ✅
      Sii soco ✅
      Allaah haku ilaaliyo ✅
      MaaShaaAllaah ✅
      Waxtar ✅
      ilaah haakaa abaalmariyo ✅
      Waalaallo ✅
      Macaan ✅

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 4 роки тому +1

    Wadamada Reer Galbeedka waxay habeen iyo maalinba gurtaan khayraadka wadamo ay Somaliya ugu horeyso. Yaa kala xisaabtama?

  • @SDPRODS711
    @SDPRODS711 4 роки тому +1

    Wa run herka basasnimo ee Chine waxay gadhay heer aykula jiifan

  • @hamzejama5735
    @hamzejama5735 4 роки тому +3

    عيد مبارك كل عام وانتم بخير تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

  • @xusenyusuf9361
    @xusenyusuf9361 4 роки тому +5

    Hal fikrad ayaan kula wadaagi lahaa zxb A rahman taaso ah inaanad ka dhigin dhamaan barnaamijyadaada sirdoon kaliya lkn aad wax u dhaxeeysiiso sida taariikh ama ragii miisanka lahaa ee dunida soo maray si uu dad badan u qanciyo barnaamijkaagu waayo dad baden ayaanba ka helin sirdoonka maxa yeelay maba fahansana sida wax loogu basaaso tiknoolojiyada. Talo kaliya weeye wll "Kasoo qaad iney ku daawadaan dad kaa aqoon baden dad kaa aqoon yar dad kula aqoon ah hadii aad sidaa u fikirto waxad hanan kartaa in baden oo quluubta dadka ah.
    Anigu aad baan u jeclay Janalkaaga inkastoo aan jevlay taariikhda hadena wn kigu ixtiraamaya barnaamijkaagan Qiimaha leH wllo.

  • @mohamedzaed5816
    @mohamedzaed5816 4 роки тому

    Inoo soo badi sirdoonka sheeko ku saab san

  • @princessmaahis1256
    @princessmaahis1256 3 роки тому

    Masha Allah waa barnamijyo wx tarleh

  • @muxaadaromediapro7570
    @muxaadaromediapro7570 4 роки тому +1

    waa walaalkaa oo muslim ah khayrna kuu sida ee ku taageer waa chanel diiniya ee khayrka aynu is muujino ilaahay ajar ha inaga siiyee nagu garab sii subscribe

  • @abdihakinhusen7931
    @abdihakinhusen7931 4 роки тому +1

    Sxb Brunei scholarship sanadkan Kwrn muu furanyahay

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 4 роки тому +1

    Mn alah Eid MUBARAK wll

  • @maxamedmaxamed1897
    @maxamedmaxamed1897 4 роки тому +1

    inkastooy adag tahay waxaan jeclaan lahaa in aad nooga soo diyaariso barnaamij siyaabaha dawlad loo dhiso iyo caqabadaha hor taagan

  • @maxamedshariif2557
    @maxamedshariif2557 4 роки тому +1

    anigu waxaan is leeyhayay way ku saxsanyihiin hadaba cid leh personal previcey ma jirto hadaba xogo heena waxaa haysta maraykan markaa cidii qaadataba xogoheena dan kama geleeno ileen waxaa noo daran oo keliyata mobile casri ah

  • @moreadyofficial3063
    @moreadyofficial3063 4 роки тому +2

    Ciid mubarik dhamaan asxaapta iyo muslimka meel walba oo joogtaan

  • @AWDALGEMSTONES
    @AWDALGEMSTONES 4 роки тому +4

    Gold Rush part 5 dabagalka macdanta Somalia dahabka iyo dhagaxda qaaliga barnaamijyo taxane ah 👉💎🇸🇴🥳🤣💐😎😎
    ua-cam.com/video/xSCT3WJYT9I/v-deo.html

  • @abdirahmanabduwali8928
    @abdirahmanabduwali8928 4 роки тому

    world power bay rajeynayan meel ee gaaraan ban arkeynaa.

  • @mohmoudahmed8575
    @mohmoudahmed8575 4 роки тому +1

    Eid mabrook brother.
    From istanbul!

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Ciid ✅ Mubaarak ✅
      Boowe = Aboowe = walaal ✅
      Kasoo ✅ hadlayya

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 4 роки тому +3

    Ciid Mubarak all Somali MaryoLey

  • @kamaljama8440
    @kamaljama8440 4 роки тому +1

    Waxn kaliyon ogahay shiinuhu inuu yahay dalka kaliya ee maan aduunka gacanta ku qaban karrra

  • @mohamedzaed5816
    @mohamedzaed5816 4 роки тому +1

    C.ramahman ilahay haku bara keeyo

  • @shucaybabdiqani7613
    @shucaybabdiqani7613 4 роки тому +1

    Ciid Mubarak aidookale mahad sanid

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 роки тому

    Thanks

  • @salaanmuxiyadiin5846
    @salaanmuxiyadiin5846 4 роки тому +1

    Sxb arimaha sirdoonka noo biloow

  • @cabdallaqaxweyste5567
    @cabdallaqaxweyste5567 4 роки тому

    Ustaad c.raxmaan cumar keep going my ustaad

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Bare ✅ Cabdirraxmaan ✅
      Sii soco ✅ bareheeyga ✅

  • @hanadmohamed5968
    @hanadmohamed5968 4 роки тому +2

    Ciid la mid ah sxp

  • @ayuubgocos1062
    @ayuubgocos1062 4 роки тому +1

    Wll isku day qisada Viking inaad noo so gudbiso

  • @drvioali473
    @drvioali473 4 роки тому +1

    waa runtaa taasi oo waxaa bay ka hawl galaan somalia waxaa nay ka gurtaan dahanka iyo macdanta ugu qaalisan

  • @miraanicruzin5321
    @miraanicruzin5321 4 роки тому +1

    Maxaa u talaa dalkeena hooyo in aan ku hormarino

  • @garmaaltv4812
    @garmaaltv4812 4 роки тому

    Basaaskii Bedelay Taariikhda Adduunka- Sirdoon (Qeybta 1-aad) ua-cam.com/video/DAnZE-rhor0/v-deo.html

  • @cabdullahicabdicisman2714
    @cabdullahicabdicisman2714 4 роки тому +3

    Dabcan
    Sirdoonka Chine Siduu u Qiyaneyso Dadku wey Ka siman Yihiin.
    Musad Iyo FBI

  • @ahmedomar1273
    @ahmedomar1273 4 роки тому +2

    shay walba oo warshadi soo samaysay oo gurigayga yaal waa made in china
    xaqiiiq qiyan

  • @abdisalanibrahin1180
    @abdisalanibrahin1180 4 роки тому +2

    Good job sxb aad baan ugu xeranahay kanal kaada waxaad soo gelisaa barnaamijyo muhiim ah oo dadka ay wax ka faaidaan aad baan uga helaa barnaamij yadaada thanks

  • @khayralaabukar8248
    @khayralaabukar8248 4 роки тому +1

    Walaal udaaa kinaaka aadaanka

  • @garmaaltv4812
    @garmaaltv4812 4 роки тому

    Maxey Yurub u necebtahay Erdogan? ua-cam.com/video/watP0MahlYk/v-deo.html

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 4 роки тому +2

    Shukran ustaad

  • @axmedzakirmohamoud6703
    @axmedzakirmohamoud6703 4 роки тому +1

    Sirdoonka bakastaanka ayaH uguh awood badan

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 4 роки тому

    𝐄𝐈𝐃 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊
    𝐖𝐋𝐋 𝐖𝐀𝐗𝐀 𝐊𝐀 𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐀𝐘𝐒𝐀 𝐓𝐀𝐀𝐑𝐈𝐈𝐊𝐇𝐃𝐀 𝐂𝐇𝐄 𝐆𝐔 𝐕𝐀𝐑𝐀

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 4 роки тому +2

    wll waa mahadsantahy soo gudbinta barnaamijkaan dawaadayaal iid mubaarak iid wanaagsan

  • @xamzamaxamed275
    @xamzamaxamed275 4 роки тому +1

    كل عام وانتم بخير

  • @qadardheereoffecial8303
    @qadardheereoffecial8303 4 роки тому

    Eid Mubarak

  • @maryanshire9055
    @maryanshire9055 4 роки тому +2

    Shekha falastiniga warbixin nogaso diyari maxamud al xasanat ee sudan lagu xiray akhii qali

  • @khadraaxmed6508
    @khadraaxmed6508 4 роки тому +1

    Eid wanaagsan wll🙌

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 роки тому

      Ciid ✅ wanaagsan
      Walaal ✅

  • @kunciil1004
    @kunciil1004 3 роки тому

    keep going

  • @najmudiin2671
    @najmudiin2671 4 роки тому +3

    Eid Mubarak

  • @hamdaabdirisaq864
    @hamdaabdirisaq864 4 роки тому

    Oo wa wali

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 4 роки тому +1

    Ciid wanagsan

  • @garmaaltv4812
    @garmaaltv4812 4 роки тому

    Taariikhda hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim John Un- Waa qof noocee ah? ua-cam.com/video/zn5wg0TeuV0/v-deo.html

  • @Handsomely-b2i
    @Handsomely-b2i 4 роки тому +1

    ciid mubaarik

  • @garmaaltv4812
    @garmaaltv4812 4 роки тому

    Basaasadii FBI-da Mareykanka ee Jeclaatay nin Daacish ka tirsan (Part 1)
    ua-cam.com/video/-jI4T_tNcnI/v-deo.html

  • @abdirahmanhooyo2769
    @abdirahmanhooyo2769 4 роки тому

    Sxb waxankahel sirdonk sxb nosobadi anigan waxn diyarkula ahay leki iyo comments

  • @mohamedzaed5816
    @mohamedzaed5816 4 роки тому +1

    Ciid wanag san wala lahayga muslimiinta meel walpa ay ka joo gaan aduunka

  • @nuurihnm9227
    @nuurihnm9227 4 роки тому

    Mnsha alleh

  • @samanemnsr3212
    @samanemnsr3212 4 роки тому +1

    Mutlu bayram

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 4 роки тому +1

    عيد الأضحى
    عيد المبارك
    Somalia Wayne Ciidan Ciideeda Rabbi
    Cfmd Ha Inagu Gaarsiiyo Samo Iyo
    Ziyaado Hormar Iyo Barwaaqo Insha Allah

  • @AwedJR
    @AwedJR 4 роки тому

    Chinaha Ha burburo Mulxidinta 🇨🇳👞👞😡

  • @maxameddaahirkaynaan2865
    @maxameddaahirkaynaan2865 4 роки тому +1

    M.a

  • @magoolaidid5506
    @magoolaidid5506 4 роки тому

    Shiinuhu waa arday qishkuna waa jiraa meelwaba marka yaan lagu mashquulin shiinaha 🤣🤣🤣

  • @califaaraxamaxamed6534
    @califaaraxamaxamed6534 4 роки тому

    Shiinuhu wuxuu u muuqdaa awood bedeleeyso reer galbeedka haddeeysan si wada jira uga hortegin.

  • @lameeraysoofficial63
    @lameeraysoofficial63 4 роки тому

    Walahi waa dhab..china camaradu ila Gurigaad SeexanYso Ayay ku xidhantahay iska daaa wadooyinkee

  • @ziendaqare6744
    @ziendaqare6744 4 роки тому +1

    Eid mubarak ❤❤❤

  • @sakariyejaamac1367
    @sakariyejaamac1367 4 роки тому

    Sheekadan dalka China waxay ina baraysaa qiimaha waddaniyadda, qaayaha dalka oo daacad loo noqdo iyo in aad qufto meel weliba oo horumarkaagu ku jiro, waxaynu ka dheeganaynaa inaynu noqonno ummad heli karta warbixin kasta oo sababaysa sarreyntooda.

  • @somonlineinvest2386
    @somonlineinvest2386 4 роки тому +3

    The one and only aan taagero ayaad tahay wll 💯

  • @SuldanAshour
    @SuldanAshour 4 роки тому

    Gurigeenapa hda la keeno adeeg electronic ay shiinaha leyahin haa ii basa-saan oo xita telephone Huawei lama keeni doono gurigeena✋😂👊

  • @nadiircabdi4497
    @nadiircabdi4497 4 роки тому

    Shiinaysku way ka halis badanyihiin ree galbeedka muslimiintana cadow ayey u arkaan walal kasoo hadal cadaadiska iyo adoonsiga uu shiinuhu ku hayo muslimiinta ku dhaqan turkistaanta bari

  • @abdiraxmanmacalin119
    @abdiraxmanmacalin119 4 роки тому

    Samideeda guuleyso lipaax pro

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 роки тому

      ua-cam.com/video/42vIhtACV3U/v-deo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0,.

  • @cabdalecumarcumar240
    @cabdalecumarcumar240 3 роки тому

    Smc wll Hal codsi ayan kaacodsan lahayn Kaas oo ah
    Inaaad Noosoo diyaariso Hayada Sirdoonka ee Israel ee MOSSAD hadii aad awooodo

  • @somalistudio8350
    @somalistudio8350 4 роки тому

    Wallaal cabdiraxmaan aad ayaad u mahadsantahay horena u soco laakiin
    muuqaalada ka hadlaya mustaqbalka siyaasada kan kubada cagta iyo kan soomalia soo diyaari maanta waxa ku xidhan janalkaaga ubixii bari markaa awoodii soomaaliyeed haday soo noqoto sidii loo illaashan lahaa nabada
    Khayraadka iyo caqiidadaba oo dardaarana soo diyaari {suaal}
    Waxaanu nahay ubixii bari ee maxaad nooga tagaysaa ustaad ee dardaarana??!

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial 4 роки тому

    Wlhi waa sirdoono sharafdillan oo wax aanan halabuurkoda ahyn wax kusameysta blse hormarka ayeey lawadaagsadaan aduunka kale haba iska basaas xumaadaanne Ciid mubaarak ustaad c.raxman waaberi moweuuc aaf umuhiima ayad kahadashay alha ku xafido

  • @kingityga3957
    @kingityga3957 4 роки тому

    Eid Mubarak wllha.muslimiinta.ah

  • @Dhambaal55
    @Dhambaal55 4 роки тому +2

    Codka ilaahay hakuu barakeeyo

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 4 роки тому +1

    chinese-ka hala cuna qabateeyo duliga duligu dhalay🤗 wa cadow bulshana kuma dhex noolan karto Luuqad la fahmi karana ma leh alle umadda haka qabto f*k china

    • @salmaanmohamed1852
      @salmaanmohamed1852 4 роки тому

      CHINA WAA DAL KALIYA AAN CIDNA KU GARDAROON OO KUDUULIN
      HADAAD GALBEED JOOGTID IGA RAALI NOQO

    • @IFTIIMIYE.
      @IFTIIMIYE. 4 роки тому

      @@salmaanmohamed1852 sxb taas wad iska dhadhicisay musliminta egorka tey ku hayan aya dulan cad ah

  • @aminakiin5038
    @aminakiin5038 4 роки тому

    shinaha waxa laga yabaa in ay afriko haaf keeda ayada ay gadato waxa arka wadamo badan oo ay maalgishato mida kale ganacsiga africo ayada wada heesato waa sun dadka ku sii faafeyso aa an lagu baraarugsaneyn

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 2 роки тому

    Reer galbeedka iyaga wax ka jaajuus xun malahan wllo

  • @hakimi-gaming8337
    @hakimi-gaming8337 3 роки тому

    waa dad fiican sababtoo ah dantiisa asoo wato hadane dalkiiisa wax uqabanaayaa

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 4 роки тому

    Muuqaalada sirdoonka noosoo badi

  • @cabdiqadicalixuseen1691
    @cabdiqadicalixuseen1691 4 роки тому +1

    Ciid MubaraK dgaman dadkeyga melwalbo jogtan ...

  • @ibraahimsaalaxx.xassan7014
    @ibraahimsaalaxx.xassan7014 4 роки тому

    Wax bad an kama ogi a an ahayn Ninkii u dhashay singbuur ee maraykanka basaasayey

  • @abdallacade.2242
    @abdallacade.2242 4 роки тому

    Zxp Apdirahman Omar ila soo hadal

  • @ahmedapdirizak4172
    @ahmedapdirizak4172 4 роки тому

    𝐙𝐡𝐮𝐤𝐫𝐚𝐧 𝐰𝐥𝐥 𝐚𝐩𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐦𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤
    𝐡𝐨𝐫𝐭𝐚 𝐱𝐚𝐠𝐞𝐞 𝐣𝐨𝐨𝐠𝐟𝐚 𝐰𝐥𝐥𝐨

  • @Clipsguy4
    @Clipsguy4 4 роки тому

    Noo soo padi barnaamijka sirdoon caalamka

  • @fahamchannel6797
    @fahamchannel6797 4 роки тому

    Ilaahay adunka uma gacan galiyo shiinaha waa dad aan naxariis lahyn dhagartina ka batay

  • @yusufxasan6847
    @yusufxasan6847 3 роки тому

    Wa sheko sheko waxan waxkajiro malahan

  • @abdiadan22ahmed14
    @abdiadan22ahmed14 4 роки тому

    Kkkkkkk waxa naga qabta shuuqigah

  • @baasheapdirachiid617
    @baasheapdirachiid617 4 роки тому +1

    Hore u sco wll qli

  • @al-irshaad2835
    @al-irshaad2835 4 роки тому

    Wlleee Sheekadoda Ma Yara Gaaldn Indhaha Yar Yar

  • @maxamedfaxalka8622
    @maxamedfaxalka8622 3 роки тому

    Sxb hadii ay dhacdo shiinahoo aduunka maaamula kawrn bal

  • @hamzajooker6716
    @hamzajooker6716 4 роки тому +1

    Wcs eid Mubarak barig wabari iyo bahdiisaba tagerayasha 🙏🙏🙋‍♂️💯

  • @cabdallaqaxweyste5567
    @cabdallaqaxweyste5567 4 роки тому

    M.a

  • @faysalcabdilahi3694
    @faysalcabdilahi3694 4 роки тому +1

    Walalayaal waxaan leehay muraad
    iisoo duceeya fadliga ciidda in alle iifududeyo
    Wllhi waan idin jecelahaye wlalahayga qaaliga ah 💙💓👈

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 роки тому

      ua-cam.com/video/42vIhtACV3U/v-deo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0,.

  • @cabdirasaqaxmed1046
    @cabdirasaqaxmed1046 4 роки тому +4

    عيد الأضحى مبارك

    • @cabdiraxiin_asad
      @cabdiraxiin_asad 4 роки тому +1

      ua-cam.com/video/42vIhtACV3U/v-deo.html
      SubscriBe igu taageer walaaL0,.

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 4 роки тому +2

    جزاك الله خيرا يا أخي الكريم الشافي